Fekerka Fadumo Ibrahin Oo Miidhani, Waa Ka Hablaha Soomaaliyeed Sidan U Qiimatiray🤔

  Рет қаралды 15,226

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

6 ай бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Ubah Birmingham
+44 7463 135964
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Пікірлер: 163
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 5 ай бұрын
Asc. Timaha somalida iyo timaha xabashida iskuma' dhowa timaha somaliweynta dumarkeena iyo rageena ayaa aad u qurux badan timaheena, waxaan leenahay timo dhal'dhalaa'laaya. Dhinacwalba somalida ayaa number one's aduunka.
@brahmabomer9742
@brahmabomer9742 5 ай бұрын
Q
@user-dh5te7nr8k
@user-dh5te7nr8k 5 ай бұрын
Faraxiya tan ha isku qasaryn waay edeb darantyhy
@fartunfarah6447
@fartunfarah6447 5 ай бұрын
Dahabna marabno, labisna marabno, lacag marabno ilaahay baa naga soowaday oo naga soocidgaliyay.
@user-pt6xc3hp8u
@user-pt6xc3hp8u 5 ай бұрын
You are an educator who is smart ,able to navigate her message to the right audience. You don’t shy away from the truth. Alhamdulillah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@hanamoha3252
@hanamoha3252 5 ай бұрын
I feel so disgusted and angry by women who stab other women. We have long way to go Subha'Allah.
@Abdiabubakar79
@Abdiabubakar79 5 ай бұрын
Fariid fathia cabsiiye ❤❤❤❤❤ Runta u sheeg
@sahroali2547
@sahroali2547 5 ай бұрын
Thanks Fatxiya waa xaxiiq raaligaliye baa raaliyo hela
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 5 ай бұрын
Cowro la qaawiyo. Cowro la qaawiyeey leedahay❤!.Fadumo Ibrahim wa gus caabud kuwi la dhihi jiray!.
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 5 ай бұрын
Manchallh habo you glowing allahuma barek habo gacalo, waa inan doonta magic serum 😅💃. Truly speaking without makeup you look 👌,🥰
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 5 ай бұрын
It’s beautiful when a man makes a move not the other way. Ladies have self esteem and be proud. Don’t chase men he will never respect you later. Let him chase you for years before you say YES. Don’t rush for the sake of having someone in your life have class and love yourself
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ MASHA ALLAAH QURUXLEY, Hbo Dumar badan Waa Qoyan Kuma Fahmayaan 😅
@Ali34388
@Ali34388 5 ай бұрын
Walaahay waarun ninku hadu xaaskiisa raaligaligo ayana raaliyo bayunoqon taashakimaleh 😊
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 5 ай бұрын
Thanks hbo fathiya and then salan sare xbbti ❤❤
@maryanali9833
@maryanali9833 5 ай бұрын
Asc fathiya you are beautiful with the red outfit Masha Allah ❤️
@nizahagio
@nizahagio 5 ай бұрын
Allaha Habo mcn ❤wan Ku jeclahy Aad ayan Kaaga Dhigtay Macalimat Qiima Badan🫶🤎Fatxiya Noolow👑
@83587
@83587 5 ай бұрын
Waan ka yabanahay xaq nin un baan maqalnaa ayagine sidii lookoolkoolinaayey ayu aqligoodi labada af isugu soo uruuray wax kale ma oga kamana sheekeeyaan wexey cunan iyo hee
@fahima6186
@fahima6186 5 ай бұрын
Waa abuse caadi ah Somali women life iyo “impossible situation” 😂
@a_afro1
@a_afro1 5 ай бұрын
Somali Waxa laharay rag civil war kii hooyaa ilmaheda dagaal dhexdi ku korisay qaarna qurbaha ula qaxeen 😢😢😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
ilahan ku dhartee ragan somadi badan maha kuli lakiin badankodoa asxanta wa uga dartaa naagta koolkolisa wanajisa ayay dhiban ee quruxd aiyo qiimaha isku darstah caanayda wayba dulfadhiyan maba ka agkacan iyado dhareeka daadinaysa tan kale naagaha somalida qaa r baan la yabay oo isleh gogoshad ku cancisay hadu kula joogo na qadartii baan dhaman wa ka ii qulqulaya car watase ragan manta jooga mid naagti kowad weliqaba keena waa shaan midh mid walaba wuxu yidhada ni ama laba ama 8 buu furay why masuuliyadiisa ma garnay naagaha gebigoodaba stres bay ku ridan maxay hagaajisa ama is hagaajisa gabadha somalida wa gabadha aduunka ugu nadiifsan ee ugu udgoon lakiin ragan waxas ma qoran runti qofka ahaduu qayral masuul yahay nagta ka tgta iyagu habaran waxya moodan gabdha in la furya runti gabadhaha somalida iyaga fura kuwan markay ka yaaban
@nasralaki2778
@nasralaki2778 5 ай бұрын
Mi role model farhia absiye ❤😂❤❤❤
@dekahaji
@dekahaji 5 ай бұрын
Shacni iyo qurux fatxiya!😊
@hodan112013
@hodan112013 5 ай бұрын
Fathiya ilaahay Umadan kaama qaado waayo cid nasteexadooda u sheegtaa ma jirto oo aan adiga aheeyn.
@user-kz2yt3vx4h
@user-kz2yt3vx4h 5 ай бұрын
Habu waruunta raliyey aya hela raliyya ❤ale haku xafiduu
@zahrayussuf6187
@zahrayussuf6187 5 ай бұрын
Thanks fadxiya runta ayaan kugu jecelahay wllhi biil inta badan maqataan oo aan anigu kamid ahay wana shaqeystaa schoolka aniga bixiya kirada aniga bixiya cuntada hadana waa isla ficanyahay ayagoo dhan waa sidaas
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 5 ай бұрын
Abayo adiga xaq uma lihid inaad wax kasta bixiso hadey caruurta agoon yihiin haa alla ku badey abayo lkin nin nool baa adiga wax kasta korkaga yihiin no more xbbti impossible situation ku jirtaa abayo
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel 5 ай бұрын
Naagbaa waxaytiri xarakaad badan ayaan lasameeyay ninkeeda markaasuu yiri macsilaybaa tahay markaasaan nacabaytiri ninkii, waan kala tageen war hooy gabadha baahitira nimanow,🌹
@koshassan4037
@koshassan4037 5 ай бұрын
Fadxiyay illahay waxaan kaga baryey cimridherer iyo cafimaad sareca, cibado suuban 🤲🏻 Wale waxbadan baad noo faidaysee🤍
@adarshire1777
@adarshire1777 5 ай бұрын
You are so cute and right 😂😂❤
@AyaanSiciid-qy3xg
@AyaanSiciid-qy3xg 5 ай бұрын
Faadumo mic baa waalay Oo waxba laga Qori maayo
@sudajibril7117
@sudajibril7117 5 ай бұрын
Alla qoyanee waliga is badali maysid daay Kay baryayso
@yusramuhumed7321
@yusramuhumed7321 5 ай бұрын
Kkkk wahi jamacad ninmaka fathiyo manshaa ayaatahye wan ku wata marathon ninmaka somalida waa narcissist walhi subxahaaa ❤ Fathaye wan ju jecelnhayen allwe adertii wayo ruuuta alle ayaa ku jecel walhi 🎉
@hodanhussain4699
@hodanhussain4699 5 ай бұрын
Fatxiya Absiye habo Run sheeg kuu bixinay❤
@ladannorway6938
@ladannorway6938 5 ай бұрын
where do you buy this from sweetie
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 5 ай бұрын
Macalin farxiya
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 5 ай бұрын
iyada😢dhilaa habartas😢waxan jeclanlahaa inaan qawiyo kalbah cajuusadan waa nacay🎉farxiyay halkaa kawad fariid❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-cs7hv8jz1d
@user-cs7hv8jz1d 5 ай бұрын
Alarunbadanida inader ❤
@ayaanlooyarkadumarka9212
@ayaanlooyarkadumarka9212 5 ай бұрын
Walaalo fatxiyaay dadku waa dad waalwaalan aad wqx usheegayso . meesha ay kahadlayaan iyo meesha aad kahadlayso waa kaaf iyo kaladheeri. Waxay kuwaasheen sariir iyo waxaa wax kaleba aduunka inay jiraaan umaqabaan.
@user-jn1fl9zs7u
@user-jn1fl9zs7u 5 ай бұрын
Faraxita faridi walahi
@user-hx6dw2zc9h
@user-hx6dw2zc9h 5 ай бұрын
Gurux habo
@Humanity894
@Humanity894 5 ай бұрын
Hala yaabin waa dad aan sexual satisfaction waligood arkin 😂😂😂😂 somali qooq iyo qabyalad baa dishay habo mcn😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Aallah beerka
@NimaTube1
@NimaTube1 5 ай бұрын
Walahi wad iga qoslisay
@ashalul565
@ashalul565 5 ай бұрын
Waa lays dulaystay, Ri walba shilalkay is dhigto ayaa lagu qalaa.
@zuberadan5427
@zuberadan5427 5 ай бұрын
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
Waa qatan
@latifayusuf6818
@latifayusuf6818 5 ай бұрын
Asc af kada cano lagu qabay ilaah haku xafido
@hamdixsan
@hamdixsan 5 ай бұрын
Illhow Fathia Absie ha noo wayin
@user-dh5te7nr8k
@user-dh5te7nr8k 5 ай бұрын
Farxiya❤
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 5 ай бұрын
Necbiya nag tidha ninka waxan u same anigaba wan u bahanay wax walbo wanagsan
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel 5 ай бұрын
Xaajada uu kuleeyahay maxaytahay Faadumoo kale dunidaan lama jaan qaadikarto Nin iyo Naagba waa adoomo illaahay, 😢
@hamdamohammed2993
@hamdamohammed2993 5 ай бұрын
Aniga islanta warkeda madax xanunbaban ka qada
@muna6298
@muna6298 5 ай бұрын
Beri aan qoyan ahaa farhia naa anan aqon ban marka labo nin guursaday oo aan udulqadan kari wayay ban is idhi nabal raaliyo iska dhig ninkii waxan iskaga dhigay sidii asxabihii mailk so dahirtay edeb raaliyo halkii ugu danbeysay ban gadhay maxa igu dhacay inlaygu furay raaliyo nimadan waa wali ee wanku furay inlay cadabo ban ka baqaya 😂😂😂 hogay wan isla yaaba imika hda wan ka baxay qoyan berigas ban ahaa ta ugu daran darhia khayr hel mxa nago adag naga dhigtay
@muudahir7081
@muudahir7081 5 ай бұрын
Dumarka qaar marki layara lama so barin nafteda iyo qimaheda hada dumarka qaar wax arkesa ku dooda walidkyga iyo ninkyga ninkyga xaq badn oo jano ku gala Yaab🥱
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de 5 ай бұрын
Waa laga dhaa dhac siiya waa lid keed inuu ninku ka xaq badan yahy lkn qofna iga dhaa dhin maayo nin ayaa waalid ka xaq badan
@casalasal6466
@casalasal6466 5 ай бұрын
ASC FATHIYAY WAA CAJIIB FADUMO IBRAHIM WAX WEYN BAA KA QALDAN MARBEY ISKU DHEX YAACDAA YEY KU WAALIN
@adenhersi4127
@adenhersi4127 5 ай бұрын
This is what happens when you don’t have clue what the heck you’re talking about. A large majority of people, even some dear to us view the reality , religion and culture in a different but wrong angle. We need a new setting with purpose , knowledge and empathy when discussing a sensitive issues regarding our people.
@aminbootaan6243
@aminbootaan6243 5 ай бұрын
Somalia tuba musqusha ku jira maxaa last dh8gaa
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 5 ай бұрын
Farxiyooy horta qosol ma nooli laakin mid baan ogaaday!. Nimanka Somali in la gumeesto aa loo diyaariyey oo bajaq ba laga dhigay😅!. Hada is too late to get high blood pressure!. Ani tiyaatarka shidan waa iska fiirsanooyaa Abaayo reer koofur waxan dhahnaa waxaan seventi coorcoorki ee wax ka qabasho leheed!.
@user-zi2cx3ck7z
@user-zi2cx3ck7z 5 ай бұрын
waa jabnay wlhi habo nin soomali kuma fakaraayo in wax kudarsado ano wali guursan xitaa😢
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Habo nin. Soomaali wax dhaamo lawaa. Nin. Soomaali. Ilmaha aad u dhashid. Adi. Ayaa heysanayo. Oo. Diinta. Muslinka barayo. Waa haddi ay tahey. Hooyada hooyo fiican oo. Allah kabaqeyso. Wax kasto waa lacaf. Nin. Soomaali fiican. Allah ku siiyo. ❤
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 5 ай бұрын
Caruurtaad haysanaysaa ku teh! Miyaad is maqlaysaa walaal. Nin caruurtiisa dayacayya oo ka tagayya ayaad amaani oo wax wacan nooga dhigaysaa?? Ood leedahay wax dhaama la waa. Waa waxay bulshada Somaliyeed u kharibantahay! Nin dhaqaaqayya iyo qoyan ku faanaysa in caruur keligeed korinayso.
@IlhaamAdam-hv7yk
@IlhaamAdam-hv7yk 5 ай бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620been maadan sheegin qaladka dumarkaa leh😢
@abdibashe567
@abdibashe567 5 ай бұрын
Asc walaahi farxiya obsiiye waxay dibada soo dhigtay Ceebtii raga Somaliyeed. Waa galmo uun iyo cunto. iyo oral hygiene oo ay ku liibaan.
@SulekhaDeeq
@SulekhaDeeq 5 ай бұрын
Asc
@rodaismail9976
@rodaismail9976 5 ай бұрын
Asallamu alaikum Walsall fiidyawgii ninkii falastiiniga ahaa latoojargaraynayay iisoodir
@sudajibril7117
@sudajibril7117 5 ай бұрын
😂😂😂 waa qoyantii ugu Wayned
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 5 ай бұрын
Dhaqanka somalida dumarkay dulmisa waxasna nimanka samaystay nag qoyan ahna way dhaqan galisay
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 5 ай бұрын
Jufan oo awdan , waxa nin aduunka jooga miyey weyday sad wallahi 😅
@menfopsw1878
@menfopsw1878 5 ай бұрын
Fadumo ibrahin ❤ 100%
@fatimanour9793
@fatimanour9793 5 ай бұрын
Habar Wayn Batahay EE Maxaa Gaalka Kuyey Akhas Na Islayaab Oo Hablaha Yar Yar Hanaga Duufsan Cimri Tagay Baad Ceeb Ku Sagootisaye Discusseing
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Waa runta
@fathiafati2378
@fathiafati2378 5 ай бұрын
Goodasha ku waashtan you are funny 😂😂😂
@Jannahawkhalif
@Jannahawkhalif 5 ай бұрын
Saan uqoslayay waan suuxay asago uraya ayuu rabaa naag nadiif aah why.
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 5 ай бұрын
Waxaan rabaa saliida ku jirta caaga cad waxaan arkay Mid ku jirta caag Dameeri. Ah ee maxaa qaldan yaa wax ee sheegi
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Waa isku mid gacalo
@faisajama8863
@faisajama8863 5 ай бұрын
You make me laugh, hebel cali dacar ma maydhaan Ilko madow 😮
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 5 ай бұрын
Xajiyadi gabadh somali ahayd xaqedii waa maqanyahay
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 ай бұрын
Hhhhhhh Allah Fadxiyay waruntaa
@Amalzuleiman
@Amalzuleiman 5 ай бұрын
Farxiyayy maku keenaH aad riFtiD cajuusaDaah sug la jeclysiyeyy ee aad mooda hdy sug waydoH nolozha dhan weydeyyy😂❤
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 5 ай бұрын
Nabkin isticmaal indhaha aad fraha had iyo jeer ku xoqasid waa iga talo waan dhibsaday iyo shaaha furqfqdiisa iyo sanqadhiisa lama kala xanaaqaan
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Shaaha furiqdiisa waa waxa Meesha loo fadhiyo gacalo. Shaah iyo sheeko. Indhahana way iqoyaan marwalba warqad cad lama hor hayn karo camerada Oo Inaad ooyay ayay u erkasnaysaa. Marka haday ku dhibay, ha daawan gacalo. No xanaaq😂
@fathiafati2378
@fathiafati2378 5 ай бұрын
waa runta fadxyo somali women illahay baay leyhin😢
@user-tq3ht4mq4l
@user-tq3ht4mq4l 5 ай бұрын
Amusy shaqabadaa afka dhere leh,taso kallay she names af dheer
@kawtharahmed7374
@kawtharahmed7374 5 ай бұрын
Bisinka gabdhu mxy ku hadashay matagba I qabtayba wlhi somlinimada hadi laga bixi karo wan k bixilaha cawa maxathy wuxu m wasiradba gabadha Somali way dulmanyihin wlhi😢calosha I xanuntay Dalki dibtada ka jirta farxad laanta nolol lanta we need casharo dagdag ah wax ha la badalo fatxiya habo school nolosha mcnaheda lgu dhigto no fur sidan si maha ha la kaco cawa waba oyaya mxa weye sidan 😢
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 5 ай бұрын
She's behaving like some street guy flirting the prettiest girl in the hood while he's giving queen-like attitude 😂😂😂 natural roles were reversed
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Waa baahal eedeb daaran o Sara jooga laagu dhaallay
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Maadheey intalade niinka keenin baad xuurux baadanaiid maaxa kuu dhaacay
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel 5 ай бұрын
Jazaa,u siyiati bisiyi,a
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm 5 ай бұрын
Waa islaan xanuusan
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Akh faraax😂😂😂
@faraxismail632
@faraxismail632 5 ай бұрын
guurka soomlidu waa shaqaalo nimo
@Blackie919
@Blackie919 5 ай бұрын
They want struggle
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel 5 ай бұрын
Kkkkkkk 😅😅😅 Wallaahi waad iga qoslisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hawonuur4617
@hawonuur4617 5 ай бұрын
Hhhh farxiyo qosol ayey igu disha
@AbuSuldaan-qx7ut
@AbuSuldaan-qx7ut 5 ай бұрын
😂😂😂😂Haday Gacanteeda Ku Qabato Alaabtiisa Dhilaa Tahay Buu ku Dhahaa Marka Waa inay Badow iska Dhigtaa
@Missabdiy
@Missabdiy 5 ай бұрын
She is close-minded honestly🙄
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk beerka ixaanunay waaxasi waa waali
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 5 ай бұрын
Hinda products xagan ka heli karaa waxan daganahay Birmingham
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 5 ай бұрын
Uk
@badriahussein8291
@badriahussein8291 5 ай бұрын
Naagtani Dulaystay Iska dhisaysaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
wa islan qooqday gogosha kulaha dumarkii ma isaga badankooda soo hoyda makhayad buu fadhiya Hepatitis B C ka soo qadaane oo toroogtaa ka hayane inta gabadh ooyaysa arkay oo leh ma soo hoydo ba waad yaabaysa
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 5 ай бұрын
Asc. Kkkkkkk.
@faraxismail632
@faraxismail632 5 ай бұрын
ninki idin qaataya idinma dhigo umada dhan nin qaatay😢😢😢😢
@roodanuur461
@roodanuur461 5 ай бұрын
Waaxa laaga yaaba gaabadha qaabayaalad inu kuu xuuminayo
@hawosaid139
@hawosaid139 5 ай бұрын
Raga soomaliyed badan kood ma fiyooba
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 5 ай бұрын
kkkk
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 ай бұрын
Faraax nadaafada ku daadaal
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 5 ай бұрын
Fadxiyaay waa sideey dawaynbaa kaa soo baxday wakhti kooban miyaad xanuunsatay mise waa waxa qad marsatay
@aminaomar6271
@aminaomar6271 5 ай бұрын
Gabdhah laftood ha la saaro qaladka waayo wayadan waxa so baxay dumar caan radis ah oo god walbo gacanta galinayo, kuwaas ay in tay caan noqoto baa kuwi yar yara ku dayanayan. Marka waxa aan u bahanahay in dhaqankii lagu sameeyo wacyi galin. Dhul,dad,dhaqan intaba wa dhinteen.
INDHO ADAYGII OO QOF AH🤔
42:45
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 14 М.
Qof Aanad Aqoon Sidee U Jeclaan Kartaa? Waa Runtii 🤣
34:40
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 14 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 122 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Naagta 4 Jeer Waa In La Garaaco 🤔☹️😡
27:33
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.
FARXAD RAGII KUFSADAY MAMA SAAFI WAALA WADA HELAY ALXM💪
34:18
Aliya henna🥰🥰
Рет қаралды 1,9 М.
WAR DEG DEG AH DIGNIN KUSOCTA SHACABKA SOMALIYED
8:32
Cadnan yare
Рет қаралды 10 М.
Heeso Af-Soomaali ahaa oo La Arkay iyaga oo Luuqado Loo Bedelay
34:37
Qaylodhasn Waa Wareey, Dhibka Idin Haystaa Ka Wayn Gabadh Ajanab Guursatey😭
31:01
Yaab: "Waa Nin waxa uu Xado Sadaqada ka Bixiya..." Abwaan Weedhsame
9:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 4,2 М.
Niman & Naago Galmo Ayaa Lagu Itixaamay #Maangaabnimo 🤔
42:12
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 15 МЛН
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 64 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 55 МЛН
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 2,5 МЛН