FIKRAD & BUUG #41 I Mastery by Robert Greene I - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 36,316

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

FIKRAD & BUUG #41 I Mastery by Robert Greene I - Mubarak Hadi
YOTUBE: / mubarakhadi
TELEGRAM: t.me/mubarakha...
INSTAGRAM: / mubarakhadi. .
WEBSITE: www.mubarakhad...

Пікірлер: 97
@zakihudi
@zakihudi 2 жыл бұрын
1. Hel waxa aad ku wanaagsan tahy oo aad jeceshahay 2. Hel barre ku haga oo waxaa rabto meel sare ka gaaray 3. 10k saacadood ayaad u baahan tahay in aad galiso howsha aad qabanayso si aad muunad ugu yeelato 4. Waa in aad aqrin kartaa dadka dhaqankooda, sidokalana leedahay dad la dhaqan wanagsan
@nimcoxuseen8144
@nimcoxuseen8144 2 жыл бұрын
Mhdsanid
@ruunmohaoud2304
@ruunmohaoud2304 2 жыл бұрын
Ciwan u yeel
@abdirahmanabdisalam5447
@abdirahmanabdisalam5447 2 жыл бұрын
2017-2022 alle haku barakeeyo . Books badan waan kaa faa'iidey
@nimcomustapha57
@nimcomustapha57 2 жыл бұрын
1.ogow waxaad ku wanaagsan tahay ama booska kugu banan 2. Hel qof guul ka gaadhay waxaan doonayso kuna noqonaya role model 3. Iska dhig ama jooji qabka noqo arday ogol khaladadkaaga 4. Social ànd Emotional intelligence kobci oo yeelo dad la màcaamil fcn
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@AbdallaXarago
@AbdallaXarago 10 ай бұрын
Points 1) Baro oo hel waxa aad ku wanaagsan tahay (Passionate-kaga). 2) Tababar u gala waxa passion ka kuu ah. samayso cid ku hagto (mentoring) oo figta sare ka gadhay waxaad doonayso. 3) Xiligaa lagu hagayo qabkaaga liq, cidda ku hagaysana si dhab ah wax uga baro. 4) Markaad xirffad & aqoon kugu filan qaadato tijaabi oo dhaqangeli. 5) Kor uqaad social intelligence- gaaga (Dad ladhaqan kaaga, sida aad dadka u fahmi karayso). Mahadsanid wll Mubarak ❤.
@abdalabowdo3001
@abdalabowdo3001 2 жыл бұрын
Waxaan aaminay qofka ustadkan isku xiray ama la socda iney kasoo dhex guuxeyso guul ama wax lataaban karo qabandoono mustaqbalka allah idinkii ❤✍
@lakihassan9440
@lakihassan9440 2 жыл бұрын
Anigu wan ku duceeye gulayso mubarig hadi ale haku barkeeyo ani ardayad wacn ale hayga dhigo amiin mahdsanid walal qali
@mohakhayo2502
@mohakhayo2502 2 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@fardussuleiman7233
@fardussuleiman7233 2 жыл бұрын
Baarakalaahu fiik ustaad
@ibrahimsaladshire4164
@ibrahimsaladshire4164 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 ustaad ABUKAR HAADI
@boqoradarerka723
@boqoradarerka723 2 жыл бұрын
ManshaAllah
@shaakirabdullahi389
@shaakirabdullahi389 2 жыл бұрын
teacher Asante, tunakungoja ((ego is the enemy))
@safaritravelagency2511
@safaritravelagency2511 2 жыл бұрын
Shukran ustaad
@suleekhaahmedabdi7603
@suleekhaahmedabdi7603 Жыл бұрын
Mahadsanid mahadsanid ustad mubarak hadi Allah cilmiga iyo cafimadka ba ha ku barakeyo
@sawdayussuf5991
@sawdayussuf5991 2 жыл бұрын
Rabbi Hakuxifdiyo Aqoonta Iyo Cilmigana Hakuusiyaadiyo Ustaad❤
@powerfulldua647
@powerfulldua647 2 жыл бұрын
Ustaad Alle haku barakeeyo waxaad noogu jirtaa kaalin muhiima umada soomaaliyeed oo dhan ayaad ayaad kaalin muhiima ugu jirtaa ❤❤❤❤
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 2 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo ustaadii. ILAAHAY haku barakeeyo. Waad noo faa'ideysaa, waadna noo faa'iideysay.
@daadir2020
@daadir2020 2 жыл бұрын
M.a macalin mahadsanid
@Hirsi25
@Hirsi25 2 жыл бұрын
Mansha allah Brother 💯💯💯✅✅✅
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 2 жыл бұрын
Talo dhaxalgal ah waan kaaga mahad celinayaa sidaad marwalba noola wadaagto xogta aad heyso barakow if iyo aakhiraba
@mukhtarali8800
@mukhtarali8800 2 жыл бұрын
Manshaa allaah allaah hanoo kaa xifdiyo adoo kalena allaah hanoo badiyo
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Akhriska waxa uu ka mid yahay waxyaabaha qofka badala noloshiisa sidokle waxa uu ka heli karaa fikarado uu nolshiisa ku horumarin karo,lkn inta badan soomalida kuma baraarugsana waa qic ahaan bulshadana uma dhisna,sidokle channel kayga waxaan ku soo gudbiyaa talooyin la xariira nolosha .
@kamalawil3687
@kamalawil3687 2 жыл бұрын
nabigaa scw ugu halyeysanaa waxaana mclin u ahaa malaga la yiraahdo jibriil, shqadiisa anbiyadii kasoo shaqaysayna waa looga waramay, waxaana lagu yiri fasbir kamaa sabara ulul casmi minar rusul.
@sureyaxarbisalax6226
@sureyaxarbisalax6226 2 жыл бұрын
Shukran wall qali🙏❤
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
Maasha Allaah. Wax Badan baa kaa Faa'iday. Jisaakalaah.
@maxamedabdisamad64
@maxamedabdisamad64 2 жыл бұрын
#mubarakhadi Ustaad alle haku barakeeyo waxaad noo soo galisaa qaybtii labaad ee sidee loo dabraa aqoonta
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 2 жыл бұрын
Thank you so much bro
@fahadibrahim9435
@fahadibrahim9435 2 жыл бұрын
Waxan aad ula yaabay Ustaad Mubarak hadi, oo mareykanka ku nool sida uu af-soomaligu fasax u yahay haddana u yahay afkii hore ay ku hadalkii jireen dadka dadkii hore. Maalinkasta aan dhegeysto ugu yaraan shan eray ban ka qorta oo igu cusub.
@MohammadAhmad-mh8hc
@MohammadAhmad-mh8hc 2 жыл бұрын
Shukran ustaadkeygi
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 2 жыл бұрын
Yarantii waxan ku foganan jiraad I xasuusisey thanks ustaad
@hereismyanswer4255
@hereismyanswer4255 2 жыл бұрын
Mahadsanisid Ustaad Mubaarak 'Wax Hala Akhriyo intuu manka gaajeysanyahay Guuli waa wali'
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 жыл бұрын
Wad ku mahadsantahay so gud bintada wl ilahay maskaxda iyo caqligaba haku daayo
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 2 жыл бұрын
Haa ماشاء الله تبارك الله في علمك
@abdikadirmohamed5427
@abdikadirmohamed5427 2 жыл бұрын
Ustaad buug note 📝 nooga soo diyaari sidi kuwi hore usoo qaadatay qaar kamida Thanks 🙏🏽
@umumuxamed2222
@umumuxamed2222 2 жыл бұрын
Aad iyo aad waanu ubaahanhy Mar 2aad
@ahmedisse2516
@ahmedisse2516 2 жыл бұрын
Jazakumullah qeyr aqifillah
@shukriali7723
@shukriali7723 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaadi
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 2 жыл бұрын
M.a ustad thank you Ani wax yaabo aan jeclaa ama xiigsanayey waxna waa ii suurtoween waxni weli waa ii dhimanyihiin 2 shey waxey kala yihiin 1 DOCTOR 2 BUSNESSE 1 XALKA I SUURTA GALEY WAA DHAKHTARNIMO STILL 23 YEARS OLD 2 SECOND BUSNESS I DHIMAN INSHA ALLAH 2024 WAA RAJEYNAA I.N ❤️❤️🤲🏼🙏
@najmaxooshle6185
@najmaxooshle6185 2 жыл бұрын
Guleyso bro.
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 2 жыл бұрын
@@najmaxooshle6185 thank u sister
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Ustaad aad u mahadsantahay barnaamij ka mida kuwa ugu qaali San aan daawado weeye
@abdinajib9760
@abdinajib9760 2 жыл бұрын
Mshallh
@Meadfarid
@Meadfarid 2 жыл бұрын
Its amazing book Ustad Fikrad iyo buug weydiin iyo wercelin waa barnaamijyadii aad dayacday ustad waxaan rajaynayaa in aad si wanagsan nogu wadi lahayd🥰🔥
@fartunmuhamud4074
@fartunmuhamud4074 2 жыл бұрын
Thank
@mativatoinhakes9881
@mativatoinhakes9881 2 жыл бұрын
Hore u soco
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Keep going pro mubaarak hadi
@qaalibilan213
@qaalibilan213 2 жыл бұрын
shukran teacher
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad
@cabdiraxiinxuseenkulane45
@cabdiraxiinxuseenkulane45 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@qarannoleyschanelq.n.c6541
@qarannoleyschanelq.n.c6541 2 жыл бұрын
Manzhallah Allah bless you
@zuhdasheikh674
@zuhdasheikh674 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad #mubarakhadi barnaamijyadaada aad bay ii anfaceen ilaahay haku barakeeeyo
@muhammadzarazara
@muhammadzarazara 2 жыл бұрын
Robert Greene waa macalin nolaleed aan waxbadan kabartay 2 book(48 laws of power& Human Nature) ayan ka aqriyay midkaan Mastery list inan aqriyo xisaabto igujiraa i.a. Marka ku cusubtahay aqrinta bugiisa waxa caqabad ah luqada aad u adag balse aan erayo badan ka bartay iyo buugtisa oo dhaadheer.
@arfonabdullahiadan3879
@arfonabdullahiadan3879 2 жыл бұрын
Masha allh ,waa book runtii qiimihiisa wata waan kaga mahadnaqayaa ustad lawadagaada si aan u noqono jiil creativity leh , شكرا الف مرا Rabi haku xafido oo haku barakeeyo🤲🤲❤
@Haboon703
@Haboon703 2 жыл бұрын
Jazakallah
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Jasakallah kheir ustaad mubarak Hadi keep going bro Allaha ku barakeyo ❤ 💪 🙌 👏 👌 🙏 ❤
@shanowofficial7512
@shanowofficial7512 2 жыл бұрын
asc ustaaad waan ku salamay marka hore ustaaad vedio kan cod malaha waan ka faa ideysanaa vedio aa soo dhigto miisanka aqiro alle haku saaro sidaa nolosha adoon iyo aqiro inaa guuleysano aa u jeceshahay rabi haku jeclado
@Account-kx5tn
@Account-kx5tn 2 жыл бұрын
Asc ustaad Mubarak Hadi Waxan kaa codsanayaa inaad shaqooyinka mustaqbalka loo baahan karo Iyo kuwa mustaqbalka dabar go'ikara kasoo hadasho. Mahadsanid Anigu waxaan bartaa xirfada accounting ka.
@abdishakursaid7844
@abdishakursaid7844 2 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad
@Moryanka01
@Moryanka01 2 жыл бұрын
mastery wa book aad u muhim ah wax badana aan ka faiday nolosheydana badalay
@mustafecm0956
@mustafecm0956 2 жыл бұрын
Ustaad mid ayaa ila qurux badnaan laheyd ani video waxa uu ka 1 ama 2 ka mid vidoe hoostiisa inaad soo dhigto qofku inta aanu video daawashadiisa si uu concept uga sii ani badanaa halkaa ayaan video walba oo aad ldhy eega bal inaad soo dhigtey si aan concept video u sii helo dee wxn filayaa inaad aqoon i dheertahey taas waxaa u cadeyn ah inaan video yadaada aan daawanayo marka commentigeyga haddii uu khaldan waad ii hagaajin haddi kale masha allah sidoo alla hakaa abaal mariyo waxaad na dheertahey ee aad mar walba noo soo gudbisid ❣❣🙏🙏🙏🙏🙏
@abdirahmanabdisalam5447
@abdirahmanabdisalam5447 2 жыл бұрын
50 books inoo xir intuusan dhamaan sanadka 2022
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 2 жыл бұрын
Barakow Ustaadi waxan ubahnahy buuga (good to ignore you)
@ismailjamahalihhasan4988
@ismailjamahalihhasan4988 2 жыл бұрын
Fikrda kowaaad kumaan raacin Qoraaga Oo ah Waxaad jeceshahay Ama Majaalka Ogow Oo Qabo Laakin Fursada ha Nolosha Ayaan kuu saamaxayn Majaalka Aad Doonaysid!!!!
@ahmednour8173
@ahmednour8173 2 жыл бұрын
ustad buugan aad baan u daneynayey mahadsanid sida quruxda badan eed noola wadaagty.
@nimcoxuseen8144
@nimcoxuseen8144 2 жыл бұрын
Mhadsanid usataad
@hamsemahamett7343
@hamsemahamett7343 2 жыл бұрын
Masha allah walal mubarik Allah ha ku danbidhaafo walal waxan ahay wiil 19 jir ah waxan lee yahay han sare hankaygaa ama hadafkaygaa wadadii loo mari la haa ma aqaano cid aan ku daydo oon wadadoodii qadana majiraan kolkaa maxaan sameeyaa walal dhowr jeerna waan kula hadlee ii soo jawab wll
@engrabdirahman8915
@engrabdirahman8915 2 жыл бұрын
Ustadi waxaad noo muraajiceysaa Book "Fear Less" by Pippa Grange
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll
@cllaahiaadan141
@cllaahiaadan141 2 жыл бұрын
Ustaad horay baad noola wadaagtay barnaamijkan kalia asbuuc kasta buug noo soo gali
@sadekabdi666
@sadekabdi666 2 жыл бұрын
Ustaad barnaamijkii waydiin iyo war celin noo soo celi
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 жыл бұрын
Maaalin alle keeno wxn aqriyaa 2book hal bil kuwaad ayee igu cusleed in aanan aqrin karin balse hadda 💯💯in aan wx ka badan aqrin karo ayee nafteyda aamintey buugaagta aan ugu jeclahay waa rich dad poor dad" science of getting rich hadafkeyga waa in aan millionaire noqdo waana noqon doonaa insha'Allah
@cabdulahisharif519
@cabdulahisharif519 2 жыл бұрын
Horumar waara ayaan kuu rajaynaya saaxiib insha allah
@maxamedomar4294
@maxamedomar4294 2 жыл бұрын
Ustaad waxaa kaa codsan lahayn in aad buuga linkigiisa oo PDF ah Nala wadaagto
@idilhaaji7270
@idilhaaji7270 2 жыл бұрын
Macalinkygii🥰
@Alhijrquranonline2742
@Alhijrquranonline2742 2 жыл бұрын
Ma jeceshay inad ku barato Quranka karimka hab online ah nagal soo KZbinkan shamahsul culuum Online
@ayaanitaahmedhussen7400
@ayaanitaahmedhussen7400 2 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 2 жыл бұрын
100k subs on the way
@mustaphemahdi2
@mustaphemahdi2 2 жыл бұрын
waad madsan tahay sida aad u doonayso in ay dhilinta maanta joogtaa guul la taaban kara gaadho
@mumtazcqaadir7837
@mumtazcqaadir7837 Жыл бұрын
If ENDS WITH US 😊kasoo hadal bugaas please wllkeyga ❤️‍🔥🥹
@marianor4588
@marianor4588 2 жыл бұрын
Aniga wxn kugu so biiray bizhan wxana rajeynayaa wx bdn iney iska key badalan wx aqriska wn jclahay plse wan ka caajisaa wana bilaaway wxana rajeynayaa insha allah inaan la qabzado jadwalo pan usameystay insha allah malin malmaha ka mida isla sidan cmmt pan so qoraya anoo aqriska aad io aad ujcel buugtasna idhaafin insha allah
@hamdanour4113
@hamdanour4113 2 жыл бұрын
Mhdsnid #mubarakhadi
@hawoali3521
@hawoali3521 2 жыл бұрын
Waa kusalamay walal wiil aqli badan dadkana ufaiidayaa tahay lkn anigu waxa jirtay xili aan aad igu xirnaa barnaamijyada nocan oo kale adiga iy kuwo kaleba waana jeclaa lkn hada waan joojiye waayo waxan is arkay aduunyo jaceyl un inuu isiyaadiyo taloyinkiinu see lacag usameysaa see isugu filnataa see dadka uga marantaa un
@kowsar156
@kowsar156 2 жыл бұрын
I’m new subscriber abowe
@ziinaahmedciise4899
@ziinaahmedciise4899 2 жыл бұрын
Buugta aad qorto qar Google ha nogeli please
@malaykaboone
@malaykaboone 2 жыл бұрын
Markan yara waxn aad ujeclaa maclinmada imnkana sdii oo kle marka maxd talo igu siin lahayd majaalkygas iminka ayana bilaabya jamacada teaching ka i.a
@munamohamed470
@munamohamed470 2 жыл бұрын
Being footballer
@munamohamed470
@munamohamed470 2 жыл бұрын
@@hass.analytics lkn wht
@libinmaxamud970
@libinmaxamud970 2 жыл бұрын
Mahad sanid wala
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 жыл бұрын
Waxaan Idinka cod sanayaa Adiga iyo asxaabtaada qiimaha badan in Aad Iga cawisaan sida aan Ku gaari lahaa kun subscribe rabbi amuuraha aad lee dahiin Ha idin wada fududeeyo fadlan subscribe Iga caawiya channel magaciisa waxaa la yiradaa Sahan toosan
@mohamedmohamoud2210
@mohamedmohamoud2210 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 жыл бұрын
Waxaan Idinka cod sanayaa Adiga iyo asxaabtaada qiimaha badan in Aad Iga cawisaan sida aan Ku gaari lahaa kun subscribe rabbi amuuraha aad lee dahiin Ha idin wada fududeeyo fadlan subscribe Iga caawiya channel magaciisa waxaa la yiradaa Sahan toosan
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 жыл бұрын
Waxaan Idinka cod sanayaa Adiga iyo asxaabtaada qiimaha badan in Aad Iga cawisaan sida aan Ku gaari lahaa kun subscribe rabbi amuuraha aad lee dahiin Ha idin wada fududeeyo fadlan subscribe Iga caawiya channel magaciisa waxaa la yiradaa Sahan toosan
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 708 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Summary of Mastery by Robert Greene | Free Audiobook
22:21
QuickRead
Рет қаралды 32 М.
Fikrad & Buug #25 | No Excuse! | Brian Tracy | Somali
13:43
Mubarak Hadi
Рет қаралды 33 М.
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 74 М.
Mubarak Hadi “Guurka waa horomarka Nolasha”
8:47
Goobjoog
Рет қаралды 532
The War of Art  I  Fikrad & Buug #44 I - ‪@MubarakHadi
22:00
Mubarak Hadi
Рет қаралды 26 М.
5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda
14:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Omar Inshar
Рет қаралды 94 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН