Qiso Cajiib ah Cadho Waalid dhibtay gelisay nin kan💔😭Saudi Arabia 🇸🇦 💔😭

  Рет қаралды 11,185

Fatima Muna channel

Fatima Muna channel

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@idirisiman-cu9vb
@idirisiman-cu9vb Жыл бұрын
Masha Allah waxaan aad o jecelahay mar walba waad so duceysaa adiga sidoo kale waxaan ku rijenayaa cafimaad iyo cimri dheel walashay qaliye
@JamilaJeylani
@JamilaJeylani Жыл бұрын
Aad baan kuu salaamayaa walaashey mcn.
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
gabadhaas hada waxeey moodaa inninkii hore ku laaban kartooo xalal u yahay laakin wali waa ka xaran sabtoo ah ninkaas dar allahu meesan guursan
@Hodaneey
@Hodaneey Жыл бұрын
Xaqiiq wll cadhada waalidka waa la iska ilaaliya wana arin lagu cibro qaato. Dadka in badan baa moog rabiga og waxkasta ee calamul qaybka ah
@samsamsalah8259
@samsamsalah8259 Жыл бұрын
Asc muna wan ku salaamaya
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
Asc Ducada istaqarada noso gali wll jassakallah ❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Salaamu caleykum w.w. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Mahadsanid wll
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Жыл бұрын
Aamiiin aaamiiin
@aminayusuf3051
@aminayusuf3051 Жыл бұрын
Asalam aleikum warahmatullahi wabarakatu dear sister
@zainabadam3140
@zainabadam3140 Жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Жыл бұрын
Waanu naqanaa lakiin hadana noo soo geli istiqarada❤walashay khayr hele
@ilhanaliapdulahi
@ilhanaliapdulahi Жыл бұрын
Asc hbo muna no so gali salada istiqtarta iyo ducada laga daba geeyo allow dad xun naga qabo
@maryanali1413
@maryanali1413 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa runtaa❤❤❤
@z-1il
@z-1il Жыл бұрын
Subhanallah
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 Жыл бұрын
Fatima muna habo mid samay plz hore na wan kugu shegay asxabtada kugu xidhan mudo badan ayan ja mid ahay marka qisada noso gudbinayso lacagta sucudi arabia ama riyaalka ad no shegayso plz dollar ahan nogu sheg intasay u dhiganta oo kale si qasada sifican ugu fahano hada qisadan wxa ku jirta 4kun oo riyaal mana garanayno inta ay u dhiganto ama noqon karto anagu ma jogno sucudiga Aduun weynaha odhan ba laga dawanaya habo 🥹
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Жыл бұрын
Ani war jacaylkayga google bn gashaa riyal to usd midh ima dhafto😂😂😂
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ fatima
@JamilaJeylani
@JamilaJeylani Жыл бұрын
Asc fatima muna
@bulohus8548
@bulohus8548 Жыл бұрын
Odaygii ‘Khaa’inka Ahaa ‘iyo - Wiilkii’ Miyuunan lahadlin ? Muxuu Ku sameeyey? Ciil badanaa!!!
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp Жыл бұрын
Waarabanaa no somey barnaajimkaas habo
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
Cab badan lugoyo geberti iyo walidki iskula jiraan.
#Qiso xanuun badan qisada jamiil iyo aabihii @Hafsabilanchannel6337
43:32
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 4,5 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Qiso Cajiib ah Dulmiga gabadh tel u samaynay 😭💔🇸🇦😱
18:56
Fatima Muna channel
Рет қаралды 10 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
1:54:07
Qiso murugo leh xaaski aabihi aya nacday oo dulmi ugaysatay 💔🇸🇦😭
29:29
SHEIKH SHIBILI WUXUU YIRI WIILKA UGU AQLAAQDA XUN BARAHA BULSHADA WAAYE!!!
23:58
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 35 М.
Qiso Cajiib ah Turkey 🇹🇷 Ku dhacday nin ah reer Palestine 🇵🇸
18:03
#Qiso dambi baaris ah qisada Abuu casaafiir @Hafsabilanchannel6337
42:26
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 5 М.
Qiso cajiib ah hooyadi bu ka guuray 💔😭🇸🇦😭
18:21
Fatima Muna channel
Рет қаралды 4,4 М.