No video

😱YAA!! Maya and Stormzy are over!!! sanadkan gaal iyo muslim waa lawada simanyahay jacayle kudaa 😭😭

  Рет қаралды 37,219

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

www.youtube.co...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 230
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 Ай бұрын
Asc you make me to laugh I have that kind life Me too thank you so much
@ayaanahmed6114
@ayaanahmed6114 Ай бұрын
Alla fadnay caawa waa iga qoslisisay😂😂😂alle haidin barakeeyo familkaaga❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@mixedboy442
@mixedboy442 Ай бұрын
صلى عليه وسلم❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
AR SAMIYA. WAA DHAQAAQDEY OO. WAABANALASOTAA. SOODHAWOOW
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
CALLEHI SALLATU WASALLAM YAA RASUULULLAH YAA HABIIBU LLAAH ❤❤❤
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 Ай бұрын
Scw scw scw 🕋♥️
@iloveyouallahalhamdulillah4742
@iloveyouallahalhamdulillah4742 Ай бұрын
Scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@rodaaydidali6458
@rodaaydidali6458 Ай бұрын
I can't believe finally fadna came back😢❤
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Adiga iyo jamal Owlada Allaha idin xafido, Allaha iskuna kiin barakeeyo. Il iyo xasad ba Alle idinma tuso. Dar Allah aya kujeclahay sis❤
@rodamuhumed7839
@rodamuhumed7839 Ай бұрын
Allow kuu Xifti awlaada ❤ Dhamanten Alle haynoo Xiftiyo awlaada
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Wacaleykumasalaam waxmatolaahi wabarakaatu AJ and fadna ilaahey ha idinka badbaadsho sharta umada
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Amiin amiin Mahadsanid walal
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Masha allaah caruurta allaha ku barakeeyo waa farxada guriga allow anagana oowlaad saalixa nasii❤❤❤ wxn ahay ardayad hadana caruurta aadban u jeclahay inan guursado qarka u saaranahay😢
@isaaqbiila
@isaaqbiila Ай бұрын
Mashallh aalle waxbarashda haku fududeyo lkin haku dagdagin gurka wllo ❤
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
@@isaaqbiila sababta I celineysa ayaaba ah inan ka fiirsado thnks taladaada wll
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri Ай бұрын
Scw
@kaltunduale6489
@kaltunduale6489 Ай бұрын
Assalamu alaykum Aj and Fadna, 😅😂 wad iga qoslisey wallo, allah rerka iyo odeyga ha isku kiin xafido...Amiin ya Rab❤
@user-bn1tb1mr6q
@user-bn1tb1mr6q Ай бұрын
Waa sidaa nolosha borinka baa ugu fican illahay hanogu wado ameen❤
@noloshacusub614
@noloshacusub614 Ай бұрын
Mashallah❤️❤️ gabadh maskax badan.❤️❤️❤️
@zainababdi781
@zainababdi781 Ай бұрын
I agree with you 💯
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
Soo badi barnaamij yadaada waa maacan 🙏
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😊😊 Haye inshallah
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
@@AJFADNA thanks wllo
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Ай бұрын
Salaamu c w.w Caawa xaraabaa ka dhacay . Maansha Allaah Ilaahay nolishaa quruxda badan ha idiin barakeeyo. Aamiin
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Mahadsanid walal 😊amiin❤️
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Ай бұрын
Alla fadnaay taas boorinka tiri waa tan ugu fiican nolol qabow ladhaha oo ka badbadis ku jirin alxamdulillaah dheh
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Sax! Xan iyo war la wadwado majirto😂. Alxamdulilaah maalinkasta🥰
@ahmedmohamudroble7133
@ahmedmohamudroble7133 Ай бұрын
Maxaad ka soo gudbin wll qaali hablaha uraya ee na dhaafay alle naguma soo celiyo we. Don’t need. Kuwa nadhaafay
@Hanimohamed143Abbi
@Hanimohamed143Abbi Ай бұрын
Alaa fadna jeclya guuleyta alle familka ha ku barakeyo❤
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal Ай бұрын
Allahuma Aamiin Yarab❤ You're funny wallahi😂😂❤
@sadiyohassan3733
@sadiyohassan3733 Ай бұрын
Amiin masha allah allaha barakeeyo fadma iyo family keeda.❤❤❤❤❤❤
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Ай бұрын
Nayaa jaaji waxan dhaqan cimada ah ee gabdhaha iyo dhaqanka somaliyeed foorinayaa
@ZalmoAli
@ZalmoAli Ай бұрын
Fadna qurux ❤❤❤ horey usoco allha ku xafido ❤❤❤❤
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Thank you ☺️❤️
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
MAASHA. ALAAH MAHADSANID. NAGA DABA GEESEY❤❤❤
@user-yc6gi7bg3k
@user-yc6gi7bg3k Ай бұрын
Masha Allah l Agree with you 💯
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 Ай бұрын
Masha Allah Ilaahay ha idin xafido adiga iyo odaygaada
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Amiin Mahadsanid walal
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Wcs 🤝 fadna
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😊😊
@princesskaif2455
@princesskaif2455 Ай бұрын
Sanado kahor ba igu danbeysay cinwaankaga mnta kuso labtay jah❤
@user-kj4dv2kl5s
@user-kj4dv2kl5s Ай бұрын
Wad iga qoslisay faduma wllhi dacad ayaad tahay sida somalida socialmedia beenta ku sheega ma tihid keep going Wll ❤
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Ай бұрын
ManshaAllah ❤❤❤❤u best hno alow ku xafid awlada iyo reerka 🥰🥰🙏kuwan way kala yaceen 😂
@Aminaabdallah-l5f
@Aminaabdallah-l5f Ай бұрын
Gabar aan taageero mshlh mshlh
@IlyasAndPrime
@IlyasAndPrime Ай бұрын
Waaa lasooo hoobanayaaa 😂😂😂 ilaahayow guryaha noo adkeee
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Ай бұрын
Qurux lagu ma sheegi karaa lkn ninka fcn aaaa😂😂😂😂😂
@mohamedabdullahi8491
@mohamedabdullahi8491 Ай бұрын
@@nasramuuze2541 😂😂 😂
@khadramohamed6282
@khadramohamed6282 Ай бұрын
aamin aamin ❤
@fahimafardaale7002
@fahimafardaale7002 Ай бұрын
That is true 🥰🥰🥰
@kifaahhussein6823
@kifaahhussein6823 Ай бұрын
allh beerka xaraba socanaaya 🎉❤❤
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Ай бұрын
Funny information 😂😂😂
@saarask315
@saarask315 Ай бұрын
Fadna your energy came back finally waiting for more videos ❤love you sis❤❤
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 17 күн бұрын
Haa haa waa saas waxa walaba way qornyihiin
@shajmaahmed3731
@shajmaahmed3731 Ай бұрын
Allah hasku kiin barakeyo Walalo 💐❤️
@shadiaabdi4341
@shadiaabdi4341 Ай бұрын
Asalamu alikuma fadna iyo Aj ❤ walahi nolashaada aad noo sawirtay ayaa ku nolaha aniga iyo xaajiga sidinoo kale ayaa u nolnahay. 😂 🎉🎉
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Masha’Allah ilahay Haydin barakeeyo. Waa nolol bilaa buuq 😌
@nasra591
@nasra591 Ай бұрын
Nabiga yidhi nimacdina qarsada csw lkn fadnaay wa run yutube layda waa la caryaaa is illali
@gamer5Real
@gamer5Real Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 Ай бұрын
Waan ku salaamay sister keep going dear
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Ай бұрын
iska ilallaliya gabdha somaliyed nimanka gaalada wa xaaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Subhanalah ilaahay nolol poring ah nama tusin, mana gali doono, alhamdulilah free life ayaan ku noolahay
@fadumoabdalla1731
@fadumoabdalla1731 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@hanad3395
@hanad3395 Ай бұрын
😂😂😂😂 wllhi you are the best masha allah
@mohamedamiin1251
@mohamedamiin1251 Ай бұрын
Nayahe maxad afkan baqarka ah lakalajieeda😂
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 Ай бұрын
Amen 🙏
@shamsaali3764
@shamsaali3764 Ай бұрын
❤❤❤❤ we love you sis quruxeey😂😂😂😂
@HaliimoMacalin-sd8rm
@HaliimoMacalin-sd8rm Ай бұрын
Fadna waaku xiisnay abyo central cee io girlfriend tiisa madeline argy noga soo sheekee waxay ku kala tageen from uk🙏🙏
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Ай бұрын
Fadna so funny 😂
@Rabbi_kuddaa
@Rabbi_kuddaa Ай бұрын
Fadna adiga waxan iska dhaf reerka dhaqo Calamkan Alle aya leh u daa wixii imada arag aad bad Topics ku sameya..
@fatoumahassan1993
@fatoumahassan1993 Ай бұрын
Hhhh walahi waan fuuray siidan u qoslayay fatouma oo dhana waa geesi yada danteda taqano
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😂😂😘
@sadiyohassan3733
@sadiyohassan3733 Ай бұрын
Amiin yaa rabi
@user-to9zv2ec2r
@user-to9zv2ec2r Ай бұрын
Masha Allah Fadumo nicaad kujirtaan alaah haydiin siyaadiyo dacaayada jooji nolashaada runteeda ayaad aqbashay dadna runta ayey u adkaysanwaayeen intaas ayaa laysku dhaafay
@shenkeronabdirahman7227
@shenkeronabdirahman7227 Ай бұрын
Nolol burning is the best 😂😂😂😂😂😂
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Bismilaahi raxmaani raxiim kan waaba gubtey ee ha iskadirto
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😂😂
@anabh5771
@anabh5771 Ай бұрын
😂😂😂😂😂​@@AJFADNA
@ruqiakhalif4432
@ruqiakhalif4432 Ай бұрын
Kkkkkkk waa the only kala tag oon ku Farxay
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
@@ruqiakhalif4432 maxaad uga farxee kalatagooda hadeeyba masixiyad tahay
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 Ай бұрын
Runtii waan qosley 😅😅😅😅😅😅😅 danke
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
YAARABI HANAGA BEERIN DURIYZD GAALA
@Mustaqiim22
@Mustaqiim22 Ай бұрын
Illaahay baa wax siiyee ha iskaga tagto kaa aan la arkayninba 😁
@shankaron22
@shankaron22 Ай бұрын
Wlh waa qosly fadna u are you so funny amiin😂😂😂😢❤
@maimunamohammed222
@maimunamohammed222 Ай бұрын
Kkk😂waa runta
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Ай бұрын
1:20 jeceelkoodi inuu dhamaday uu cadeynaayay😂😂😂😂😂😂 sheekadoo kula wadaa Nalka ama leyrka Faadnaay
@amira1438
@amira1438 Ай бұрын
nolosha aan kujirno waba best fadna noloshasi waxa ladhaha ilmahaga korso guriga cuntada ciyalka bur burso adigo dalan sarirta ku kordhac fasax iyo fasax la aan alisey kac aaqirada ilalso 😂😂😂😂marti ha noqon adneh yaa lagu so martin 😂
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Soo maaha? Sax aleele taas ayaa lagu badbaada hadii aad caruur haysatid ba
@amira1438
@amira1438 Ай бұрын
@@AJFADNA haa mcnto waa sas 🥰
@LuUla-yv3xk
@LuUla-yv3xk Ай бұрын
Ameen❤❤❤❤
@iptizamupthiqani
@iptizamupthiqani Ай бұрын
Khalaas haday kuwasi kle hadheen love kiiba ciyaar buu noqday 😂
@sahroali2547
@sahroali2547 Ай бұрын
Wcs Fatna waan ku wataa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@huckaherci
@huckaherci Ай бұрын
Fadna maanta research fican soma sameyn 1 jama Bristol egland ku dhalatay. 2. Stomzy ma'ahan Ghana ee waa iska dhalay Jamaica iyo Ghana. 3 xariir kooda bilawaday 2019_ 2021 kala tageen kadib nin kale guurstay NBA player ah kadib 2023 isku so laabteen, welcome back 🙏🏿 wn ku tageera
@Hodaneey
@Hodaneey Ай бұрын
😂😂😂😂😂noloshaas ban kuwada jirnaa qaaliyay marmar wan baxaase keligay 😊
@hibamohamed382
@hibamohamed382 Ай бұрын
Ka so hadal the ace family Plz abaayo 😢❤
@MH-bw9ef
@MH-bw9ef Ай бұрын
Waa runtaa walaalo ❤
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Ай бұрын
Jacaylka Runtaa ma dhamaado Mana doogoobo❤
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Ай бұрын
Waa sida aad aminsanthy ilhay wax uusan simin hasimin dambina ha kororsanina dumarkiinan fogaaday ee meelwalbana gelaayo hadhowna soo ooyayo
@Indheergarad-yc6of
@Indheergarad-yc6of Ай бұрын
Dumarku waa sida warshada oo kale waxayna u baahan yihiin rag ka shaqeeya 🤣💔 mrks u daya iyada rabta intii ay gacan isku xadi lahayd ✌💦
@asmacali111
@asmacali111 Ай бұрын
fadna qurux
@koko83115
@koko83115 Ай бұрын
Fatma wa iga qoslisa😂😂😂wlhi sheekadada saan u jeclhy❤ fani socda yhy
@umufatuma7472
@umufatuma7472 Ай бұрын
Alla ilaahayoow dadka yay is furfurin 😂😂 fadna iyo aj na isku daa oo isku barakee aniga iyo odagaygana isu kaana barakee oo isu kaaya daa fadna caawa waad iga qoslisay
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Ай бұрын
I love Fadna iyo Aj Wlhy waxaan ku daawaneysey adiga iyo xaajigaaga walaahi I am lover u and xaajigaaga ee ilaah wax dhibaataa ah idin ma tuso amiin amiin amiin❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂 anigaba waxaan ku jiraa sidda 19sano waxaana ku farxay familka fiican ee masha allah 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🤮
@Hamda2020
@Hamda2020 Ай бұрын
Bari horaan moodayey inay kala tageen waxaan maqlayey inuu yidhi fargalkaygii haysoo celiso
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Mardhexdaasa weey kala tageen waxaa fargal u galiyey nin baskatbol ah oo SIMON la yiraahdo oo caana oo qurux badan lacag badana heysta wax ku soo ceshay ninka ma aqaano waxbuu is mooday naago badana wuu ku dul waday
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Anba taas ma fahmin! Fargalkaasu $800 000 ayuu ahaa😂
@KhaduujaKhaliif
@KhaduujaKhaliif Ай бұрын
Mugdi xatà nooguso duub wajigaaga noo layra qoyskayga aan jeclahay wada noolado nabad ku waara adiyo jamal ❤
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 Ай бұрын
Wuxuu waa calaf Dee waqtii bey dhamaanee
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Ай бұрын
Boring is best habo Qofka dantiisa yaqaan wax ka fiicani ma jiro. Gabadh degen oo miyir leh baad maansha Allah
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 Ай бұрын
Maya waa gaalad 10 sano ayuu si xaraan ah ku wasayay
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi Ай бұрын
Maya jama she a somalilander
@asiahassan
@asiahassan Ай бұрын
Hhhhhhhhhh fadna wlhy wa iga qoslisay how you acting 👏 😅😅😅😅😅😅
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Ай бұрын
Waa isaaq Maaya waaa inaadeerteen yaab
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 Ай бұрын
Waa gaalad
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Ай бұрын
Nolol boring ku jirna 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ar Fadnaa dadka caanka cuduro qaarba ku dhaca nolosha dhadhankeda ma heestan
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Waa runta 😂 caanimadu waa dhibaato
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Ай бұрын
@@AJFADNA 🤣Sax love you sis
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 Ай бұрын
Naa fadna amiin o nolosha waba beelo 😅 wadna iga qoslisey thanks for sharing this vedio lkn de gogoynta badan inaga daa o si fiican u so laabo
@codkiiceebla
@codkiiceebla Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-qj1fi8le3j
@user-qj1fi8le3j Ай бұрын
Cheep and clean
@nin1269
@nin1269 Ай бұрын
😂 Clean weey ahaan jireen. Hadaa waa cheap and dirty 😂
@maymunali8408
@maymunali8408 Ай бұрын
Mashallah 👨‍👩‍👧‍👦🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🏠❤️❤️❤️❤️❤️👨‍👩‍👧‍👦❤️🕋🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hashimhusseinabdullahi2280
@hashimhusseinabdullahi2280 Ай бұрын
Aj and fadna subscribta waan saraay
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
Thank you ☺️
@Asiya2363
@Asiya2363 Ай бұрын
I love u abaayo
@nanzal4502
@nanzal4502 Ай бұрын
Hhhhh waa iga qoslise wlhi
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Kkķkkkkkkkkkkk aamiin nolol born ah.
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😂😊
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Ай бұрын
Ku saliva Nebiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw.
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Ай бұрын
Amiiin 😅
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 46 МЛН
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 102 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 316 М.
ARIINTA CEERIGABO IYO ARINTA IKRAN TAHLIIL 2
36:57
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 13 М.
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 697 М.
FATIMA NIMANKA AY GUURSATO WAA LAWAAYA
26:44
AJ & Fadna
Рет қаралды 70 М.