FATUSH O FARAXD LA OYSAY 😭RIYAQ O GUDONSIISAY HADIYAD QAALI AH

  Рет қаралды 250,190

Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 640
@anhaarxirsi7924
@anhaarxirsi7924 Жыл бұрын
Runti riyaqey abyo maskintan dadka dhan cadow ku ah blase adiga garabkeda noqday masha allah mahad sanid abyo mcn😢😢❤
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Fatuush waa runteed wanaag farabadan baa usameeysay thanks riyaaq Waanagaa samaysay waan ognahay waxa fahmi kara dadka indho ku garaadka ah ee wanagsan ❤❤❤❤❤
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
Riyaqey u mad matihid😂😂masha Allah best friend ba tahay abayo Allah ku xafido ❤😢❤❤😢
@FatimaAliadan
@FatimaAliadan Жыл бұрын
Wallaluhu kuwa wada dhashay maaha gabdho qalbi wanaagsan riyaaq waad sharaftey gabadha Allah haku sharfo gurigaaguna noqoy kii lagu baraaro ubadna kugu dhasho fatuush waa gabar qalbi wacan maskina❤❤❤❤❤❤
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Riyaaq booskii walalnimo baaa buuxisay iyo kii saxiibtinimo masha allah wll kaa wanagsan majiro ilaahay dhexdiina dhib masoo dhex dhigo riyaaq walaal wanagsan baa tahay ❤❤❤
@Haffyy
@Haffyy Жыл бұрын
Gabadhena Mareexan waa gob gob dashay love you riyaq qurux♥️♥️💯
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
M.a gabadha ayado todobadi ka bixin ku imatey wllhi si fican bad uso dhaweysey wadna u hagar baxdey m.a ado kle baa abaal loo gala💯❤😢
@asmahassan6554
@asmahassan6554 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wll walhi qof wangsan ayaad tahay riyaaq nasab haduu jiro waa adiga hno mcn qofkii ka rafiiq kula noqda ayaa nasiib leh ❤❤❤❤❤❤ walhi
@elkhadouriali
@elkhadouriali Жыл бұрын
Markad labta is galisen oo fatush ooyday wlhi iliin iga timid MA aqan sababta 😢Masha allah abyo riyaq io fatush waxan idin leyahay waligin wada jira wlhi Anaba qalbiga ka farxay gabdho an tageero horay usocda ❤from islii Le idin LA joga hor Mar wacan abyoyin farxad ku dhamaysta nolosha I. A❤
@assiadjibrilali7493
@assiadjibrilali7493 Жыл бұрын
Riyaq Ghabad kaliya ee tagero KZbin keda wan ku xisay quruxy from Djibouti 🇩🇯
@ishraqsheikh5335
@ishraqsheikh5335 Жыл бұрын
Masha alaah riyaaq wll wanaagsan wllhi fatush way qalbi wanaagsan tahay ee mararka qaar fudeed qaada yacni in loo caqli celiyo weeye ee u caqli celi ❤
@NasraDuaale
@NasraDuaale Жыл бұрын
😢😢😢😢😢 dadka wangsani isma qariyaan riyaaq waa gob wlhy qofkastab halku ujoogo ayay garnaysa ❤❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Жыл бұрын
Gobtu isma qariso waliged mnsha allah Riyaq iyo faatush ale ha isku kiin dhowro wllo waligii wada jira runtii wan nila ilmeyay wax walbo waxaa ka wen wngsan iyo wllnimada waxan idin ku ducenayaa inaa faxad igu nolataan inaa noshihiba🥰🥰🥰❤❤❤
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Riyaaq qof loomartin karo waaye intaan ka arkay gurigaga guryaha laguso shiro noqon doona o dadka ay kuhirtaan ayjecelyihin mashallah ❤❤❤❤❤❤
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Жыл бұрын
Mashallah why I am crying 😢riyaaq waxaa tahay qof wax gal leh sid wanaagsan ee aad u soo dhaweesatay walaashaa fatuush illah ha idin wada jeclaado isda aad isku jeceshihiin we love you sisters 👯‍♀️
@intizaam14ahmed61
@intizaam14ahmed61 Жыл бұрын
Riyaaq really abyo adigo oo kale way adagtahay in lahela abayo allaha ka farxiyo waxan allaah idinka baryayaa in wanagina mahane xumantina ayna nasogarin abyo allaha ku sharfo quraxey❤❤❤
@mustalifomohamett4719
@mustalifomohamett4719 Жыл бұрын
Gbar walsheda siday ugu adegi lahyd gbar ka yar bay kugu adegtay m.a ilhy hausku kin dayo😢❤
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Mareexaanku gobsanaa ❤ mashaa Allah Riyaaqeey hargeisan kasoo salaamayaa wllo ❤
@fadxacabdi-co6tj
@fadxacabdi-co6tj Жыл бұрын
mansha AlLah wllo isjeceL ALe hais kukiin daayo hunooyin❤️
@roda77
@roda77 Жыл бұрын
😭 gabar maa ila dhalayna walhi waan oyina masha Allha riyaaq goob baa thy walhi 😭😭😭
@idmanciise9363
@idmanciise9363 Жыл бұрын
Inta oysay wan salamaa😢😂
@dodorara9532
@dodorara9532 Жыл бұрын
Maansha allaah allaah ha idin xifdiyo walaala qiimo iyo sharaf leh oo kala mudan wanaaga allaah ha idiin barakeeyo
@LayloAxmed-tt4ry
@LayloAxmed-tt4ry 6 ай бұрын
Fatuush i love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fardowsa-b6l
@Fardowsa-b6l Жыл бұрын
Saaxiib riyaaq hakaahato❤❤Mashallah barakaallahu uqtii🎉❤🎉
@xamdakayse9696
@xamdakayse9696 Жыл бұрын
Riyaaq Hadan xafad kula nolan laHaaH dumarpa uma pahdeen😢😢😢
@mustafecabdirisaaq06
@mustafecabdirisaaq06 Жыл бұрын
Riyaq qof qalbi wanaagsan ayaad tahey 🎉❤❤❤❤❤❤
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 Жыл бұрын
Wligee waa ku jclaa riyaaq wanaagii oo qof aa thy anoo ku aqoon ku dreemy inaa thy garsho dumar apyoh ❤😢
@shahad2629
@shahad2629 Жыл бұрын
maasha alaah habo gabdho isku faraxsan aatihiin yaa dhaxdiina yaa laga faa iideeysanin siiba fatuush aan lahadlaa riyaakhey inta aan kaa arkey gabar aad ukhalbi fiican aatahay
@leilaahmed8744
@leilaahmed8744 Жыл бұрын
MashaAllah Riyaq ❤❤u really shows us what friendship means for real❤❤❤❤❤God bless u and ua fmly cadey❤❤
@laylocumarxusen9045
@laylocumarxusen9045 Жыл бұрын
maasha allaah labo is jecel ilxun niima aragto fatuush iyo Riyaq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fowziamohammed6359
@fowziamohammed6359 Жыл бұрын
War marexaanku gobsan Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maznamuzthpe4201
@maznamuzthpe4201 Жыл бұрын
Ala fatuuzh jeceliyaa frxdeedq wa mizkiin ilhyy ha dayoo❤
@Pkiin77
@Pkiin77 Жыл бұрын
Mansha Allah riyaaq qurux goponimadi o qof ah aathy🥰❤️
@jamila-rh7yo
@jamila-rh7yo Жыл бұрын
Waaaw..wat a friend riyaq....hpy to see u lyk that am really crying don't know why
@zuhurabdalle3525
@zuhurabdalle3525 Жыл бұрын
Mashallah waa laqiiroday fatush,cadow bdn bay leedahy garab baad unoqoty,gob baad thy riyaaqey Allah haku sharfo❤
@shamsoaden7450
@shamsoaden7450 Жыл бұрын
Rayaq iyo fatuush waa iga owsiseyn walahi rayaaq abayo pls Fatuush waa gabar qalbi wanaagsan aad ayaan ujeclahay lakiin sometimes wee iga nixisaa in ee marwo tahay iskama dhigto marka ka waani waxyaalaha qaar waa ceyb I love both of you
@ugaasocakes3501
@ugaasocakes3501 Жыл бұрын
Mansha allaah allaah abaayo Riyaaq waligey qof hadyad aan ku farxo ima siiin wlhi allaah mansha allaah❤
@Zamzam-pf9kn
@Zamzam-pf9kn Жыл бұрын
Riyaq wanaged jah m.a waan ku jeclahay abyo hadal laguma sokobikaro❤
@NasroCabdi-y7s
@NasroCabdi-y7s Жыл бұрын
m.a riyaq Gabar caqli badan illhey hakubarkeyo amin
@sumeyashariff3605
@sumeyashariff3605 Жыл бұрын
MashaAllah❤ Allahuma bariik😍
@maishacash5668
@maishacash5668 Жыл бұрын
Nasab maraxan ba uu tahay alle ha ku xafido ❤
@RaaqiyaCumar-qv3yn
@RaaqiyaCumar-qv3yn Жыл бұрын
Masha Allah ilahy ha ku day ma jirto gabdh la siiyo waxas oo dhan lkn walhi fatush way mudanthy m.a 🎉🎉❤❤❤❤ fatush waa gabdh FICA
@FariixaKushkush
@FariixaKushkush Жыл бұрын
Wlhi wn ilmeyaya ilahiyow wll ha no wey fatush riyaaq waa idin jeclahay keep going wlalheyga😢❤
@patrioticnasriinahmed2353
@patrioticnasriinahmed2353 Жыл бұрын
Riyaaq waa gonanimadii oo qof ah❤️❤️😘
@fadumamohamed8936
@fadumamohamed8936 Жыл бұрын
Wlhy riyaaq waaa qof aanan laga rabin dumar nimo abyo hab dhaqaankga waa ka hely abyo ilhy haku barakeeyo reerkga gbdhs yartana ilhy reerkeeda ha u barakeeyo wan idinku farxey❤ mnsh allah🙏
@Suu_sumish
@Suu_sumish Жыл бұрын
Riyaqey gob ba tahy 😢 ilintaa wan ceshan waye walalhi. Walal aan lawada heesan ba tahy 🥹😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@princesszohachannel8356
@princesszohachannel8356 Жыл бұрын
Mnshallh oo video gii qof KZbin ah uu sameeyo ee iga oohiyo wll allha ku barakeeyo riyaqey❤❤❤❤❤
@Ellin947
@Ellin947 Жыл бұрын
Masha Allah riyaaq gob baathy wlhi wanaaga aad u sameyse baa la ilmeeye ma lihi saaxiib sidaan ii garab istaagan ❤😭
@koko-ci9pf
@koko-ci9pf Жыл бұрын
Riyaqa abayo gobonimadii somali lagu yaqanay ayad u muujisay cunugtan yar wlh boski wlashed ka wayn ayad u gashay gurigaga ilahay ha ku barkeyo riyaqey midki lagu so hirto insha alah riyaq awalba wanku jecla fatuush sad ula dhaqantay ku sii jeladay
@Faiza2177
@Faiza2177 Жыл бұрын
Maasha allaah buuga aan ka helay xagee lagu sameeyaa rayaaq ma ii sheegi kartaa please
@ubahhaji6499
@ubahhaji6499 Жыл бұрын
Qalbi wanag oo qof ah 😢 ❤ 😍 💖 Riyaq
@ubaxsiciidwarsame7502
@ubaxsiciidwarsame7502 Жыл бұрын
Masha alleh ina adertey waa waa wanagii ooqof ah waan kugu aqaana gobanimada riyaq cabdi leedheeronimo
@sakariyejeego4313
@sakariyejeego4313 Жыл бұрын
Isha xaasidka alle haynika qabto❤❤❤❤
@AmiraAhmed-gq4db
@AmiraAhmed-gq4db Жыл бұрын
Riyaq Wa gob ilhey masha Alah Ilhey Adna rerkaga hakubarakeyo😩❤❤❤❤❤❤
@xasanabuukar1114
@xasanabuukar1114 Жыл бұрын
Masha Allaah tamiim na hadiyad bey udhibtay fatushna weysisay riyaq u maleynayo qof ka fican inuu adunkan saranyahay Allaha ku xafido riyaqey
@AbdullahiWehliye-n2w
@AbdullahiWehliye-n2w Жыл бұрын
Masha Allah,,bkz of they happiness wlhi I cried surely,,may Allah protect you my sisters
@haliimacabduwahid8732
@haliimacabduwahid8732 Жыл бұрын
Niiko
@haliimacabduwahid8732
@haliimacabduwahid8732 Жыл бұрын
Cabdi fitaax
@haliimacabduwahid8732
@haliimacabduwahid8732 Жыл бұрын
Sheekh
@fadmayusuf7811
@fadmayusuf7811 Жыл бұрын
Allahuma Barik
@hananmuusemursal566
@hananmuusemursal566 Жыл бұрын
Ay walaal aan lawada haysan riyaaq 😢❤
@casrifarhan2637
@casrifarhan2637 Жыл бұрын
Mansha allaha riyaaq ❤ keep again ❤
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Жыл бұрын
Saxiibad cusub guuuuuuulll wacan keep going sister❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilaahiaj3341
@abdilaahiaj3341 Жыл бұрын
Qalbi xab xab riyaaq waiga oysesay😢😢😢😢😢❤
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉🎉❤❤Thank you
@aslimaxamedcismaan5876
@aslimaxamedcismaan5876 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤you thank ❤❤
@najmokadhaa1955
@najmokadhaa1955 Жыл бұрын
Riyaqdeyda qalbi dahab ❤
@KoswarHashi-qb1yh
@KoswarHashi-qb1yh Жыл бұрын
Riyaaq saxip fiican waye mansha alah wan oooyey wlhi😢😢😢
@hiboliina
@hiboliina Жыл бұрын
Riyaq❤walal aan lawada heysan😢
@QuruxAisha
@QuruxAisha Жыл бұрын
Inta haysto walal ado kale ah allaha usoyadiyo intan haysana allaha isiyo amin kuli gemba
@marwaanfacchannel6203
@marwaanfacchannel6203 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah what a good friend
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 Жыл бұрын
MashaAllah qof sidan o kale adagthaya wllh in lahelo
@somaligirl8743
@somaligirl8743 Жыл бұрын
Walle gobonimo waxay u hoyata gurig sade 👑👑👑👑❤️❤️Raaqiyo dumashi ina adeer qaali waa oyeey😢
@edenhazard2546
@edenhazard2546 Жыл бұрын
Riyaq qof sxbtinimada iyo wllnimada wx ka yaqano baa thy guuleyso sis😊❤
@YasmiinAddaan-cn6fw
@YasmiinAddaan-cn6fw Жыл бұрын
Waan iska ilmeeye 😢ma aqaan sababta u ilmeenaayo riyaq qlbi wangey allaha Ku barageyo rerkaga fatushna waa maskiin iska qlbi jilacsan Allah ubarakeeyo rerkeeda ayadana❤❤
@sucdifuad8893
@sucdifuad8893 Жыл бұрын
Riyaaqay aduunkaa walaal lagu yahy wlhi intaa ku arkay waxaa tahy qof wanaagsan❤❤
@adnoyuusuf5567
@adnoyuusuf5567 Жыл бұрын
Why I'm crying😢 xqqdi wax la beerto dadbaa u wanaagsan. Allaha ku daayo riyaaqeey gobaa tahee nolow wll mcn ❤
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 Жыл бұрын
Gobanimada waa u dhasheen reer hooyo mcn 🥰❤💯 Mr 🥰
@abdirashidmohamud4708
@abdirashidmohamud4708 Жыл бұрын
Gobanimo la sheego waa adiga wallahi riyaaq❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🏻🙌🏻🙌🏻🥰
@ubahhaji6499
@ubahhaji6499 Жыл бұрын
Tears 😢 of joy 😊
@niciimaabdirahman8501
@niciimaabdirahman8501 Жыл бұрын
Emotional video 😢❤
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@sahronur9938
@sahronur9938 Жыл бұрын
Maansha Allah tabaarakllah Allah ha isku kiin daayo aamiin 😊
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 Жыл бұрын
❤❤❤Riyaq❤❤
@maznamuzthpe4201
@maznamuzthpe4201 Жыл бұрын
Oh my god first❤😊
@RamlaUpdydiirie-rz6yg
@RamlaUpdydiirie-rz6yg Жыл бұрын
ilaahahay farxad haku siiyo abaayo riyaaq cabdiyeey abaayo aduun iyo aakhiro
@mulkimulki8777
@mulkimulki8777 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰
@najahkhadar2904
@najahkhadar2904 Жыл бұрын
Riyăaq the best person sis❤
@mssd33ko
@mssd33ko Жыл бұрын
Masha Allah 🎉
@Zahto-e2o
@Zahto-e2o Жыл бұрын
Riyaaq wx thy qof qalbi wngsn wlhi wn la ilmeeyay fatuush 😢farxd iku nolado 😍
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 Жыл бұрын
Qofka marka hore murugooda marka danbe ayuu farxaa fatuush faraxd baa u danbysay mansha allah faraxd waarta wll
@iqlaasmaxamudmuse-ur6po
@iqlaasmaxamudmuse-ur6po 8 ай бұрын
Masha allah wllhi waan la qiirooday farxadooda allow u barakeey ❤❤❤❤❤
@HodanCali-z4r
@HodanCali-z4r Жыл бұрын
Maansha Allah
@HABIBAMOHAMED-g6h
@HABIBAMOHAMED-g6h Жыл бұрын
gabar marerxaan landheere ah o ilahay wax siiyey gabar walasheed hadiyeyysay mashalah
@KoshinCumar-ug6fv
@KoshinCumar-ug6fv Жыл бұрын
Wow m.a allaha idin darajeeyo ina aderty iyo boqorada baarida ah fatuush❤
@asmaabdi-zg9uy
@asmaabdi-zg9uy Жыл бұрын
Allah akbar
@SahraAmin-lw1sg
@SahraAmin-lw1sg Жыл бұрын
MashaAllah❤❤❤❤
@xanaanahmed2673
@xanaanahmed2673 Жыл бұрын
Masha allah
@mariaabdi8588
@mariaabdi8588 Жыл бұрын
wlh wn ilmeyay wx walba waxa ka qalisan walaltinimada idinka dhaxaysa qofkas io isfahanka😭❤️
@UbahAbdikadir-vn4jw
@UbahAbdikadir-vn4jw Жыл бұрын
Wlhi Riyaaq Waa Qalbi Wanaag Mnshallh Abayo Allh Haku Daayo Abaayo Sidaas Wlshie Fatuush Mar Kasta Uga Farxiso ❤🥺🫂
@AflaadoonSir
@AflaadoonSir Жыл бұрын
Waaanagii hadii uu qof ahaan lahaaa adigii noqon lahaa whly Riyaaaqa ❤
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 Жыл бұрын
Msha allah farxadiinu ha jirto abid queens riyaaq gobanimada mareexan sade ayaad u tahay ❤❤
@AminaJamose-q2e
@AminaJamose-q2e Жыл бұрын
Manshallha abaye
@DiomondUgaaso-rr1lu
@DiomondUgaaso-rr1lu Жыл бұрын
Jah riyaaq qalbi wang allha ku xafido mcnt🥰❤
@ZimanApdirihmaan
@ZimanApdirihmaan Жыл бұрын
Ayy riyaaq waalaal aan LA wadai haysan❤
@hamdiisse9864
@hamdiisse9864 Жыл бұрын
Gabadha kaliya ee aan iska jeclahay mana aqaani🤔 sababta🥰
EXKAAGI MA UXIISTAY ?😱HAA AMA MAYA FATUUSH IYO RIYAAQ ……
14:39
QAABKI AN U SAGOTIYE FATUSH FARXAD IYO MURUGO 😭😭😭
13:46
Riyaq Abdi
Рет қаралды 174 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 38 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
Sanad guradenii 2aad Alxm ❤️🥹
9:23
Azaam Ramla Family
Рет қаралды 91 М.
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
18:18
ALAABTI UGU BADNED EE AAN SHEIN KA DALBADO &QASARO…!!!😭
13:50
Ayaaniita Official
Рет қаралды 86 М.
NOLOSHA REER  BAADIYAHA IYO QABKAN UGU NOLEEN
26:42
Riyaq Abdi
Рет қаралды 145 М.
GURIGA CUSUB O  DAGAY (HOUSE TOURE) IDINKAGA SAMEYE
22:06
Riyaq Abdi
Рет қаралды 75 М.
waxaan soo salaamay hooyadey
7:32
Salma Hared
Рет қаралды 26 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 38 МЛН