UGU DANBAYN WU USOO JAWAABAY WIILKII DHUUBO DHEXYAR LAKIIN ASAGA ......

  Рет қаралды 187,030

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Күн бұрын

Пікірлер: 637
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
@user-pz4ep7fg3c
@user-pz4ep7fg3c 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@cabdulaahisheekhmohamedy-xj1ds
@cabdulaahisheekhmohamedy-xj1ds 5 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@user-hd1uh8ye9g
@user-hd1uh8ye9g 5 ай бұрын
Asc
@Dahiralasow-t8z
@Dahiralasow-t8z 5 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم🎉
@ClrasaaqSiciid-li6pv
@ClrasaaqSiciid-li6pv 5 ай бұрын
Adder mcn wa ku tagera asad Yahoo
@ClrasaaqSiciid-li6pv
@ClrasaaqSiciid-li6pv 5 ай бұрын
Hagio
@AndiNasirSuleiman
@AndiNasirSuleiman 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@user-jv9tc8xm7x
@user-jv9tc8xm7x 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم 😢❤
@user-uy1jm5dn3m
@user-uy1jm5dn3m 5 ай бұрын
scw
@Apdihakiin
@Apdihakiin 5 ай бұрын
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍
@fuadabdi3132
@fuadabdi3132 4 ай бұрын
𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 𝒂𝒌𝒃𝒂𝒓
@abourahman9586
@abourahman9586 5 ай бұрын
Wallo cawa iso duceeyaa inu ilahay ubad bariya igu irsaqo si walalnimo igu so duceyaa😢😢
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 5 ай бұрын
Allha kusiyo wll owlad bariya
@user-wq1zr3qd3w
@user-wq1zr3qd3w 5 ай бұрын
Owlaad baari ah allaha ku siiyo walal
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 5 ай бұрын
Alle haku siiyo wll
@Hanaadiali
@Hanaadiali 5 ай бұрын
Alle hakusiiyo awlaad baariya insha allh
@user-in2pd8ym6d
@user-in2pd8ym6d 5 ай бұрын
Allah ku siyo waliba kuwa bariyal ah o ehlu diin ah wll
@XasanCadow-bj4pt
@XasanCadow-bj4pt 5 ай бұрын
Ku sali nabigeena maxamed scw
@farhiyasalatm.k
@farhiyasalatm.k 5 ай бұрын
Scw
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 5 ай бұрын
Scw
@jibrilabdiahmed196
@jibrilabdiahmed196 5 ай бұрын
SCW
@ODayCiilow
@ODayCiilow 5 ай бұрын
Scw ❤❤
@user-rj1sr3uj4k
@user-rj1sr3uj4k 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
Cafiska wx ka wngsn malahan mhdsnd kun iyo kow jer illahay carurtada iyo xaskada haku barakeyo iyadana qalbiga ha uqawojiyo
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 5 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@Yaxyekayseismo
@Yaxyekayseismo 5 ай бұрын
Ani kula mida
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 5 ай бұрын
Moi auusi😂😂
@Realaplac
@Realaplac 5 ай бұрын
Wa ikan pro❤
@wllmohayre9950
@wllmohayre9950 5 ай бұрын
Like me😢
@user-jw6mc5rq1t
@user-jw6mc5rq1t 5 ай бұрын
Faraa ii taa gan😂
@SafiyoMohamedShariif
@SafiyoMohamedShariif 5 ай бұрын
Dadka wanaagsan Wali dunida kama dhamaanin qofkaan waa qof lama helaan ah, walaashay adna qof kale haka sameynin
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 5 ай бұрын
Weligaa nin aad xumeysay haku noqon xita haduu ku cafiyay sbbto ah wuxu isleyhy ka arso ama xumey sida mss uunsi iyo xjigeda uu ubahdilo aya laguu bahdili doonaa
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 5 ай бұрын
Su ubahdilay bal ishek
@mssmonday7902
@mssmonday7902 5 ай бұрын
Abeera cade nin rageed wle way yrtahy ind argto xilign wiil runta kashegya ragga ama hblaha latalinaya s
@marwankimil2559
@marwankimil2559 5 ай бұрын
Adi ayanita hade kuso labato maxa sameen lahayd
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 5 ай бұрын
Waa Runta wllky ❤🎉
@MaxamedCabdiwali-nq6ci
@MaxamedCabdiwali-nq6ci 5 ай бұрын
hh adi sixun wax ufiresy😂😊
@user-qj2kv5fr5d
@user-qj2kv5fr5d 5 ай бұрын
Mahamed jamac iyo maryan wee idin dhacatay nasiibkiina shaqeeyey hambalyo dad lawada cafiyey masha allah😂❤🥰
@AishaMahad-du3vw
@AishaMahad-du3vw 5 ай бұрын
M.a qof qalbi wanaagsan weeye ❤😢
@LalisaSakariya
@LalisaSakariya 5 ай бұрын
Abaayo maryaneey waar guul iyo gobonimo mcnto sharafey
@LalisaSakariya
@LalisaSakariya 5 ай бұрын
Noloshu kumà xumayso❤❤❤❤❤ gabadh anoo kle ah baatàhy xbbt ❤❤❤
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 5 ай бұрын
Abdiqani waa ku salamay alle haku barakeyo abowe
@user-mj7mo5zh8d
@user-mj7mo5zh8d 5 ай бұрын
Ma.abaayo haduuu soo hadaly ❤❤❤ilaahey hakuu caafiyo❤❤
@maxamednuurmoogow7284
@maxamednuurmoogow7284 5 ай бұрын
M.a waa wiil Qalbi wngsan wllshei Adn markle ha u noqonin i.a
@jamaalcabdalle5238
@jamaalcabdalle5238 5 ай бұрын
Masha allah waa guul u hoyatey walaalaha iscafiyey walal jakarta adigana ilahey ajar iyo xasanad haka siyo aamiin
@HASSAN-GREY
@HASSAN-GREY 5 ай бұрын
Gabdhaha quruxsan oo dhan hal ama labo qof way qalbi jabiyeen Sidaas darteed cafis ha waydistaan dadkay qalbiga ka jabiyeen sida gabadhan oo kale thanks All
@mandeeq4148
@mandeeq4148 5 ай бұрын
Wlle kathy Ina weydisaneyn😂
@HASSAN-GREY
@HASSAN-GREY 5 ай бұрын
@@mandeeq4148 kadaa wll cafiska waa wax fiican aduun iyo Aakhiro thanks sis
@AbdiasisMohamedAhmed
@AbdiasisMohamedAhmed 5 ай бұрын
maxay i waydiisan casif mar ay ilaqday ama ay idhuunjisay markaas ay ii imaan darbiga ha kasiiboodo
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 5 ай бұрын
Gabar qalbi wanag san dacad ah allh ku sharfo guur xalal ah orago Haku arzuqo iyo ciyaal bariyal iyo nin bari ah kuu xafido sida walalaha iyo walidiin tada camal❤
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 5 ай бұрын
Jimcaha ugu danbbeyo Ee bisha Ramadan waxaan alle ka baryaynaa inuu naga aqabalo acmaasha wanaagsan ee bisha Ramadaan IIaahay ha inoo aqbalo wixii qalbigeyna ku jira alle ka rali yahay allow nasey cilmi wanaagsan towbada nasuux ah irzaqad wanaagsan io camal la aqabalo allow nasii raxmad alle danbi dhaaf hanuu dheeraad ah allow nasiii. Allow ha naxariisto janada aan dhamanayn kitabkayena allow midigta nagasii yaa raabi soonka salada naga aqabalo ❤❤❤
@abdifatah4739
@abdifatah4739 5 ай бұрын
Amin
@khadro9946
@khadro9946 5 ай бұрын
Aaamin yarabi❤
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 5 ай бұрын
Amiin yaa Rabi S.W 🤲
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Abaayo waaxaan Leeyahy Ilahy Shalay Qalbigiisa Kusoo Jeediyey Mid Kle oo Ka Ficn waa Heli Kartaah Mar hadaa Nabsigii Aragtey waa Jibaad Kaga waa Gudatey Ilahy bari Sadaqo La Bax Noloshada rabi inuu wanaa Jiyo . Asigane waxan Leeyahy qalbi dacad ah Rabbi Ku Siiyey iyo samir alx dheh ilahyna Haka baal marsho Culeeska Ka Ridey
@user-ru5nn2pf9y
@user-ru5nn2pf9y 5 ай бұрын
😢😢
@user-zp8gm1cd1u
@user-zp8gm1cd1u 5 ай бұрын
THANK YOU JAKARTA ❤
@abdikafiabdullahi1164
@abdikafiabdullahi1164 5 ай бұрын
Masha Allah❤nin rageed qimaha Dumarka yaqaano waaye🎉
@user-xi2nc6mr1b
@user-xi2nc6mr1b 5 ай бұрын
🎉🎉❤❤❤
@user-fp6zl5ni3p
@user-fp6zl5ni3p 5 ай бұрын
Dhuubo waa macquul in aad u diideyso naag buu qabaa Laakin waxaan hubaa in aad yeeli lahayd haduu naag la aan ahaan lahaa Marka geesinimada aad halkaan ku soo fariisatey waa kuugu hanbalyeynayaa ee Runta ka hadal
@rabiileMowuliid
@rabiileMowuliid 5 ай бұрын
Arinkaa guul ayaa laga gaadhayi
@raxiinbooy4227
@raxiinbooy4227 5 ай бұрын
Legend Jakarta 😊
@Tayba283
@Tayba283 5 ай бұрын
Masha allah maryaney Naag labaad u noqo waa wiil wngsn qof ku fhmsn wye sndkaan ragii xun baa baty qabyo ninkiisa dhameystira 😂😂
@AyuuCabdi
@AyuuCabdi 5 ай бұрын
Alx Abayo hadii ku cafiyo waa qeyr ❤
@faadumomataan5104
@faadumomataan5104 5 ай бұрын
masha allah byo allah culaysyada hakaa dulqaado wllkaasna allah barakeeyo isagana allah ha ka cafiyo danbiyadiisa
@Madridista686
@Madridista686 5 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@munocismaan496
@munocismaan496 5 ай бұрын
Maansha allaah zizter waan kula daremnay xanuunki ugu danbeyy alx waan kula farxay walhy ❤ aqwaan alle mahdleh
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 5 ай бұрын
Aniga xata waaa kusoo duceeyay dhuubo dhaxyar👌 Anyway keep going sister
@KhadarMK12
@KhadarMK12 5 ай бұрын
MaashaAllah gabar caqli badan 🥰 oo go’aan fiican qaadatay 👌👏
@cabdullaahiyare7584
@cabdullaahiyare7584 5 ай бұрын
Jakaarta waa kubaryaa gabadhaan iiraadi waan jeclaaday daacadii❤
@ShamuureOfficially-pp3kn
@ShamuureOfficially-pp3kn 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-je8tj7mb8d
@user-je8tj7mb8d 5 ай бұрын
Mash Allah wallahi wa wilqalbiwanaksan❤❤
@fanaxlayissack4630
@fanaxlayissack4630 5 ай бұрын
M.a wiilnqalpi wngsano waaye allah kusharfo apowe adna apayo allah kucafiyo
@user-bv3nw9lo3r
@user-bv3nw9lo3r 5 ай бұрын
Alxm marba haduu cafiye Alle ha barakeyo waa wiil qalbi wngsn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 5 ай бұрын
Waliga Abdiqani haka shaginin😂dacadnimo nogu imow✌️👍
@NeyrusMaxamus-il3lt
@NeyrusMaxamus-il3lt 5 ай бұрын
Oo cada 😂😂
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 5 ай бұрын
@@NeyrusMaxamus-il3lt Haa qalbi xab xab😂
@user-hv7bh2mh2z
@user-hv7bh2mh2z 5 ай бұрын
Cabdi qani intaan ka aqaan waa daacad iyo xushmad badanyihiin❤
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 5 ай бұрын
@@user-hv7bh2mh2z wa idaweysay wll thanks🥰
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 5 ай бұрын
@@user-hv7bh2mh2z Haa xaqiiqatan horta magac Abdiqani Aad bu u yaryahay inti magacas la baxday dacadnimay nh isku recen
@Fardososaid
@Fardososaid 5 ай бұрын
Jakartaa cadee halkas kaawad cadow 🥰
@Abdallahmohamed59127
@Abdallahmohamed59127 5 ай бұрын
M.a wllhi waa wiil qalbi fiican asna alle ha xafido wllshy adna cafimad taam Alle haku siiyo asagaa u saree my sister keep going ❤
@SamiraAli-pf8tj
@SamiraAli-pf8tj 5 ай бұрын
Big legend Jakarta guuleyso brother❤
@user-iz4ii5fs3v
@user-iz4ii5fs3v 5 ай бұрын
Horta mamsha allh jakarta wan kufaraxsany walashe lacafiyay adina waxa kugu dhirigalina barnamijka wayo dad badan bay guul utay ugudanben
@aishaayuusha-zg4sv
@aishaayuusha-zg4sv 5 ай бұрын
Walkey Jakaarta BQ inte kutala adigo mhdsan ❤
@XamdXusen
@XamdXusen 5 ай бұрын
M.a wiil qalpi wanaagsan weeye😢❤
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 5 ай бұрын
Best person Waa wiil waaya arag ah gabar yar ayaad aheed ayuu yiri
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Barakumu Allah jamiican. Waa wiil qaali ah. Adigana ilaahay Farad kheyr qabo ha kuu sahlo.
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 5 ай бұрын
Mnshallah waa wiil wanagsan wyi alleh haku xifdiyo ❤❤
@user-km6pr6ch5d
@user-km6pr6ch5d 5 ай бұрын
Inbadn dhibka waxa geesta dumarka hadan calaclka ayaka kaga huriyo xanuunka waxa maro wa raga lakin cafiska waxa bilawo dumarka walhi aniga waxan arkay 4 sano qofan jecla hdan aan kuwaye 30 daqiiqo Lakin dulka iskuma dhigin huray Ayan ugu sucday viva faarxyal
@saabirina9060
@saabirina9060 5 ай бұрын
Wa gbr aqli bdan ma.a waligaa qofaa xumesay ha guursnin
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 5 ай бұрын
Jakaarta wareysiga kuma fiicnid 6 bilood jornalisim aad😂😂😂😂😂
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 5 ай бұрын
Ma ila aragtay midaaz 😂😂
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 5 ай бұрын
@@Kingofcity-we4gp anaa ka wareysi fiican kan🤣🤣🤣🤣🤣
@MuhiyadiinMahamed-cx4ev
@MuhiyadiinMahamed-cx4ev 5 ай бұрын
M.a wllhi malaheyn wuu cafinayaa lkinse waxuu noqdey qof aad uwanagsan adigana wllshey noloshaada Allah hakuu wanajiyo🤲
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 5 ай бұрын
Masha allh wlhi wa wiil nasab ah ❤❤❤
@AadantoAadan
@AadantoAadan 5 ай бұрын
Alxamdulilaah haduuba cafiyay ❤❤walaahi aad iyo aad ayaan uga faraxsanahay waan Murgay walaahi qofwax ani igu dheceena umurg❤❤i walaahi sxb ma fahantay m,a hormar waarara ayaan urajaynayaa❤❤❤❤❤
@fadumamacalinmukhtaar6183
@fadumamacalinmukhtaar6183 5 ай бұрын
Masha Allah waa will aad u wanaagsan Allah kheyr hasiiyo
@user-pl1cu6zi9k
@user-pl1cu6zi9k 5 ай бұрын
Wlhi saaan u sugaaye in la cafiyo gabadhan😫💜
@user-js5sr1wt3j
@user-js5sr1wt3j 5 ай бұрын
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 5 ай бұрын
Abdiqani wll Allah indhowru adi iyo ehelkaaga, marwadana Allah kaaga dhigo raaliyo. Runtii waxatahay quf qalbi wanaagsan, cafiskaagana waa wada dhageysani. Waxan ahay Aaaba lkn sidaaada cml laqalbi jibi
@Habon696
@Habon696 5 ай бұрын
Waxaa Alxm ah haduu ku cafiye Adna Allaah ha ku caafiyo sister
@sportschanel5341
@sportschanel5341 5 ай бұрын
Sxb jikarta barnamijkaga waa top balse bleas sida dadka lo waraysto soo baro aadba ugu liidata halkaas. Isku day qofka afkiisa ina hadalka kasoo saarto. Wana mahadsnthy
@SalamkovicSalat-ub6gp
@SalamkovicSalat-ub6gp 5 ай бұрын
Mashaallah My brother keep going alle hakucafiyo ❤❤❤❤
@user-zp8gm1cd1u
@user-zp8gm1cd1u 5 ай бұрын
M.A waa wiil qapi wngsn ALLAH sharfo ❤❤🎉
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 4 ай бұрын
A/qani Waa Ragii Soomaalida Saxda Ahaa Oola Yaqaan Walee Allaha Xafido
@DaacadMohamed-cs3fl
@DaacadMohamed-cs3fl 5 ай бұрын
Jakaarta wlh tlie lagend athy muuqaaadaan cml soo badi lipaha❤❤
@user-qw9fp6cp3h
@user-qw9fp6cp3h 17 күн бұрын
Cafisku waa hub aduunka wayn la isticmaalo 😢 ilahayoow adoomadaadii baa nahaye iska kaana cafi 🙏🙏
@user-wk9db1bz2f
@user-wk9db1bz2f 22 күн бұрын
Mashlh walshi ❤❤ horo uu soco waa lagu cafiyay walhi waa in qalbi fican
@CabdiasiisiSoomow
@CabdiasiisiSoomow 5 ай бұрын
Abaayo Nabsiga is ka ilaali 😢 farxadaan kuu rajeynaa❤
@zuheybabdihakim8649
@zuheybabdihakim8649 5 ай бұрын
Horay usoco wlashey Adi iyo Zxp key jakaarta ☝️👋👋
@ahmedmoh5341
@ahmedmoh5341 5 ай бұрын
Inkastoon Naruuriyo shalay idhi naqbaad tahay maantana nal baad tahay iyo Nuurka aragtida nafnaf loo huraad tahay hankaad naago dheertahay Anigoon Naceybiyo Naxli aanu igu jirin, Naso waan ku daaye Nin xun Eebbe kuma bado Nabaadiino inanyhay Kolay nooli kulantee Abwaan Weedhsame
@Hacker14640
@Hacker14640 5 ай бұрын
Cawale Aden hestiisa😂
@UmuCabiir
@UmuCabiir 5 ай бұрын
Al fanaan maxamed jaamac noo keen markle Jakarta wa iga codsi
@WaliidAxmed-el6bk
@WaliidAxmed-el6bk 5 ай бұрын
Allaaah haku caafiyo abayo ❤❤❤
@user-yy6ow5ps6c
@user-yy6ow5ps6c 5 ай бұрын
Walahi waa niin raged buxa m.a allah guleyso apowe
@DeeqAbdiwaliyuusuuf
@DeeqAbdiwaliyuusuuf 5 ай бұрын
Hada maadaama lagu cafiyay ma kuursadaa 😂😂jakaartaa waa ku salaamay is not easy 😅
@adnasalax
@adnasalax 5 ай бұрын
MaanshAllh wllhi ninkaan waa geesi ragnimada waxkayaqaan iyo cafiska MaanshAllh
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 5 ай бұрын
M.a Samidayda Maryan guulayso😢❤ Sidoo kle wiilka waa Wiil qalpi Wnaagsan😢❤
@adeshadow6568
@adeshadow6568 5 ай бұрын
Big respect kudos My brother u a legend long life Ayan kurajeynax
@Ayuup_haaji
@Ayuup_haaji 5 ай бұрын
Masha Allah
@mudan5301
@mudan5301 4 ай бұрын
Plz isop duceeya qof aan xumeey inu iska kay cafiyo si ay noloshaydu hore ugu socoto insha allah
@xamdamaxamed903
@xamdamaxamed903 5 ай бұрын
Madax sare waaaye wiilkaaan Wllhi 😮😮😮
@CaydaruusCabdilaahi-ul8ng
@CaydaruusCabdilaahi-ul8ng 5 ай бұрын
Calanka Somaliland ayay xitan tahay qaftani yar e quruxlyda ahi🎉❤😊
@darishore814
@darishore814 5 ай бұрын
Somaliland waa walaahay runtii waa laga jecel yhy xamar taas ogoow somalida waa dad ehel ah.
@anwarcabdi4100
@anwarcabdi4100 5 ай бұрын
Mashaa allah farxadaaduu waa farxadayada keep going Maryan
@user-us7ku8gp7r
@user-us7ku8gp7r 5 ай бұрын
M.a wlhy wiil aad iyo aad uwanaagsan waaye alaha kugarabgalo aboowe❤❤
@NahiiBaabaa
@NahiiBaabaa 5 ай бұрын
Jakaartoow Zxp wan ku taageeraa
@ifraaxileys
@ifraaxileys 5 ай бұрын
M.a waa wiil qalbi wanaagsan ❤
@haawaabdirahman1505
@haawaabdirahman1505 5 ай бұрын
Ma. Dadkii wngsna wli dundan kama dhmn❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ waa wiil wanaagsan. Aniga waxaan joogaa Birmingham uk 🇬🇧 hope you all the best.❤❤❤
@miminawewe2809
@miminawewe2809 5 ай бұрын
Masha alh, Allah ku garab galo, Caruurta iyo familka qurxoon Allah ku barakeyo! Gabadhan Allah cafiyo in sha alh
@mohagamingofficial8427
@mohagamingofficial8427 5 ай бұрын
Wllkey Jakarta guulayso❤
@SalmoSharif-nn8zn
@SalmoSharif-nn8zn 5 ай бұрын
Dhuubo wlhi wagabar qalpi wanag san hore usoco qlpiyeyy ❤😊
@user-dc4fc4ku3t
@user-dc4fc4ku3t 4 ай бұрын
Wall hi waa wll wanagsan waliba qabi wanagsan aallha barakeyo❤❤❤❤❤❤❤😂😢
@user-sf1ll6dr3y
@user-sf1ll6dr3y 5 ай бұрын
Maryan abayo wxan kuleyhy kip going my sister nolashada intaa kudiman will kujacel ha kuciyarin abayo kip going ❤❤❤
@IdirisShukri-ly8qd
@IdirisShukri-ly8qd 4 ай бұрын
M a qof qalbi wanagsan were ❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 5 ай бұрын
wan kufarxaay runtiii horaay usoco xpptii ❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ Waa wiil qalbi fican Allah ku cafiyo adigana ❤❤❤❤❤ Adigana caruur nimo ayaku qaaday e dhib maha maamo❤
@abdiqanimohamedadam9410
@abdiqanimohamedadam9410 5 ай бұрын
Alx m.a allaha kaa dhigo mid guulaysato walahi markan arkay jawabta cafiska waaan farxay alx manta aqoon kuuma lihi laakin waxan kaaa arkay yaxye hunter chenal Jakartana allaha kadhigo mid guulaysto waayo waxow kuu bahiyay codkaga si ow u arko Abdi qani m.a aduunyada aaa Walall lagu yahay mahadsanid ❤❤❤ guulayso maryan cumar abuukar
@maryanabdullahi1993
@maryanabdullahi1993 5 ай бұрын
Qisadan ana wey igu dhacday si an i cafi ku dhahana ma aqano Wlhi maryan o dhan lee qisadan qabsata ban u maleyn Alla ana sen I cafi ku dhaha😭maryaney iga nasib badnid abayo
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 5 ай бұрын
Masha Allah war ninku gobsana kuwa wax cafiya ilahayna wu cafiya ilahay haku cafiyo
@abdillahikhalid
@abdillahikhalid 5 ай бұрын
Walaahay horta aad iyo aad u fiican tahay madaama aad cafisay Ilaahay jannada hakaa waraabiyee xanuun kana Ilaahay hakaa dul qaado cadawgaa ha jabo 😢
@axmedyasin3041
@axmedyasin3041 5 ай бұрын
Asxaapta maanta waa maalintii ugu danbeysay ramadaanta igu soo duceeya inuu ilaahay ubad khayr qaba isiiyo
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 5 ай бұрын
Wlhi uu kaa fiicantahay c/qani
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 5 ай бұрын
Mashaa Allah! Allah S.W Abarakeya wilka walalkena iyo gibida walashena. Cafis iyo walalnimo ❤💯🙏 Jazaka Allah! Walal Jakarta ❤🙏
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 5 ай бұрын
MARWA BUKLDHUQ NA WAXAAN URAJEEYNAA INUU ULLASOO HADLO WAA HADUUBA NOOL YAHAY
@user-vv7vw1mo1f
@user-vv7vw1mo1f 5 ай бұрын
Gabdaha Erega Walalnimo Waxey u is Ticmalan Raga Aynan Ka Heliin Niyahow Jakartow Wax Fahan sxb 😅😅😅😅😅❤❤
@user-qp7zs8hg7c
@user-qp7zs8hg7c 5 ай бұрын
Ayadaneh qalbiga udagay maskinta❤🥺
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Laba diina kiinee jacaylka hor sheegtay l lamaane da,yar ah
4:28
Cali Faaiido channel
Рет қаралды 605
LAMANAHA CUSUB || XARIIRKA NAGA DHEXEYO ||XAQIIQDA JAKARTA IYO ANIGA
11:00
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН