FAYSAL OO XIDHAY GAMBO MADOW ETHIOPIA IYO SOMALIA TURKIGA ISKU AFGARTAY HESHIISKII MOU OO FASHILMAY

  Рет қаралды 17,842

Madani Production

Madani Production

5 күн бұрын

FAYSAL OO XIDHAY GAMBO MADOW ETHIOPIA IYO SOMALIA TURKIGA ISKU AFGARTAY HESHIISKII MOU OO FASHILMAY

Пікірлер: 67
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 3 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@bby6
@bby6 3 күн бұрын
Hassan munaafaq wa jilicsan an siyaasad aqoon brother
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 күн бұрын
Waah ruun wah muunafuuq aan is maaqlin aafkisah iyo dhaagahisuu qoofkuh maarkuh aaxdilahan wax kaaxuun maaleh
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul butland guuuuul guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah 👑👑🎇🎇🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️,♥️♥️♥️♥️♥️
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 3 күн бұрын
Guul guul guul SSC khaatumo state and puntland guul guul guul Awdal state of Somalia absolutely
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 күн бұрын
Maashallah GUUUUUL SSC 🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 3 күн бұрын
Faysal faaruq gambo inuu xirto Hala yabin Wa dhedig sidii dumarka cadada hela waxas qof jira maha
@khadijo1396
@khadijo1396 3 күн бұрын
Cabas runtaan ku jeclahey ❤❤❤❤❤❤
@FarahAden-qs5hq
@FarahAden-qs5hq 3 күн бұрын
Guuuul❤❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 3 күн бұрын
ilahay bah jebiyay irir samaleh waa dulmigih lasaanod bah ilahay kah so saray waa Good news ilahay idin jabih in shah Allah
@AbdulahiibrahimAli-ce3ir
@AbdulahiibrahimAli-ce3ir 3 күн бұрын
Adbad umaahansatahay madaniadban kutaageraa❤❤❤❤❤❤
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 3 күн бұрын
Madaxda hawiye shaqsiyada iyo miirka garashada weey ka tagtaa,waxaana u muuqda keLIYA lacag Uun haba ugu darnaado xassan munaafuq
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 2 күн бұрын
Guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC guul SSC ♥️🇸🇴♥️♥️🐎🇸🇴💙
@HusseinAbuukar-cr6ry
@HusseinAbuukar-cr6ry Күн бұрын
Waamahadsantahey,ok
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 күн бұрын
Faisal kaarton wa haybti garan waa waxaan nahay uruuris samaale,hadana waxaan nahay carab hadana waxaan maya waxaan nahay Oromo maya waxaan nahay Axmaaro marka haybti garan waa in loo jawaabo ma mudna from D5
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 3 күн бұрын
somali iyo etoobi maxay ka wada hadli karaan oon ahayn Ogaden region ?????
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 күн бұрын
GUUL SSC AND SOOMAALI WEYN MARKA LAGA REEBO QAWAARIIJTA SNM EE GAALADA AH AND QAWAARIIJTA KOONFURTA SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
@aminaibrahim5345
@aminaibrahim5345 Күн бұрын
Guul ssc❤❤❤❤❤
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 3 күн бұрын
Faysal cali waraabe waxaa dhalay nin la odhan jirdy ina gadh case
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 күн бұрын
Faysal faaruq gambo ayuu soo xidhay ee dirac iyo toob haloogu daro
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 3 күн бұрын
Aniguna diracaygan uso bixiinaya Faysal faaruq😂😂😂😂
@HibqaSugulle
@HibqaSugulle 3 күн бұрын
B❤ B
@user-fx6ok5wo8g
@user-fx6ok5wo8g 3 күн бұрын
Kkk asc saleebaan jaamac hayan alehaunaxariisto ader gunbaan ahay ganbocasbaan xidha hay amagarnaagood jeering ganboolka iskaro guudka igasaaran
@user-nq8qs7bl8n
@user-nq8qs7bl8n 2 күн бұрын
Waakugula faraxsa. Nahay. Agaasime. Irinta dhextaal. Iriirkii barankiga ahaahaa. Gud
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 3 күн бұрын
faysal dhiicaan qarmuun
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 2 күн бұрын
Maxaa lagala hadlaa Ethiopia. Ma waddankeenaan kala Hadalnaa.Ethiopia hadday dekad rabto ay wax kala degto ha tagto xamar oo ha la macaamisho Dawladda.
@user-pp3se9re2o
@user-pp3se9re2o 3 күн бұрын
Hangal buu xirtay Faysal Danbaa u run sheegtay, jabkii Sool ayaana baday inuu maantay xaalkiisu halkaas Gaaro.
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 3 күн бұрын
Horta iidoorku ismaqabtaan miyaa
@AxmedRiiraash-ek5rp
@AxmedRiiraash-ek5rp 2 күн бұрын
Soomaaliy❤❤❤guul
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Күн бұрын
Danbaa baday ineey ganbiyo googarad qaataan🎉🎉🎉🎉🎉
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Faisal Maqnuud gambadii Adna ayuu xidhay.
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 2 күн бұрын
That is true shame Hassan sheikh
@hodanaskar2089
@hodanaskar2089 3 күн бұрын
Waa adoon ilaah kasow
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Horta Nimankaan Somaali Kusheega Ahi Naago Inneey Caayaan Mooyaane Maaneen wax Sheegikarin. Wallee waa Yaab.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 күн бұрын
😂😂😂
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 2 күн бұрын
arinta ugu weyn ee iidoor xabashi udoontay waa say uhelaan ciidan lagu weeraro ssc khaatumo yay kaa hoos bixin
@Janno190
@Janno190 2 күн бұрын
Allah maxaa madhaacis aad haysaa waar nafbaa Ku haysee nimcan ciilaye ayaa I caaya prank tuulo😂😂😂
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Waan lagaranay arinta Faisal Faaruq. Wuxuu doonayaa Hawiye +Daarood inuu isku diro oo Berina na dhaho Faqash. Adeer inaga iyo Hawiye Somaliween baan nahay.iskumana keen direeysay.
@user-fx6ok5wo8g
@user-fx6ok5wo8g 3 күн бұрын
Anaglypta hablaha loogalmado waagudboonahay
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 2 күн бұрын
Faysal is a KZbinr
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 2 күн бұрын
WAA NASIIB DARO IN AAD KU XAAJOTO DHUL IYO BAD AAD LEDAHAY IN AAD LA XAJODO XABASHI AWDAL STATE XASAN SHEEKH IYO MUSE XARASH MALAHA SOMALI BA ISKAL AWDAL STATE GUUL
@saramohamud314
@saramohamud314 3 күн бұрын
Waa fuley wuu baqaya 😩😩😩😩😩😩😩
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 2 күн бұрын
😂😂😂😂👏👏👏👏👏
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 3 күн бұрын
Oo aqoonsi maxinkartaa
@user-nh9px3yz6d
@user-nh9px3yz6d 3 күн бұрын
Asc diblimasiyada maqani
@user-eo1my3wr5o
@user-eo1my3wr5o Күн бұрын
Dhilo😂😂😂😂
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 3 күн бұрын
Runta wa xaq
@saidmohamed8214
@saidmohamed8214 3 күн бұрын
Ceeb kaftan oo ha caytamin Abti kkk
@AminaAbdullah-mz9xd
@AminaAbdullah-mz9xd 2 күн бұрын
Ciilqabe afkanoole abahamee 🤣🤣🤣🤣
@zamzamnur4281
@zamzamnur4281 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk idoorku woowaashey
@mahamoodyasiin342
@mahamoodyasiin342 2 күн бұрын
Nagah lo galmodo iyo isaq wa isko mid nacala jilicoda ku yaal wa dad lita
@CMG0607
@CMG0607 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 seedi seedi cabaas waan Daley sidaani u qoslayey mid IGA hoo waa hubaal idoor waa mentally illness they hear voices
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Cabaasow.naagaha.aribohooga.sharaf.bay.mudan.yihiinne.arimohooda.udaa.raga.cayda.hakumaldihin.ninmarkad.cayayso.sidiisa.ucay.lakinhaodha.adiga.iyodumarka.loogalmodo.way.gudboonyihiin.
@MohamedXusen-fo7hs
@MohamedXusen-fo7hs 3 күн бұрын
Mdxweynha Somaliya maaha qadka ee dadkaaga ayey doowlada ka dhaqaqi ladahay
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 3 күн бұрын
Viva. Eng. Faysal cali
@khadroali4550
@khadroali4550 3 күн бұрын
Hadalkaga siyasad kudar nimanka garxajis na haku darin kuwad caydo
@mudiali719
@mudiali719 3 күн бұрын
Ceeb ninka naag ha oran ganbo ma ahee waa weer hadalkada si kasto uxun yahy ha qiimes nado Ina adeer
@SaidAbdi-oy9wm
@SaidAbdi-oy9wm 3 күн бұрын
Beenale ayatay
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 3 күн бұрын
Kkkkkk waar dhubahantow naga xishooda gabayadiina hanoosoo rarina
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 3 күн бұрын
Cali dhuux ayaa yidhi gaba cadbaan xidhnahay hasooriixin foosto
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 күн бұрын
Cali dhuux baa gabaygaa lahaa lkn adiga laftaadu macnaha gabaygaa maad fahmin sidan filayo cali dhuux wuxuu ahaa nin dhulbahante ah oo caligeri ahaa habaryoonis baa waxay dishay xaaji cumar camay oo reer hagar ahaa markaasu gabaygaa tiriyay cali dhuux si rag badan oo habaryoonis ah loo laayo reer hagar waxay dileen oo xaajigii ugu aareen 12 nin oo xirsi cismaana oo habaryoonis ah kadibna samatar baxnaan oo reer hagar ahaa baa gabaygii guba lagu soo xidhay tiriyay oo yiri xubin kaliya hagar aadan baa iila xoog badane, cali geri waa na xistiyaa tan iyo xaataye, xigtada caraale iyo wacays namay xaalayne sidaas bay u dhacday cali dhuuxna markii 12 nin la dilay ganbadii gabayga uu ku xidhay wuu iska furay mar hadii rag badan loogu aaray xaajigii runtii ma taageerayo dilka soomalida ee qof aan denbi gelin la dilayo lkn dadku xiligaa reer miyi bay ahaayeen faanku ku jiro dilka iyo geela lakala dhaco waana taariikh la soo maray !
@prosl11
@prosl11 3 күн бұрын
Beenale dhulbahante
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Benaale idoor.
@abdisagal779
@abdisagal779 3 күн бұрын
Orod niyow nacnacda dadka Mel Kala fadhiso iyo benta. Ad mesha ka shubaysid
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,4 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
WAAR DAG DAG. AH
22:34
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 2,1 М.
Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra'iisul Wasaarah cusub ee UK
13:57
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,5 М.
DEGDEG VILLA SOMALIA (3959)
1:04:06
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,2 М.
DEG DEG KHALID KAMIL OO BALAH KARIFAY DAYAX IYO NIMCAAN HILAAC  HEES YAABLE
16:59