RAGI SOMALID OO GABDHO MAROCCON NAGA RACAY IYO FARTUN HAPPY AFKA FURATAY

  Рет қаралды 55,119

Fartun Happy

Fartun Happy

Күн бұрын

Пікірлер
@nasrimagan8441
@nasrimagan8441 Жыл бұрын
Masha Allaah jazaakalaahu kheyr abaayo xijaabka ayaad ku qurxoontay Alle haku xafido
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 Жыл бұрын
Morocco boys 🧒 🇲🇦 waa idin so socona from Somali girls 👧🏽
@MaxamedCadnaan
@MaxamedCadnaan Жыл бұрын
Kkkkkk ma idiin rabaan waryaa gurigaaga joog 😂😂😂
@MaxamedCadnaan
@MaxamedCadnaan Жыл бұрын
Maseer lee maala marooyaa 😂😂😂😂 qaraar hee
@Hidanhuda
@Hidanhuda Жыл бұрын
Ragan ayaga dhumoye idinkana haka dama dhumina dumarow waliga walalka.oo meel xun kusocdo inta kacelin laheyd adna hada dhacdo raga maroca usocda hada dhahdo qasaaro lee maahino war rag iyo dumarow jooga idin dhaha ani kaftan waxii ah gooni waaye lkn hada kaftan dhaafto dadkada haka dhex bixina hadalkeyga manta hado kula xun yahay malino kula fiicnan doona
@FaadumoWarsame-j8b
@FaadumoWarsame-j8b Жыл бұрын
Xbiiti xijaabkaad Ku qurxoontayah maan sha alaah❤❤❤❤
@abwaansugun
@abwaansugun Жыл бұрын
Awelba adoo somali markaad afar dhasho ku nacaayay nin aan kula siidh ahaynina marna wuu ku sii tuuri marna wuu ku soo tuuri kadib adoo ragga somaliyed rasuul lasoo diray aad moodayso ayaad isasoo miidaamin balse waa goor aan waxba laga qaban karin inanbaa aabeheed ku tidhi geeljiraanu is kudnay markaasuu yidhi ma kaasarreeyay mise adaa ka sarreeyay masaytidhi wuu iga sarreeyay wuxuu yidhi adaa gudan maalinkii dambay utimi markaasay tidhi aabbo maanta anaa ka sarreeyay odaygii kulahaa haddaad hoosayso iyo haddaad sarraysaba adaa kudan markaa haddaad maroocaan raacdo waaba muslime iyo haddaad gaalraacdo aduunbaa dhibban ubax somaliyeey
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Жыл бұрын
Walshey benta naga daa qurbaha waxan ku argnay gabdho minan baqtiyay o bila diin ah ayay raacen sow folxumo ma aha wlshey 🇸🇴🇸🇴👍🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 Жыл бұрын
Waana gursan donaa ma adigaa gursanayo mise wuu kugursan donaa Tan kale malaba caanimo raadis ah baad wilasheni ugu gafeysaan somali wax idin daamo heli meysaane ayaguna sido kale gabar somali wax udamo mahayaan mel faristo adna waxan diiri galin mahane wax kale sheg walaley video gaana inaa iska saarto iga talo ah walashey Faarax siwalbo xumaato no dex marto waan waan kala cad goosan karnaa waana isfahmi karnaa lkn waxan isku diin hadaa dinta mid kanahayna isdaqan fahmi karin 👋 gacnta iga tagan❤ love somali boys
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Жыл бұрын
Fartuun maanta lahjadii burco ayaad kuhadashee ❤❤❤from hargaysa ❤
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 Жыл бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik hijaabka saad uguqurxoontahay ❤❤❤❤
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d Жыл бұрын
Walaahi walaashey Qaali ❤❤😮 ila ra ayi baad tahy morocco 🇲🇦girls hello soo meyna dhihin 😢😂 faarax luga gus guus guurkiisa wnba u diyaar sanahy 🇲🇦 morocco boys 💋💋❤️‍🔥💘💘❤m.a Qurux looshinyaal 😗😘 wnba ka helay somali boys uf wn idin nacanay wllayaal de akhs😢😭🥺🤬🤬🤬 🇲🇦 VS 🇸🇴😅😅😅😂😅😅😅😂 anigaba xitii wey igu kacday JAH !!!!!!!😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Жыл бұрын
Adiga nin Miya ka maqan mise daanyeer
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d Жыл бұрын
@@MohamedAhmed-co7wl Bro wlhi midna igama maqnee singal 🤞🧕bn wali ahaye 😇 ee lkn ficilaa iqaaday 🇸🇴 vs🇲🇦 maalinkii eey sheekadaan bilaabaty ilaayo hada Hhhh😅🤣🤨😏😏 wey igu kacday de anah inaan raadsado nin morocco yaana maahane 😍❤️‍🔥💋💘 wlee talo kale malahn 😅😭😱
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Жыл бұрын
@@user-vz3ec1ki4d kkkkkk nin Moroccan ah isaga lacag Kaa Raba ilmo Moroccan ahna Wu ka dhalayaa, lkn Raga Morocco aday caruur Somali ah ayey naagahaas ka dhalayaan, tan kale inad nin Moroccan ah lcg ka bixinesid Faarax Raaliyo u noqo
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 Жыл бұрын
Dumarkii somaliyed cid ka quruxbadan majirto aniga maroco kuma jiro
@ashahussein1087
@ashahussein1087 Жыл бұрын
Nin somaliyed cid lo dhigo maleh raga calamka joogo marki laisku keeno nin soomaliyed qof u dhigma maleh vivah farax somali❤
@Missperthchannel
@Missperthchannel Жыл бұрын
Malaha inta single mother aduunka joogto madaan arag Iyo kufar nimada Iyo silaca EE Kula daqman nimanka somaliyed dumarka Somali Allah Ayan ka Magan galay deh niin xun oo Somali intaad faan been ah la imaan lehed bulsho daxdeeda
@Hidanhuda
@Hidanhuda Жыл бұрын
​@@Missperthchannelabaayo walalka wanaag aad kaweysay cadaan iyo carab maka hele marka bal adiga is weydi hee ilahey kabari mid somali ah oo wanagsan abaayo saasa kuroon axsan
@dcfootball1
@dcfootball1 Жыл бұрын
​@@HidanhudaIdinka halka is dhigay , Dumarka Somalidu waa umad aadan fahmeyn
@aliwardheere4378
@aliwardheere4378 Жыл бұрын
Anigu ma aaminsani in Morocco la wabto oo hablaha Soomaali laga tago. Hableheena ayaan aaminaynaa
@mrbas2024
@mrbas2024 Жыл бұрын
Asc ❤❤❤❤❤❤ iso raacaaa❤❤❤😊
@Hamzaa_Fx
@Hamzaa_Fx Жыл бұрын
From Somali-galbeed to maqrib soon inshalah
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 Жыл бұрын
Haa dee waynu soconeyna zxp
@AhmedMukhtar-c5c
@AhmedMukhtar-c5c Жыл бұрын
Masha Allah Warunta ❤wow fartun 🎉
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 Жыл бұрын
Masha allaha xabibti kkkkkk walhi mahan😅😅😅😅😊😊😊
@yoonisabdi223
@yoonisabdi223 Жыл бұрын
dumarka waa maseerki oo qof ah 😂😂😂😂😂
@DECOVICDARAJO-yb1er
@DECOVICDARAJO-yb1er Жыл бұрын
Xalimo calooley nin marocan intuu gaynaa anagaa qaato billah idanka taaganii😅
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m Жыл бұрын
Nimanka black american baa arintaan kujabay dhoofin iyo passport bro weeye maaha guur saxa😂😂
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Жыл бұрын
Naagaha somalida baby cash iyo daanyeer miyaa ka maqan mise nin dhaqdo ayaa ka maqan, tan kale naagaha Moroccan ka ah ilmo Somali aya laga dhalayaa lkn naagaha somalida ah ninkii gursada ayey u dhalayaan Abaagadhe xitaa ha noqdee
@qamarabdullahi4418
@qamarabdullahi4418 Жыл бұрын
Mash Allah Morocco boys 😘😘😘
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d Жыл бұрын
Me tooo girls fadhiga ka kaca 😘☺️😅🤣😭😫🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦 vs🇸🇴
@AsliMaxamuud-q5b
@AsliMaxamuud-q5b Жыл бұрын
walahi wiika soomaaligaa quurur badan maasha alaah
@sileysiley4888
@sileysiley4888 Жыл бұрын
Somali women are the most beautiful african women for me
@Drs-saamiyachannel5lt58
@Drs-saamiyachannel5lt58 Жыл бұрын
M.a asturan walshy qli ❤️😊
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Ragga soomaaliyeed waa xiisooliyaal ayaan horeed ayey ahaeed waxay guursan naayeen hindi intey dumarka hindida ah intey ilma kadhaleen kasoo cararey hadane mawaxay aadeen moroco yaab 😂😂😂
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Жыл бұрын
Shan maalmood u qabta ayaga soo carariye.😊
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 Жыл бұрын
Qiii qaaa sida ay u dhahayso ayaan ka yaabay walllhi very funny
@muqdisho-channnel
@muqdisho-channnel Жыл бұрын
Viva morocco girls
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
War ragga muslimiinta ee somalidda hadee raaceen Gabdho muslimiin ah maxaad la maseereeysaan? Dad ma caayo laakiin wuxuu Allah xalaaleeyay yaan la xaraameeyn
@marsadailig6856
@marsadailig6856 Жыл бұрын
Naago reer yurub bey naqeystaan wiilasha maroco waan sababta naagahoodu ey raqiiska uyihiin gabar african ah oo faqiir ilama aha inuu jaanis siinaayo hadiiba ay dhici karto good luck xalimo
@YaasirAboo
@YaasirAboo Жыл бұрын
anaga marhoran kudhegsanlehen wiilasha maroccanka waxan isdhahay wiilsomali asgo jogo mitad shisheye radineysa lkn hada bisinka
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
Gabdhaha marooco welcome sistar plz kaalaya nala arka cadaabta aduunka oo ku jiraan gabdhaha soomaliyed awal bay gabdhihii hindida cashar usoo dhigeen wlhi hada hindia waa la iska ilaaliyaa maxkamahooda waa laga xayiray in nin soomaliyeed gabar ka guur sado
@samiramusa8064
@samiramusa8064 Жыл бұрын
Ala abayo runbakashatay nin Somali maxan kuqabna an logoyo ehayn
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
@@samiramusa8064 Nin soomalia wlhi faaiido mlhne aabahayga waa Nin culimo ah anakoo 9 ah Buu hooyadeena nagu dayacay Hal qof oodhahay majiraan war intaas oo cunug maamada ma korin kartee xataa kubiisha majiraan xataa inuu furo wuu diiday rafaadkaas Buu rabay ciyaalkle inuu igasii dhalo Marka Bal kwrn Kan caamada ah sidee noqonkaraa
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx Жыл бұрын
Shalayna NAGO HINDI AH MAANTANA NAGO MAROCAN AH BEERINA NAGO PAPUA NEW GUINÉE AH SANDAMBENA NAGO ESQUIMOS AH WA WAREERKA HEYSTA
@kuuleAli
@kuuleAli Жыл бұрын
Asc fartuun ga ogtahay maroc waxay ay naga aminsanyihin malin 2012 kii ayaan school isla dhegenayne kadib waxaa dhacday maclamadii inay dhahday ma ogtihin wadamo gabdhaha guda fiircooni inay jiraan maya aa la dhagay maclamadii ayaa sidaan ku jawaabtay somalia sudan Sénégal ayay dhahday gabdhaha marooco & gabdhaha tuunis & gabdhaha ciraaq ayaa fasalka dhigta hal mar ayaa la igu shactareestay aniga waxay iga gaarta in aan ooyo yaxyax ayaan dareemay murugo fartuun ma aa iden ka qorsheysan gaar ahaan gabdhaha baraga bulshada isticmaalo ololo ka dhan ah gudniinka fiircooni ah wacyo gelin kama sameyseen sidee marooco uguursadaan gabdhaha soomalida hadii ay aamineen inaa gabdhaha soomalida gudunyehiin ii soo jawaab asc
@MustafaAfilal
@MustafaAfilal 9 ай бұрын
Hhhh las chicas marrueques teinen una guerra con todas las mejures del mondo 😂😂😂
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
Fartuuneey aniga ahaan lahaa, faaraxeey ga lagu lee dooran lahaa, lakin haduu rabo inuu baxo haduu rabo harey u haraanti🤣🤣🤣. Lakin anigoo faarax u jeedo , lagu baastaheeyga ayaa baasto iyo bariis iyo canjeeradiisa ayaa u karsanayaa.
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 Жыл бұрын
Naag danteeda taqaana sasa karba😂
@Hidanhuda
@Hidanhuda Жыл бұрын
Saasa karaba nin ajnabi ah cabsi cabsi waaye abaayo waxoo rabo ha ahaado
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 fartuuna walaahi funny qararka ma la iga dareema
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
ilaahey hadi laga cabsado 1 Nin oo shidan kuma jiro 🤣faarax soomali awaalba faaido malaheen ha guursadan ayaga dhan marrocan🇲🇦
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Жыл бұрын
No more Daanyeer
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye Жыл бұрын
Somaliga shidan aniga cusuri ayaa ahay ajnabi uma dulqaadan karondhaqankiisa hadalkiisa
@maxamedbiikoole4523
@maxamedbiikoole4523 Жыл бұрын
wax aa waa yay walaalkeyga ha'helo😂
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Жыл бұрын
Raga soomaaliyeed yaan gabdhaha soomaaliyeed halaga daayo aflagaadada
@Farxiyos-k6w
@Farxiyos-k6w Жыл бұрын
Fartuun adeer ha dhahin awoowe dheh ninkaas 75 ayuu jiraa
@shukribiilaal928
@shukribiilaal928 Жыл бұрын
Masha allha ❤😂😂😂
@fadhijamaa8282
@fadhijamaa8282 Жыл бұрын
Fartuun qalbiyada ilaali mxaa umaleen kartaa faarx lugu baasto waxa uu dareemyo xilgan 😂😂😂
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Emotional damage😂😂😂😂
@yusufahmed9848
@yusufahmed9848 Жыл бұрын
Naagaha somalyeed riqisiya guurka
@aswanahmed5386
@aswanahmed5386 Жыл бұрын
Fartun gabadh farida Bad tahay ❤❤❤❤❤❤
@XayaatAbdinasir
@XayaatAbdinasir Жыл бұрын
Mash Allh wllo xijabka mash Allh
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 Жыл бұрын
Walaasheey jooji waxaas. Wiilasha soomaalida wax idiin dhaamo malahan.
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 Жыл бұрын
Salam aleykum nin Moroccan lacag ma heysto mana bixiyo asagaa lacag rabo lama baado waxey Moroccan gabdhahooda somali u GUURSADAA dhibaatada wiilasha maroocan ah DARTEED
@Umusiiriin
@Umusiiriin Жыл бұрын
Awlba foolxumo iyo qaabdaro latageen lkn ilmaha dhslandoono hooyadood alle ha ugeesiiyo 😂😂😂😂😂😂😂
@Binthlm
@Binthlm Жыл бұрын
Aammiin 😅😂
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Wallahi nimankas daan ad mesha kuheysid wa masari iyo algerian
@io7008
@io7008 Жыл бұрын
Naag somali wax ka quruxsan majiro intey single tahay. Maaliintii ey xaas noqato - wey isdhiibey. Tusaale - Fartuun happy hadda firiy waa masha allah aniga aa damac igaley.
@aishaahmed5803
@aishaahmed5803 Жыл бұрын
Raga somalida badan kood waa strees Miiran waa control socda ma ogola inad bananka kaso shaqaysato hadan ufadhisatana kuma ogola waxad isku qurxiso inay ku siyan o daruuri ma ahan ayey la tagan yihiin xitaa biil guriga ku filan badan koda ma bixiyan hadhowna daruufti ay ku geliyeen ayeyba kugu caynayan gabdhaha ajaanibtana wax walbo way usameynayan Ragow San isku dhaama billahi caleyk dumarka markay guryahina imadan maxa bahdila idinka un is weydiya
@io7008
@io7008 Жыл бұрын
@@aishaahmed5803 dumarka ajaanibta hadey wax kasto ka heleyaan ragga Somaali, maxaa idinka caqliga nii ka qaadey ood ku kasbani weydeen taas? Waa suaal in lisweydiyo mudan.
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
inta aad mesha so saaraty mid c. salaam. gaara kuma jiro
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Ninkeyga Marocko waaye wiil qurux loow ah walaladiis aan idin baara kuso dhawdaa😂😂
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz Жыл бұрын
Gabdha kadaa Waxaaa adiga fatalad batahay
@Nobody1579
@Nobody1579 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk u funny abyo hadana xagamya ya rabii nin somali 🇸🇴 wlhi ceeb tii adunka yaaaaaaa ya weylaka 🫵
@yusufahmed9848
@yusufahmed9848 Жыл бұрын
Gabdhaha soomaliyeed ka ka mcn naag oo dhan❤❤❤❤
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 Жыл бұрын
baxa dheh awalba maxey faido lahayen inte naga dhalan aye naguderiyan anagane waxan radsanena sacudiyan kkkkk ❤❤❤ saln sare sxb
@MaxamedCadnaan
@MaxamedCadnaan Жыл бұрын
Qaraar hee 😂😂😂
@nimcocali3588
@nimcocali3588 Жыл бұрын
Masha Allah morocco ninka qurux waayi masha Allah ninka somali Aha marbano😂😂
@MaxamedCadnaan
@MaxamedCadnaan Жыл бұрын
Qaraar
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Жыл бұрын
Nin Moroccan ah Daanyeer ma ogolo
@Hidanhuda
@Hidanhuda Жыл бұрын
Fartuun ani wiilka somaliyed dooran laha waayo asiga walal iiah maxaa dhacay afar nin oo maroca usocona dhahayo warkooda kabaxa wiil somaliyed oo caqli leh gabadh somaliyed into arkayo ilama ahan ino maroco iyo cadaan usocdo
@mohamedmayowabuukar2825
@mohamedmayowabuukar2825 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 fartuun adigaaa funny ayaa thy
@shoshoomer4660
@shoshoomer4660 Жыл бұрын
I love you 😘 fartun❤
@free-thinker1046
@free-thinker1046 Жыл бұрын
Morocco women are beautiful fit and intelligent
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh Жыл бұрын
Hanoo xayeysiin naag ajnabi ah. Walle hablaheena wax ka fiican ma jiraan.
@sabuuxadaauud6862
@sabuuxadaauud6862 Жыл бұрын
M.a strong mom ❤❤❤
@FartaDhiko
@FartaDhiko Жыл бұрын
Fartun nin maroco ah a ino balan ah aqwan😅😅
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 Жыл бұрын
Hello marocain boy 🇲🇦 bye farah mijo basto 👈 😂
@ezekieleliseeolow468
@ezekieleliseeolow468 Жыл бұрын
Qalbigaagu wuu uraya wllo beenta ha isku sheegin
@iye77755
@iye77755 Жыл бұрын
Gabadho la guday ma rabno waxaan rabna gabadho sidi ilaahay Ku abuuray ah, abuur ka ilaahay ayaan rabna ma rabno meesha buug Laga dhigay Gabar somaali oo la gudin hadaad so heshaan Anu diyaar aan ahay inaan guursado
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 Жыл бұрын
Jah qurux badanaa Wlhi wiilka Moroccan ka baan dooran lahaa
@hodanali5237
@hodanali5237 Жыл бұрын
That’s right beautiful my sister
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b Жыл бұрын
Asc. Fartun runtaa waaye wax fiican maaha in gabdhahaas la'aado no no no no. Gabadha somaliweyn wax ka'fiican malaha meel'kale aniga ma'usocdo. Aadanoow war aadan xaawada somaliweyn ayaa naag'walba ka'fiican. Nimanka maroonkaanka waxaa ka'shidan nimanka somaliweynta maashaa'allaah.
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my sister 💯👍🦁✊️🥰💋🇨🇦💋👑🌹👏👏👏🫶♥️🫶kkkkkkkkk 🤣🤣🤣
@yaarabinonaxariso
@yaarabinonaxariso Жыл бұрын
Ar manoli 😂😂😂 2bo Mar aan wax soqoroyaa
@fathiadjama
@fathiadjama Жыл бұрын
😅😅😅 Macha Allah, walee rag iyo dumar somali way isku dhamaatey. Faarax ha is ceebayn ku dhe. 🤣 dadkan Moroccan waa lala shaqaystaa ku dhe. 😅
@bisharohersi7195
@bisharohersi7195 Жыл бұрын
Asc xabibti raga Somalid asxanka naxarista sabirka dibtoda aay korsinyo la aant caruurtoda baay gabdah Somaliyad kuqaba marka balwaxan marooko waxa kalaqab sada insha allah thank you xabibti ❤
@Cabaadi1986
@Cabaadi1986 Жыл бұрын
Iska gBooba ragii watashadee Markaad dhibteen ayuu allaah faraj u furay
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ isoo boqoo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Жыл бұрын
Faarax is not easy wa bariyaal
@SuleeqoCaaqil-vb4me
@SuleeqoCaaqil-vb4me Жыл бұрын
Farax hadu lugihisa balo kudontey armey walasada somaliyed isfahmeysin kudhantey
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Жыл бұрын
Raaxo ayey gelayan ninmanka Moroccan arosay weligood Daanyeer miyey ahaanayaan
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 Жыл бұрын
Somali lee igu ogtahy noo maroco
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid Жыл бұрын
Waan ku haystaa marooko wey ga haysaa gabdhaha marooko
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
WAXAA WARKA. WAXAA. KAGU. SOOQATEY. GABDHAHA. MARROCO. GABDHAHIIDA. WAXAA. BATEY. NASGAHA. JIRKOIDA. GATA. OO QAATIBILAH. LAGATAGAN. YAGEY KUWAS. HABEENKA. HABEEYAN. AUBAXDII WA GUURSDAN CAR. HAKEENA. NIN. LJOOGA. MAROCO. ADEY LAJOOGAAN. OOWEEDIISANAUAAN😊😊
@yoonisabdi223
@yoonisabdi223 Жыл бұрын
after uur calool is back 😂😂😂
@sucdiabdirahman9049
@sucdiabdirahman9049 Жыл бұрын
Wat about yours without uur
@MoussaGuedi
@MoussaGuedi Жыл бұрын
Asc gabdhaha somaliyeed waxan kula talin eyaguna rag marokiyan ah ha keensadan marka ayay ariintu hagagi
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva Жыл бұрын
Horta intii lagu karbaashay xijaabkii qasab malaguugu celiyay Somali is not easy
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid Жыл бұрын
Gabdhaha soomaalida boqol kiiba 98 waa mukhaalifo
@Naimomuhudin647
@Naimomuhudin647 Жыл бұрын
Naa fartuney islanta nacima copyright ku qabo waba ku daba dhigate afkada ilalinosa 😂
@bashkatellmoha9772
@bashkatellmoha9772 Жыл бұрын
Qurux Raqiis Bikro Iyo 2000 Xaliimoyn nasrigii ayaa imidee by by maseer waxba ma taree😂😂
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m Жыл бұрын
Foolxumay la carareen kuwaas😂😂tabi mayno😂 waa lagu soo dhoofaya waa nooca la isticmaalaya ilmaha intay iska soo riday markay kusoo dhoofto cirka ufiirinaysaa
@iye77755
@iye77755 Жыл бұрын
Gabdhaha morokaan ka waa SIDI ilaahay Ku abuuray lama gudin sida gabdhaha somaalida habar intay midi ula taktay ma jarjarin oo meeshiba buug ma ka dhigin
@Aymo72
@Aymo72 Жыл бұрын
War Moroccan aney daris ilayihii ayaga dhaxdooda maisku raagaan badankoot dad kulkul waaye wale waat soo cabaadeysiin
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
Inteey xiisada heeyso lee waayey faarax lagu baasto, marka danbo na , faroow ma daahiyoow , naag fariid ma waayoow, abaabe maki Xaaji banaadir Allaha gaarsiiyo🤣🤣🤣👍👍👍.
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Wlhi ayaka haiska sii socdaan lkn farax yaaaheena koley ajnabi ilaahay faracayga xataa imasoo galiyo
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Жыл бұрын
GABDHAHA SOOMAALIYEED waxaan leeyahay arintan waa qatar waayo RAGA soomaliyeed awel ayeey yaraayeen, hadana hadeey sii cararaan waa qatar weyn... Gabdhow wax ka bedela xaalka.
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew Жыл бұрын
Maxaa.sameenaa
@aliwardheere4378
@aliwardheere4378 Жыл бұрын
Adigu hadaad da’adan ku nin la’adahay oo nin Moroccan ah fiirsanaysid ragu inay cararaan malaa xaq bay u leedihiin
@amaaljibriil3687
@amaaljibriil3687 Жыл бұрын
Waxaasa makaa ogo laneeno anaga fadala rotinkaga koosoo labo illha hako xifadiyee❤
@leeylohussen9047
@leeylohussen9047 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@intisaarhaji3578
@intisaarhaji3578 Жыл бұрын
See Cmal Akhwaan Maanta Shewkadan Wey naka BadBadatee Faarax soomali haduu Baxo Faaraxyasha Aduunka Guursaneyna😂
@yaarabinonaxariso
@yaarabinonaxariso Жыл бұрын
Wlh waji malihid😂😂😂
@barocooking-yb5lg
@barocooking-yb5lg Жыл бұрын
Waa run
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Maanta bariisku marroco miyuu kabisil yahay.
@BuddyFucker-r7r
@BuddyFucker-r7r Жыл бұрын
Moroccan naagaha ugu afka qurxoon aduunka soomaalida naagaha ugu afka foolxun aduunka 65% braces 35 % ilko haleesan 5% caadi 90% fat and disfigured 70% gidniin please naagaha Moroccan yaa loo gafin
@URCristiano12346
@URCristiano12346 Жыл бұрын
Foolxumada aa leeydinkaga kararay bealo qanshaweyne 😂😂😂😂😂
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 Жыл бұрын
waxaan degenehey holond naagahooda iyaga isma guursadaan waliba qof diin leh aan ahey walaahi masaajidka ku xiranahry dagaal nin naag is qaba iska dhaafe kuwada beytka ala iskugu yimi ma hisshiiyeen lakiin sixir iyaga isa sixra adi muu ku daaha kuleylkana nayjeeriya ku dabacaed yihiin ka war suga ha ka daba hadlina abaayo waydii holond morooko maya xita kuwooda diinta bartey waa sharaaro iyaga arkaya faraha ha laga waado dhaqan uma laha is xaawin kaligood cunayaal weeye
@princeismail9
@princeismail9 Жыл бұрын
Adi ma qursanaya misa asaga 😂😂😂
Aniga waxan ahay somali 😅😂 #suscribete #like #share
5:30
KUMA QALMO MIYA JACELKEYGA MAXA UDIDAYSA WALAL NIMO ILA DABA JOGTA
30:22
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Reer hargeysa waa ni so socda iso dhaweya....
15:23
Fartun Happy
Рет қаралды 6 М.
MORNING ROUTINE BY FARTUN HAPPY FROM MUQDISHO
13:02
Fartun Happy
Рет қаралды 37 М.
ویژه برنامه دخترانه با گیم جالب و خنده دار
35:57
Amiri Family - فامیل امیری
Рет қаралды 6 М.
HUBAA WAJIGAAGA HADAAD MARSATO INUU KUU CAYILINAAYO INTAAN TIJAABI
18:38
USKU DIYARINT SAFARKEGA IYO SHOPPING 🛍️ BY FARTUN HAPPY
9:31
Fartun Happy
Рет қаралды 26 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
MALINTEDA WAXA AAN QABTO BY FARTUN HAPPY
8:17
Fartun Happy
Рет қаралды 13 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН