Laxanka Raaxeeye - Cirka Yeer
8:20
Laxanka Murug - Boqorka Codka Ahn
6:30
Laxanka Riftoor - Hibo Nuura
8:29
Maxamed Saleebaan Tubeec - Wakhti
6:19
Kinsi Xaaji Aadan - Yufle
4:23
Жыл бұрын
Cumar Dhuule - Sidii Gaandi
3:44
Жыл бұрын
Farxiyo Cali Faarax - Ciida Ciida
5:27
Пікірлер
@siciidxaliye8270
@siciidxaliye8270 17 сағат бұрын
guur wacan khabiir qaraam
@siciidxaliye8270
@siciidxaliye8270 17 сағат бұрын
Hormar wacan Khabiir qaraam guul wacan adeer bulshada soomaaliyeed boos weyn baa ugu aadan tahaye oo murtidooda kaydisaaye
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 22 сағат бұрын
Wanaageenii baa Wax Loo waayoo Waheey wayna kala Waree jeen eeeey Waad ii noqotaan Ku weheshadayeey Ku waayaye kuuma Waa sheeheeneee Wiirsiga Ragga iyo Wadhida dumarka Waxaan Qabo igala Siii wayn eeeeeey
@cubeyd27
@cubeyd27 Күн бұрын
Waxaan layaabay Ama layaab lee Ma ledoo ladaneey Adigaa i lumiyee Lumiyee lumiyee Ladaneey labadeenu Aan lamaana ahaano Woof caleyk Laxanka heesta innaba caadi ma'ahan 💯 Alla yaaraxma boqorka codka Maxamed Saleeebaan Tubeec Mon, 7/Oct/2024 1:32 Am
@OmarMoussaadem
@OmarMoussaadem Күн бұрын
Allaah, yarxamu al fandango kabiir: Med Solayman Tubeec. Aamiin
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Күн бұрын
Tollaayeey shamsa sheekadeeda 😢 markasta ereyo dareen leh ayuu ku dhex qariyaa Faysal qaraamkiisa
@GaradTalabacade
@GaradTalabacade 2 күн бұрын
ERIYADE AUN ABWAAN SUGAAN YAQAN ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MURTIDA ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE 1926-1978 ILAHAY HA UU NAXAREESTO JANADANA HAKA WARABIYO
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 2 күн бұрын
"Buhayraay abid taan u baahnaayeey, baahyoo warku beeshii wada gaadh"... AHN wuxuu ahaa ehel jacayl, heestanna wuu ku damaashaaday.
@aadanmahad2989
@aadanmahad2989 3 күн бұрын
Alla anigoon ku dhakhtarin Laguma dhayo🙌 Ereyo waawayn weye wlhi Aun cumar mahdin alla yaaraxma
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 3 күн бұрын
yaa salaam cigaal
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 3 күн бұрын
eesh calaa cod macaan magool iyo cigaal
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 3 күн бұрын
YAA SALAAM!! KULIYADAHA KHUBARADA LAXANADA DOWLIGA; WA KA ASHQARAAREEN LAXANKAN!!
@hanadolad2061
@hanadolad2061 5 күн бұрын
Wow
@AsiyoMaxamed-li5se
@AsiyoMaxamed-li5se 5 күн бұрын
Waxan gocanayaa xaal gabobey 😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahow 🫀❤️‍🩹💔😭😭😭😭😭
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 күн бұрын
"Waynoow wax la gaa ma waayijirine, Wanaag ii xigsii waxyeellada"
@HasanJamac
@HasanJamac 8 күн бұрын
Mirhii abwan maxamed cali kaariye
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 9 күн бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡
@NimoDaad
@NimoDaad 9 күн бұрын
Lkn sulub gabadhuu heesta usameeyay muu helin siduu iyada ujeclaa buu geeriyooday madhabaa gabdhkalena isagoon guirsan buu doobnimadii kudhintay
@NimoDaad
@NimoDaad 10 күн бұрын
Faananadan magaceeda iyo codkeedaba maantaa iigu horaysa laxanka rogaal aadbaan ujecelay
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 11 күн бұрын
Heestani waa qarnaqsi dhab ah oo dhex maray cumar dhuule iyo ooridiisii uu jeclaa xili xurguf yari dhex taalay Kadib cumar ayaa intuu kabankiisii soo qaato la hor imanaya gurigii ooridiisu ay timid markay soo cadhootay Kadib dadkii guriga kubsugnaa ayaa odhanya cumaraw aanu kaaga ergayno xaajiyadaa Kadib cumar ayaa odhanya naga dhex baxa idinku Iyadaa marka ay kabanka iyo heestan maqasho i raacaysee Tii cumar ayayna noqotay oo markii ay heeskii maqashay hore ayay ka raacday saygeedii Eesh calaaa jacayl dheh Allah ha janeeyo cumar dhuule cali Iyo intii inaga horaysay ee mootan dadkeenii Aamiin aamiin
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 11 күн бұрын
Mahadsanid KHABIIRQARAAM dadaalka aad ku bixisay
@OmarMoussaadem
@OmarMoussaadem 11 күн бұрын
هذه هي من اعذب الاغاني الغرامية لتي اصغيتها في حياتي. وما بيدي الا ان اقول : الله يرحم لهذا الفنان العظيم ويسكنه في جناته النعيم. عمر من ج. جيبوتي 7:48
@Xirsiev
@Xirsiev 12 күн бұрын
Ashqaraar!
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
CAJAA'IB.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiib
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiib AHUN
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
AHUN Kinsi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiib ALLOOW idiin Naxariiso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Yaa Salaam Salimnaa Minal Balaa
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
OofCaleek!.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiib Looma Kala Hadhin AHUN
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Axsan Caleek!.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiib
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
AHUN Shamis Abokor Guduudo Carwo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Kiiskaad gashay waa inoo kow'e.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Waddada Loo Maruu Wad yaalaaye Wardheer Dal Wanaagsanaydaayee. Wardheer inbadan ayey suugaanta Soomaalida ku jirtaa heeso badan ayaa loogu magac daray sida heesta Wardheer ee uu Abdi Tahliil AHUN QAADO. Maasha Allaah waa Bogcad qaaliya Alle ha barakeeyo.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Huunooy Mid Ii daran Dooro Lay Yidhi!.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Kabax Kabax Haye Haye Axsan Yaa Hibo.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiib!.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Ollalaah!. Waar Maxaad Tidhi!.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Waah Waah Axsan Axsan Caleek!.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Cajiibul Cajaaibaat.
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 12 күн бұрын
Noocii halista ahaa, cajaaibaat.!
@mahod22
@mahod22 13 күн бұрын
Waa goobe kamanku
@hanadolad2061
@hanadolad2061 13 күн бұрын
Maashaa Alaah Xaliimo Qaliif Magool alaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 13 күн бұрын
Tubeec yaa salaam ❤❤❤
@Malyuuncabdinasir
@Malyuuncabdinasir 14 күн бұрын
khabiirkayga salan sare
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 15 күн бұрын
Aniga laftayda waayay sorry
@Farahsaeddheere
@Farahsaeddheere 15 күн бұрын
Laxanka subcis kan ugu adag buu ku jiraa soomaalida dhexdeeda
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 18 күн бұрын
Allow kuu naxariiso cumar dhuuli tiir kamida fankii somaliyed