FASHIL:-Shirkii Muqdisho ka socday oo lagu kala tagay, Dhabar jabka xasan sheekh ka raacay

  Рет қаралды 8,497

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Сағат бұрын
XASANOW ITAQULAAH UMADA AD MADXADA U TAHY Ilahy ug baq Somali RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭 Somali RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
@nurhashi1675
@nurhashi1675 3 сағат бұрын
Thank you Abdullahi runsheege sidaaas ku wad
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 сағат бұрын
WCS WALAALKEY 👋 CABDILAAHI BALWAAN WADANNI 🇲🇵👑🐎🐎🦁
@YasinMuse-x2u
@YasinMuse-x2u 2 сағат бұрын
Heesta teendha ayaa Soo socota , Bal aan Aragno abwaanka laxanka iyo luuqda usameeya😂😂😂
@husseinalio2437
@husseinalio2437 3 сағат бұрын
Horee useco Mr balwan
@bby6
@bby6 2 сағат бұрын
Hore usoco balwan waxad tahay Somali dhab ah ilahay ha ku hafido inshallah brother
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 сағат бұрын
Fashil Wayn waaye
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 3 сағат бұрын
Waa ku fiican xasan munafiq. Wuxuu shalay dariiq la taagnaa oo uu diiday cid ka yeekaysa ma jirto. Shart le'egna inuu tosho cid ka yeedhaysa ma jirto. Teendhadii baa wa shamsi lagugu qaadi. Hadiiba wadan kaa hadho debada.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 сағат бұрын
A.Balwaan kooxdan wa kuwi isku diray Hassan kheire iyo Farmajo iyagoo Fariin hoose lawadagay Deni iyo Ahmed Madoobe,Balwaan Damacii Farmajo ee uu rabay in dalka si tijabo ah Deganada Amniga oogu yaran Maamul kasta labo.magalo ama illa 3 degaan laga soo dorto Xildhibanada,Darasat wada tashi bulsho oo labada Golle Gudigii Xalimo yarey ee Aqoonta badan iyo tababarada habracyada dorashada oo.hanaan xisbi ah labada Golle lagu soo doorto ayaa Mamulada oo dhan lala soo wadaga aragtidii kasoo baxday Ayaa Mamulada wakiladooda waxgaradkooda lala soo wadagay si tuhun looga fogaado labada Golle xukummadii kheire ayaa soo ansaxiyen Farmajo xafladd Adiga muqalkii aad hayso uu ki ansaxiyay,Muda kordhin Mamulada loo sameyay magacabis qabileysan musuqan laalush Dasturka laga soo qaaday ina Gelle intuba kuma eey xusneyn Dhibatada waxa eey timid kadib intii kooxdii Mucaradka ahaa oo Faragalin Dana shisheye oo dalka laga saaray eey soo Ababuleyn eey wakhti lumis iyo caqabad kunoqdeyn fulintii dorashadii.Xiligas farmajo 1sano.ayaa wali u sii hartay in uu xilkisa dhamado balse Manoqon karto ayaa mucaradki Munafaqan maabta dalkii Godka kuriday iyo Gawanle Mirinayo Deni oo.hubkii uu layimid muqdisho siiyay kooxdan isaga iyo Ahmed Dhuxuleyste.
@asugulle828
@asugulle828 2 сағат бұрын
Tafsiirka Quranka sh cabdiraxmaan bukhaari
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 17 минут бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi hadalka wa run shirki watashika wu fashil may 3 mamul gobaladka koonfgur galbad galmudug hirshabeel 3 mw lafta gareen qoor qoor cali gudlabe waxey diidan muddo kordhis dorasho qof iyo cod in war mudiyadki la so sarila weydin 3 mw lafta gareen qoor qoor cali mamul gobalad koonfgur galbad galmudug hirshabeel shirki watashika wu fashil man wa leys macsalamey bye wlkn abdulahi balwan beesha calamika qaramada madoobe miska u saran inu iscasilo odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada damajid wey fashil man wey jaban sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn dorasho lo dhan yahay ba la adaya
@saidabdi136
@saidabdi136 3 сағат бұрын
Oo hadda ma la kala cararay, cajiib!
@Cbx27
@Cbx27 9 минут бұрын
Aakhirka Hassan sheikh iyaga aya dhabar jabin sida Farmaajo oo kale
@AbdulkadirOmar-x3x
@AbdulkadirOmar-x3x Сағат бұрын
Waa saddex munaafiqiin
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 2 сағат бұрын
Balwaan 🎉 waxaa tahay somali dhalad ah iyo Swl ayaa tahay
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 сағат бұрын
Wcs
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i 2 сағат бұрын
THNK YOU SXB CABDULAHI BALWAAN ANIGA WAAN OGAA SAAN IN AY DHACEESO FASHILKII UGU XUMAA TAN IYO ABAD YAA ARKAY OO MAQLAY CEEB BASANA KKKKKKKKKKKKKK
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 сағат бұрын
Xiniin bay iska baadheen
@MaxamedKhaliif-u6l
@MaxamedKhaliif-u6l 2 сағат бұрын
War.sawiyagu masaxna.maad. Dantooda.uduraysaa.ragar.qabahu.haooyo.adiguna.la.ooy
@suadadude7926
@suadadude7926 Сағат бұрын
Xanaaq yaah😂😂😂 jecliyaa kabla Xasan munaafaq
@yasminali5763
@yasminali5763 Сағат бұрын
Good point xassan shiikh he is premature qori daba ayuu lawaregayaa meelkasta dab ayuu kahuriyay mid dhaama illahow nooken
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Сағат бұрын
❤️❤️❤❤♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤️❤️❤️❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️👍
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 сағат бұрын
Balwaan saddexdooda waa kee kan u maskaxda ahi
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 сағат бұрын
qac baa kayeedhay xasan xabaalo qote munaafaq
@SafiaMohamed-m1e
@SafiaMohamed-m1e Сағат бұрын
Bak to teedhadii
@SafiaMohamed-m1e
@SafiaMohamed-m1e Сағат бұрын
Sadexdaan waxaa ka daacadsan kuwa wax diiday oo goankooda cadaystay waa kuwii farmaajo khiyaamay
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 2 сағат бұрын
Xasan dhiiqo. Kamaadiiku Tudaa 🎉 mc sonkor 😂 kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
@SuleeekhaAxmed
@SuleeekhaAxmed 3 сағат бұрын
Xasan wey kadaba timi dhibkii
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Сағат бұрын
Xasan been ayuu rabaa inuu dawlad kuwado wax soconaya maaha
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,4 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:54:31
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Sola Portal
Рет қаралды 18 М.
انشقاق عسكري سعودي والعالم لا يستوعب الضربات
1:13:35
‫يقظة (‪YAKATHAH‬‏)‬‎
Рет қаралды 153 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН