Bilow ilaa dhamaad feylka dembiga waxaad ka daawan kartaa linkigaan playlistiga kzbin.info/aero/PL5gB-5KT4tApi2eNBLaFeNz3NLY5Yjrjn NB; Dhacdooyinku waa kuwo kala duwan balse waxaa ay hoos imaanayaa feylka dembiyada.
@ckjeilani71173 жыл бұрын
Thanks Ustaad🥰🥰
@superprince83003 жыл бұрын
Ustaad elon musk video ka soo samee waa iga codsi
@mohamedmj95443 жыл бұрын
sxb ayaantan channelkaga ma daawado, maxaa yelay taxane ayaa ka badisay, waxaa inoo sameysaa sidii ad markii hore inoogu diyaarin jirtay barnaamij kooban, hadii aad rabto xitaa isbuucii laba jeer soo geli amaba haljeer, waan ogahay in ay dhib badan tahay raadinta macluumad faaido leh, lkn waxa aad halka mar ama labada ugu dhig kuu leeyahay waa sidaas. Mahadsanid..
@amarhassen56843 жыл бұрын
Wadmahadsantahy Wala🥰😍🤩🙏👍🌙🌟
@queenaliyah26763 жыл бұрын
Suaalo ayaan qabaa halkeen kusoo mariyaa cid
@suhaibismail78893 жыл бұрын
Hadad Muslim tahay like saar
@hunchojack10132 жыл бұрын
🤣🤣
@amiraahmed40723 жыл бұрын
Kusaliya Habica Mohammed scw💕💕💯💯💯
@engabdihussein62583 жыл бұрын
SO MUCH THANKS, ANNAGA PRODUCTION , waa Baadhis xiiso badan.
@fiidowmrk3 жыл бұрын
ANNAGA keep going my brother guuleso waligaa
@kheerjecelmedia10593 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jeceloow muradkiina ha idin saqiro Amiin 🤲 nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏
@suhaibismail78893 жыл бұрын
Anigoo ku jira qolka ustaad andirishid ayan hadana arkay videos kan that's why aan u noqday first view,wan kula socdaa ustaad.
mansha allh ad aynan barnamejkaga u jeclahay halkas ka wad
@barnialisalah56473 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdinuurmaxamed86373 жыл бұрын
Masha allah sxb
@olmogamer33783 жыл бұрын
Chanalka aan ugu jeclahy somalida
@ariyaaden81353 жыл бұрын
Arimahan oo kale nosoo badi
@apdyrahmaanziyechofficial54483 жыл бұрын
M.a Annaga production
@mohammedabdinasir83653 жыл бұрын
Keep going walal 🙏💕💯
@zaraaahmed86833 жыл бұрын
Asxby ani mid iishega qeybti 5 la shegoya 1 2 3 ma firsanin be 4 le arkay iyo qebtan wa ka dhaxradiyy xita maku arkin wx iishega tnx🙄🙄💖
@salmaanjr10053 жыл бұрын
guuleyso wllky markasta wn kula socona
@heegantechnology3 жыл бұрын
Muuqaalkan waa muuqaalkaagii ugu xayasiiska badnaa waxaan daawaday 19 xayasiin Ah ilaa dhammaadka video ga
@zepro75263 жыл бұрын
Muqaladii hore e single aha oo waxyabo faido no ah ku sabsana ayan u bahanahy kuwan dambi mar hore dhacay wax noma so kordhineysa ustaad ado mahadsan
@xoogsademussa8983 жыл бұрын
Thanks macalin
@farxaanciise65883 жыл бұрын
M.a allah
@cnxmalik25433 жыл бұрын
M.a thanks
@salmaannorahmed98793 жыл бұрын
Waxaan rabaa in aan igaado dilaaga guriga in uu Diamond iyo lacag ay taalo siduu ku ogaaday fadlan iga jaahil bixi adiga oo mahadsan
@kab75293 жыл бұрын
Waalayaab 💕💕
@ilyashasan88253 жыл бұрын
Asc wll... Bro wxaan kuweydiinayaa Mxaa kajira in intarnnedka lacag laga sameeyo sida in website yada ama game yada ladhaalo '' '' Inaad sharax koowan igasiiso iney run tyh iyo in kala.....
Anigu will oromoo iyan Ahay Lakin mukalladadii sifiican iyan ulla soda wan kutagera wllo Lakin Qoralkan Hadad Akrin kartit iga soo jawab somaliya hanollatoo❤️🇸🇴👈🇪🇹
@mjd77103 жыл бұрын
Orommo haku wasaan
@rabiidinoo25193 жыл бұрын
@@mjd7710 silkaa hoyadaa was🤪
@mjd77103 жыл бұрын
@@rabiidinoo2519 oromo dadbada ka wasaa somalia hadan timaado shubo ku xaartee
Asc jumca mubarak usdaad ayantan dil bad ino saartay ina dadka dilno maad rabtaa waxkale nogu badal usdaad mahadsanid
3 жыл бұрын
Wcs, Dhacdooyinka dilka waxaa laga bartaa casharo badan, Waxaana qofka uga kordha waaya aragnimo iyo taxadar dheer ah, Muuqaalku kuma ay jiraan teckniqu qaab dad loo dilo keliya waa qiso cashar ah oo kale.
@abdilkadirahmed8813 жыл бұрын
Usdaad anaga hatan somali mahay dil malin kasto arakna dadkana wuu badan yahay ALLAAHA jojiyee dhagahena iyo indhahenaba wuu ku baten wax xiisu ahna uma hayno adigana waqtiga ha iskaga dhumin anagana dhageysigisa waxba noma kordhinayo waxkale nogu badal oo masgaxdena kobcinayo waa naga codsi usdaad abdirashiid aad ban ugu xiranahay muqaladaada mahadsanid
@rastaboy19863 жыл бұрын
Vidéo walba oo aad soodhigto ima dhaafo
@fardowsougbad42503 жыл бұрын
Noosoo badi wll barnaamijkan dambi baarista ah wa ka helnay runtii waxyabaha naga qarson saa nogu so gudbiso
@liibaanmahanuudwarsame50043 жыл бұрын
Pro qeeb 6aad maleedahay
@Whocares1143 жыл бұрын
Mhdsnid ustad wkula socda aniga
@zepro75263 жыл бұрын
Ustad kama helno video yada malmhn danbe aad soo dhigtay o taxanaha ah musalsal ah. Video yashi hore o faidada laha dib nogu bilow kuwana chnall cusub u fur musalsal ka ah
@mjd77103 жыл бұрын
Hadaad kahelin iska bax yaa ku tuugayo
@abdirahimomar71723 жыл бұрын
waa dhacdo layaab leh balse waxa badan dhacdadan oo kale in loo saro dad aan dambiile ahayn sida daraadeed waa inay ka digtonadan lama dambi baaristu dadka aw so qabanayaan
@kaltuunali75973 жыл бұрын
Asc soo badi barnaamijyadan noocan oo kle ah waxan arkasa dad leh. Naga jooji waan Ku baryeyaaa ha joojin waan xiiseyaaa denbi badhista iyo casharad Ku duuganba pls soo badi