Waa la yaabey jaahiliinta ee haduu tegi karin siduu ku geli karaa Safaarada 🇨🇦 why? Maxamed waa la ogyahay sharciga maheysan hadaba isagoon haysan markuu galaayo safaarada Canada waxey rabaan cadeymo meeshaa wax dukumindi la sana ma geli karo safaarada Abuuna waan ogaa in uu haysto sharciga ee waxaan la yaabey abuuyow waxaan xasuusta inaan idiin soo qorey mash. Markaasa waa ii saarey wadno daahirna umaan qor in ee abuuyow weydii arinkaan ma wuxuu haystaa pass qolkaan. Canadian boy aabo ma heshey Adigana waxaa kuu badatey quruxdaadii waa inaan ku siiyo gabdhahayga mana doona yaan in la soo cambiato tassoo ah waa English ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HawaHalane-r6s6 күн бұрын
Waan iddin baryaa ee wiilka haleeyla soo xirriirayo
@fadumomahamad155712 күн бұрын
masha. Alahi
@ashasalah283512 күн бұрын
MAXAMAD, DHALASHADIISA BANAANKA AYEY TAAL, MADAAMA GO HOME U KU YIMID, WIXIISA WEY CAD YIHIIN, DAD QAXOOTI KU YIMID WAXBA KAMA QAADI KARAAN, WALLAHI IYAGA MAANTA QATAR KU JIRAAN.
Isku dirka iska daa cunuga hoyadiis aa wadatay irsaq kale raadso cunuga ha walin alle ka cabso
@muntazissa683712 күн бұрын
somaliyaay ilahay ka baqaa wiilkaa yar iyo habaryartiina ka dhex baxa ha isku dirinee marwlaba iyaga family ahe view yaanu meelwalaba idinka gelin caruuurtaa marki hooyadood xanuunstay abahiina iyada dilayay in meesha lageyay baa laga yabaa
@nasreenwhatdowedohavali142511 күн бұрын
Bax school aad maskiin habartan waa waalid caasiya sababta oo ah wiilka maxeysa u soo dhoofin ama ayada aysan u heysan kuweeda.oo kale sow maaha kenya maxeysan u tagin oo wiilka aysan u tusin waalid nimo yaahuu
@SaynabsheikhSaynab9 күн бұрын
Alaamahada leh
@SaynabWehliye12 күн бұрын
Allaha usahlo aabihii
@somalistar826112 күн бұрын
War dadkaan waa daarood seen walaahi majiro dadka yimi uun baa seen walaahi sheeg ganaayo saay walaahi waxa sheeganaayo waa daarood
@Habon-y6m12 күн бұрын
Maxaa meesha darood keenay🙄 Soomaali oo dhan ilmaha qurbaha ku dhasha ayaa say walaahi la dhahaaa
@fahiimacabdisalaam11 күн бұрын
Cyqdad daarood ku dishey maxa daarod kenay mida kale daarodku waa idinka damiir badanyihiin idina ilmahoodii sidaa u galaya kama.suurtowdo darood inuu sameeyo
@MahamedadenIge11 күн бұрын
Alahu.agbar
@MsKeyf12 күн бұрын
ALX❤❤❤❤❤
@FalisDaahiye12 күн бұрын
Asc
@aminaabdi-be1vr12 күн бұрын
❤❤❤
@muqtaromar858112 күн бұрын
Abihiis nin dambiile ah waaye, Canada ma imaan karo.
@shamsoibrahim443112 күн бұрын
ilmahaga mel ku sheg nin ubadkisa ka qawan oo dad kale ku mashqulsan 🐑 Jahil so galoti ah sharci aqon 😂👩🏼🦯➡️
@SacdiyoMahamed-r6u12 күн бұрын
Isaga ilmihiisa maxaaaa kagalayyy Faduul badnidaa
@dookhdeekh48211 күн бұрын
Aabihiis mashaan laguma sheegi karo
@qaaliyusra754112 күн бұрын
War runta sheeg mase waa fiyuus inaad hesho maxamed buskudoow
@ashasalah283512 күн бұрын
NINKAAS JAMAAL AYA LA DHAHA.
@somalistar826112 күн бұрын
Ilaaa xerta sheeqa aa soohiili yey busku doow ilaahaaay qumayada ha kaa qabto
@maryamabdi555112 күн бұрын
😢
@qaaliyusra754112 күн бұрын
Taas hala xiro masaakiin ayay baabi'isay
@mandeqomar771312 күн бұрын
Sax 😊
@fardawsa942312 күн бұрын
Mansha allah
@safiayusuf676212 күн бұрын
Been ficus maa kagaly
@ashaoali802012 күн бұрын
Adigu maad keensatid kuwaaga xamar ka tuugsanaaya
@nasrarabi764312 күн бұрын
Abaayo kan waa ismooge
@maryamabdi555112 күн бұрын
People is Somalian people. Listen to me, be cable if the child. I have other nationality father. Do you know Somali? They love you more. Didn't anyone don't hit your child? The job he loves his mother. Can you use Somalia action? Arrogant lawyer is stupid Mesa. Sample my son Hey, love my son is Ethiopian. It's nationality, but you love me. He loves Somali. Hey, proud of you so Maia. Because you are the uncle stupid people. So you don't know you hit the innocent. Repeat
@FadumoAbdi-b5j12 күн бұрын
Caruurtaasi waa Somali oo waxaa dhalay Aabbe kale sidaas darteed waa in uu raadsado Aabbihiis marka horeba. Somaliyana yaanu ku noqonin coonfur waa lagu dilayaa Hooyadiisna waxba umma qabanta karto ee ha shaqaysto.