No video

FATIMA NIMANKA AY GUURSATO WAA LAWAAYA

  Рет қаралды 70,462

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

www.youtube.co...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 631
@Maankoos_
@Maankoos_ 3 жыл бұрын
M. Maamo codsiyaa wataa inshoor awud iisamey sarabaa maamo anikugaargarno dad muslimiinaa islanahay codsiweeye iigaargaar codsigeega iifuli
@adnamohamud5584
@adnamohamud5584 2 жыл бұрын
Ytvr
@Miss-sagal
@Miss-sagal 3 жыл бұрын
Welcome back xbbt fatma, we miss you really, qisooyinkagii wanu tabnay, kaliya aan aad u jeclahay waa qisooyinka. Thank you inaad markale inoo soo laabato. 😍♥️👏🏻
@faisobashiir1272
@faisobashiir1272 3 жыл бұрын
Alx our queeen she ie back boqrdii shagada laku bartaaay 🥰🥰❤we love u and wlhi walku xise
@mariamsalat8794
@mariamsalat8794 3 жыл бұрын
Wlhi waan kuu xiisay...waxaan kuu sugaayay sidi dhul abaarsaday eey beeraleeyda roob la sugaayaan... Wlhi adiga iyo family i love you Keep going 🤭🤭
@aminamohamed3878
@aminamohamed3878 3 жыл бұрын
Gabadha kaliya aan aad u jeclahay qisooyinka ee soo deeso welcome back sister
@Aishamohamud7907
@Aishamohamud7907 3 жыл бұрын
Masha allah so labasho wacan walashey cafimaad alle laga rajeyna into ku saidiyo cafimadka welcome back
@istareexomar4786
@istareexomar4786 3 жыл бұрын
Oh welcome sis walahay intaan KZbinr daawaday wali ma arag qof sidaada oo kale qisooyinka u soo daaya dad ayaan arkay si qaab dar u soo daaya oo aan ka heli waayey adigu xataa qisada meesha aad ka daawatay ayad nala wadaagta iyado English ah markaa soo noqod wanaagsan wallo qaali💋💋👏🏽👏🏽👏🏽
@idilqalanjo2035
@idilqalanjo2035 3 жыл бұрын
Welcome Fadma. So happy to see you back. I am so happy to have you back on my page. Best of wishes to you and your family
@djibtube2777
@djibtube2777 3 жыл бұрын
Welcome back Aj&fadna👏❤❤❤we missed you fadna
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Wcs fadna I'm glad you came back we miss you so much we are a story team👸🏻❤
@user-fr7pr2xf2q
@user-fr7pr2xf2q 3 жыл бұрын
Wa u xiisany qisooyinkagi fatima masha alh welcme back qurxy hanaga tagin plz🙏🏻🙏🏻🥰
@fihiimaxadaadirxadaadir8429
@fihiimaxadaadirxadaadir8429 3 жыл бұрын
Mansha Allaah wllo qali hore u soco wllshy
@kimtiana641
@kimtiana641 3 жыл бұрын
The Queen is coming back finally Luv you fadna
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 3 жыл бұрын
Masha Allah waan ku faraxsanahay soo noqoshadaada quruxey❤️❤️❤️💞💕💞💕
@queenmaha4513
@queenmaha4513 3 жыл бұрын
Welcm back quruxey😍wlh waan jeclahay qisoyinkaga
@queenkaaba1547
@queenkaaba1547 3 жыл бұрын
We are happy to have u back fadna We really missed u that much 💋💋💋💕 Love loads to u and to ur family 👪
@khaliltahlil5923
@khaliltahlil5923 3 жыл бұрын
wllo noosoo badi qisooyink waan ku waynay ayaan taan
@nasiibmuse5616
@nasiibmuse5616 3 жыл бұрын
Asc fadna how are you sweetie we really miss you are okay I hope everything is going well insha Allah
@amalmohamud2190
@amalmohamud2190 3 жыл бұрын
Mashallah walashey aadbaan ugu farax sanahay inaad dib noogu soo noqotay wellcome back
@hodandirie853
@hodandirie853 2 жыл бұрын
Asc sis qaali Masha AllAh qisooyin wanaagsan xafidullAh Aamiin 🥰🥰 🥰 yaarabi
@ellah2687
@ellah2687 3 жыл бұрын
Welcome back Fadna we miss you ❤️❤️
@nawalahmed4182
@nawalahmed4182 3 жыл бұрын
wajigan quruxda badan inuu soonoqday i´m so happpy queen
@idiljama1346
@idiljama1346 3 жыл бұрын
Mansha allah wllo alle ha ku xiftiiyo adiga iyo caruurti aamiin
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 3 жыл бұрын
Manshallah well come back sis Allah hakuxifdiyo u and your family 😘😘
@hudaahmed7523
@hudaahmed7523 3 жыл бұрын
Fadna you are the best story teller masha Allah good to have you bk 😚😘
@oumalkairemohamed6616
@oumalkairemohamed6616 2 жыл бұрын
Masha alha xabibt alhaku xafido walahi ad ban ku tageera keep going
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
noso badi video yaa sha qisoyinka walaal
@user-pg8jx3dg9z
@user-pg8jx3dg9z 3 жыл бұрын
Walahi marka KZbin ka wayay waan iska dayay dawashadisa waxaa kugu jecla waxaa nala wadagi jirtay shekoyin hadba sii ah adiga kugu bartay ina mel kale ado ka dawado waa igu adkatay horay usoco had iyo gar waan ku faraxsanahay solabashadada 👍🏽👑fadna and aj 👏🏽👏🏽
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 2 жыл бұрын
maasha allah abaayo in soo noqotey aad ugu faraxsanahay horey u soco wan ku xiisney
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 2 жыл бұрын
mansha Allah Quruxeey afdna kuuxiiisnaay walahiii👑👑👑👑👑👑1 and the only quen♥️
@shamsashamsa8769
@shamsashamsa8769 3 жыл бұрын
masha allah wan ku farxay aragtidada yarabi farxadan ha ka qadin cafimadna allaha ku siiyo ilmahana ha kula koriyo dhamanten allaha nala koriyo abayo hoyo qurbaha ku lajogta ahay waxana notahay hoya ku dayano
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 жыл бұрын
Mnsha allh aad baan ugu farax sanahay soo laabashadaada gacalo horey u soco🥰🥰🥰🥰
@Ibrahimxanafi
@Ibrahimxanafi 2 жыл бұрын
WELLCOME BACK FADNA... YOU R ALWAYS AMAZING AND MADE US INFORMED ALL THE TIME..
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 3 жыл бұрын
Maashaa Allah walal hadii ilaahay kusoo nabad celiyey waan ku faraxsanahay soo noqodkaaga 😍😍😍
@abdiali6215
@abdiali6215 2 жыл бұрын
Wlal qof wacan ayaad tahay, waa waxa fiican cashar ayey noo tahay qisooyinka aad soo gudbisid
@sacdiyoamiin5286
@sacdiyoamiin5286 2 жыл бұрын
Soo dhawoow walaal Welcom to back My sis
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 3 жыл бұрын
Masha Allah waankugu farxay soo noqoshadaada
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 жыл бұрын
Masha allaah xbbt hore usoco Waa kugu xiraney, soo noqod wanaagsan 😍😍😍❤❤❤
@fatimacraxman9777
@fatimacraxman9777 3 жыл бұрын
Saakay ayaa niyada kugu haayay abayo cimrigaaga allaha dheereyo caafimaad allaha kugu daro wan ku xiisnay🥰😘😘😘
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 3 жыл бұрын
Fadna wxd tahy gabdh wlhi dacad ah wajigaaga ayey ka muqata huno quruxey youtube ka haka tagin fa ido bdn ayan kugu qabna plz so laabo hana ka niyad jabin somalidu waa iska dhip huno hore u soci❤❤❤❤❤
@manaomar9960
@manaomar9960 3 жыл бұрын
Maashaallah tabaarakallaah habo You are back Congrats ♥️
@freesoul1675
@freesoul1675 3 жыл бұрын
Omg wallah I miss you so much my beautiful queen 👸 thank you for coming back ❤️ I’m so happy to see you back
@maandeeqdeeqsi7377
@maandeeqdeeqsi7377 3 жыл бұрын
Waan kuu xiisnay wlhi xbbty soo noqosho wanagsan caafimadkana allah hakugu wado insha allah ❤️❤️❤️
@minaaaaaaaaayy1433
@minaaaaaaaaayy1433 3 жыл бұрын
Welcm back sissy We missed you so much Fadnaaa❤️🥺
@saraaamuse3437
@saraaamuse3437 2 жыл бұрын
Alla fadnay qisadaaada aaad ban ujeclahay qisooyinkaga✅❤❤❤❤
@aishahibo8796
@aishahibo8796 3 жыл бұрын
Huuno we missed you you walahi welcome back waligay KZbinr ama qof caana ma tabin lkn adi waad kuso dhacday maskaxdayda. Anba laba ciyaala haysta waan dareemikara daalka iyo madax wareerka
@amunibrahim5311
@amunibrahim5311 3 жыл бұрын
We missed you so much, welcome back walaalo❤ Farxad iyo caafimaad kuwaar adiyo familygaaguba🤍🤍🤍🤍
@user-rr1sh1fx6r
@user-rr1sh1fx6r 3 жыл бұрын
Alla quf aan ogahay waqtigaba waxey ku dhameeysaa waxaan qisada quseen iyo anigaa saas lakulme Alxamdulillaah hadii aad so laabate fadna ilaahey mahadiis weeye quf aan waqti luminbaa tahay ❤️🙏🏼❤️🙏🏼❤️🙏🏼
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 3 жыл бұрын
Thnku very mach faduma qurux
@istarali6481
@istarali6481 3 жыл бұрын
Wan ku xiisnay iyo qisoonyinkaaga mansh allah welcome back macanto ❤️❤️❤️❤️
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Welcome back my queentayda i miss you wlhi 🖤😞
@nadirasaed6506
@nadirasaed6506 3 жыл бұрын
mashaa Allah faadumo Allaha ku xafido
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 3 жыл бұрын
Asc soo dhawoow fadna & aj soo noqosho wanaagsan sheeko aad u wanaagsana waad noo soo gudbisey mashaallah allaha ku xifdiyo adiyo awladada & XAAJIGABA 🙏
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh .Welcome back Fadma keep going ❤️❤️❤️❤️👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 3 жыл бұрын
Welcome back fadna miss you so much wlhi waan ku taway ❤❤❤❤❤😘😘😘😘💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹
@amiraomar2765
@amiraomar2765 3 жыл бұрын
Thnxx qisadaada mcn I cant wait wllo merci be coup
@khadijaahmeddini7714
@khadijaahmeddini7714 3 жыл бұрын
Abayo aadbaan ugu faraxsanahy in aad soo laabato masha allah illahey haku barakeeyo adiga iyo qooskaaga
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 3 жыл бұрын
Maasha Allah KZbinrley sharafleh a tahay keep going and i love your Somali is between hooyo mataalo iyo hooyo weey kataala😂😂😛😛
@hawokinyussuf74
@hawokinyussuf74 2 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo macaan ma noo soo noqotay waa ilaahey mahatii
@kowserb1241
@kowserb1241 3 жыл бұрын
Welcome back qali❤️
@kawsarqueen5308
@kawsarqueen5308 3 жыл бұрын
Welcome back wllshy qali fadna 😍😍😍
@nadiranuur5821
@nadiranuur5821 3 жыл бұрын
We missed you, SIS I'm glad you're back, and y'all get your popcorn cuss I know team Fadna is Ready!!!
@munaabdi1297
@munaabdi1297 3 жыл бұрын
Fadna qurux malin walana waan ku raadiya mansha allah hadad soo noqotay ❤️❤️❤️
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 3 жыл бұрын
Yey fatma welcome back habibty we miss you so much❤️💕💕💋
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 3 жыл бұрын
Masha allah aad baan ugu farxay soo laabashadaada welcome back Fadna we missed you 😍❤️🥰🥰🥰🥰🥰🌷🌷🌷💐
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Welcome back story and keep going sisters
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 жыл бұрын
Shukran
@nimaabdullah3528
@nimaabdullah3528 3 жыл бұрын
ayyy wad sonoqoty gacalo so dhawow allaha cimri dheere iyo barwaqo kusiyo
@katiac8085
@katiac8085 2 жыл бұрын
Masha allah fadumay sida ad sheekoyinka noigu so tebiso waa si heer sare ah oo weliba cusba ayaa noogu si dartaa halkaas ka wad walalo
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 жыл бұрын
Wlcme back fadma walahi waa kuxisay qisoyinkada waa jcly
@Salugla
@Salugla 3 жыл бұрын
We missed you so much welcome back Ms beautiful soul 🥰
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 2 жыл бұрын
Maasha alah abayo qisada waan xiiseeyaa
@jumaana.abdirahman9284
@jumaana.abdirahman9284 3 жыл бұрын
Waan kuuxiisney alle ayaa mahad iska leh adigoo caafimaad qabo Nookaa sooceli 🥰😍😘
@rcabdi6772
@rcabdi6772 2 жыл бұрын
Fadna waanu tabnay sheekkotinkagi waxaad tahay qof sharaf badan maansha allaah
@imandhol408
@imandhol408 3 жыл бұрын
Walaahay maantan niyada kugu hayay waxan laha talow may soodaysay qiso masha Allah 😍🥰❤
@AhmedAli-rz9uo
@AhmedAli-rz9uo 2 жыл бұрын
Good story, and welcome back
@ademcirfe426
@ademcirfe426 3 жыл бұрын
fadumow waxaan ahaa mid almiiteeya oo jimicsada, 40 daqiiqo malin walba markaan ordayo, qisooyinkaaga baan dhagaysan jiray, 4 bilood qisooyinkaa waa iga jadhay kkkk welcome back wlle mcn
@warsanabdi2086
@warsanabdi2086 3 жыл бұрын
So noqod wanaagsan walalo qaali Gabadhaasi waa fariid aduunka dhexdiisa Akhira Alllaah ba og
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 2 жыл бұрын
Faatma I miss u so much wlh sister welcome back, dadkaagi kujeclaa wali wey kula joogaan
@khadramohamed5308
@khadramohamed5308 2 жыл бұрын
Fadna waankuu xiisay qisooyinkaagii waan tabay xagaad qabatay❤❤❤
@asliabdulkadir1182
@asliabdulkadir1182 3 жыл бұрын
Welcome Back fadna qurux we miss you wlh✊💖
@wardahaaji4447
@wardahaaji4447 3 жыл бұрын
So dhawow xbbti qali sonoqosho wacn shukren ♥️❤♥️❤♥️😍👍👍👍👍👍❤
@bulletmirage8026
@bulletmirage8026 2 жыл бұрын
I am glad you came back
@nimoosman6350
@nimoosman6350 3 жыл бұрын
Wan ku farxasanahay inaad so labatahay walaashay qaali wan ku xiisnay keep going
@qaaliali4741
@qaaliali4741 3 жыл бұрын
Wlhi fadna aad kugu xiisay abaayo alh ku xafido❤️
@petty6431
@petty6431 3 жыл бұрын
Masha Allah welcome back my queen ❤❤❤ iyada diishey sidan filayo qofki uu ku danbey waa iyada ino so badi sheekoyen
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 жыл бұрын
Asc.Fadumo waan ku faraxsanahay aragtidada.Mashaa Allah , cafimaadka Allah hakugu wado . Gulayso qaliyeey🙏
@redlovehd2656
@redlovehd2656 3 жыл бұрын
Wll qisoyinka noso badi we love you fatma
@haniyaa7399
@haniyaa7399 3 жыл бұрын
Welcome back queen 👸 💖 💕 we miss you 😘 ❤ 😢 💕 team qiso hada nahay si weyn baan kuu sugeynay
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha 3 жыл бұрын
Welcom back Apyo Alaha ku siyaadiyo cafimaadkada ❤️❤️🎈🎉
@umumaida6601
@umumaida6601 2 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali waan kuu Saray plz iisoo boqo youtobkeega iina gaarsee asxaabtaada
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 3 жыл бұрын
Congratulations million times my sister fadna wanku xiisay wllhy waxn ka ahaa dadka tiim qiso
@halimasaadia1239
@halimasaadia1239 3 жыл бұрын
Mn sha Alah fadtima Qali Guulayso noso badi
@hamdiibrahim9446
@hamdiibrahim9446 3 жыл бұрын
Omg I can’t imagine how I miss you😭😍😍
@Proud_momof2
@Proud_momof2 2 жыл бұрын
So happy to see u my lovely fadna wlc bk hun I miss u so much
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 2 жыл бұрын
welcome back welcome back welcome back walaashay faadumo
@ayanyaasinmohamed5128
@ayanyaasinmohamed5128 3 жыл бұрын
mnsha Allh fadna cadey sooo labasho wacan huuno wan kuu xiisay sheekoyikagi adi iyo qoyskagaba Rabbi haydin xafido
@xamdasuudi6138
@xamdasuudi6138 3 жыл бұрын
welcome back fadna miss you 💚💚💚
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Alhamdulilah abyo we pray alot more videos we expect i.a
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah
@dahraanyuusuf569
@dahraanyuusuf569 2 жыл бұрын
ما شاء الله والشاي قالي تفضل
@nimohurre6085
@nimohurre6085 2 жыл бұрын
Mnsha Allah fadna qurux I love you ❤️
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 5 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
MILIX MIYEY KUDISHAY MISE...
30:24
AJ & Fadna
Рет қаралды 80 М.
SHEEKADII BILL IYO MELANIE | QISO
16:46
AJ & Fadna
Рет қаралды 38 М.
NAXDIN | 23 SANO KABACDI WAXAY OGAATAY NINKEEDI SABABTA LOO WAAYEY
27:16
AXMAQADI NIN XAASLE JECLAATAY EE CARUURTEEDI AKHIRO...
15:40
AJ & Fadna
Рет қаралды 26 М.
GUUR XALAAL AH BAY RABTAY LAKIIN MAXAY LAKULANTAY?
27:44
AJ & Fadna
Рет қаралды 108 М.
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН