FARXIYA FISKA | HARGEISAAY CIIL HA MUDAN | MUUQAAL LAYAAB LEH | HORNSAT MUSIC SHOW LIVE

  Рет қаралды 3,829,556

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#FARXIYA#FISKA #HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 960
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Hargaysaay Ciil ha mudan 😍❤️ From Muqdisho 😍❤️
@nimcomowliid69
@nimcomowliid69 2 жыл бұрын
Hargyza jano alh Haku xafido
@hudaosmaan5952
@hudaosmaan5952 2 жыл бұрын
@@nimcomowliid69 Aamiiin aamiin
@hindisheekhaxmed1275
@hindisheekhaxmed1275 Жыл бұрын
Hargaysaay ciil ha mudan😍❤fro muqdisha
@yoonisabdimoha9770
@yoonisabdimoha9770 Жыл бұрын
The ledged
@halimoshuke172
@halimoshuke172 Жыл бұрын
​@@hindisheekhaxmed1275mye
@saedhassan8341
@saedhassan8341 5 жыл бұрын
Badhtamaha magalada hargeisa dhakhtarka wayn ee hargeisa hospital group ayaan ku dhashay 1993 October 18keedii malin isniin ah 5tii galabnimo Muddo ku siman 22 sano ah ayan ku dhex naaloonayay Maanta wan kasoo maqanahay ilaa 2015kii oo an usoo baqoolay America Wan jeclhay inan ku laabto hoygaygii xuduntayda iyo dheecankagayguba yaaleen hargeisa hadhwanaag Ilahow hoyaday iyo abahay iyo magaladaydi nabad galyo cafimad iyo farxad igu gee Hargeisaawi 👇👍
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
I.n wad nabd tagi huno
@Goalato-Tv
@Goalato-Tv 5 жыл бұрын
Saed Kuluc yaa ku siyay sharciga ciyal shaqalaha 😂😂😂😂
@munaahmed6348
@munaahmed6348 3 жыл бұрын
0
@nouradinabdi9272
@nouradinabdi9272 3 жыл бұрын
@@Goalato-Tv adigana yaa ku siiyay license ka ciyaala shaqaalaha
@ericmarcelo9256
@ericmarcelo9256 3 жыл бұрын
a trick: you can watch series at Flixzone. I've been using it for watching all kinds of movies lately.
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Wallee reer Somaliland waa dad cajiib ah qofkey jeclaadaan waa sidey u jeclaadeen qofkey nacaana waa sidey u naceen... qof walbana ficilkey ka arkaan ayey ku qiimeeyaan..... Farxiya Fiska madaxey ku sitaan weligeedna dhigi maayaan.... Noolow Fiskaay Somaliland people love u
@ubaxomer8318
@ubaxomer8318 2 жыл бұрын
Dad xanusan batine Allah hadin cafio
@hamdaqueen5278
@hamdaqueen5278 2 жыл бұрын
@@ubaxomer8318 ma kuwa hargeisa kabta lagaga saaro ayaad ahyde meel baa ku xanuunte🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
@@ubaxomer8318 ducada adaa u bahan ilhayow ku caafi xabibiti Somaliland way tag tay so noqon mayso
@ubaxomer8318
@ubaxomer8318 2 жыл бұрын
@@salamkala14 awoowe duco io habar midna idinkama bahni dad yahow cuqdadu kabuxdo orda hawiye iska celiya ama dadka ladhaqma ufyahy
@iqroifka8268
@iqroifka8268 2 жыл бұрын
@@ubaxomer8318 Wll MCN. Hawiye io isaq xage ukla wada 😂 Me waa wata 😍 Somaliland frm Galmudg hargaysay ciil ha mudn 😘 hargaysay cil ha mudn 😘
@catirrasta4919
@catirrasta4919 5 жыл бұрын
Walalaheen waa idin jecelnhy viva soomaliland from muqdisho
@bguleid4004
@bguleid4004 5 жыл бұрын
sidoo kale anaguba wllo we love somali from Hargeysa
@nimodirir2893
@nimodirir2893 5 жыл бұрын
Thank you walaalo viva xamar cadey
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 5 жыл бұрын
We love you 2 muqdisho
@zamiraxupi9818
@zamiraxupi9818 5 жыл бұрын
Wlalahay anakuba wan din jecelnay
@kamaaldiin582
@kamaaldiin582 5 жыл бұрын
catir rasta hhhhh wale haday sidaa ku jeclan lahayen so ma wacnan laheeb
@maysuunupdirahman642
@maysuunupdirahman642 5 жыл бұрын
Farxiya way igah nasiib badanthy hargyso ayaaby kudhex baashalysa 😭😭😭😭😭😭 From Kenya like saara inta hargyso xiiso uqabta inay mar uun tagaan
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
deeee 100 dolar tigidha iyo 200 doalr 4 habeenn aad huteel dagto iyo 200 dolaar aad cuno bashaal ku marto intaaba soqado kaliga ku sobashaal 500 dolaar ayan anigu 12 cisho ku bashalaay hargsya
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
ahahaha .you wrlcom wlshy
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
maysuun updirahman soo dhwoow ukhtii
@isamui4898
@isamui4898 5 жыл бұрын
wn ka heelay farxiya fiiska
@abdikhaliqmfaransiis3354
@abdikhaliqmfaransiis3354 5 жыл бұрын
Hargeysa Hadhwanaag ku soo dhawoow wll
@abdirizakabdihayi1279
@abdirizakabdihayi1279 5 жыл бұрын
Hargeysa❤ One love from muqdishu❤
@baashiofficiall
@baashiofficiall 5 жыл бұрын
Waan jeclahy hargeysa❤ wlhi waana jeclahy inaan mar uun tago from mugadishu❤
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
Insha alleh sxp alleh ha kugu simoh
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Well come
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
waa wadankaagii saxiib labaad ku soo dhawow
@khaliddayibofficial7748
@khaliddayibofficial7748 5 жыл бұрын
war mxaa kasoo doni
@luulaali3000
@luulaali3000 5 жыл бұрын
Welcome walaky
@aishacuud1915
@aishacuud1915 5 жыл бұрын
walalahena waidin jecelnhy somaliland😍😍from muqdisho✋
@hindaguled
@hindaguled Жыл бұрын
❤❤ mcneyyy
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
Hargeysaay qalbigaan ka jeclhy viva hargeysa I am from puntiland
@muhiyadinmohamed2429
@muhiyadinmohamed2429 5 жыл бұрын
Hadaad timadid waan ku soo dhawaynaya sis
@Yusufharare
@Yusufharare 5 жыл бұрын
Kiin Abdinoor xbbti beeenta kadaa mjcline muuse handraaab intuu jga iyo wxii somli diida mjclin
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
@@muhiyadinmohamed2429 wll mcn thank you wan ku hamiyaa inan mar un ka so dago hargeysa qurux
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Kiin Abdinoor Anaguna waanu ku jecelnahey Sistah....Noolaada reer puntland
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
@@hamzegalool102 thank you Bowe anigana inta in ka badan bn idin jeclhy
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Hawiyow sxbayaal Farxiya Fiska noo daaya.... we love her and she love us..... i hope iney iska joogto Somaliland..
@a.a1412
@a.a1412 4 жыл бұрын
Waaan idin salaamy walaalhy somalilnd From dhulka uduga puntlnd🇸🇱🇸🇱❤
@mohammedahmmed9392
@mohammedahmmed9392 3 жыл бұрын
Ka qadey baayo
@makamaxamed1298
@makamaxamed1298 2 жыл бұрын
🌏🌏🌏🌎
@Camaar_shide
@Camaar_shide 5 жыл бұрын
Inta hargisa ku dhlatay like hay la dhaafina. HARGISA 💕
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
9999
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
Sababtan like ta kgu sarey waa hargeysa inan ku dhashaan jeclaa but ma noqon illah amarkii
@dahircalmi9539
@dahircalmi9539 5 жыл бұрын
Keep going
@hibaaqhassan9127
@hibaaqhassan9127 5 жыл бұрын
Burabu
@zakialin2774
@zakialin2774 4 жыл бұрын
@@kiinabdinoor9777 dhibmalaha
@najaahawo
@najaahawo 5 жыл бұрын
Fiska iney cayishey inta aragta like😉
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
najaaah ali ha way naxday waa hawadaa hargaysa nadiifta ah ind
@abdirahmantriplea5838
@abdirahmantriplea5838 5 жыл бұрын
@@Wadani1988 😂😂😂 Isaaaqa faaan jeclaaaaa
@realwaryaa9193
@realwaryaa9193 5 жыл бұрын
najaah Ali caanihii hargysa ayay cabty
@fufuwaseem4717
@fufuwaseem4717 5 жыл бұрын
Walaahi waa run warkooda waa cadyaha waana dad raxmad leh waxaana ugu jeclahay dumaashigeey oo ah habar yoonis oo ah nin asagoodhan kasameysan raxmad iyo xishmad iyo ixtiraam alaha dhaafo reer waqooyi anigana alaha ii xafido dumaashigeey Ahmed jaamac geedi
@omerchire2079
@omerchire2079 5 жыл бұрын
Shugran
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Fufu Waseem thanks wllo 🙏
@stgerard1480
@stgerard1480 5 жыл бұрын
Mashallah habar yonis waa madaxada isaaq ee Somalia iskudaray iyo Somaliland dumashi nolow
@Wadani1988
@Wadani1988 3 жыл бұрын
@@stgerard1480 waar somali ciid kuman darin anaga habaryoonis ah somaliland nala yidha
@cabdimalekhassen4507
@cabdimalekhassen4507 3 жыл бұрын
Dumashi fican bad tahay
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
HAWIYE GOB WEEYE THANK YOU FARXIYO FISKA ❤❤❤❤👏
@fatmarashid3231
@fatmarashid3231 5 жыл бұрын
From Puntland and All Love to Somaliland ❤❤❤❤❤
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 жыл бұрын
Hanagu hinasina wlayal plz🖐🤣
@dabayl772
@dabayl772 2 жыл бұрын
Kaama rabno 😹
@hibaaqyususf5847
@hibaaqyususf5847 Жыл бұрын
Ayy❤️🤍💚
@maxamedjaylani6196
@maxamedjaylani6196 Жыл бұрын
Wow from Puntland 🇸🇱💪
@nadiirareermagal9571
@nadiirareermagal9571 Жыл бұрын
@@thestrongperson519 ,gg cqc
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu 2 жыл бұрын
Yaa ila jooga kadib gubashada hargeisa😥😥😥,hargaysaay ciiiiiil ha mudaneeeeeey..... Allah badal khayr qaba keenaya idam alle.....
@xaawomaxamed9123
@xaawomaxamed9123 Жыл бұрын
Kula mid 😭😭🥺
@jamiiladagaan6774
@jamiiladagaan6774 Жыл бұрын
Xasusu ban galay really wan ilmeyay sanad ka Dib dhacdad xanunka badan ban akhriyay qoralkaga waheena dhisma ku socda inshllh guul🥺💪
@calimadeey7302
@calimadeey7302 2 жыл бұрын
Hargeysa waa tagay hadaan runta ka sheeko aniga iyo familkeyga soo dhaweyn maahine ficil xun kuma arag waana jeclahay hargeysa qabowgeeda ka helay 👍👑❤❤❤ from xamarcadey🌍❤👑 farxiya heesta wey u hagar baxday music laxan erayo ♡hargeysa
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 жыл бұрын
So dhowow wllo markaasta u welcome somaliland waxay neceb yihiin dalkooda qofki dafira lakinse hadad siyaasad iyo badahaas gelin madaxay ku saaranayaan hada Farxiyo fiska hargeisa ayeyba degen tahay guriba la siiyey xataa
@qawdhanducaale4790
@qawdhanducaale4790 2 жыл бұрын
Hargaysa iyo muqdisho labadaba ka laandheeree markastana welcome to hargaysa
@queencaasha3483
@queencaasha3483 Жыл бұрын
Soodhawoow anaa kunool kulaydhsanaya hargeysa casy 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🧡🧡🧡💜💜
@ayaanmaxamuud2929
@ayaanmaxamuud2929 Жыл бұрын
Farxiya fiska 🥰👸
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Hadaaano nahy rere hargysa waaanu idin jecel nahy wax cuqdada ma naqaaaano🤩🤩🤩🤩
@nimodirir2893
@nimodirir2893 5 жыл бұрын
Viva hawiya good ppl , from Somaliland
@noraadam98
@noraadam98 5 жыл бұрын
Nimo Dirir hey walalo this nothing to do with qabiil waa fanaanad somaliyed
@Maidaxasan123
@Maidaxasan123 Жыл бұрын
Gabadhani Waa hawiye Kasii ah curadkii Mursade Ana sidoo kale Heestaa inaan idin qadyy kaso qaada reer hargeysa Wlhi wa idin jeclhy 🥰❤🌸
@bulshaawiofficial2725
@bulshaawiofficial2725 5 жыл бұрын
Inta reer Burco ah Like saara
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Hargeysay ciil ha mudan my city💚🤍❤🤲ya so boqdey heestan 2023👋🏼
@AxmedGaas-ey5gj
@AxmedGaas-ey5gj Жыл бұрын
Aniga
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 5 жыл бұрын
Intiii rer hargysaaa kor halookoco farxiya ciilhamudan
@hamzadaad9456
@hamzadaad9456 5 жыл бұрын
Suldaan
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Waa sheekh qurux masha allah my country Somaliland thanks fiska hargeisay ciil ha muudan cidna ma necbin waxa na jecel sasanu u soo dhawayna sidaa bowortayada loo soo dhaweeyay horn cable good team kiina 🌹😍😍
@vinbaby5250
@vinbaby5250 2 жыл бұрын
I'm not a somalia but i love this song ...mashallah ata sijui inamaanisha aje
@roblesaeed565
@roblesaeed565 2 жыл бұрын
Inamsifu hargeisa. Its like a patriotic song
@anuushbbe8901
@anuushbbe8901 5 жыл бұрын
from muqdsiho 😍😍😍😍idinjeclahay reer hargeyso waligeeey matagin hargeyso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭shimee nii imandonaaa
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Anuush bbe wakhti kastod jeceshay soo dhwoow wllo 🙏
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 жыл бұрын
Amuush welcome se magaca inaga sax hargeisa weeyu not hargeyso
@aminabedelhassan9677
@aminabedelhassan9677 2 жыл бұрын
@@mustafadiriye1013 ani xitaa wa idin jeclhay sida heesaha soomalind adaaba yabayo wa idinka dhumaa umaleynaa hhh hawiye hargeisa kaso dhuma ahay
@rashidjamac9940
@rashidjamac9940 Жыл бұрын
Soodhwoo wll
@diomandluula9885
@diomandluula9885 5 жыл бұрын
Inta Harageisa uu xistay farata tag
@marizamanka7267
@marizamanka7267 5 жыл бұрын
Farxiya fiska hada tagerto like
@shuremmoha7249
@shuremmoha7249 5 жыл бұрын
Am a fiska fan runti
@shuremmoha7249
@shuremmoha7249 5 жыл бұрын
Am from Kenya gar ahan wajer
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 5 жыл бұрын
Walhi farxiyi si nidyada ayay u heesaysaa dareenbaaka muuqda mnshallh
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*Boqoraddii Hawiye* 🙌
@amenmoumi
@amenmoumi 2 жыл бұрын
Africa Cidhifkeeda Bari Cadceedi Ka Soo Baxdee Aduunka Ka Caanbaxdaay Rugtii Cilimiga Iyo Hidaha Rugtii Diinta iyo Cisiga Rugtii Curashada Xornino Rugtii Calanka U Sidaa Tahee Lahow Cudud iyo Awood Casiiskan Ku Baryee Nabada Ceelkeda Noqo Hargeisa Hadhwanaag Wan Jeclahy Waxan Jooga Ceerigabo 2 habeen Ban Kasoo Maqanahy Durba Wan U Xiisey Hargeisay Ciil Ha Mudan ❤️❤️❤️
@fardowsaabukar7390
@fardowsaabukar7390 Жыл бұрын
Heesta mcn badnaa
@dikradeeq4499
@dikradeeq4499 5 жыл бұрын
Carfiga laydhaada wacan maruun ku caweeyo rabay duriyada love
@hindaqurux8218
@hindaqurux8218 5 жыл бұрын
Walahay jiriracyaa igu jajabtay ilahoow soomaali midee😭😭😭😭😭😭😭 hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay hargaysay ciil ha mudan 😭😭
@xaawomaxamed9123
@xaawomaxamed9123 Жыл бұрын
Wllo midnimo way dhimatay Lakiin umada somaaliyeed waan jeclahay ilaahow dhibka hay dhamaanteen 🥺🥺🥺
@Mohmed_luqman004
@Mohmed_luqman004 3 ай бұрын
🇦🇿 Hargeysaay 😍 Ciil 🇦🇿 Ha 🇦🇿 Mudan 😍 From 🇦🇿 Koonfur 🇦🇿 Galbeed 🇦🇿❤😍❤❤🇦🇿
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking bullring ppe24/25 (eagle-eyed).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking bullring ppe24/25 (eagle-eyed)
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Hargeysaay ciil ha mudan dadkaas aad baan u jeclahay sharaf korkiina ha ahaato ❤️🤍💚 Ina adeertay farxiyo duntaas wanaagsan wey u hagar baxday nabada ceelkeeda noqda xamar baan idinka soo salaama gacalayaal ❤️
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Adna Togaherer, Laas Geel iyo Daalo waa lagaa salaamaya, Farxiya Fiska. Reer Somalilaand oo dhami abaal ayay kuugu hayaan heesta aan duugayn ee amaanta iyo ducada isugu jirta. Waxanu leenahay anana Beled-weyn, Jowhar, Janaale iyo Jilib ciil ha mudan !!! 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Ina adeertey wey idin hagar baxday wax la jeclaado waa tihiin walalayaal ❤️
@chef_ali_dh8744
@chef_ali_dh8744 5 жыл бұрын
I never been to Hargeisa but always❤it from Mogadisho❤
@cumarcismaan7672
@cumarcismaan7672 Жыл бұрын
Hargeisa waa magaalo aan aad u jeclahay waligeyna ma tagin wlhi Saas oo tahay hestaan markaa sii maqlay wlhi waan qiirooday waan jeclaa waliba jeclahay in aan tago lkn qof ima joogo melaan ku martiyane ma lahan maalin un waan imaan donaa insha allah From beertii raaxada beledweyne
@hamsehussein6891
@hamsehussein6891 Жыл бұрын
Bro gacmo furan ku so dhawoow aniga ku marti qadaya o ku joga
@cumarcismaan7672
@cumarcismaan7672 Жыл бұрын
@@hamsehussein6891 Walaaal isha allah waa balan in imaado insha allah allah haku sharfo contact gaaga in hello weyaaan Waqtigee dontaba ha noqotee
@samiyaladanofficial1
@samiyaladanofficial1 3 ай бұрын
Matimi mise wali wali mad iman
@AbdishakurAhmed-bl6zh
@AbdishakurAhmed-bl6zh 8 күн бұрын
wali ma tagtay sanad ka dib
@nasteehosuudi2716
@nasteehosuudi2716 5 жыл бұрын
Hargeysa anoon tagin ciil ima daayo ❤️💭💚
@hoodoayan1032
@hoodoayan1032 5 жыл бұрын
Wan ku sugedona wllo wanan ku so dhawaynina
@nashaadmalapoh7733
@nashaadmalapoh7733 2 жыл бұрын
Wan kugu so dhawaynaynaa 🤒
@abdiqanihussien2814
@abdiqanihussien2814 5 жыл бұрын
Ninkii doonayaa in uu noqdo fanaan caan ah hargaysa ha u soo qaado hees macaan
@faadumomahamednuurmusalsal6617
@faadumomahamednuurmusalsal6617 5 жыл бұрын
Siqaldan ayad ufikirtay fiska caan nimo maradinayso weyna hormarsan thy lkn waa qof jecel somali nimada iyo in aysan qabiil kufanaynin waa fanan buuxo
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 5 жыл бұрын
@@faadumomahamednuurmusalsal6617 usheeeg abyo fiska waa fananad somaliyed oo afgaban qalbi wanagsn qabil aqon si qald ufakiry wilka illh hacafiyo
@moongames6712
@moongames6712 5 жыл бұрын
Wr adeer waxa ii qorshaysnayd hrgysada ad sheegaysidba ina qarax laa begsadoo
@moongames6712
@moongames6712 5 жыл бұрын
Wr adeer waxa ii qorshaysnayd hrgysada ad sheegaysidba ina qarax laa begsadoo
@faatimalovechelsea228
@faatimalovechelsea228 5 жыл бұрын
mar mx kawada fiska hargeyso ku socan baxday caloshada wax kureebo🙄
@mostaphasidci222
@mostaphasidci222 2 жыл бұрын
WAA HEES KUQAALIYA SOMALILAND FISKA LONG LIFE
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 5 жыл бұрын
Manch Allah heeeti qarniga reer hrgsya wan idin salamay farxiya fiska abayo jawiga macan ku raaxyso 😘
@ikraandhaay9998
@ikraandhaay9998 5 жыл бұрын
Hargeyso dhulkii nabada iyo barwaaqada aadbaan ujclhy hargeyso iyo dadkygii somaliyed
@abdimohamed8640
@abdimohamed8640 5 жыл бұрын
All the way from Mandera Kenya. Love u Hargeisa
@zanaam
@zanaam 2 жыл бұрын
1b
@cabdicafi1711
@cabdicafi1711 2 жыл бұрын
Zax
@Heiyoooo
@Heiyoooo Жыл бұрын
We love you too baby♥️♥️♥️♥️
@shaakirbide1205
@shaakirbide1205 Жыл бұрын
@@zanaam I have a good day and you can be a sc of the most important thing is that the most important thing is that the
@xaliimosidoowmaxamed8127
@xaliimosidoowmaxamed8127 Жыл бұрын
Hi
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Maasha allah fiska 💖cadaw gaa jaban sharaf feey😍👸 hargasa ciil hamudan caziizkan ku barye nabada ceelkeda noqo aamiin aamiin yaa rabi 🤲
@zucaadcabdi5841
@zucaadcabdi5841 3 жыл бұрын
Maalintaan dhashay ilaa maanta waxaan kunoolay hargaysa ilaahow inta iyo inkabadan aanku dhamaystaa cimrigayga Hargaysa baradayda hooyo allow barakee Somaliland hanoolaato jiro joog abidka 💚💭❤💚💭❤
@aminabedelhassan9677
@aminabedelhassan9677 2 жыл бұрын
Nabad uku nolow xapipti from muqdisho mar un inaa idin imado wan jeclhay hadan wad iman
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Aaamin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Dadka.rer.waqoyiga.wey.qurux.badan.yihiin.firiya.quruxda.gabadhan.❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rayda3357
@rayda3357 3 жыл бұрын
Gabadha reer wuqooyi maahan walaal. Waa inan karanale hawiye eh.
@rashidmohamed8605
@rashidmohamed8605 5 жыл бұрын
Inta heestan ku jidhiidhicootay ee somalinimada jecel
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
fataal fataaldhalaay Somali ma hargaysa xamar qudhaa
@rashidmohamed8605
@rashidmohamed8605 5 жыл бұрын
@@Wadani1988 hooyadaadii fackinka jaaifada ka qaadan jirtey was
@ayaancabdi7716
@ayaancabdi7716 5 жыл бұрын
Hora loo yidhi qof kupa hadu nacap leyay waa qof jiira ☺☺☺
@marwaanibraahin7832
@marwaanibraahin7832 5 жыл бұрын
Maashaa Allah farxiya axmad cadaawe fanaanad qaran I love hargeisa
@shako7423
@shako7423 5 жыл бұрын
Buuralaydii sheekh iyo bixin duule iyo xeeb gobolka saaxil qurux laguma gaadho
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Wlhi waan jeclahay somaliland inaan tagana niyada waan ku hayaa somaliland insha allah from United States of America
@mohamedahmedmohamed8256
@mohamedahmedmohamed8256 5 жыл бұрын
Aniga kusii kaxayn hadaan wali arag from Ohio
@mustafemohamed4879
@mustafemohamed4879 5 жыл бұрын
wn idin so dhawayn from Hargeisa somaliland
@nasraabdi6127
@nasraabdi6127 Жыл бұрын
Asc Brother welcome to you,re Country
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Hargaysa ciil ha mudan
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi 8 ай бұрын
JIGJIGA YAR ,HARGEISA SOMALILAND WE LOVE YOU ILMADELAYAAL REER SHEIKH ISAAQAW FROM SAN DEIGO USA
@mahadsanbulfiile6876
@mahadsanbulfiile6876 4 жыл бұрын
My home somaliland sacad muuse inta ila ah like dhac siiye 🇭🇺
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
Fiska inantaayadii we love u quruxeey Tnx for the song
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
Heestan runtii waan jeclahay waanan ku faraxsanahay in aan la fadhiyay sxbkay abwaan Xasan saleebaan maxamed dhuxul laab saalax habeenkii uu sameeyay long life Farxiya Ahmed cadaawe fiska
@fatumahikma618
@fatumahikma618 Жыл бұрын
Yah
@hayatmohammed2903
@hayatmohammed2903 5 жыл бұрын
Viva hargayisa gobta reer shaxisaxad waadad nasaba I'm from Ethiopia I love hargayisa
@Bskvka
@Bskvka 5 жыл бұрын
👍
@nimcosabriye6938
@nimcosabriye6938 9 ай бұрын
Mashaalaah my reer abatigey Somaliland fiska ilaahay hano xafido intey ku sheegayay wa yihiin reer haragesa walaalhi reer muqdisho ha waraan viva labada dalaba hooyo iyo Aabahey aun kaso kala jedo we love you 💚💜❤️💕
@zeynabjamac77
@zeynabjamac77 Жыл бұрын
Maxaan kucalool samaa😢 kuuxiisay dhulkayga❤ 4 sano kadib heesta inta daawatay waa idin salmay😂
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 2 жыл бұрын
Farxiya fiska waa gabadh qaaliya wlhi Oo qalbi fiican hadii ay reer xamarku sidaa ahaan laayeen waxbay noqonlaayeen libanta walaaladood ma quudhaan anagu hadaanu reer soomaalind nahay madaxay noo saarantay marwalba madax iyo mijaba Farxiya noolow walal anoo ku hadlayaa afka dhalinyarada soomaalilander's ragg iyo habeenba
@shukriinahassan7492
@shukriinahassan7492 2 жыл бұрын
Caziiz ban ku barye nabada ceel keda noqo amin. Ilahow xamarna nabad nooga dhig
@shukriinahassan7492
@shukriinahassan7492 2 жыл бұрын
@@abdulfatah1771 amiin ya rabbi🤲 thnkz wll
@fathiyaomar6250
@fathiyaomar6250 5 жыл бұрын
caradi leyga beray hargeysaay ciiil ha mudan🌹❤
@lovelymabsuudmky3590
@lovelymabsuudmky3590 5 жыл бұрын
I’m from somaliland ❤️
@abdiraxmanmohamedismail867
@abdiraxmanmohamedismail867 5 жыл бұрын
dad aan kolba cayn ahay calool iyo uur fayow ciidii lagu beerayey hargeysaa ciil ha mudan ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@yussufbaredaud8650
@yussufbaredaud8650 2 жыл бұрын
Love somaliland💓... from iceland
@xaawoxirsi161
@xaawoxirsi161 5 жыл бұрын
somalind dadka iga sokeyan nabada iyo kala danbenta idin ku jecalahay noloda walaladey an jecalahay cisa sharaf idin hubiyey waa inaa soo boqda inshllh from galmudug
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
wcl inderro waa tolkaa irir hg viva
@nujuumarts6307
@nujuumarts6307 5 жыл бұрын
Guuulayso walashey Qaaaliyey Galmudug Ma 😍😍land
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Xaawo Xirsi soo dhwoow wllshy Qli
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 жыл бұрын
Soo dhowow kusoo dhawow dhulkaaGa
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 жыл бұрын
Soo dhawow
@amalsomalilander4925
@amalsomalilander4925 5 жыл бұрын
Hargeisa iyo SOMALILAND dhamaanteedba Allaw dhawr
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 6 ай бұрын
I'm from somali 🇸🇴 i like this song wllhi😂❤
@gobsanciise9843
@gobsanciise9843 2 жыл бұрын
Wali kama daalo kama dhargo kama caajiso Heestan Dhulkayga hooyo allow dhawr💚🤍❤my flag
@bintuahmed3363
@bintuahmed3363 5 жыл бұрын
My sister mansh allahaaa guul somaliland 💋💋🌹🌹🏵🏵💮💮🌸💐💐🌺❤❤🌺💐🌸🌸💮💮🏵🌹💋🌹🏵🏵💮💐🌺❤🌺💐🌸🌸💮💕💝💝💝💝💝👏💐💐🌺❤❤🌸💮💮🏵🌹🌹💋💋💋🌹🏵💮🌸💐👏❤🌺💐👏👏👏💐💐🌸🌸🌸💮💮🏵🏵🌹💋🌹🏵🏵💮🌸💐🌺❤🌺🌺💐🌸🌸💮💮🏵🌹🌹💋💋🌹🏵🌸💐🌺❤🌺🌺💐🌸🌸💮💮🏵🌹🌹💋💋💋💋🌹🏵💮🌸🌸🌺🌺❤❤🌺💐💐🌸💮💮🏵🏵🏵🌹💋💋🌹🏵🏵💮🌸💐💐❤❤👏👏👏👏❤🌺💐👏💐💐🌸🌸💮🏵🏵🌹amiin amìiiin amiin🌺💐🌸🌸💮🏵🏵🌹🌹💋❤🌹🌹🌺🏵🌺🏵🌺💮💮💐🌸💐💮💮💐🏵🏵💐🌹💐🌹🌹💐🏵🌺💮🌸❤🌸❤🌸💮❤💮❤🏵❤🏵🌹❤🌹❤🌹🌹❤🌹🌺🏵💮❤💮🌺🌸🌸🌸🌸❤💮🏵❤🏵🌹❤🌹🌹❤💕💕💝💝❤❤🌺🌺🌺💐💐🌸🌸💮🏵🏵🌹💋💋🌹🏵🏵❤💮❤🌸💐💐👏❤❤💐💐💐🌸💮🏵🏵🌹🌹🏵💮❤💮🏵❤🌹❤🌹❤💋❤💋🌹❤🏵❤💮💮❤🌸❤💐💐👏❤🤩❤💐🌸🌸💮🏵🌹💋💋💕💕💝💝🌺💐💐🌸💮🌺💮🌺🏵🌺🌹❤🌹💋🌺💋💋❤🏵🏵❤💮🌺🌸🌺🌸🌸🌺🌸💮❤🏵❤🌹💋🌺💋❤💋🌹❤🏵❤💮🌺💮🌺🌸🌸🌺🌸🌺💮🏵❤🏵🌺🌹💋💐🌹❤💮💮🌺🌸🌸🌺🌸🌺💐💐🌺💐❤🌸❤💕💕💕💕💕❤🌸🌸💮❤🏵💐🏵💐🌹💐🏵🏵❤🌹🌺🌹❤💋🌹❤🏵🏵🌺💮❤💮💮❤💮❤💮❤🏵❤🏵🌹❤🌹💋🌺🌹🏵🌺🏵❤💮🌺🌸🌸❤🌸🌸❤💮💮🌺🏵❤🏵🏵❤🌹🌹🌹❤🏵🏵❤💮❤🌸❤🌸❤🌸🌸🏵💐🏵🌹💐💋💐💋💤🏵🌺💮💮❤🌸❤🌸🌸❤💮💮❤🏵🏵❤🌹🌹❤🌹🌹❤🏵🌺🏵💮🌺🌸🌸💐💐❤❤💐🌸🌸💮💮🏵🌹💋💋💕💝💝💝❤🌺💐💐👏❤💐💐🌸💮🏵🏵🌹💋💋💋Somaliland 🌹🏵🏵🏵❤🌹🌺🌹🌹🌺🏵🌺🏵🌺🌹🏵👏🏵💐🏵💮💐🏵💐🌹💐💋💋🌺🌹❤🏵🏵❤💮🌸❤🌸💐💮🏵💐🏵💐🌹🌹🌺🌹🌹❤🏵🏵❤🏵🌹🌺
@anwaramekk
@anwaramekk 5 жыл бұрын
Commenti ma ciil baad u qabtey
@fadomaahmed3768
@fadomaahmed3768 5 жыл бұрын
Hargaysaa waan jclhy in a an tagana ku Han waynahy
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
Bintu AhMeD
@amalmohamed7267
@amalmohamed7267 2 жыл бұрын
Hamlalyo dhmn shacabka reer hargeisa love from reer mogdisho❤️❤️❤️❤️
@warsameiid1938
@warsameiid1938 Жыл бұрын
Thanks 👑 Queen
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 5 жыл бұрын
farxiya mesha wey kucayishay hargesa cadey inta ila aragtay LIKE
@t.d8775
@t.d8775 5 жыл бұрын
waar sawta gabadhiii farxiyi naaxday ee dhabanadi qarsomoon masha alah wlhi buraha sheekh waxaabad modaa burihi newsealand
@nuruhussein539
@nuruhussein539 5 жыл бұрын
Farxiyo fiska heesta cathii maaxan ee
@miskibanahadi1754
@miskibanahadi1754 6 ай бұрын
Heestaan markaan maqlo Iska ilmeya mana udhlan wiilkoda una is jecelnhyyy💔♥️😵😢😢😢😢
@user-kh4ql3vv5i
@user-kh4ql3vv5i 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
Waan jeclahay beesha hawiye noolaada from Hargeisa Somaliland
@user-kw6qc3jj3k
@user-kw6qc3jj3k 4 ай бұрын
One love you Somaliland ❤🎉 My name xamo ilyaaz yuusuf 🎉❤
@hodanahmed9461
@hodanahmed9461 5 жыл бұрын
Waan udhashay waan kudhashay waan udhalay ilahow idaa hargaysa Amin 😍😘❤️❤️😍😍😍😍😘😘😘💕💕💕
@ahaanaali8464
@ahaanaali8464 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍 jecliya somalind allow cadawga ka hay illahay nabad ha igu geyo
@daganaadanbeautytips3761
@daganaadanbeautytips3761 5 жыл бұрын
waan jecelnahy hargeysa lkn ayaga markii lootago dadkey xirayan intaas kula yapay somali beynu wada nhy from mugadisho hargeysay ciiil ha mudan💪💪☝☝❤❤
@smartmm6267
@smartmm6267 2 жыл бұрын
Sidaad mooday maaha quruxeey, kaliya waxa la xidhaya dadka siyaasada iyo arimaha somaliland faragaliya ee wellcome aniga kuso dhawaynaya
@Amiira-qalbiwanag
@Amiira-qalbiwanag 7 ай бұрын
Ayyy dadkaygii idin jecliyaa❤ from H.g❤
@inahooyoqaali5354
@inahooyoqaali5354 2 жыл бұрын
Inta dhagaysanaysa 2022 isoo gaarac munaasida 18may Awgeed
@asmahussen5166
@asmahussen5166 5 жыл бұрын
Hargaysi inay tahay mucjiso geeska afrika ku taal hadal kama taagnee waxaaba igaga daran halka ayku qaadayso jawigeeda dhowr jeer oon tagay waaban iska dul.seexday
@sadiamuse2202
@sadiamuse2202 2 жыл бұрын
Gabar mudug ahay lkn wiil soomalilnad jacel walhi❤🔐😂🥰
@januarySl2024
@januarySl2024 5 жыл бұрын
Somaali inta xaqqa sheegta ee Illaahay ka cabsata ee Somalilaand xaqeeda iyo madaxbanaanideeda qirta waano jecelnahay. Waxanu necebnahay kuwa xaasidka ah ee xaqqa qariya ee wanaaga iyo horumarka walaalkood u kordha ka baa'. Kuwa ku raaxaysta burburka, dhiiga iyo murugada Somaali: Waa Farmaajo iyo inta dulmiga ku taageeraysa.
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Abdullahi muse Noolow Mujaahid
@kayseali8070
@kayseali8070 5 жыл бұрын
Badtamaha buurta Sheekh runtii waa deegaan ku haboon dalxiiska Farxiya Ahmed cadaawe fiska welcome to Somaliland waa dadkaagii
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 5 жыл бұрын
farxiya fiska the one and only somali singers girls that i like keep going queen fiska
@miskisheikhabdirahman9762
@miskisheikhabdirahman9762 2 жыл бұрын
I have never been in Somalia but I love to come Somalia especially hergeisa one day and love this song this song that some people asked me if I’m from hargeisa of which I’m not
@nasraabdi6127
@nasraabdi6127 Жыл бұрын
Hey Brother welcome to country hargeisa somaliland And Thank you
@nasraabdi6127
@nasraabdi6127 Жыл бұрын
Hey sister welcome to you're counter
@mohamedbashe2524
@mohamedbashe2524 9 ай бұрын
Hargeisa is the capital city of somalialnd anyway welcome to hargeisa wll
@aaliyasuleiman8286
@aaliyasuleiman8286 2 жыл бұрын
Soomaamlıland 💚🤍❤️
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 2 жыл бұрын
Hargayza ciil ha mudan 2023 hadaad daawanayzo legend tahay😅
@hamze7458
@hamze7458 5 жыл бұрын
waa boqoradii codka iyo dawgii sheekh magaladay xuduntaydu ku aasnayd masha allah
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
fiska heestaad qaadayso xaaada ayay i kicisay .....dadkaaad tilmaamaysa waxaad messeag u diraysa dadka reer koonfureed ee moodayah inaan necepnahay dadka ku nool xagaaasi ....lkn aaanay taaasi jirine aaanu go.aaan leeenahay guuul wallo ilahay ha ku dhowro
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 5 жыл бұрын
Beeenta iskadaaa qadaaad waynta waaad necebtihiiine inta kuuu qarsooon yaana tusa isaaaq laanoow
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
waaaar ader isaaqna waad sheegaysa nin isaaq ahna uu ku saaranyahay timahaagu dhinac ha uwada xiirmaaan 😃😃
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 5 жыл бұрын
@@kingsacad4039 ninkan waaa philosophy soomaliyeeed maaaha reeeer "kana siiib kana saaar " macnaheegu waaa calanka gaaalka daji kabuluuugana saaar eee umada soomaliyeeed wada leedahay ma uusan odhan kan iidooorku intay shahaadada kuqoreeen baararka lagalayaan iyo kaniisadaha ka cirka u eegbuu ahaaa 😥😥😥
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
idooor meelu ka muqan somali ku wax la.a idris mahmedow ...dakadii xamarbaa leh dawladnimadii xamarbaa leh....gabaygaana isaga leh lasoco
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 5 жыл бұрын
@@kingsacad4039 gabygaana isagaaleh ee ogaw "Somaaloo kala daadsan hadaynaan isku duubin Durkin mayne cadaawe Cidna daaafici mayna'e" Abooowe somali nimaan waxkunahay caloosha xumaanta kasaara
@kingsacad4039
@kingsacad4039 5 жыл бұрын
ALLA WALLO DHULKU QURUXBADANA MANSHA ALLEH
@umulkheiribrahim3688
@umulkheiribrahim3688 2 жыл бұрын
Inta Kenya kudalatey like
@essiahassan2584
@essiahassan2584 5 жыл бұрын
Heestan markan maqlo walaahi wan jiriricoda. Allah ilahayow wadankena no hagaji an Europe iskaga nimanee amiiiiiiiiiiiiiiin 🍏🥚🍎 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Woooow farxiya fiska cadi matihit hargeysa waadku qurux bad natay lov rer somaliland dadkan kolba ceenyn ahen warkoduna uu cad yahay caradi lagu bera yee har geysay cil hamudan 😍😘😍💓💓💓🙏🙏
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 3 жыл бұрын
Casiis baanku baryaya nabadaa ceelkedaa noqooo amiiiiin 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💢
@doubled8677
@doubled8677 3 жыл бұрын
Carfigaaga leeydhaada Wacan maruun ku caweeyo rabey 💕💓 hargeysaay ciil ha mudan
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 5 жыл бұрын
Wooow masha allh war meeshu qurxbadna war barnaamijda ku soo duba dhulkaa sidaaa u quruxda badan
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 жыл бұрын
Waad helaysa in you tube Ku Qor ( herari iyo goobaha dalxiiska ) Waxad helidonta waxyabo ka yabiya intan miya ku cajabisay hada waxba maad arag bro ❤
@ismailjama9590
@ismailjama9590 5 жыл бұрын
Woke best sing ever see Vivi farhiya sort song best somal singings
@abdiahmed4259
@abdiahmed4259 5 жыл бұрын
Mansha alla beutiful view and beutiful Singerin farxiya fisk nolow viva Somaliland ❤️🙏
@nashaadmalapoh7733
@nashaadmalapoh7733 2 жыл бұрын
Hargysa tan ku dhashy hargysa ciil ha mudan🤲🥺💞
@fantasticgirlsacdaabdi840
@fantasticgirlsacdaabdi840 5 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi wanjeclhy hargeydaaa wan imanaya NAFTA ale hadu iidayo farxiyo fiska codkeda jerka dhan kujiroconayaa allow kudhow fiska hargeysa am coming insha alh
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Soo dhwoow wllo Qli 🙏🙏👈
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 163 МЛН
NUUR DALACAAY TOOGDHEER TORONTO 18 MAY MUSIC VIDEO DIRECTED BY JUNDI MEDIA
5:15
IKRAAN CARAALE | HEESTA SABAR  HORNSAT MUSIC SHOW LIVE
5:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 27 М.
FARXIYA FISKA | HANO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:44
MUBARAK OCTOBER
Рет қаралды 75 М.
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 651 М.
Hees Cusub (Xornimo Sumadlaa) Xidigaha Geeska
7:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 834 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 16 МЛН