Ma Dileen? Cabdiqani Dulqarnayn, Inaanu Ku Dhex Noolaan Karin Bahalaha Hoogland, Waan Garanayey😭😭

  Рет қаралды 17,197

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Пікірлер: 220
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Qiiro jabaanta jooji nayaa waa mxy duufka iyo dhareerku
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Ina Cabsiiye ina adeer Runtii Dulqarneyn geeridiisa qofkasta oo damiir Somalinimo LEH waay saamaaysay Ilaahay naxariistii janatul fardoowsa hakawaraabiyo.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
I saw him first on your show, I was amazed by his intellect, ILAAHAY ha uu naxaristo Amiin.
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Ale miskiinka hawnaxariisto isaga waalidkeen walaheen iyo musliintii dhimatay dhamaan ale janatul fardawsa hageeyo aamin rabo anan khatumada khayr noogu khatiin aamin yaa alaah
@sahramohamed9199
@sahramohamed9199 Ай бұрын
Farhia walaalkiis Abdirashiid saaxiib baan kawada shaqaynjirnay saaxiib baan ahayn he still in my heart and my mind wiil miskiina ayuu ahaa ilaahay ha unaxariisto dhamaantood
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Ahun marxuunka, xikmad miidhan buu ahaa walaahay. Meeshaas Allah ha dejiyo waa halkii lagu toogtay Madaxweeyne Cabdirashiid Cali Sharmarke. Waxaan maqlay in dilka joogta ahi ka dhaco laascaanood balse Allah ha dejiyo
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Meeshaas iyo Muqdisha malaha jinbaa degen aysan dadku ogeyn, maalinkasta iyo dil iska socda waa imtixaan aduun walaahi.
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Ilaahayow u Naxariiso 😭💔geesi buu ahaa
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Qofka somali ka dhashay waa mid ayaan daran oo aad u nasiib xun 💔 Allah yarhamo
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj Ай бұрын
😢😢😢😢
@lulitaali6646
@lulitaali6646 Ай бұрын
Dulqarneen alaba uu naxariisto hadu dhintay waxa dilaay caloshod uu shaqeystayaasha. An rabiin runta waxuu banaanka kenay noloshoda qabka daran kuwaan madax isku sheega ah rabiyow naxaristada hugi amiin 😭😭🙇
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ﴾ [ التوبة: 119] ( kuwa iimaanka lahow ILAAHAY ka cabsada oo ka mid noqda kuwa RUNTA SHEEGA ) ADEER XUSEEN
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
ALLE ha u naxariisto Wuxu biraha madaxa ilaa jidhka u xidhan jiray inay shiidayaan dadku ayuu garanayay. Runta uu u sheegayo ayay diideeen
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto aamiin. He is in better place today alhamdulilah. Nin fiican aduunka kuma raago.
@faadumoali117
@faadumoali117 Ай бұрын
Ilaahey ha unaxariisto
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Allah ha u naxariisto 😢😢meel lagu dhex noolan karo mahaa
@83587
@83587 Ай бұрын
Somaliya qofkii aqli yar leh waa ladilaa oo hadaadandhiiqada la galgalaneyn waa lagu dilayaa
@rahmaabdalla92
@rahmaabdalla92 Ай бұрын
Fathiyaay habar wadaag wlhi waan kuu cabsadaa is ilaali 😢 allena haku ilaashado😢
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
Somali maryoley Waa Cawaan Miskiin Waan kanaxay 😢 Illahey ha u Naxariisto insha Allah 😢
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 Ай бұрын
Allaah yaa raxma dulqarneyn baarikallaah walaal fadxiya😢😢😢
@neyrussheikh2090
@neyrussheikh2090 Ай бұрын
Asc habo wakusalamay serumki ayan sogatay hinda dukankedha mashlh 4 day ayan marsaday aniga damba qurux qurux waba isjecladay marki horana wlh wajigeyga markan bananka joga wanlaxishon jiray habaryar alah kubarakeyo thanks alot lvu uh❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Ilaahow meel uu kaga raysto dhibtii adduunka gee iyo janatul firdawsa aclaa ❤❤❤
@rahmamohamed2287
@rahmamohamed2287 Ай бұрын
Sad😢😢😢😢😢😢 ilahay swt ha naxaristo miskiin buu ahaa, Somali meel kasta oo aay jooga rajo Malaha
@Queennouran336
@Queennouran336 Ай бұрын
Wllhi saan uga naxay waligay qof uguma nixin 😭😭😭
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed Ай бұрын
Allah yarxamuh wllo qofkastaaba wuu ka naxay wllo samir iyo iimaan waan iska garanayay inuu mid hadalkiisa ka cadhooday dilayo
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 Ай бұрын
Ninkan waligay ma aragon muxuu can ku ahaa somaali nin kadhashay maba farxo ilaahay how naxariisto samar iyo iiman hakasiyo umada
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Ай бұрын
I can never go to Somalia so heartbreaking 😢😢😢😢😢😢
@ayaanomar-jl8uu
@ayaanomar-jl8uu Ай бұрын
Illaahay ha unaxaristo hbo dunidan maba jogayo kena fcn sababto ah kena jiran iyo keena saqiirka ah iyo keena taagta daran kuli ma nolaanayaan sababto ah bulsho xun ayaanu nahay oo bir iskulaynaya marka wllkeyga illaahay ha unaxaristo aamiin
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Ай бұрын
Inaalilahi wainaa ileyhi rajicuun, ILAAHAYOOW JANNATUL FIRFOWZA ALLAH GEEYO... balse Dulqarneeyn Somali buu ka baxay maanta.
@nimam7846
@nimam7846 Ай бұрын
Ilaahay ha unaxaristo samir iyo iman jannada ilaahay ha geeyo
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Qofaan kula dagaalamen inaad disho waaba qalad ayadoo somalida isleyso allaha u naxariisto wiilka
@Dagan9322
@Dagan9322 Ай бұрын
Allha ha unaxariisto Abdiqani😢
@deenahspace7754
@deenahspace7754 Ай бұрын
Inna lilah waina ileyhi rajicuun 😢I was so worried about him his family shouldn’t take him there back home is not good place for people like him I just can’t believe wlhi 😢I cried with you wlhi Fathiyay I couldn’t even sleep so sad 😭 😢😢
@Beehives24
@Beehives24 Ай бұрын
Allah ya Rahma May Allah grant him Jannah al ferdous Ameen.
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Labadaba Allah ayaa kaa dhaliyey aduunkana masiibo kama dhamaato ee qolaba mar bay la joogtaa ee Allah hanoo kala dheereeyo
@sahraadam9239
@sahraadam9239 Ай бұрын
Illahayow unaxariso abdi qani walhi geeridisa wa itabay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢kuwi sida ugalaynaa illhy jasaadooda ha mariyo aloow alle😢😢😢
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m Ай бұрын
Allaha unaxariisto meeshaa meel ka fiican ayaa Rabi aga baryayeenaa oo janno ah .
@nimam7846
@nimam7846 Ай бұрын
Somali ma jecla qofka ka aragti duwan. Qofka xumaanta jecel in la bedelo ma jecla.. Qofkaasi somalida kuma dhex nolaan karo
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 Ай бұрын
ilaahay ha u naxriisto
@bilana289
@bilana289 Ай бұрын
Inaalilahi waa inaa illayhi raajacuun Illaahayow u naxariiso
@Xalimo421
@Xalimo421 Ай бұрын
Maskiin wey dileen miyaa😭😭😭Wiil caqli badanu ahaay.Ilaahayow u naxariiso.Meeshaas bahalaa joogo.Wan ka xumahay waxa ku wiilkaas iyo in kaloi badan dulmi lagu diley.Runta ayu ka hadli jirey qaar ba dhibsadey bahalo ah,Habaar idiinku dhacyay kuwaasow.Aaqira cadaab u yaalo ayagana.
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Ай бұрын
Ax subxaana alllah anba aad bay iitaabatay geeridaa haldoor dulqarnayn waa halyay garab waayay ilaaahay haw naxriisto qabriga hawnuuro janadii suaasha haw fududeeyo jandii firdawsa haka waraabiyo insha allah adna waayo badan ilaaahay hanookaadaayo hbo gcliso fthiya absiiye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-uh1vi1bl5h
@user-uh1vi1bl5h Ай бұрын
Inaa lilaahi waa Inaa illehirajuun waa lasdhiig
@Runtakudhimow
@Runtakudhimow Ай бұрын
Ax ax yaa rabbi waa kii ugu danbayyay oo wax garad ahaa illaahow ku naxariiso dulqarnayn ax 😭😭😭😭😭😭😭😭
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 Ай бұрын
Maaha maahmaah ee waaa hees waxan sameeyay nin ayuub Sheikh isxaaq ah Nin ka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran waxan lala arkayn baaa isaguun u muuqdeee
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Ай бұрын
wallahi aad baan uga naxay waayo qofka ku xanuunsada USA dawo, SSI, food iyo guri aad ku noolaato ayuu helaa. nin wanaagsan oo fikir wacan buu ahaa laakiin waa ladayacay inankaa. Walaalo midi aa axax quruxduu lahaa ilaahow Somali ha noo jabin. Maraykanimada ayaaba uga sii naxay. maxay kala dooneen hadal qiimo leh auu kaga tagay.
@AsiyaYusuf-tv9jl
@AsiyaYusuf-tv9jl Ай бұрын
Alle ha unaxariisto dulqarnayin😢😢
@HeersareMedia
@HeersareMedia Ай бұрын
Ninkaa Cabdiqani Ilaahay SWT ha u naxariisto oo ha u denbidhaafo. Waxa uu ahaa nin aragti dheer oo mufakar ah. 2009, ayaan garwaawsaday in ay adag tahay in dadkeenna wax laga beddelo, xilligaa wixii ka danbeeyey niyadda ayaan geeddi ahaa. Ilaa aakhirkii uu Ilaahay qaddaray in aan u hayaamay dacalka waqooyi ee adduunka. Hadda na, dadku waa dadeennii waa oo quusanmaynno.
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 Ай бұрын
Allah haunaxaristo janafardowsana hakucasumo aamiin aamiin aamiin 😢
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
😢 inaalillah wa inna illahayhi raajicoun adigaan kaa arkay wallahi nin xikmad badan buu ahaa. Bahalo ayaan ka dhalanay dhaqan xumo oo dhan ayaa sidaa u hormaraysa ka dila ka kuffsadaha ka caruurta farraxumeya ma taabanayyaan nin buka oo miskiin ah laakiin wey dilayyaan. Dhiigyacab Land balaayaa ku timaada masakiinta uun bey ka adagyihiin furuuqda.
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته 😢😢😢😢😢😢😢
@MohamedHassan-jg1fy
@MohamedHassan-jg1fy Ай бұрын
Ilahay haw naxaristo o janatuul fardawsaa hakawarabiiyo..😢😢😢
@Maria-Dajuume
@Maria-Dajuume Ай бұрын
Truly saddening Habo 😢💔
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Allahna adiga iyo ehelkoo dhan beerka ha idiin qaboojiyo
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Ай бұрын
Sorry sweetie my Allah take him to highest jannah
@user-dz4ti5ru8d
@user-dz4ti5ru8d Ай бұрын
Somali qofna may dhaafin Allah unaxariis😢
@Caramel_here
@Caramel_here Ай бұрын
Ilaahow unaxariiso janada Alaah ha geeyo
@khair1068
@khair1068 Ай бұрын
May Allah have mercy on him
@rukiadalmar6891
@rukiadalmar6891 Ай бұрын
Illaahay ha unaxariisto amiiin
@abdillahiismail4713
@abdillahiismail4713 Ай бұрын
Very sad ilahay ha unaxariisto Amiin Amiin
@muudahir7081
@muudahir7081 Ай бұрын
Allah unaxariisto marti lajeclyhy Allah kadhigo geeri aad ugu naxo ayee eheed😢
@ubahmohamed2746
@ubahmohamed2746 Ай бұрын
ilhay ha u naxariisto Aamiin Aamiin yaa rabi
@qumanali3552
@qumanali3552 Ай бұрын
Allow ku naxariiso maskiin jiran xitaa dhaafi mayan 😢
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 Ай бұрын
Ceeb u dhinta nin xanuunsan oo tiisa uliita ayee dileen wuu ka hadle wuxuu yidhi dhoor jeer ayaa la idili lahaa Allah unaxaristo cabdi qani
@SamiiraCaamir
@SamiiraCaamir Ай бұрын
Wall dulqarnen nin walan ba dilay.oo toray ku dhuftay
@lii7560
@lii7560 Ай бұрын
@SamiiraCaamir MA. RABAAN. IN. EY. INTAAS. MAQLAAN IDOORKA SABABTA WAA. NIN. EY. MEELU. UU CADAHYE. MEELE KA MADOW MA FAHANTAYE. HHH NAAGTA. QOOLKA. LEHE ADUUNKA. WAXEYE UGU NICIIB TAHYE RERE SSC KHATUMO STATE OF SOMALI HADAYE MAQASHO. XATAA QUURBAHA. RERE JOOGA. BAA WAX. KU DHACEEN. WAYE BUUNBUUNISA. SIIDA. RERE KII. OHIO EE LABADA WIIL. BANKIGA. BEYE. DHACEEN. LAGU SOO EDEEYAYE MA XASUSTAA. INTA. EY KA HADASHAYE HHH AYAANTI. DAGALKA LASCANOD SOCDAYE. HADALKEDA WAXUU UU BADNA. DIILQAAF. GARADADA SSC LAGU DUURAYO TUUSALE WAXEYE DHIIHI JIIRTAYE QURBAHA BAA LAGA TAGAYA. MARKASA DAGAAL LA BIILABAYA. HHH HADAYE. 1 WAX. KA MAQASHO. RERE SSC KHATUMO CIIRKA. BEYE. GEYSAA AMA SOMALIYA HA JAGAAN AMA QUURBAHA HHH LAKIN IDOORKA HARGASO IYO BURCO GAJADA. IYO RAFADKA KU HEEYSO KAMA. HADASHO IDOORKA DHULKADA XABASHI ETHIOPIAN LOO GACANGALIN RAABO KAMA. HADASHO IDOORKA SANAG 100 RUUX KA BADAN BURAHA HINDADA DAHABKA KA DHACAN ISKA DIILAYE KAMA HADASHO IDOORKA TULADA CEELAFWEYEN CARUURTA ISKAGA. GORACASYE. OO ILAA HADA. XATAA LA ISLA TUKAAN KAMA HADASHO. IDOORKA TULADA CEYNABO OROMA BORAN TA LA KEENAYE EY. DUMARKA UGU KUSADEEN KAMA HADASHO IDOORKA TULADA QORLUGUD 9 NIN BARIISKA. ISKA DIILAYE 27 NINA. DHAWACA. HALASTA. AH. NOQDEEN KAMA HADASHO IDOORKA MUSE JUDAN UU XABASHI ETHIOPIA KA. UU GEEYAYE. OO UU KU YIIRI UU DAGALAMA. AYAGANA UU QIIYAMAYE OO UU KU YIIRI TABAAR BAAD SOO QADAN DONTAN OO LAGU XASUUQAYE ETHIOPIA KAMA HADASHO IDOORKA NINKA NAAGTIISA KU DIILAYE SASKATCHEWAN EE EY AYADA. QARABADA. YAHIIN WAA WEEK KOHOOR WAA LOO DIIRAYE CAAR HAKA SOO HADASHO BECAUSE WAA ISKU QABIIL WAYE OGTAYE MEEL KALE. OO NORTHERN AMERICA AH RERE IDOOR AH CARUURTODA SHEEKO. LA YAAB LEHE ADEERKOD. BA KU SAMEYEYE. WAA LOO DIIRAYE. MADAMA EY TIIRAHDO DUMAR BAAN UU HADLAA MARKAYE OGTAYE. IN EY QABIIL KEEDA YAHIIN BEYE DIIDAYE 😂😂 MARKA WAA TUUSALE YAAR. OO QABYALADA NAAGTAN CIILMANIGA. AH QAABTO ISKA. FAHAAN. DHAGARTEDA
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 Ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto walalkas ximda badnaa Waxan is is iri ki dilay wacyigalintisu ka xanaqay😢
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
ilaahay ha u naxaristo miskiin
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto😢😢😢😢
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj Ай бұрын
Mudan waa mudan la rogi doono Waayo midka ugu garaadka badan way dilayaan 😢😢😢
@barwaqosharif6326
@barwaqosharif6326 Ай бұрын
Habo fatxiyay xaqbaad uleedahay inaad ka hadshid abtiyashaa khaladkood wixii qabyaad uarkaya ayagay utalaa dadakaan waa bahalo angaa lehe subxanal ninkaa maskiinkaa baa kabaxasan wayey
@hodanosman6068
@hodanosman6068 Ай бұрын
Waxaa somali ku noqon kartaa oo aad sad isaga ilaalin kartaa inaa dhimato kaliya adina kaama wado ee dadkeena ayaan kawadaa
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e Ай бұрын
Allah ha u naxariisto miskiin garab waayay ayuu ahaa runtii
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de Ай бұрын
Alaha hawnaxariisto
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Waa runtaa habo from lascaanood 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@lii7560
@lii7560 Ай бұрын
@@shukrijama5399 NAAGTAAN IDOOR DABACAYUUN ISKA. JIIR. DHAGARTEEDA. WAA. CALMAANI. AAN. IDIIN AMIINSANYEN. WAA MUFAQAD QABYALAD DIILOTAYE ADUUNKA WAXEYE UGU NIICIB TAHYE RERE SSC KHATUMO STATE OF SOMALI WAXEYE BUNBUUNISA WAXEYE KA MAQAASHO RERE SSC KHATUMO TUUSALE WAXAA KUGU FIILAAN SIIDEYE UGU JIISJIISTAYE RERE KII OHIO EE WIILASHA EY DHALEEN LAGU SOO EDEEYAYE. IN EY BANK DHACEEN WAXEYE. ISKU XIIRTAYE SHEEKADII WIILASHA. IYO SHACABKII LASCANOD LAGU SOO DUULAYE AYADA OO HADALO DEEL QAAF AH ADEEGSAYESO WAXEYE XATAA DUURTAYE ISMAADA SSC TANKALE WALIGA MA ARAGTAYE AYADA OO KA HADLEYSO HARGASO IYO BURCO RAFAADKA IYO GAJAADA IYO NABAD GAALYO DARADA KA JIIRTA MA ARAAGTAYE AYADA OO MUSE JUDAN ADEERKED OO OMADA ISAAQA XABASHI ETHIOPIAN KA GADAYE KA HADLEYSO MAYA WAYE TAGEERTAYE HHH MA ARAGTAYE AYADA OO IDOORKA TULADA CEELAFWEYEN CARUURTA ISKAGA GORACAAYE OO 10 SANO DAGALKODA SOCDA KA HADLAYSO MAYA MA ARAGTAYE AYADA OO KA HADLEYSO QEEBTA EY SANAG IDOORKA KA DAGAAN OO HINDIDA EY DAHABKA DHACAYAN OO IDOORKANA ISKU DIIRAYE OO 100 RUUX WAX KA BADAN ISKAGA DIILAYE MAYA MA ARAGTAYE AYADA OO KA HADLEYSA TULADA CEYNABO OO XUDUDA TOGETHER KU TAAALO OROMA DII LA KENAYE EY DUMAR KU KUSADEEN MAYA HHH MADAMA EY TIIRAHDO DUMAR BAAN UU DOODA XATAA QOSAASKA. IDOORKA EE QUURBAHA JOOGA DHIIBKA KU DHAACA WAYE QARIISAA UMANA HADASHO SIIDA EY DADKALE UGU HADASHO IDOORKA TULADA QORLUGUD EE TOGDHEER IDOORKA BARIISKA 9 NIN ISKAGA DIILAYE IYO 2 DUMARKA AH MA KA HADASHAA WAA MAAYA MARKA WAXAAN HADALKA. KU SOO KUBAAYA. NAAGTAAN STRESS KA QAABTA. EYNA MASKAX MARTAYE CUQDAADA IYO QABYALADA ISKA ILAALI DHAGAARTEDA WAA MAAS MIICIYAHIISA DUUGAAN YAHIIN
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Alle ha u naxariisto mar horaa comment aan ku daalay sidaan u lahaa Barkadoow wiilkaa xanaaneeya ilaahay ha u naxariisto
@fardoushirsi9002
@fardoushirsi9002 Ай бұрын
Allah haw naxariisto janatul firdawsna hakawaraabiyo amiin Fathia habo waxaan rabaa inaan kugu darsado walahi inan kasoo jeeda lascanood oo jamacad hargeisa ka dhigan jiray intaan colaaduhu dhicin ayaa wuxuu yidhi dadkayagaa wax bartay ama qofka inuun wax lagu tuhmaayo waa la ugaadhsadaa maqaaxiyaha shaaha lagu cabo laba kadin ayay leeyihiin waxaad arkaysaa nin intuu wax soo dilo albaabka kasoo galo ka kale ka baxa puntland iyo dhulkaa barigu waxay dadka dheeryihiin waxgaradkii iyo dadkii wanaagsanaaba way iska dhameeyen😢
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
😢😢😢, Soomaaliya isma dhaanto belada.
@ShaqoSharafleh
@ShaqoSharafleh Ай бұрын
Ilaahey ha u naxaristo ameen They used to blame Somaliland who they going to blame now reer lascanood they need to fix themselves
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 Ай бұрын
Nin xanuunsan bay dilin iyaga xanuusan
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN 😢😢
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 Ай бұрын
Isaaq ka tag yee hadana yey hadana yey eeda dusha ka saari duli ilaahay idin bad Waa Laas dhiig iyo guri ba ah
@hodanahmed7902
@hodanahmed7902 Ай бұрын
Naa Akhlaaq yeelo duli adi alle ku saarye somaali o dhamba dilka caadeysatee o xumuhu hoy u hayahy lkn qoyaney adi qabyalad baa hdlineysa fatxiya lkn waa ka dhab wacyi gelintu
@hassanfure656
@hassanfure656 Ай бұрын
LAASDHIIG HADAY TAHAY WAA MESHII ISAAQ LAGU XASUUQAY 😂ee maydkooda BananKa yaaleyey weeye Shubayahay
@barwaqosharif6326
@barwaqosharif6326 Ай бұрын
Very sad walhay maskiinkaas Ilhay hawnxariisto waa in nanakaas tiirka lageeyo aduunyo balay waxa kugu fashay ninkaas waxaa lagu dilay war dadaka xabada kadaa kibir hakudilin buu ku yiri kadib wuu katagay tooray soqatay asgoo maqxi fadhiya ladhacay mindid dadakaluu islahaa yaan lalayn asgii budilay 😢😢😢
@user-kp5pr8xe4e
@user-kp5pr8xe4e Ай бұрын
الله يرحمو ويحسن اليه
@FadumoHaash
@FadumoHaash Ай бұрын
Ax sorry allaha unaxaristo 😢😢
@Shulvie
@Shulvie Ай бұрын
Ilahay ha u naxaristo
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 Ай бұрын
Inaalilaahi Miskiin maala diley Fadxiya adaan kuugu Bartey wlhi , markaan maanta arkey Waan ka Naxey 🥲🥲 ismaan lahyn waala diley, Alla Soomaliyeey
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m Ай бұрын
Wadankaan Waxa ka tagney oo ka qaxney anıgo yar xamar family kuma noqon mana rabno innanan ku noqono the nightmare happened to us we don’t want our kids to experience that ilahay Somalia ha u keno wadamokale iney qabsadsn Hada si dadbanbey u mamulaan 10calan oo qabil ku sameysan so at laiskgudhaneyo Somalia inta jogta Alaha u sahlo😢😢😢😢😢 wayo wadankayagii an jecleyn
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 Ай бұрын
Very sad day poor guy
@kaaba691
@kaaba691 Ай бұрын
Walaahi saaka markan saa u kacay baan indhaha ku kala qaday fb geridiisa qalbiga ayay itabatay ilahay ha unaxaristo ma dulayste ayaa run ogol waxa lagu dilay maxad runta ushegaysa very sad 😭 🤦‍♂️
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Ай бұрын
Daal waan leenaahaay baalseh daad kaan kaadhiimaanaay.
@ShukriHirisi
@ShukriHirisi Ай бұрын
Ilaahey ha unaharisto Amin Amin yarabi
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Isagana Allah janatul firdowsa ha geeyo
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Ай бұрын
Ilaahey Hamada ha geeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Meel kasta oo soomaaliya ka mid ah waa la isku dilaa
@SamiaIsse
@SamiaIsse Ай бұрын
Farxiya koobtan wayn ma shaxbaa Naa iska daa shaaxa
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Ай бұрын
Ilaaahay how naxariisto
@rukiadalmar6891
@rukiadalmar6891 Ай бұрын
Walahy waa runta wllo qofka ugu wanaagsan ayeey iska dilaan
@luulhasan1432
@luulhasan1432 Ай бұрын
Nin.waalan.ayaa.ku.dhuftay.mindedha.
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Ай бұрын
Alxamdulilaah sland dhibmaqabno ilaahow.noo adkee
@jasminej6281
@jasminej6281 Ай бұрын
The guy that killed him as mentally unstable and has been arrested before his passing. He was my uncle Allah yarahma
@moyusaf7435
@moyusaf7435 Ай бұрын
Reer laascaanood waxay qabaan kii somali ugu sareeyay oo madax waynihii somalia ahaa iyo kaa ugu danbeeyay oo aha ninkaa waalan ee xanuunsanayay.
@laylajamayusuf3116
@laylajamayusuf3116 Ай бұрын
Madillin
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 Ай бұрын
Wll hayska hadal malin ba hadalka lagu weydin madaxweyne cabdirashiid yaa diley❓️mida kale ma Lasaacaanod bes ba wax lagu dila❓️mida kale qof walba sidu u dhimanaayo illahay ba swt u qoray. Cabdiqani iyo dhamaan inti dhimatay haw naxariisto. Allahuma amiin allahuma amiin.😢
@sakiamino1261
@sakiamino1261 Ай бұрын
Allah unaxarito in lilaahi wa in ilaahi raajucun
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 Ай бұрын
InaLilaahi Wa Inailayhi Rajicun, Alle haw Naxaristo SubhanaAllah Laascaanood xaalad adag oo dil,kufsi iyo dhacba lehba ayey ku jiraan intii ay somaliland ka baxeena belaayo o dhan baku so ururtay e rabbi ha amaansado o dadkedana ha xafido. Sad wlhi😢 13:17
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Waligeed meeshaas waxaa ka dhici jiray dikaas iyagaana is dila qofkastaa uu og yahay taariikhda laascaano xaq ayaa dilaaci doona
Habiba Addow Ma Masayr Baa Sidan Loogu Weeraray? Yaahuu 😳🤔
37:15
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 9 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 91 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 37 М.
Adigu Is guurso gabadhey
10:09
G-Muse
Рет қаралды 438
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
Gabadha Tolow Ma Khasab Baa Lagu Haystaa? 🤔
30:05
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 18 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 9 МЛН