Fathia Absiye maaha walaashed lakiin waa walaal Soomaaliyeed ❤️

  Рет қаралды 9,647

Luul youtube

Luul youtube

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 ай бұрын
Qayan iyo Dulayste caruurtii way qalbi jabiyeen xitaa mooraalka iyo farxadii way ka xumeeyeen Qoyan iyo Dulayste waa masiibo Allow naga qabo
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Ameen ameen ameen ya Rabul caalameen.illahow noo daji oo shaydaankan garabka ka taabtay ka xore
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 ай бұрын
Soomaali qooq iyo qabiil jecelaa Subxaanallah
@abdikarimhassan6270
@abdikarimhassan6270 3 ай бұрын
Allaahu ma aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 ай бұрын
Allahuma aamin 🤲
@user-ny5uy5gz1i
@user-ny5uy5gz1i 3 ай бұрын
Aamiin
@nuraahmed9631
@nuraahmed9631 3 ай бұрын
Amiin amiin🎉😊😊🎉
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Allaahuma Amiin
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 ай бұрын
Luul Mahadsanid taladaa waa qaatay
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 3 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@user-uy5gc9fx1e
@user-uy5gc9fx1e 3 ай бұрын
13:33 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilana289
@bilana289 3 ай бұрын
Wax walba views ayay ku raadinayan Fathiya inanta walaashed maaha lknse waa walaal Somaliyeed Nimankan Somaliyeed ee iimaanka beelay yaa caruurta ka qabta ILLAAHAYOW balwada inta baratay ka madoobee inta aan baranina ka ka xafid oo ka xijaab Aamiin yaa RABBI waalidku waa in ay caruurtoda rumeystaan Anigu dad ayanu isku dilnay markan ku idhi ilmahaygan rumaysanaya adiga maxaa iga kaa galay
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 ай бұрын
Wa run lakin iyago og bay raban inay cay u radiuan
@medinaibrahim7365
@medinaibrahim7365 3 ай бұрын
Scw ❤️💖💞
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
Waa walaasheed iydaa tidhi way naga maqan tahay
@Naagnool124
@Naagnool124 3 ай бұрын
Ilaahay ka baq beenawaasyohow dulligaa Hana biixi baa lay dhahaa bay tidhi inantaasu. DULLEYSTE ILKA DHEERE
@Abdulkga
@Abdulkga 3 ай бұрын
Minnesota waxa caruurta Somaliyeed (wilaal iyo gabdho) ku kufsada Dugsiga Quraanada oo xabsiyada ku jira , kuwa khamiiska qaata ee wadaadada ay u yaqaanaan weeye, laakin, danbiilayaashaas wey qariyaan oo kama hadlaan. Ayaga oo Tik-Tok kaga hadlaya kuwaas weli ma aragteen?
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 3 ай бұрын
Fariid
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Nimankan ka baxo hooyoyinow caruurtan asn doneeshin u sameyno oo meel Anagu aan leenahay asn samaysano aa gayno caruuraheena. Hal meel kasta oon joogno aan ku xakamyno caruuraha inaga halasbay cid kasta haka qayb qaadato mid wax kaga jiraan iyo mid aysan kaga jirin
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ny5uy5gz1i
@user-ny5uy5gz1i 3 ай бұрын
War gabadha dhageesta
@user-ny5uy5gz1i
@user-ny5uy5gz1i 3 ай бұрын
Sax weeye
Ninkii i furay naagtuu la sheekaysanyey ayaa naftii ii kantay
13:56
Luul youtube
Рет қаралды 1,4 М.
QISO YAABLE GABADH GURSTAY NINKII JAARKA IYO WIXII DHACAY
14:51
Luul youtube
Рет қаралды 29 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН
Boqor Buurmadaw Yaan Lasoodhawayn Anigaa Leh...Suldan Maxamad
9:49
Menopause kii maa i haayo? - Do I have the Menopause?
7:20
Barashada Xaawo
Рет қаралды 992
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
13:13