FARXAD AYEY KU BILABATAY LAKIIN MURUG AYAA KA DANBAYSAY ASAGA ILAA IYO HADA ..........

  Рет қаралды 122,662

JAKAARTA7

JAKAARTA7

3 ай бұрын

Пікірлер: 613
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@user-zy8of3xv4j
@user-zy8of3xv4j 3 ай бұрын
Scw scw scw
@MaxamedXassan-yv5ey
@MaxamedXassan-yv5ey 3 ай бұрын
scw
@jibrilabdiahmed3610
@jibrilabdiahmed3610 3 ай бұрын
SCW
@AstaahilISAAQ-qp4mm
@AstaahilISAAQ-qp4mm 3 ай бұрын
Scw scw scw 😂😢
@user-ln3ob2mn4t
@user-ln3ob2mn4t 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw🎉
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 3 ай бұрын
Allaw intii muraad leh muraadkoda ufududee Intii qalbiga ka gubanaysa alle haw qaboojiyo 🤲
@user-he3wf2tr5r
@user-he3wf2tr5r 3 ай бұрын
Amiin amiin yarabi 🤲🤲
@user-zp3xn4xe1m
@user-zp3xn4xe1m 3 ай бұрын
Amin ya rabi
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 3 ай бұрын
Amiin yaa raabi
@amalqurux247
@amalqurux247 3 ай бұрын
Aamiin yarabi
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Amiiin ya rabbi
@najmanituu7749
@najmanituu7749 3 ай бұрын
Illahayoow haduu babad qabo usoo dhawee🤲 wallshen
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 3 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw❤☝️🕋🤲♥️
@LovelyChateau-ip8rs
@LovelyChateau-ip8rs 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@ruweydaabdulaziiz-dt4sg
@ruweydaabdulaziiz-dt4sg 3 ай бұрын
ya Rabi Lawa walba oo is Jecel isku keen Faraxd ay ku wada noladan sii Ya Alllah😢🤲🤲
@HibaaqAbdi-bf4le
@HibaaqAbdi-bf4le 3 ай бұрын
Amiin 🤲🤲
@zesi23
@zesi23 3 ай бұрын
Qosol walba oo badan murug baa ku dhex qarsoon😢
@user-qs3lq3jz1k
@user-qs3lq3jz1k 3 ай бұрын
Anaga kii ila dhashay 4sano aan wayayy ilhay aan baryi jirnay markii 2023 ilhay no kenay marka abyo waa laga yabaa inuu nolyahay marka ilhay bari inuu ku yimado
@Nimco-jh2qf
@Nimco-jh2qf 2 ай бұрын
Ani xitaa wallkey 5 Sano naga maqnaa alxm markii danbe ilhey woo keenay❤❤
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 3 ай бұрын
Khayr in sha allah, Rabbi ha u soo dhaweeyo wiilka, runtii si qalbi ah ayey u jeclaatay wiilka, Subxanallah. Aaad u ducayso huuno baan dhihi lahaa
@deeqdhunkal5022
@deeqdhunkal5022 3 ай бұрын
Marwo adiga cml ayaa u qalma I inuu noolaado aniga waxan u arkaa nolasha inad u qalanta wax badan hadiiba uu jiro qof bini aadam ah oo loo rajeye guul aniga adiga ayan kuu rajeynaya dadka kaama aqaan lkn niyada ayan ka walallownay waxana kuu arka sida walshey oo kale mida kale sida ad u nooshahay waxan rajeynayaa hadii ad usii noolaato inad guuleysaneyso aniga 10000jeer ayan guul ku rajeynayaa waxana filaya hadey dhacdo inan talooyin intan ka badan lu siinkaro inan ku siiyo insha allaah nasiib wacan marwu buldhuq almaaas guul guuul guul onsha allaah
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 3 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤
@nasrayasin1378
@nasrayasin1378 3 ай бұрын
Gbadhan qosolkeeda m.a farxdleey wye❤ ilahay u sahlo wiilkaas😢
@ahmedspeaker6583
@ahmedspeaker6583 3 ай бұрын
Legend Jakarta, big respect 🙏.
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 3 ай бұрын
Inantaasi qoyska wiilka ha raadiso si ay u qanciyaan geeri iyo nolol allah war khayr qaba ha la kulmiyo
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 2 ай бұрын
Wa tan an isleyahay wayka Gabisay Haday run ka tahay Maxay Familkiisa oo Magalka ladagan maxay u Radin waysay
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 ай бұрын
Habo dhagayso ninkaan cuntada udiiday oon la ooyi jiray oon moodi jiray asagoo kaleh inuusan jirin markaan isguusanau oo ilmo isku dhalnay waxan gaarnay inaan guri sanado ilmaha isla korsano kadib isfurno maantana dad ayuu iila liitaaye waqti haiska dhumin hore usoco qof tagay ha israacin jacayl waist fahan kana hada baba hasid ee midkale daydayo allaahu aclam
@TooBashir
@TooBashir 3 ай бұрын
Waxaa talo iga ah almaas in ay raadiso wiilka family si ay nolol iyo geeri mid ugu hesho iyo in ay numberkii ay kala hadli jirtay shido oo ay fariin uqorto ama wacdo wxaa macquul ah in uu asiga wili heesto ama qof family ka mid uu heesto oo sidaas war uga hesho wxaa urajeynaa in ay hesho 🙏🙏🙏
@HAMDA_MOH
@HAMDA_MOH 3 ай бұрын
Horta barnamij kaste oo jaceyla maxay dumarku u badan yihin wlla murugadina guryaha la fadhista anigaba khiyamadi aduunka igu dhacday illhaybanan la talo sartay wlh illhay jacelkisa wax ka wanagsan waan wayay muruguda jacel igasoo martay illhay ayay xidhidhkisa ii hagajisay illhay xidhidh la yesha
@RaaqiyaCaydaruus-ly6ci
@RaaqiyaCaydaruus-ly6ci 3 ай бұрын
ilaahoow usoodhawe jacalkeeg Amiin Amiin yarapi
@arwacabduqaadir2713
@arwacabduqaadir2713 3 ай бұрын
Reerkisa raadi abaayo si Aad uhesho inuu nool yahay iyo inkle ihope inaad hesho uu jacelkina noqdo mid guuleysta😢❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 3 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@hadiyaayanleh9833
@hadiyaayanleh9833 3 ай бұрын
wn ka qaday😅
@user-cp6jd5fg3l
@user-cp6jd5fg3l 3 ай бұрын
Wannkaaqaaaday😊
@ZAMZAMCLAHI-nc8po
@ZAMZAMCLAHI-nc8po 3 ай бұрын
☝️
@suhaybcumar9030
@suhaybcumar9030 3 ай бұрын
Wan ka qaday😂😂
@ashamohamud477
@ashamohamud477 3 ай бұрын
Laxowla 😮
@user-xl8kr6it8w
@user-xl8kr6it8w 3 ай бұрын
Wlhi qosolkeda iyo farxadeda ayan ka daremay iney qisa tano kala ka dhax guxeysa hadu nol yahy sanada xita hakaso waregata wukuso radin I.a hadu dhintyna ilah hau naxaristo😢😢
@mohamedsaadakbashiirhass-ed3bn
@mohamedsaadakbashiirhass-ed3bn 3 ай бұрын
Wllshy Almaas iyo Jakaarto waan idin salaamay dhamaantiin intaas ka dib waan dhageeystay qisadaada xanuun ka badan abaayo. Waxaa run ah in jaceylka dhabta ah aan laga quusan waana kugu raacasanahay fikirka ah inaad wali sugooso. Hadiin aan fikiray 3: arin midood baan ku tuhmayaaa haduu jeceylku dhab ka ahaaa. 1: in uu xabsi ku jiro waxaa jiro kumanaan dhalin yaro oo xabsiyada caalamka ku xareeysan oo oo hadalka dadkooda iyo kan xigaalkood helin . 2: iyo inuu meel uu kaala soo xiriiro garan waayey oo cidiisu Gabar ku mahriyeen ama uu wali ku raadinooyo. 3:in uusan aduunka joogin. Waxaaan kuu rajeeynaa inaad qofKaaga ilaaheey kuu sahlin doono oo aad la midoobi doonto I.a nolol wcn aana kuu rajeeynaaa. Waxaa ku dareemi karo ruux macaanka jecyl iyo qaraarkiisa soo dhadhanshe😢😢💔.
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 3 ай бұрын
wiilka armu magafe hystaa ama melaha kunolyahay kudhibaataysa yahay Allah hagargale usoo duceeya miskii kaazi iyo family giisa iyo gabdhan yare jclba 🤲🤲🤲
@DrsRooya-ul5yr
@DrsRooya-ul5yr 3 ай бұрын
Wlhi ani xitaa mids niyDeyda ku so dhcaday
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 3 ай бұрын
@@DrsRooya-ul5yr haa macquul weeyi ileen Gabadhu wiilka cidiiza kamawarhayse
@afridiawad6340
@afridiawad6340 3 ай бұрын
Jakarta ma ahan qof waraysi fiican. Waar wiilku wuu noolaan karaa, inuu xiran yahay ayaa suurtagal noqon karta. Wuu dhintay ee ka har uun baad ku haysaaye, xal kale raadi. Wiilka family giisa raadi😅
@SamiraAli-pf8tj
@SamiraAli-pf8tj 3 ай бұрын
Jakarta barnamij fcn baa wadaa keep up❤
@ahmedspeaker6583
@ahmedspeaker6583 3 ай бұрын
Walashey insha Allah niyada Rabi Haa ku qabojiyo....Wilkas hadii kher kugu juro Allah kusiyo hadi hadii kala niyadada Allah kasaro .
@sayidcalicabdishakuur6675
@sayidcalicabdishakuur6675 3 ай бұрын
Sxp jakaarta qofka aad wareysanayso fadlan qalbigiisa dhowr sababta aan saa kuu leeyahay waa in gabadha aay marar badan ku tiri "ma aamin sani in uu wiilkaa dhintay" taa cagsigeeda adna aad marar badan ku celcelisay in uu dhintay, gabadha indhaheeda ilin ayaa soo dhaafeysa, Fadlan ka taxadar qofka martida kuu ah qalbigiisa Mahadsanid
@aweysxasan1523
@aweysxasan1523 3 ай бұрын
Wll.guuleyso
@akqanciye
@akqanciye 3 ай бұрын
Ninka sidey latahay unbu shegay waxna kuma jabna
@Yusufaxmed-bv4bz
@Yusufaxmed-bv4bz 3 ай бұрын
Allaha sidhakhsa ugukeno walshen
@hamzamohamedoffical1601
@hamzamohamedoffical1601 3 ай бұрын
Waa nolaahy wilii niyada qeyr usheyg❤
@maryanxussenmajaay7707
@maryanxussenmajaay7707 3 ай бұрын
Masha Allah abyo niyadaad qeer usheeg waad helesaa
@user-us7ku8gp7r
@user-us7ku8gp7r 3 ай бұрын
Ilahy adoonkiisa oo afxiran ahy ilahy hakuusalo marwo wan kuladeremayaa wlhy wayo wan ogahy dhibka ayledahy qofka aad jeceshay ood waydo😢
@user-od3xp7jz9u
@user-od3xp7jz9u 3 ай бұрын
Reer xamarku indho adka wleh xafadan nin ku ogalaan from duriyada ❤
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 3 ай бұрын
Reer xamarka way ka dhaqan fiicanyihiin reer waqooyiga wayo waxa sharaf badan gabadha guriigeeda ninkula sheekaysata ninku xiita wuu ku ixtiiramaya oo wuu xiishonaya lakiin markad darbiiyada la fadhiisato oo huteelada u racdo iyo xafadu degan yahay maxa dhiici kara khatar kasta marka waa intaay ku kala duwan yihiin.
@najmaadan9529
@najmaadan9529 3 ай бұрын
@@xidiigtareersool2729waarunta 😂
@fardowsomohamed5366
@fardowsomohamed5366 3 ай бұрын
ILahay sidii khayroon Haa ku wafajiyo ilahay bari radi wiki ku yiri wuu baxaay radii qarabadi saa
@calixareed5905
@calixareed5905 3 ай бұрын
Ilaahow rabigaayo salaad kasoo beexe miskinada aaay heesho jacaylkede waaa noolyahay waadna helaysa wll qali😢
@user-zn4rb1xq9i
@user-zn4rb1xq9i 3 ай бұрын
Allha ku nabad keeno abayo🤲🤲🥺
@DucaysanAli
@DucaysanAli 3 ай бұрын
Wuu noolyhy wana isheleysiin i.a😭😭😭
@abdullahiwerah8823
@abdullahiwerah8823 3 ай бұрын
Mrs buldhuq caadi ma ahaan ❤ waad heli Willa aad jeclaatay niyada qeyr u sheeg
@Caashomaxamed-tp6oo
@Caashomaxamed-tp6oo 3 ай бұрын
Allow😢 usoceli walashena yarabi wax walba adigaa og😢🤲🤲🤲 ilahayow usoceli walashena😢wiilkas ay sidan dhan ugu kalsonthy
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 3 ай бұрын
Sorri qaali qalbiga alle hakuu qaboojiyo Jcylku marna waa macan marna waa qaraar adigane qaraar kisii baad mareysaye alle hakuusoo sahlo wiilkaad isjecleydeen❤😢
@mohamedchanel5921
@mohamedchanel5921 3 ай бұрын
Kooxda dhan qisa kabuuxda iyoo been iyo jiliin mss bulduq jcyl maba galineee❤❤❤
@daadapro3713
@daadapro3713 3 ай бұрын
Jikaaroow maxaa udilee ninka immisa jeer ayaa kusoo cel celisay wuu dhibtay wah😮
@XaawoMaxamed-dz7fg
@XaawoMaxamed-dz7fg 3 ай бұрын
Calasahan haduu nool yhy wuu soo hadli lahaa😢
@faizmohamedyalah1899
@faizmohamedyalah1899 3 ай бұрын
Hadoo kheer kuu yahay alle hakuu soo dhameeyo abaayo oona nool yhy🤲🏻🥹
@Hodan.mohamed292
@Hodan.mohamed292 3 ай бұрын
Wllshey ani filirkeyga wiilkaa raadi wadooyinkii ugu danbeeyey ee aad ku heli karto sida1 asxaabtiisii 2: wiilkii kuu sheegey maalintii uu baxay 3: gabadhii kow tellkaada ka wacdey 4: xaafadoodii tuu ka guurey io meeshuu kaaga imaan jirey 5: magaciisa oo sadexan hadaa garaneyso ku raadi 6: jaamacaduu dhigan jiray wakhtigaa dabagal ku samee 7: raadi cid uula tahriibey intaa dabagal wllshey waqtigu wuu socdaa afar sano se ma foga markii la fiiriyo fadhiga ka kac waa heli kartaa hadaa isku taxlujiso raad un xiligaan nolol io geeri mid ku ogow wllshey sugaalka daa mss Almaas allha kuu fududeeyo xog asaga. Ku saabsan
@souleimanfarah642
@souleimanfarah642 3 ай бұрын
Mrs almas murugta iska dhaaaf kuma qurux badnid farxadaada haka gudbin go ahead wlsha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iam.legendar
@iam.legendar 3 ай бұрын
Waxan diyaar u ahay ina guursado quruxleydaan codka wacan leh😂❤
@hodanabdi580
@hodanabdi580 3 ай бұрын
Allah usoo dhaweeyo jaceelkeeda balse dadka markee soo tahriibaan magafe ayaa qabsado oo iska haysto dhowr sano mararka qaarna waaba dilaan oo kaw bey kasiiyaan marka inuu xeran yahay u badi
@user-gf6wv7ut8s
@user-gf6wv7ut8s 3 ай бұрын
Wlsheyey allaha kusoo dhaweeyo wiilkaaz xanun jacayl waxa dareemi karo qof dhibks haysto anine hadaaba lajiifaa allaha khyr kadhigo😮😮❤
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 3 ай бұрын
Ramadhan wye Asxabey benta nagadafa 🤗🗣️ , marwo buluq VAR 😅🤗 barnamijki ahay qof ad kukalsontahay waacn kunadeh laacg aan ubahanay Ee isodir 😊🫵 ywye My love Kay waecysi 😂 war hanagalasiyo i.a 😎🔥
@NimcanAK
@NimcanAK 3 ай бұрын
Abayo alle qalbiga haku qabojiyo
@user-sl6ly4wl9h
@user-sl6ly4wl9h 3 ай бұрын
Allah dhimasho hadad ku ogthay ficnanllahedaa maba nolol😢😢😢
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 3 ай бұрын
Jakarta suaalahaada qaar waa qalbi jibis kada hablaha, almaas waa helidonta insha allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Allaha kuu sahlo, insha Allah kheyr ❤❤❤
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 3 ай бұрын
jikarta wll qosoyinka ad soo gudbisid waa ok lkn sida ridwanisaaq oo klee urayso qofkaas halkee baad isku barateen seebad isku baeateen waydii sheekada xogaa xawaaji marmari hhhhh insha allah
@faadumocali2434
@faadumocali2434 3 ай бұрын
Abaayo kadanayso kaas haduu nooyahay oodacayahay 4 sano kuma mugeen 4 sano 4 cunug ladhalikaraa qalbiga alaah kuqawujiyo
@hodmanhonest
@hodmanhonest 3 ай бұрын
Sorry abaayo ani waxan ku dhihi laahaa waad sabarte hadoo nool yahay intaaba kaa ma maqneen iska sabar noloshaada hore u wado mid ka wanagsan baa alle kaaga baryaa adina qalbiga alle ha kuu qaboojiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@KhadarMK12
@KhadarMK12 3 ай бұрын
Wcs wrwb, horta waxaa fahmi waaye 90 💯 gabdhaheena Somaliyed marka ee soo galaan social media mid walba qiso ee kusoo gashaan mid xariir ka xumaaday mid guur ka xumaaaday, meel lagu nafiso ee noqotay especially TikTok ama KZbin ama facebook lkn ma aqaan sababta keentay 🤷‍♂️ tan aa ugu roon marka aa isdhahdo qiso lee hoos kawataa runtii waa yaab ilaah ha u yasiro inta qiso ama dhib kalla kullantay
@FaycalSaid-fz8lu
@FaycalSaid-fz8lu 3 ай бұрын
Allaha iska ka dayo walshay ❤❤
@user-br5pm5vr7f
@user-br5pm5vr7f 3 ай бұрын
Ilahy haku soo dhawaeyo abayo 😊
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 3 ай бұрын
Buldhuqeey ciyaarta naga daa xbbi😂
@NimcodaahirDaahir-ri9re
@NimcodaahirDaahir-ri9re 3 ай бұрын
Ilahy haku soo nabd celiyo wallshy❤❤❤
@mucaadyareofficial4191
@mucaadyareofficial4191 3 ай бұрын
Wanagi shali lagu bartay inu ugu so labto ayan rajeynaya oo uu jaceylkooda mesha kasi wadan oo uu noqdo mid mira dhala insha allah wayo dheel dheel ma ahan qof ku jecel in uu ka maqnaado intas adiga o nafta ku sa sabaayo inu mar un kula so hadli doono waxana rajeynaya walashey iney heli doonto jaceylkeda inkasto aay uso samirtay asna sidas cml inu u radinaya laga yaba insha allah weyna is heli donan jaceylka dhab ta ah ha guulesto
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 3 ай бұрын
Abayo ilaahay hakuu soo celsho
@AbdiwiliAhmed
@AbdiwiliAhmed 3 ай бұрын
Allah swt aakusahla sister 🤲
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz 3 ай бұрын
Qisadii macaanka badned ma qiiro jaban bay ku soo dhammaatay 😭
@Somalianews1
@Somalianews1 3 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam
@funny.videos00007
@funny.videos00007 3 ай бұрын
Maalin maalmaha ka mida waad isoo raadin doontaa adigaa ii wada raali galin iyo wax la mida Lkn waan ka xumahay lkn waad kasoo daahday😢😢😢
@user-ge4wq9bw7q
@user-ge4wq9bw7q 3 ай бұрын
Almas wlshy mcn qofkaas ilahy melu ogu Talagalay xiligan wujoga hadey aakhiro tahay io hadey aduun tahayba. lkn wxn kuleyhy, qof 4sano kamaqan hadu nolyahay wu kuso xiririn lhaa, malaha manoola. Ee iskuday Ina nolashada heer kagari karto xiriir cusubna asaaso I,a you will reach high level in ur life and get soon someone who care for u than the one b4.😢❤❤
@saynababdi6226
@saynababdi6226 3 ай бұрын
Alle hakuu soo dhaweeyo insha allh
@IfraxMaydhane-fy3ny
@IfraxMaydhane-fy3ny 3 ай бұрын
Walashay ilahay qalbiga ha ku qabojiyo 😢 teda kle familigisa radii si aad shul ama shal u hesho
@subaneysubaney8994
@subaneysubaney8994 3 ай бұрын
Sorry Abayo
@mohamedjaceelow
@mohamedjaceelow 3 ай бұрын
@Mohamed Hussein Ahmed:aniga ayaa message kuu soo diraayo run ahaantii waxaad tahay quruxdii hablaha tii ugu sidatay waana mida aad hablaha kale ugu duwan tahay. amaan waad ka dhan tahoo Allah ayaa kugu mutestey heybadan @Mohamed Hussein Ahmed:❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@fardosayussuf4082
@fardosayussuf4082 3 ай бұрын
Illahi waxan kabaraayaa inuuu ninkaaas nolyeehee uu kusolabtoo I.a😢😢
@nimcohussain8147
@nimcohussain8147 3 ай бұрын
Anigabo will aan xariir laheen aa tahriibay waana ka celiyay wuu iga diiday inuu noolyahay iyo inuu dintay xattaa war kama hayi 2013 ey eheen saan u raadinayay hada dhow aan guursadan alx hoyo 2 babies heysato aan ahay nin walaley yoo waqtiga kaaluminin dadbqdan aa sidada cml ah xattaa qaar laqabo oon lagu soo laban aa jiran marka salad duko inuu ilahey haduu nolyahayna kusoo celiyo haduu dhintqyna qalbiga kaga reebo
@user-je5nr9pz9q
@user-je5nr9pz9q 3 ай бұрын
Sory jacayl😢
@OsmanMed-rx2qu
@OsmanMed-rx2qu 2 ай бұрын
Alaha kusoo dhawe Amin
@SULEIMAN_SRA_20
@SULEIMAN_SRA_20 3 ай бұрын
JAKARTA WAKU QALDAN TAHAY INAD DHAHDO INUU DHINTAN U MALAYNAYAA IWM SBBTO AH IYADUBA MA HUBTO SABABTO AH WAY JECESHAHAY
@user-qc7mm1lv9c
@user-qc7mm1lv9c 3 ай бұрын
Allah haku sahalo wallashey qaali
@quensaara9406
@quensaara9406 3 ай бұрын
Haduuba nolyahay wuu kula soo hadlaa abayo lkn nolashada inaa hore uwadato wagsan ❤
@Abdifitaaxmahamuud
@Abdifitaaxmahamuud 3 ай бұрын
Abaayo alahakuu sahlo jacaylka ❤❤❤
@user-cc7oy9iw3o
@user-cc7oy9iw3o 3 ай бұрын
Good job keep going legend ❤
@hibanuura9422
@hibanuura9422 3 ай бұрын
NAFTA mar hadey wax jaceshahy rajo kama dhamaato 😢hadoo nool yahey allaha kula kulmiyo hadoo dhintay allaha u naxariisto 😓
@user-dk8rr1dk8o
@user-dk8rr1dk8o 3 ай бұрын
lambarkii hore daaro dheh ani wye wiilka ee sxp qoftaas meelaan ka soo wacaa waye ee pls hdee daaraneen wa.apkeda kega usoo qoraa😢😢😢
@user-fj9yr2dy5o
@user-fj9yr2dy5o 3 ай бұрын
Inkaar qabe inanta maxad saas ugu gashay balo kula haadaye 😢
@aayahacali5788
@aayahacali5788 3 ай бұрын
Ciyaarta ka dhaaf gabadha
@AHMEYBISHAR-rb5zx
@AHMEYBISHAR-rb5zx 3 ай бұрын
Mxa niyow gawadan oo dahabka jacelka ugusicilse wa hada runn katahay
@user-dk8rr1dk8o
@user-dk8rr1dk8o 3 ай бұрын
@@user-fj9yr2dy5o saas mhan waa is weeyne lee ee ani kuma ciyaarin ee hda haliisoo xariiriyo pls😭😭😭
@user-dk8rr1dk8o
@user-dk8rr1dk8o 3 ай бұрын
@@AHMEYBISHAR-rb5zx dahab wee dhaafte dheeman dheh illahee haiisahlo scp
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-mo5ip6vj1u
@user-mo5ip6vj1u 3 ай бұрын
Gabadha maxaa u niyad jabine subxanka jaceelka wax kama taqanid ninyahow abayo ilhey hakuso celiyo jecelkaga❤
@khallidmoalin-rs3bx
@khallidmoalin-rs3bx 3 ай бұрын
Gabadha Luuqa Ka dhiirigali
@user-mo5ip6vj1u
@user-mo5ip6vj1u 3 ай бұрын
@@khallidmoalin-rs3bx aniga maluqa laygu sodiray mise KZbinka uugu imaday iska hadal badna
@ihsaammahamed3460
@ihsaammahamed3460 3 ай бұрын
Wadno aad kujogtid maba lihid qofkga hadaa nolol iyo geeri kuheyn meel wlba waad karaadin lheyd buldhuley qiso saxan nosheeg😢
@user-zp3xn4xe1m
@user-zp3xn4xe1m 3 ай бұрын
Wllshy mcn ala hakusahlo
@ayubomar1927
@ayubomar1927 2 ай бұрын
Waa heleysa insha alaah haduu nolyahay
@user-ft8dk6eb4d
@user-ft8dk6eb4d 3 ай бұрын
Allah hakusahlo muraaskaga abaayo asigoonabadqabo Allah hakukeno abaayo qalbigana Allah hakuqaboijiyo abaayo
@mucaadyareofficial4191
@mucaadyareofficial4191 3 ай бұрын
The legend jakaarta guleyso legend
@AragsanInamohamed
@AragsanInamohamed 3 ай бұрын
Angaaa talathaaa sini lahay abyoo rathi wilkas familkisaa sifo u ogatoo inu nolyahay ama geriyothii ilaheyy jclkagaa dib ha ithen kulmiyoo
@maqdisAdenali
@maqdisAdenali 3 ай бұрын
Insha allah way heli dontaaye ha sugo
@Racdi-fj6eh
@Racdi-fj6eh 3 ай бұрын
Wa nulshay bulduq iyo Jakarta 😅😊
@rabiileMowuliid
@rabiileMowuliid 3 ай бұрын
Wall alle qalbiga haku dhayo
@wadaniofficial9869
@wadaniofficial9869 3 ай бұрын
Allaha ku so ifiyo abyo
@XasanMaxamuud-gw2ol
@XasanMaxamuud-gw2ol 3 ай бұрын
Allh haku soceliyo wllshy haniyad japin lkn waxad ogata hadii allh qoray markale inad kulantan wad kulmaysaan waa mida 1aad mida 2 jikarta ufirso qofka aad lahadlyso daren ahan hadalkagu wuxu ukeni karo
@sacdiyoccabdullahi9988
@sacdiyoccabdullahi9988 3 ай бұрын
Alle haku sahlo abyo
@momoofswedenabdi6823
@momoofswedenabdi6823 3 ай бұрын
Marwo buldhuq waa salamey ilaa hey ha usahlo
@koosariid
@koosariid 3 ай бұрын
Alleh haw soo dhaweeyo 😢
@abdimajidsalat9142
@abdimajidsalat9142 3 ай бұрын
Jakaarta waxaada lid kuyahay gbdha su alahada qurxi plz ✋abyo I a waad helee riyadada allah kurumeeyo I a❤😊
@ubahabdi6315
@ubahabdi6315 3 ай бұрын
Kkkk wariye ma aha
@hamdasahal6349
@hamdasahal6349 3 ай бұрын
Jakartoow wll wiilka mgciisa oo sddexan sheeg dheh sida ay familkiisa ula soo.xidhiidhan.gbfha una shegaan.inuubnoolyhy io inkle😭
@user-zp3xn4xe1m
@user-zp3xn4xe1m 3 ай бұрын
Yaa zxb ask him wlyal
@umuabdullahi1506
@umuabdullahi1506 3 ай бұрын
Sax wlhi
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 3 ай бұрын
Illahi qalbiga hauqawojiyo abaayo, aniga wil aan jecla aya tahribaay oo Europe adaay xita asago ilatashaan, marki aan maqlayna wan wareray lkn waxan ogadaay inaan noloshay watoo oo horaay usocdo.
@saabir-24
@saabir-24 3 ай бұрын
Usku day in aad Allah kusiiyo bedel ka wanagsan
@talisogemar
@talisogemar 3 ай бұрын
Wllhi xanuun wye
MARWO BULDHUQ OO WACDARO KU DHACDAY || KU DOQO QOFKA SII JEDKIISA 😂
19:18
LAMANAHA CUSUB || XARIIRKA NAGA DHEXEYO ||XAQIIQDA JAKARTA IYO ANIGA
11:00
YAA UGU SHIDAN QIIMEYN MAALINTA AROOSKEENA OO KALE RATE 1of
23:57
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 388 М.