Farxiya Fiska :- Daadihi Jaceylka Best song w/Lyrics

  Рет қаралды 215,375

cabdiqaadir1990

cabdiqaadir1990

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@xamdicabdi6928
@xamdicabdi6928 2 жыл бұрын
Lagama yaaba dareenka aan kuu hayo inaa ogaato, Ama dareenka aan kuu haayo in uu idiciifiyo,inta ay islaweyni kugu jirto Hadaanba shalay ku jeclaaday bilaa sabab Maanta waxaan haaya sababo badan oo aan Kugu naco😪 Hadii uu jiro walal qoraalkeyga arkay ha ii sooduceeyo👏
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Hamdi keep moving abayo😊
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 2 жыл бұрын
inaad adKaatey Oo qofKaas Kaa indho Leexsadey iLaahey qaLbigaaga Kaaga Soo ceLiyey AYaan RaJeYnaa wLshey💛 AdKow mar WaLbo
@jamacshiikhdon4833
@jamacshiikhdon4833 10 ай бұрын
😊😊​@@xaarithcabdullaahi116
@jamacshiikhdon4833
@jamacshiikhdon4833 10 ай бұрын
😊😊​@@xaarithcabdullaahi116
@najiipmaxamed1376
@najiipmaxamed1376 7 ай бұрын
samir wall waxa waxba ka.daran anigo 2sano wajodega iyo noc aythy arag ban mobile TICNO🤣 Ah kala hadli jiray Sidan U jeclaa anba layaba hada o dhaha maxa kugu kalifay midan xata iyo imata meel I dhow bayna iso shegi jirin ugu Danabyn ZERO,,?Alx waxban bay I bartay
@mustafesiciid9954
@mustafesiciid9954 3 жыл бұрын
😢😥😭Ax heestani waxay ixasuusisay Gabadh aan xoog isku jeclayn oo la odhanjiray Hamda 2015 anoo markaa ahaa Dirawal wadijiray baabuurtii loo yaqaanay Qareengooga ee isku xidhijirtay Borama iyo Djibouti Lkn hada waa xaas wiil kle Waan u ducaynayaa iyada ,seyigeeda iyo caruurteeda
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Anba kuma ilaawin waaku xasuusdaaa
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed Жыл бұрын
@@xamdakayseoo dhaba? 😂😂 Mise waad kaftamaysaa
@najiipmaxamed1376
@najiipmaxamed1376 7 ай бұрын
samir wall.waxa amba igu dhcy wax la.Qiyasi karo mo.oho🥲
@munaalexassan3172
@munaalexassan3172 4 жыл бұрын
Waxaan heestan ku dhageysanya Somalia-muqdisho-hoolwadag Heestan xasus badan igu reebtay maanta ruux ban jecelhy ruuxaas inuu been ii shegayo aan moda lkn haduu qaain yhy allaha baa kasoo sarayo isoo duceya 2Abriil-2020 saacadu thy 21;00 Habenimo heestan eraydedu farxiya fiska iska leh abwanad iga dheh iyo boqoroda codka fanku waa hibo ilahey bixiyo qofkii la arko fanan manoqon karo allaha noo wada naxariisto hadaan geeriyono amen 😭 🤚🏼👋🏼 cafi iyo masamax somalida aan ka dhasho
@ahmedshakiepofficoel4161
@ahmedshakiepofficoel4161 3 жыл бұрын
Oobay zxp aad ayaad dareenkaga umuu jisay lkn aniga ayaadba mooda in sidad lay haye kawarn aduu isbedel mahaysaa zxp
@MohamedAli-zp3ri
@MohamedAli-zp3ri Жыл бұрын
Qoralkada waxaan arkay 8/12=2022 waxaan umaleynayaa in gabadhaas aa is heshaaan
@drs_siham_aragsn2258
@drs_siham_aragsn2258 2 жыл бұрын
Ax hees daren gonia leh wlhia😪😪💯❤dadku way ilayaben anigo dumaro damaq io xanuun adi kudaydayaa waxa idabiibo dawo ii ahaa kara dodada hadalke so duul mcnw ooo haygu diganine ha uso dabac nafteydo daadihi jacylka😪❤💯
@naste1
@naste1 7 ай бұрын
Heestan si bey iitabaneysa still 2024🥺
@CadnaanCabdihasan
@CadnaanCabdihasan 2 ай бұрын
Same 29 August 2024😢
@suhaybmohamed7740
@suhaybmohamed7740 4 жыл бұрын
Heesta Marka Maqlo Waan iska OoYa Wayo waxa ugu dheex Nool Jecyl Aan Wayay Balze Mar Danbe Izoo Mareen NolsheeYda 5 Year's Ago AdiGa IYo XaajiGa Waan Nii salamaYa IYo Caruurtaba Dunida Dacalkeda Halkaad Ka JooGtaaN 😥😥😥😥
@mustafesiciid9954
@mustafesiciid9954 3 жыл бұрын
Nin adag wllhi 🤔
@mustafesiciid9954
@mustafesiciid9954 3 жыл бұрын
Jacayl waa hagar daamo sxp Qaliiii
@MohamedAli-zp3ri
@MohamedAli-zp3ri Жыл бұрын
Sxb adunyadaan ayaa sas iska ah labada isjacel 100..5 lee is hesho
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Жыл бұрын
Saacadu waa #00:18 habeenimo waxaan dareemayah kalinimo aad ubadan hal qof ima weh ilyo saaid baan u murugoonayah sacadan niyda baa ixanuunuso xitaa mar mar ilmo iga soo dhoow Allow jcylka noo nooleh oo qlbiyda is jcl isku ilaa lih Somali hadaa nahy jcylka wan ku dheel dheel nah💔😭🤦🏽‍♂️💔
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 9 ай бұрын
Ilaahy qalbiyada ha ino qabojiyo wll😢
@mankamohamed8339
@mankamohamed8339 4 жыл бұрын
Heestaan qalpiga kama baxayso wllhi xasuus hore 😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@alijamac6144
@alijamac6144 3 жыл бұрын
FarxiYa FusKa
@ubahmohamed2653
@ubahmohamed2653 Жыл бұрын
Illaahay amarkii heestan wax jecel baa igu jidha markaan dhagaysanayana qof baan ilaawi karin waa ii xasuus iyo waliba dareen gooniya my life Apdi Hassan 💋🥰❤😍
@drrashiid5533
@drrashiid5533 5 ай бұрын
Sideedaba inta aad wax tagay xasuusanayo❤ha dayicin fursadda ku hortaagan❤
@SalmaahmedAbdirahman
@SalmaahmedAbdirahman Жыл бұрын
Hestan waxaan dhageysanayaa 9 June 2023 💔🥹waxaa ii dabiiboo daawo ii ah doodaada hadalka 😭🥹😭qofban jaceyl dhab u hayaa asna dhayal ayeey la thy yaa rabbi qalbigeeyga iiga reeb
@raabicoaxmed6810
@raabicoaxmed6810 5 жыл бұрын
Qofkii ila dhagesanayo 4 -9- 2019 like ha iga baqilin ina hooyo
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 жыл бұрын
Haye
@abdyhakammohamed2530
@abdyhakammohamed2530 2 ай бұрын
Boqorda codka❤
@ilhaamahmad5422
@ilhaamahmad5422 7 жыл бұрын
Oo haigu dhiganine uso dabac nafteydo daadihi jaceylka 😰😰 hees aan inaba caadi aheyn ❤❤
@CadnaanCabdihasan
@CadnaanCabdihasan 2 ай бұрын
Hees meelo badan tabaneysa 😢
@ziyaamaqurux335
@ziyaamaqurux335 2 жыл бұрын
Macaan ha igu diganinee🥺😩😩
@queenaraweel0ilwaadjano522
@queenaraweel0ilwaadjano522 Жыл бұрын
Xasuus dheer iyo ciyaal nimadii 😪♥️
@iqromohamed7243
@iqromohamed7243 3 жыл бұрын
I am still listening 2021 first Jan 16 03:12
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 ай бұрын
Hestaan oo aanan fanka ku jirin see baa lo dhagaysan lahaa? The best and best❤
@ameegoful
@ameegoful 13 жыл бұрын
waa hee macan caadi ahay waad ku far yaraysatay
@haleelofficial3607
@haleelofficial3607 4 жыл бұрын
2011 2020 😥😥😥igma bxdo
@suhaybmaxame
@suhaybmaxame 6 ай бұрын
😢 6:16
@Yasir-abdrisak
@Yasir-abdrisak 4 жыл бұрын
Wakhti tagay iyo xasuuso aan duugoobayn dharaaro isguraya iyo dareemo kala duwan ayay heesaha qaaari kulansadeen kasoo qaad bilowgi heestan ay soobaxday Qofba jiray kula garab iyo gaashaan ahaa maanta oo aad dib udhagaysanaysa Waxa dhici karta inadan Meel ku noolyahay aadan warkeeda hayn Wakhti hore iyo comenti wakhtigaa joogay..
@mustafesiciid9954
@mustafesiciid9954 3 жыл бұрын
Really bro 😪
@MubaragJigane
@MubaragJigane 2 ай бұрын
Fankii kaama danbeyn fiskaay❤
@AyaanSiciid-b5k
@AyaanSiciid-b5k Ай бұрын
Yaa dawnya 2024 jiilki 90nadi wan idin salmy😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha farxiya kuwooda ugu macaan shaksi ahaana aan ugu jecelahay.
@lean2807
@lean2807 2 ай бұрын
Mashallah she was very good singer I feel every word she saying cause she gd singer and I kn this is about her past relationship, alx she married with a person who love her .
@ubaxmaaano7261
@ubaxmaaano7261 7 жыл бұрын
Daadahi jacaylka 👏👏👏👍👍👍👌👌👌👈👈😮👈👈👈👈👈👈
@farxaanmaxamuud5690
@farxaanmaxamuud5690 5 жыл бұрын
Dadku way LA yabaan anigoo dumaroo Damaq iyo xanuun dartaa Adi kuu daydayaa ye
@sumayafeisal3842
@sumayafeisal3842 3 жыл бұрын
One love farhiya fiska ❤️🥰💯
@absideeloonafageeyaatinta6351
@absideeloonafageeyaatinta6351 7 жыл бұрын
waaa yab heeees jano maa Lagu galaa maxaa 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 6 жыл бұрын
Viva fiska xusuus dheer
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 2 ай бұрын
Yaa dhagaysanayo 7/8/2024😢❤❤
@leebasbas
@leebasbas 13 жыл бұрын
@basbaas alla waxa nafta dhaqajo darenka inama cadi maha
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 6 жыл бұрын
Cadi maha bro
@ameegoful
@ameegoful 13 жыл бұрын
lakiin farxya fiska waxaan ku idhi heetu way maraysaa anigan mid taaso kale maad iiso samayndoontaa aad igia qadid arooskaygee waan ku so dalabn doon inshalaa
@naima5387
@naima5387 2 жыл бұрын
ma guursatay mise wali 10 sano ka dib ayaa comentigan aqriyay🥰😂
@Rittwan
@Rittwan 2 жыл бұрын
@@naima5387 wad iga qoslisay🥺😂😂
@fartuunmaxamed9800
@fartuunmaxamed9800 2 жыл бұрын
MAnooshahay nio 2022
@hiboomer6880
@hiboomer6880 2 жыл бұрын
11 sano kdib ma nooshy
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Manoshahay 2023
@Dhooley..
@Dhooley.. 4 ай бұрын
Inan yahow darada adan ku il darane..🥺
@laylodeexey823
@laylodeexey823 2 жыл бұрын
2011
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 Жыл бұрын
July 2023 iyo Maslax…❤
@bilanabdi7013
@bilanabdi7013 11 жыл бұрын
Abdiqadir Mohamed Omar Caanogeel hadaad tahay qofkan ila soo xiriir adeerkiis.
@ismaildahir8672
@ismaildahir8672 8 жыл бұрын
Bilan abdi hye adeer
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 3 жыл бұрын
@@ismaildahir8672 kkķkkk Yahuuuu
@Hani2010ism
@Hani2010ism 12 жыл бұрын
love thiss song
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 2 жыл бұрын
Hi Where Are you now?!
@ameegoful
@ameegoful 13 жыл бұрын
ina caadim maaha heetan wan ka helay
@abzfj3798
@abzfj3798 4 жыл бұрын
Go with flow dont force i felt she was forcing .i like balanced relianships
@lean2807
@lean2807 2 ай бұрын
Alx god blessed her now , she loved a wrong person but thankful she give a chance to someone who love her she live gd life Mashallah. 😭
@UR_ronaldoo
@UR_ronaldoo 2 ай бұрын
2024❤>2013
@RJFamily2097
@RJFamily2097 19 күн бұрын
2024😢
@ssmali4920
@ssmali4920 3 жыл бұрын
Good song fav song 💜😂
@laylodeexey823
@laylodeexey823 2 жыл бұрын
xasuus qaali ayey igu leedahay
@nasirsiyaad8926
@nasirsiyaad8926 3 жыл бұрын
Xasuustii"sh"
@adamabdi3179
@adamabdi3179 8 жыл бұрын
What a song
@saabiriinmire3985
@saabiriinmire3985 8 ай бұрын
💔 2024
@SaabirinMaxamed-k9j
@SaabirinMaxamed-k9j 7 ай бұрын
Wow ❤❤❤❤
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
I love this song❤❤❤❤❤❤
@abzfj3798
@abzfj3798 4 жыл бұрын
30 iant at lot but is erimg rat right always enjoy in life
@Sadaka_jaariyah
@Sadaka_jaariyah 3 жыл бұрын
Hees darenkeda wadata 2020/12/25 😷
@farxiyoaxmed3390
@farxiyoaxmed3390 4 жыл бұрын
😫😭
@HannaCraxmaan
@HannaCraxmaan 19 күн бұрын
11/10/2024 october Friday 2:28 duhurnimo 🥺🫂
@policeman7314
@policeman7314 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk maryolay
@tayasirmohamed8373
@tayasirmohamed8373 3 жыл бұрын
2021❤
@ameegoful
@ameegoful 13 жыл бұрын
ga
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 3 жыл бұрын
Heestaan Markaan Maqlo Inan is Dal Dallo Baa i Qabata
@YowVision
@YowVision 3 жыл бұрын
Subxanalah
@CadnaanCabdihasan
@CadnaanCabdihasan 2 ай бұрын
Waxan heestan dhageysanaya 29 August 2024 Subax , jawiga qabow yabay 😮 😍
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 4 ай бұрын
I remembred the night i left her & she posted this song her status Sam thahir mohamud 🤎
farxiya fiska cilmi lyrics 2013.
7:41
Arbaz ciiltire
Рет қаралды 708 М.
FARXIYA FISKA GO'E HALAQ MIYAAD THY   YouTube
6:49
david abdala
Рет қаралды 173 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 33 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 24 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 23 МЛН
Lafoole Hargeisa Show || Cilad Li'i Ku Nooloow 2024 ||
8:02
CAROOG TV
Рет қаралды 476 М.
farxiya fiska new song daadihi caashaqa
5:43
Mogadishu Channel
Рет қаралды 1,5 МЛН
Farxiya Fiska Somali Lyrics Song Ruuxa gala abaal
6:48
Queen Rita Channel
Рет қаралды 132 М.
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 7 МЛН
Farxiya Fiska Hees Cusub (Armuu Idiidaa) New Virsion - Deeyoo.com
4:10
Farxiya Fiska.  GORGOR.wmv
6:53
gorgornews
Рет қаралды 2,4 МЛН
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 856 М.
Marhaba Sabi - Dem alam [Official lyric video]
2:58
Marhaba Sabi
Рет қаралды 251 М.
Marhaba Sabi - Qyz Bozbala (Official lyric video)
3:10
Marhaba Sabi
Рет қаралды 3,4 МЛН
Nursultan Nazirbaev - Қай қала? (премьера песни) 2024
2:33
Nursultan Nazirbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Betsy, Мария Янковская - Сигма Бой (official Audio)
2:15
RaiM - Oiyndy aitshy (feat Erke)
2:46
RaiM
Рет қаралды 47 М.
Roza Zergerli - İstedim 2024
2:56
Aydan Music
Рет қаралды 166 М.
JENNIE - Mantra (Official Music Video)
2:28
JENNIE
Рет қаралды 72 МЛН