zxp waxaaad noo sheegtaa buugaagta kuwa ugu fudud ee wax akhris lagu bilaabi karo. thnkz for sharing.
@Abdikarim1966 жыл бұрын
Mubarak Hadi Maasha"alaaah bro
@caadleofficiall59796 жыл бұрын
Sxb mubarak marka hore waa ku mahad san tahay sida wanagsan aad mar walibaahi noo wacyi galiso Teda kale waxa ku weydin rabay bukagta aa no so bandhigatay macquul matahay in la helo ayagoo af somali ku baxaya?
@mahadshucayb26625 жыл бұрын
Mansha allaah akhii bore usoco want kugu xignaa insha allah
@janoismydream47632 жыл бұрын
Eee ustaad eee waan Ku wata eee Mahadznid ee adigu eee
@mohaxaajidahir96682 жыл бұрын
Muuqaalkaan 4sano kahor ayaan dawaday, dhaqan gelinta qodobada wax badan ban kugaaray, jogteyn badana wan kusameyay. Allh kaa abaal mariyo Ustaad.
@mohamedabdullahi90178 жыл бұрын
Mubarak wa ku mahadsantahay casharada aad mar walba nala wadaagto anaga oo og inad waqti badan iyo juhdi galisay. intaa kadib Qubbadaada maanta sadaxdan qodob ayaa aad ii dhiira galiyey oo aan jeclahay inan dabaqo horena qar kamid ah aan faaidadooda uso tijaabiyey : 1.Inaad waqti cayiman u qabsato howsha aad qabaneso. 2.In Go'an ku qaadato Salaada subax kadib in aadan hurdada ku noqon oo ad firfir coonida ka faidesato 3.In aroorti hore nolol maalmeedkaga ad qorsheso taa oo fududeen karta inaad yeelato hadaf maalmeed guulesta. Mahadsanid marke Mohamed Abdullahi.
@MubarakHadi8 жыл бұрын
Mahadsanid Mohamed, qodobbo muhiim ah baad ka xulatay.
@duniyamuse47298 жыл бұрын
Masha allh,MUbaraak alalayaxfidka akhii .Siaan ula socono cashardaa isku xiji waan a save garestya marka soo dhiktid san u helo jizakalahu kumulaahu kahayraan walalahena noo faidenayaa.
@Qudusmediapro2 жыл бұрын
Shalay ayaa bilaabay, dawadashada muqaladan "fikrad iyo buug". 17-09-2022 Wa rajaynaya ina wax badan ka faaido I.A.😍
@Samar544023 жыл бұрын
Cawa ayaa bilaabay, dawadashada muqaladan "fikrad iyo buug". Wa rajaynaya ina wax badan ka faaido I.A.😍
@ehakeiegdkeisii2 жыл бұрын
aad ayaad u mahadsantanahay Mubaarak Haadi sida fiican ee aad noogu soo gudbiso video yadaan oo ka hadlayaa horumainta Nafta
Mubarak Hadi👍👍👌👌👏👏 wan dareemi karaa runtii waqti iyo dadaal fara badan inaad ku bixisay si aad casharadaaan noola wadagto. mahadsanid ilaaheyna haka abaal mariyo. videogan ayaa igu horeeyo muqaaga iyo magacaagaba, wana ka helay runtii sida aad uso jedisay, wixii hadda laga bilaabana wan kugu xirnaan doonaa inshallah. shaqsiyan wan ka helaa buugaagta ku saabsan dhinaca horumarinta shaqsiyadda (self development), waana rajeynayaa taloyin ficn oo badan inaan ka faa'idi doonno nalana wadagi doonto. horey usoco tababaraha shaqsiyadda mubarak hadi
@mohaxaajidahir96682 жыл бұрын
Muuqaalkaan 4sano kahor ayaan dawaday, dhaqan gelinta qodobada wax badan ban kugaaray, jogteyn badana wan kusameyay. Allh kaa abaal mariyo Ustaad.
@abdijamaali52548 жыл бұрын
Rabbi haku sharfo. Waa fikrado aad u qiimo badan. Qofku markasta wuxuu u baahan yahay in uu nafta la xisaabtamo. Talooyinkan oo kalena waxay ka mid yihiin kuwo qofka ku dhiiri gelinaya in uu markasta u baahan yahay isbedel. Haddii wax ka khaldan yihiina uu saxo haddii kalena uu kor isu qaado. Mahadsanid.
@MubarakHadi8 жыл бұрын
Mahadsanid Abdi :)
@kasimsaman94815 жыл бұрын
Msha allah walal Mubarak Hadi wa fikrad ad u fcn runtii una bahan in lo dhabar adego wxn ku dhihi laha sii wad casharadan wx badan aya ka faidey shukran.
@queenqaliikm53876 жыл бұрын
Masha allh inta manku gaajaysanyahay guuli wa wali waxtar akhrisku leeyahay bad nagu dhirigalisay ala haku dhawro wll mubarak haadi
@Amal11248 жыл бұрын
maanshalaah wllo mubarak aad baad ugu maahad snatahay video gan qiimaha leh allah waxaan allah kagq rajayanaya inuu cilmigaga kugu anafco anagana kuwii ka faidyadaysta waxnaka barataa naga yelo inshlaaah
@fanka7294 жыл бұрын
Maansha allah ustaad illahay cimriga ,caqliga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo
@nicmaturabbi8 жыл бұрын
mahadsanid walal Mubarak, alle haka ajar siiyo... dad badan oo aan aniga ku jiro ayaa inspiration u tahay
@MubarakHadi8 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Nacoom Salaad. Sharaf bay ii taahay. :)
@abdallaosmanali29844 жыл бұрын
Alx cashirkani wuxuu isoo gaary 2020 kii na anfaca allh Ka yeelo insha'Allah buugan waan aqri doona
@HAYDARI6415 жыл бұрын
Ustaad aniga ahan wxan jeclaan laha in bookagta ayy qoran aqoonyahanada islamka inaad nogu soo darto fikrad iyo buug shukran ustad Mubarak hadi
@duniyoabdi94778 жыл бұрын
Mashllh Mahadi hakaa gaadho walal Mubar Aad ayaan uga Fa'iday
@mizkimuuse92914 жыл бұрын
Shugran akhii ilahay hakaa jasa isiiyo waan kuugu hambalyeynayaa barnaamijka qurxda badan ee aad soo mulkidaya waxan Ku leyhy wll horaw soco halkaa kasii wad dadaalka iyo u faa iidaynta bulshadaada iyo dhalinyarta aad Ku boorinayso inay noqdaan akhristeyaal adigana ilahy cilmiga iyo cimrigaba hakuu siyaadiyo abaal waynbanu kuu haynaa thanks a million wll
alle ha barakeeyo cilmiga iyo caqligana haw siyaadsho mr mubarak hadi
@ibarosmanibrahim91205 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Allah kaa abaal mariyo waa mowduuc loo bahanyahay wax aqriska waana fursad aan la heli karin in nalo soo qulaaseeyo book gaagta ugu muhiimsan marka laga hadlaayo wax tarka qofka .
@abdirizakhaji77274 жыл бұрын
Mcha allaah maclinkayga KZbin ka alle jana fardowsa haku geeye idamka alle
@abdiazizmohmud91094 жыл бұрын
Wax badana ka faaidey Allaha ku barakeeyow Ustaad.
Mubarak wan dareemi karaa runtii waqti iyo dadaal fara badanee aad ku bixisay si aad casharadaaan noola wadagto.wanan kaga mahad celinayna sulaleenta wanagsan see wllky halkanu ka heli karna boogaagtan si aanu uu akhrisano mahadsanid
mahadsanid mubaarak hadi aad baan uga faaiday barnaamijkaan ani waxaa aad ii anfacay sida leyskaga goyn karo caado. waxaan jeclaan lahaa in aa summary noiga sameyso buuga la yiraahdo POWER OF POSITIVE THINKING. norman vincet peale. thanks
@ahmedismail22885 жыл бұрын
Waxan filaa in aad hurmarka nolasheda aad wax badan kuyela dunto insha allhe
Mzha allah ustaad ilahey haku barakeyo waqtiga iyo maskada aad gelisay qulaaseyseynta buugan wax badan ayaan ka faaiday buugaan waxaan rajeynaya inaan ku dabaqo nolosheyda tarikhdu waa 10-sep-2022 I will be back after years I.a
@japyareofficial5903 Жыл бұрын
💠
@japyareofficial5903 Жыл бұрын
▪️
@simanali53878 жыл бұрын
Jizakalaah khayr
@cawaalecali2277 жыл бұрын
Dhaman waaa sax mahadsanid Qora wax badan /
@halimaomer6255 жыл бұрын
Wllo Mubarak Ascw Runti Ruuxa Bulshadisa la wadaga Wax wngsan Ilaah Baku Abaalmariya midka badan waanku Xiranahay (Ur programs) Jazakalaah Qeyr Keep it up...
@fatumaadam30677 жыл бұрын
ASC USTADHI THANK YOU. THIS BOOK HAS AMAZING SCIENTIFIC DISCOVERIES THAT EXPLAIN WHY HABITS EXISTS AND HOW THEY CAN BE CHANGED AND TRANSFORMED..NICE SUMMARY. YEAH, QUITE A READ IT IS.
@mohamuse18766 жыл бұрын
shukran macalin
@ahmedaden36538 жыл бұрын
mhadsanid walal qodobadaan aad bay ii dhiiri galiyeen,
mubarak hadi libaax libaax dhaley videoyadaadu cilmi iyo aqoon ayey noo kordhiyaan walee you're like tony robbins brian tracy joe vitalle robert kiyorichdadsaki god bless you
@alasowali43115 жыл бұрын
Shukran
@abdijaliilabdulahiali16558 жыл бұрын
fariintaan waxee ka timid mugdisho Somalia. Maasha Allah Walal #Mubarak Hadi, waa firkado noloashayda wax ku daray runti taasna waad ku mahadsan tahay. Walal waxaa jiro buugaag badan aan jeclahay in aad inoo soo qulaaseesid haba ugu horee yee buugga uu qoray Stephen R. Covey kaas oo ah "7 Habits of Highly Effective People". Buugta kale waxaa ku soo qori doonaa comments-yada kale insha Allah.
@ilhaammahamuud18356 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedmuumin26377 жыл бұрын
Manshallah
@alasuusalsidaani1534 жыл бұрын
18 11 2020 ayaan faalo ka bixnayaa anooso tijaabiyay qodobadaan
@samiya0968 жыл бұрын
MashaAllaah mahadsanid Ustaadi. Waxaan jeclaan lahaa sida qiimaha badan aad nuxurka uga soo Saartay buugaat inaan buugaan kalena nooga faaiideeyso.oo layiraahdo ThHE NEW PSYCHO-CYBERNETICS by Maxwell Malltz updated by Dan S. Kennedy
@MubarakHadi8 жыл бұрын
Hibaaq, mahadsanid walaal. Liiska hadda ii gumo jiro, waan se ku darsan doonaa haddu Eebbe idmo. Mahadsanid mar kale walaal. :)
@MahadAbukar-l7o2 ай бұрын
Mashaallah
@faysalabdi64587 жыл бұрын
Mahdsanid Ustd, waxan jclan laha ina noso qulaseyso Booka power of Your subconscious mind by Dr Joseph Murthy
@nadiifomuusecali62928 жыл бұрын
walalkeey mubaarak waa mahadsantahy waxbadan nuucaga waanka raadiya KZbinka please ila share garee sidee ban Ku savegareeya waqtigeeyga anigoo arday shaqaale iyo hooyaba aha waalidna uu iidheeri yahay oo aan hayo ilawadaag ado mahadsan goaan walba wuu iga fashilma
@muslimanasser93157 жыл бұрын
Mashallh jzklllh
@mohammedengabdikarinmohamm59434 жыл бұрын
Buugan labo mar ayan akhriyay, lakin inaan ku celiyo ayuu raba !
Aad baad ugu mahadsantahay Mubarak walaal muuqaalkaan faaidada iyo quruxda badan. Buugga aan isleeyahay sidaanoo kale ayuu review ubaahantahay waa buugga la dhaho "Start with why ee uu qoray Simon Sinek."
@MubarakHadi8 жыл бұрын
Mahadsanid Abdirahman, buug waxa jirta aan fikrado badan gudbinayn, laakiin muhiim ah sida `Start with Why` oo kale. Buugtaa, maaddaama aynaan ka helayn toddobo fikradood (sida aan ballan qaaday), waxaan isku dayayaa inaan hab kale usoo gudbiyo. Buugta nuucaas oo kale ah way badan yihiin. Waxa ka mid `The 80/20 Principle`. Mahadsanid Abdirahmaan mar kale.
Wll wax aad u fiican ayad noosoo jeedisay marka wll bal ka waran hadii aad eeeen eeeeen aad iska dhaaftid Sababtoo ah aad ayad u badisay mahadsanid (wa iga talo)
@saabiriin.b.c6700 Жыл бұрын
Still listening 2023
@cumaraxmed31075 жыл бұрын
Buugta skills nooso badi
@maanhassan69987 жыл бұрын
Macha allah
@abdirizakfoad87586 жыл бұрын
Books ka Wllo download kooda diskiripshanka noo soo dhig. Mhdsanid