Gabadh aad u dhibaataysan iyo talo
20:32
Maxaa laga rabaa Hodan online
9:53
Пікірлер
@uzahmed8334
@uzahmed8334 23 сағат бұрын
She's a legend Its win win situation
@Sahra881
@Sahra881 3 күн бұрын
Shidanaaba shidan gabadhii ku dhacday fariidbey aheyd. ❤❤❤❤
@miskinah2036
@miskinah2036 5 күн бұрын
Guur waa midkaan la qarin! Xalaal Barqaa la cunaa ama guur aan ka la,aado!! Gabdhoow hankiinu ha sarreeyo oo qiimahiina meel ha uga dhicina. Abaayo Luula mahadsanid ❤️
@Naagnool124
@Naagnool124 5 күн бұрын
Hoogay reer miyi buu ahaa
@Maryama_22
@Maryama_22 7 күн бұрын
Ma dhageesan lkn erayga “jabba waaka danbeeya” kalmadaas adaa kaa bartay show waxy ahayd sheeko i dhaaftay. Dib baan u raadinayaa hadaan heli karo😂
@user-np2md1wg2f
@user-np2md1wg2f 8 күн бұрын
1986 siday shegty
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 8 күн бұрын
Luuléy markaan kuxasuustana sheekedibaa markiiba igu soo dhacda maba illaawin
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 8 күн бұрын
Asc casha luulay melahan yaa kaa casuma yaabkaleh.
@Maryama_22
@Maryama_22 9 күн бұрын
Kkk yaab baa isdaba yaal
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 9 күн бұрын
Kaalmdaa inder inaga ninki ayaa laaga qadey ninka xoolaa miyaa awaal ayuu sii socdeey ninku deedna janiis ayuu heleey
@Ronaldoisthe74
@Ronaldoisthe74 9 күн бұрын
Waaa ay isjamaacaaan miyaaa marka ay tagaaan Hotelka 😂😂😂😂
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 10 күн бұрын
Walee naag soomaali ah Baan ii shaqayn!! Disgusting
@RidwaanAxmed-b6w
@RidwaanAxmed-b6w 6 күн бұрын
Is ka ilaali😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 10 күн бұрын
🤔🤔🤔🤔🤔luul ma minyaro tahay qof inta dhaama Ku modey dhinac uxanesa marwoyinka kowad kaso horjeda in ninka laga qaato lala guursado si ugu faraxsan tahay shaqaalaha ceeb ma ahan wa sharaf qof dhididkisa xalal shaqesana waaye mar weliba qofka lo shaqenayey lo arka qof xun yahay shaqaalaha lo damqana dabcan dad xun we jiran shaqaalaha Ku xadgudba shaqaalaha maba si joga mel dhibaato kentay qofka shaqaalaha maskin ma ahan wa qof shaqesanayo mushaar qaadanayo lacag ubaahan yahay qofka lo shaqenayo dan wado shaqada hdu qabsan karo uma baahden shaqaala 2 qof dan isku kentay haka dhigin mid kaliya dan kentay 😂😂😂😂 Naag weliba Naag kale ninkeda guursato inu Ku raagenin nabsigi wa hela Naag kale la guursana sidi gabadha hore ukala tuurtey mid ukala tuurto imaaneso inta ninka xiisaha haayo le Ku rabaa xiisaha wa dhamaana we dhacdey gabdho badan saan sameyen mel cidlo hoog culees rafaad udanbeyey qof weliba wuxu sameyo wa kuso noqonesa
@amira1438
@amira1438 10 күн бұрын
ani waa kaso hor jeda nin ayaa laqatay ninka ma alaba asiga radsaday gabarta kale wayo nin weyn oo reer leh sidey loqadana hadu asiga adin oo u barerin xaas kale cadi iska dhiga xalimo nin lama qato farax naag ma dhafo gabasarki socdaba wu raba markasa mid guriga u keneysan sheeko
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 9 күн бұрын
Waan kulaaa qabaa fikir kaagaa 🎉
@amira1438
@amira1438 9 күн бұрын
@@hibaakMohamet-zr5yk 🥰🥰❤️
@hodanyasin6171
@hodanyasin6171 10 күн бұрын
Alla halkey joogta yaan usheege gabadha 😂
@bilana289
@bilana289 10 күн бұрын
Faarax waji ma laha Yaahuu indhihiisu ma xasilaan Faarax mijo baasto yaahuu
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 10 күн бұрын
Salaan sare casha luuley we love you❤❤
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 10 күн бұрын
Soo dhawoow
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 11 күн бұрын
Maxay dadka la tlisaa iyadaaba qooto qooto lagu qabaaye.
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 11 күн бұрын
Hahjahhhhhhhh
@SacdiyoHalima-dd4vb
@SacdiyoHalima-dd4vb 11 күн бұрын
Caisha luul ka inanka jaarka mag xididka dhalmadaa go. Ay ka waran hadey gabadhii jaarku uur yeelato
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 11 күн бұрын
Waa raaliyo.
@safasamawada7034
@safasamawada7034 11 күн бұрын
Caasha aanu ku saxnee was 5 qaybood sheekaduna may dhamanan oo inankii baa la qabsady oo ka cudurdaatay sheekadiiyoo socota wali maan ilaabinee ee dadda waalagu badh jaray bahasha😮😮😮
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 12 күн бұрын
Qisooyinka waxaan kafaaiiday wax badan oo noolashayda anfacay mahadadid casha luuley
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 12 күн бұрын
😢😢😢 qadamanimo hada yaankusuganahay sucudiga wanacay qol bilamukef ah bansexda yaarabi faraj qerleh noofur
@luulyoutube7163
@luulyoutube7163 12 күн бұрын
Amiin amiin
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 12 күн бұрын
Asc c.luul wll mahadsanid
@user-tq5ie5ig8b
@user-tq5ie5ig8b 12 күн бұрын
Hotela badan ban soo marni wan ka haya kow kow
@anabmahamed4871
@anabmahamed4871 12 күн бұрын
Adaa Iskeenee Sheeg!!!!!
@anabmahamed4871
@anabmahamed4871 12 күн бұрын
Sheekadaas 5 qeybood ayeey aheyd waxaana arkey only 4 aawey tii 5naad mise cinwaankaad ka bedeshay Aashaay.?
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b 12 күн бұрын
Aadbay cajiib uahayd runtii
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 12 күн бұрын
ASC caasha. Sheekadu may dhamaan billow bay lahayd lkn dhamaan may lahayn waa lagaa sugayaaaw xabiibti
@museali4850
@museali4850 13 күн бұрын
Wcs. Caasha luul sheekadaas dadka dhagaystay ayaan ka mid ahay. Sababta ugu weyn ee ay saamaynta u yeelatay waxay ahayd ninka sheekada ka sheekaynayey hadalkiisa ayaa dhagaystayaasha soo jiidanayay. Qaabka uu u dhigdhigayay caadi maahayn.
@asiliboorle998
@asiliboorle998 13 күн бұрын
Luul kkkk
@asiliboorle998
@asiliboorle998 13 күн бұрын
Maya waan ka diideya ma dhamanin
@asiliboorle998
@asiliboorle998 13 күн бұрын
Aniga lasocon jire Jaba waa Jan denbayo
@maryamgaftin6687
@maryamgaftin6687 13 күн бұрын
Iga fogow aa? Waaba mid dhib qabto! Gabadha min weeyntahay ah hadeey wanaag u suubineeyso, ha u sheeygto in lala qabo! You are not doing any favor for her and you are not doing the right thing! Waxaad ku nooshahay nolol been ah! Horaa loo yiri guur iyo qufac midna maqarsoobaan!
@fardosa1236
@fardosa1236 13 күн бұрын
Waxay rabaan inay maqlaan qaladii nabsiga gashay oo kabna lulaysa kabna laadinayso inay maqlaan
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 13 күн бұрын
Ninkaas wuu sheeka macaana markaas sheekadiisu inay sii sacoto la wada jeclaa😅Jaba waa ka dambeeyee😅😂
@Khadra933
@Khadra933 13 күн бұрын
Waxay. Ahayd. Sheeko. Cajiiba Balan. Soo. Dawadee. Waabad I. Xasuusisaye. Waxan. Kaloo. Jeclaa. Sheekadii. Gabadhii. Ninkeeda. Gabadh lagu. Daray. Ee u. Tahriibtay. Inay guursato Ninkii. Gabadhii. Lacagta.qaar. Bixisay. Waan. U. Malaynayaa. Iney. Sidaa. Ahayd.
@prettyshayma9136
@prettyshayma9136 6 күн бұрын
Isku mid nahay qli labadaa sheeko maba ilaawo waxay ahyd balantii aan qaada ii hirgashay
@user-vd5ub1dr7u
@user-vd5ub1dr7u 13 күн бұрын
Waan ku salaamay Luul iyo asxaabta ku xidhan, runtii asc sheekadan waad dhamaysay lkn waxay samayn ku yeelatay wiilka oo qisadii asaga ku dhacday ka sheekaynaya iyo so qurux badan oo uu u soo tabinayey ayaa runtii waxay ahayd mid dadka gashay
@luuladan9882
@luuladan9882 13 күн бұрын
Jaba waa ka dambeeya saameynta waxey aheyd markaa is tiraahdo maantey u daran tahay ayuun buu yiraahdaa JABA WAA KAN DAMBEEYO
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 13 күн бұрын
Wacaleykuma salaam w.w Allahumma salli wasalam wabaarik calaa sayidnaa muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Mahadsanid wll.
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 13 күн бұрын
Sheekadaas ha nugu soo qaadin😅😅😅😅
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 13 күн бұрын
Samayta waxaa keeney wiilkii hadalkiisa anigaba ku qabsan lahaa hadaanan odey haysan nugu salaana
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 13 күн бұрын
First 😂alla sheekadaas ila hada ma ilaawo
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 13 күн бұрын
Waan ogahay in ay dhacayso ninkaata ama Gabar kasta waxaa jabiya Gabar kale waan ka xumahay
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 13 күн бұрын
Masha’allah ❤️❤️❤️ Run badanaaaa wlhi run bad sheegtay👏🏼👏🏼👏🏼sidaas aad sheegtay weeye 🤩miskiinta Allah dhibta ha ka saaro🤲🏼dulmiga aad dulmiidiid rixiinkaga deg deg ba lo helaaaa
@ahmedhasan9025
@ahmedhasan9025 13 күн бұрын
Adigan ku Raba luuleey sideen ku heli Kara honestly...
@ju4965
@ju4965 14 күн бұрын
Thank you so much ❤
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 15 күн бұрын
MASHA ALLAH BARAKALLAH FIIK my sister