Alla maxaa min yaro iyo mi weyn is dilay dheexa dhex joogtay kkk wllahi fanny waaye waxaa igu soo dhacday sheekadii minyarada ku duushay minweynta Ee iraac ku dhahday ka dibna guriga niigula xirtay ee minyaradii la soo rifay ilmahana laga soo riday kkkkk
@@FarxiyoTawakal 💕💕🥰 wan boday markas 😂😂😂 the queen farhiya
@umumaida45392 жыл бұрын
@@Said-gn2ec hhhare xaad noga qare😀😀
@hawonadar.n90392 жыл бұрын
Warsan miskin bay ahad runti anigu dagalka dumasida afka dheer iyo walaalked ayan ka bilabin lahaa Sababto ah tan ayanba caytanka ka maqlaya on cadan uhayaa waxaba laga yaabaa inay ku been abuurana yaan naagtaas iyo ninkaba isku dirna ayka wadan
@kowsermohamed21222 жыл бұрын
😊
@sucadoahmed33872 жыл бұрын
Maxad meel lajabay soo jiqila dhereed farxiyooy😩😂🤦
@FarxiyoTawakal2 жыл бұрын
Kkj🙈
@sucadoahmed33872 жыл бұрын
@@FarxiyoTawakal 😂😂🥰
@nasrahamud65272 жыл бұрын
farxiyo hdn arko wn qoslaa hhh ma.a
@qadra.hena.channel85872 жыл бұрын
Wll.igu.soobiir shukrn wllo wllo please waa.codsi
@xamdiahmed35532 жыл бұрын
Hhhhhh
@naajmokhalil64792 жыл бұрын
Kkkkkkk
@NimcoSiciid-f8z8 ай бұрын
😅
@saafiabdalla94482 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@maymuunmohamed1672 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray maliibaanaha lagu liibaano kkkkk
@FarxiyoTawakal2 жыл бұрын
Kkkkk
@caaishocuud15482 жыл бұрын
Anoo cararayaa kufay jah
@wiilowanagofficial94142 жыл бұрын
caaisho cuud waanku salaamey abayo
@amaraali87992 жыл бұрын
Sorry abyo
@gasirasheikhhassan65842 жыл бұрын
Danbiilha ugu wayni waa Adiga oo guruga so jaaasuustay ama so ogaatay yaa farxiya 😁😁😁
@FarxiyoTawakal2 жыл бұрын
Ani miyaa🥺
@hodanc62552 жыл бұрын
Nag ba jir I dhaqayso nag ya ku baneyay cowradada inay aragto teda kale dowlada khasab bay uga so goyne billka ilmaha ninkan wa nin xun lakin ada musuliyadisi ka qaday
Somali baa laga hel nin ilmahisi dayaci o dadkale xil u diban yaaab badan waxa xata umada kale ma sameso
@fahmo123452 жыл бұрын
Dumashiyashaa gardaran iney garacado ey aheed kuwaas naktas maxey ka doontay
@qadrabaqow38372 жыл бұрын
Warsan sartu meeshay ka qurun sanayd ma ay san waa faqin dumashida lee iska saari lahayd ee ma aysan doonaten gabadha lala qabo masayrka iyo waalida lagu sheegayana isku may qirteen