FARTUUN BIRIMO 2016 XAQ DHOWR OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 992,193

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

ERAYADII: ABWAAN ALAYA HIDI
LAXANKII: MUUSE WADANI
CODKII: FARTUUN BIRIMO
MUSIC BY: ABDULLWAHAB CANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 521
@nimcohassan1681
@nimcohassan1681 5 жыл бұрын
my hawiye queeens fiska and berimo cidbarejeysa lawaa qurux iyo qaayo waa xageena wuuuuw😍😍😍😍😍💋💋💋❤
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 2 жыл бұрын
Walaashey qabyaalada ikaadaa ee uduceey inuu allah unaxariisto : ilaahey sidan raali kama aha :
@ayaanabdulkadir3840
@ayaanabdulkadir3840 4 жыл бұрын
Dadkii fartuun birimo arkay oo hg sacad ah hadana ay qaraabo yihiin oo daawanaayo 2019 iyo wixii ka danbeeya like ii saara
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 4 жыл бұрын
Maxaaa ka Quseeso Qabiil Adhiga ma in Qabiilkaaga ku arko ayaaad kaga joogtsataaa xumaaanta ??
@faisalsheikhkamil1130
@faisalsheikhkamil1130 8 жыл бұрын
allow ku soo hanuuni xaqa ku tus allah ayaa hanuunka leh.uduceeya wll xaqa allah ha tuso
@axlaamcabdalaahi5484
@axlaamcabdalaahi5484 8 жыл бұрын
subxanallh tani wa kuwa ku ciyaray fanka somaliyed sxb fartuuney waxan ku shegaya fanan codkisa iyo waxa uu shegayo un ba no dana lkin inad is qawiso micno noma kordhinayso
@abdinasirjilao5783
@abdinasirjilao5783 6 жыл бұрын
horta asxaabey waxaan idin waeydiyaa fartuun barima MA aroosay khadar keyow miss waa been xadaay runtahay waxow arkay cajiradan qoruhda badan walhi waa cajiib aniga xitaa waan rabaaa inteen kahelaaa bariiima sifiiican baan u buksiiin lahaaa looooof
@deeqaroodaofficial8859
@deeqaroodaofficial8859 8 жыл бұрын
lagend fartun birimo is back fananiin badan hadeey beerta galaayan
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
In laga waso yaa rabty
@aynleabdilahi6133
@aynleabdilahi6133 8 жыл бұрын
subaxanalaha islaanti sowta walatay ileen cafimadku waa qali ilahay haku garan siiyo xaqa
@nafisoosman5279
@nafisoosman5279 8 жыл бұрын
Amin sis
@iskufilan9151
@iskufilan9151 3 жыл бұрын
Malmaihi ugu danbeye muqdisho cadey ayaan hestan ayado maqala dhagesan jiray hadana kenya joga afar sano kadib waaba ka tagi la'ahay 😌😌 love this song 💘
@siciidosanaag3885
@siciidosanaag3885 8 жыл бұрын
wwwwwww fartuun ilahaga ku xisaabinaya e somali dheg haw dhigin
@muqtaarfaqay4191
@muqtaarfaqay4191 5 жыл бұрын
Asxabey ninki daawaday 2019 like yuu ila dhaafin
@ayuush_cayni1977
@ayuush_cayni1977 8 жыл бұрын
Subxaanallah Allah ha so ha nuunsho Ameen ya rabi
@caliinashire1609
@caliinashire1609 8 жыл бұрын
💋💋💋💋 Ummuhhhhh habo 😘😘😘 naag cayneeso waa doqon nimo hadadan ka helin fartuun heesaheeda inaa ceeso waa laga fiican yahay ..... nimanka dumarka cayana waxaan u aqaan laga roone ee shaqo yeesha No more Aflagaado wtf 👊👊👊
@mohamedabdulle1900
@mohamedabdulle1900 8 жыл бұрын
allaha hanuunsho waa da weyna soo dhaafty waqtigii dhalinyareenta
@babygirlslife4560
@babygirlslife4560 8 жыл бұрын
That's right u proof him! U gotta this! 😍👏🏽🌹🌹🌹
@yaadoofahmed3842
@yaadoofahmed3842 8 жыл бұрын
cadow gaaga cagta hoostayda habo mcn ilahay ha ii kaadayo
@anisaabdulwahid175
@anisaabdulwahid175 8 жыл бұрын
bisinka mamaaaay illaheey kabaq plz xanuun naaar weye eeee adunkaaan kuwarimesiiid eee bl islanimadada kabaq
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 2 ай бұрын
Birimo always Birimo ciiro burale saaidbu utageera😅
@cabdulaahimuqtaar9837
@cabdulaahimuqtaar9837 5 жыл бұрын
yaa weli daawanayo 2019
@nuraadan4236
@nuraadan4236 8 жыл бұрын
subxanalaa sado caliba way katagtay aduunka adna wad katagi e ilahay hakuso hadeyo
@nastehaahmed4644
@nastehaahmed4644 4 жыл бұрын
Anaa la xadreye, ilaa xad jacayl kee hadan ka xoreeyo,💃xiskay ga iyo maanka darenka xulayaa,💃💃xanun xanun, xauun lama oyen 💃💃
@kowsarhassan2041
@kowsarhassan2041 8 жыл бұрын
fartun birimo waan tageeri jiray la kiin xadkii ayay ka baxday hada sabab labiskeda qaar uma bogin aloow soo hadee waa gabar somaliyeed oo qurux iyo cod isku darsatey.
@queensiman3049
@queensiman3049 8 жыл бұрын
eedo halkaas ka sii wad inta heesta adaa ugu qeer bdn kumanan kawaaween baa heesta maad ku mashquyshiin umadyaheey qabyalada lawada jiran yaahuu
@eblanuriye6743
@eblanuriye6743 7 жыл бұрын
furuBiroim
@munaahmed6125
@munaahmed6125 6 жыл бұрын
Queen siman runta usheek dat kawaa ween fartuun ayaa jira meey kahat laan wlhi qabyalad ayaa loo arki la yahay viva birimo waa dhal gobeet ❤️❤️❤️❤️❤️
@xalihj1682
@xalihj1682 8 жыл бұрын
tadka meshiii laga rabay inee so hanuunan weyba kasi tarayaan sanadkan subxanallah
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 8 жыл бұрын
brimo ii noolow heestan anad moodaa in abwaanku iga sameeyay dhamantin thakz bahda heestan soo habeeyay
@Animega
@Animega 8 жыл бұрын
wuuw waawareey waaryaahee cabdi good kumee huuno nasoo gaar daahir yaa shamis
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 6 жыл бұрын
Animega Abdi good af khushaadh xun meesha ma burco.ayaad umalaysaa Aderr dadkaan sidha Daarood ma.aha. ee waa hawiye faraha kalabqxa hadii.kale
@hodanzahal7343
@hodanzahal7343 8 жыл бұрын
wwwww inaba waala dhacay caadi mahan isha baxarka
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 жыл бұрын
duubista liibaa jaamac waan ku qancay really nice video
@shugriahmed2401
@shugriahmed2401 8 жыл бұрын
subxanalaha tan dhaldhalalka aduunka qaatey alle haso hadeeyo
@nasrofaarax7921
@nasrofaarax7921 Жыл бұрын
Heestan marke so baxaysay form one aha schoolka hdna jmcda semester 6 ahay🥺waqtika wuu ordayaa allow riyadyda i rumee😭
@marianibrahim3503
@marianibrahim3503 8 жыл бұрын
Hawartaan aakhiro ma maqlin miyan tolow? Allah so hanuniyo
@abdiwaliomarali8384
@abdiwaliomarali8384 4 жыл бұрын
2020 qoftan ma ligu dara mise wa is dilaa Somaliyey Marke hees qadeyse uurka hoyade ku jry hada neh Iyado Upahnahy yaapx😥😥
@xidigmoon1387
@xidigmoon1387 8 жыл бұрын
subaxaan Allah ma.jecli dadka wax ka sheego lakin adigii cirada laha hadaad San isu qawisay hablihi yar yara ka waran na llah ka cab so subxaan
@asadosmail5889
@asadosmail5889 8 жыл бұрын
hooyada iyo aabaha xun ubad kooday kaftanka ka xidhan ninka taasi dhashay kaftan ma u furan yahay allow waa tada
@ayaannuurayaannuur2054
@ayaannuurayaannuur2054 8 жыл бұрын
astaq furu allaah inkastoo cidi dawata iyo cidi sameey day iyo cidi qaa day is ku dan bi yihiin ilaah hana ga ca fiyo bal sa adi gu mid baad sii dheer ta hoo waad u soo dhar dhi ga tay ilaah ha ku ha nuun sho asaa ween oo waxida he dan biga ale ha dhaafo
@mahamedhk1664
@mahamedhk1664 8 жыл бұрын
bajaqdheh waad kasidataah naasahaaga iqanciyay
@fmuuse3354
@fmuuse3354 8 жыл бұрын
waxay dhashay baa ku dhib qaba walee illahay waalidka hanoo hagaajiyeee
@yaskabuskud6484
@yaskabuskud6484 8 жыл бұрын
tan ilmo ma dhalin miyaa, jirkeeda wali gabar yar camal woow
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
+Mohamed Ina Nur Hashi 😏😏😒😒 Birimo rocks dude
@mohaali8748
@mohaali8748 8 жыл бұрын
haa warun hadi lafuray horta ayada iyo Farxiyo fiska nin raadis iyo wiilal yar yar
@xasankaafi6800
@xasankaafi6800 8 жыл бұрын
waxaan hees ma aha ee jirkeda aye iibinesaa fartuun dhaq waxid
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 жыл бұрын
Fartuun birimo anigoo yar baaa aroosyada ka dhageysan jiray heesaha wagaaas arooska ay ka baxeyn malaha ash ma ahan jirin kkkkk
@armaan3468
@armaan3468 5 жыл бұрын
Yaadawanayo wali 2020
@ahmedmiskiin8800
@ahmedmiskiin8800 7 жыл бұрын
waxa nasiib leh qofkay lasexatay oo nimcadan kafa' iidestay waayo waaba subax fartun birimo halkas kasiwad intay geerida kaga imaneeso cidna ha ujoojin tageerahaga aya kabadan iyo inta kujecel dhag ha udhigin
@user-hp5tu2cg3g
@user-hp5tu2cg3g 7 жыл бұрын
Ahmed Miskiin imaanka alla kaa qaad muku dhahaa intee u dhuminee
@guledyare6924
@guledyare6924 8 жыл бұрын
waaaaw nasaaha fartuun birimo waa ku hsytaa islaantu macaanaa biyahay iga keentee waaw yaa igu so laymiya
@caluula2
@caluula2 8 жыл бұрын
Waawareey war Qoftu waa Garoobeenaysaa Baan u Gartay ee Toloow Tellkeeda Halayla soo gaaro intaan la iiga Hormarin😕
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Lol😂, haddaanan qaldaneyn soo Faysal ma joogo!!??.
@miskimuse7728
@miskimuse7728 8 жыл бұрын
woow birimo inolow xabibti kolay aniga hesahaga wan ka hela ee kuleyso abidka @ilove u habo qali
@dalaayadaden6408
@dalaayadaden6408 8 жыл бұрын
Allaaah hasoo hanuuniyo ma wanaagsano waxan ey sameysay fartuun
@tiriigahmed5791
@tiriigahmed5791 8 жыл бұрын
aqaaaseey qasaree weyee. oo.hadad heesayso maaad is asturtiid.uuuuf
@nachoofficial8008
@nachoofficial8008 2 жыл бұрын
Who still watching 2023
@hikh1593
@hikh1593 8 жыл бұрын
fartuun birimo ish calaa hees fananda sanadka
@dalxiis254
@dalxiis254 8 жыл бұрын
eshcalaa hees Kulahaa war Habartan Hees Waxkamaoga CALACAL TIME WAYE.
@muntaazqalbiiuroon7131
@muntaazqalbiiuroon7131 8 жыл бұрын
saan dhan maserle malamaroya
@abdiqanisaiddirir6856
@abdiqanisaiddirir6856 8 жыл бұрын
waaaw nise hes 2016 wa shidan tahay heesti hore wa dhagaytay
@guledyare6924
@guledyare6924 8 жыл бұрын
ilaa 2000saasay umacaanaydee waxa maan la gacmaynba
@salmafajiste1280
@salmafajiste1280 8 жыл бұрын
astaqfurulaah waa maxey saan ayeeyo
@olowali8153
@olowali8153 4 жыл бұрын
wa nag nool
@sagalcabdilahi2696
@sagalcabdilahi2696 8 жыл бұрын
Waali cas ka drn tani Subxaaana kayaaaa cadiiim habar walatay...
@khaledstiffler7502
@khaledstiffler7502 8 жыл бұрын
Kkk
@filsanmohamed8866
@filsanmohamed8866 8 жыл бұрын
masha Allah fartuun birimo allow kudaa waka wadataa
@aabahajacaylka
@aabahajacaylka 8 жыл бұрын
waa ay kacsan fartun birimo
@libanahmed2269
@libanahmed2269 8 жыл бұрын
Ssas waye maxumid fartuun
@safwaanchannel5434
@safwaanchannel5434 8 жыл бұрын
wwwwww fartuun sxbey jiroo joog waad kabaxsatey waxaasaa fanaanad lagadhaa 🙋💋👍 eesh calaa hees cadawgaaga cagta hoostiisa heeso badana waan kaasugeynaa 💜💛💚
@sayidninja2757
@sayidninja2757 2 жыл бұрын
3/5/2022 ✌️
@mustaferasta169
@mustaferasta169 8 жыл бұрын
esh calaa hees ar yada gabadhan 15 jirka faraha ka qada ha idinKa bashashee i like it
@ayhsnpop195
@ayhsnpop195 8 жыл бұрын
Qurux walalo Mashallah Hooraosooco Khatar atahi Hees macana 👍
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 2 жыл бұрын
Manshallah macnaheeda isheeg bal : alloow unaxariiso
@abdalasiid4070
@abdalasiid4070 8 жыл бұрын
dad maseersan badanaa fartuun birimo horay usoco boqolaal kaa daran ayaa joogto
@sadaakomar1024
@sadaakomar1024 8 жыл бұрын
Eshcalaaa hees fartuun birimo weey shidan thy sanadkaan
@ifkanolashawaadi4997
@ifkanolashawaadi4997 6 жыл бұрын
Subxanalh qatumo xumo ku socota xiligad ku jirto eg
@ikranladan6489
@ikranladan6489 8 жыл бұрын
kkķkkkk yaab kadar oo dibi dhal tani waa daahir yaa shamistii u shegay abdigood
@sihamomar335
@sihamomar335 5 жыл бұрын
Lenged fartuun birimo is back👑❤
@Simanqaali
@Simanqaali 8 жыл бұрын
anaa LA xadreeyay ilaa xad jcylke hdn ka xoreeyo xiskaygiyo manka dareenka xulaaya xanuun LA booyeen caadi mahan heestan wn ka helay fartuunti hore so laabatay
@mustafemohamedabdurahman4707
@mustafemohamedabdurahman4707 8 жыл бұрын
Allow na astur tana soo hadiyee hadad hanuun la damacday
@abdiosmanahmed8623
@abdiosmanahmed8623 8 жыл бұрын
naa ilahay kabaq cimrikadi waa u sii dhamanoyaa ee tobada dib uku soolabo
@haruunciise3385
@haruunciise3385 5 жыл бұрын
subxanallah yar iyo way dumarki somaliyed kala daran way wada qawan yihiin dhamman tood
@caddecade2667
@caddecade2667 4 жыл бұрын
brimo waa nuuci looleefi jiray ilaa ayka gaareyso 90sano naftaan agdhigi lahaa xitaa dibka carab kagali lahaa
@ahmedxujaale7473
@ahmedxujaale7473 8 жыл бұрын
Dawlo FARTUN BRIMO halkaas ka wad hawlaha xasaasiyada leh.
@rashidadaw9562
@rashidadaw9562 6 жыл бұрын
Fartuun birimo
@juurxasan9715
@juurxasan9715 6 жыл бұрын
Duqdaan waa iney iska farisataa
@mohamedsharif4936
@mohamedsharif4936 8 жыл бұрын
ish cala hes iyo muuqaal qurux badan
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
frtuuun halka kaa zii wad intaa xumahaaa jcyl dhag haa ha u dhiiigiiiin brrimo
@abdullahiayoubdaha296
@abdullahiayoubdaha296 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare sxb ayadhan ma wanaag ayay wadhaa
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub MaYa zhp lkN daDkaaN ku mashquuLaaY yaaNkaa yabaaY maa iYaaaGaaH xisaaBiiNaaH zhpooz
@alikimiikomediacenter3247
@alikimiikomediacenter3247 7 жыл бұрын
ibraahim shakul yare Subscribe igu qabo pls walaal qali
@najmaabdulahi4840
@najmaabdulahi4840 8 жыл бұрын
bismalihi max Ka qaldan islanta
@MohamedAhmed-xj9xs
@MohamedAhmed-xj9xs 6 жыл бұрын
Good style and big body birimooy birimo waad tahay yaakheey caadi ma ahid waad shidan tahay
@fadumaahmed7158
@fadumaahmed7158 8 жыл бұрын
yaaa rabi soo hadiyeey waa hooyo somaliyeede ilaahow waaridkeen noo xifdi oo xumaanta ka dhoor
@rashidsaid5715
@rashidsaid5715 8 жыл бұрын
Runtaa wye waa hooyo somaliyeeed ooo akhiro ilowday😯😯😯
@ahmedusmle9401
@ahmedusmle9401 6 жыл бұрын
Hahahhaah yaa wali daawanaya 2018
@imsellingjiminjams4733
@imsellingjiminjams4733 6 жыл бұрын
Ahmed Ceergaabawi ani
@abdiladiifahmed4657
@abdiladiifahmed4657 3 жыл бұрын
Naas aan dhuuqo mar hore aya igu dambeysay marka kaan hadan qaban laha Wlhi san udhuuqayo ban ku dhidid laha 😥😥❤
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Abdiladiif Ahmed xishood bilaa dhaqanow
@cimraancadde7819
@cimraancadde7819 7 жыл бұрын
wad kala kacsantahay eedo ibashal aduun waa 2maalin qura kadhaqleey adaa ugu siteeee
@queenjujuinasaid7509
@queenjujuinasaid7509 8 жыл бұрын
masha allah dhexyar quruxey ilow isha xasidka kaxijab
@mushtaqqurux4788
@mushtaqqurux4788 8 жыл бұрын
Wow fartuun wAaley iska baashal abaah nc song 😉😘😘
@najaxnajka8323
@najaxnajka8323 8 жыл бұрын
weynaata ku hanuun aa maqli jiray kuhalaaw waaye tan balse qurux aa kuusi korortay m.a wana kaahelaa
@d3wahyou780
@d3wahyou780 8 жыл бұрын
alaa maxaa la washaya na ilaheya ka baqa naga weena ba tahaya jirkada astuura
@Abdullaahi10
@Abdullaahi10 8 жыл бұрын
Xishoo qof wey baa tahay
@nuurcadde9852
@nuurcadde9852 6 жыл бұрын
f.birmo cadi mahan
@MsLiongirl
@MsLiongirl 6 жыл бұрын
Walalayaal yaa heestaan ii fasiri kara misne lyrics ii haayo
@waciye1
@waciye1 8 жыл бұрын
Ilahay kacabso oo candhadada. Qarso kadaa dadaka fusuqa qabri iyo xisaab ba kadan baysaa
@biiwayebaarubax7325
@biiwayebaarubax7325 8 жыл бұрын
Kkkkkk Fartuun waadka duceysatay iskabulada
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
waxaan umalaynaya markey yareyd naag aad qurux baadanbay aheyd wey kaa muqataa
@nahjsnsjd3962
@nahjsnsjd3962 8 жыл бұрын
hees kasta maxeey ugu niikisaa reer baadiye waaxid
@cadnaancabdiwaxid6408
@cadnaancabdiwaxid6408 8 жыл бұрын
BERYHAAN WEEY KACSANTAHAY BEST FANAAN
@hassansalah7992
@hassansalah7992 8 жыл бұрын
wll ilaaha ka abuurtay miyadan ka xishoonaynin waxa tahay qof wayn ilaahaga u towba keen
@hanulula3157
@hanulula3157 8 жыл бұрын
maserle malamaroya sxby
@samsammumu6548
@samsammumu6548 8 жыл бұрын
hanu lula lolz
@geeseeyrooti187
@geeseeyrooti187 8 жыл бұрын
ilahay hako so hanooniyo
@xaawoxirsi161
@xaawoxirsi161 8 жыл бұрын
barimo quraan saar baa ka maqan san ujeedo ileen waat so waalatey
@omaralidhuuh517
@omaralidhuuh517 8 жыл бұрын
Fartun markan wey kacsantahay
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 7 жыл бұрын
adeeeryaal ma inaad dadka ku mashqushan le youtopka u jogtaaa dadka amaaan haddin ka helo hes ahaan u dhageso ama qulqul no mashquuul
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,8 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 698 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 430 М.
RAHMA ROSE 2016 DHEEF OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
7:20
Hubaal Caashaq
6:33
Fartuun Birimo - Topic
Рет қаралды 30 М.
Aramidu - Fartun Birimo & Abdi Gacan
7:39
Madaale Productions
Рет қаралды 254 М.
IQRA YAREY 2016 DHIB OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
7:35
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,8 МЛН
Fartuun birimo hees shidan
6:26
deka Ally
Рет қаралды 135 М.
Magaran
5:31
Fartuun Birimo - Topic
Рет қаралды 41 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН