IQRA YAREY 2016 DHIB OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 2,899,103

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

ERAYADII: ABWAAN ABDI FAARAX NUUR GAREEN
LAXANKII: CALI SHAACIR
CODKII: IQRA YAREY
MUSIC BY: HASSAN CUJEERI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FAN PAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
www.studioliiba...
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 1 600
@Mohaze36
@Mohaze36 6 ай бұрын
2024 legends un baa halkaan laga heli 😂
@JUDE-BELINGHAM
@JUDE-BELINGHAM 8 ай бұрын
Who's watch 2024😮
@mariyaahmed226
@mariyaahmed226 4 жыл бұрын
Cawa ayey iga hdleysa heestu hadad dawaneyso 2020 plz like dhc ku sih🙆‍♀️🙄
@sacadmaxamed6105
@sacadmaxamed6105 4 жыл бұрын
Wlshy waa wax boqolkiiba boqol laga fiicanyahay inaad shaqsiyadaada Ku miisaanto wax aanu Alle raali ka ahayn diinteenuna xaaraantinimaysay.kana baxsan jidkii iyo wadadii nabiga scw.
@gudoonxusseen1991
@gudoonxusseen1991 3 жыл бұрын
2016
@goldenboy4437
@goldenboy4437 2 жыл бұрын
😥😰
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
Iqra yarey waxan uga mahad celinaya waayihi qurxda badnaa ee madadaalada ay ii ahaayeen muqalkeda qurxda badan iyo cod keeda macaan. 😊 Still 🖐
@aybeksansee6456
@aybeksansee6456 2 жыл бұрын
Hi brother I love ethiopia and Eritrean and somali I am from kholkhasi
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 2 жыл бұрын
2017 wlsHay iga wayn baa dhagaysan jirtay wakhtiga ila Hada Heestan waa heesaha aan xiiseeyO🖤😇
@zakidhaqane1378
@zakidhaqane1378 Жыл бұрын
After 7 years I’m back to listening this song couse of my favorite song 😊
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 жыл бұрын
Waxaan dhibsadaan ogahay Wixii dhaliyaan aqaan Wixii aan ku dheelay iyo Waxaad dhaatay ogahay Waxaan dhimay ban yareen Dhaadhaabi toodaa ka badan Inuu awrku dheeliyoo Hayryadu ka dhacdaan arkaa Miyaadan ila dhuujin karin Macaane ila dhuujin karin Dhaleecada taal Dhaxdeeniyo dhaliishu Maa wada dhaminee In badan oo dhaabin kareen Anan dhag u raaricine Dhurwaaya dad qaadiyo Walaal dhiridaa i helay Adigu ii dhabar adeeg Waxaan dhab jiyaan ogahay Wixii dhirriyaan aqaan Wixii aan ku dhaafshiyo Waxaad dhaqday baan ogahay Waxaan dhigay baan yareen Dhuudhuumin tooda ka badan Inaad igu dheertahoo Waqtina uu dhaw yahaan arkaa Miyaadan ila dhowri karin Macaane ila dhowr karin Dhaleecada taal Dhaxdeeniyo dhaliisha Ma wada dhaminee In badan oo dhaabin kareenn Anan dhag u raaricine Dhurwaaya dad qaadiyo Walaal dhiridaa i helay Adigu ii dhabar adeeg Markii hore maxaa sidaa u yeeshay walashey heestan waxay ku socota Ayada sidan ka dhadhasan karo waxayna la hadleesa Xaajigeeda oo fanka ku dhibsatay sidey ila tahay
@samsamali6183
@samsamali6183 8 жыл бұрын
thanks waan fahmi waayey qoraalkaa ku fahmay
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 8 жыл бұрын
Xaajigee hh ma ayadaa lehba badanka hesuhu bulshadun bay matalaan fanaanka ma quseyaan afkeenun bay kuhadlaan
@samsamali6183
@samsamali6183 8 жыл бұрын
+Khalid Khan hahahahaahhaahhahahahahahah
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 жыл бұрын
Khalid Khan sxp waa sax lkn ogow waxay matalaan dareenka bulshada lkn heesta waa la aqrin karaa ogow mararka qaar
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 8 жыл бұрын
+zacharie mohammed haa sax marka ma waxad ledihin iyaday kusaabsan tahay walaal anu nin kuma ogayn iqra yarey ilaa 2014kii baan jeclaa heseheda hadanay dabaday guursan kk
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 9 ай бұрын
Heestaan ku xasuusta gabar aan zxpo ahayn maaido la dhihi jiray allaha unaxariisto 2017 bay geeriyotay😢😢😢😢
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 3 жыл бұрын
Yaa Daawanayaa 2021😍♥️♥️♥️ Waan Usoo Xisay Heestaan
@nasrallahoffacial3125
@nasrallahoffacial3125 Жыл бұрын
2023 /2/11
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 Жыл бұрын
The best song fanaanada iqro yarey Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codka 100% aadbuu muc yahay Dheesha 100% Jiliinka aadbuu ufiican yahay 100% Heestaan 100% waxey kusocota gabdha somaaliyeed Inta iqro yarey taageerto like ta saar
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 жыл бұрын
Inuu owrku dheeliyo reryadu ka dhacdaan arkaaye miyaadan ila dhuujin karin. 😭❤️🤘💯💯
@ilyaasmohammed7707
@ilyaasmohammed7707 3 жыл бұрын
2020 soo noqo bal
@abdirahmanpedro7252
@abdirahmanpedro7252 8 жыл бұрын
Niyohow Tan Yaree Iqra Yarey Heesaheeda Record Uun Baan ka dhaysanjiray Wlhy Caawa Arkoo Waa Macaan Kaliya
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 8 жыл бұрын
Heestaaan waan fahmi la ahay ujedadeeda ma Jaceylaaa ma calaacala ma tacsiya maogi lakin iqra quruxley jir joog nolow😍
@abdullahiayoubdaha296
@abdullahiayoubdaha296 7 жыл бұрын
Intisaar Ahmed Qalad ey gashay ayay Qirashadiisa wadaa iyadho dhahayso waan Qaldmay Adhigane wax Aad saxaysay adhigo dhaqaayo saxaman iyo dhar ayaan arki jiray Aniga Aan wasaqeeye løl
@salemanmaygaag258
@salemanmaygaag258 6 жыл бұрын
farxiyo daahir j
@warishassan7907
@warishassan7907 8 жыл бұрын
Why is it Somali Men feel the need to talk down on a woman. If Yu don't like the song, what does her outfit, her personal life got to do with it? She's one of the sweetest Somali woman if u meet her in person. Keep ur negativity to urself, and learn how to respect women. And the girls, the jealousy is real with u guys. She's gorgeous and ur man will take her over u Anyday so how about u leave the sister alone, and uplift each other instead of puttin each other down. Love u Iqro Yareey❤️
@aymancillaansaartooy.3932
@aymancillaansaartooy.3932 8 жыл бұрын
sax waaye waan kaaga marag kacayaa in iqro ay tahay gabar wanaagsan. dadkaan badawyada ah warkooda waxba lagama soo qaado!
@Camel_Herder
@Camel_Herder 8 жыл бұрын
married women don't dress like a slut, i hope he divorces this piece of garbage asap.
@araagcadwan7981
@araagcadwan7981 8 жыл бұрын
exactly walahy she has a amazing personality when you meet her... so much love for Iqro yarey #xoxo
@warishassan7907
@warishassan7907 8 жыл бұрын
+Araag Cadwan She's so much prettier in real life with an absolute amazing personality.
@anzalabdi2054
@anzalabdi2054 8 жыл бұрын
True
@zainabmohamed8945
@zainabmohamed8945 2 жыл бұрын
Iqradeyda caashaqa alha ii kaa xafido aamiin yaarabi💋🆎❤️🥰🌏🙏🌍✅🤲👋🍎🎒🍉👄🙏💋💋💋💋🆎💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
#waxan dhabsadan ogahay #wiixii dhaliyaaaN aqaan #wiiixii yaan kuu dheelayo #waxad dhahadaan ogahay #viiivaa iqraa yarey
@adnanhashi1349
@adnanhashi1349 7 жыл бұрын
Heesta waba iga gadan tahay runti misna waxa moday 2017 mid cusub waaba 2016 Summer. Wayo qoftan maba xiiseen jirin balse heestan iga gaday I am with you Iqra yarey!
@GareenMedia
@GareenMedia 8 жыл бұрын
Liibaan Jama nooloow!! Best video ever in Kenya. Iqra hanbalyo.
@noorjimale2099
@noorjimale2099 7 жыл бұрын
Iqraay abayo waad yara naaxday laakiin waadba ku sii macaatay wada subag aydtahay jir o joog abaydeed mcn
@seefwaynsacid687
@seefwaynsacid687 6 жыл бұрын
Noor Jimale kkkkkk
@fataxabdi783
@fataxabdi783 6 жыл бұрын
Uuuu
@zainabmohamed8945
@zainabmohamed8945 2 жыл бұрын
Liiban jaamac sharf ku noolow abowe mcn alha ku sharf aduun iyo Aqaairabo🆎❤️💋🥰✅🙏🌏🤲🌍😻❤️❤️🌏🌏🌏🌏🆎🆎🙏🙏🙏🆎🆎🆎💋💋💋💋🌍🌍🌍🌍
@zamzammohamed2769
@zamzammohamed2769 Жыл бұрын
AB XGEE USOCOTAAA😂😂😂😂
@mahadabdi124
@mahadabdi124 8 жыл бұрын
War ayada ma fiirsada misa heesta dhagesta hhh war qofta indhahe u roon tahy masha Allah
@rodamohamed7708
@rodamohamed7708 8 жыл бұрын
subxanalah xishoodku waa quruxda gabadha dhaqanka iyo islaamnimada hadii aad ka foganayso waa sidaas oo kale plz illahay ka cabso
@munoabdi6798
@munoabdi6798 8 жыл бұрын
adiga maxad meshan kasoo doontay maad wacdiga dhagaysatid hadad ilahay kabaqaysid adba
@rodamohamed7708
@rodamohamed7708 8 жыл бұрын
ha ku tageerin iqra waxay sameenayso dhaqan islam iyo mid somaliba mahan.hadii ay adame iyo shaydaan rali galiso illahay maysan rali galin cadaab ale in ay ku mudato way dhici kartaa. .... sow islam ma nihin mise muno masiixi ayaad tahay? ileen somali diintii iyo dhaqiba lacag ayaa la siistee i live dubia AND USA wax badan waan u so jogay ? marka qof wallkaa ahi uu ku idhaahdo illahay ka baq means nastexaga ayaan ahay illahay cadhadiisu yaysan kugu dhicin ma garanaysid wakhtiga laguu iman aduunkana aad ka tagaysid waliba waxaba ka sii daran adoo fusuq ku jira in ay naftu ka baxdo, waxaan wallo ku nahay waa wanaga
@kafdh9770
@kafdh9770 8 жыл бұрын
maaaaaasha allaaaaah
@ademjr1598
@ademjr1598 8 жыл бұрын
so what are you doing here?
@mizabrinaahmed9533
@mizabrinaahmed9533 8 жыл бұрын
bisinka gabadha walashed bay wax u sheegtay, and she is free for her opinion xageed ugu soo booden waa run naa iqraay Allah ka baq ma ceeba rawda mohamed abayo jazakallah khayr qaaliyeey
@keren8862
@keren8862 6 жыл бұрын
i am from eritrea but i like this music nic voice contiue
@ahmed.fatiir
@ahmed.fatiir 3 жыл бұрын
Who’s watch 2021🔥😁
@ashraffilmsvlogs5781
@ashraffilmsvlogs5781 3 жыл бұрын
me
@aishaabdi1378
@aishaabdi1378 Жыл бұрын
2023🥺😔
@maryanabukar5791
@maryanabukar5791 Жыл бұрын
@@aishaabdi1378 2024 😂🖐
@NadiiraxasanNadiiraxasan
@NadiiraxasanNadiiraxasan 11 ай бұрын
​@@aishaabdi13781¹¹❤😂¹😅😅¹²²22q qq½¹
@NadiiraxasanNadiiraxasan
@NadiiraxasanNadiiraxasan 11 ай бұрын
​@@ashraffilmsvlogs5781the ¹2²222w😅😅❤q²😅😅😅❤😅😅😮
@yahye_hunter
@yahye_hunter 8 жыл бұрын
wow hees ka dhacday
@khadarkhaliif5667
@khadarkhaliif5667 8 жыл бұрын
iyada intaan ku mashquul sanaa heesta waxay ka hadlayso maba fahmin 😂😂
@AxmedShiimax
@AxmedShiimax 8 жыл бұрын
hhhhhh kaligaaa ma ahan
@AbdifatahAHirad
@AbdifatahAHirad 8 жыл бұрын
Lol man fuck that shit she's hot
@ahmadmustafa5235
@ahmadmustafa5235 8 жыл бұрын
hhhhhhh sxb heesta maba xasuusto bogosyadaa Ku wareeray
@samiraosman2620
@samiraosman2620 8 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂💯🙌🏽
@samiraosman2620
@samiraosman2620 8 жыл бұрын
+Dr.Abdulfatah Aly 😂😂😂😂😂😂😂
@shirkaddabiyaha4018
@shirkaddabiyaha4018 6 жыл бұрын
xaqiiqdii anigu fanaan ayaan soo ahaan jiray in muddo ah, dhalinta hadda soo kacday ee faniinta ah gabadhaan iqra waa gabar buuxin kartaa halkii ay baneeyeen fanaaniintii hore ee hablaha ahaa ee dhintay amaba gaboobay, iqra fadlan fanku ma fiicna ogow qabtigaaga ilaasho.
@samaraasiman6936
@samaraasiman6936 5 жыл бұрын
Wllhi heestan waxan ku xasusta wllkyga 6 years aan arkin😔😥😥
@sundusdiamond7268
@sundusdiamond7268 2 жыл бұрын
Heestaan 2022 ban dareemay awal qalbigayga matabanayn 💔❤
@goldenboy4437
@goldenboy4437 2 жыл бұрын
Yeah
@bahjaabdullahi7127
@bahjaabdullahi7127 Жыл бұрын
Mee too
@hamsesiciid7563
@hamsesiciid7563 8 жыл бұрын
codka=100% style=100% quruxda=100% bodyga=10000% wataa fanaanad inabti hargeysa kaaley
@savanahaven6465
@savanahaven6465 8 жыл бұрын
I don't even understand what she be saying still the song and her vice amazing 😍
@hajijama3955
@hajijama3955 8 жыл бұрын
maba rabo in aan ku mashqulo micnaha heesta lkn ayada iga gadan wooow xaar iyo naasaha igu filan thnx iqra xumaan iga ma ahan waad kawadata kahelay anigu cajiib
@ilyasahmed3575
@ilyasahmed3575 7 жыл бұрын
wa natoogatay hastaan, big shout out for iqra cadeey, more like dis sista
@farhandreamboy2351
@farhandreamboy2351 5 жыл бұрын
waqti Xasuus LeH Alla maxaan JecLaa HeezkaN 2014 😓😓❤❤
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 7 жыл бұрын
qofki raba inu somaali caqligooda ogaado ha akhriyo comments kooda laba qof oo isku fikira ma leh
@soojirac.risaaq5277
@soojirac.risaaq5277 6 жыл бұрын
Cirro Abdi hadal sax ah wlhi been maaha qofba ray buu wataaa 🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤑🤐🤔
@amirhaji1567
@amirhaji1567 6 жыл бұрын
Xaqiiq wlh dad kla maan ah wlh
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 жыл бұрын
Cirro Abdi ilahyba marki hore dadka isku fikir kama dhigin taas waa abuur alle huuno la yaab malaha
@isbahdiamond2983
@isbahdiamond2983 6 жыл бұрын
Cirro Abdi 😂😂😂
@engrashka3939
@engrashka3939 5 жыл бұрын
kala aragti duwanaashaha ma ahan dabaalnimo ee waa wax dabiiciya
@abiimohamud402
@abiimohamud402 8 жыл бұрын
wixi dhaliyan aqan dhibka wale wad ixanujise meel xun bad iga tabate wlle waxan arkaba inay igu socota thanks iqra yerey
@zainabmohamed8945
@zainabmohamed8945 2 жыл бұрын
Masha Allh isha bini aadamka Alha kaa qabto quruxeey qurux dumar💋💋❤️🆎🥰🙏🌏✅🤲😻❤️❤️✅✅🆎🆎🆎
@ladnamohamed8790
@ladnamohamed8790 8 жыл бұрын
meesha music ayaa kadhacay asxaabta ninka utumaya musica waa ayo furunle meel ayuu fariistee waaaaaaaaaaaaaw
@woome101ify
@woome101ify 8 жыл бұрын
war naagta illeen way shidantahay sidaan ma moodeen rikoor unbaan ku dhageysan jiray waligay ma arag
@mushtaq687deunique6
@mushtaq687deunique6 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 rikor kulahaaaa wad iga qoslisy taste👍👍👍
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@munaaxmed290
@munaaxmed290 8 жыл бұрын
+Canab Abdi kkkkkkkkk
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
+Muna Axmed hhhhhhhhhhhhh wlhi Wan qoslaaay
@mushtaq687deunique6
@mushtaq687deunique6 8 жыл бұрын
+Canab Abdi kkkkkkkkkk kutee rikor 😂😂😂😂😂😂😂😂 she is more than funny lol
@mahamedhassan3940
@mahamedhassan3940 Жыл бұрын
WXn dhibsadaan ogahy wixii dhaliyaan Aqan Wixii an ku dheelay io wxn ogahy🤒❤😢
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 жыл бұрын
is beautifull iqra duubista liibaan jaamac waan ku qancay really
@roblemohamed5528
@roblemohamed5528 6 жыл бұрын
Mansha allaah Walee waxasoo nimco ah wiil darwiish ah ayaa hantiyaya alxamdililaah 😆😆😆😆😆😆😆😆😆 {ABDI HOLLAND}
@naimajibril1706
@naimajibril1706 4 жыл бұрын
Ax heestan wallhi xasuus aya igu rebtay markan cawan dhagaystay wan ilmeyay dad aya fahmil Hestan lkn waxy ka halyso aya ihaystay markay heestan soo baxaday waxy ka halysah labo qof oo la kala dhax galy adugu I dhabr adayg dhurwayo dadqada iyo wall dhidira I hely adugu ii dhabar adayg😭😭😭😭😭😭😥😥
@fathicaddey4764
@fathicaddey4764 7 жыл бұрын
Nimankana Somali wax kama yaqanan qimaha gabdha qeylo iyo dhib kama dhamato 😦😦😏😏😏😏
@luqmaanalhakiim1205
@luqmaanalhakiim1205 5 жыл бұрын
Fathi Caddey abaha yu yahay oromo miya
@adensamater8377
@adensamater8377 4 жыл бұрын
na waxad ku hadlaysaa muxuu yahay kasoo qaad reer kiina hadnay is ixtiraamayn angu waan is ixtiraamnaa
@dgmma1236
@dgmma1236 4 жыл бұрын
Naag kasta youtube ka joogta nimanka somalida ay afka kuhayaan.. shaqo yeelo.. hana wad jimcinineh
@dgmma1236
@dgmma1236 4 жыл бұрын
Fiiri comments yaasha inta nimanka somalida gabdha amaneeyso iyo inta ceyneyso ..inta amaneyso aya badan.
@Kamadage99
@Kamadage99 8 жыл бұрын
IQRA YAREEY AAD BAY U NUURAYSAA FIIDYAWGAN ....DIRICII WEYNAA AY KU DHEX DHICI JIRTEY WEY JOOJISAY....SIDAN AYAY KU QAAB FIICAN TAHAY '''''''SAY MAANSHA ALAAH''''''
@cashaabdi9418
@cashaabdi9418 8 жыл бұрын
you are pretty please cover up and use your voice to thank allah who granted you health and beauty
@luuleyahmed4669
@luuleyahmed4669 4 жыл бұрын
99⁹9
@khaledsaid3982
@khaledsaid3982 3 жыл бұрын
So then why are u listen to her song and I hate ppl like u judge go tell your wife
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
@@khaledsaid3982 she just gave her an advice Taladu waa qaaliyee iskaga tag aduu
@cirka4497
@cirka4497 2 жыл бұрын
Religious hypocrites, then why they here.
@Hopewefindourhope
@Hopewefindourhope 2 жыл бұрын
None of your business if you know the religion more you would know that listening is more sing than the one doing,
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Waw fananadan cawa aya igu horeysa hees anka dhagaysto màsha alla cawa cidkale laguma mirqamayo
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
heeestan Naaagtayda Oo aaan furi lahaaa ban kaga qaleeyaya. ....viiiva abwaanka iyo faananada
@GareenMedia
@GareenMedia 7 жыл бұрын
Thanks in badan! Sida magacaagu Garad u yahay, ayaad u tahay wallee. Dulqaad baa la rabaa.
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
ABDI-GAREEN PAGE alllayaacizak bro
@abdikadirali536
@abdikadirali536 7 жыл бұрын
Garaad Axmed maka qaleysay lol
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
Abdikadir Ali Haa zhp
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
Garaad Axmed hhhhhhh wiil fican 🖒🖒🖒
@cureejishareef8246
@cureejishareef8246 3 жыл бұрын
2016 aye aheyd waxaa ahaa form four Heestaan waxa ka dhageesan jirny sxpteey fartuun moobelkeda Xsuus wlh
@lacasojigjigaawi4209
@lacasojigjigaawi4209 7 жыл бұрын
Asxaabey gabadh gaaban o kuruska dambe u wayn isoo qabta 2017 iyaday ka shidan tahaye
@husseinolad4297
@husseinolad4297 6 жыл бұрын
Waa qalanjo mashaalah! Amazing music. I love you Iqra!
@hassanshafto6287
@hassanshafto6287 5 жыл бұрын
Iqra the best somali female singer go all the way up👌🏽
@nimconalka4918
@nimconalka4918 8 жыл бұрын
I love this lady haters gonna be hate always ii noolow abaayo you're all the way. ..liban Nairobi miya jooga waa la yaabaye ?? hees Hadaan soo saaraayo wa inuu iga soo habeeyaa liban noolow adigana bruh
@hassmo8414
@hassmo8414 7 жыл бұрын
Kwa nini ni Men Somalia kuhisi haja ya kuzungumza chini ya mwanamke. Kama Yu si kama wimbo, ni nini outfit yake, maisha yake binafsi got kufanya na hayo? Yeye ni mmoja wa mwanamke sweetest Somalia kama u kukutana naye ndani ya mtu. Kuweka ur negativity kwa urself, na kujifunza jinsi ya kuheshimu wanawake. Na wasichana, wivu ni halisi na guys u. Yeye ni gorgeous na ur mtu itachukua yake juu ya u Anyday hivyo vipi kuhusu u kuondoka dada peke yake, na kuinua kila mmoja badala ya Puttin kila mmoja chini. Love u Iqro Yareey..........................................................................................................................................................................................
@anabmohammad7038
@anabmohammad7038 7 жыл бұрын
Hassan Mohammed i think you used Google translator for kiswahili version..pretty funny..lol
@tawakalswaleh5006
@tawakalswaleh5006 6 жыл бұрын
Yaac bro hyo ni swahili wa kutoka wapi eeeh wanafijise hhhh
@tawakalswaleh5006
@tawakalswaleh5006 6 жыл бұрын
Broken kiswahili usichezea lugha ya kitaifa tafadhali.. ....
@Mubaarak87
@Mubaarak87 4 ай бұрын
Video duubistiisi aaan suagay aduunyo waa mid Cajiib ah 🥺🥺🥺 6. July 2016 .20 April.2024 wiilkeyga aaa igu arkay and n aaan mar kasto naagtaan Heesheeda fiirasdo Wa as kuye Aabe maar jira only this women u fiirsataa Wa aan u sheegay in aaan teefeeri jiray inta Aah hooyadiis Guursay Foqtaaan Korka Macaan leh
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
I like her voice❤️❤️
@cabdixaaji9117
@cabdixaaji9117 8 жыл бұрын
waryaa khaniis hawiye kadhexbax videoska beesha daarood
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
+cabdi xaaji jazaakallaah, koleyba ani dadka iima kala soocnee!
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 8 жыл бұрын
+cabdi xaaji hhh brother wiilka maxaad kucaayi
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
+Khalid Khan iska daa walaal, nin walba wuxuu sheego illaahaa ka jaraayo... Koleyba ani lama caytamaayo😊😊
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 8 жыл бұрын
+Guled Abdo Well said bro Qof aqoon leh ma caytamo
@nimoabdullh4928
@nimoabdullh4928 8 жыл бұрын
waxii laa qariiya quur xoon ilahay haa ku astuuro naar uma ad keesan kartiid wayo maas kiin ad tahe
@paultikiba3493
@paultikiba3493 8 жыл бұрын
I bet ya if you check the definition of class and beauty you can see her face this lady is super flawless
@ReyyanKasim-i6t
@ReyyanKasim-i6t Жыл бұрын
,, ,, 🎉😢🎉🎉😮😂 , zz, , , , , قء
@goat00748
@goat00748 8 жыл бұрын
Waleee qoftaan waa naag hadii aan Halmar arki lahaa waan gursan lahaa ayadoo la qabo👅👅👅❤️
@hafsaosman4129
@hafsaosman4129 8 жыл бұрын
hush ma gabadh la qabo la gursado bad aragtay diinte ad haysata
@zaakiryare4818
@zaakiryare4818 8 жыл бұрын
hhhhh war naagaha laqabo maa lagaa hahayaaa gaw anaa wax aragnay
@queeenmina5059
@queeenmina5059 7 жыл бұрын
Iqra Qurux bbe You Rocking
@hassanyuusuf6113
@hassanyuusuf6113 8 жыл бұрын
fantastic ish calaa cod+daganaan aada kuutaageera asxaabta mucaaradka yareeya
@qadrocabdi8641
@qadrocabdi8641 7 жыл бұрын
iqra yarey heestan waa nawada ruxday
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Qadro Cabdi baallo.ku ruxdaay kkkkkkkkkk
@sheegowsheegowband6085
@sheegowsheegowband6085 8 жыл бұрын
wow masha. Allah gabadhena qurux iyo cod bey isku darsatay viva wlhi codka ugu horeyo anku siiyay by
@queenayah7769
@queenayah7769 8 жыл бұрын
i know the secret😅😅 nice voice n sweet song keep it up my lil Ikra.
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 8 жыл бұрын
tell me the secret kkk it's me buddy
@ayaanabdala2432
@ayaanabdala2432 8 жыл бұрын
tell me de secret walasha wye ayeyo deed😂😂
@queenayah7769
@queenayah7769 8 жыл бұрын
+kabtan fiqqi hhhh intee lagaga baxsanaa adiga 😁😁
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 8 жыл бұрын
+Ayan Hashi kkkk meshad jogto waxba igaso jira
@aminaadam7053
@aminaadam7053 7 жыл бұрын
Ayan Hashi hhhh tell us
@samatarabdi7214
@samatarabdi7214 8 жыл бұрын
woooooooooooooow war tana way idhinaydeeeeeeeeeeeeee iqra waad ka baxsatay wleeee
@abdubinyaameen6032
@abdubinyaameen6032 7 жыл бұрын
Amazing voice, I listen to her everyday it is sensational.
@blackpanther8445
@blackpanther8445 2 жыл бұрын
Cujeeri xaaran buu tumayaa balo music faraha kaga gudtey 💯 Iqra hit
@fuadlazzolillahaykabaqzhp1470
@fuadlazzolillahaykabaqzhp1470 7 жыл бұрын
way jirtaa iQro😝😝😝
@qysemoha8637
@qysemoha8637 8 жыл бұрын
cod iyo qurux waad haysa heestan cadi ma ahan somalida xuman in ay shegan ma ahane wax wanagsan in ay shegan lagama yabo yahu dad calosha ka xanunsan
@amiirarashiid5720
@amiirarashiid5720 5 жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2019 / 06 / 27 khamiis 11:03
@abshirabdi3635
@abshirabdi3635 7 жыл бұрын
fanaanda caayda halga daaayo waaaaaaw heeesta waan LA dhacay cod maca qurux badanaa iqra yareey nice
@ugiujgjkmkgbjvjhv5331
@ugiujgjkmkgbjvjhv5331 7 жыл бұрын
hestan inaba cadi mahan
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 8 жыл бұрын
qoftaan sanooyin badan ka horaysaa naagaha microfoneka la ordaayaan ee fanaan isku sheega ah haddana lama soo hadal qaado mise beesha 7aad ka dhalatay aniga aad ayaan u taageeraa codkeeda iyo ciyaarteeda
@hanadahmed7167
@hanadahmed7167 8 жыл бұрын
ilaah kabaq oo xishod
@Asma-dl8re
@Asma-dl8re 8 жыл бұрын
iqda calosha iga horisay sxbey sanaa wale jacayl wa in maxkamad lasaraa
@Abss0966
@Abss0966 8 жыл бұрын
Somali men logic: If you cant get her, insult her, smh.....
@jimininyourarea9869
@jimininyourarea9869 8 жыл бұрын
soo true
@ambiyofarah151
@ambiyofarah151 8 жыл бұрын
most honest thing i heard. so true
@ambiyofarah151
@ambiyofarah151 8 жыл бұрын
most honest thing i heard. so true
@dallasdev3876
@dallasdev3876 8 жыл бұрын
+ambiyo farah 💕💕💕💕love you 💋💋💋
@ambiyofarah151
@ambiyofarah151 8 жыл бұрын
j
@hananibrahim3630
@hananibrahim3630 8 жыл бұрын
ww nice iqara cadey nolow cadawga unolow iyo ciyaalkaga ilhy hakudayo adiga idhabra adeeg nic song
@anwarAliHayan
@anwarAliHayan 8 жыл бұрын
i m from scrunseria: war somalidan baan ka yaabay waxan mesha oolin ama videogu ka hadlen bay mesha keenaya awoowe hadi adan ka helin adon caytamin ka carar mesha sidi yacisti way shiirtay halso fadhine shiir ma ceeba qof walba shiree suliga lataga sheeko xumada iyo qabiil xumada shiiitttty intey ka dhargan dawasha haben iyo malin bay wax ka sheegayan..............Heesta sanadka weeye ana qiray..... Music' laxan' Ereyada Actionka' Codka' reer miyi somalida badan kooda ka qariya commntiga reer qabil wax ku caayi kkkkkkkkkkk
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 жыл бұрын
mncha allaH wlzhy iqra yar isha xasdinitiyo naxligu kuma xumeyan quruxley aya tahaye
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 7 жыл бұрын
naag watan wlahi 💖💖💖
@MrDuulduul
@MrDuulduul 8 жыл бұрын
Hees fiican ,gabadh qurux leh. back ground video excellent.
@shacnihussainkoshin5168
@shacnihussainkoshin5168 7 жыл бұрын
❤💕❤💕❤💕❤ iqra yaray waaaaaaaaw
@marwaannindheerbirtacalank1485
@marwaannindheerbirtacalank1485 7 жыл бұрын
ayan shacni mahamed qofta Ma shidnoo??😢😢😢
@abdirahmanhassan6061
@abdirahmanhassan6061 8 жыл бұрын
This is just a world no guarantee that u will live in this world forever think about it guys
@haniabdirahmanjibriilchann8157
@haniabdirahmanjibriilchann8157 8 жыл бұрын
heestan family ayee uqaatay gar ahaan walasheed kayar umu qeyr coz mar walbo dagal Koda ayaa batay walasheed iyo ninkeda ayaa dagal ka dhaxeeyo
@zadranpiktawal9433
@zadranpiktawal9433 8 жыл бұрын
eeeg beenta ـlaxawla
@hamuunbaanuqabaragaba1269
@hamuunbaanuqabaragaba1269 6 жыл бұрын
Hani Sharaf Somali Channel Markaa ma ninkay iqra kuhaysataa hno mise war ayay uuga sheegtay
@mohamedabdulkadir1268
@mohamedabdulkadir1268 6 жыл бұрын
😍😍😍😍
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 6 жыл бұрын
Iimaan Allah ha Galiyo
@najahmohamednajahmohamed3006
@najahmohamednajahmohamed3006 5 жыл бұрын
@@abdullahiayoub5631 nagtada miyad melhan ka shegeysa aqliga ilaah haku siiyo huno😏wax lagu qeliyo waba istahishaye
@anisaqalanjo3389
@anisaqalanjo3389 7 жыл бұрын
nimanka somalida qaarkood waxay yihin wax matarayaal kahadlayaan le gabdhaha jirkooda iyo quruxdooda shaqo laan nii heeso wlh cèer inta nii siiyay waxa qabtiin waysiin shaxaariyaal dheh idab ta laso barin
@ugaaz
@ugaaz 8 жыл бұрын
Best Song so far Iqra ❤️
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Gabadhani dhiigii Soomaalida Malahee tolow xagay kasoo jeeda ma Kiiniyaati Mise Xabashi qaabkii hablaha soomaalida malaha xaga wajiga
@mariajamac1392
@mariajamac1392 8 жыл бұрын
waa somali 100/100 qofka somaliga na ma qarsomo way fududahay in laso saaro
@abdirahman2279
@abdirahman2279 8 жыл бұрын
alle hakusohadeeyo
@sundusyusf6859
@sundusyusf6859 6 жыл бұрын
Aamiin 😐😐😐
@cabdicaziizaadanshiino2924
@cabdicaziizaadanshiino2924 4 жыл бұрын
Odaybari aadan
@cabdicaziizaadanshiino2924
@cabdicaziizaadanshiino2924 4 жыл бұрын
Masha allh
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 8 жыл бұрын
heeesta mcn style keda qurux labiska caadi maha wlh wixi xaqiraayo ayagee utaaal😃😃
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 7 жыл бұрын
NAAAGTAN WLHI INAY SOMAI AHEEEEEEEN BALAAAYO MUURQO WAA WEYN OO ETHIPION KULA EGATAY
@marwaannindheerbirtacalank1485
@marwaannindheerbirtacalank1485 7 жыл бұрын
ayaan maxamed nour 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 7 жыл бұрын
Waaaaa qaaab eg tahay lkn
@ishabashiir7294
@ishabashiir7294 7 жыл бұрын
sharmuuto iqra caday waanay roobe dhilo iqra hacaynin
@marwanmakaawi3599
@marwanmakaawi3599 7 жыл бұрын
ayanita anitaa anous yeku wasin ka ilaasho 😂😂😂
@hamisare6735
@hamisare6735 6 жыл бұрын
hadra hadra hadrina hadrous maseer badnida wax cun dee hadaad lafa yaryartahay eedo
@asmashalle1889
@asmashalle1889 8 жыл бұрын
Inad iku dher toho waqtina oo dhawyahan arkaye woow iqro yar cadi matihid afkaga Cano macan laku qaway
@drhafsa4220
@drhafsa4220 Жыл бұрын
Who's watch 2023
@xafsomohamed863
@xafsomohamed863 9 ай бұрын
Me😊
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Maansha alah, quruxley iqra yarey cod iyo ciyaarna waad haysaa gabar yahay huuno.
@geedisvr2637
@geedisvr2637 7 жыл бұрын
inta Ugu Mcn 0:00 illaa 7:30
@somaliasomalibaaleh1342
@somaliasomalibaaleh1342 8 жыл бұрын
wllhi waa shidantahay dad badan ayeey luuq gelineeysaa qurux badanaa maashaa,allah.
@ahmedcazka5815
@ahmedcazka5815 6 жыл бұрын
Hestu iguma socoto wacdale 😂😂😂 Iyada!
@fannyvideo5478
@fannyvideo5478 8 жыл бұрын
Allohu akbar (Ali wajeer) war illaxi xalaga cabsodho walal yaal baal firi gabadhan isqawisi inalilahi waina ilahey rajicuna aroy gibdow an lisqawinin oo raabi xaalaga baqoo??
@najibabdi8317
@najibabdi8317 8 жыл бұрын
naagtan hooyadeed miyaaa oromo ah somali saafi ah ma ahan
@filsanwarsame2342
@filsanwarsame2342 8 жыл бұрын
Somali waye dhalad. Waliba
@hamzeahmed7566
@hamzeahmed7566 8 жыл бұрын
+Filsan warsame hhh wllo somali dhalad ahi ma jiro Ee xagas ayada ah inaga hubso
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
filsan warsame naagtu somali umaa eeka lakin madaw iyo cadaan isku jiirey uu egtey
@najibabdi8317
@najibabdi8317 8 жыл бұрын
+Najma Nuura3 hhhh waan grty inay wax ka qldan yihiin
@Mustafe.17
@Mustafe.17 8 жыл бұрын
waaah waah axyaa heees fahmaaya ayuunbaa fahmaya kayaaca ciyaala tahriib
@barkanabaro3584
@barkanabaro3584 Жыл бұрын
Kama bogta Iqra Keyf😘💘💝💖💓💗💞💕💟❣💔❤‍🔥❤‍🩹❤🧡💛💚💙💜💜🤎🖤🤍💯💋💋💋💋💋💋💋💋
IQRA YARE | WAA ADIGA| (Music Video) 2018 BY AFLAANTA STUDIO
6:27
Aflaanta Studio
Рет қаралды 3 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,5 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 311 М.
IQRA YARE HEES CUSUB WEHEL OFFICIAL VIDEO 4K 2018 BY AFLAANTA STUDIO
5:53
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
Qaali Ladan iyo Caaqil Yare heestii Qarniga
12:20
Curubo Films HD
Рет қаралды 1,5 МЛН
IQRA YAREY | IGU DHUFO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:39
Liibaan Jama
Рет қаралды 3,2 МЛН
IQRA Yarey Dhakafaar 2013
5:51
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 674 М.
IQRA YAREY HEES CUSUB RAALIYO 2013 Best Song | HD
6:37
Abdirahman Somali
Рет қаралды 746 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН