Farxad ayay la ooysay kumanaan dollar markaan siinay gabdhii deenta uga carartay carurteeda EPS 3

  Рет қаралды 23,612

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 23 күн бұрын
Masha allah dadkii kurbada kafeede alle ayakane haka feedo kurbadoda❤❤❤❤❤❤❤
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الحمد لله رب العالمين جزاكم الله خير الجزاء يا عبد العزيز ربي يحفظك ويسعدك يارب العالمين
@ubaxali2985
@ubaxali2985 Ай бұрын
Mashallah allow barakeey Somali 🇸🇴 🙏🙏waa umad waxtar leh isku gargaaro markasto & dhib kasto. So proud of my people 👏👏
@shukriali5770
@shukriali5770 Ай бұрын
Imaahay khayr ha siiyj intij daynta bixisay iyo intii u baafisay jantul fardawsa allaha geeyo insha. Allah
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Ай бұрын
Ma sha Allah
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Ай бұрын
Muslimiinta Allaah ha xafido Dhaman maley jogan Gar ahaan dadka soomaliyeed Runtii waa dad aad u naxariis badan Allaah ha xafido
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Ай бұрын
Lkn waxaa nagu jira cad aad u qurmuun oo aan aqiro iyo aduunba ku seegnay waana qabyaalad illahoow naga madoobee yaa raxmaan
@HipoShawo29
@HipoShawo29 Ай бұрын
Masha allha qalbi farxaye maxaa ka quruuux badan wllhi ❤❤❤❤❤
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Ай бұрын
Maasha Allaah Muxsiniinta Somaliyeed Aduunyo Fil Nimco Aakhiro Fil Janno Allaha Edin Seeyo
@AishaLadan-z1j
@AishaLadan-z1j Ай бұрын
Masha Allah allaha kafarxiyo dadkii kafarxiyay gabadha c/caziz allaha kubarakeeyo wllkey
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Rabbiyoow dowlad khayir oo diin dal iyo dadba wax u qabata yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
@cabdulahicabdi2729
@cabdulahicabdi2729 Ай бұрын
Maasha allaah
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 Ай бұрын
Inta dimman Alla ha soo fuddeeyo intii wax kuu soo dhiibatay Air aan lasoo koobikarin Alla ha siiyo muraadkoodana Alla ha siiyo . Intii kaa sugeeso oo sabresana xaqooda Alla ha kuu sahlo insha Allah
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h Ай бұрын
Abaayo mcn Allah swt hakuu gargaaro 20000 way badan yahay still waad u baahan tahay iyo waliba wax aad gacan qabsi kadhigatit
@Sahan12341
@Sahan12341 Ай бұрын
ماشآءالله تبارك الله ماشاءالله waan kufarax sanahay inta hartayna Allaha sahlo
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya kheera ha siya inta cawisay mamma rabi ajira ha idan siya rabi dhiba ha idan Cawiya rabi abaayo ha ku kalameya inta dhiban illahaye ha ku sahalo
@nasteexoaadanmaxamed8128
@nasteexoaadanmaxamed8128 Ай бұрын
Masha allah
@CantarBaliile
@CantarBaliile Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mahadsanid guul cabdicasiis❤❤❤
@AbuuAsad
@AbuuAsad Ай бұрын
Wallahi wan laoye illahey hanodhiibo wax an ugafarxino ajar allah hakasiiyo intii caawisay
@saidaabdi6566
@saidaabdi6566 Ай бұрын
Maashaa llaah
@ashanur7166
@ashanur7166 Ай бұрын
Maashaa allaaah baarakallaaa
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein Ай бұрын
Mash allah alx illhey ha ku fududeeyo
@yaaskaismail
@yaaskaismail Ай бұрын
Guuleeyso AbdiAziiz waxan ahay sxb kuguxiran ilintir ilaa dhoorsano❤❤❤❤ Allah ayaa kaasinaya Ajar aan lakoobi karin waxa tahay KZbinr ka kaliya ee umada Somalia shaqo aan horay ujirin uhirgaliyay waliba dowlada Somalia waxa talo iyo tusaale siinaya ineey Bilad sharaf siiso AbdiAziz eey maasuusto wayoo umada Somalia Shaqo Wayne ayuu uhaya ❤❤ waxan ahay Teacher YASIN macalin Computer ilaa 19 sano wadanka majoogi sxb Abdiaziz Guul iyo Gobanimo ayaa heysataa❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
MASHA ALLAAHU TABAARIK
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Ай бұрын
Insha Allah shaqo barakeysan wa heli doontaa istaqfaarta iyo saliga rasuulka s w badi insha allah waa kheeree cabdi caziiz maskiin u kaalmewye baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada
@ashanur7166
@ashanur7166 Ай бұрын
Alloww qayr badan sii umada islaamak ee gabadha daynta ka bixisay
@bima9383
@bima9383 Ай бұрын
C/ casis sualahaga waa adagyahin
@XaashiCali-x1y
@XaashiCali-x1y Ай бұрын
Allahu akbar
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed Ай бұрын
Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 Ай бұрын
Alxamdulilaah
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 Ай бұрын
Allayow maal xalaal ah oonu baxsano I nasii inta baxsatayna ubarakee yaa rabbi❤❤❤
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Ай бұрын
Allaahu akbar
@ammat-t5m
@ammat-t5m Ай бұрын
Soomaali waxaan ma aqoon hooyo dayn gurigeeda uga cararto kow iyo sagaashankii ayaa waxaan la maqlay waliba waxaa jirtay hooyo lacag tuugo ku qaadatay qoftii iyada damaan qaaday in ay la siiyo lacagta ay hooyadaas qol ku xirtay sadex bilood hooyadii uu ku dhacay dhiig kar markaa ay soo daysay hooyadii oo jiran ka dibna hooyadaas halkaa ku dhimatay dhowr bilood ka dib iyadoo ka tagtay caruuro badan laa xowla walaa quwata illaa bilaah
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 Ай бұрын
alle ha kaa saaro cbbti ita kugu hadhaya abaayo
@Abdallah-d2f
@Abdallah-d2f Ай бұрын
Qofkii ruux mu'mina ka faydo kurbo Allah baa ka fayda kurbo kurbooyinka qiyaame ka mida.
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i Ай бұрын
Inta hartayna walaalyaal halkaa ka wada khyr qabayal
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h Ай бұрын
Inta kalena kabixiya miskiinta
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h Ай бұрын
A/ really ? Why aad odaygii 6 jeer ucelisay?! Dadka kalena ula shaqayin waa sax gabadhan miskiina ah 👍🤲🏾✅ lkn odaygiii maxaad caruurtiisa ugu raadin why day u raadin wayday means u baafin whyday
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Ай бұрын
Enentan marka daynta laga bixiyo meelna haloofuro sidaa hadaynu isu caawinayno waa wax qaaliya
@yaaskaismail
@yaaskaismail Ай бұрын
❤❤❤
@AbdullahiAdamAhmed
@AbdullahiAdamAhmed Ай бұрын
Wax badan baa ku haray wali marba haddii kuma aan sii hartay
@leylonuur9935
@leylonuur9935 Ай бұрын
Dadka soomaaliya jooga waa dad deynta aad uqaata kuwa siiyana wey u qabsadaan 7 sano ayaan ayaan ganacsi ku jirey hal qof deeyn iguma yeelan kuwa aan ku yeeshana uma qabsan anoo dadbadan deyn kuleh ayaan wadankii ka soo tegey qaarkamida wey dhinteen deenta iska daaya soomaaliyeey kuwa deenta bixiyana cafiya miskiinta
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 Ай бұрын
Allayow maal xalaal ah oonu baxsano I nasii inta baxsatayna ubarakee yaa rabbi❤❤❤
@Yaqshiid
@Yaqshiid Ай бұрын
Masha alaah ❤❤❤❤
@luulshire8301
@luulshire8301 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Manshaallaah ❤❤
@HalimaHussein-lz3iq
@HalimaHussein-lz3iq Ай бұрын
Maansha alaah ❤❤❤❤❤
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 5 М.
CIQAAB DUMAR | SOMALI SHORT FILM
25:09
FAM TV
Рет қаралды 111 М.
Waxan ahay Hooyo caruurteedi laga qaatay Qisada …Sagal
23:02
Cadceed channel
Рет қаралды 44 М.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН