Barteed bay dhigtay walee Farxiya xalane Xidigta hobolada waaberi ❤
@MsQuule26 күн бұрын
Maansha allah
@TruthTellerManАй бұрын
Faldan xuquuqda qofkii hore heesta u qaaday raaciya ileen maaha hees cusub. Waad Mahadsantihiin Astaan Tv sida aad u noolayseen fanka Somali
@yaxyewiilqaran6100Ай бұрын
Wll wax hubso wey ku qoreen
@TruthTellerManАй бұрын
waa run bro waa mahadsantahay. lakin Title heesta ayaa ka wada.
@osmanshareefahmedyahya4336Ай бұрын
Aad Aad Masha Allah Barteeda Dhigtey Heestii Jaalalay Iyo fananada Seynab Cige ❤❤❤ Masha Allah Farxiya Xalan 🫴👍
@Khulasatul-alkulaasahАй бұрын
Wonderful 😮
@ahmedweli4713Ай бұрын
Mnsha allh Aad bay u Cod mcntay Garabkanu kaa taaganay Caadi Maaha Wixii hore Quba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CabdifahadAxmedАй бұрын
❤
@MsQuule26 күн бұрын
Gabadhaa hadaan la qabin hala ii raadiyo waa ka helay from usa
@JiniyojaanАй бұрын
Mid ka mid ah heesaha ugu, ugu, ugu macaan heesaheenna. Soomaalinimadaadu wax ay baahi iyo buuq ku soo xasuusisaba, marka ay suugaanteennan suugaanta ah soo gaadho ayuun baabad jannadeedaba ka duurduuranaysaa.
@dahirabdile9401Ай бұрын
Who has this song originally
@dahirabdile9401Ай бұрын
Shantan Shubisa is the owner of this song he live today guys thank he is my cousin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ArahmaanMaxamedАй бұрын
❤
@HassanAli-zp6nnАй бұрын
aad bay ugu soo baxeysaa farxiyo xalane heesihii horay koox dhan baan ka kaligeed ka taageeraa
@BislehBislehaliАй бұрын
Masha Allah.afkaga.canoh.lugu.qabi
@muniirxasan899320 күн бұрын
Hablo badan maxaa udiiday sida gabdhan inay is asturaan iyagoo awooda
@maanbilaahmednourjaangoowАй бұрын
WllHi Way Qaaday Heeska Gabdhaan Xaqiraada Ma Fiicnee
@cawaalemahad7211Ай бұрын
New Bililiqo Hal Abuur waa idin ka dhamaadey.
@abdulfatahamaan542028 күн бұрын
Erayadii abwaan sangub
@siradmАй бұрын
Maya, muran kama joogo, yaan lays hallaynin marka, gabarkasta oo Soomaaliyeed nolol qurux badan ban Ilaahay uga baryayaa, is qadariya, qiimihiinana garta, guryahana qurxiya, waxna barta waxna beerta sidi uu yiri caaqilkii Soomaaliyeed
@dahirabdile9401Ай бұрын
The song come from adeer sharan shuubis
@dahirabdile9401Ай бұрын
We know the song copy where come from of original was big singer Mr