FAYSAL MUNIIR | XAYIRAADDA IGA QAAD - HEES MASRAXA JIGJIGA GILGISHAY | WACDRAHA SHOWGA KADHEERI |

  Рет қаралды 122,057

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

XUBBIGEENNU SOO KII DOOR HORE XIJAABTEE
LAGU DARAY XABAALAHA MA XUSKAAN TALOW AHAY
XABSI CAASHAQ LEEYAHAAN KA HAYAA
XIL WAYNOO XOGHAYNTIISAAN AHAY
DAAWO - GABADHA MAXAY SAMEYSAY?
XABSI CAASHAQ----
LAYAABKA SHOWGA JIGJIGA - MOHAMED KADHEERI
SULDAAN SEERAAR
XARIIR AHMED
AXMED BUDUL
MISS XIIS
CABDI ZAKI
-------
CAMERA CREW
CJ AMIIN
SHAKIIB YARE
HAMSE HAJJI
SHARKROZ
---------
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
-----------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 86
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@xaabsade9844
@xaabsade9844 2 жыл бұрын
Qofkastoo commentkayga arka ilaahay waxaan uga baryayaa caafimaad iyo jano
@abdiraxmanhussein9619
@abdiraxmanhussein9619 3 жыл бұрын
1 Million coming soon 😍
@zuhuurfunny6116
@zuhuurfunny6116 3 жыл бұрын
Ikeeen xoriyadii aan xidhiidh samyste hees igu qaali my bro muniir keep going
@beertanolosha8727
@beertanolosha8727 3 жыл бұрын
87 qof uun baa iga horeeya 88aadkii daawady baan ahy faysal muniir fan degen 💫
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Fanaanka kaliyee deegaanku leeyahay faysal Muniir 💯💯💪
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Amarka ilaahay dookhu waa cajiib halka dadku hebelkaa seeraar iyo hebelkaa xariir ka buun buuniyaan ninkan baa cod daganaan iyo sawd qurxooni ba kaga horeeya
@salmahappiy1284
@salmahappiy1284 2 жыл бұрын
Wlhii fanaanimadu ma ficna wlhii aduunkana iqaabu kumutaysan yahy aakhirona cadaabuu kumutatsayn yahy ee fanaaniinta fanka iskadaayan ugutalin lahaaaa ilahy dartiis🙏🏻😭😭🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@fathiyaabdullahi1246
@fathiyaabdullahi1246 2 жыл бұрын
Feysal muniir cod dahabi well done 👍 👍👍
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 3 жыл бұрын
Mana xisabtamin o ku xirxirano mise xiisahaga xargo gooste ninyahow🥲🥲😭qeyrke xisaablai farxad may xadreeyan💔
@daganmomo
@daganmomo 3 жыл бұрын
Ikeen Xoriyadii Aan xirir Samaystee😭💔 Hees xasus mirana
@ruqiyomohamed23
@ruqiyomohamed23 2 жыл бұрын
Feysal muniir waa nin qiima leh waayo fanaaniinta kale markey rabaa dadka iney isku sawiraan wey jee jeed sadan oo waad ka daree mee iney rabin iney dadka isku duubaa balse asaga dadka jecel iney isku duuban aad buu u ixtiraamaa dadka oo kama dareymeysid xumaan sharaf kunoo laaw wll ee horey usoco lixun kuma araqto
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@habsathehambarte1498
@habsathehambarte1498 3 жыл бұрын
Boqorka codka feysal Munir keep going
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 жыл бұрын
Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay
@hodaneygaraad4218
@hodaneygaraad4218 3 жыл бұрын
Wankuso booqday wll
@salmaa2871
@salmaa2871 3 жыл бұрын
oo maxa ku keenay mashaan hadaba if u say so????? lool
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 жыл бұрын
@@salmaa2871 Adibo maxa ku keenay miyaan xumaanta lagaa xarimin 😥😭
@mabzuuddhagayare-gg5rc
@mabzuuddhagayare-gg5rc 11 ай бұрын
Ax yaa hees❤
@bilaalibraahim2622
@bilaalibraahim2622 2 жыл бұрын
Kuwa xanuusan oo hadal xun soo qorey fanaakaa maad gaartaa cadowgaa hajabo feysal muniir guul
@Ifrahaden4464
@Ifrahaden4464 Жыл бұрын
WoW
@bilaalibraahim2622
@bilaalibraahim2622 2 жыл бұрын
Kuwa kaxun hormarka feysal muniir isxawaale ciilqaboo cadaabta gela
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 2 жыл бұрын
Boqorka codka muniir🥰🥰🥰
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 жыл бұрын
Musician Faysal Go.forward❤️✔️
@ibraomar461
@ibraomar461 3 жыл бұрын
Somalidu 3daa dilootay 1)sharcigii bay hareer mareenoo waa kuwan oo heesaha rag iyo dumar Kala ajinabi ah sida gaaladiyo kale diintooda qaataan sharci qabta an lahayn tan imnka cambaruudka naasaha saaraysa miyanay waalid lahaynoo oo wll damiir leh la dhalan? 2) qaadka oo ragaadiyay waxay dibadaha uga dawarsadan waa dad cayroobay oo noloshu ku adkaatay waxay ku baabi'iyeen xoolahoda qaadkas baas raganimadana ka baabi'
@sharmarkeismail3284
@sharmarkeismail3284 2 жыл бұрын
Maxaa Laygu Kaa Xidhay Ee Aan Xogtaadiyo U Rabaa Xagaagoo Adba Iima Xiistide Another Level Abdi Askari Tube
@maxamedcali7865
@maxamedcali7865 3 жыл бұрын
Alfanaan muniir ninan taageero ❤️❤️🤙🤙
@bowyow3819
@bowyow3819 3 жыл бұрын
Woow cadi maha
@ahmedsadak6904
@ahmedsadak6904 3 жыл бұрын
Boqorka codka feysal muniir nolow inbadan
@muudahir7081
@muudahir7081 2 жыл бұрын
Fv wye hestan ❤️😍🥰
@anshirodubadaragsan6847
@anshirodubadaragsan6847 3 жыл бұрын
Heestan waanku hestaa cadi mahan thanki you
@shamuuqcaddeofficial1469
@shamuuqcaddeofficial1469 3 жыл бұрын
1 MILLION COMMING SOON #ABDI_ASKARI_TUBE 🥰🥰🥰✌✌
@princessistaahil
@princessistaahil 2 жыл бұрын
Mansha allaah
@ibrahimdeeq4446
@ibrahimdeeq4446 3 жыл бұрын
Ax xubigeenu sowki bari hore xijaabtay
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 3 жыл бұрын
Show dirac shiida lagu soo aadanayana reer jig jigaan kahayaaa
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 3 жыл бұрын
Reer baadiya adi dirac gabdha maala xidhataa Doqon yohow
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 3 жыл бұрын
@@mohamedafgaap804 laba lababuufnimada iga saaxiiboow
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 3 жыл бұрын
Anaa wasa adigu hooyadaaba naso baro shuubadiinku dhashay wase
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 2 жыл бұрын
@@mohamedafgaap804 adaa is caayey hooyo nin caayey darbi maaa ku kodhay qaas qaaskaa tahay wase eey ukeyohow cagaha dheer nin ani wax ma caayin lee fakayga aan kahadlay show iyo dirac nooooo!!!!!
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
Oo dharka mala xidhataa naagaha!
@qumancali1329
@qumancali1329 2 жыл бұрын
War umadaan juhalada yaa telfana ka qabta jigjiga badow baa tihiin bisinka yaab badanaa
@ashkirdhabuuke3504
@ashkirdhabuuke3504 2 жыл бұрын
Jigjiga calanka somaliya miyaa lagu dhaxwadan karaaa
@khadracadeey6675
@khadracadeey6675 3 жыл бұрын
Iga daa xasuusaha xayirada iga qaad 🥲
@xikmaawimuxumed1771
@xikmaawimuxumed1771 3 жыл бұрын
Show somalia ka dhaco saanlee wye fanaanka meel uu ku jaaso malasiinaayo 😄
@Fatma-vm7fw
@Fatma-vm7fw 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️😘😘🌹🌹
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 2 жыл бұрын
Fanaanka kaliyeen ka wato jigjiga
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 3 жыл бұрын
H3esta kaliya fesal muniir kuxasuusto
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 2 жыл бұрын
Gabadha views haku raadsan
@dj.catoozhabdiqadir9888
@dj.catoozhabdiqadir9888 3 жыл бұрын
Bᴇᴛs ʟᴇɢᴇɴᴅ ғᴀʏᴢᴀʟ ᴍᴜɴɪɪʀ ᴀʟᴡᴇʏɴ ʟᴇɢᴇɴғ
@cufazihome5570
@cufazihome5570 3 жыл бұрын
My tiim Abdi askari mardhow 1m subc
@cufazihome5570
@cufazihome5570 3 жыл бұрын
Insha allah
@mohamedabdiwali1492
@mohamedabdiwali1492 3 жыл бұрын
Like haleygu qariyo madaxa I furan
@kikiibraahim3719
@kikiibraahim3719 3 жыл бұрын
Heesa macan miyaa sxb
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Mooji 😂
@hamdamohamed3493
@hamdamohamed3493 2 жыл бұрын
dadkan qiironayaa miyey wada xayiranyiin
@hirrehassan9306
@hirrehassan9306 2 жыл бұрын
👍👍
@barbatov288
@barbatov288 2 жыл бұрын
Hees dreen dhaba ka turjumyso 😭😭 jaa majogi haah
@hamdi3237
@hamdi3237 2 жыл бұрын
Wax kale
@deeqyare5647
@deeqyare5647 3 жыл бұрын
Ayaan kaaba axmed caydiid heesta qisadeeda maxay ku sheegtay mise dhanka fahanka qof waliba ka helo buu u qaadanayaa sida caadiyanka ah!!
@sagalcadeey9861
@sagalcadeey9861 3 жыл бұрын
Another level f muniir
@salmaa2871
@salmaa2871 3 жыл бұрын
waxaaba iigu daran kan yare stagekasta taagan, Mr pink n white shirt. {stage kaanu ku soo caanbaxeyna, maxaad naga taqaana somaaliba naladhahaye'' i'm caan now} 😳🤪🤣🤣🤣🤣🤣😂
@dawlad____1329
@dawlad____1329 3 жыл бұрын
Waxaan ma heesbaa marka
@shukriwali5156
@shukriwali5156 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyomohamed23
@ruqiyomohamed23 2 жыл бұрын
Inantu waxey sameysay wax caadi kadaa marki fanaan ka ay taag yeerta asna waa nin rageed
@hodanmohamed5889
@hodanmohamed5889 2 жыл бұрын
Wa inaderkay mcne wa aniga
@sahrolise5320
@sahrolise5320 2 жыл бұрын
Dadkan intee laga soo dayeyi😂🤣🤣🤣🤣
@asmaosman9256
@asmaosman9256 3 жыл бұрын
Dadkan dhibaato badanaa gabigiisiiba naqaskay ku dhajiyeen
@farahmohamed1814
@farahmohamed1814 2 жыл бұрын
Kan waa wada calaacal naagtii ayaa nacday ayaanu is idhi
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Isagu iskama hadlayo awroow 😂 ama gabadh hadaad tahay riyeey kkkkkk Fanaanku waxa uu qaadayo maaha wax isaga uu isu qaadayo ee bulshada ayuu ka hadlayaa abwaan baana udhiima midhehee isagu wuu soo gud biyaa uun caku somali fanka see lagu fahan siiyaa 😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
💯 isagaa dhaama kuwa kale waa fanaanka ugu cod maxaan deegaanka
@abokorabdi174
@abokorabdi174 2 жыл бұрын
Inay geelii egayanba lamoodayeee meshaa kasaraa .🤣
@naciimacabdifataax7449
@naciimacabdifataax7449 2 жыл бұрын
dadkan talafonada layacaya maxa kamaqan waa yabe 🤣🤣🤣🤣🤣
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 3 жыл бұрын
Hee xusuus mudn
@quruxdumar389
@quruxdumar389 2 жыл бұрын
Waar waaxay dee tan calanka somalia masraxa la taagan Naa dee meeshu somalia maaha
@sadetravelvlogs
@sadetravelvlogs 2 жыл бұрын
Ayaan kaaba madaxa calaacalka abwanaden
@beertanolosha8727
@beertanolosha8727 3 жыл бұрын
ONLY 100 SUBSCRIBERS MAANTA kaliya iigu dhufo zxp
@muslimaabdirahman3478
@muslimaabdirahman3478 3 жыл бұрын
War gabdhuhu markey heesayaan wiilashu korka kama fuulaan maxay gabdhahaan wiilashu markay heesayaan korka uga aruuraya
@ifrahali9477
@ifrahali9477 3 жыл бұрын
Wxa igu fikarada adiga ka arkaa wlh marna gacan isagu leyhy ma tabin jirkedu iyaduna sidi koolo cml ayey ugu dhagnthy wlh wa adun iyo damir xumo dumarkenu raga an dhernahay😫😭😭😭
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 3 жыл бұрын
Cabdi askari maxd varra dadka utusi ma heestad ku kala kacasan 😂😂😂😂
@salmaa2871
@salmaa2871 3 жыл бұрын
geeljireyaal bu stageka soo saartey, OMG... they look like 🤡😆🤣🤣🤣
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Yaa teleefoonada baaldi uga gura. War waqtigiina qaata oo raaxeysta. Umad wada camira man/women ah😳😳😳😕
@shukriwali5156
@shukriwali5156 2 жыл бұрын
iLove you mcn jaceyl ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@barbatov288
@barbatov288 2 жыл бұрын
Shukri wali anga ma nawale heesta team jecl mahan team murugo waye 😂😂
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 50 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 122 МЛН
FAYSAL MUNIIR HEES AROOS DEEQSI IYO KAWSAR
4:23
Ak Production
Рет қаралды 19 М.
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,2 МЛН
Indha Deeraleey
9:15
Khadar Keyow - Topic
Рет қаралды 415 М.
XARIIR AHMED | DHAKHTAR - HEES QISO DHAB AH | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:32
SAFIYA TUSMO & FAYSAL MUNIIR XAFLADA SOO DHAWAYNTA SAFIYA TUSMO JIGJIGA 2021
6:13
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub  | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
Feysal Muniir - Yarti jamashada (Showgii Nairobi 2019)
5:43
Raage Abdi
Рет қаралды 333 М.