Walal farxiyo ale cafimaadka hakuu siyadiyo walal ale haka farxiyo wax khayrle aad baad umahad santay
@ZuheyraAhmedMaow12 күн бұрын
Subxana laah tabaarakal alaah
@SaynabMaxamed-cb9hi12 күн бұрын
Masha allah farxiyo ❤❤❤❤
@CaashoYuusuf-c8m7 күн бұрын
Saxipka so yahay oo kaa dhigaa lkn adi wax. Larabaa Ina fejignatoo❤qeyr hade kula imato qeyra ha. Lkn wax dintena wax wax u dhimayo kulaa imato Ina fejignato waye subxanallh
@FarhiyaAli-j9o12 күн бұрын
Manshaalah
@Samsamcabdi-g2w12 күн бұрын
Iso duceeya wllo farxiya qaali yeey adi iyo asxaabtuba waa cod si wll nimo meel baan jawaab ka sugayaaa in alle saan jaclahay iga dhigo jawaab taas ❤ alle haydin xafido dhamaan tiin
@ApdiqadirAli11 күн бұрын
allh Ku sahlo en kusoo duceenaa anigana isoo Ducey muradleyjy inuu ilaah isahlo
Garan anaga waxaa dhahnaa waxay wilasha shatiyada ay ka hoos kashtaan caligarobna wan dhahnaa geed yahudna wan dhahnaa lkn gedkas somaliland miya laga helna