Faysal Cumar Mushteeg

  Рет қаралды 280,866

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Faysal Cumar Musheeg.

Пікірлер: 109
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 Жыл бұрын
Ax yaa qaraami Mushtaag Dararamle Waa fanaaniintii sacad muuse ilaahow idiin naxariiso
@TheHuzzlyn
@TheHuzzlyn 12 жыл бұрын
maansha allaah walee waqooyi rag baa ka dhashey, hadan waqooyi jirin soomalida lama af garteen viva waqooyi ilaahow noo daa xataa waxa ka dhashey boodahari
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Waa mahadsantay wl dadka ay uheesi jireen waa walaaladood
@kylehorn9933
@kylehorn9933 4 жыл бұрын
Jeegaanta Uggeee
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 4 жыл бұрын
😄😀
@mkali4230
@mkali4230 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan,fanaan,macalin faysal cumar mushteeq faysal xabeeb cod dahabiya tariikhda fanka ragii aasaasay AHN
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 8 ай бұрын
AHUN Maxamed Cumar Mushteeg oo loo yaqaano Faysal cumar mushteeg Wuxu ahaa fananinka fananiinta ❤
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
3 doodu ba waa inaga hooseeyan Allah yaa raxma maxamed busi jila kaban heesa qaali ah faysal abwan macalin cod macana iyo sahra golden ilahow uu danbi dhaaf amiin yaa rabii faniintaas qaliga aha 3 qof aad u qaali u ahaa
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
2 ruux qaali ah geeridii xaqa aheyd heeshay 2 golden voice faysal and sahra faysal teacher abwan fanan Allah yaa raxmaa
@AliBoqore-n1x
@AliBoqore-n1x 3 ай бұрын
Waah waah aun sadexdooduba way dhinteen ilaahow janadada ku casuum
@saamgacal5576
@saamgacal5576 8 жыл бұрын
inta fanaan oo qaaday heestasn waxa ugu cod macaaaanaa oo kuso baxaya Faysal cumar mushteeg waliba xabeebta uu leyahay aya heesta dhadhan gaar ah u yeelay waa aragtidayda dhamaan Allaha uwada naxariisto saddexda hobol ee wafa the qaaday heestaan : wali waa caruuroo waa laan curduna hoo waxaa loo carbinayaa sida faras colaadiyo.......
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Wl Faysal isagaa iskaleh heestan originaalkeedii Mahadsanid
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
I grew up this culture songs 😣😣😣😭😭😭 so sad hargeisa walalahay iga weyn dhagaysan jiray iyo adeeraday galabti casarka makhribkana qadka way ka kicin jireen waxay wada ahayeen professionals xarogada hada ragu sida xoolahay u daqaan habeen iyo malin ilahow qaadkan inaga qaboo i was so young i remember walahi heesahan
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Kula mid Ayan ahaa walahi waan qiiroday markan akhristay comment kaga Aniga inamadayada ayaa dhageysan jiray iga waaweyna oo wax wada bartay shaqeysta Way qayli jiren Lakin cishaha marka la eedaamo ayay tufi jiren walahi garabada aniga oo yar ayaa kaso hoos guri jiray yacni 8 habenimo qolka lagu qayli jiray daaqadaha inta la furo ayaa LA laydin jiray Imika dalki Ayan Dib ugu noqday walahi fasax 2bilood waan soo nacayba dadki oo qaad ku quraacda ku qadeya ku. Cashaynaya walahi waaxan soo arkay qaar 6 ilaa 6 qaylaya
@SuadShALi
@SuadShALi 7 жыл бұрын
Allahu yaa raxma raaximiin inaderkay Faysal Cumar Maxamed ( Mushteg)
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 8 жыл бұрын
macalinka macliminta fanaka fanaaninta faysal omer musgteeg inader well done rabni naxaristii jano ha ka waraaabiyo
@maryamasaleban2649
@maryamasaleban2649 5 жыл бұрын
Mushteeg siduu sacab ka utumayoo kaliyaa cibaaro Ah Alle godka haw nuuro burji faneed oo layaab luu lahaayee
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Alle ha unaxariisto 100 jeer kabdn baan ku cesh ceshtayok kaba dhargi waa
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allah
@mahadljama4578
@mahadljama4578 6 жыл бұрын
waan jeclahay heesaha afkaga hooyo lagu tiriyo oo dhan Ilahay baa iga dhaliyey Somali idam Allah ahaa kuwi is jeclaaada oo ilashada wada jirkooda iyo dhaqankooda.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
fanan cod macana Bu aha Ahn Faysal omer mushteeg tirarki fanka ayu aha Isaga iyo sahra ahmed ba alla Ha unaxrsto😭💔😭😭
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 5 жыл бұрын
100 Sano kadib dadka akhris an dona commentiganaw iisoo duceeya ilmaderayal.
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 5 жыл бұрын
Hhhh ducada ma kaliga baa wada qaatay noo soo duceeya dheh lipaah
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
Kkkk youtube ba wa laga baxaaya . Aalado kale ayaa la isticmalayaa. Dadkuna wax akhriska ma jeclaandoonan markaasa wax walba ishaaro loo sameynaya lagu garto. Adigana ducadu waxba ku Tari meyso ee camalkaaga. Mahadsanid.
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Aan ku ducayne maxa ku haya
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 waa mar uu geeryooday
@mahadahmed1378
@mahadahmed1378 3 жыл бұрын
Durba sanadbaa tagay 99 baa hadhay
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Aun philasof and old legendry❤.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Farmaajo Iyo Khayre Waqti Badan HaLooda Inay Sii Joogaan Cadowgeeda Ha Nexeeneeeeeeeeeeereeeee
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 4 жыл бұрын
Naxli Nadal Nacdal Munaafaq Uskag halkani Somaliland hadaad Soomaali ahaan u dawanayso ku raaxatso Nacasnimada naga daa
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*Hoboladii Qaranka Somaliland Alle ha idiin naxariisto* 🇭🇺
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 4 жыл бұрын
Oday anu zhp nhy ba faysal hdii la geeyo qiirooda ilahy ha u naxariisto faysal omer iyo sahra axmed
@nrx8684
@nrx8684 5 жыл бұрын
Yaa salaam, reer waqooyi heesa iyo raaxada waa u qiray, weey nooga horeeyaan hadaan reer koofur nahay
@maxamuudsiciid7289
@maxamuudsiciid7289 3 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto dhamaan tod amiin
@qaalisland
@qaalisland 12 жыл бұрын
somaliland songers noolada busy sahra and mushteeeg masha allah
@warsamecabdirashiid9121
@warsamecabdirashiid9121 9 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso ameen
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Allow kunaxariiso. Fanankan heesaha subciska isagan uga harey
@mahamoudmahamed2718
@mahamoudmahamed2718 10 ай бұрын
Alle hawnaxariusto
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Halyeeyo ayaa baxay illahay ha u raxmado maamo sahra iyo faysal cumar mushteeg legan buu ahaa
@jarvajurva2930
@jarvajurva2930 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto macalin faysal cumar mushteeg School dayaxa
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 6 жыл бұрын
Midaban cadaaniyo Cawlaan lahaynoo 2x Daymadaa cajabiyo Lagu cajisayniyo Waxaad tahay mas cideed 2x Wali waa caruuroo Waa laan curdina ahoo Waxa loo carbinayaa Sida faras colaadiyoo Dakane u cartamiyo 2x Canbaruudka naasaha Caradaa madowgiyo 2x Luqunta canbaadhka lehe Iyo cududaheediyo Kubabka is celiyoo 2x Wali waa caruuro Waa laan curdina ahoo 2x Waxa loo carbinaya Sida faras colaadiyo Dakane u cartamiyo 2x Sunayaha carceere Cidhifka isla gaadhiyo 2x Indho cawl la moodo Cashaqaa abuura Igu beeray cudurkee 2x Wali waa caruuro Waa laan curdinoo 2x Waxa loo carbinaya Sida faras colaadiyo Dakane u curtamaye. Dhamaad Waxa jiibanaya heesta faysal cumar mushteeg (AUH) iyo bulsi oo kabanka qarcaya iyo faniinta kale agfadhida
@sdjam2821
@sdjam2821 5 жыл бұрын
Cadnaan mascuud sahra Ahmed Jama AUN labaduba
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Heestan Faysal waxaan kaloo kumaqlay Axmed dararamle iyo Axmed mooge sadexdoodaba ilahay ha unaxariistee waxaa
@suldantimacade3464
@suldantimacade3464 5 жыл бұрын
Aamin
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Faysal ayaa Lahaa heestan originalkeeda wl mcn
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 жыл бұрын
ياسلام ياسلام الله يرحمه ويغفر له آمين
@suudichannel1929
@suudichannel1929 6 жыл бұрын
laakiin waxan idin way diiyay sxbyal vedio qudha maydaan ka hayn maxamed mooge liibaan AHUN sxbyal hadad hal vedio ka haysaan maxamed mooge liibaan KZbin soo galiya
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
BOQRKA CODKA FEYSAL OMAR MUSHTEG THANKS VERY MUCH
@hanadcabdixakiin8876
@hanadcabdixakiin8876 9 жыл бұрын
wooooow yaa salaam allow u naxariisto
@qalbiwaxjecek4297
@qalbiwaxjecek4297 7 жыл бұрын
Somali baan ahey sidaado kale haku bariiqan magac gumeystey ku bixiyey intad kaagi sharafta iyo islaamnimada huwanaa aad uqdadka qado jabadka haka dhicin .xush dhamadteed walle aan salka wada dhigno Shanti Somali sidii iskugu keeni laheyn aan ka shaqeyno inta aad aniga sidii dibir dhul igu dhigi laheed inta aad ku howlantahey akhiradi yeysan nagu wada dhicin wlle
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Qalbi Wax jecek Yaad la hadlaysaa?
@ahashi7828
@ahashi7828 9 жыл бұрын
ilaahaw u naxariiso oo jano fardawsa ka waraabi aamiin,aamiin
@casoowe100
@casoowe100 12 жыл бұрын
Kol haduu dhintay maad ka saartid waayo waxaan danbi ahayn uma shaqaynaysid, danbi ha ugu filnaadee intii hore, sida qofku marka uu masjid wax ku darsado aya sadaqo jaariya utahay tana waa danbi soconaya ilaa aad jojiso, xabashana ugutagaya.
@suudichannel1929
@suudichannel1929 6 жыл бұрын
LB CHANEL aad baan idiinkaga mahad celinaya sida aad taariikhda fanka soomaaliyeed u kaydiseen
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 Жыл бұрын
10/7/2023
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 6 жыл бұрын
Allah yarxama raximiin legend buu ahaa
@maryanomar4416
@maryanomar4416 6 жыл бұрын
Wuu ahaa
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 5 жыл бұрын
After 1year still 🔥
@keysewadani9201
@keysewadani9201 7 жыл бұрын
Allaw ku naxariso oo jantu fardoosa gee
@igass856
@igass856 4 жыл бұрын
LB channel please provide the name of the intro song by Sahra Ahmed Jama, heestii bilowga ee Sahra ahmed intaan weli wa caruuro bilaabmin ino sheeg ado mudan
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
somalilander Sxb Waxaa la yidhaahdaa Saxansaxo udgoon waxaana ku wada luuqeeya Sahra Axmed iyo Xasan Aadan.
@igass856
@igass856 4 жыл бұрын
Show ileen wa heesta saylo guyaaal badan. Talow ma sayla bari Mise sayla galbeed ayey ka hadlayeen
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@igass856 Mooji
@abdiqadirdayibabdi8593
@abdiqadirdayibabdi8593 4 жыл бұрын
Alehaunaxariisto
@idriisabdilahi5324
@idriisabdilahi5324 6 жыл бұрын
Axyaa hees way iga gadan tahay heestaan
@nasirhajijr7365
@nasirhajijr7365 8 жыл бұрын
waa Hees Mcn mushteeg👍❤
@nasirhajijr7365
@nasirhajijr7365 8 жыл бұрын
Thanks Sxp Waxaan Dhaysan Jiiray 2009 Marka Kolay Ma Xasuusto shaymire Ayaan Uu Haystay Sxp Thanks
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Nasir Haji jr Adigaa mudan sxb.
@nasirhajijr7365
@nasirhajijr7365 8 жыл бұрын
+LBchannel Thanks Ugaas Waan Heelay heesta lkn Faysal Laftiisu Waa Hees Walahi Shiidan qarami Ayaan Kagaa Fadhiina sxp
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Nasir Haji jr Waa hagaag sxb.
@kulmiye5
@kulmiye5 12 жыл бұрын
Sida uu dhawaqa uu dhacayo waa mid aan caadi aheeyn .....
@keysewadani9201
@keysewadani9201 7 жыл бұрын
Mansha allah mansaha allah
@nasirhajijr7365
@nasirhajijr7365 8 жыл бұрын
heestan Oo Shaymire Qaadayo May Jiirta Plz???
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Nasir Haji jr Kolayba anigu maan maqal, laakiin waxaa jirta ayadoo u ku luuqaynayo Dararamle oo asalka heesta isagu iska leh.
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
@@LBchannel dararamle maleh heestan Faysal mushteeq ayaa iskaleh originalka heestan
@jemalkalib4978
@jemalkalib4978 7 жыл бұрын
this is only a song by one of the good somali artist nothing to do with tribe or saqajaan
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
You are saqajaan. You have nothing to be proud of he is ISAAQ AUN go to help what A hateful envious IDIOT
@kannaazizou1316
@kannaazizou1316 8 жыл бұрын
hes rasmi ah mel kasta
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 9 жыл бұрын
Mahadsanid walal Shaqo wacan
@Tophariif
@Tophariif 12 жыл бұрын
alaa ya raxma
@zalmaanegas6231
@zalmaanegas6231 8 жыл бұрын
waxa saneeyay cali sugule duncarbeed
@kaydamarli125
@kaydamarli125 5 жыл бұрын
Mikahiiiiiiiiiiiiiil
@nabadraadshe
@nabadraadshe 12 жыл бұрын
Mahadasanid walaal.
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
Axsan qaarami
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 7 жыл бұрын
Faysal Cumar mushteek
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
pls guys tell me the first song in the beginning of the video clip ? help help
@saidtahar1574
@saidtahar1574 6 жыл бұрын
daniel mohamoud sayla
@Abdi-uy1kh
@Abdi-uy1kh 6 жыл бұрын
0:45 masciideed by axmed moge
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
faysal taariikhda fanka soomaaliyeed ma illaawi doono
@nabadraadshe
@nabadraadshe 12 жыл бұрын
Eebbe naxariistiisa balaadhan ha huwiyo. Suldaan goorma ayuu geeriyooday, halkeese ku geeriyiiday?
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
hargeysa hoygu usoo hoyday habeenkii u horeeyey ee uu u hooyan jirey haanta-goosh tageyna ka hoyday.
@abdikadarmohamed2863
@abdikadarmohamed2863 5 жыл бұрын
nabadraadshe
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 12 жыл бұрын
heesta ay ku bilaabmayso clipku magaceeda i sheesha pls ?
@abdihashi2310
@abdihashi2310 7 жыл бұрын
daniel mohamoud sayloo guyaal badan
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 7 жыл бұрын
seeyloo gu yaal badan soo baxaa kaliushii waxaa xasan aadan samatar iyo zahra ahmed jaamac
@mahadcali1
@mahadcali1 13 жыл бұрын
mahadsanid saaxiib
@MrQoolaab
@MrQoolaab 9 жыл бұрын
Ninkan LBchannel waxaan ku ixtiraama isa uu u hablaha meelaha xaflada ah jooga uuna u ilaaliyo sumcadooda. Dhowr jeer baan arkay.Salaaaaaaaan ka timid dadka Norwey sxb
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
+MrQoolaab Mahadsanid sxb.
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 9 жыл бұрын
LBchaneel walal heeskan Qiimaha badan ee uu qaadato AUN MARXUUM #Faysal_Cumar_Mushteeg waa sameeyay erayadeeda iyo Naaxiyadaba intaas noo sheegg hadii aad garanayso ama yaad ku maqshay.
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
+Baari Tv Ma garanayo sxb.
@cadawjebiye8838
@cadawjebiye8838 8 жыл бұрын
baari tv heestan waxaa sameeyey yuusug xaaji aadan qabiile oo ah ninkii sameeyey heesta calanka somaliya somaliyeey toos waan wasiirkii arimaha debeda abaheed foosiya
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 6 жыл бұрын
Ereyada Cali sugule dun-carbeed
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 5 жыл бұрын
Dad sharaf iyo karaamo ku leh aduunka ayay ahaayeen runtii
@jaabirana
@jaabirana 12 жыл бұрын
who can tell me the first song at the begining
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Waa sahra Ahmed iyo xasan aadan heesti sayla intaa ku qor youtu.be ka
@mohamedaamir3879
@mohamedaamir3879 7 жыл бұрын
LB salaan gobeed waxa ku xusi doonta taariikhda somaliland iyo guud ahaan taariikhda inta afka somaaliga ku hadasha sida aad dedaalka iyo wakhtiba ugu hurtay kaydinta fankii iyo murtidii umadda
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
cabdi qooqane mahadsanid sxb.
@kohimakahil3135
@kohimakahil3135 6 ай бұрын
Faysal Cumar Mushteeg. Waxaa markhaati kuu ah intii ad waligaa jirtay in aanu isbadal adiga kaa wanaagsan aanu iman?
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 жыл бұрын
Waxaad tahay masciideed!!
Faysal Cumar Mushteek
6:18
Abdinour Tall
Рет қаралды 84 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
Laqanyada Jacaylka
9:33
LBchannel
Рет қаралды 79 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 993 М.
Faysal cumar @ (markaad guurtaan Ana goostey)
8:41
Qarami Media Pro
Рет қаралды 334 М.
Heesta Liilalaw ee uu qaado Axmed Dararamle
8:09
Noor Ali Farah
Рет қаралды 266 М.
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Hirad Channel
Рет қаралды 476 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 510 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36