#farxiyotawakal

  Рет қаралды 40,323

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@Nimcoxayd
@Nimcoxayd 6 ай бұрын
Farxiyo shekadada waxay ii tahay wehel alle hyka dyo mcney ❤❤
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 6 ай бұрын
Sidokale 😢
@maryanosman4076
@maryanosman4076 6 ай бұрын
Thanks for sharing ❤
@ShukriAbdullahi-cj6bg
@ShukriAbdullahi-cj6bg 4 ай бұрын
Abyo Farxiyo shekadada wan nafisaa wad mahad san thy❤❤
@mwluhzaysalt
@mwluhzaysalt 6 ай бұрын
Thank you my dear sister Farxiya Cadey ❤❤❤❤❤
@ayanahmed915
@ayanahmed915 6 ай бұрын
Farhiya wauqalantaa inii mel dher lagugeyo abyo keep going anga rer Garissa ayan aahay shekoyinkada wanjecle abyo
@AyanHassan-n8n
@AyanHassan-n8n 6 ай бұрын
10/ 80 % caruurta soonaliyeed waa caruur aaboleh hadana agoona 😢😢😢 Saw aakhiro aabyasha qaar maxaa xisaab uyaala Hadii hooyoyinka raga dhalay kadhigayaan ilmaha wiilkeedu dhalay uuna biilikarin Gabashakaata halaxisaabtanto inta ayna guursan Waa inay guri ugooni ah degtaa so ilmhaasi u helaan aabo iyo hooyo wada jira ❤ Reerkiisana gooni haudryeelo Waa sababta ilmuhu udYacmaan marka ay waalidku kalatagaan Ragoow wax fahma
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 6 ай бұрын
Dhiib ka maxaa noo laaha hee waa cuqubada raguu geesteen
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 6 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah shukrn
@JamiilaHaji
@JamiilaHaji 6 ай бұрын
Farxiyo sidaa kuu jeclahay inaa is ogayn camal anoo saas ah hal mar isla dhahnay ❤ sis wallahi hadda kenya imaatid isoo mar
@Raxmoruun12-kh5bi
@Raxmoruun12-kh5bi 6 ай бұрын
Iyaa aymaana cilaanka idilay m.a habo mcn ❤❤❤
@aishachannel7098
@aishachannel7098 6 ай бұрын
Isku walac anahay dhulkaa dhacaa Cirbad iyo Daawo le kusoconaa Mataag iyo rafaad Alxm
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw 6 ай бұрын
Farxiya xbbti haa anaga kur ban u naqaan bari reer bosasa qali farxiya❤❤❤❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 6 ай бұрын
Waa kaa qaaday anigoo saas ah
@fardawsaahmed933
@fardawsaahmed933 6 ай бұрын
Mashallah hore u soco
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 6 ай бұрын
Mashaallah shekoyinkan oo kale wey igu so cone
@IkhlaazAbdirahman-kr4xs
@IkhlaazAbdirahman-kr4xs 6 ай бұрын
Cilan ikugaracaday ❤❤
@Maryan_Ali
@Maryan_Ali 6 ай бұрын
Anoo saas ah 🫡 ayan salaan kuu taagay hbo farxiyo cdy wan ku jecelnahay ❤
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow 4 ай бұрын
Subxana lash ilaahey ha ku barkeyo
@MohamudAbdi-xu5sk
@MohamudAbdi-xu5sk 6 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير 😊
@XAMDIAXMED-im2pr
@XAMDIAXMED-im2pr 6 ай бұрын
Farxiyo shidan kala kacsan wuuuw❤😂😂❤❤❤
@FilsanMohommetAli-zs9mu
@FilsanMohommetAli-zs9mu 6 ай бұрын
Mnshallh. Farxiy
@nihaalAbdalla
@nihaalAbdalla 6 ай бұрын
Kurta ama madax shubka ani taraaraysi baan u aqaan somaligu badan 😂😂
@shukrixasan-c1d
@shukrixasan-c1d 3 ай бұрын
Yaah see itiri farhiye
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 6 ай бұрын
Casho waw wasamidey❤❤❤❤
@Khadartaagtishob
@Khadartaagtishob 6 ай бұрын
Masha allh abyo farhiya caday❤
@IlhaanAbukar-n7l
@IlhaanAbukar-n7l 6 ай бұрын
Waankaaqadnay anigoo saana😂😂😂😢
@Farxiyaali-lj2ft
@Farxiyaali-lj2ft 6 ай бұрын
Wll fatxiya marka aansooko. Wasara shekada nokofilno❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 6 ай бұрын
Thanks again 😇 ☺️
@ifraaxcalixasan1219
@ifraaxcalixasan1219 5 ай бұрын
Ala farxiyo walac ha ii shegani wlhi sida la noqdo le ilahey ilmaha bari ha nogu dhigo 😢lkn aniga marka walac noqdo hoyadey aya iska ada iyada aya ifahmeso hoyoyinka isku mid ma ahan wlhi 🎉
@AmalAwil-fe6fv
@AmalAwil-fe6fv 6 ай бұрын
Farrxiyo abaayo alle hku sharfo❤❤❤❤❤🎉
@akJasmine
@akJasmine 6 ай бұрын
Farxiyo waad bo iga qoslisay
@SaidoHassan-y1m
@SaidoHassan-y1m 6 ай бұрын
Wcs abaayo mashe❤❤❤❤
@Khadarmaxamed-ik2rq
@Khadarmaxamed-ik2rq 6 ай бұрын
Wcs abayo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 6 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@MaryanAadam
@MaryanAadam 6 ай бұрын
Qof reer jigigo haduu idinku jiro suaal ayaan idinweydiina lacagta jigjiga 500 boqol oobir waameeqo dollar ahaan
@NagadMcalin
@NagadMcalin 6 ай бұрын
Google exchange 500 Ethiopian bir to USD.
@OubahdireOubahdire
@OubahdireOubahdire 3 ай бұрын
Wa 4 dolar
@fardawsaahmed933
@fardawsaahmed933 6 ай бұрын
Farxiyo cadey
@CaashoMaxamed-f3l
@CaashoMaxamed-f3l 6 ай бұрын
caawo magacayga laker ay
@fatimajelle6370
@fatimajelle6370 6 ай бұрын
Wsc abayo macan❤❤❤❤
@akJasmine
@akJasmine 6 ай бұрын
Farhiyo
@suadaadan1282
@suadaadan1282 6 ай бұрын
Kabax warkasa Imara ( stylka)
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 6 ай бұрын
Kkkk ifa waal
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 6 ай бұрын
16:32 😂😂 waaban ka heley habo noo qaad
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 ай бұрын
Taarareyso aniiga uqanan
@FunnyFuchsiaFlower-wh9oo
@FunnyFuchsiaFlower-wh9oo 5 ай бұрын
hooyada wa aniga hooyadey o kale 😢
@farxiyoabdi2401
@farxiyoabdi2401 6 ай бұрын
farxiyo abayo marna samidey wehel aa iitahay abayo wlh hadan ku dhagesan maba jogi karo mcney ilahay ha ku xafido di iyo ilmahaga
@XamseAxmed-yb3hs
@XamseAxmed-yb3hs 6 ай бұрын
M.a waa runtaa😮
@hannadiamond3643
@hannadiamond3643 6 ай бұрын
Madax shub hargeisa waxa loga yaqana xawa faadumo 😂
@NazeemFaisal
@NazeemFaisal 6 ай бұрын
My qali taraarah ayaay ujeedan inagu sidas unaqan
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 6 ай бұрын
Wcs saka safr paan Ahy
@MohamudAbdi-xu5sk
@MohamudAbdi-xu5sk 6 ай бұрын
safar salaama
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 6 ай бұрын
@@MohamudAbdi-xu5sk mahd said sxp hada tagy
@UbaxHassen-ms8cb
@UbaxHassen-ms8cb 6 ай бұрын
Taraare ayaanu nidhaa ree hargeisa
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 6 ай бұрын
Wsc
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Wcl sister farxiyo ❤👍🏽
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 6 ай бұрын
Hbo ma xinaha na tusaysaaaa
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 6 ай бұрын
Cilaansade ka wadaa😂😂
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 6 ай бұрын
@@saafiabdalla9448 Ala ma nay i.ogtahy inan marsan xinaha
@AasiyoBurhaan-e4g
@AasiyoBurhaan-e4g 6 ай бұрын
Wallhi qosolka iga dhamaysay farxiyoy 😂😂😂😂😂anoo saana kulahaa 😂😂😂
@hodandacwi3038
@hodandacwi3038 6 ай бұрын
Taraare ama isti fadumo
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 ай бұрын
Bisinka hoyada maxa kaqal dan ilmaha wiilkeda wey rabta kuwa gabadheda maxey kudide😢😢😢😢
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 6 ай бұрын
Walid wilasha lee raban ayaa jiro
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 ай бұрын
Hooyo ilmaheda iney kala ficisho maah😭
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 6 ай бұрын
Farxiyow madad ereygas danbi wen waye waxa laga wada iso gar gar gargarkana rabi umba la weydisan kara ina famah sanen laga yaba wa shirki iska jir abayo
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 6 ай бұрын
Shugran xbbti
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 6 ай бұрын
@@FarxiyoTawakal sidokalle
@XamseAxmed-yb3hs
@XamseAxmed-yb3hs 6 ай бұрын
M.a farxiyo ala hano ka dayo😢
@Saseej
@Saseej 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Sorry sister 😭😭
@AyanKahiye
@AyanKahiye 6 ай бұрын
Abaayo mcaan wllhi wad iga qolsisay anoo sas ah
@zamzam5255
@zamzam5255 6 ай бұрын
NIIMANKA QAAR WAA DOQOOMO
@niciima2834
@niciima2834 6 ай бұрын
Wcs
@Qaaliyey
@Qaaliyey 6 ай бұрын
Anon Like Sarin maba dawado Thanks Farxiyo ❤
@maryanosman4076
@maryanosman4076 6 ай бұрын
😢
@Farta-tu2je
@Farta-tu2je 6 ай бұрын
Kamaba tago intaan firsan ayaan usaara like anoo ku faraxsan ❤❤❤❤
@XamseAxmed-yb3hs
@XamseAxmed-yb3hs 6 ай бұрын
Anba wllhi wll❤
@sagal-channel
@sagal-channel 6 ай бұрын
Gabdhu markay 9 bilod gadho waxa lo yaqna tarara rer somaliland
@cabdirisaaqaxmed-l8v
@cabdirisaaqaxmed-l8v 6 ай бұрын
waxan u aqana anigu taraare 😂😂😂
@fowziyomahamud626
@fowziyomahamud626 6 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@marisacabdi4442
@marisacabdi4442 6 ай бұрын
Taraaro Ban U Naqaana 😂
@kaafiyayousuf3170
@kaafiyayousuf3170 6 ай бұрын
From hargeisa 😂
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 6 ай бұрын
Iyaa taraaro aaa kkkk
@marisacabdi4442
@marisacabdi4442 6 ай бұрын
@@FarxiyoTawakal Haaa hee mxa Dhahdan 😂
@marisacabdi4442
@marisacabdi4442 6 ай бұрын
@@kaafiyayousuf3170 mye From dhahar😂
@Xuriyo-s8j
@Xuriyo-s8j 6 ай бұрын
Anaa uhoreeyo 😮😮😮
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 6 ай бұрын
Ana kugu xiga
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 6 ай бұрын
Dumashida dadka maxey la dhiwan bisinia
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 6 ай бұрын
Ana hada posaso.ka.paxy ila gariwe rer xagapax paanaladha haa.xiligan oo kale
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 6 ай бұрын
Ciyaalkii schoolka maloo xiray
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 6 ай бұрын
@@dheemandegan4603 sayidka dugsi hose waa u dhamaday
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 6 ай бұрын
Walashay farxiya meel fog hala gaadh siiyo laykta haloo saaro walayaal
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 adiga ma ahan cilanka waye😂😂😂😂
@Munadagen
@Munadagen 6 ай бұрын
Walhi waan qolosleey😂😂
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 6 ай бұрын
Kkkk
@CalmForestBridge-nw7ik
@CalmForestBridge-nw7ik 6 ай бұрын
Like maqee uku timid me 150 😂
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw 6 ай бұрын
245
@UbaxHassanMohamed
@UbaxHassanMohamed 6 ай бұрын
Lkn gacanta kle maxeey kaa bi isay wayada cijiyaha ka cade
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 6 ай бұрын
Madax dhib. kureysi . Ayaan u aqaan laakiin dadka qaar ayaa u yaqaan Taraareysi . Xaawa iyo Faadumo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 6 ай бұрын
Madax shub
@muqdishocity5080
@muqdishocity5080 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
#farxiyotawakal QOF GARAB ISIIYO AYAAN KA WAAYAY WALAALAHEY! Q.2AAD
37:05
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 14 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 17 МЛН
QISADII CAZAAM EE QIIRADA BADNAYD!!#2@sawdamqaalib
1:01:31
Sawda Qaalib
Рет қаралды 49 М.
Subaxdayda shaqadayda dukanka kusodhawada ❤️🌹❤️🌹
6:56
Najmanalka vibe
Рет қаралды 8 М.
DAHIR ALASOW AJ FAMILY SOQARXIYAY REER KII DHALAY
19:07
SOMALI JAJUS CHANEL
Рет қаралды 3,2 М.
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН