No video

Lafoole Hargeisa Show || Cilad Li'i Ku Nooloow 2024 ||

  Рет қаралды 393,435

CAROOG TV

CAROOG TV

Күн бұрын

Ku soo Biir Hoyga Murtida,Maada iyo Xiisaha dadweynaha ee FAYNUUS STUDIO.

Пікірлер: 109
@NajmaBashiir-t6t
@NajmaBashiir-t6t 19 күн бұрын
Heestan waxaan dawanayaa anoo reer le ilahayna calaf igu daray qof naxaaris daganan iyo xasilooni nololeed ii horseeday rabbi ha ikaa amaansado awlaad badana eebe iga kasii wehelkaygiyow👥❤️
@cabdifataaxaadan-fi2yy
@cabdifataaxaadan-fi2yy 5 ай бұрын
Xubna wada cudonoo Laysku wada cabirayo Kubka iyo cabadhyaha Markii aan tin iyo cidhib Casaankaga dheehdaba Lacajabay RASIINEY Calaf nimuu kuraacshaa Cawo iyo ayaanlehe Cimri dheer ku waaro ilahay Caruur iyo cafimaf kusiyo Ifka cano iyo nabad cilad li Kunoolow
@rasiinahmed3887
@rasiinahmed3887 5 ай бұрын
❤❤❤❤ Thanks xbbi ❤❤❤
@faadumocali4426
@faadumocali4426 5 ай бұрын
Heestan caawa waxan soo boqday anoo ilmaynaya ilahow isakhir wa bil ramadaane 😰🤲😭💔
@user-or5ie9us5f
@user-or5ie9us5f 5 ай бұрын
Ma oyoya lkn wxan daremay ina helayn qofka aan raabo 😢
@faadumocali4426
@faadumocali4426 5 ай бұрын
@@user-or5ie9us5f waa helaysaa balse zamir anuba waayey qod iqalma😰💔
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 5 ай бұрын
Qaali maxaa kugu dhacy 😢
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 5 ай бұрын
​@@user-or5ie9us5fAllah haku soo dhaweyo wllo😢
@SuldanAfi
@SuldanAfi 2 ай бұрын
Adiga kaliga maha hn wan kula qabna oohinta wadar no ga dhigay
@MaqsuudMaxamed-wk7fq
@MaqsuudMaxamed-wk7fq 5 ай бұрын
Cimri dheer kunollow ilahay caruur iyo cafimad kusii inta caano iyo nabad cilad Li, kunollow Xaajigayga maxamed Cabdullahi kabare❤Ciyalkeyga abahood Love U😭💍🫅Mi everthing🔐🫂🥹❤️‍🩹
@sarahharbi4014
@sarahharbi4014 4 ай бұрын
Allah huma barik🤍
@Mounnaadam
@Mounnaadam 4 ай бұрын
Heestan waxaan u jeceladey walashey mcn😢ilhyow adaa wayn Oo waaxidee walalshey ubad kheir qaba sii aamiin yaa allah 😭🥹
@sarahharbi4014
@sarahharbi4014 4 ай бұрын
ameen
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 3 ай бұрын
Amiin 😢
@ZiyadMahamed-yh5kj
@ZiyadMahamed-yh5kj 2 ай бұрын
Ameen iyada iyo habalahena somali oo dhan ❤
@naajudahir220
@naajudahir220 25 күн бұрын
Best wll ayad tahay 😢 i.a ilahay awlaad bariya hasiiyo walashena❤🤲
@gureeyofficial3490
@gureeyofficial3490 11 күн бұрын
Amiin❤
@saara795
@saara795 7 ай бұрын
Lafoole My fav singer ❤ 🥺
@fatimahabdul4329
@fatimahabdul4329 7 ай бұрын
The beauty of our Somali language, we feel the words deep in our core. Only in Somaliland!!!!
@Tawakal-fl2gi
@Tawakal-fl2gi 7 ай бұрын
Awlaad jacayl ayaan nahay❤❤
@fadumogeesood2826
@fadumogeesood2826 3 ай бұрын
Somali language belongs to all Somalia included SNM. Absolutely agree that our language is beautiful and poetical.
@savamohmedsavamohmed5724
@savamohmedsavamohmed5724 2 ай бұрын
Aaqa
@AbdifatahOmar-l3h
@AbdifatahOmar-l3h 4 күн бұрын
@@fadumogeesood2826 Somali Language belongs to all Somalis not only what you mentioned be open minded person!.
@sharmaKaSharma-ih6uy
@sharmaKaSharma-ih6uy Күн бұрын
😊😊😊𝗈 ​@@savamohmedsavamohmed5724
@umumucaad3298
@umumucaad3298 7 ай бұрын
Daganaan fanaankaan iyo aqyaarnimo u daa❤
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 5 ай бұрын
Haa wlhi 😊
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 7 ай бұрын
❤ lafoole iyo heesti ugu qiimaha badned 10sano kahor ayayso baxdy on dhagesan jiry waa hees qli igu ah
@hamidaizo5880
@hamidaizo5880 2 ай бұрын
My favorite song 🎵 ❤️ 💕 😢😢
@Sagal143-sx5rm
@Sagal143-sx5rm Ай бұрын
Ciladli kunoolow😘😍🥺c/salaan cimri dheer ku waaroo ilaaheey caruur iyo caafimaad kusiiyoo ciladli kunoolow waxwalbo ii thy wlhi
@kr5995
@kr5995 7 ай бұрын
Lafoole heesta inash allah arooskayga buu ka qadayah
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 5 ай бұрын
Aroos kagii ma dhacy wll😢
@Kajol833
@Kajol833 2 ай бұрын
Calafow nimo kuracshaa cawo iyo ayan leh ❤Ahmed ❤
@mustafeismail3802
@mustafeismail3802 4 ай бұрын
2024 Ayan dawanayaa wajaale Ethiopia Mmj ayaa is
@cabdiraxmanmuxumed8696
@cabdiraxmanmuxumed8696 4 ай бұрын
My love Rodaa ❤❤ cilad li ku nlow❤
@sarahharbi4014
@sarahharbi4014 4 ай бұрын
ameen mansha allah 🤍
@Myeyesonyouman
@Myeyesonyouman 5 ай бұрын
Heestan qof noloshayda aan Rabo inu ku soo biiro ban la jeceladay se inan u diri allah ba og
@lafoolemusicchannel
@lafoolemusicchannel 4 ай бұрын
Waa ay u qalantaa ayaan isleeyahay
@XamseKarton
@XamseKarton 12 күн бұрын
Hestan markan dhagestiy wan qiiroda xasuusban gaala hestu macan
@NasriinAbdullahi
@NasriinAbdullahi Ай бұрын
27 /7/2024 aan dhageysanaya waliba anoo jeceyl ihaaya lkn aan heesto boqorkii iididay fikirka iyo murugada ano kawar haayo haalada jeceylku mariyo dadka ilaahey calafka haigu daro kaan jeclahay jeceylku waa naxariis❤
@Maria12-bp9pi
@Maria12-bp9pi Ай бұрын
Apyo waa runtaa Jacayl ku waa naxariis balse hdii aad qof aan ku fahmayn jeclaato waa dhip Wlhi lkn wxan ku rajaynaa in allah calaf kgu daro qofkad jeceshahy 🥹
@MaxamuudBile-vv6lq
@MaxamuudBile-vv6lq 6 ай бұрын
Ninkan Heese kasto Qado waxye ledahye Dareen Goniya😢
@miski3389
@miski3389 20 күн бұрын
Lafoole iyo Fiska koobka fanaanta ayagaa qaaday in mudda ahba❤❤❤ haybad laysla qiray❤
@samadoonmedia3696
@samadoonmedia3696 7 ай бұрын
Good waa muuqaal aad u qurux badan sxb
@abdulrahmanshide4669
@abdulrahmanshide4669 7 ай бұрын
Keep on with lovely songs
@nuurcarab7946
@nuurcarab7946 4 ай бұрын
Qof aan jeclaan jiray iyada igu ciyaari jirtay oo marwalba ku dhihi jiray nabsigayga kugu dhacaaya baa maanty gorta qalbi jabay iyada iga daba cararaysaa anigna qalbigayga waa uu jabay waana u sheegay.
@sarahharbi4014
@sarahharbi4014 4 ай бұрын
ax xanuun waaye walah
@NimcoDheeman-zt3mb
@NimcoDheeman-zt3mb 3 ай бұрын
Ahmadow ciladli ku nolow 😢❤
@adenhahmed2846
@adenhahmed2846 2 ай бұрын
Cilad Li'i ku Nolow HeblaaY🥲
@AhmedSalah-ir4gr
@AhmedSalah-ir4gr 2 ай бұрын
Félicitations mon lafoole ❤
@MusaaHajjii
@MusaaHajjii 3 ай бұрын
Best song😮
@samirabenchardi7925
@samirabenchardi7925 6 ай бұрын
My best hees lafooleh way igu socota ❤
@adenhahmed2846
@adenhahmed2846 2 ай бұрын
My favourite song🎵💛💙
@AslamCisman
@AslamCisman Ай бұрын
Anigo magaceygu yahy aslam jogo magalada Nairobi kenya 21 July 2024 sacadu tahy 3:17 ayan hadana dhagesanaYa hestan anigo jecel daremayo saidna ujecel gabar jogto muqdisho hamdi Cabdulhi ilove u wku salama hppi❤ Cimri dheer ku waraa ilahey caruuriyo cafimad ku siyo inta cano iyo nabad cilad iyo nabad ku nolow Mcnto❤❤
@IfrahHussain-y6c
@IfrahHussain-y6c 23 күн бұрын
Heskan xaso😢
@hanaahmedabdikani8443
@hanaahmedabdikani8443 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ lafoole 🎉🎉🎉cilad li ku noolow 😅
@mousegacan1356
@mousegacan1356 24 күн бұрын
Maxamed xusen xasan lafoole macalin ❤
@user-yt2tq9fe5c
@user-yt2tq9fe5c 3 ай бұрын
My favorite song 🥰🥰🥰
@bilanmohamed3948
@bilanmohamed3948 7 ай бұрын
Mon chanteur préféré ❤
@missionandvision5242
@missionandvision5242 6 ай бұрын
lafoole showgii ugu shidnaa hargysa
@nazali5183
@nazali5183 7 ай бұрын
5:52 🔥
@mhassan0163
@mhassan0163 7 ай бұрын
Somalidu Illaahay nidaamka waa ku diray, malaha system dawlad hadday tahay, aroos, xaflad, mid walba masraxa buu soo koraya, wax celinaya ma leh, dad waalan oo waalan oo aan is ogayn
@queennadiya393
@queennadiya393 4 ай бұрын
Hhhhhhhh
@user-mw6wo4tc2b
@user-mw6wo4tc2b 6 ай бұрын
Cilad Li'i ku Nolow Heblaay😢
@ahmedismaaciil9722
@ahmedismaaciil9722 5 ай бұрын
Sheekha jacaylka sheekh lafoole
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 7 ай бұрын
Fanaan deganaasho ka muuqato
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 ай бұрын
Yasalam❤ i love
@JamaJama-cg5ox
@JamaJama-cg5ox 3 ай бұрын
mar kale 2024
@ubahismail6502
@ubahismail6502 2 ай бұрын
Somaalinimo Anagaa Xamaray Ku Jecel 🇸🇴🥹🫰
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 7 ай бұрын
Caadi mahan✅✅
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 7 ай бұрын
Waaaaaaaaaaaaaw ♥♥♥♥♥♥♥♥
@hamdayar8073
@hamdayar8073 3 ай бұрын
❤❤❤😢😢heestani way dhaftay
@NimcoDheeman-zt3mb
@NimcoDheeman-zt3mb 3 ай бұрын
Ciladli kunolow ahamdow❤😢
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 7 ай бұрын
Lafoole nolow
@Mohamed-by4xx
@Mohamed-by4xx 7 ай бұрын
❤❤❤
@mohamedyussufabdi7002
@mohamedyussufabdi7002 3 ай бұрын
Lafoole lafihii hore ......
@hudafuture1330
@hudafuture1330 7 ай бұрын
Ma 2024 baa lagu jiraa😢
@Umumaxamed-qu1gy
@Umumaxamed-qu1gy 4 ай бұрын
🎉🎉Queen 👸 🎉🎉
@user-he6wu3cb1v
@user-he6wu3cb1v 3 ай бұрын
😮 h
@ShadiyaJama-ez6bg
@ShadiyaJama-ez6bg 4 ай бұрын
Lafoole hees qalbiga taabanaysa ayuu qaaday runti
@user-vt9io6kn6f
@user-vt9io6kn6f 4 ай бұрын
Cawa waxan so booqday Heestan 11/4/2024 haben chumca ah saacadu thy 10:49 habenimo🥺🦦
@user-bh4bx2yr9b
@user-bh4bx2yr9b 4 ай бұрын
Heesta😭❤️
@ahmednuur8918
@ahmednuur8918 4 ай бұрын
Cibri dheer ku waroo ilahey caruuriyo cafimad ku siyo ifka cano iyo banad cilad li ku nolow abyo 😢🥺 nawaal 😂😂😂
@user-dw6gf3cz7r
@user-dw6gf3cz7r 20 күн бұрын
Xasuus Ani Io qofteydii iga foog Miski Mohamed haji adunka kugu jcelhy mcnto m ❤👑🌎🫂🎧❤️
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
💔💔💔😭😭😭😭😭😭💔💔💔
@Hassanbissle
@Hassanbissle 7 ай бұрын
Lafoole
@maxamedbaashe849
@maxamedbaashe849 2 ай бұрын
Mummy???❤🎉😊
@faraxshukrifaraxhargelle4140
@faraxshukrifaraxhargelle4140 7 ай бұрын
Suhayraay kunolw😢
@mohasheikh4708
@mohasheikh4708 6 ай бұрын
Dadka codkooda 😢😢😢 markey la qaadayaan
@mariobertinho1073
@mariobertinho1073 6 ай бұрын
1:34 inantaas lafoole agtiisa taagan, qofkii soo qabta abaal marin baan siinaya iyadana wan meherinayaa walahi, qurux iyo maahaba waxeedu waa too much, heesta dhanba iyadaan u daawada.
@naimadhole2197
@naimadhole2197 6 ай бұрын
Ani waaye farax😂
@IfrahHussain-y6c
@IfrahHussain-y6c 23 күн бұрын
😢😢😢😢
@elmijabane1247
@elmijabane1247 4 ай бұрын
Fananka jiil waba abaha jacaylka
@nimcoabdi9791
@nimcoabdi9791 2 ай бұрын
❤😩✌️
@user-qn3pb5ss9f
@user-qn3pb5ss9f 3 ай бұрын
❤😢❤
@ayaanisseahmed955
@ayaanisseahmed955 Ай бұрын
❤ovvv
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 2 ай бұрын
❤❤😢😢😢🎉😢
@XamdaAbdinasir
@XamdaAbdinasir 4 ай бұрын
Jah
@user-vf7tr1dv8g
@user-vf7tr1dv8g 4 ай бұрын
N❤🎉
@xidigahageeskahoygafanka5123
@xidigahageeskahoygafanka5123 5 ай бұрын
Cameramen Eng Ibrahimjeex
@AbdoulkderMahamed
@AbdoulkderMahamed 3 ай бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🤲🤲🤲🤲
@user-vn2qn8pf1p
@user-vn2qn8pf1p 5 ай бұрын
Song🫡❤️‍🔥
@JeamesOmar
@JeamesOmar 3 күн бұрын
926 Ullrich Club
@ilhaanilhaancismaan2483
@ilhaanilhaancismaan2483 7 ай бұрын
❤❤❤
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@missionandvision5242
@missionandvision5242 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-pr3wv1mn3x
@user-pr3wv1mn3x Ай бұрын
❤❤
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,7 МЛН
Cabdikarin Jago | Intaan La' Iigu Wiirsan Ee Waali La I Badanin
4:35
LAFOOLE HEES ARAGSAN || 2024 SHOWGA HARGEYSA.
6:12
CAROOG TV
Рет қаралды 71 М.
LAFOOLE |WEHELKAAGI SHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:04
Lafoole official
Рет қаралды 1,9 МЛН
MUSTAFE DOLLAR Ft ROODA KAYF-MAARAGTA-OFFICIAL VIDEO 2024
4:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 622 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 236 М.
Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)
7:38
King Production
Рет қаралды 1 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН