fikirka khawaarijta, sifaatkooda Iyo kooxaha ku saamoobay Part 3 By sh umal

  Рет қаралды 93,280

Salafmedia

Salafmedia

12 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 32
@mohammedabshir3498
@mohammedabshir3498 11 жыл бұрын
shiikh danabigiisa allaha dhaafo cimrigiisana allaha dheereeyo aamiin .,
@hkay980
@hkay980 2 жыл бұрын
Amin ya Allah
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Jazakalkah sheikh umal
@mohazat5009
@mohazat5009 Жыл бұрын
Sheekh umal allah ku xafido
@hageeyechannel9029
@hageeyechannel9029 4 жыл бұрын
Muxaadarada al qawlul amiin iney dadka soo fiirsadaan baan kula talin lahaa
@king...3695
@king...3695 Жыл бұрын
Maxaa ku Jira mida kale qaybtee
@fatumamohamed7428
@fatumamohamed7428 10 жыл бұрын
Sheeq ALLE ha barakeeyo cimrigaaga iyo dhaman warathatul AMBIYAA
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Sheekha waa runtii bal eeg siday isku gaalaysiiyeen Al qaacida iyo Daacish
@shamsash2772
@shamsash2772 Жыл бұрын
Asc shiikh m umal jasakumalah
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 Жыл бұрын
( ماضل قوم بعد هدی کانوا عليه الا اوتوا الجدل ) حديث حسن
@AdamAdam-ps8bo
@AdamAdam-ps8bo 7 жыл бұрын
sheekh umal allah haku xifdiyo.
@abdilkarim8780
@abdilkarim8780 2 жыл бұрын
Mansha Allah sh mahamed cabdi umal
@maxamedmacallinmaxamedmaca3847
@maxamedmacallinmaxamedmaca3847 5 жыл бұрын
shiikh umal allah haku barakeeyo
@king...3695
@king...3695 Жыл бұрын
M.a
@mohamedabdullahi421
@mohamedabdullahi421 2 жыл бұрын
Alaha barakeeyo sheeqa
@sadiya5396
@sadiya5396 6 жыл бұрын
umuloowadaakamid ahaanjiray ee allamakaa soo celiyay
@fatumamohamed7428
@fatumamohamed7428 10 жыл бұрын
JAZAKALLAHU QAYR
@yuusufabdilaahi6156
@yuusufabdilaahi6156 2 жыл бұрын
Nabiga ku saliya
@mohamedhassan-hx1zg
@mohamedhassan-hx1zg 11 жыл бұрын
SHEEKHOO ICTISAAMKII WAXA AY KU WA SHEEN KAHADALKA KHAWAARIJTA WAXADNA U SAR BEEEYEYSAAN ALSHABAB WAA KHAWARIJ DHAHA AMA MAHAN WAA MIS MIDA KALE MAXA LOOGA HADLI LA YAHAY MURJI ADA
@cabdilahixaamud1673
@cabdilahixaamud1673 2 жыл бұрын
Wax
@zakisheikhcali8900
@zakisheikhcali8900 5 жыл бұрын
Waatan muxaadaradii lagu radiyaay muxaadaradan umal 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/fWjbZ2mBo62DfdU
@yukeyaddeuk459
@yukeyaddeuk459 4 жыл бұрын
m.a
@jeerijackson
@jeerijackson 11 жыл бұрын
ASC Sheekha sifiiyin ayuu sheegey cidii ku sifowda sifaatkaas waa qolo khaldan waxba yaana la xag xagan culumada qofka dooda qabo asaga ayaa daliil laga doonayaa ?
@Yam2007
@Yam2007 Жыл бұрын
Asagaba kamid ah dadka kusofoobey ileen waa ninka nabiga scw caayey injir na kusheegay
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 3 жыл бұрын
Kooxahaan, Uu ka mid yahay Umul waxay lee yahiin, Astaamihii Khawaarijta, Ee alle qur,aanka ku sheegey
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Ilaahay ka cabso jidka salaf saalix ayuu sheikh umal haysta waa dariiq xaqa ah
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 3 жыл бұрын
@@fuaadmohumed9146 Salafka waa la sheegtaa lkn dhaqan buu rabaaa Inta uurkiisa ku jirta alle baa og lkn waxa afkiisa ka soo baxay haddii aan ku qiimeyno islaaam laguma sheegi karo iska daa salaf saalixe, Ninka yiri Nebiga NNKH ahaatee ku yiri injir iyo qashin buu tinta madaxiisa ku lahaa ama istaag buu ku kaadin jiray Weliba wuxuu sii raaciyey qofka istaaga ku kaadiya maxay soomalida u taqaan markaa buu lee yahay Gaaal A
@abukarhaji6179
@abukarhaji6179 2 жыл бұрын
@@dalmarsheikhabdi728 axaadiis qortey kutubta kaso fiiri wixi la qorey ayu aqriyey ee asaga toos uma caayin hadduu caay laha nbiga sikin ma noladeen xaqiiqada so ogaaw
@maaliniyohabeen5124
@maaliniyohabeen5124 2 жыл бұрын
@@dalmarsheikhabdi728 wll daawo kzbin.info/www/bejne/fJ3No4yKmKacj5o
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 жыл бұрын
M.A SH UMAL INTAAD MUSLIM DILI LAHEED GAAL BAXSADAY HANOQDO BOW YIRI LKN SH HASSAN HUSSAIN WAXOO LEYAY INTOOW GAAL BAXSADAY NOQN LAHAA MUSLIN DHINTAY HA NOQDO🤣🤣🤣
@sadiya5396
@sadiya5396 6 жыл бұрын
qofkaleoo martiah ayaa soo qoray halaga raalli ahaado sheekha ayuu ugafay
@abdiwaliabdullahguduud6231
@abdiwaliabdullahguduud6231 3 жыл бұрын
Adi ayaa leh ciwanka maxa marti udhibey gmailkaga youtubeka tnkle Alle ayaa ku xisaminaya
Su'aal ku saabsan gumaysiga soomaaliya Sh Umal
10:50
Qalaafe Media
Рет қаралды 4,5 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 35 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
Muxaadaro Cusub  Calmaaniyaiinta Sh.M.cabdi Umal 31-10-2014 1/1
1:00:12
QEEBTII  4 MUX KUSABSAFIKIRKA KHAWAARIJTA ASBAABAHOODA IYO KOOXAHA KU SAAMOBAY SH MAXAMED CABDI UMAL
48:49
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 10 М.
Buuga xadka riddada muxuu xambaarsan yahay ?  Sh.Maxmed Umal Q4aad
1:26:08
فضل لا حول ولا قوة الا بالله - Fadliga laa xawla walaa quwta
3:32
دعوة الخبيب ببريدة Dawah AlKhubaib
Рет қаралды 33 М.
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 92 М.
Calaamadaha Yar Yar Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh,Umal
58:17
Baraarug Media
Рет қаралды 148 М.
Caqlaaniyiinta By Sh. Maxamed Cabdi Umal  13-11-14 Q 2aad
1:45:00
Salafmedia
Рет қаралды 61 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН