Farxiya Fiska-Igadaa Rogrogashada

  Рет қаралды 373,992

Taajir Studio

Taajir Studio

12 жыл бұрын

Пікірлер: 111
@yussufabdi7956
@yussufabdi7956 2 жыл бұрын
Habeen ciid lawada sugayo iyo jawi ropaad iyo xasuus gooni aah only legends lee fahmi kara 🥰❤️
@abdirahmanhassan9744
@abdirahmanhassan9744 Жыл бұрын
Xasus. Hadaad noshahay bro oo aad aragto sojawab
@abdirisaqhaybe4183
@abdirisaqhaybe4183 Жыл бұрын
Haa lpx dapsaar miya
@xamdacarab4500
@xamdacarab4500 Жыл бұрын
​@@abdirisaqhaybe4183😅 Mmmm😅😢😅😂😂😂
@pasherahmed8677
@pasherahmed8677 2 жыл бұрын
Waa hapeen jimce ah 02:12:2021 Waxan ku suganhay magaalada jigjiga Gaar aahana ramadaan hotel saacaaduna 12:00am. Mirqaan ayaan cirkaas maraya Hesstaana way i shidaysa waayo Anigu waxan u imaday magaalada jigjiga gabdh aan is jecelnahy Markan wajaale soo gaadhay ayey telefoonkii iga qaban ilaa hadana wan sugaya Marka waxan leeyahy IGA ROGROGSHADA
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Way kugu dumarawdey lakiin farbaa ku godan. 4 bil ka dib baan akhrisanayaa komenkaaga ee wax is bedel ah hadii aad hayso bal nala soo wadaag😁 From Burao Adey♡
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 2 жыл бұрын
Legendnow hadda xagee ku dambeysay marka? Naag polshit weeye wlhi lama baryaba loomana jilco markaad aragto inay kaa jeensatay ayaa lagaa tagaa haddii kale way kugu dul soconaysaa hadday jileec ka dareento.
@goalscorer6475
@goalscorer6475 Жыл бұрын
Sxb waad ku soo lug go day Waxaan rajaynayaa in khayr la ku lanto Insha Allah
@Yahye_mouze
@Yahye_mouze Жыл бұрын
@@barwakomustafa8277 aniguna qoralkha 10 month ka dib ayaan akhrinayaa 😀
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Waar bal noo waran miyaad dhimatay naagti maxaad kala yeesheen
@ahmey44
@ahmey44 Жыл бұрын
Hearing this song late night when you are heartbroken 💔😭
@ikranbishar513
@ikranbishar513 10 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺🥺@ahmedyussuf3471 take heart dearest brother ❤
@saeedabdiabdulle
@saeedabdiabdulle 9 ай бұрын
Weli jacayl iguma dhicin Cidna ma jeclaan Lkn Heesaha Qaarkood Baa Jacayl Kugu dhacayaa Sababtooda ah waa sympathetical emotion ka ee ay sidaan Inta badan waxan u dhegeystaa Heesaha Ereyadda Iyo Xikmaha ku jira Old is gold Maryan muse Waxay ku jirtaaa Best Vocalist i have ever listened 😮🎉 Waa maalintay Fanka macasalaamay sat,21 October/2023Maryam muse ciise Ayaan dib u soo booqday heeskan alle haku caafiyo Camalsan iyo Cibaado Suubaan 😊😢
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Waan ku daaley raadiskaaga!Wey weyy weyyy!! Axsan cod iyo ereyo. Ilaahay danbigaaga ha dhaafo quruxey
@malyuunismailshukow7787
@malyuunismailshukow7787 19 күн бұрын
11 sano kabacdi 2024 dhageysanooyaa hadaad iga danbeyso like ii saar ❤❤
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
2021🥺
@abdullahibulla
@abdullahibulla 6 ай бұрын
Inanyahay rag iyo dumar rabi baa isu uumo wixii uurku uurabo afka lagama reebe wnkgu riyooda wanku daalay radistadii way way way🥺 qalbigi ku raaca raysan wayy owgaa igada rogrogashada.🎹🎵🎧 😍👸boqoradda fanka fiska..18/01/2024
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
1.April.2022 Best Memory In Mi Live Ramadan Coming Soon Alle Caafimad Ha Inagu Gaadhziiyo Gabiley Empire ❤🤍💚
@fathiindho9605
@fathiindho9605 2 жыл бұрын
13.April.2022😫🤣
@clfatahiabdulaahi6995
@clfatahiabdulaahi6995 2 жыл бұрын
24.april.2022 RAMADAN KARIIM ✌❣
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 2 жыл бұрын
May 4th aftr eid😝❤❤
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
@@clfatahiabdulaahi6995 27 mart 2023 Ramadan Mubarik
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 3 жыл бұрын
2012 ilaa 2021 waa dhageysanaya!♥️
@MO-vl3zu
@MO-vl3zu 2 жыл бұрын
Xolo
@kingzahha1907
@kingzahha1907 2 жыл бұрын
Waasidaas 2022
@mahmudpato7629
@mahmudpato7629 2 жыл бұрын
Galbeedka caasimada Hargeisa ramadan jawi rooban ramadan Manshallah iyo codka mcn fiska
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 2 жыл бұрын
Amazing song waaaw keep going my dear br and succes InshaAllah❤❤❤❤😍😍😍
@Nim670
@Nim670 20 күн бұрын
5:41am💔😭heart touching igada rogrogashada😭
@fartoonabdi6481
@fartoonabdi6481 7 жыл бұрын
qalbiga ku raaca raysan way way way igadaa rog ashadaa Qalbigii ku raaca raysan way
@amoha3459
@amoha3459 Жыл бұрын
heestan ilahada hada jeceshahay Loveta saturday/29oct/2022
@moyassin7748
@moyassin7748 3 жыл бұрын
2021 still listening 🎧
@khalidzeed2538
@khalidzeed2538 2 жыл бұрын
iso raca inta ila dhagaysanaysa heestan 1/28/2022 HABENIMO JIMCA AH
@nj5683
@nj5683 Жыл бұрын
2:25 ✨️ inanka raban ani hadalkii ka rebto kana reysan wayeh✨️ Ilahow calf igu dar kaaaz qalbiga uracyy😮‍💨💗
@supersixone6311
@supersixone6311 4 жыл бұрын
Wow Gold voice My sister fiska
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 жыл бұрын
Yasalaaaaam fiska waliga dhib ha arkin wayo wayo igu celisey❤️🙏🏽👏🏽
@dontworry1396
@dontworry1396 2 жыл бұрын
I never forget 2021... Italy 🔥✌
@axmedcabdi1066
@axmedcabdi1066 8 жыл бұрын
boqorada hadda haweenka Fisk fiska fiska noolow
@amazingtranslator8234
@amazingtranslator8234 3 жыл бұрын
Nio manoshahay hader 😂😂😂
@Shorts-23250
@Shorts-23250 11 ай бұрын
2023 kampala galab jwi degen iyo heestan ala mxa ka jawiye😢
@carsoon9079
@carsoon9079 2 жыл бұрын
I love this amazing song 😥😥😥😥
@wizzqafarinho7960
@wizzqafarinho7960 Жыл бұрын
Igadaah Rogrogashada Alleh mxey dumar ciil nabadeen Blse alleh hadayoh Nolashoda nah alleh ha ubarakeyoh😰😭
@somaliwarya015
@somaliwarya015 Жыл бұрын
Nio gabar Ijecel aa ii soo dirtay video ey qaadeyso... 🤦🏽‍♂️
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 2 жыл бұрын
Wxiii uuurku uu rabo Afka lagama reebee Waan kuguriyooodaaa
@apdisalan276
@apdisalan276 Жыл бұрын
Maalin sapti ah saacaduna ay tahay 14:25 duhur. Ayaa dhagaysanaya ilaahay amarkiis gapadhaan arkapa waan iska jeclanaya talo keena pal😂😭🙏
@ApzhirAhmett.
@ApzhirAhmett. 11 ай бұрын
Qooq wye wll wax dabsaar😂
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 2 жыл бұрын
Fiska waa fanaanada qudha ee keeni karta codkasta oo fanaaniintii waaberi ku heesi jireen kuwii dumarka
@FarhanAhmed-bb6vo
@FarhanAhmed-bb6vo 5 жыл бұрын
Waa heestii heesaheed ugu wacanaa
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Iyada maleh heesta maryan mursal ayaa leh
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 жыл бұрын
Dhalinyaro heesuhu ma wanaagsanee hala iska daayo , Aniga madaxaaba igu xanuuna ilaahay amarkiis haddaa hees dhagaysto, qaarbaa dhihi doona hadaa maxaad halkan kasoo doontay, gabadhan ayaan waagaan yaraa iska jeclaa ilaahay haiga cafiyee
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 2 жыл бұрын
Halka maxaa ka so doontay marka hadad dhageysan?
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 жыл бұрын
@@NajiibDarwish qoraalkayga dib u akhri sxb
@somaliwarya015
@somaliwarya015 Жыл бұрын
Haa nio jaceylka wuu jira.. Ani xita gabar Ijecel aa ii soo dirtay sas aa inta uso galay.
@inahuseen2409
@inahuseen2409 Жыл бұрын
aniga iyada ayan dhagaysta Allah iga madobeye
@cabdixakiincabdilaahi5303
@cabdixakiincabdilaahi5303 3 жыл бұрын
Wuxu uurku rabo afka lagama reebe, wan kugu riyooda. Axla hees!!!
@HapeepXapxap
@HapeepXapxap 6 ай бұрын
Malin xazuuz badaN anU wada fadhinO ani io zxpkaYy jacfar Oo ceerigabO iGa yimi zxp nolozhU kuma xumayzO 😢❤
@khaledahmed7804
@khaledahmed7804 2 жыл бұрын
Wow farxiyo Fisk cod macanida❤️😊
@Macribian
@Macribian Жыл бұрын
FARXIYO WAA NAAGATA KALIA AAN HEESEHEEDA KUQAYILO. MA MARQAAMI ANIGOONA HEESEHEEDA DHAGAYSANEYN😃
@Ameeen-dek-moh
@Ameeen-dek-moh 9 ай бұрын
Old but gold maamo maryan muuse
@najkaboy1447
@najkaboy1447 Жыл бұрын
Xasuus cawe tariikhda tahay 21/9/2022 HEESTA xasuus gaar ayay ii tahay
@adamawed8562
@adamawed8562 9 ай бұрын
2023 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@ilaalinaftaada301
@ilaalinaftaada301 6 жыл бұрын
Fiska kuleh birimo maxey katahy mel ayjoogto cod dahabley boqorada codka
@_wll____
@_wll____ 2 жыл бұрын
احسن الصوت❤😭
@abdi7farah923
@abdi7farah923 4 ай бұрын
2024🎉
@zadiiqanzhax7088
@zadiiqanzhax7088 3 жыл бұрын
Farya fiska fanaand qarniigaH
@mowjaddo2002
@mowjaddo2002 2 жыл бұрын
Fiska 🎶 🎵
@farta9353
@farta9353 8 жыл бұрын
hees wanag iga dheh
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
When im died sure we enjoyed our life
@xamsecabdullaahi64
@xamsecabdullaahi64 3 жыл бұрын
good song
@rudwan3489
@rudwan3489 3 жыл бұрын
Hasahiii hore
@ilaalinaftaada301
@ilaalinaftaada301 6 жыл бұрын
Wwwe boqorada codka codka wad kenty nolow
@abdirahmanahmed8154
@abdirahmanahmed8154 3 ай бұрын
2024
@axmedcabdi1066
@axmedcabdi1066 8 жыл бұрын
Good song
@user-xs1gx7nb4m
@user-xs1gx7nb4m 4 жыл бұрын
Hhhhh wllhi caadi ma ahan jecelka caadi ma ahn aniga hada ihyaa ilaheey naagtayda ha iisahlo wa walkina maxmed deq faney
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 4 жыл бұрын
Yaah
@user-fr1ri1ov9i
@user-fr1ri1ov9i 11 ай бұрын
2021😢
@zeynabibrahimhassan6164
@zeynabibrahimhassan6164 7 ай бұрын
Ma umaleyeynin wlhi sidn fudud inn kgu jclanyo😢😢 lkn san iny dhacysana wy qornyd
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 8 жыл бұрын
WAAW
@taagere
@taagere 9 жыл бұрын
Walee boqorada codka inaa tahay laba cali is weydiin mayso.. ii noolaaw Ffiska Maryan Mursal oo heestaan horay xitaa u lahayd adaa kaga cod Macaan
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Fartuun Birimo aa kaga wada sidato, heestaan qof Fartuun uga heysato malahan, naagtaan dhiig reer baadiyonimaa ku duugan.. Inkasteey iska cod macaan tahay.
@googlegmail3753
@googlegmail3753 7 жыл бұрын
Guled Abdo . runta ma la isku shego saxib. fiska ku heysata runta ka hadal
@abuunijr3536
@abuunijr3536 9 ай бұрын
Heestan waxan dhagaystay ano jira 8 sano alx hadana 19jir ahay😢
@hamdimohamed9569
@hamdimohamed9569 3 жыл бұрын
2021
@sihaaaminaapdih3470
@sihaaaminaapdih3470 9 ай бұрын
4/10/2023 ❤😭
@girl2m
@girl2m 2 жыл бұрын
2022😩
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@ibraahimhazzan9110
@ibraahimhazzan9110 Жыл бұрын
2023
@aliguled2166
@aliguled2166 Жыл бұрын
Maryan mursal u daa heesta
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 8 жыл бұрын
alah yacizak boqoradii codka way ka baxsatay
@caliyarecaliyare577
@caliyarecaliyare577 Жыл бұрын
6 years letter
@mohamedmmj8966
@mohamedmmj8966 Жыл бұрын
Xasuus maryan mursal mama 🥰🥰
@user-ul5rz3jv2h
@user-ul5rz3jv2h 6 ай бұрын
3:25
@marwomaariya9108
@marwomaariya9108 Жыл бұрын
19/12/2022
@Sahel.
@Sahel. 3 жыл бұрын
😂 Faxiya what's that mean
@craxmanmaxamed7311
@craxmanmaxamed7311 Жыл бұрын
War lpx farxiya fiska dheh maahane faxiya
@munaabdulkadir2290
@munaabdulkadir2290 6 жыл бұрын
Fartuun birimo kuleh Fisk waa ku jeclahay lkn heesta taada Mahan
@libaaxsare2076
@libaaxsare2076 4 жыл бұрын
Wll kuli waxaa kaga codmacaan maryan mursal ciise oo qaraamigeeda qaaaday
@dontworry1396
@dontworry1396 2 жыл бұрын
Hhh mamo maryan mursal iska leh farxiya fiska ku soo baxday all ✌
@ismailhassan7012
@ismailhassan7012 6 жыл бұрын
Waar kada maha lkn inyar ayaa kadhimina
@fatumagure5936
@fatumagure5936 3 жыл бұрын
Waan ku daalay raadistay ax wee
@quenhayat313
@quenhayat313 2 жыл бұрын
10yr markey garto noo balana😎😎
@ibraahimhazzan9110
@ibraahimhazzan9110 Жыл бұрын
Gartay
@ahmedqays962
@ahmedqays962 Жыл бұрын
Kume wy gaadhye
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heesta page ka hore wey kasoo booday fiska
@saciidmohamed385
@saciidmohamed385 Жыл бұрын
23:38 ʜʙᴇᴇɴ ᴛᴀʟᴀᴀᴅᴏ ᴀʜ xᴀsᴜᴜs ʀᴇᴀʟʟʏ 2022
@abdinuurabdisalan1262
@abdinuurabdisalan1262 4 жыл бұрын
Boqorada codka farxiyo walaan ku taageera
@hereshow5248
@hereshow5248 3 жыл бұрын
Naagtu calaacaal badanaa 🤣
@somaliwarya015
@somaliwarya015 Жыл бұрын
Waa wax dumarka lagu jecelyahy 😅
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Fartuun Birimo aa heestaa koobkiisa sidato, lkn fiska waa iska fiican tahay.... Inkastoo looga sii fiican yahay
@MRM20104
@MRM20104 Жыл бұрын
2022 masoo gartey 😂
Qali ladan heestii waan ku dalay raadiskaga
3:51
Queen Naaj
Рет қаралды 139 М.
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,2 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 50 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | INANYAHOW RUCLIYO OROD | MUSIC VIDEO
4:02
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 121 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Deeshu way macaantee by Farxiya Fiska iyo Caydaruus Halyey
6:42
Mohamed Abdinasir
Рет қаралды 614 М.
nimco dareen 2012
5:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 4,9 МЛН
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
farxiya fiska  2013
5:43
The Asal films
Рет қаралды 235 М.
Dalsan  by Qoomaal & Canab HD
5:26
DunyAAakhirah
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato
20:17
Mascud Abdullahi
Рет қаралды 435 М.
FARXIYA FISKA "NIN XILQAADI KARAYOO"  LIVE STAGE OFFICIAL VIDEO HD 2015
5:53
Himilo Media Production
Рет қаралды 883 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 625 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 620 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН