SE01 EP 07 Guurku Xal uma aha dhibkaaga.

  Рет қаралды 52,898

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Dalbo hadda dharka dildaanyeerka VOL 1
my-store-c8c28...
Taageer Podcast-ga ku dhufo Link-ga.
www.paypal.com...
Dhagayso Podcast-ga
.
Apple Podcast: podcasts.apple...
Spotify: open.spotify.c...
Google Podcast : podcasts.googl...
Anchor Fm : anchor.fm/fikr...
Igala soo xiriir :
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 387
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Dalbo dharka Dildaanyeerka Merch VOL 1 ku dhufo Link-ga muuji taageeradaada. my-store-c8c281.creator-spring.com/
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 2 жыл бұрын
Store ka Africana u soo rar , daanyeerado badan oo kala kicinaya ayaa jooga
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
@@ahmdadn9165 Hawshaa waa Lagu Jiraa.
@Somalibadboy
@Somalibadboy 2 жыл бұрын
Teacher xaliye wllhy arin raga soomaaliyeed beryahan baahi u qabaan ayaad ka hadashay, been kuuma sheegayee, ilaa sanad xiriir ma samayn, si aan naftayda u horumariyo dhowaan ayay naag yari iga dhamaan weyday markaa anoo is leh xiriir la samee muuqaaladaada arkay LIPAAX AYAAD TAHAY AWOOWE, hada 19 ahay markaan 35 noqdo, halka horumarkaygu marayo kula soo wadaagayaa haday iisuuragasho oo aynu sii noolaano✅
@Qaanqaan
@Qaanqaan 2 жыл бұрын
Macalin Xaliye Somalia 🇸🇴 Lagama Helayo Finaanadaha🥺🥺😰
@daveadams6251
@daveadams6251 2 жыл бұрын
World wide delivery miyaa?
@axmedy1538
@axmedy1538 2 жыл бұрын
This guy should be taken seriously. I’m Agee with him 💯 percent. It’s all interest.
@siadb.3555
@siadb.3555 2 жыл бұрын
Look up red pill and mgtow logic. He is right. Men need to chase success and not women.
@jamalmuse8422
@jamalmuse8422 2 жыл бұрын
Markii aan yaraa talooyinkaan ma helin. Waxan guursaday anoo shiid ah. Hhhhhh kaam kujira bilaa sharci ah. Unimaginable and horrible challenges. Alxam. Finally I achieved my goals. Hadda ayaan ogaaday inaanan berigaa diyaar u ahayn guur. Guurka waxa ka horeeya inaad waxbarato, shaqo fadhida hesho maskax ahaana aad degentahay.
@ismailshire539
@ismailshire539 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@abdirashidabdi7118
@abdirashidabdi7118 2 жыл бұрын
Wakugu racsanahay keep 🆙
@abdikarimabdullahi7691
@abdikarimabdullahi7691 2 жыл бұрын
Aadoweyn walaalkey I agree Hadal Nin weyn Noolow in badan 🙏
@saladrage9319
@saladrage9319 2 жыл бұрын
Waa markii iigu horeysay aan daawado qof aan isku fikir nahay.🙏✅
@HaliyeApdirahman
@HaliyeApdirahman Жыл бұрын
🙏🙏👍👍👍👍👍
@wadaayful
@wadaayful 2 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr
@rayan..abdyrashid71
@rayan..abdyrashid71 2 жыл бұрын
War comment dhan faraxyal maa iska leh awoowe anoo gabar ku tageraa
@airforceaf1900
@airforceaf1900 2 жыл бұрын
Libaax Labo Maaha Keep Going Brother And Teacher Xaliye🙏🌍✨
@traderight6965
@traderight6965 2 жыл бұрын
Best podcast for Somali men period.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Facts.
@ServentOftheGracious
@ServentOftheGracious 2 жыл бұрын
💯 PERCENT
@sakuram146
@sakuram146 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast constructive criticism brother. Perhaps it's better to promote having some money savings, buying houses and starting business than asking the men how many pair of shoes and pants they have. Materialism will not help them in the long term. Plus they will be like the midows of America. Who only think about fashion and still living in poverty majority of them. Where as the indayar men come to America as a immigrant and within few years he owns homes and businesses. He also practises something called " minimalism" something from our deen. It helps people become successful. Also teach them to study their deen and practice it. Because a man without a faith is not a man at all.
@abdiabdirahman9870
@abdiabdirahman9870 2 жыл бұрын
Macalin Xaliye, runta waa xanuun badan tahay, laakiin waa in sitey tahay, loo wajaho. Keep going Prof X. You're the Casey Zander of our community. The boys and the men need reality doze of the reality we're living in this moderen time.
@abdifatahalpha
@abdifatahalpha 2 жыл бұрын
Ugu horayn waan ku salaamay Ustaad. Waxaan aad uga xumahay arinta baraha bulshada lagu wadwaday. In dumar daalan ku soo weerareen
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Жыл бұрын
Kkkk
@abdirashidabdi4611
@abdirashidabdi4611 2 жыл бұрын
Macalin Waqti Fiican Ayaad I badbaadisay ilahey Haku Dhowro Macalin 🙌🏾🙏
@munoabdinasir5611
@munoabdinasir5611 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
@@munoabdinasir5611 Waa sax maxaad ku qosli,Muna anagaa u baahan mr xaliye.
@munoabdinasir5611
@munoabdinasir5611 2 жыл бұрын
@@abdihassan4785 muxuu kaa badbaadiayay Wlh funny ayaad tahay aad baan uqoslay markaan aqriyay commentigaaga👍👍👍
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
@@munoabdinasir5611 Muna haduuna na badbaadinin maxaad udisheen qaaliyey,Aniga ayaa daanyeer kuu noqonee tlkada isii markstana kistaada jag ayaan kaaga soo siini.kkkkkkk
@muadabdirahman4678
@muadabdirahman4678 2 жыл бұрын
Macalin xalye daanyeer kii waynaa waan aryanay waan ku taageernaa
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
we love you inadeer naagaha ku neceb waa habraha soo fashilmey ee cid walbo ku soo kaadisey bom kkkkkkkkk!!!
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 2 жыл бұрын
Been Kuma aadan sheegin❤️
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
Xaliye waa ruun sheeg ruun sheeg naa dee waa ceeb sheeg marka dadka qaarkood ruunta beey qaadan la yihin 🤣🤣🤣😁😁
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
@Abdallah Adam Haa aad iyo aad ruun sheeg waa ceeb sheeg mohoo hee 🤣🤣🤣😁😁
@ummushueb1548
@ummushueb1548 2 жыл бұрын
I do support xaaliye..I have 2 boys this is the advice they need.
@ummushueb1548
@ummushueb1548 2 жыл бұрын
This century we r marriage is something hard than before.u have to be prepared in every side. No one will tell more about marriage inside it ,,like our grandparents before.we live far and separate from families.
@maslahisack5740
@maslahisack5740 2 жыл бұрын
I'm happy for your return teacher❣️❣️❣️
@cabdisalaan1673
@cabdisalaan1673 2 жыл бұрын
Thanks for your information ustaad 😎✊✊🖐
@mohomettxayi7681
@mohomettxayi7681 2 жыл бұрын
Welcome back mcaliN legend always legend 🤟✌
@raindrops29
@raindrops29 2 жыл бұрын
Masul waqtiga so gaabi fadlan 15 daqiiqo cml hde macqul tahy
@Daahirfabio
@Daahirfabio 2 жыл бұрын
Ilahay cimi buu ku sii yay mcnlin aniga dadayda waa 19 balse qaxa ahay ninaad noloshiisa saameen wayn ku yee lan doonto 💯💯💯💉🥰
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Allaah yacizag aduun iyo aaqiro ustadkeena macalinkena sharafta mudan cilmiga aqoonta iyo aragtida dheer ilahay maneystay waxa tahay badbaadiyaha iyo so noleynta umada umadi hadii ay raaga oo u dubdhaxaada ay ka jilicdo waa u dhamaatay umada cadow waliba wiikha adiga ka hor cid u damqatay waleysan jirin nolow inta ay nolali jirto viva Maclin xaliye beentii kuwa daalani ee dumarka ahaa baraha ay Ku baahinayeen macalinka wax loo dhimay nin waliba meesha uu joogo ayuu damacooda ahaa in ay ka soo kala dhaqaaqan Nasiib wanaag been ayey noqotay viva maclinkeena
@mohamud911
@mohamud911 2 жыл бұрын
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST 📻 Keep going pro 🙇 thank you 🙇
@sakuram146
@sakuram146 2 жыл бұрын
May Allah protect you and preserve you from the simps and the feminist.
@ardemurs9294
@ardemurs9294 2 жыл бұрын
To be honest I thought all women will be against this
@hassaanhabiib9019
@hassaanhabiib9019 2 жыл бұрын
I wasn't expect a mali will reply to mclinka.
@sakuram146
@sakuram146 2 жыл бұрын
@@ardemurs9294 Not all of us want a weak man that we can use, abuse and discard. Some of us want a strong man, with a strong mindset, leadership characteristics, goals and ambitions that we can't abuse and can't afford to discard him.
@ardemurs9294
@ardemurs9294 2 жыл бұрын
@@sakuram146 well let's talk then I am here
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 2 жыл бұрын
@@ardemurs9294 😂😁
@classiclit2926
@classiclit2926 2 жыл бұрын
Ur security is essential brother 🥰
@aliadan74
@aliadan74 Жыл бұрын
100/100 ninkani wuxuu sheegaya walahay waa run qurbuha ninka ku guursaday ee caruur ku dhalay waa adooon qoomamo ayaana udambaysa ..thanks macalin Majirto qof nin ah oo qurbe ku guursaday oo Ku faraxsan...way ka wada murugooden. Fadlan joojiya guurka qurbaha .fadlan...
@Nuunemahamed
@Nuunemahamed 2 жыл бұрын
Ilahy jana hakugeeye abe mcn waxaa mooda inaa maskaxdayda kujidhid baa kodaa .
@rachiat_alli
@rachiat_alli Жыл бұрын
Macalin aad iyo aad aad umahadsantah zxp qali
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Thanks macalin xaliye
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 2 жыл бұрын
Tankoyuu macalin 🙏🙏👏👏👏👏
@salahyussuf3519
@salahyussuf3519 2 жыл бұрын
Stay safe legend ...long life Mwalimu #masculinity
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
waar ninkan ilaahay baa inoo soo direy
@ahmedmuuse9905
@ahmedmuuse9905 2 жыл бұрын
Absolutely true teacher xaliye keep going we support you u deserve 1M 🙏🙌
@abdulahisalaax4034
@abdulahisalaax4034 2 жыл бұрын
Strong intelligence teacher
@fahadibrahim9435
@fahadibrahim9435 2 жыл бұрын
Xalliye Illahay baa noo so diray - intii aan xaliye ku. Xirmey Human ban noqday, awal waxkale ahaa.
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 2 жыл бұрын
Thanks coach xaliye
@laampepoy2361
@laampepoy2361 2 жыл бұрын
Welcome back legend Taalaan kuu dhiseynaa💯❤
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
Ninkaan waa hanti dhowraha faarax yasha soomaaliyed waa ninkii ragg badan lacago ay bilaash ku bixin jireen u baajiyay
@samatarahmed1345
@samatarahmed1345 2 жыл бұрын
Hore usoco legend qof academic ah tahay sidaa u wad casharada taxana ah waayo wxd la dagaalamaysaa daanyeernimada
@HaliyeApdirahman
@HaliyeApdirahman Жыл бұрын
lajin macalin ilahay cimri dheer hakusiiyo ❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309 Жыл бұрын
Waa runtaasi macalin thanks very much
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
Hadal xaqiiq ah baan idiin sheegaya dumarka Somalida niman ka ajanabiga kuwa madoow iyo kuwa kalaba sidii la doonaa loo isticmalaa lacagna laga qada laakiin markay nin Somaliya hesho ayeey libaxad noqotaa,waan aqaan fisqiga kenya ka socda hadaan ka hadlo ishoodaan ka baqayaa
@maxamedabdalla6718
@maxamedabdalla6718 2 жыл бұрын
NIN wax Badan og😳😳
@maxamedabdalla6718
@maxamedabdalla6718 2 жыл бұрын
Kenya maxa ka socdo pro
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
@@maxamedabdalla6718 Bro wax meeshaan looga hadli karo maaha qalbigaa ku jabaya dumar badan oo wanagsan ayaad ka shakinaysaa midna ogoow inta xumaatada sameysa waxaa ka badan inta wanagsan marka ceebtii ineey la wada wadagana ban diidaya.anigu kenya naag kama soo guursadeen kuwa africa joogaaba ka fisqi badan kuwa qurbaha ku dhashay
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 жыл бұрын
Ka soo HadalBro Xaqiiqda ha Qarin iyagaba Ceebeynta Raga beey u soo dhigteen Nijaasta Naagaha Qaar ee Soomaalida
@abdirahmankoronto7869
@abdirahmankoronto7869 2 жыл бұрын
Macalin xaqiiqda baad ka hadashaay 🙏🙏🙏
@maslaxmaxamed7481
@maslaxmaxamed7481 2 жыл бұрын
Thanks macalin
@Haibe571
@Haibe571 2 жыл бұрын
Macalin mahadsanid as always
@mruun2509
@mruun2509 2 жыл бұрын
Somaliyeey Xaliye iska daawada qabiilka baad ka mashquuleysaane
@shacabweynaha801
@shacabweynaha801 2 жыл бұрын
Ma arktay. Waxyaaba kamu himsan nolosha baa jira. Nolosha oo dhan maqabiil baa. In lashaqeesto. In laguursada. In wax labarto
@kalafazii7055
@kalafazii7055 2 жыл бұрын
Waan kuu xiisnay macalin welcome back ❤️✊🏽
@yacquubalra7378
@yacquubalra7378 2 жыл бұрын
Legendkii wa so laabatay wllhi 💪💪💪
@mohamedfarhan8570
@mohamedfarhan8570 2 жыл бұрын
Alpha male status wallh legend waye ninkan wa libax allaha ku dhowro keep goigs
@maxamedcabdiraxman6595
@maxamedcabdiraxman6595 2 жыл бұрын
Waxaam oo dhan anigey ugu dheceen taladan ma helin lkn wali isdaba qabashaan leeyahay horey usoco usttad
@MaxamedAbdikadir-ip5ry
@MaxamedAbdikadir-ip5ry 8 ай бұрын
Xaliye ilaahay ayaa noo soo diray
@zakariyehussein1111
@zakariyehussein1111 2 жыл бұрын
This is is real genius. The next Jordan Henderson.
@kamogelonape5047
@kamogelonape5047 2 жыл бұрын
Nin kaa caqli badan amaba kaa cilmi badan weligay ma arag wan ku taageersanahy macalin
@mubarakyare8570
@mubarakyare8570 2 жыл бұрын
Macalin mahadsanid
@mohamedosman3218
@mohamedosman3218 2 жыл бұрын
This guy just woke up and decided to spit facts ❤️
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
Soo noqo macalin waan kuu xiisnay.we mise you.
@maxamedcabdulqaadirxuseen5870
@maxamedcabdulqaadirxuseen5870 2 жыл бұрын
Welcome back macalin wan u xisay cashiradada aad nala wadagi jirtay mar walbo awoowe 👋👋
@maxamedcabdulqaadirxuseen5870
@maxamedcabdulqaadirxuseen5870 2 жыл бұрын
❤️
@bint2424
@bint2424 2 жыл бұрын
Your ideas are great You give advice in a comic way Congrats Keep going wll
@abshiroaxmedabdi7500
@abshiroaxmedabdi7500 2 жыл бұрын
Prof waa ku taageersanahay saa niiga dhiiri galisid saanyeernimada big legend
@marwaanmaxamed5210
@marwaanmaxamed5210 2 жыл бұрын
Ale malkuso celiyey lpx walhimarkii lay dhahy xaliye ayaa la waxyeeeley waan naxay sidii qof femly kaygaa anan uga nixin ustaaad Alle haku dhowro cadaw gana hakaa qabto🥀
@kafiyayasiin9574
@kafiyayasiin9574 2 жыл бұрын
Xaliye waa kuradinayey dirqi kuguhelay😂😂😂xaliyo musalsal camal iigu socota 😂😂
@H.EMRALBERTOtv
@H.EMRALBERTOtv 2 жыл бұрын
welcome back keep going Teacher Go forward
@ZakariyeAhmed
@ZakariyeAhmed 2 жыл бұрын
Smart People have A lot of Enemies but they don’t Give F Go Forward bro
@mahamedshow
@mahamedshow Жыл бұрын
Thank you professor
@qaalyare
@qaalyare 2 жыл бұрын
macalim xaliye waan kusalamay, nio baramijtaadu waa kuwo wax ku ool ah , waana kuwo dhiirigalin ah oo ubaaahan in la fahmo , baramijta si darandoori ah usoo yaaci
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 жыл бұрын
Macalin Alle ha ku Xafido
@abdilahiarashid7584
@abdilahiarashid7584 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin xaliye💙
@Daweeye-m1v
@Daweeye-m1v 2 жыл бұрын
Welcome back maclin Casharadaadi Waan u darsaney
@naimaahmed2604
@naimaahmed2604 2 жыл бұрын
The prophet saw said, marriage is half your deen. Why is he making an argument against this.
@wm9669
@wm9669 2 жыл бұрын
He has listened to peterson a lot. And bringing disbelieving ideas 💡 in the community. Somalis in general are not very educated so they will listen to this man. He doesn’t want them to get married so what is the next option? Zina and illegitimate children. If you listen careful to this man I doubt his deen
@IbrahimMohamed-kw7vi
@IbrahimMohamed-kw7vi 2 жыл бұрын
@@wm9669 he is telling the truth telling the tricks of women and encouraging young men to work on themselves
@ummushueb1548
@ummushueb1548 2 жыл бұрын
Prophet said marriege is half of it deen...so do u get married without knowing other rules and regulations of marriage in islam.alot of mothers are crying in western and Europe countries because of our men not knowing how to manage their marriage with their wife's and kids.
@aminhassan9712
@aminhassan9712 2 жыл бұрын
Keep shining you healing the manhood …. Thanks for your efforts.
@orscinema9181
@orscinema9181 2 жыл бұрын
I love my Somali brothers….
@MohamedHassan-kp7kf
@MohamedHassan-kp7kf 2 жыл бұрын
Soo dhawoow macalin xaliye Ali Alle haku caafiyo waanu ku garab taaganahay casharadana noo sii wad insha Allah
@AHMED-AK2030
@AHMED-AK2030 2 жыл бұрын
Legendary welcome back 🙏 🙌
@ZakariyeAhmed
@ZakariyeAhmed 2 жыл бұрын
Legend Boss Xaliye
@suleimanmohamed9968
@suleimanmohamed9968 2 жыл бұрын
Ustadh xaliye Allah yaxifdaka
@HalilAbrahman
@HalilAbrahman 11 ай бұрын
hogaamiye ruuxi aabee xaliye🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 2 жыл бұрын
Keep going sxb anigo afayenka danyirada 💪🏽😀
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 2 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀👍👍👍👍
@abdikarinadenumer2540
@abdikarinadenumer2540 2 жыл бұрын
Macalin
@saladyemohamed2186
@saladyemohamed2186 2 жыл бұрын
Ustad xaliye guuleyso
@thetop298
@thetop298 2 жыл бұрын
M.a wll wadkumahadsantahy sidha wanagsan EE raga somalida ah aad u jeceshahy hormarkooda keep going lpx wxaad mudhantahy in lagugu dhirageliyo content wanagsan EE aad raga uso jeedinayso ..... Mida kle haubixin raga liita ee nolosha kadacy kuwaaso isku dayaya in ay Niyadjabiyaan. Qof lobaahna ayaad tahy
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Kuwa raagnimada ka tegey dayuusobey gorile noqdey keynta haawdka geley warkooda yaa raba waa wasaaqiin gudaafada nolal dayuusnimo ayey Ku jiraan ka soo qaad maleh warkooda viva ustaad Maclin xaliye taariiqda rag somaliyed jireen isaga oo kale kama so bixin
@najahomar2597
@najahomar2597 2 жыл бұрын
Wuuba yaryahay ee waxa timaha uga buuben waxoga dhib ayaa jira allah ha ku gargaaro
@issadihre2066
@issadihre2066 2 жыл бұрын
Macalin keen xaliye inkasto Naga soo daahdey Hadana Viva Ku leeyahey waliga howshaan haka harin is illaali Islii haimaanin Yaan lagu Mishimin
@abdulkarimomar5323
@abdulkarimomar5323 2 жыл бұрын
Ustaad Xaliye
@DhabLibaaxPodcast
@DhabLibaaxPodcast 2 жыл бұрын
When they see this numbers and Impact they will be super SAD kkkkkkkk, Yaa U joogjinaaya Lkn! Ha oo yaan ama ha baroortaan, danyeernimada waa la dilaayaa. Slowly but surely.
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 2 жыл бұрын
This content in this video is actually not bad at all. Alot of somali men rush in to marriage without having the capabilities to support their wives and children financially and his family becomes a burden to society. If more of you can focus on your studies and building yourself up first, the more somali woman don't have to deal with broke men trying to waste their time
@ahmetdool2446
@ahmetdool2446 2 жыл бұрын
Awooow, hadii Alle idmahayo horay usoco💪👏👑👌👍
@pan-africanism8344
@pan-africanism8344 2 жыл бұрын
Actually you are right!
@apdihamiidadam8704
@apdihamiidadam8704 2 жыл бұрын
M.a macalin Ilaahay maku soo nabad celiyay xaliimooyinkii kugu yaacay Ilaahay haku shubo naart maadaan Ilaahay ogolayn cadaalad darada
@mohamedabdulqadir2636
@mohamedabdulqadir2636 2 жыл бұрын
Hh Waa been abuur maclinka wxba lguma sameyn 😂
@updifitahmahamuddhuxulow9894
@updifitahmahamuddhuxulow9894 2 жыл бұрын
Ayaatulah xaliye nolow macalin Waan kuu xiisnay macalin alx hadaad soo noqotay
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
100/100
@truckgps5892
@truckgps5892 2 жыл бұрын
Thanks 😊
@Dajiye614
@Dajiye614 2 жыл бұрын
Macalin maskax fiyoow ayaad ku hadashey , Allah ku sharfo , Dhab ahaan anigu sidaad u hadleyso ayaan aaminsanaa , walina ku socdaa , Bulshadeena waxaad u tahay #Ileys waxaan ku leeyahay macalin #Nacabkaa ha jabo #Guuleeyso_Xaliye💪🏾
@AbdisamadDHussein
@AbdisamadDHussein 2 жыл бұрын
Macalin waa ku salamay
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 2 жыл бұрын
Ayatullahi Xaliye dhiirigeliyaha Nolosha Guulayso labada daarod ba macalin
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
Macalin Mahadsanid, Waa casharkii ugu muhiimsana 👍🏿👍🏿👍🏿
@ozilyare2984
@ozilyare2984 2 жыл бұрын
Asc zxp xaliye allaha hakucafiyo🤲🤲🤲🤲❣🐐🤩
@muqdishaawiofficial6271
@muqdishaawiofficial6271 2 жыл бұрын
Macali waa ku wataa
@Ymcofficiaal
@Ymcofficiaal 2 жыл бұрын
Welcome back teacher xaliye 🤟
@mohazinich4563
@mohazinich4563 2 жыл бұрын
Xukun jilicsan iyo Gus jilicsan kheir maleh ustaad
@yahyetygah9118
@yahyetygah9118 2 жыл бұрын
maclin 👋🏻✌🏻
@wanaag-sheegmedia6289
@wanaag-sheegmedia6289 2 жыл бұрын
macalin casharda soo badi khabiir baa tahay aad y yaqaan arimaha qoyska
@dalmardaous5950
@dalmardaous5950 2 жыл бұрын
Waa run macalin hore oo soco
@abdirahmanahmed1805
@abdirahmanahmed1805 2 жыл бұрын
Waa run
@mubaaraksomaali9871
@mubaaraksomaali9871 2 жыл бұрын
Macalin xaliye ani waa ku amin sanahay naftaada markaa hormarisid eyadaa imaneeso kuurka
@alirooble8148
@alirooble8148 2 жыл бұрын
Bro waa ku taagersqnqhy kep going
@standalone2112
@standalone2112 2 жыл бұрын
Cimridheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeynayaa uztaadii ✅✅
@adanarshe9061
@adanarshe9061 2 жыл бұрын
Truth really hurts But truth is truth
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 74 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Maxay Ex-taydii Iiga Tagtay? SE01 EP10 #Xaliye
23:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 38 М.
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 35 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 476 М.
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Omar Inshar
Рет қаралды 77 М.
XALIYE IYO XALIMOYINKA MAXA KALA HESTA
19:20
Liveqaate
Рет қаралды 4,1 М.
Sidee Looga Adkada Nafta?  | EP05 - Naf Ogaal Podcast
27:10
Salim Omer
Рет қаралды 50 М.
7 Iska daa Nolol adigu aad leedahay SAMAYSO!
12:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 75 М.
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 85 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН