Xariifkaan Tiktok wax mar loogu aruuriyay ilmaha yaryar dartood oo maalma dhan kuqaraaban jiray, 2022 mase 2023 bilaawgiisa
@ikranabib7919Күн бұрын
Ax Allah ha u gargaaro caruurtaasi
@ibnucadaani677Күн бұрын
Somali dulmi baa inta kaso reebey
@leilamohameda6889Күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@faizaislaw4976Күн бұрын
Hala xiro shirqool ey wadeeen halka dolar canbulo xaugu kariweysay jarer yahow hoyadaa shabaab Waye
@faizaislaw4976Күн бұрын
Hooyadood shabaab waye
@fadumomohammed7068Күн бұрын
WIILOOW BEENTA DHAAF ILAAHEY KA BAQO ALSHABAAB BAATAHAY
@sahraahmed4810Күн бұрын
C/siis wiilka nagacii soo qor fadlan hadaa message hesho
@siradasheekh2945Күн бұрын
war horta madaxda iyo dowlada yey dowlad u yihiin yey u shaqeyan ma dadkale masuul ka yihiin schoolka xita hala xisaabiyo wa moryaan wax barasho war wadama shiaheeye o somali eheen xita ma sameyeen saan
@siradasheekh2945Күн бұрын
Deriska ilmahaan xita wa dad xun war somaliya naxariis ma taal
@User-v4cКүн бұрын
Masha Allah waa fariid yar ilow u gargaar ina soo daa waalidkiisa Deriskana uga dhig kuwo caawiya ilmahaas yar yar
@siradasheekh2945Күн бұрын
wa dowlad qeyru masuula war inter lagu arkay 7 caruura o hooyo iyo aabe laga watay dowlada iyo maxkadaha ayaga in ta xirxiro ah sharciyan walciyaadu bilaah
@safiabdilahiКүн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@deeqocumarmuxamud2182Күн бұрын
Yaa allhaa
@mohamedisse9986Күн бұрын
Dowladii xerati may ilmaha maxay ugu warqabi waayee
Aad ayaan ofa xumaahy inshallah illahy ay so sidaynayo hooyo iyo abee inshallah waa u duceyneyna mmiskin
@najmagelle5202Күн бұрын
Maasha Allah tabaarakallah ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu adoomadiisa qalbigooda idiin soo leexiyo Mida kale waa wiil caqli badan mas’uul ah yacni waxa i taabatey siduu ooga walwalaayo gabdhaha walaalahiisa😭😭😭 wuxuu yiri wiilal yaa xaafada degan ayaan ka baqaa in laga caqli badiyo iska garo la kufsado 💔💔 Meel lagala xiriiro mala soo dhigey Habaryar gabdhaha dugsiga Qur’anka dhiganaayo xitaa ka TAXADAR maanta fitnada badatey sheekh iyo sheydaan yaa la kala saari karin Gabadhaha u sheeg cidii ku xadgudubta iney diidaan kuuna sheegaan insha’Allah Wabilaahi tawfiiq
@Dekaelmi-xl7gbКүн бұрын
Masha allaah ilaahow caqligiisa u dayso daruuftaana kasaar dowladana allaha kuduwo inay umadeeda ay u dhaaratay wax tarto 😢😢😢😢
Hada saan ayaa loo dayacay markuu rafado oo uu koro ayaa la laleyahay kalay qabiilkada u dagalan ama hadii uu her garo waxaa la leyahay ina hebal qaaranka qabiilka keen qabiil wax ma taro wlhi qof qabiilkisa wax u taray ma jiraan inaa bahan tahay iyo inuu bukaan tahay kuma ogo qof qabiilkiisa waxbarasho free siyay ma jirto qof qabiilkiisa degaankiisa hor mariyay oo warshado iyo wadooyin iyo gooba caafid u qabtay ma jiro burbur iyo gablan iyo dhibaato iney u hor sedan moyee wlhi wax qabiil qabtay waligey ma arkin dowlad ayaa wax laga sigaa ama hey'ado dhalinyaroy qabiilka aan isku deyno qof wax inoo qabanayo aan tagerno siyaasi tuug iyo oday dhaqameen jahil ah aan iska deyno warkiisa danta guud aan ka shaqeyno cidii xun aan ku banaa baxno waa iga talo walaaltinimo iyo danteena guud cid wanag noo wado maleh aan indhaha shidano fadlan xumantaba waan u sacab tuna wanaga aan u sacab tuno isku soo bax aan sameyno
@maqsuudmohame9476Күн бұрын
Wiilka caqli badnaa alaahuma baarik gabdhaha walalhiis siduu u ilaalinaayo
@cabdullaahicalixasan9205Күн бұрын
Jareer miyaa ehello leh haddana la isku kaalmeeyo
@deeqoahmedsomaliyaguul7685Күн бұрын
Allah kabaq hada cawinkarta cawi hadi kale wa ciyal yaryar wlahi
@fartunabdullahi9804Күн бұрын
Yaaaa Allaah 😭🤲🙏🙏💔💔💔
@princesszohachannel8356Күн бұрын
Mnsha allh waa fariid wuuka baxaa maalin uun inshallh