FAYSAL XAWAASE GOCOSHO NEW SONG 4K VIDEO

  Рет қаралды 6,323,114

Kornel Abdi

Kornel Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 2 200
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
Inaan wada sxbno waa i sharaf SXBYAAL🙏GULEESTA Instagram: instagram.com/kornel.abdi/ Facebook: facebook.com/kornel200 Tiktok: www.tiktok.com/@kornel.abdi?lang=en
@fartundagan3280
@fartundagan3280 6 жыл бұрын
Kornel Abdi
@andhiofficial9362
@andhiofficial9362 6 жыл бұрын
Fartun Dagan l
@Mubarik_mk
@Mubarik_mk 6 жыл бұрын
Kornel Abdi faysal xawaase best song and full respect
@guribarwaaqojaamaccabdi4519
@guribarwaaqojaamaccabdi4519 6 жыл бұрын
Wlhi axyaa hees iga dheh Wayba idhex qaaday
@simanibraahim6421
@simanibraahim6421 6 жыл бұрын
Kornel Abdi mash alah horiusoco feysal 👏👏👏
@Mazcud10
@Mazcud10 Жыл бұрын
Waa hees cajiib ah 2024 inta dawan donta kal iyo laab idiin salaama❤🎉
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 7 ай бұрын
Hestu inay hees qaramiya tahay maogtahay?!
@MudanAbdiasis
@MudanAbdiasis 5 ай бұрын
Waanu ka qaadnay huuno😢
@zuheyna143zuheyna3
@zuheyna143zuheyna3 5 ай бұрын
Wan ka qadey walalo🤴mu dhamanine jaceylka💔🥹😭
@Mazcud10
@Mazcud10 5 ай бұрын
@@zuheyna143zuheyna3 thank u🫶
@Mazcud10
@Mazcud10 5 ай бұрын
@@BashiurOsmaan mayeey
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 6 жыл бұрын
Heestan qof anu is jeclayn ban ku xasuusta lkn anan is calfan hada waaa Marwo Alle ha isku dayo Wiilka Calafku sawjad uga dhigey mar walbana nolol macan ban kuso rajeynaya iyo Awlaad xalala Allahuma Ameen
@MUSCAAB.OSCAR.10
@MUSCAAB.OSCAR.10 5 жыл бұрын
M.allah.zaZ.kUwad wllo
@maandeeq1720
@maandeeq1720 5 жыл бұрын
M.a wiil qalbi fcn baa tahay
@ladendagen7409
@ladendagen7409 5 жыл бұрын
Walalkay adiganah allaha ku siiyo mid ka siifan iyo gabar aad ku dagto ameen
@adnaahmed6801
@adnaahmed6801 5 жыл бұрын
Sharabaad leedahay walalo mid ka qayrbadan ood ku ilwdo rabi haku siiyo Aaaaamiin
@maariyaxasan1435
@maariyaxasan1435 5 жыл бұрын
Masha allah ninka raga ah wa kan garaad kada alllah ku barkeeyo nafta ad sida dhabta ah u jcshay markaad heysato markad kala fogatana dhibteda ma jcld sax
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 5 ай бұрын
Hestan xasus goniye igu ledahay😔💔 shekdeyda qoral kuma so kobi karo markeygii igu horesay aan maqlo hestan waxey aheda 2017 inan ad yar hoydeda la nool ahaa 15jir ahaa jecelka ugu horeye ku dhacay waxN jecel uqaday wiil markaa da.ahan iga weynaa Waliba jecel waali uqaday asagne inu ujecelahy ka daremi jiray har io hben dad wada xarir aheyna xfeyda igu yimado ku shekeysano wakidkeyga io walalheyga bartay familykeyga wilkoda oklekaso qaden wuxuu wayaha socdba xarirkenii mid si xogeysto ahaaa heer wuxuu garay usan gurigena lugta ka bixin hooyo idhahdo qofkan xfdena kuso noqnoqnayo ma mustaqbal usocdaa mise waqti lumis hooyo wxn ushegay inusan aheyna xarirkena waqti lumis aan ujedo cad iska lenahay halkisiyoo kasii socday Waxaa dhacday aderkeyga marekanka ku nool da. abhey ka yar ahaa wuxuu ila jecelday wiil eya sxibo yihiin inu iguriyo hooyo so wacay arinkii kala hadlay ina la iguriyo wilka marenka jogo aderkey sxibkisa ah hooyo arinkiyee ila wadagtay 😢 wan ka naxay Wilka jecelaaa ayan ushegay arinka so kordhahay io ader inu rabo nin inu isiiyo wilkan jecelaaa walidkda ka dhadhaci indna rabin ninkaas hooyo ku noqday ushegay ninka ader ila rabo inan donen hooyo wxey igu dhahday ninka aad wada shekeystan inan la hadlo donayaa warkda ma rabo Wilkaa jecelaa hooyo ubalmiye xfda nogu yimid glb casar gabad ah hooyo wxey dhahday mandhow so dhowow wilkeyga tahy arintas jirta adiga io gabdheyda wad shekeystan gabdheyda mxa aka damacsanthy Wilkaa jecelaa hooyo wuxu dhahay mom aniga gabdhadada wna jecelahay ❤ qofka ushaqeynayo waa iyda waxan rabaa inan is gursno anigeyna ijogtaa gabdhina dhahay Wey so kala tagen aniga wilka jecelaaa hadldas marka ka maqlay farxda melaa isgeyo waye Balse ma noqon mid sii soctay qofkan adunka ujecelaa waxan ka filnen dhawac so kabsho laheyna igestay Gurkisa waxan ka arkay Facebook wlhi wan amini waye maskdxa. Ina le rogay noqday mudo xanunkas io shoga aan ka qaday mudo badan dhiman dhiman camal ahaan Waxan kaloo idinka so ilobay bilowga xarirkena wuxuu ishegay inusan gursan waligisa lkin bentisa aheyda waxan ogaday guur ina uso maray eyna gabar ujogto gabdhaas yar markaas biloyin yar jirtay hoyadisa uheysay markaan ogaday qariska iga qariye io nolshisa iga Ben shegay aad oga xumaday qof an jecelahyne wu ahaa gbr ilhey ifka kenay lega qariye waxbo kama badli karin wan iska ilobay bentu ishegay gabdhisa aad ujecladay video call iga so wici jiray iga tusi jiray gabdhisa hada gabdhisa wey weynatay gabdhaas aan edada u ahay waxan leyahay eedo macan abahaa qof xun igu noqday nolsheyda io qalbigayga Ku ciyaaro edo macan mushtaqey waxan ilhey kagaga baryaa cimri io cafimaad dheer ragg kuwoda xun ilhey haka qabto gabdhaa edaad u ahay da. da qaan gaarka ah wali meysan garin Hoyadeda hada heysto baraha bulshada caan Ka ah iydoo yar igu danbeyday arageda markle waxan arkay 2022 arageda wan Ku farxay iydoo weynatay KZbin ku arkay edo mcn ilhey haku barkeyo 🥺💓 ❣️ waxey ino jogtay Facebook aroskisa Ka arkay qarcan daran igu dhacay wan ani waye waxan arkayo iney run yihiin 💔💔😭 ilhey waxan ugu mahdiyaa kuma dhufan mawalan ilhow ada mahad iska leh marwalbo 🤲🏻😩♥️ Waqtigas aan xldas maraye ma aheyna qof Aqli igu filan ama walal iga weyna wax ishega sxib aan wax la wadaago ma laheyna Kaligey waxn rafado ilaah baryi jiray rabiyow qalbigeyga iga saar ku duceysan jiray ilhey waa ijedaaa dhibka aan so maray Waxa iga guray aminaad tii aheyna io jecel ki ahaaa aan nin danbe uqaado hada 2024 la maraayo xaas io carur leyahay ilhey ha isku barkeyo anigne guur xalal ku farxo dhawacii aan ku ilobo rabi ha igu arsaqo ❤❤ 2022 iso labtay cafis iga dalbaday wan iska cafiye ma aheyna qof uqdada yaqano calosha wax ku siheysto ilhey dartiyaa iskaagag cafiye anigne iga dhigay mid cafin badan Alhamdulilah 🤲🏼❣️ Wuxuu iga codsday xarirkena inan dib uso celino asagoo xaas io carur leh mudo waxan ka dhago adego wan aqbalay Asaga jecelkeyga yaranta ahaa qofka sida dhabta ujecelday ahaa gadshisa qof ma jecelan Si kasto ixumeye qalbigeyga wa nici layahay ma aqan sbbta inan ka xanaqo moyee wan nici waye 😔😔😔💔💔💔💔💔💔 Asagne ma ahan qof rabo inan. Midowno inu iskala key shekeysto jecel ila jilo rabaaa anigne waxan ku hamin jiray mar inan xaas unoqdo carur aan udhalo Ragg badan gayankeyga guur iso bandhigtay maskxda inan nolal sameysto wan rabaaa lkin nafta waxey iledahay qof adan jecelen damac uheyna sidee ugursanee ula nolanee markiba wan ka modaaa wlhi dhib weyna ihesta 💔😔😔😔 Hamigaas asaga kuma jiro waa nin nolshisa wato teyda rabo inu xanibad saaro marwalbo ishegaa inu ujecelahy hadii le gursdo usan ku farxi donin murugon dono Anigne qof weyn ilhey iga dhigay damir leh qalbigeyag aan racaayo mararka qaar laga yimaado maskaxdeyda wey didantaay qaabku yahay Markaa isdhaho go.an qaado nolshada ka saar qalbiga adeg ka dono asagan ka jogeyna inan midowno xaga ale iney ka dhiman tahay ishegaaa Wan ka didaaa hadalkas qof. Asaga rabo inu ila.midobin idhahayo marwlbo xga ale wax ka dhiman yihin Lkin aniga xanunka imarsiye nolsheyda inta ka dhiman midan ilobo Karo ma ahan rali galinkastoo le raligaliye markasto waxan ahay qof shaki badan qofka xarir la wadagtba aan wax kalsoniya io jecel midne ku qabin si kastoo le darensiyo mid aan jirin kaso qadaa Hestani 2017 markuu gursday kadib iska dhageysan jiray dhowra sano kadib cwa so boqday qeyba ka mid xasusaheygi galay 😢😢 Qoralkan waxan so qorayaa subx isnin July 8/7/20224 time 7:50 Qofwlbo iga danbeye qoralkeyga arko ha iso duceyo inu ilhey idhafiyo anigne aan go.an qaato nolal kale sameysto 💔😔🤲🏼😔 Wad Mahadsantihiin❤❤❤
@UmiiAraale
@UmiiAraale 5 ай бұрын
wad iga oohisay😢
@asli1435
@asli1435 5 ай бұрын
Alla abayoy dhibka waa kula daremi kara ilahey haka dulqado inta is jecel oo dacada isku ah illah ha u fududeyo 😫🤲
@abdiqani9935
@abdiqani9935 5 ай бұрын
Inaa ader sorry 😢🙏
@caishadhameystiran-jf8dg
@caishadhameystiran-jf8dg 5 ай бұрын
Abaayo wankaxumahay xlda kugu sowajahday waqtigii aad ubahneyd farxad inlaguugu badalo xuman iyo murugo qisadad aad bey uxanuun badan tahay mid ah nin aan rabin inaad nolol lawadagto waa fikir aad isku xertey abyo aniga waxaan jcl wadagnay inan wan maqnaa gortuu xirirkeyna bilbaye mudo markaa wada soconay imow waan isgursaneynaa uu idhahay waan imid waliba fmliy oo rali ka eheyn inan imado somalia kadib waqtii aan kubalanay guurki buu I gan biyey kadib haweynkii dunida igu yabka badneyd waxa ay eheyd 17 /1/1 2022 mailobi kari hawenkaas waxaa ibilabty walwal iyo fmliy ga ifaquqan in dadka oo idil iga sohorjestan kadib wiil abahey dhalay baa idili jirey kahar asigii oo sidaas ixumeyey waan sii jeclaa wana lasii waday xiriirkii kadib 6 bil baali xirey mobelkii liga qaday kadib shaqo walididey 6 bil kadib waxaa lii ogladay shaqo kadib waxan gaty mobelka aan hada farinta kaso dirayo qofka u horary aan ka waco wuxuu noqoday asiga Kadib marka ayaa dib usonoqoday waliba anigo kuqanacsan lahadalkiis kaliya kadib waxuu heleay shaqo gobol laga shaqeynyo kadib marka xagii lowarejiyey waxuu iskubadalay qof aan waligey arag asiga oo idil wuu ibahdilaa mobile maiga qabanayo kadib xamaruu imaday mar walba waxaan jclaa inan arko kadib waan kulany waliga ogaday xafadii kadib wllkey sixun idiley halmar markle mustaqabal igalama hadlin I.a qeyrbaa inodanbeya buu idhahaa Ana go an kama qato kadib 2023 bishii 12 waxa iga darana ma arag murug dartii baa lamiga kusuxaa walid keyga dartii bey inaceyn kadib 2024 anuu ogeyn buu baxay leen buu gadanayaa waba nin aan kaqasneyn oo raba inuu baxo Ana nolol mugdiya buu igaliyey kadib Ana waxan ka qatay go an waligey nin lama shukasan lkn markiiba waxan bilabay kuwa aan ku adkeynaye midka ugu roon inaan sodhoweyo rabigey ima licinee raxaa kunolahay manta kadib 9 June 2024 baan waxaa xirir ka aqbaly mid ina aderkey malin galabaa casir aha baan kuduceystey inuu rabi calaf igu dar mid ii jirnaxa kadib 26 June baa asigoo odil aman iska siiye midkii aan 9 June aan bartay baa iguleh guur ban rbaa intii an wadanka katagin waxuuna kayimid America kadib waxaa donto waiga diyaar buu iyiri kadib waxaa qatay go an ah sanado badan wadhibaneyd ciiltire inuu kunoqdo baa laga yaba ee aqbal kadib waxan dukaday salad 2 rakoco suno ah haduu qeyr ii yhy rabow iso fududey haduu shar iyhy rabow iga celiy kadib 4 July walii bixiyey 9 July na waan isguursany marka abayo waxa aan nolosheyda kuga waramay ah inaad wax walba aad badali kartid si aan ujeclaa wiilkas sunbaa ucabay 3 malin wamir dawolnaa calaf na waxuu rabi igu daray mid aan halbil isnaqana inuu calaf rabi igudara hada waan ladanahay inkastoo xasuusihisa iga sii yaranayan marka abyo nin ninbaa lagu ilawaa samirka badiy waxa kutagi adigoo ladan manta aniga waxan aminsanahy jclka oo idil waa bacdal guur❤
@IsroQueen
@IsroQueen 4 ай бұрын
𝚜𝚘𝚛𝚢𝚢 𝚊𝚋𝚊𝚢𝚘𝚑😰😣
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
2024 Yaa ila dhageysanaya Heestan halaasiga ah Waa idin salaamay Saaxibayaal 😮❤
@Mudan14
@Mudan14 5 ай бұрын
Still July 26 2024😮
@NaimaabbasNaima
@NaimaabbasNaima 4 ай бұрын
​@Mudan14 still 17 August 2024
@kanuuralba6335
@kanuuralba6335 4 ай бұрын
26 Aug 2024 nagaysanayaa ka shegeeya
@SacdiyoFartaag
@SacdiyoFartaag 4 ай бұрын
28 August 2024😢
@CabdirahmanMaxamuudiidle-hv7px
@CabdirahmanMaxamuudiidle-hv7px 4 ай бұрын
Ani sxb
@ismahanabdihakim9611
@ismahanabdihakim9611 3 жыл бұрын
Inta 2021 fiirsaneyso like halii saaro saan u ogaado inta iga danbeyso waa cadi somali weyn
@canabcismaancudoon232
@canabcismaancudoon232 3 жыл бұрын
Ana kula mida sharafey kama daalo hestan waa ii qas walhi
@nagimohamud481
@nagimohamud481 3 жыл бұрын
Me😭
@mohamedeid8140
@mohamedeid8140 2 жыл бұрын
Aniga😥💔
@anasbile4818
@anasbile4818 2 жыл бұрын
Me ☝🏽😰
@ZakarieZulubZiraad26
@ZakarieZulubZiraad26 3 ай бұрын
2024
@xasuusnowalah2181
@xasuusnowalah2181 5 жыл бұрын
Qisadani anigay igu socota faysalow mararka qaar waxaa moodaa abwaaniintu inay qalbiyada dadka ogyihiin😭😭
@khadarcade9910
@khadarcade9910 5 жыл бұрын
Heestan waxan iska dhagaysta markan kaligay meel fadhiyo si'aan xasuus hore ugalo❤.
@ummulkhermohamed1114
@ummulkhermohamed1114 4 жыл бұрын
Khadar cade, I year. Ago. Heesta, waxan iska dhagaysta, markan, kaligay, meel . Fadhiyo, sida xasuus, hore
@faaycarfaye1353
@faaycarfaye1353 2 жыл бұрын
@@ummulkhermohamed1114 two year heestan waan iska dhageesta ma ogi sababta🤔🙄
@farxiyoawukar8572
@farxiyoawukar8572 Жыл бұрын
Ani xata iska jeclhy😢
@nasraslbnduale4221
@nasraslbnduale4221 4 жыл бұрын
Heestan waligay ma wada dhamaysan markaad isoo dirtay aan ahayn ilaahay reerkaga haku barakeeyo ana sidoo kle👏
@luuleyi
@luuleyi Жыл бұрын
❤❤❤❤
@XaYadFilMsMusicPro
@XaYadFilMsMusicPro 5 жыл бұрын
2020 hadaad daawanayso like iisaar si aan u ogaado inta qof ee iga danbaysa
@mohamedmohamud9197
@mohamedmohamud9197 4 жыл бұрын
😯😄🐶🐶🐶
@xamdiaadan3979
@xamdiaadan3979 4 жыл бұрын
Me
@phaaizaabdullahi3806
@phaaizaabdullahi3806 4 жыл бұрын
😁✋✌🙈👍👌🥰🤲🏃‍♂️🚶‍♂️💋😜🤔😋😘🥰🤲👈👏🎂🥰🤩😍😚😘
@mohamedsayed5290
@mohamedsayed5290 4 жыл бұрын
2021😂😂😂
@YusufArabey
@YusufArabey Жыл бұрын
Saddax Sano kadib ayan dhageysanayaw 2023
@walalmaazilstudio7273
@walalmaazilstudio7273 2 жыл бұрын
waa hees cajiib ah 2023 inta dwadatay wan idin salama zaxipayal❤️🤝👋
@saxafijimcaleismail9230
@saxafijimcaleismail9230 Жыл бұрын
Wan kaqaadny wll
@naleyesakariye2261
@naleyesakariye2261 Жыл бұрын
WekrntnmrkskwwnnwNosoeoeeoeNiejrrj
@jiyaaBbey-ry3ig
@jiyaaBbey-ry3ig Жыл бұрын
😢cajiib waaye
@maahiraindho380
@maahiraindho380 Жыл бұрын
Waan kaa qaaday😂
@NuuradiinMohamedmohamed
@NuuradiinMohamedmohamed Жыл бұрын
Wan ka qaday 2024 so galeysa
@bestman8182
@bestman8182 5 жыл бұрын
I am from Tanzania but I do love the music from Somalia and Ethiopia! Farhiya fiska, mohd bk, juba, nimcaan, etc
@anassalah1707
@anassalah1707 3 жыл бұрын
Welcome Yes they do best and Skalaji he's one of bestie in somali musician
@yahyehussein
@yahyehussein 2 жыл бұрын
Well com
@mahadamadaxyar2165
@mahadamadaxyar2165 Жыл бұрын
Best man Farhiya Fiska Somalia 🇸🇴 meine Family hawiye Family Kabital Mogadishu Hob istad Somalia 🇸🇴 😊
@hudaahmed7095
@hudaahmed7095 4 жыл бұрын
Runti qoral maqoro karo heestana samaweyn bay qalbigayga kuledahay🙄in ilahay riyadayda ii rumeyo isoduce walalalkayy walashay hadad qoralkan aragto😭
@mohamednooh8199
@mohamednooh8199 4 жыл бұрын
Wll alle ha ku rumeeyo muraadkaaga
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 4 жыл бұрын
Eebe haku rumey waxad qabriga ku haysid wllshey qali adiguna qalbiga adke oo Alle isku xidh wad guuleysane
@rahmayousuf894
@rahmayousuf894 4 жыл бұрын
Rabi hakuu sahlo
@xalimahassan3768
@xalimahassan3768 4 жыл бұрын
aamiin abowe ilaheya haku siyo waxa walibo oo and ku hamineyso amiiin amiin
@nimcoaxmed7246
@nimcoaxmed7246 4 жыл бұрын
Allah ku rumeeyo hno
@cabdiabshir4170
@cabdiabshir4170 3 жыл бұрын
❤Heestaan wiil jacayl daran haayo ayaa i baray lkn hada wiilkii wuu waashay ilahay dhimirka ha u soo celiyo amiin😢
@sacduuabdulahi6861
@sacduuabdulahi6861 3 жыл бұрын
Amiiin yarbbi 🤲🤲🤲😭
@nawaldeeqa6311
@nawaldeeqa6311 3 жыл бұрын
Aamiin
@FatahkeyTube
@FatahkeyTube 2 жыл бұрын
amin
@abdullaahiadan2015
@abdullaahiadan2015 2 жыл бұрын
Aamiin😭😭😭😭😭
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 2 жыл бұрын
Allha cafiyo 🤲🤲
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 жыл бұрын
23/ octobar/ 2020 malin jimca sacduna tahy 10:38 duhurnimo ah dawanya wxana so xasusty Ex keyga o an kala harnay 2018 ex wa ixumesay qof anigo kala ah na ma heli dontid walee ana huba taas gbr din ,qurux aqon edab isku darsaty kuna jecl dacad na ku ah iska qasarisay life goes on wlh ano ku jecl hda wa nolahy boqolal sxbo iyo family ijecl ba heysta kuma jabayo alxm🥰🥰🥰
@libanabdi768
@libanabdi768 4 жыл бұрын
Saas waye hdaba jaanis hystaa hdii adiga qof aad jeceshy oo iska dha qaaqo bilaa sabab wxaa hely saa mid ka wang san 💯✌️
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 жыл бұрын
@@libanabdi768 wa runta apwe wxa filaya jecylka bdn an uqabay inu iga tagay lkn personality ahan ma ihi gbdhaha jilcan dabecad ahan so asaga jecylka an uqabo darted an dhankisa u jalecay anyway wan ka tashatay o alle iskuma ken tolin qof wax baraty bright future leh ba ahay qof wangsan ma wenayo hubal 🥰🥰
@NimoAyan-zd4lc
@NimoAyan-zd4lc 5 ай бұрын
Who Still 2024❤😢
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 5 ай бұрын
Likewise 😢
@AxmedDiiriye-e1w
@AxmedDiiriye-e1w 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedDiiriye-e1w
@AxmedDiiriye-e1w 5 ай бұрын
Whosfill❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@juabarre308
@juabarre308 4 ай бұрын
Me😢
@najmafarah8260
@najmafarah8260 4 ай бұрын
Am here😢
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
Walow aan guri dhistoo dhigaa dumaraan aroosay dharaar qudha kuma hilmaamin😭💔😭
@mustafesaleban995
@mustafesaleban995 3 жыл бұрын
Saynaba Boqran kusoo dhawoow Nafda jacaylka
@mohamedabdulkadir7711
@mohamedabdulkadir7711 5 жыл бұрын
Still who is watching 2019❤ My favorite song 😍😘❤ 🙏
@filsanmustafe4900
@filsanmustafe4900 5 жыл бұрын
@@bishardhere jkgjgjgj
@abdinasirabdiqadir6211
@abdinasirabdiqadir6211 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓💖💖💖💖💖💖💖🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤💜💜💛💛💛💚💚💚💚💙💙💙💗💗💞💞💞💟💟💟❣❣❣💌💌
@mohamedmohamud9197
@mohamedmohamud9197 4 жыл бұрын
Hi
@SAIDGALER
@SAIDGALER 3 жыл бұрын
4 yrs later I'm listening this song. 2022
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 11 ай бұрын
Kula mid after 6 years 😊
@jiyaaBbey-ry3ig
@jiyaaBbey-ry3ig Жыл бұрын
Heestaan inta jaceylka haayo io inta qalbiga kajabey baa micnaheeda taqaano heestaan 5sano aradinaaye😢❤
@Sadia-ii6yt
@Sadia-ii6yt 5 ай бұрын
🥺
@farhanadde8
@farhanadde8 3 жыл бұрын
Hestan wxn daawanaya hbnka sanadka cusub sacaduna tahay 22:48 sanadka 2022 wxa kaharay hal saac io tobon daqiiqo Daruufta meel dheer igeysay😭💔😩😥🥺 Hestan aad bey ii tabaneysaa runti qof walbo jecelkiisa waaye wxan urajeyna nolol qurux badan inkasto jacelka xanuun yahay aan si sahal lagu ilaabeyn balze nolosha kugu qasbeysa inaa ugu dambeynti aad iska iloowdo qofka dunida ugu jecleyd💔🥺😭Rabi qalbiyada hano qaboojiyo dhamaanten🤲🥰
@Team-Biggy
@Team-Biggy 2 жыл бұрын
Aamiin wllo farxad waarto Allah na siiyo dhamaan teen
@fartunadan7408
@fartunadan7408 2 жыл бұрын
Aaamii 🥲🥲🥲
@tariikhyahan
@tariikhyahan 2 жыл бұрын
2023 aya kaso salamay shp
@rahozalim4015
@rahozalim4015 Жыл бұрын
@@Team-Biggy 😭😭😭👑👑👑😍😍😍😍😍😍
@sucadmaxamed8332
@sucadmaxamed8332 8 ай бұрын
2024 kaso salmy😢
@quenmaida1376
@quenmaida1376 10 ай бұрын
Hees qiimo badan inta dawaneysa 2024 like 👍 dhac is kaga siii
@shiikhulkulliofficialchane5903
@shiikhulkulliofficialchane5903 7 жыл бұрын
muhiimadu Waa In La Fahmo Ereyada Nice Nin Qalbi Leh Baa Dareemaya 😙😙😙
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 7 жыл бұрын
Sharmark Abdullay ò
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 7 жыл бұрын
S
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 7 жыл бұрын
9
@queenfuaad1128
@queenfuaad1128 5 жыл бұрын
Ma shallaha
@queenfuaad1128
@queenfuaad1128 5 жыл бұрын
Wa hees macan wll
@moopoosh6988
@moopoosh6988 7 жыл бұрын
Heestan markaan dagaysto xasuus baan galayaa oo tarikh bay iku reeptay Hadii aad aragto qoralkan Like ha iga baqiilin awoowe
@abdallaphysical4999
@abdallaphysical4999 6 жыл бұрын
waw
@nasteexocaday9906
@nasteexocaday9906 6 жыл бұрын
moo poosh alha an waa hees xasus igu rebtya wlhi
@mekupartist954
@mekupartist954 6 жыл бұрын
Waleeee sido kale
@greenlande.aconsultantsltd7061
@greenlande.aconsultantsltd7061 6 жыл бұрын
Lķī
@salmamaxamed8562
@salmamaxamed8562 6 жыл бұрын
Wllhi heestan anigaba igu Tala gale
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 2 жыл бұрын
Heestan hada Tiktok kasoo dawaday waan soo radiye Hada iga danbayso Like
@iftinibraahim8660
@iftinibraahim8660 Жыл бұрын
Barwaaqo adoo dhex jooga dhagaha kafureyso maaha😭💔calafow maxad iiciishay 😰7bil eekaso waregatay guurkisa💔xanuun qarsoon baaku noolahay😔kalgacal aan igadhamanin apdiazizow dhayal haumaleynin😭💯illahow qalbiga igareeb🤲😭
@UsaameMaxamed-ts1cg
@UsaameMaxamed-ts1cg Жыл бұрын
Nin xun ciilku ku baday ragba hawga caagin
@abdiazizfarahdaud
@abdiazizfarahdaud Жыл бұрын
Sorry walaashay haniyadjabin qalbiga allah hakuu qaboojiyo
@boqoradaquruxdalogaharey6126
@boqoradaquruxdalogaharey6126 Жыл бұрын
Malin arbaco ah tariikhduna ay tahay 16/8/2023 inta iga danbeyso love ama like plse ii sara
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
Hadaanu Kalgacalku kaa dhamanin dhayal Uga baad Dhaqaqden Durrufna may Jirin Jacaylkuna wuu dhamaaday Adana dhameyay Xamil Deeee nin Yahayow Calka naga daayo ka Daaya Ciyaarta Dumarka 💪🙏🙏🙏
@ahmednuur2994
@ahmednuur2994 4 жыл бұрын
Yaa wali dawanaya 29:8:2020 Xanuun badana jacaylku si toosa ayey ii qusaysaa
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 5 жыл бұрын
Wan ka heley heestn jcliyaa inuu qof dhab ii jcldo thanks feysal
@YaminXasan
@YaminXasan Жыл бұрын
Walaladey iso duceeya please😭Riyoyin nolosha kaleyhy Gbr jmcd dhigata ahay Inuu ilahy fahanka iifuro😭😭
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin❤❤😊
@justnow7263
@justnow7263 Жыл бұрын
Allah ha kuu furo wll
@maznaabukar3026
@maznaabukar3026 8 ай бұрын
Ilahay haku fudeeyo
@kaydgilingil6330
@kaydgilingil6330 7 жыл бұрын
JACAYLKU CALAACAL BADANA ALLOW ADAA ISIIYAY QOF AAN JECELHY ALHAMDULLILAAH 💑💑💑💑🖐🖐🖐 allh keep you my husband😍😍😍
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 5 жыл бұрын
2020 hadaa soo booqato like hayla dhaafin
@nimcaanaxmed4862
@nimcaanaxmed4862 4 жыл бұрын
Maanta oo ay tahay 28.8.2020 waxaan dareemayaa inan kala dhamaanay qofkii aan dunida ugu jeclaa sorry😭😭 Hadaad iga dambayso iso duceee wll in allah mid ka wanaagsan isiiyo🤲
@Whocares114
@Whocares114 3 жыл бұрын
Sister hda so qalbiga kuma dagin mdma 8 months after la jogo😥
@kiinfanax3382
@kiinfanax3382 3 жыл бұрын
Aamin illahay haku siiyo
@fadumaumal8582
@fadumaumal8582 3 жыл бұрын
Hada xagay Marosa xaldad hadad nushahay
@zimbayare5554
@zimbayare5554 2 жыл бұрын
Sorry 😢
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 жыл бұрын
Alle badel khayr qaba hakugu badelo insha allah
@aminqalbisafi3363
@aminqalbisafi3363 7 жыл бұрын
Barwaaqo ado dhex jooga dhagaha ka fureyso maahan... *Realtalk* Aax ya saut! *Feisal* fanaan igu qaali ah Hees iyo badh *gocasho* 👌👌👌 Tnxs to *kornel-studio* best muqaal ❤❤❤😍✌✌👍
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
Amin qalbisafi ThankS Masull
@aminqalbisafi3363
@aminqalbisafi3363 7 жыл бұрын
Adiga mudan bro.... Hobaal dhameystiran halkaas kasii wad howsha. *One-love* masuul ❤❤✌👍
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
Amin qalbisafi boss ok
@ridwaanxaji79
@ridwaanxaji79 7 жыл бұрын
Amin qalbisafi ü
@dreamozil6783
@dreamozil6783 7 жыл бұрын
Huuuh
@caishadhameystiran-jf8dg
@caishadhameystiran-jf8dg 3 ай бұрын
Waidin salamay kuwa aqrin dona farinteyda waa malin jimca tarikhda 6 sept 2024 waxan ahay marwo sasee thy gocosha qabta waxaan ahaa markii hore qof aad wax ujecld blse calfan qofkee jcld walina wan jeclhy qofkaa jclaay wayo siduu ifahmi jirey xitaa kan xalasheyda ah ima fahmayo waxaan ugu harayna waxa ay eheyd walidkeyga ilma rabin blse markii an gursaday oo ay farxad iga wayn bee iga codsadeyn inan cafiyo waan cfiye waa walidkee waxaa marwalba isawirin anigo asiga calf isku helna oo aan caruur udhalo wllhi korkeyga asiga dartiis dhawac iyahy mana ilowi kri ruxan kuilow ugursadayna waa mid aan fahmi la ahay dawcadiis wu igu murmaa 90 wuu isbadbadalaa marwalba. Waxaa niyada kadhahaa ninkaa dunida ujecld baa kasamirtay maiska furtaa hadana mudo 2 bil baa liqaba waxan isdhahaa isdaji. Talo isiya inta aqrisa farinteyda hda aan qoroyo farinta 2 wa malin islma hadlin gurina wan isla jognaa😢 talo waa tii rabiye inta igga rontahau igu cawi😢
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 3 ай бұрын
Illaahay bari wllo oo isaga ulaabo kuna ducayso inuu sawjkaaga hada ku wanaajiyo😢 waxba furiin ha ku dagdagin illaahay wax khyr qaba haku siiyo😢❤❤❤
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 3 ай бұрын
Cashay qoralkada tiktok kuso arkay anigoo dawanayo hestan xasus igu leh arkay inaad shekdada nagula wadagtay dib uso boqday abyo macan qof adan jeceleyna Ku faraxsanen inaad la nolato waliba qofkle aad niyda Ku heydo wey dhib badantahay naftadda wad dhibtenesaa. Qof nolal wadaga tihine Sido kale wad isku dhibtonesan wall macan ilhey Bari xajida hadii ilhey xgisa Ka qorantahay inu qalbigada isbadalo Allah isku kiin dhaqo hadi eysan xga ale Ka qornen inu ilhey idin fududeyo midba qofka uqalmo Ku habonaa inu rabi usahlo ale kagaga baryaa nolal wanagsan farxda Ku dhisan ale inu Ku siiyo rajeynaa adne sabarka badi
@saynababdirahmanyusuf8003
@saynababdirahmanyusuf8003 3 ай бұрын
Same qiso nahay furii. Dalbadey waana lay diiday dalka dibadiisu jooga qofkaan guraadey ma rabbo qofkii aan jeclaa ku laabto balse XOR ahaado ubaahanhy wuuna iga diiday salatu layl u tukada si lay furro😭🥲 4 month's guri leeyahy waxaan kaaga baryaya rabbi qalpigaga ku dejiyo zaad rabtona kuu dhacdo
@nasrafaarax7636
@nasrafaarax7636 3 ай бұрын
Abaayo talada aan ku sinyo waa ina aad alla bariida inta so kacado xiliga habeenku kala baranyahay alla weydiata inu alla idin dhex dhigo jacayel aan dhamaan adiga iyo wiilka aad xaskisa tahya reerkagana alla ha ku baarkeyo abaayo mcn sidi khayer leh ban alle ku weydiyey abaayo❤
@Mohamed68115
@Mohamed68115 3 ай бұрын
Caisha waa maalin jumca ay sii baxayso sabtina ayso galayso tarikhduna ay ku beegan thy 09:22 fiidnimo, wlshei mcn qisadan ookale anigay iheysataa yacni qofteyda ley didan yahy saas ay thyna garan maayo sidey xaaladu isku badali doonto balse adiga hal qalad ayaa ku saari lahaay qaladkaso ah inaan kaso dheeratey naftii ku jeclayd kumanaan dumar ehna kaala so baxday taas ayaa qalad kugu ah maanta lataagan yahay problem-ka ku heesto 100/100 waxay u egthy inuu nabsigiisa ku heesyto oo ay noloshu kuu hagaagi la'dahay si'kastey ahaatoba asiga raadi una sheeg marxalada aad ku jirto adigo uraacinaayo *szbkeygiyow gaf ayaa iga dhacay gafkas iga dhacay ayaa maanta rafaadkan umarayaa garana maayo waxaan sameeyo ee dar alle iicafi iguna raali noqo waayo sidii shalley aan ku jeclaay ayaa maanta kuu jeclahy balse waqtiga ayaa iga hiiliye ee dar alle igu cafi sxb mcn* intaas ku dheh waxaa laga yabaa inu ku cafiyo ducana uu kugu daro🥺☝🏾
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
2019 Jun Who still watching?
@Sir____88
@Sir____88 2 жыл бұрын
Heestan Noloshayda Waxa Ay Kaga Jirtaa Dhanka Madow Waayo Qof An Si Dhana Ujeclaaa Ayaa Halmar Geeri go,an igaga Dhaqaaqey Calafka Dhiganba Habsaan shay 😢❤ Still I Love u Nashaad 😢😢
@G_Garad
@G_Garad 3 ай бұрын
Ereyo cuddoon, laxan deggan oo arwaaxada dawaynaya iyo codka labka. Music macallin tumay iyo hees ku qotonta garnaqsi gobanimo leh oo u ku cudur daaranayo si kasta oo uu qoys u yagleelay hadan inuusan iloowin wanaagii iyo qof nimada gabadhii uu calafku salfaday. Salaam gobimo ayaan u dirayaa bahda heesta, Abwaan Dhega-jilic, Fanaan Hawaase, Weli Rasta iyo Kornayl Abdi.
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 5 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa qof aan si dhab ah isku jecleyn 💯❤❤❤oo aan isku qaadi jirney inta badan markan call kuwada hadleyno lkn waqtiga iyo nolosha ayaa nakala wadey oo isma aanan calfan wali wixii qoranse alle ayaa og Meel kasta oo ay tagto iyo xilli kasta waxaan u rajeynayaa farxad iyo nolol sare Really I miss her
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
😭🥺xanun badana 🥺🥺🥺
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 4 жыл бұрын
@@maryamabdirahman6358 Waa runtaa wll wey xanuun badneyd lkn hadda 1 year ka dib alxamdulilah wax kasta waa caadi farxad , jaceyl iyo nolol cusub oo horey u socod leh ayaan helay. Alxamdulilah mar kasta qofka Daacada ah ma hungoobo. mahadsanid
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
@@Ahmed_somali_6 😭😭bal side kuilawdaay 😭koley aniga sidan iguma dicin lkn ilahey kabaryaa iney igudicin inshaalah Adigane farxad kunolaw walalkey 🤲😭
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 жыл бұрын
@@maryamabdirahman6358 rafaad iyo isku dayo badan ka dib alxamdulilah qalbigeyga dib ayaan u soo ceshtey wllshey lkn runtii ma aheyn wax fudud Social media oo dhan ayaan muddo iska jarey si aan indhahaygu u arkin online keeda .. sido kale wax kasta oo aan wadaagney sida sawir, qoraal , codad iyo muuqaal ayaan dhamaan tirtirey si aaney ii damqin ama ii xanuujin.. Hadda qalpi nadiif iyo nolol xasilooni badan alxamdulilah..
@Forex-xusen
@Forex-xusen 2 жыл бұрын
@@Ahmed_somali_6 ilhy nolshda cusub hkubrkeyo qfks cusubn ale hkudyo
@maryanjama507
@maryanjama507 6 жыл бұрын
The best somali song of 2017.Big up Faizal.Greeting you from Cergabo ,somaliland .
@pestalented8485
@pestalented8485 5 жыл бұрын
Allaw u barakee wiilkii calafku kudaray gabadhan jeclaa🤲🤲
@InaApthiLahiYousuf
@InaApthiLahiYousuf Жыл бұрын
Wlhi 17 gabadh i dhagaysiisay wiil ay jeclayd ka tahriipay walipa wakhti aanu Nusasaace uso baxnay lkn hada wey is helen Alx ❤
@waxwaalan6026
@waxwaalan6026 4 жыл бұрын
Anigoon kibir uga dhaqaaqin xidhiidhka dhexneeda yiilay duruuftu meel dheer igaysay calafkaa dhiganbaa habsaanshay😢 cawo iisamir waan kuu soo socdaayee😍
@MahamedSiraad-dz6qv
@MahamedSiraad-dz6qv 2 ай бұрын
Heestu anigey igu sab santhy Waxa jiray wiil an xiriir wada lahayn anigu wan jeclaa lkn isaga ma qan inu I jeclaa mudo 2sano wada soconey 2023 ayaa anigo meel fasax u aaday ayaan maqlay arooskisa alx hada gabar u joogta reerkisina wuu u joogaa alle ha u barakeeyo walaw aan wali jeclahy oo aan wali kasamrin oo aan xanuun walba u maray dhakhtar xitaa waan u galay mudo 3bilood ayaan dhakhtar ugu jiray alx wankaso baxay hospital ki hada oo wakhtigu yahy 24/10/2024 xitaa wali ma bogsan qof kle xitaa hadaan barto isagii ayaa ii muuqda plz iisoo duceeya in illhy qalpiga ii qabojiyo isagana reerkiisa alle ha u barakeeyo oo caruur badan oo baariya alle hasiiyo😢😭💔🤲
@quruxsan6531
@quruxsan6531 19 күн бұрын
I.a laga baxaaya adna aamin Kaas wuu tagey gayankaga raadso
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Жыл бұрын
Anigoon gabadh uga dhaqaaqin xidhiidhka dhexdeena yiilay durufta meel dheer igasay Bogaa dheefsada xasuusta 😢❤ Ha waaro jacayal ku😢
@munaali4156
@munaali4156 5 жыл бұрын
Doruuftu meel dheer igaysay✈️🇺🇸 Calafkaa dhigan baa khasaarshay💔 xasuuuus 2017 yaa ila daawanya 2019
@mushti.cabdinasir
@mushti.cabdinasir Жыл бұрын
Heestaan Bari aan marxaladan kujiray baan aad udhagaysan jiray 2018 xasuus mar waan ahay iminka sxbkayna asna waa xaasle labo caruro haysto iminka waxan leeyahy ilahay baa idhaafshay noloshaas buuqa badnayd alx xaaji aan jeclahy baan haystaa
@AyanAbdirahman-v5k
@AyanAbdirahman-v5k 3 ай бұрын
Heestan Team musalsal Gabdhaha Lee halaga wareesto xasuus noo tahay saaida uga helaa heestan Mugdi iyo murugo cashaq musalsal indho yar Oo Anaa iLaawi Karin ku soo gali Jirte ❤❤❤❤❤
@caraale
@caraale 4 жыл бұрын
somalida wada jacayl qof walba way itabatay heestan ayuu taganyahy inta sideyda oo kale yaaban like iigu waala love ayan ku ahay
@UsaameMaxamed-ts1cg
@UsaameMaxamed-ts1cg Жыл бұрын
Waa Goonlayayaal mid kastaaba waxbu iska odhanaya film bay jiliyaan😅
@ziraajiofficial7106
@ziraajiofficial7106 3 жыл бұрын
Qof aad sidhab ah ujeclaatey hadad wayso waa adooh nolasha qayb kamid ah waaye😭😭😭😭😭😭
@aliah7613
@aliah7613 2 жыл бұрын
Aniga 😪 qofka an dunida ugu jeclaa ani kaliya jecla asna ima jecleyn malin walba storygu hablo so dhigan jiray ana wan iska oyi jiray dhawac🤯
@fardowsanuur4774
@fardowsanuur4774 2 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰
@quenisquen7184
@quenisquen7184 2 жыл бұрын
@@aliah7613 Sorr bayo wan kula dareemi karaa
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 3 жыл бұрын
Jaceylku muu dhamaanine, calafka dhigan baa qasaarshey💔💔😪😪 Maalin un riyadeydu wey ii rumoobi doontaa waxaan jeclaheyna waan helidoonaa insha Allah 🤲.
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Heestan musalsal Astaan tv ka socon jiray Awgiis Aan u jclahay wlhi xasuus film ki iigu horeeye Ee jenees eh Ee Aan dawado uu Ahaa❤❤❤❤🙈
@mssmaanka2259
@mssmaanka2259 6 ай бұрын
Muu dhamaanin Jcylku muu dhamaanin Calaf kaa dhigan baa Habsaanshey😭😭💔Aduunka ceeb la’aan iyo carro la’aan ku nooloow Aaqirana cadaab la’aan io Ciqaab la’aan ku Nooloow😭🤲🏻Nasab baad ahyd Ee nolosha isku keen qorneen😢
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Walow aan guri dhistoo dhigaa dumar aan aroosay dharaar qudha kuma hilmaamin kalsoonidii kaama dhooofin dhaayihii wali kuu hiloobe boggaa dheefsada xasuusta Kalgacayl aan iga dhamaanin Adigu dhayal ha u malaynin jacylkuna muu dhamaanine calafka dhigan baa habsaanshay NINKAYGII hore iisoo diray heestan 😭😭😭😭😭😭
@ayaancali359
@ayaancali359 3 жыл бұрын
Heestan waa ii xasus hadana ma dhagesan karo wayo waxan galaya qiiro aad u ween wayo ma nola manata qofkii iso tiray mana ilowi karo waxeyna kamid tahay hestn waxayabah aan marana ka goeen qalbigeyagqa
@dumarkudhancali6927
@dumarkudhancali6927 2 жыл бұрын
Kulabo wll
@Forex-xusen
@Forex-xusen 2 жыл бұрын
@@ayaancali359 ilhy hunxristo ax
@hafsocuufo8859
@hafsocuufo8859 2 жыл бұрын
🥺💔hada ma isu labaten😂
@omarfarhanahmed3505
@omarfarhanahmed3505 Жыл бұрын
😢
@naimaasad1456
@naimaasad1456 2 жыл бұрын
Afar sano kdib Jcylkygii hda is calfan rabna mu dhamanin jcylkii 😢 noso duceya in illhy calaf izkugu kya daro inshllh ❤
@farxiyoawukar8572
@farxiyoawukar8572 Жыл бұрын
Allh isku kin calfo
@maznaabukar3026
@maznaabukar3026 8 ай бұрын
Allah isku kiin calafo mashaAllah
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 7 жыл бұрын
Faysalow 🔥👌👌👌👉😍 ayaanle hazard aya nasoo diray . miraheesta 99%👌 Codka 100%👌 Video ga 100%👌 Musica 90%👌 Style ka 100%👌 Dheesha 50%👌 Yaa igu raacsan 🔥🔥🔥👌
@akio758
@akio758 3 ай бұрын
8/9/2024 waa galabnimadii axada xaafada waxa jooga labadeena bas heestan waxan u dhagaysanay sxbty dareteed, usoo duceeya waxay jeceshahay inay hesho, jannoy dhib hays arkina😢❤
@khadarcaaficali
@khadarcaaficali 2 жыл бұрын
Wiil aan abtii u ahay marna zxb nhy kusoo xasuustaa heestan iyo wakhtiga soo wada marnaay 2020 iskugu kaayo danbaysay hada canada 🇨🇦 jooga isaga anigana Ethiopia 🇪🇹 insha Allah Mar uun wan isku arkii doona
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 7 жыл бұрын
Micnaa kujiro miraha heestaan hadaad fahantay like saar.
@quruxoday533
@quruxoday533 5 жыл бұрын
Alow aanad caqliga beelin waan kula arkay micno weyn baa ku jira
@maryamadahir1199
@maryamadahir1199 5 жыл бұрын
@@quruxoday533 Bal inooyara micneeya dadka aan fahmin sidda anigoo kale?
@mohamedmohamud9197
@mohamedmohamud9197 4 жыл бұрын
Hi
@phaaizaabdullahi3806
@phaaizaabdullahi3806 4 жыл бұрын
🤩💪❣💋😘🥰💝🎂❤😎😍🦄💑🙈🥰🤩😍
@sscboy3547
@sscboy3547 3 жыл бұрын
Maanu fahmin marka masaarayno
@liibaanyousufipraahimegaal3064
@liibaanyousufipraahimegaal3064 5 жыл бұрын
waar dadkii 2019 mee ha ii gedinina ee like lee igu gambiya
@Casaanyo1
@Casaanyo1 8 ай бұрын
Faysal xawase intee ka dhacday sxb horata 😢😊
@sahrocabdulaahi1757
@sahrocabdulaahi1757 4 ай бұрын
😢😢😢 anigoo xanuun jaceel dareemyao ayaan dhagesanyaa heestaan waayo qofka Aduunka ugujeclaaa ayaa iga fogaaday💔💔😢😢 Anigoo manta dhahaayo haigatagin ayuu icidleeyay maalin uuun waarajeynaa inuu iaoolaabto i.a🤲🏻🤲🏻🙏🏻🙏🏻😪❤❤
@AhmadMQadar
@AhmadMQadar Жыл бұрын
Heeeskaan markii 1aad een daawado 2017 June ayey eheed iyada oo cusub ila markaas 1000 jeer wan ku soo ceshaday mana aqaan oo jaceykega waan heesta ❤ Faysal Xawaase nin sahlan ma aha
@hamzeabdiman3622
@hamzeabdiman3622 7 жыл бұрын
hadii qof qof uu jeclaado intuu dhaxan ku fadhisto halbow laha dhiiga qadiyo dhanka wadnaha ku seexsho xiisuhu dhamacdu ku daaraydhibku baday caashaqagu barwaaqo adoo dhex jooga dhagaha ka furayso maha anigoon kibir uga dhaqaqin duruuftu meel dheer iga gaysay [ calaf ka dhagan ba hab saanshay ] muuu dhamaanine 2x muu dhamaanine calaf kaa dhagan baa habsaaan shay walaw aaan guri dhistoom dhigaa dumar aaan aroosay [ dhaaar Qudha kuma hilmaamin kalsoonidii kama dhoofin ] dhayiihi wali ku hiloobe Booga neef sada xasuuusta gal_gacal aan iga dhamaanin adigu dhayal how malaynin muuu dhamaanine 2x muuu dhamaanine calafkaa dhagan baa habsaaan-shay love is going on _ cusboonaysi jacaylkaaga waaayo ma duugoobo markale sooo dhaweeee ha waaaro jacaylku Qoraaa :- hamze abdullrahaman adan
@muntazmacaneymcnto2927
@muntazmacaneymcnto2927 7 жыл бұрын
hamze burcoa thank you for the lyrics
@ayaancumar5484
@ayaancumar5484 7 жыл бұрын
hamze burcoa alle haku xafido my dear bro
@fadumoali7718
@fadumoali7718 7 жыл бұрын
hamze burcoa ❤️❤️❤️❤️
@anisocabduqaadir6559
@anisocabduqaadir6559 7 жыл бұрын
hamze burcoa
@nimcansiyaad9245
@nimcansiyaad9245 7 жыл бұрын
thanks kornel dalmar
@DekaShDahir-sq2to
@DekaShDahir-sq2to Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuuataa wiil hada tahriib ku dhintay magaciisu ahaa cabdi rahmaan med roule ilaahay jano farduusa haka waraabiyo
@NimcoSakariye-dq2cw
@NimcoSakariye-dq2cw 5 ай бұрын
Daacadii wxn so qoro garnmyo iso duceeya wlalyl inu alle amuurahyga ii sahlo😌
@KuuseyMaxamed
@KuuseyMaxamed 25 күн бұрын
Aamin waa salaad subax baan kaso baxoo waana murqaansane alle amuurahaaga haku sahlo 👍
@ikraanahmed7533
@ikraanahmed7533 Ай бұрын
2024 yaa ila dhegaysanayo Hestaan Halasiga ah wlhy wiil aan kala tagna iso sher gareyey 😭😭😭 gurigaga alle haku barakeeyo Ana wiiilkena xasus ino ah abwe mcne waanku jeclaan mar walba
@mahamedabdirahmanosmankhai3353
@mahamedabdirahmanosmankhai3353 3 жыл бұрын
2021-4-21 heestan walhi Darren goniyah ii leedahe Izoo duceyah allH riyadayadda ha RumeeyeH Encha allh 😵😰😷
@ayuushahmedofficial6283
@ayuushahmedofficial6283 2 жыл бұрын
Alleh haku rumeyo wll😓😓
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
2022 😊yaa salaam waah waah faysal fanaan jira hees xasuus mmudan iyo 2018 kii war lasoo dhaafay oo laga dalacay calaf kulamatashanaayo waxan rabi idiin qorina lama helo sikastoo isku jeceshihiin waligiinba isku aqriya talada iyo heshiiska tan ilaahay idiin qoraa kaweyn ilaahow noo barakee kuwaan hada haysano aamiin 😊😊❤❤❤
@kalsoonmaxamed5207
@kalsoonmaxamed5207 7 жыл бұрын
Heestii sanadka thanks alfanaan xawaase ❤ Kornel hormar wcn bro video in the year 👌👌
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
kalson qaali Mahadsanid Walalo
@kalsoonmaxamed5207
@kalsoonmaxamed5207 7 жыл бұрын
Kornel Dalmar adigaa mudan king 👍💞
@raymadayib6333
@raymadayib6333 2 жыл бұрын
heestan 😩🥺 saaid u jeclahy mar walpa wn dhagaysta 12/12/2022 hbn tariikh ah 😣 H I J 😢 kalgacal aan Iga dhaman adigu dhayal Ha u malayn 😢💔
@HooyoMacaan-k7z
@HooyoMacaan-k7z 23 сағат бұрын
Dadka 2025 dhahagysana wn idin salamay likta dhac ku sii
@zackyainsane9795
@zackyainsane9795 6 жыл бұрын
Wlhi heestan waxaa la raby sida Film cml in laga fiirsado cinema Waayo Waa hees qaali ah Bro horey usoco✌✌
@queenfuaad1128
@queenfuaad1128 5 жыл бұрын
Haa qof walba way reebtay heesta
@yuusufcalidiini2012
@yuusufcalidiini2012 5 жыл бұрын
Yaa dhageysanaya 2019😘😘 Farta taag 👍
@sacdiamohamed687
@sacdiamohamed687 4 ай бұрын
7/8/2024 ban dhagaysanayaa heestaan waxayna ii tahay habeen aan Subixiisa sugayo riyadayda albaabkeedii kowaad 😢Allow irumay riyadaydayda isoo duceeyaa hadda aragtid dhambalkayga🥹🤲🏻🤲🏻
@munosaid2195
@munosaid2195 7 жыл бұрын
tolow ani may iga hdli heestan ax wlhi jclku wa xunun hdi qof qof uu jeclado intuu dhaxan ku fadhisto halbow laha dhiga qadiyo dhanka wadnaha ku seexsho barwaqo ado dhex joga dhagaha ka furayso maha muu dhamanine jaceylkeni
@khadracumar6061
@khadracumar6061 7 жыл бұрын
aleylehe waa xaqiiq
@hamdamohamedhappy464
@hamdamohamedhappy464 7 жыл бұрын
muno said ususi
@axmednaaji9923
@axmednaaji9923 4 жыл бұрын
@@hamdixubioficial208 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤👌👌👈👈🤑
@nimaanshaqale7865
@nimaanshaqale7865 4 жыл бұрын
Waa runta wle waa xanuun jcylku
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 6 жыл бұрын
3:51 sidhu USO ceshaday gacantuu xidhanyahy waxgarad👏👏👏❤😘❤😍
@canabcismaancudoon232
@canabcismaancudoon232 3 жыл бұрын
Hestan we iga gadan thy feysal hawes ima ogo malinti inta firsado malha wa layaba 🤣🤣🤣🧑‍💻🧑‍💻ino ii ogada waye❤❤❤
@casniiitiinaqoyste5972
@casniiitiinaqoyste5972 7 жыл бұрын
Fanaaan qarni an ad u tageeero feysal xawaase asxbta iga danbeyso like igu deeeqa hee sanadkan like ka shidan thy plz
@yasmincumar2004
@yasmincumar2004 4 жыл бұрын
Walhi waa runtaa xasus ayay igalisy heestan😭😭😭😭
@ayuubibrahim5798
@ayuubibrahim5798 4 жыл бұрын
Hadad dawaneyso 2021 like ii sar heee 😂😂😂
@munacawil2070
@munacawil2070 7 жыл бұрын
OMG mudhamanine jacalkuna mudhamanine calafka dhiganba habsanshay omg maxa dad kala habsamay😅😅😅😅😅😅😅
@siciidocishqi6238
@siciidocishqi6238 7 жыл бұрын
Muna Cawil 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 muna halkana ma timaada hhhhhhhhhhhh
@somalimediaproduction5682
@somalimediaproduction5682 5 жыл бұрын
Ar nimankaaan naaaaaaa nin anaaaag kalle guuursanayo marks uleyahay kuma illoobin beeenbadana
@ADENMIGUILAMIR
@ADENMIGUILAMIR 5 күн бұрын
Haddii qof dhab kuu jeclaado masha-allah ilaahow Fatou nabad iigu soo celi
@ZuhaybHassan
@ZuhaybHassan 5 ай бұрын
You are the meaning in my life you are my weakness and my strength. 😢💝h..da 💚🕊
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
barwaaqo ado dheex jooga🙄 dhagaha kaa furayzo🤗mahn dulufadey hesta miyan kugu shuubaa waax fahn waku brya peph😍
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
+Ibraahim Shakul Yare Masuul Thanks
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare waa ku salamay walalkey Ibrahim heesto caadi mahan waa qiso miyarad ah waa leyska dhex arki kara
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare wax badan snappka xawase waa ka dhegeystay heestan caadi mahan
@hibofaarax5076
@hibofaarax5076 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare melkasta wakugu Arka boqortooyo 👍😎
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
hibo faarax iska macquuul alpiih❤
@umalkhyhazzan8342
@umalkhyhazzan8342 5 жыл бұрын
Hestan wx fahmi kara laba qof oo is jecel oo calafku kala kaxeeyey like me 😭😭😭😭😭
@leilahussein4477
@leilahussein4477 5 жыл бұрын
Haa 😭😭😭wlhy
@AbdiqaniAli-is2fk
@AbdiqaniAli-is2fk 11 ай бұрын
SiDa aniGOo KalE Wllo AX😢 kasiiDaraN QaBiil DarTiii🥺🥺💔
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 4 ай бұрын
​@@AbdiqaniAli-is2fk😢😢 alle qlpiga hku qpjyo
@sundusabdirashid7096
@sundusabdirashid7096 5 жыл бұрын
Heeskaan sxbkega hore ayaa kuso xasuustaa sulieman he loved me without condition Uma maleenayo jclkas cml inaa heli doono . lkn he got married maxaa kawaday lkn mcn 😢😂😂😂😂
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 6 жыл бұрын
Show fanankani wuujira mashallah nolow huno mntaku dhagystay wannkaa helay
@hodotani9935
@hodotani9935 5 жыл бұрын
Heestan dadka badankodu waxy u dhagaystaan jacayl again se waaa Aan kuch labeeyo camal. The best song I like it
@xafsiinacabdullahi4750
@xafsiinacabdullahi4750 6 жыл бұрын
www heestan waan ku heestan waan soodahay ✏😙😙😗😗hada yaa jogo bal aan arko like igu so dhaweya inta joogto
@Z_seyro
@Z_seyro 5 ай бұрын
I am alone 2024😢💔
@Israhabdi-op3ef
@Israhabdi-op3ef 5 ай бұрын
Seme 😢
@LibanMireAhmed
@LibanMireAhmed 5 ай бұрын
Who cares 🤔
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 жыл бұрын
I can't get enough listening this song ❤️❤️❤️💞 good acting
@abdinasirabdiqadir6211
@abdinasirabdiqadir6211 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@caanoyare6998
@caanoyare6998 3 жыл бұрын
Run ahaanti heestaan waawa ii xasuus ani ahanteyda waayo musalsal Aan jclaa ayey saarnan jidhay walaahi xasuus ayaanba galaa hadaa maqlo mcnkeda waa hees Aad u,sameyn badan qurux iyo mcn isku qadatay muqaal hay Ah😍❤💋🙊🙏
@mohaseros2109
@mohaseros2109 2 жыл бұрын
Ar xaliye heesta ka qariya🥰😅
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 5 жыл бұрын
My favorite Somali singer feysal xawaase 💖💖 " muu damanine jacaylkuna muu damanine calafka dhiganba habsamshey"😢😢
@aliwarsame551
@aliwarsame551 5 жыл бұрын
Heestaan xasuus bay igu leedahy waxaa isoodiri jirty jaceylkeygii hore 2017 wlahy markaan heestaan dhagaysto meelba I xanuunta
@jiinowmacow761
@jiinowmacow761 4 жыл бұрын
Ok
@libannassirkoodbuur6909
@libannassirkoodbuur6909 2 жыл бұрын
"maxn adiga darta dhaxanta usoo maray oon habeen madaw soo guday" kaligay meel cidlo ah . 🥺❤
@dabacsariskadeh8610
@dabacsariskadeh8610 4 жыл бұрын
Wlhi feysal xawase hesahisa dhan wan iska jeclahay....fanan hada noqoni ninkan cml noqo mise fanka kasexo❤❤i love you feysal
@hiboyussuph2569
@hiboyussuph2569 2 жыл бұрын
mashallah really,this song actually touched my heart its sweet song thats u ll'l want to listen ' several time/keep it up brother
@justforloughgagsteam3434
@justforloughgagsteam3434 4 жыл бұрын
2020 after lockdown love Somali songs
FAYSAL XAWAASE l UJEEDO l OFFICIAL MUSIC VIDEO 2017 HD Gobfilms
4:53
TheGobfilms
Рет қаралды 3,6 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 564 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,3 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3,9 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 10 МЛН
Diiwaan - Axmed Biif 2010
6:29
AxmedBiif2010
Рет қаралды 8 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 12 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН