Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN - Qaybta 1-aad

  Рет қаралды 4,713

Juxa Video Research Archive

Juxa Video Research Archive

2 жыл бұрын

Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN.
Taxane saddex qayboodle ah.
-Taariikhdu waa marag

Пікірлер: 21
@sameeywaxcusub2311
@sameeywaxcusub2311 2 жыл бұрын
Shiikh Axmed fiqi harti abgal, wuxuu ahaa macalinki wax baray ZAYIDKA, oo waliba war qad u qoray scholarship ineey sacudiga cilmi u doontaan, lakiin shiikh Axmed fiqi wuxuu ka dhashay dad ka aanan faanin haduu qabilada kale ahaan lahaa wuu faani lahaa.
@galmudug1044
@galmudug1044 2 жыл бұрын
Waa runtaa axmedfiqi wuxuu GUMEESI la diri abgaal hore geesi ayaa ahaayeen
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
xaaji axmad fiqi wuxu ka sojeeday beesha hawiye Abgaal wuxuna ahaa sharciyaqaanka darawisheed, allhyarcama.
@abdulkadiraxmedaxmed4659
@abdulkadiraxmedaxmed4659 2 жыл бұрын
Juxa mahadsanid horay u soco ururinta taariikhaha Kala duwan
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
Juxa. WAA NIN qaali ah taarikhda UMMADA. Aruuriya.. Waa nin GANACSI IYO LACAG. .. JUXa waa HALYEY . NIN AAAMINSAN NINKAAN BA AHEY....
@AbdiasismohamedAhmed-gd8xi
@AbdiasismohamedAhmed-gd8xi 11 ай бұрын
shiiq axmed faqi waxa uu ahaa caalim halgankii ka dib wuu yid degmada farlibaax halkaas wuu daxwadakasiiwaday kulkii dambana ku geeriday waxa uu na ku duuganyahay waxa halkaas deganaa qaal ka mid ah oo ehelahiisa ka mid ahaa sida xaas kiisa oo markii hore uu halkaas ugu tagay markii soo laabtahy waxuu yimid xaas kiisa uu ninka guusaday oo ilma u dhashay halkii ayuu ninkii naagtiisa kaga qaatay waliba waxa dhacday gabar ninkii xaaskiisa qabay uu dhalay in wiilkiisa ku daray oo u guuriyay meydkiisa waxa lagu duugay buur layiraahdo shaantaa kor asaga uu u bixiyay markuu dhererkeeda uu layaabay uu kawaday waxan sidee lagu koraa bini.adam maba kore ka ree sheydaan maa koraa sidaay ay sheydan kor ugu baxaday buurtaas aniga waxan joogaa degaanada shiiqa oo ka soo jiido waxan ahay elhel waliba waalid ayuu iiyahay aad ayaan ugu badan yahay degaanada hiiran waxa loola yaqaan yaaquub ama yacquub asalkeenu waa abgaal dhankeenuna waa jejele laga soo bilawo baladweyne ilaa mustahiil illaa ceel cale waan degnaa jalayaal❤❤❤
@christamitter216
@christamitter216 2 жыл бұрын
ustaad taarikhyaham
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
You either with us or aganist us..
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 2 жыл бұрын
Waa barnaamijkii labaad een kadhagaysto channel kan, subscribe ayuu mutaysay, horay usoco juxa production 🙏
@ilyaasxusen3440
@ilyaasxusen3440 Жыл бұрын
Owbakar gaabane waliba reer imaan ah
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 7 ай бұрын
1860 gii dheh please
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
DHALINYARAD NUGAAL. SANAAG. BARI SOL IYO MUDUG AAWEY. JUXA ALLO BARAKEY
@galmudug1044
@galmudug1044 Жыл бұрын
ABGAAL DARWIISH AH, AXMED FIQI
@mahamedabdikadir4450
@mahamedabdikadir4450 2 жыл бұрын
Sayid maxamedba kolay amray kulaha war tarikhda ha lexin ader jawxo ma rali bad ka tahay cayda sayidka ?
@abdirisakadan8435
@abdirisakadan8435 4 ай бұрын
Sayidka dhaqankaa lahaa bay dal iyo diin buu difaacay na leeyihiin ilma yar yar iyo hooyadood maxay galabsadeen oo lagu dilayaa haddi aabohood laga shakiyey maan ayaga xerta sayidka lagu hayn karayn ayagoon la layn ileen caruurta iyo xaasku war uma hayaan waxa socdeee
@Somalioz2020
@Somalioz2020 2 жыл бұрын
Abdallah Shixiri, Ibrahim Buqul iyo Haji Sudi Shabelo oo sadexduba cabinet ka Daraawiisheed ka tirsanaa waxay ka soo jeedeen beesha Adan Madobe ee Habar jeclo, waxayna isku jifo yihiin dhamaantood Ahmed Siilaanyo iyo Salaan Carabey sidaan xogta ku helay.
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
xaaji axmad fiqi familkisa waxay ku noolaayeen haraxagarey ee gobolka hiiraan reerkisana aad ayey u fara badnaayeen.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
Juxa waa nin u QALMO MADAXNIMIDA. PUNTLAAN IYO SOMALI OO DHAN WA NIN ASALKA IYO TAARIKHDA UMMADA WAA NADIIF.. WAA CABDIRIZAK XAJI XUSEIN...WAA XASBIGA DABKA JAAJIDA RER BARI XAQOODA WAA NIN SIIN KARO WAA NIN TOL AH WA NIN TOL WA NIN TOL AH
Fashilkii CANJEEL TALOWAA - Qaybta 2-aad
13:35
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4,2 М.
Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan
35:48
Hawraar Music Production
Рет қаралды 214 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
Xarrigii, fikashadii iyo noloshii HOBYO ee XAAJI AXMED FIQI. - Qaybta 3-aad
11:44
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 2,5 М.
aa Kuma Prof: Maxamed Ciise Trunji? Qaybta 1-aad.
26:00
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 1,1 М.
Xarigii Senator GAAGAAB iyo la kulankii MAXAMED SIYAAD BARRE . Qaybta 4-aad
17:21
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 23 М.
Afgambigii Askarta iyo Iska-takhaluskii Dhexdooda ahaa. Qaybta 5-aad
21:18
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 1 М.
HALGANKII SAYID MAXAMED - QAYBTII 2AAD
12:34
Farhan Jimale
Рет қаралды 9 М.
Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE
16:24
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 3,7 М.
Senator GAAGAAB - KALAHAADKII 1991 iyo bixidii SIYAAD BARRE ee Muqdisho. Qaybta 6-aad
9:04
CUMAR CABDULQADIR AHMED FIQI - MUSHARAX MADAXWEYNE 2021
36:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 17 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН