Fashilkii CANJEEL TALOWAA - Qaybta 2-aad

  Рет қаралды 4,320

Juxa Video Research Archive

Juxa Video Research Archive

2 жыл бұрын

Fashilkii CANJEEL TALOWAA.
#Fiqi iyo #Sayidka
Taxane saddex qayboodle ah.
-Taariikhdu waa marag.

Пікірлер: 10
@sameeywaxcusub2311
@sameeywaxcusub2311 2 жыл бұрын
Shiikh Axmed fiqi harti abgal, wuxuu ahaa macalinki wax baray ZAYIDKA, oo waliba war qad u qoray scholarship ineey sacudiga cilmi u doontaan, lakiin shiikh Axmed fiqi wuxuu ka dhashay dad ka aanan faanin haduu qabilada kale ahaan lahaa wuu faani lahaa.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Warqada shiikh axmed saalax kama iman ee rag ingiriisku adeegsanayey ayaa soo qoray
@joinownpaypaylsavebiihi301
@joinownpaypaylsavebiihi301 2 жыл бұрын
Sayid mu ahayne Daalim dhagarqabe ahbu aha Allah Naarta haku fogeeyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa inaad seyid muxamed inaad caadifad qabiil u maagaysid laakiin seyid maxamed waxba lagaa waydiinmaayo waayo inta seyidka neceb waa intii gaalada u adeegi jirtay magacaagana magac gaaladu la baxdo ayaa kuugu qoran
@galmudug1044
@galmudug1044 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 aniga waxaa hubaa xer badan oo ku jiro sayidka, muddo 2 sanoo ayee diinta ka bartay shiikh axmedfiqi moowlac ku yaala barbara ilaa hada wuu ku yalaa, ------------kadib ayaa shikh axmedfiqi xerta u ka xeeyay alxijaaz ummul quraa, ---------waxa kaloo maqlay shiikh cumar faruuq oo ahaa reer ow xasan iyo kulmiye afraxa dowladi kacaan oo ahaa abgaal waxeey diinta ka barteeyn shiikh axmedfiqi moowlacayadii ku yaalay MUSTAXIIL
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@galmudug1044 sxb axmed fiqi inuu ahaa caalim iyo darwiish dad badan diinta baray muran kuma jiro laakiin ragii seyidka maka kalasoo laabtay inuu ahaa yaan moodayey tan kale cumar faaruuq waxaan malaynayaa inaysan axmed fiqi isa soo gaadhin xiliguu dadka wax barayey
@galmudug1044
@galmudug1044 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 walaal, sayidka ka iyo shiik axmedfiqi waxeey is barteeyn Barbara, ------- axmedfiqi al.xijaas markuu kasoo bartay diinta ayuu Barbara ka furtay moolacyo diinta laga barto,---------- kadib xer ayaa ka timid galbeed ka dhankaa ethippiya, kadib waxaa igu maqaalo ah in xertii uu ku jiray sayidka.------- Sayid ka iyo xertii ayaa muddo labo sano ayee diinta ka baranaeyyn axmedfiqi, kadib ayuu axmedfiqi hore usii ka xeeyay xertiisa oo sayidka ku jiray, culumadii makka ayuu usheegay ineey xertaan rabaan ineey bartaan diinta iyo cariba, ------------ kadib axmed fiqi Barbara ayuu ku soo laabtay ,-----------wuxuuna ku sugayay barbara ilaa muddo 2 sano, , markuu sayidka iyo xerta ka soo dageeyn barbaraa waxaa meesha kusoo dhaweeyay shiikh axmedfiqi, ------------ waatuu lahaa ilmahan Michael iyo John loogu yeerayo waa maxay,----------- kadib ayaa darwiisha la aas aasay,
@user-op6hs4nm5u
@user-op6hs4nm5u 2 ай бұрын
idoor reer gaalo idood
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Abshir dhoore bixin laguma dilin iska hubi
@galmudug1044
@galmudug1044 Жыл бұрын
aniga waxaa hubaa xer badan oo ku jiro sayidka, muddo 2 sanoo ayee diinta ka bartay shiikh axmedfiqi moowlac ku yaala barbara ilaa hada wuu ku yalaa, ------------kadib ayaa shikh axmedfiqi xerta u ka xeeyay alxijaaz ummul quraa, ---------waxa kaloo maqlay shiikh cumar faruuq oo ahaa reer ow xasan iyo kulmiye afraxa dowladi kacaan oo ahaa abgaal waxeey diinta ka barteeyn shiikh axmedfiqi moowlacayadii ku yaalay MUSTAXIIL
Xarrigii, fikashadii iyo noloshii HOBYO ee XAAJI AXMED FIQI. - Qaybta 3-aad
11:44
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 2,6 М.
Afgambigii Askarta iyo Iska-takhaluskii Dhexdooda ahaa. Qaybta 5-aad
21:18
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 1,8 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 59 МЛН
Goormaa kuugu danbeysay Daartii Boqor Cismaan ee Baargaal
9:47
CALI DUCALE
Рет қаралды 26 М.
CABDI IIDAAN FAARAX || GABYAA CABQARI AH.
6:42
KAYDKA TAARIIKHDA
Рет қаралды 19 М.
Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE
16:24
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4,3 М.
Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN - Qaybta 1-aad
11:26
afgambigii canjeel tala-waa iyo gabaygii sayidku kamariyay
7:07
Jabkii Jidbaale iyo farriimihii Sayidku u diray Bari iyo Boqor Cismaan - Qaybta 2-aad.
12:49
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН