Walaal sheekhu wuu Saxan yahay, bulshaduna qoyska ayay ka dhisantaa, inanka uu sheegay sanadkan ayaan arkay barnaamijkiisa foosha xun, aad ayaanan uga naxay siday gabadhi dadka u soo hor istaagi kartaa oo ay u odhan kartaa nin saaxiib kay ah ii tijaabi, waa dhaqan xumo iyo xumaan faafis.
You are right sister masha Allaha ❤❤❤❤❤ Thanks Abayo wcs wr wb welcome ❤❤❤
@Abdisalan114 Жыл бұрын
Team kazow haka so hadlo o dadka dilo o dhibay somalida Nairobi
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Alxamdulilah adiga abahey ba i bixiyay caruurteyda insha allah wan u rajeynaya waxeyba aamin san yihiin shareecada waxe ay ka qbto barteena axadiista allah no xifdiyo caruurta dhamanten ceeb teena allah asturo an u duceyno caruurta yan la habaarin allah na waafajiyo kheyrka
@fadumoabdirahimsalah2133 Жыл бұрын
Waa saxantahay abaayadey wax fcna kahadashay ridhwan issack ceeb maleh waana laga qaldan yahay wax yaabo kala mudan in laga hadlo sida gabdhaha isqaawiyo kale ridwaan wa wiil fcn waana taageer sanahay runti ❤❤❤😂😂😂❤
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Walal naciimo jazakalah kheyr lakiin shiikh wuxu yiri ma daawado lakiin wa la I daawadsiiyay
@halimofarah9577 Жыл бұрын
Sheekha barnaamijka tijaabi jaceelkaada bis buu kahadlay . Barnaamijyada kale kama hadlin sheekha wuu sii cadeeyay wuxuu yiri gabadhi 1000 bay koobisaa 1 bay kala baxdaa.
Walaalaha koonfureed waxaad moodaa in iyagu yihii dad is abuuray kalmadaas waan ka maqlaa adoomay qof walbaa waa adoon .allah kuwa kenya joogaana .intooda badali waa dad dhaqan xun wax ka naxayana haysan
@f.n6491 Жыл бұрын
Naciimo funny MashaAllah ❤
@rodaabdile2730 Жыл бұрын
Waa runtaa Naciimo jisaakallaah qeyr mcnto
@FarhiaAden-bd5go Жыл бұрын
Wilkan marmar wax aanan fiicney bukena lakin wa dhalinyaro wala wanina insha alaah
@SKk-q5h Жыл бұрын
Ridwaan Isaaq wax khalad ah malaha Anagaa Rabna Ridwaan wareysiga dadka iyo gabdhah soomaaliyeed nimanku Dhib ayaan bahdilayaa Ridwaad soo badi showyadaada weliba sii weynee showyadaada gabdhaha yaryar nimanka Ay la sheekeystaa ogaanaya i Inuu jecelyahey iyo in kale Soo badi Ridwaanow
@sahrujagadakaroor8382 Жыл бұрын
Waa runtaa abaayo waankugu raacsanahay Ridwaan barnaamishkiisa waa fiicanyahay waayo ninkana in la qiyaameeyo ma fiicno naagahana in la qiyaameeyo ma fiicno ridwaan waa digniin ayuu bixinayaa isjira wax danbi ah ma leh
@omarkhaali556 Жыл бұрын
Wiilakan ridwan ah dad aad ugu daran aa jiro naimo sax.waayay. gabdhaha muqdisho joogo oo wiilasha yaryar fasaxaadinayo ee 10 jirka iyo 15 ah kuwaas aa wacdin weyn ubaahan iyo naagaha horadka luxaayo
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Maye wallaahi laakiin ani waxaan aamisanahay qofka hadii dhibaato ka soo gaarto guurka inuu kafiir sanlahaa guurka badan midakale qofku dilaaya see ujecishahay
@sicidowarsame3552 Жыл бұрын
Waa sax walaal❤❤❤❤
@fadumokheire742 Жыл бұрын
Subxana laah Alllha u gargaaro MaskXda Allaha u badbadiyo Ubuse ay ku jirtey
@abdikarinisnail5240 Жыл бұрын
Ridwaan waa nin caqli badan.
@ibrahimshill7600 Жыл бұрын
ASC WALAALEY SHEKH WAX FIICAN BUUKA HADLAY 2 DIFAACA JOOJI 3 DIINTAA QABTAA IN WIXII DHIBATO WADO AMA SHAR IN LAGA HORTAGO 4 WIILKA WUXUU KAHADLAA DHIBATADA BULSHADA DHEXDEEDA DADKA ISQABO BUU KALA FURAA DADKA IS JECEL BUU ISKU DIRAA WAANAGA IYO FARXADA BUU KALA GEEYAA 5 WALAALEY NINKAN SIDA SHEEYDAANKUU U SHAQEEYAA 6 WAXAAN KULA TALINAYAA BARNAAMIJKAN ISKUDIRKA IYO KALAGEEYANTA HAJOOJIYO WABILAAHI TOOWFIIQ
Naagta jarerta maxas uleedahay maa naagta shaqaalaha maa dhahdi
@abshiramohamed8687 Жыл бұрын
Runta mamo
@halimajama7814 Жыл бұрын
Wcs wrb
@habibaabubeker6606 Жыл бұрын
Waaruntaa abaayo nacima adoon ilahay lawada yahay
@fatimaarreh9203 Жыл бұрын
cadaan bay is moodaan markay iscadeeyeen cadaan iska daaye hadaan yamata iyo sucuudiga hadaan agfariisano waa lagaranayaa inaan madow u dhalanay ka noogu cad agtooda waxaan ku noqonaa madow marka madowgu waa kalar lagu farxo allaa na siiyay mida kale qof madow oo qofkale ku dhahaaya jareerwali aduunka laguma arkin maxaa rageena madoobeeyay dumarkana cadeeyay
@adonallah Жыл бұрын
Adiga maxaad u difaace in la isku diro lamaane waa shaqo sheydaan sheekhana waa daawad siiyay
@Xalimo421 Жыл бұрын
Shiiqa wa Nin, Naag qoor sagaaro lagu hayo ee aan waxba ogeyn ay jecel yihiin.Ilama qaldano wiilkas barnaamijyadiisa.Waxyaalo aad u qaldan aya soshal media yaalo kuwaas ha ka hadlaan shiiqyada.
@AbdirahmanJuruqo Жыл бұрын
Warun wlhi
@umusaara6789 Жыл бұрын
sheeqa wa runtis wilka wax yaalo badan oo kafirsan ayu sameya
@Naarki Жыл бұрын
Qolka albab malaha miya
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Been intaa la eg naagaha militia waxyar oo lacag aala soo siiyay way isla yihin subxanalaah
@Xawa_A Жыл бұрын
Waa laga yaabay inay beenta lakiin waxyaalahaan way dhacaan. Naagtii naag gurigeeda keentay iyada ayay u taal. Ninku wuu khaldan yahay lakiin naagta ka sii darran.
SHEEKH SHIBIL RIDWAAN WAX DHIB AH KAMA WADDO DAD IS DACWEYNYAA QAARRKALA SHAKISAN IYAAA U YIMAADA RUN IYIO BEEN KOLKAA INAAD KU TIDHA WA WIIL EDEB DARAN ILLAHEY KUMA FASXIN QOF AANAD AQOON MIDA KALE WA AEDEB DARAN YAHEY SIDEED U TUDAHA ADOO SHEEKH AH NABIGEENA CSW DADKA MA MAAGI JIREY MAYAA WAA WAANIN JIREY
@munoibraahincumar Жыл бұрын
Wasax❤
@ubahabdisaid2222 Жыл бұрын
😊Asc habo nacima culumada ma.ka hadlan waxi xaqiiqda ah lkn waxey raban ley ka hadlan bes wiilkan ma ka hadlo wax xun iyaga so raadsado kow hadane waxeyba u arkan in aynku nafisayan hadalka ey hadlayan culumadeena sharafta leh ha ka wacyi galiyan waxa xun ee ka dhacayo wadanki qaasatan muqdisho mida kale kkkkkk lkkk fatxa atariisho waye ma og tihiin horta wago ay flim jili jirtay aan xasuusta wa la sii shuuto shuuteha shekada
@haa8793 Жыл бұрын
Ninka gabdaha iyo wilasha isdaxdigaayo kadoro mida kuuqalnto melkadac waayo dinta baneysay tee waayo
@SKk-q5h Жыл бұрын
Yaab hadana reer xalaal Oo caruur dhaley hadana dhaheysa ninkeyga sino Ayaan ku ogahey hadana cuduro kama baqayaan miyaa