Wllhi hestan xaqiiqda jirta ayee kahadashay xanuun badanaa aniga in iga turjimayso ayaaba modaa 😭😭😭😭😭
@yuusufosmasn4216 Жыл бұрын
Waa aduun ee ha u bixin mcnto
@roodakaahin56553 жыл бұрын
Waaa xusuusti maxamed caraale maxamed al fanan sare ayuu aha allah haw naxaristo
@abshirpepe41303 жыл бұрын
Ayadoo nolal Iska fiican iskaga jira adiga iyo saxiibada, dad inta isku kiin diraan qoftii inta Ka xanaaqday laba isbuuc Ma laga aamusay, ugu danbayn heestaan Ma u dirtay Ee inta qirootay Ma ku Soo wacaday 🤞
@ebonyjazz11723 жыл бұрын
Suugaanta taalka Somaliland There is hope. Amazing young Brother. Keep it up. Love from London❤🤍🖤💚💯
Mar buu ku wanaajiyaa Waqtigu kuu hiilliyaa Walaalki kaa dhigaa Sidii waqal kuu da'aa Weedhaadana lagu qoslaa Dadkana la tahay ruux la weyn Mar baad kala weecataa Waayuhu cadaw kuu noqdaan Wacdiga aadmiga aad fartaa Mar buu wareer kuu dhalaa Adduunyoy waalalleey Adduunyoy waayo badan Warwareeg ma adigaa i yiri Fartiyo wadnaha isku qabo! Waxgarad iyo waayo-arag Ruuxaan waanada ka maqal Dantiisana wadi aqoon Wadeecana deris u dhigin Adduunkana waasac iyo Waayir ceel aan gureyn In lagu waaraayo qaba Darxumo waageey kulmaan Wareegaay adiga miyaa Warli' aadmiga ku dila? Adduunyoy waalalleey Adduunyoy waayo badan Warwareeg ma adigaa i yiri Fartiyo wadnaha isku qabo
Mansha allh wiilkan yar ilaa how isha aadmiga kahaay
@ahmedabdallahwasuge82563 жыл бұрын
Xuuqda heesta waxaa leh ikraan maxamed caraale waayo aabheed aya horay u qaaday
@kafiakhaire8213 жыл бұрын
Farxaan fantastic waan ku tagerna
@adnamaxamed38183 жыл бұрын
Abtigay Farxaan qaboojiye horee usoco❤
@baariyoo3 жыл бұрын
Somaliland sumcad iyo haybad Saadir ku soohay Samo ku noolaada Silac iyo xumaan Saldhig idiin ma noqoto Si daauus sare calankiinu Hawada ha sabeeyoo Saxar iyo belaayo sixirna ka ala magan Somaliland waa meel aan jeclahay inaan mar uun tago.
@gulledayah493 жыл бұрын
5 jeer ku cesho sidaydoo kale
@ibrahimyahye50713 жыл бұрын
Marbu ku wanajiya waqtigu Kuu hiliyaa wllki kadhiga sidii Waqal ku da aa 😰😢lkn aniga waqtiga ima hillin😢😰😭🥵
@wardaapdi16093 жыл бұрын
wll iska samir aduunyadu waa Watergate way kuso socota wlhi wan naxay markn arkay qoraalkaga
@abdullahiabdiissack Жыл бұрын
Sorry😢😢
@Hamsebaashe129 күн бұрын
Sadex sano kadib noloshu makuu hiilisay
@lukmanshafi33473 жыл бұрын
Mucjisada fanka keep going bro
@Siciiddhiif143 жыл бұрын
Legend digaale+farhaan qaboojiye🔥❤
@ahmedadan34783 жыл бұрын
Mucjisada fanka waye farxaan yare hore u soco
@Hamsebaashe111 ай бұрын
2023/November/7 waxa aan kusuganay marxaladi ugu adkayd abid Waxa ihaysta caqabado badan oo ay kamid tahay shaqo la,aan caqabado dhanka famliga iyo dad kuwi iigu dhawa oo idayriyay oo cadaw ii arka Mahaysto garab aan hooyaday ahayn Waan sooboqan doona muuqalkan marka aan yoolkayga gaadho inshallah haduu illahay nafta iidaayo🥺😭 ADUUNYOY WALAALEY🥺😭
@cawomuuse9720 Жыл бұрын
Masha allah fanaan iga dheh
@haniahmed34813 жыл бұрын
Ikraan caraale aabeed baa qaadi jiray
@abdikhaaliqshoodhe1986 Жыл бұрын
Xasha heestan cadi mahan wayba igu socotaa
@abokorabdirahman36533 жыл бұрын
Waaa la yaabay Axyaa cod Wooooooooow
@kg69873 жыл бұрын
Ya Salam, Abwaan xasan ganey. Heestan waxay ku jirtay riwayaadi masibada aduunyada iyada u Macalin ah, waxa qaadey ikran caraale aabaheed (Maxamed caraale) AUN.
8/1/2023 Hees wadata dareen gooni Ah gaar Ahaan aad moodi inay iga hadlayso kaligay Xaalku wa bariga dhexe last year my school weeye f 4 buufis baa jira aan caadi Ahayn Rabow sakhir Amuuraha waxaan rajaynayaa Aniga iyo inta heestani Ay ka hadlaysaba baraariyo wanaag iyo wakhti ka qurux badan midkaaan maanta lajoogo
@Hamsebaashe129 күн бұрын
Sanad kadib xaaladada kawaran walal
@farhanrobleh5403 жыл бұрын
Aduunyooy waayo badan😌
@mohameddahir72933 жыл бұрын
Heesta inta aydaan ku heesin qadariya, xusa sheegana ciddii samaysay iyo fannaankii ku qaadi jiray.
@shakuurshakuur5762 жыл бұрын
Waxaa qaaday ikraan cardale aabaheeda
@haahaijaja64563 жыл бұрын
Legend
@barefootprofessor34553 жыл бұрын
Bahdaylo heesaysa na waa kow . Waa aduunyo uun dhe
@caashaqalbi8823 жыл бұрын
maxey qaban jireen barigii hore 🤣🤣🤣🤣🤣
@barefootprofessor34553 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 geel sida loo dhaco ayuunbaan ku ogaa
@farhankushin19013 жыл бұрын
The best waaaaaw masha alaah
@amalhussein82093 жыл бұрын
Waaaaaaaw 💯
@ayaanlesergio25083 жыл бұрын
Farhan qaboojiye legend keep going bro
@faysaljaaliyada35513 жыл бұрын
10000 4 weeks waa la yaabay, waxba lagama qaban karo