No video

FARXIYA FISKA HEESTII SOMALILAND OO MASRIXII SHOWGA BADASHEY IYO QIIRADA WADANIYADEED 2018

  Рет қаралды 799,866

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

FARXIYA FISKA
HEES SOMALILAND
EREYADA IYO LAXANKA SIR MAXAMUD
MUSIC CRASHID CALI XAMARI
Hawraar Music

Пікірлер: 1 600
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 5 жыл бұрын
Inta walaalnimada hawiye iyo isaaq jeceleey hayla dhaAfina oo haga lexejeclaysanina e iisaara like oo muujiya walaalnimada hawiye iyo isaaq isha allaah
@baryarevic6160
@baryarevic6160 3 жыл бұрын
Somalida kle walalo ma tihiin miya
@sumayahussein3578
@sumayahussein3578 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@YaxyEAhmeddaahir
@YaxyEAhmeddaahir 4 ай бұрын
Waan ku saray zestr nabad iyo cfimad ku war isha.allah
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
OMG dadka comentiga ka bixinaayo waxay u badan yihiin reer konfur waw is amazing thank you dhamaan reer muqdisho and dhaman reer somalia ale nabad haydin siiyo idinkana huuno yaal😍🙋‍♀️love you reer somalilnd
@fatmamohamud9163
@fatmamohamud9163 6 жыл бұрын
zomaalilaneeey ku dayshad mudan tihin wixi somaliland like igu cimaamada wlashin ban ahay from Galmudug💖💖💖
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 6 жыл бұрын
Mashallah
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 6 жыл бұрын
Masha allah wllo farxad ku nolow waliga
@muktaribrahimomaromar7793
@muktaribrahimomaromar7793 6 жыл бұрын
Thanks
@sirabyansame
@sirabyansame 6 жыл бұрын
gopi isma qariso #fatma mohamaed nolow
@fatmamohamud9163
@fatmamohamud9163 6 жыл бұрын
@@inaxaaji1935 amen wll sido kle💖💖
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 6 жыл бұрын
Wlhi somalilnd wan jeclahay wan oyin gaare wlhi from muqdisho 😍😍😍😍😍
@xamsecarab9835
@xamsecarab9835 6 жыл бұрын
Thanks wllo
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 6 жыл бұрын
Xamse Carab sidoo kale
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Yusuf Mahamed Farxad ku Noolow Brother Nasab Ayaa tahay
@darikkandalo7280
@darikkandalo7280 6 жыл бұрын
Yusuf Mahamed we love you bro nooloow boqortooyo
@abassomar4516
@abassomar4516 6 жыл бұрын
Reer abtigaay wan ii jecalhaay wallahi from jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wan qiiro daay walahi wlahi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
abtiyo mcn kagudooney guul ayeynu isku ognahay
@bulshaawiinaalex3244
@bulshaawiinaalex3244 5 жыл бұрын
Anguna siido kale jaclnay Djabutii
@Dhagax571
@Dhagax571 5 жыл бұрын
Abti
@jamalnour1019
@jamalnour1019 4 жыл бұрын
Abti alle haku sharfo Inantayadi ku dhashyna nagu salan abt👋
@jhussain1507
@jhussain1507 6 жыл бұрын
I m from mugdisho heestan aad ugu qirooday walahi Ohin ay iga keentay allow usiiyadi nawada walalheena waan ku faraxsanahay Ina barwaqo iyo farxad ku wartan
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
Jowharo Hussein mahadsanid wll hargeisa iyo muqdisho waa laba gabdhood oo walaalo ah ee ilahay nabada iyo so kabashada muqdisho ku socoto haw siyadiyo o na tus iyado qurux iyo barwaaqo la hilacaysa
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
jowharro waalalo haa ooyiin naba waan oyaa wanagaamarkan arkoo anoo reer lacanodaa manta dalka somaliland jelahay viva dhaliyada dhashay `993 wixikadabeyay
@suhaibmedia4825
@suhaibmedia4825 6 жыл бұрын
Jowharo Hussein MahadzaniD Wll Zidad U hadashaY Alle Muqdisho ha NabadeYo
@duuliyexxx9105
@duuliyexxx9105 6 жыл бұрын
Ad baad umahadsan tahya walaal idinkana ilahay dhib dambe idinma tuso
@zahraabdi3912
@zahraabdi3912 6 жыл бұрын
Mhdsanid wll
@sagalhaji5511
@sagalhaji5511 6 жыл бұрын
Waxaan dareemaya farxad zaaid eh from Mogadishu❤❤❤
@sirabyansame
@sirabyansame 6 жыл бұрын
alle haku daayo waxan farxad kasi fcn heli lahayn hargeisa iyo moqdisho oo siyaasadedu isku laap xaadhan tahay❤❤
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 6 жыл бұрын
Sagal Haji tnx qali
@sagalhaji5511
@sagalhaji5511 5 жыл бұрын
@@sirabyansame weey imaandoonta insha allah
@omarsaid4636
@omarsaid4636 5 жыл бұрын
Thnx wlkiis
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Reeer somaliland walahi waa gob waan idinkufaanayaa anoo reer galmudug ama reer muqdisho kaligii taliyaa inagukiin diray love guys ilaah ha idiinsiyaadiyo quruxda 😚😚😚😚😚😚
@nagayee
@nagayee 6 жыл бұрын
Ameen bro
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 6 жыл бұрын
Galmudug Gob ayaad tihiin
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Sido kale walalkay
@abdikadir8645
@abdikadir8645 5 жыл бұрын
Haadaan nahayn Shacabka Somaliland wax horta aan ugu hayno dhibtii dhacday hawiye ma jirto hawiye waa dad qalbi jilicsan oo qalbi nadiifa viva mogdisho
@MrQaraami1
@MrQaraami1 5 жыл бұрын
IDIRIS Muse Salaamu Alaikum warahmatulahi wabarakatu walaal aniga waad Iga yartahay waxaanan anigu ahaa hargaysadii Hore 1988 ayaana iigu danbaysay markaa wixii dhacay CID aanu u haysanaa ma jirto laakiin Waxa Nasiib Daro ah ma waxaad aragtay Hargeysa oo casmadii labaad ee wadka ahayd oo la gubaayo oo wadankii Somali Ito Somali meel ay dagantahayba lama Arag CID ka dhiidhiday oo xataa ka banaanbaxday lama Arag in waliba Lana sii fogeeyo oo la xaqirana waa loogu daray markaa Somalia Ciidankeedana geesigii u horeeyay waa ninkii diiday inuu ka kaco Hargeysa duqeeyana Hargeysa jabutina fadhiistay markaa Somaliland way ogtahay Ninkii abaal u galay waanay gudaa Abaalkooda oo markuu ninkaasi pilotka ahaa KU Soo Noqday Hargeysa carbet cas ayaa loo dhigay Laguna karaameeyey lakiin Anagu saamaxnaakum ayaanu nidhi maantase muqdisho havka shaqayso siday koonfur Somali u walaaleyn lahayd kana shaqay lahay dawlad cidwaliba ka muuqato u Soo dhisi lahayd laandheere Iyo laangaaba uu KU jiro Anaguna markaas waxanalabanaan inaanu gartayada naqano oo aanu qancino sida ugu wanaagsan ee aanu walaaltinimo uga shaqaynaya lahayn was bilaahi tawfiiq Nin calool nadiifa ayaad tahay ee iska ilaali dadka xanuunsanaya oo xaqa ku dhimo
@qadroqurux6246
@qadroqurux6246 6 жыл бұрын
Waligeey benben kuma ilmeeynin lkn heestan weey ibadashay walalnimadaa sidaa umacan from Beledweyn hiiraan allow viva reer hargeeysa dad aanu walaalo nahay ❤💚❤💚💙💙
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 жыл бұрын
Baaladweeyn alahayoow ka dhig beerta raaxada beer lulaa alahayoow bilayada hareer mari ilahay haa nookin daayo wll hayo❣️❣️❣️
@qadroqurux6246
@qadroqurux6246 6 жыл бұрын
Ha waregto girantu aamiiin walal mcn sidoo kale idunkuna illaah hanookiin daayo aaaamiiiin
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll ilahay hakudhawro
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
@@qadroqurux6246 ilahay haku daayo nasab baad tahay
@omarsaid4636
@omarsaid4636 5 жыл бұрын
Viva beer lula
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 6 жыл бұрын
Walaaladeen slnd waan idin jecel nahay hadii aa nahay rer muqdisho wlh calanka slnd gacanta ku wada xeranay raaali naga ahada dad aan aad u jecel nahay cidirafka wan idinla jecel nahay anaga wax walbod jeceshihin alle ha idin siyo love u j m b slnd
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Mahadsanid walalo. 👑👑👑
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
goobanimo anba reer lascanoodban ahay somaliland yana noqon idoor qudha umaac
@abdibilleh7742
@abdibilleh7742 6 жыл бұрын
Thnk u wll Alleh idinkana dhibka ha idinka qado
@shukriahmedshukriindho1778
@shukriahmedshukriindho1778 6 жыл бұрын
Indin jeclannahay wlhi anaguba
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 6 жыл бұрын
Suad Omar thnks wllo nabad buuxda alaha idin siiyo
@nunubabe8414
@nunubabe8414 6 жыл бұрын
Ax 😭 Oohinta ma joojin karayo wlahi Emotion bay tahay heestan hadii ay Oohin ku hayso like iisaar viva duriyad sheekha
@darikkandalo7280
@darikkandalo7280 6 жыл бұрын
Nunubabe *** viva duriyada
@quruxdumar8451
@quruxdumar8451 6 жыл бұрын
Heestan aad u jeclhy walahey Somaliland I love u twooo
@mustafejama7517
@mustafejama7517 6 жыл бұрын
aaar qiira jabaan ba ku haysa filaya brother😂😃
@madaryusuf5606
@madaryusuf5606 6 жыл бұрын
Haday oohinkuhayso like iisaar kulahaaa
@nunubabe8414
@nunubabe8414 6 жыл бұрын
@@madaryusuf5606 Qadaad wayn baa tahay adigu ee ka bax meesha duriyada haysta
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
Nolol waartah idiin rajeynaa reer somaliland Waidiin jeclaNhy walaalaheeN 💞💯 from kenya 🇰🇪
@abdiazizmoh3166
@abdiazizmoh3166 6 жыл бұрын
Pia sisi tunakupenda dada💞💞💞💞💞
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
@@abdiazizmoh3166 Asnte bro 💟
@munaabdirhamen2896
@munaabdirhamen2896 6 жыл бұрын
Sido kle wlo wanu idin jecelanya
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 6 жыл бұрын
1960 Magoolba Markay Timi Ee Walalaha Hargaysa Kamid Noqotay Inanta Loogu Jecel Yahay Ayay Noqoto, Fiskana Qarnigeeda No1 Weeye👑😍🔥
@shankaroondahir4322
@shankaroondahir4322 6 жыл бұрын
Waan qiirooday markey codkeda dabacsan ku dhaheyso somaliland-neey aad ban idin jeclahay rer abtiyadey 👉❤
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Habo macn nolw inTydii Lkn suaal mku waydiya inbTi 😂😗
@shankaroondahir4322
@shankaroondahir4322 6 жыл бұрын
Iweydii sagaleey
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 6 жыл бұрын
Me two viva somaliland wllo
@omarsaid4636
@omarsaid4636 5 жыл бұрын
Soo dhawpw abaayp mcnto abti
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
EEEGA FARXIYA FISKA WAY ooyaysa mashalah Ana anoo jooga LaasCanood ayan leh qaranka somaliland Viva
@Malakdays1
@Malakdays1 6 жыл бұрын
Beenta iskadaa laaska maradaa cidna kama xiratee
@40156
@40156 6 жыл бұрын
Alexander magacaasi muu ku qabaa maxa u la baxday doofaaryaw laascaanood 1900 kiibay somaliland ahayd
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
magacaa gaalka dhig kalabyoooow waxiishaka aah
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 6 жыл бұрын
@@Malakdays1 Somalilandar ayaad tahy is ogow
@omarsaid4636
@omarsaid4636 5 жыл бұрын
Waaw abti guuuil somaliland
@macalinkacuntada2965
@macalinkacuntada2965 6 жыл бұрын
From xamar dagmada madiino ... Yaqeeyow ilinta waa jooji la ahay... 😘💐😘❤️ love u kal iyo laab farxad ku waara my blood somaliland farxadiina ha waarto insha Allah love 4 eva 💐👍👍👍👍👍
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
Thank you wlo qaali ale idinkana nabad haydin siiyo 😍
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 6 жыл бұрын
We love u walalo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Amiin huno MCN idinkna sdoo kle👋👋👋👋
@darikkandalo7280
@darikkandalo7280 6 жыл бұрын
Ibra Bahal walaalkay qaali allayacisak boqortooyo Somaliland waa dalkaaga labaad noolaada walaalayaal
@rayanabas6682
@rayanabas6682 6 жыл бұрын
Me to am from moqdiso madina I love somali and somaliland💕💕😭
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Hestan gurigena kama danto muwah zomalilanad dad ii walid eh badtihin nolada abtiyal hesti qarniga from moqdisho hestan cabar ban sugaye❤❤fiska fananad qaran
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
abti na aqoonsada hhh
@farhiyamohamed1311
@farhiyamohamed1311 6 жыл бұрын
@@majabeofficial6939 waad uqalantaan aqoonsi iyo bilad sharafeedba Abti
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
asal abti sinji isiir naynu ahaay noloow anba hoday waa isaaq anba dhulos somaliland ahay
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
@@majabeofficial6939 abtiyaw hada inan dartin madaxwene isku so sharaxo waye hh dawlad calan leh badtihin alaw u ziyadi nabad sugan barwaqo ku soor
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
@@Wadani1988 nolow abti qali ❤👌
@zuhuursimran919
@zuhuursimran919 6 жыл бұрын
somalind garab keenah 😍 im from muqdisho 😍😙😘
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 жыл бұрын
💖💖💖💝💝💝💝
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 6 жыл бұрын
Ku jecel nahay walal
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Thkz xappti 👏👏
@377abdirahman
@377abdirahman 6 жыл бұрын
Allaha daayo My secand home somaliland Aniga Waxan ahay Wiil reer koonfur ah gaaar ahaan mugdisho Wlhi waan ku farax sanahay in aaan yeesho wadan labadan dadkan waa Dad wada dhashay lkn Waxan nahay labo wadan waana ku farax sanahay viva somaliland viva somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samiyasuleiman4867
@samiyasuleiman4867 6 жыл бұрын
wad ficnthy wll mnsh alh
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
sax ind jbuti waaa somali canfar maxa inoo diday inaynnu badano sida carabtaa iyo yurub
@daacadsame2774
@daacadsame2774 6 жыл бұрын
Poqor poqor dhaley . si wngzan ayad u fikireysah
@377abdirahman
@377abdirahman 6 жыл бұрын
Daacad Same walalkey mahad sanid waa in runta la isku shegaa sow mahan manta hadeey somaliland noqoto wadan gooni ah Hadaba wee tehee Aniga cid ii dideyso malahan wayoo waa dad aan wada dhalanay
@377abdirahman
@377abdirahman 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi haa walalkey Wlhi waa in aaan is garab sanaaa oon iska dhafna cadiifada iyo isku adkenta viva somaliland iyo somaliyaba kheyr indha Allah
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
My motherland somaliland😍😍😍
@abdiwaes7065
@abdiwaes7065 5 жыл бұрын
Abt salaan
@Yuna-dk3gi
@Yuna-dk3gi 5 жыл бұрын
@@abdiwaes7065 salan abti 😁
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
You critize my comments in English do you know Fren
@dr-mohammeddheereeye360
@dr-mohammeddheereeye360 5 жыл бұрын
Somaliland walhi waaan ilmeeyey heestan markaan dawaday allow daaa somaliland from burco waan jeclahy wadankayga waanan udhimanayaaaa 😘😘😘
@adnanasir4160
@adnanasir4160 4 жыл бұрын
Wllhi wn ilmeeyay ogaada inaan sidaa isujeclnahay from sweden 🇸🇪 before jigjiga ❤️❤️❤️❤️
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 6 жыл бұрын
Waleee reer somaliland waxba lagama qaban karo dadaanu walaala nahay dugaashaday baa tihiin 😍 like saara is muujiya ku dayashaad mudan thiin
@aaminadan944
@aaminadan944 5 жыл бұрын
Alle ha inoo dayo zomaliland
@bashirsomo4371
@bashirsomo4371 5 жыл бұрын
Dad aanu walaalu nahay Somaliland hadaan afsomali ku dhahana dhulkii somaliyeed 😆
@saamiya404
@saamiya404 Жыл бұрын
Thnks ❤❤❤
@nusaybacadamiofficialcadam847
@nusaybacadamiofficialcadam847 6 жыл бұрын
waan jeclahay inaan walaalo noqo isku daacada koofur iyo waqooyi xitaa hadaan kala gono diirka iyo jiidhkaa isjiidanayaa. from Somaliland haragaysa
@popmarly8493
@popmarly8493 6 жыл бұрын
Beenmaha wll
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
naw sawdigaa dawlad ah xataa meesha kasar
@ahmedsaleeban2355
@ahmedsaleeban2355 5 жыл бұрын
Taas ka daa wlo
@cabdiraxiimjiisow4321
@cabdiraxiimjiisow4321 6 жыл бұрын
Inta fiska iyo somaliland respect u hayso like ta ila kalaya 🖒🖒🖒 ala fiskay ku jecliya 😍
@bashirsomo4371
@bashirsomo4371 5 жыл бұрын
I like fiska iyo dhulkeeygii somaliyeed 😊
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
LEGAND
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 6 жыл бұрын
Ano ah reer muqdisho waan la ilmeeyey heestaan wanna jeclahay ❤❤❤❤❤Somaliland wana daganaay ilaa 2007 I love dadka nabad jecel aad u qalbi wanagsan ii noolada nabad kuwaraa walalaheen kudayasha mudantihiin
@axmedqurux9611
@axmedqurux9611 6 жыл бұрын
kusoonoqo INA cabdiramaan
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Anisa Qaali adigu Somalilander bd tahay ba hdaa hno 😂 hdad ilaa 2007kii dagan thy
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
anisa muqdisho iyo hargeia wa hooyada somali xorta ah inta kale magaalo wa lagu qurxiyey casimadii dawladi somali dhistey iyo casmiad ku xiginkiii waxaa onoo fican idinkoo dawlad noqda angaan daqlad noqano is jaclna aoo hadii xamar dhib ka hdaco hargeisa badbadiso hadii hargeisa dhib ka dhacnaa xamar babaadiso madaama aan nahey labad a maglo ee dadka somali inta uga badan ku noolyiin ee xorta ah jabuuti waa xor lakiin somali wax ba kama darsan
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 5 жыл бұрын
Ina caaqil waan ahay hada wa inaad isiisan dhalasha Somalilands ah walal kkkl
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Anisa Qaali nasapeey in lagu siin wayo hka biqin 😍
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Nasabkii ilaahay Iga Beeray Somaliland 💚💚💬❤❤
@queenluzaibrahimo3734
@queenluzaibrahimo3734 5 жыл бұрын
Reer abti isaaqyga😢 waan qiiroodey wllhi hargeysa seddex sano soo jooge ma.arag wax ka gobsan❤💋
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Abt noolow
@safiyahalgan9901
@safiyahalgan9901 4 жыл бұрын
Goobta irir samale ee sadixad casimadiid kala. Leh jabuti muqdisho hargeyso wlhi waxan ku fana sadixadas magalo landhere irir samale ah o hg ah ban ahy Somaliland an leh jabuti ana leh somalia muqdisho ana leh💪💪💪💪💪
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🖕🖕🖕
@runnnsheegea2145
@runnnsheegea2145 4 жыл бұрын
Irirsamale iyo somaliland 1 love
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Been maad sheegin wllo Meep aad joigtaba ku faan HG gob baad tihiin sharaf iigu noolada dhiiga diiran idinka laydinka so gaadhaa ❤❤❤😘
@muniirmaanka3233
@muniirmaanka3233 6 жыл бұрын
viva reer abtigay hawiye wale gab inad thin Ana idin qiray I love you rer abtigay hawiye
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 6 жыл бұрын
Anagana wan ku jecel nahay habo waan jeclahay somaliland waana gurigeyg labaad
@cabdihashi6603
@cabdihashi6603 6 жыл бұрын
Dadka somaliyed gaar ahaan reer muqdisho wlhi waa dad nasaba oo qalbi fcn ❤️❤️🇸🇴✌️
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 жыл бұрын
Walhi somali oo dhan ayaa nasaba Waxa bedelaya waa siyaasiyiin qaahina i am from burco
@cabdihashi6603
@cabdihashi6603 5 жыл бұрын
Reer burco gobweeyi
@dhagajuuncabdinaasir6371
@dhagajuuncabdinaasir6371 6 жыл бұрын
hawiye maxey u jecelyihiin iney somaliland hormarto daarood uga xun yahey waa run ilaa hawiye iyo dir waa walaalo
@abdifatahkaraama1864
@abdifatahkaraama1864 5 жыл бұрын
aad iyo aad Isaaq waa Dir . Hawiye iyo Dir waa walaalo o wa Irir Samaale
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
@@abdifatahkaraama1864 KA DHAX BAX KA XUNTA KA MID TAHAYE
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 4 жыл бұрын
Farmutayahy ma sidasad moodaysa inay idiinku ilawayan wad kagashen uurto wxd jeceshehina malahan we qirada beenta Nala dhaaf
@awilahmet790
@awilahmet790 6 жыл бұрын
Wixii duriyada ahaw like ku booba🔥
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
djhqankaa sxb isk dhaaf like
@ahmedkarshe666
@ahmedkarshe666 6 жыл бұрын
waxad tahay mid an fahmin halka loo socdo duriyadu waa beel ama qabiil kamida dadka waqooyi daga dhul ahaaana qayb kamida dagan awoowe is ruxooduna meel gari mayo hadalkaa aan ku iri gunto waa mid aad arki doonto malinta runtu timado dadka waqooyi inta gosashada aminsanina dhegahodu runta maqli donaan xumana hayga araga qadan badi dadka duriyadu ma fahmin waxa ay donayaan halka loo marayo iyo habraaca siyasada sida ay wax u wadan kama aha xuman lkn waxanay fahmin hanaanka siyasaded ee jira sida ku cad mamulka ay samaysteen iyo hadalka adiga kaa yeeray maha mid farqi wayni u dhexeeyo wana mida waasinaysa waxa ay u socdan iyo halka rajadoodu tahay ralina iga ahoow waxan kuu saxaya dariiqaga hami
@somalilanddefendermuwaadin4758
@somalilanddefendermuwaadin4758 6 жыл бұрын
caaac caaac ooyinta kaa baxayaa halkay duriyadana xornimo kuu bashalisa
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 6 жыл бұрын
Aan Ku Yara Saxo Sxb Heesta Somaliland Aya Loo Qaaday Marka Sheekada Qabiilku Waa Ceeb Ee Inaga Dhaaf, Dad Kala Qabiilo Ah Balse Isku Isira Aya Wada Daga Somaliland. Like Ta Wan Ku Saaray
@wizamintv9147
@wizamintv9147 6 жыл бұрын
ahmed karshe war sxb wixii somalilanders waa Duriyad
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 6 жыл бұрын
I'm from garowe Somaliland is my second country😍
@axmadsajnab4024
@axmadsajnab4024 6 жыл бұрын
viiva harti viva isaq viva gaboye viva faqashini viva samaron viiva hawiye waxay inantan ka ooyday garta wlllayal i💖SOMALILAND
@zumayazumaa9496
@zumayazumaa9496 6 жыл бұрын
Wllo faqashini iyo hawiye maxey kalayihiin faqashine habar digir gaar ahaan ceyr Maxamed waye dadkaada kalabaro wllo
@MrQaraami1
@MrQaraami1 5 жыл бұрын
saaxiib way dadka Dega dhulka Somaliland weyn ka badan yihiin intaa tusaale ayaan Ciise, CabdalaHassan,tumaal, Madigaan, iyo qabaailka kale oo badan sida ugaas labaha markaa walaal qabaailka aynu iska ilowno oo hore aan u socono si walaaltinimo insha Allah
@ayaanleali7203
@ayaanleali7203 5 жыл бұрын
@@MrQaraami1 lipaax sida u saxday
@aliabdi7541
@aliabdi7541 6 жыл бұрын
Am from muqdisho I love Somaliland💗💗💗💗💗💗
@habonladan3276
@habonladan3276 6 жыл бұрын
tnx wllo sidookle one love somali maxamad
@asmaadan3538
@asmaadan3538 6 жыл бұрын
qiimaha erayga walaal waa inaan dareena. aanta aadbaan idiin jecelnahay anaguna caafimaad kuwaar
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
Love From Mogdisho Rer Somaliland ❤ Idin jecalahay
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
We love you too 🤗🤗
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘
@omerchire2079
@omerchire2079 6 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyey my dalkayga my duriyadeyda reer sheekh isaxaaq inaney gobinimo iyo geesinimo isku darsaney oo aynu qabiilada oodhan kaweyney waxaynu nahay duriyada kaliyee dal leh anagoon xaqirayn dadka iyo reeraha nala degen inta igu raacsan like igu qabo
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
ilaahay guul ayuu insiiyey labeenta Somali ayuu inaga dhigey
@aftaxquule5331
@aftaxquule5331 6 жыл бұрын
Hadaan reer muqdisho nahay somaliland waa aamisanahay amaantan iyo inkkabadanba way mutaysatay Somalida inteeda ficn somaliland ayay kunooshahay Go forward Jsl
@asmaadan3538
@asmaadan3538 6 жыл бұрын
walaal waxaan nahay dad wada dhashay oon meelna kala tagayn intaad na jeceshay in kabadan walaahi anaa idin jecel markaan maqlo heesta calanka Somalia waan iska ooyaa waxaan ilaahy inooga baryayaa inay somalia hesho nabad iyo nolol wanaagsan somaliland iyana hesho aqoonsi caalami ah
@aftaxquule5331
@aftaxquule5331 6 жыл бұрын
@@asmaadan3538 mhdsanid wll ilaahaybaa garanaya sida inooroon balse ilaahay somalida hakuguuleeyo qorsheyaasheeda
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 5 жыл бұрын
Thankz bro aqoonisga ha naga ilawina
@aftaxquule5331
@aftaxquule5331 5 жыл бұрын
@@majabeofficial6939 shuruudaha aqoonsiga buuxiya idinkuna😀😀
@nasehorachad7241
@nasehorachad7241 4 жыл бұрын
@@asmaadan3538 hfkgcbj
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 жыл бұрын
dadaanu walala nahay dadaaloo nabada baa tihin axyaaa hees iyo badh wataa inanteyna muqdishawe idin heestay really aadban idin jacelnahay gob iyo nasab batihin hoyga fanka arlada nabada Barta afka somaliga laku xusaa tihin anyway we love walalaha Somaliland❤💋❤👌
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 6 жыл бұрын
Gun maaha gob iyo nasab dheh hanoo hoos galine hhhhh kaftan wlshy idin jeclin anana afka Somalilanderka anoo Ku hadlaya cidba ma necbin
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 жыл бұрын
@@xubikaahin2370 hhhhhhh muhiim maha qoral qaldamay lkn muhiimadu waa dadnimadeyna oo masraxa laka dareemay iyo sida quruxda badan oo shacabka qiirada wada qaday anyway hadalka mcn wuxu hantaa galbiyada huuno gob iyo nasab wadba dhaften
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
Siman Qaali anaguna wa idin jecelnahay wll hargeisa iyo muqdisho wa laba gabdhood oo walaalo wana iska xigan magaloyinka kale
@daacadsame2774
@daacadsame2774 6 жыл бұрын
Poqorad
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 жыл бұрын
@@t.d8775 Aad iyo Aad huuno respect idin heynaaa wlhi
@ubahletv684
@ubahletv684 6 жыл бұрын
Dadka reer somaliland waliba duriyada isaaq waa Dad goba dadku waxkale naga aaminsanyihiin lkn anagu dun xariira baanu nahay, somali dhamaanteen intii wanaagayaga jecel waanu jecelnahay
@rezaheydari9618
@rezaheydari9618 6 жыл бұрын
Iam from iran but my mother is somalilander I love somaliland wow
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
Wow really Masha Allah
@premierleaguehighlights5155
@premierleaguehighlights5155 5 жыл бұрын
Your mother's native country is Somaliland and your father's country is a Iran You are Somalilander Great we will hope come and see the Culture and behaviour of Somaliland people
@suleimanmohamed1951
@suleimanmohamed1951 5 жыл бұрын
Hhhh welcome bro
@MohamedOmar-bn5fo
@MohamedOmar-bn5fo 5 жыл бұрын
Thanks you are football iraan
@aishamohamed9206
@aishamohamed9206 4 жыл бұрын
Heestan kama daalo aadbey u qeymo badantahay from muqdisho ❤️🇸🇴❤️🥀 inti igu racsan☝️
@najahmohamed2975
@najahmohamed2975 6 жыл бұрын
Marka laga reebo siyaasada hargaysa iyo muqdisho waxaa dagan dad isku isira Eeg sida loogu soo camiray Maansha allah irir samaale waa is raacay ee farxiya booramena tag plz
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 6 жыл бұрын
Caqliga Alle haku barakeyo indro.siyaasadu meel haynoo taaleee dad midaynu nhy.
@najahmohamed2975
@najahmohamed2975 6 жыл бұрын
Hadaan nahay reer somaliland waan jecelnahay walaalahayga reer muqdisho
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 6 жыл бұрын
+Najah Mohamed Walalo dad nacayb dhex gali karo ma nihin guushiinu waa guusha yada.Si gaara gobolada Rasmiga s/land agtatada qli bad ka tihin
@najahmohamed2975
@najahmohamed2975 6 жыл бұрын
Waan ognahay xumaana idiinma qabno qof reer muqdisho hargaysi waa gurigiisi kii ganacsi ka furanaaya iyo guryo ka dhisanaayaba free ayaa u tihiin
@princessqurux6463
@princessqurux6463 5 жыл бұрын
Hadanahy rer muqdisha aad ayan idin jeclnahy nabda garten alle ha ifin siyadiyo
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 5 жыл бұрын
Fiska masha allh reer muqdisho qalbikooda ayee ka hadashay from muqdisho xamar banaadir cadeey
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
ilaahayow hawiye barakee ilaahayow cidhiidhiga iyo dhibta ka kor qaad ilaahayow nabad gelyo sii walaahi waa walaalo jira ilaahayow hawiye barkee my really brothers we love you long live hawiye farxiyo waa geesiyad nasab ah we love you farxiyo
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 5 жыл бұрын
Jamal Warsame love u too walalo
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
+Rashiid Omar 😘😘😘😘
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 5 жыл бұрын
dhallaankii snm 💕 somaliland
@queenmeeza9707
@queenmeeza9707 4 жыл бұрын
Anaga wa idin jecel nahay wlhi one love isaaq ❤😘😍🌏
@mdproduction62
@mdproduction62 6 жыл бұрын
Rer somaliya Alle ha dhawro wlhi markan aqriyay comentiyadoda wan qiroday runta wa dad laap xaadhan Alle ha dayo one love wlalayal😭
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
yaa somlaia waaar horta beer jilcsanaa isaaq ma 10 qof aan hestaan maqlin leahayw a dad ficaan waguun wanagaa jeclayn ind UN calankaga sudhato
@bulshaawiinaalex3244
@bulshaawiinaalex3244 5 жыл бұрын
Mahad saniid wllkey
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 5 жыл бұрын
Ax wlhi heestn dhagysigeeda kama daaalo Emotion wye like isaara wxi iga danbeya still watch 13/9/2019 😭😭❣❣
@ibroarrale4356
@ibroarrale4356 6 жыл бұрын
Walee hablaha hawiye goob weeye noolada ilmaderayaal😘😘😘😘
@amuuushizwag2303
@amuuushizwag2303 6 жыл бұрын
Heesta wlhi way iga qiireesisa😭viva duruyadena like hayla dhaafina walalhy somalind nd somlia🤗
@mohamadkhadar2743
@mohamadkhadar2743 6 жыл бұрын
I'm from mugdisho wlh hesha fiska tan Ayan u jeclhy soomlilnd nolodo my dad keyga
@mohamedamiir8177
@mohamedamiir8177 5 жыл бұрын
Iam from #somaliland gar ahan #Berbera Reer muqdisho waad mahadsantihin walalayal dhantiinba😍🤗
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
#BERBERA
@feyzaahmed8955
@feyzaahmed8955 6 жыл бұрын
Ax ya Somaliland wadankeyka wan sheclahey wlh inta reer Somaliland ama Somaliland shecel osara like
@feyzaahmed8955
@feyzaahmed8955 6 жыл бұрын
Waaw
@laylacamaar7678
@laylacamaar7678 4 жыл бұрын
still we are watching 2019..nov..19 dalkygii dadkaygii 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@hodanabdi1771
@hodanabdi1771 6 жыл бұрын
VIVA IRIR samaaaale😚😚😚😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 6 жыл бұрын
Hodan Abdi 😂😂😂😂😂😂 ala uqdad padanaa
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 6 жыл бұрын
Ma darood saas u na cesaan
@hodanabdi1771
@hodanabdi1771 6 жыл бұрын
@@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 haye huno fahan
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 5 жыл бұрын
@@youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 😂 😂 Daarood waa walaldayo
@faadumohusssen4865
@faadumohusssen4865 6 жыл бұрын
hargeysa cadey 1988 baa iigu dambeysay noolaada meel fog uma guurin jigjiga unbaan degnay ❤❤❤❤❤jawi raaxo
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
deee yar kaalaay adabaay reeer abtigaa kaa buxan iyo ogaden dhami fiska wataa timid kkk abti
@hanadcade3269
@hanadcade3269 6 жыл бұрын
Sln walaalayaal ogaada waan idin jecel nahay hadii aa nahay dhalinyarada muqdisho allaha idin kadhigo sln dal baraaqo iyo hormarba leh
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
We love you too bro
@habsamatan9311
@habsamatan9311 4 жыл бұрын
Alleh haku sharfoH hno McN idinkana haydin siiyo nabad an dhamaan
@Daynabo
@Daynabo 5 жыл бұрын
waxan ahay reer galmudug Soomaliland waan jecelnahay waana kuraxsanahay horumarkooda guul Somalilad
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 6 жыл бұрын
Farxiya wlhy waa qiiraysanthy wajeegda saankuu jecelhy maba ogid wlee fiska 😍 😘 😘 thnk
@somalitvwararkasomalitvwar8501
@somalitvwararkasomalitvwar8501 6 жыл бұрын
Aaaah farxiyo calosha na hurisaay we all love somaliland am from galmudug Galkacyo allow somaliland kor ka yeel aad ban u jeclahay waa Dad aaad uqalbi fican nabada allaha idiin siiyadiiyo somalilaaaaneeey
@mufakrabdiaziz6691
@mufakrabdiaziz6691 5 жыл бұрын
Thank you wll....
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
galmudug gobtii Somali qlbigaan idinku haynaa
@somalitvwararkasomalitvwar8501
@somalitvwararkasomalitvwar8501 5 жыл бұрын
Mahadsanit my dear guul galmudug and somaliland
@alibaas623
@alibaas623 6 жыл бұрын
Hadaanu nahay rer muqdisho waxanu shacab ahaan tagersanahay hormarka iyo dadaalka kajira somalilad waxanu jecelnahay in la ictiraafo oo gooni noqdaan laakin siyaasiyin anakaba noo nixiwayay oo dhigayaga kufalaxasha somalilad wax ma u ogalanayan alow naga qabo anaka iyo idinkaba way inoo daranyihin
@abdiazizmoh3166
@abdiazizmoh3166 6 жыл бұрын
Amiin wllo
@cabdiraxiimjiisow4321
@cabdiraxiimjiisow4321 6 жыл бұрын
Adiga miyaa moqdisho matalo marka argtidada ka hadal moqdisho dhan masul kama tihide
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 6 жыл бұрын
Ali Baas amiin amiin amiin wll waxaynu mahay dad wada dhashay meela kala tagi mayno ee siyaasiyiinta rer soomalia Illahay xaqa somaliland ha tuso
@kafiyahaji7505
@kafiyahaji7505 6 жыл бұрын
@@user-bo8jp4mn5d nacas
@kafiyahaji7505
@kafiyahaji7505 6 жыл бұрын
@@cabdiraxiimjiisow4321 war ma jareertii LA sheegi jiray ayaad tahay nacas
@shidehtv3848
@shidehtv3848 6 жыл бұрын
Rer muqdisho wa dad gob ah hadanu nahay somaliland sida si lamida ayanu idin jecelnahay walalahayo alle nabad warta haydinsiiyo ameen
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 5 жыл бұрын
Shideh Tv love to u walalo somaliland
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Farxiyi markay leedsy martida meel u dabcsano way ilamysay oo qiirooty wayo wxy argty meeqaamki loo sooray xaqiiqdi bay argty 💕🙌❤💯ku baashaal.caradiii gobta fisky
@bintyuu2576
@bintyuu2576 6 жыл бұрын
Wlh blhi wan oynayaa anigon somaliland waligey dusha uun kamaray an arag ma aqaan shucuurta iga oysiineso e bal ya ishega koley waxan umalenayaa isku jiir beynunhy sidaa ban udaremaya canjeeradi andubayay na way iga gubatay wlh showka hesahisa dhagesanayay lkin hestan way itabatay
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 5 жыл бұрын
Aqoonsi ayaan rabnaa😅😂
@awlayir2609
@awlayir2609 5 жыл бұрын
#RESPECT ❤
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
Lol garanmaynee noo sheeg Dee
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
waan kula qaybsaneynaa xidid aan ko,ayn ayaa inoo dhexeeya 💕💕💕
@abdirahmanbaanyamukhtar796
@abdirahmanbaanyamukhtar796 5 жыл бұрын
Dhiiga ahaaa
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ilaahoow wnku baryaye ictiraafka nasii dawlad dhisan nga dhig Yaa Rabi❤☝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nagayee
@nagayee 6 жыл бұрын
Reer muqdhiso wlhi waa dad nasab ah, waayo shucuur fiican ayaa ka muuqaata ! Alle ha ka dhigo Muqdisho nabad from Hargiesa
@aanaan6027
@aanaan6027 6 жыл бұрын
Aaamiin walal lakin Qadaad weyn maxaa ino dhahdaan hhhhhhh
@nagayee
@nagayee 6 жыл бұрын
@@aanaan6027 walaalo waxaasi waa iska kaftan lkn dad Qalbi fiican ayaad tihiin wllshay
@horyaalmedia2647
@horyaalmedia2647 6 жыл бұрын
Gopanimada waa loo dhasha wax🌸 layska yeel yeelo maha papa farxiya fiska fuLL respect ❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 жыл бұрын
😭😭😭nasteexo wa lagu ceebooway xaal ha la siiyo inantas miskinta
@yasoabdou9567
@yasoabdou9567 5 жыл бұрын
Reer Somaliland my reer abtigey nolada I am Afar from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💚❤❤💚
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
abtiyo guuleyso insha Allah qalbigaad ka salaaman tahay 💕💕💕💕💕💕💕
@abdititahyare5469
@abdititahyare5469 5 жыл бұрын
I am from puntland walalahay Somaliland guulaysta mar walba
@barwaaqobilkheyr5653
@barwaaqobilkheyr5653 5 жыл бұрын
I'm from muqdisho I LOVE SOMAALILAAAAAAND GUUUUUUUL
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
guuleyso wllo mcn sharaf Ku noolaada walaaladey muqdisho
@hassanabdirahman2273
@hassanabdirahman2273 5 жыл бұрын
Somalinimo sax bn arka Muhiimadu wa in dadku qalbiga iska jecel yihiin oo qofka somaliga ah uu meel walba uu jogo somalinimo ku dareemo Hargeisa Muqdisho Djibouti Jigjiga Garissa ♥️
@ahmedyuteam
@ahmedyuteam 5 жыл бұрын
Ku dayashaad mudan tihiin ❤️🌹🙏 Hees aad aan u dareemi run ahanti dadku wa wada dhashay aad Baan ugu farxay jacylka iyo wnaga comments ka masha allah qof walba somali hadu nolol hayso meelkasta dunida haka joogeey xurnimo iyo ku noolaada nabad iyo farxad ❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 6 жыл бұрын
BOQORAD FANKA #SOMALIYEED FARXIYA AXMED CADAW #GABADH IRIRI SAMALE AH OO HAWIYE KA SII AH WELIBA CURADKII HAWIYE(MURSAL KARINLE HAWIYE ) VIVA ILMO IRIR
@amranhashim6049
@amranhashim6049 4 жыл бұрын
Www abti iithy karanle hadaaa tahay❤❤❤👌🏽
@jamamahamad2773
@jamamahamad2773 5 жыл бұрын
Xaqiiqtan waan qiiroday heesta kuman qiiron wlhi waxaa dareenkayga badalay hablaha iyo wiilasha commentiga ka bixiya dhamman kasooo jeed gobalada soomaaliya iyo caasimada ummada soomaaliyed Wlhi dareenkaad bixiseen aad nala wadaagteen qoraal kuma soo koobi karaayo mahadsanidii soomaaliland waa dalkiini Allow muqdisho nabada i tus From burco mahadsanidiin
@zaalaxmacalin9139
@zaalaxmacalin9139 4 жыл бұрын
Waan kufaraxsanhy amaanta ssoomalind waan jecelhy hadaan ahy wiil reer muqdisho
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 6 жыл бұрын
Soomaali Inama Necba Inta Ila Qabta Like Wallaalahayaw Reer Somaia Idin Jecelnahay Wllhi Alle Nabad Ha Iidin siiyee aamiin
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 5 жыл бұрын
From Somaliland We love Walaalaheena Somalia ✊🏾❤️
@luckys.2287
@luckys.2287 5 жыл бұрын
Waa heestakaliyee dhagaysigeeda aanan kadaalin😢😢ILAAHAYOW dalkayga barakee calankeenuna kor ha ahaado marwalba💚💬❤. Walaalahayga reer Soomaaliyana ILAAHAY nabadwaarta hasiiyo dhibkana hakaqaado😍.
@kool.kooli143
@kool.kooli143 5 жыл бұрын
Aamiin wll 💖
@nihalmohamed339
@nihalmohamed339 5 жыл бұрын
walaahi waan qiirooday nabada ilaahay hainoo siyaadiyo aamiin hadaad somaalilandar tahay like isaar
@xanansomalilandersafiya9594
@xanansomalilandersafiya9594 5 жыл бұрын
Only dhal Somaliland like ta uun isaraH 🤩💪💪💪
@aidenyx7568
@aidenyx7568 6 жыл бұрын
wlhi blhi way ooyaysa farxiya 😭 omg oohinta laga biinayaba
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Waxay ku heesaysaa inaanay afka baarkiisa ahayn bay indhaheeda ku soo aragtay qalbiga furan iyo kalgacaylka lagu soo dhaweeyay bay dhab u dareentay waanay mudan tahay farixa fiska
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
waa qiiro heesta iyada iska leh oo samaysay
@lilmoha7811
@lilmoha7811 5 жыл бұрын
From xamar ahay lkn wan idin qira inad hormeynteyn allaha idin siyadsho anagane. Calfkena sugena viva Somaliland one love from xamar inolada
@ahmedheykal3227
@ahmedheykal3227 6 жыл бұрын
Somaliland allahow daa,inoo idin daa ku dayaashaad mudantihiin somalilaaneeey allow idin xafid Wlhi waan idin jecelnhy siyaasad xunbaa nakala keyneyso ma ahanee hadaanu nahay shacabka muqdisho love idinku nhay From muqdisho
@asmeilamar5355
@asmeilamar5355 6 жыл бұрын
Aaar cawa qalbi wacan walalahay reer somaliyaa idina isku daya inaad walalimad aadkaysan lakin siyasadu waa halkidi ooohooy
@King_Budnacab
@King_Budnacab 5 жыл бұрын
its hard to hold your tears back after such voice and touching lyrics ......Thank you
@queenofgabiley4658
@queenofgabiley4658 6 жыл бұрын
Somaliland😍 gobweeyan bulshadeedu alla naga beeray dun xariira
@cadaanimoallin8940
@cadaanimoallin8940 5 жыл бұрын
Fiska gob gob dhashay baad tahay sln ✋gobeed ha la iga gaadhsiiyo boqorada fanka waalaalahay somaliland guul Iyo gobanimo iyo citiraaf Ayaan idiin rajeynayaa wa walalkiin i am from DDSI GODEY GACALO
@najma1nayuumi12
@najma1nayuumi12 5 жыл бұрын
thanks insha Allah way soo dhawdahay qli somalidii dhibana Allah dhibka ha ka qabto aamin from somaliland
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
wllhy wll waad IGA farxisey maantaba waan jecelaa in aan arko walaaladey ddsi guuleysta abid inta nololi jirto
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 4 жыл бұрын
Somaliland heestaas markaan dhgaysto waan oyaa walahi jecelahay dalkayga hooyo aabahyna uu usoo halkagamay iyo bulashadayda daacada ah inta ila dareena like👉💚💭❤
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 4 жыл бұрын
erayadasoo nin rer xamari tiriyo waxii dhacay na ilawsiin laheed lkn maba laha abwaan
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Sumaya Subeeda Xaqiiq 😂🤣😂
@osmanmohamed4963
@osmanmohamed4963 5 жыл бұрын
Salaan sare walaalahay reer hargaysa waxaa tihiin dad aan jiir nahy reer Samaale insha alh Xornimada way soo dhowdahy hadaan nahay walaalihiin Hawiye Xornimada Somaliland is kaashi ayaan ku kaynaynaa ,Djabuuti,hargaysa and Muqdishu casimadaha reer Samaale one love
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
OSMAN MOHAMED SIDAA UUN BAA SOMALI WAX KU NOQAAN KARATA ILEYN SOMALI DHABATA EE WADANKA U DAAGALNET WAA SAMAALE BADNI 95% MURUQ IYO NAF
@ridwanhassan7802
@ridwanhassan7802 5 жыл бұрын
Osman Mohamed hadanaahay dhalinyarada reer somlailand gaar ahaan reer hargaysa sidaan u jecelahay reer muqdisho illaahay uunba og
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
Osman nin rag ah saded casimadood oo iskasha Africa oo dhan ayaan madaxa kaga istagi lahayn
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Calanka toowxiidkaa ku qorane sidan aan ka deyno dhiigeeygoow. Sidani cadho ALLE ayaanu ku muteysan karnaa walahi. ALLAAH ha ina wad cafiyo aamiin.
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 6 жыл бұрын
Wllahi waan qiirooday reer Hargeisa waan idiin hayna abaalkaas hadaan nahay hawiye
@smooth2477
@smooth2477 5 жыл бұрын
Libaaxyada Somalia ayaad tihiin geesi
@imaniman-ni5sl
@imaniman-ni5sl 5 жыл бұрын
Waa mahasantahay fiskana waa inan ilahay hiba siiyaya malin dhawayad ayay soogashay hudhaal hargayasa ah dadakii mashajoogay maanarkin halqaojoo isagoofadhiya salaamay non too naag waa loo weda isaagay fanaaniintiikal halqaof waxay sugayaan hasaac markaa hibada ilaah ayaabaxash xishoodkana qafkalgarabaa labadiina waahaysa fiska noolaaw
@zakihassanabdi8679
@zakihassanabdi8679 5 жыл бұрын
Duriyada Somailand wish you peace and prosperity 😍👏❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 жыл бұрын
I'm from Gabiley Somaliland long live my people from Mogadishu.
@nashaadbeautychannel5373
@nashaadbeautychannel5373 6 жыл бұрын
I'm from muqdisho lkn hestaan markaan dhageesyo wan ku qiroodaa allow idiin siyaadi nabada somaliland abid guulesta inti igu raacsan liketa
@yourenightmare9657
@yourenightmare9657 6 жыл бұрын
Lama geeyo meel daran somaliland💚💭❤ my dhiigyga🖤👑💎 reer sheikh isaaq🖤❤nolol dahabo wacan💝💛
@aanaan6027
@aanaan6027 6 жыл бұрын
Horumar wacan reer Somaaliland lkin ilmo adeera yaalow Qadaad weyn inaga daaya Somaali waa wiil iyo abtigii meel kala ma jirno nabad allaha idiin siyaadsho xamar cadey neh nabad allaha siiyo dhiibka allaha ka dulqaado,
@hamsemohamed7637
@hamsemohamed7637 6 жыл бұрын
Søūñä Pìktãgë hhhhhhhhh sxb mar danbe idin cayimayno waxad tihin dad ixtiraamka wax ka yaqan walahi idinko laydin cayayo ayaydan hadan waxba odhanayn we love somalia
@aanaan6027
@aanaan6027 6 жыл бұрын
+Hamse Mohamed Hhhhh haye bal naga daaya hhhh Qadaad weyn lolz anaga wa idin jecelnahay walalkey gobanimo ku nolaada
@hamsemohamed7637
@hamsemohamed7637 6 жыл бұрын
Shacabka somaliyed way ogolyihin xataa inan go.ono
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 5 жыл бұрын
Sxp halkan markad ka baxadan ee facebooka tagtan ayad nagu bilaabaysan cayda mirqanland iyo waxas ayad nugu yeedhan markaa wan isku difaacna intaas wax kle maha😂😅
@King_Budnacab
@King_Budnacab 5 жыл бұрын
wll intaad na jeceshay in kabadan oo bad iyo buura ah waanu idin jecelay....hadii adminstration ku kala tago shacabku meelna kala tegi maayo... ha moodin in aad Somaliland visa u qaadan doonto ana Somalia uma qaadan doono visa...... Just sida Marka iyo Muqdisho u kala adminstration gedisanyiin ayuun baynu noqonaynaa.......much Love from New Hargeysa
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 5 жыл бұрын
Reer muqdisho waa gob runtii
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Mancha allah Hoygi fanka iyo suuganta Hargseia somalilnad allaw barake dhulkayga qiimha Badan Iyo dadkayga Sharafta Iyo wanaaga badan❤😍
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
ameen
@kowthariinacadey3786
@kowthariinacadey3786 5 жыл бұрын
Ilmada kaligey ayàa moday ee ma ila argteen runtii heestan waa iska jeclhy markastoo dhageesto wan ilmeyaa plhi wan idin jecel nahay Hadda Nahay From Muqdizho😘😘😘
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 жыл бұрын
I'm from muqdisho I love somaliland waa reer abtigayi waa gob
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Wllhi wn ka helay heestan love ❤️ buuran duriyadii nala dhalatay somaliland from dirdhaba ❤️wllhi ilin ba iga timid farxiya fiska qf qalbi wanagsn waa fananada aan ugu jeclhy fananiinta ❤️
ODAY & FISKA | BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA | HARGEISA SHOW
6:49
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 2,7 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
FARXIYA FISKA | HARGEISA CIIL HA MUDAN | HARGEISA SHOW 2018
3:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 958 М.
Abdirisaq Siciid iyo Najmo najaad | Heesta Lahashada
12:28
Eng Maano
Рет қаралды 30 М.
FARXIYA FISKA NIN XAL QAADI KARAYOO HARGEISA LIVE SHOW 2018
5:50
Hawraar Music Production
Рет қаралды 243 М.
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
FARXIYA FISKA "NIN XILQAADI KARAYOO"  LIVE STAGE OFFICIAL VIDEO HD 2015
5:53
Himilo Media Production
Рет қаралды 920 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН