Farxiyo Cali Faarax - Sida Ayro Geeloo

  Рет қаралды 13,052

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

2 жыл бұрын

Hees - Sida ayro geel
Erayada : Ciise Warsame Dhan Cade Aun
Laxanka : Rashiid Bullo Aun
Luuqda : Farxiyo Cali Aun
Kabanka : Jiim Shiikh Aun
..............................................................................
Orginalka waxay isla qaadaan Rashiid Bullo Aun

Пікірлер: 23
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Duni jiim laka of saday Allh yarxam Dhamantood wllhi kama ga yoodo Gacantiisa jiimow qof kula mid ah nama soo mari doono 🥲🥲🥲🥲🥲
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Aamiin sxb wax kaluu ahaa.
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Allaa allaa bal eega oo dhagaysta waxa uu sameeyey mucjisadii ama boqorkii cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN Ninkan inuu mucjiso ahaa dhanaca aalada cuudka cid kastaa ogayd
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 2 ай бұрын
Dunida wali nool! Gacanti jiim sh muomin alla yarxam
@user-zp8fi7il3p
@user-zp8fi7il3p 2 ай бұрын
Haro idhanka jooga maaha waa halo idhanka jooga weeyi halo waa geela kuwoogaa irmaan ama la liso zxp khabiir qaraam hore usoco
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Allah unaxristo dhamaantod way wada dhinten farxiyo mahubo
@kingmoha9965
@kingmoha9965 Жыл бұрын
Waydiin maayo jiim gadashii macaha kabanka alaah yaa raxma amiirul cuud
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Jiim kabankii oo socdo ayaa ka dhax dha dha minesaa kabano farabadan waa mucjiso
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag sxb Boqornimadiisa kabanma buu ku cadaynayaa.
@muktarali2311
@muktarali2311 2 жыл бұрын
Cajaaib jiim sh muumin ilaah kuu naxariisto si aan caadi aheyn ayuu u tumay runtii 🥰🥰🥰
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag sxb
@farahdahir8554
@farahdahir8554 2 жыл бұрын
AUN KABANKII JIIM OO DURDURINAYA SIDA QOBKA FARDAHA AUN IYADANA FARXIYO CALI.
@muxsinguure1454
@muxsinguure1454 8 ай бұрын
❤❤
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
Siaan caadi aheyn buu utumay Aun Kabanka jiim Sheikh Muumin takelna waaxan layaaby heesta inataan labilaabin Farxiya Cali ayaa kudhex hadalysa Aun odhanaysa jiim War maxaad tidhi Gacantu kuma godo heestan Farxiya Waxa laqaaday Rashiid Bulle Cajaaib weeye heestani khabiir
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Aad & aad Abaayo.
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Waa sidaas khabiir Qaraam hore usoco
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
@@umulkhairahmed168 mahadsanid abaayo👍
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 2 ай бұрын
Alla yarxam dhamaantod
@adawesaid1510
@adawesaid1510 Жыл бұрын
Gacantu kuma godo wan helay masuul
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Waa hagaag sxb mahadsanid👍
@adawesaid1510
@adawesaid1510 Жыл бұрын
Nin aaan gacan utagay ayaaa tahay hesaha xulka mahana wax kale gacan taadu soma qabato meel aaad ku arkeyso majirto hestaan oo kaban ah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏☝️
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
@@adawesaid1510 🥰🥰🥰
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso 2daba
Farxiya Cali Ahun & Rashiid Bulo Ahun  | Heestii Uurka Ku Tabaye
8:39
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 95 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Rashiid Bullo - Adaa Haweeyaay
9:34
Rooble Mohamed
Рет қаралды 27 М.
Farxiyo Cali Faarax |Barasho
5:35
Laalays Lyrics
Рет қаралды 4,8 М.
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 53 М.
AU FARXIYO CALI & RASHIID BUULE _ HEESTI SIDA ARYA GEELO
10:56
QOSLAAYE
Рет қаралды 4,2 М.
Laxanka Riftoor - Farxiyo Cali Faarax Aun
7:23
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 15 М.
Ambiyo- Jiim Sheeekh Muumin ( Muxyaddiin)
6:53
HOOBAL
Рет қаралды 28 М.
Wareysi BBC Marxuum Rashiid Bullo Ibraahim
11:47
Mohamed Abdulaahi Farah
Рет қаралды 35 М.
Heestii Haadba Haad Kici Lyrics Samatar Kabankii Jiim Sh Mumin
7:45
laylis channel
Рет қаралды 248 М.
Farxiya Cali  Sida Ayro Geeloo (Hees)
3:55
RegionalSomTV
Рет қаралды 40 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН