Maxay Ex-taydii Iiga Tagtay? SE01 EP10

  Рет қаралды 35,641

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Dalbo hadda dharka dildaanyeerka VOL 1
my-store-c8c28...
Taageer Podcast-ga ku dhufo Link-ga.
www.paypal.com...
Dhagayso Podcast-ga
.
Apple Podcast: podcasts.apple....
Spotify: open.spotify.c....
Google Podcast : podcasts.googl....
Anchor Fm : anchor.fm/fikr...
Igala soo xiriir :
Telegram: Xaliyeali
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe

Пікірлер: 168
@Benzema1-y5n
@Benzema1-y5n 4 ай бұрын
7jun 2024 ma jogtaa😂
@umwaseem2681
@umwaseem2681 2 жыл бұрын
Walaahi naag ayaan ahay walaahi kalimat walbo uu sheego waa sax ilaaheey ha xafido walaakeey xaliyo wiilka soomaali oodhan ugu caqli badan ,ugu run badan may god protect him ربي يحفظ حلال المشاكل المجتمع الصومالي الصادق اصدق رجل في الصومال
@umwaseem2681
@umwaseem2681 2 жыл бұрын
In aad ee Magda celisiin uma baahni ee waxaan rabaa in wiilasha somalida naagaha jaahiliinta , raxmad la aanta eey nan gumeeysan oo ay iska edbiyaan
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu 2 жыл бұрын
Baayo laakiin ma'ogtahay barnaamij kaani inuu hablo badan lidi ku yahay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Waxas ka baxo ma lagu qaba
@gaashaamotv
@gaashaamotv 2 жыл бұрын
Ninkani waa nin caqli badan mansha allah
@aadanhassen3560
@aadanhassen3560 2 жыл бұрын
Inder Iska guurso Huduu ugu caqlibadan yhy ilhay how Siyadiiye
@munamursal4606
@munamursal4606 2 жыл бұрын
Yes. It's good to be a teacher for Somali brothers who always forget their real goal.
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 2 жыл бұрын
Somalida way yartay ina hesho qof wax ku sheega oo kula taliya Ragaw talada hala qaato Thanks my Teacher
@mohamedabdiduale9246
@mohamedabdiduale9246 Жыл бұрын
Mhdsanid 🙏
@Mohaoffici1
@Mohaoffici1 7 ай бұрын
Waraa niyow mareer lascaanaatahay
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Waa runtiisa xaliye naagaha qaar waa waqti lumis😢
@smlmxmd
@smlmxmd 2 жыл бұрын
My egyptian roommate once told me "If your lady leaves you, don't take it personally brother, you were the best option she had". That stuck in my head for years to come!
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
100% awoow Focus on Your yourself, they will come when they see you you are the best option in the Market.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف Жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast Xaley maxad u edaysah dumarkah keligod ? Raguh miye lahen ed oo kuligod mawadah finyihin Markah markastah dumar kad edah sartah bel kasojewab suh ashas xaliye Hanah iscajabin khofkah iscajabiyah ilahaay majecleh Markah dadkah suh aley kuweydiyan usojawab Hamusinah markad aragtid Commantigah iyo suh alah uguh jawab khof kastah suh ashuh ku weydiyo xaliye
@Moha501karim
@Moha501karim 5 ай бұрын
⁠@@حبيبهعلي-م4فnaga aamu doqonyhy.
@zakariaabdullahi5166
@zakariaabdullahi5166 2 жыл бұрын
Ustaad xaliye muuqaaladaan oo kale soobadi
@Acmk_
@Acmk_ 2 жыл бұрын
9 Xaqiiqo oo iga Dahsoonaa Caawa i ogaysiisey Macallim Xaliye Mahadsanid
@DhabLibaaxPodcast
@DhabLibaaxPodcast 2 жыл бұрын
Guys fadlan waqtiga ilaashada, Joojiya shukaansigan bilaa macniga Ah ✅ Is Dhis, Allah u dhawoow, Dhab markaad diyaar u tahay Guurso.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
intaas ma fahansana ragaan awoow ilaa ay darbiga soo taabtaan.
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 2 жыл бұрын
Horay u soco macalin xaliye
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
Masha allah Keep going macalin
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 2 жыл бұрын
Amazing may be 50% of men already had this problem so please understand this issue so in my best idea he is a wise man because he see something that you can't
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin {🤕X🤕}
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 2 жыл бұрын
You’re spitting straight facts man ✊🏿
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 2 жыл бұрын
Smart means specific measurable achievable realistic time specific so this guy always talks about to have good plan in life in order to achieve your goals so can we say he is very smart and he is going to help you
@brahimidiaz1918
@brahimidiaz1918 2 жыл бұрын
Macalin timaha isbadal ayaa jira keep going macalin
@RamdaanCabdi
@RamdaanCabdi 5 ай бұрын
tankis macalin
@ahmedmuhamed2218
@ahmedmuhamed2218 2 жыл бұрын
Best advice ever go ahead I have been advocating only men show plz make arrangements about real life set up where we can Sit one on one
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 2 жыл бұрын
Bro xaliye dadka qaar runta wey dhibtaa adiga nah runta ayaa laguugu nacay allaah Haku xafido bro.. Manta qof aduunka lagama helaayi qof kuwaniyo ama kuu caqli celiyo bes adiga manta wax walbo oo aa kahadleysid oo dhan waa run
@AHMED-AK2030
@AHMED-AK2030 2 жыл бұрын
Legend hogaamiyaha labo xininyoodyada 🙌 👏
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Жыл бұрын
Yeah 😊
@samiiroahmed9908
@samiiroahmed9908 2 жыл бұрын
War nio ninkaan run badanaa 😂😂😂😂
@Abdiqaadir-kaahin4820
@Abdiqaadir-kaahin4820 4 ай бұрын
Big Man.💯
@HussenMohamed-ls1ju
@HussenMohamed-ls1ju 11 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Ustaad horu soco somaali macawislay how joojin oday culus haka ka wad
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
Tankiyuu macalin xaliye 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@salmaabukar273
@salmaabukar273 2 жыл бұрын
xaliye run sheeg
@ELEANORA-r2t
@ELEANORA-r2t 8 ай бұрын
How much better I feel when I watch your videos thanks bro❤❤❤
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
Waxaan ka codsan laha inaad casharka qodobayso oo aad weliba qodob walba cinwaankiisa qortid deedna aad faahfaahiso sidan imaka aad wadaana waa amazing awoow.
@cilkaysalanowsalanow2673
@cilkaysalanowsalanow2673 2 жыл бұрын
I really admire your concern about your brother suffering heart break and i have witnessed absolutely the content your talking about to be sincere your are the role models
@sahalade4245
@sahalade4245 2 жыл бұрын
Dhalinyaro badan ayaa badbaadisey hada qabo ayey galeen masha Allah
@AD-ku6rd
@AD-ku6rd 2 жыл бұрын
Every guy has to read a book 📖 called rational male in order to understand intersexual dynamics
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Facts , lkn waxba ma oga awoow.
@Acmk_
@Acmk_ 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast Mahadsanid macallim
@gaashaamotv
@gaashaamotv 2 жыл бұрын
Best advice
@sumeyaadan44
@sumeyaadan44 2 жыл бұрын
8:39 Ninkanay ku leeyihi Naaguhu neceb yahay, waxay rabaan bay rabban iny noogu sheekeeyan, Khayaliga wiilasha laga dhaadhiciyey buu rabba inu maskaxdoda ka Saaro, say guryo wngsan u dhaqmaan!!!
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Naagtii ugu caqliga badneed ee aan maanta ku arko internetka, waxbaad fahan santahay.
@sumeyaadan44
@sumeyaadan44 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast omg! mahadsanid Xaliye :)
@shureembadri4961
@shureembadri4961 2 жыл бұрын
@@sumeyaadan44 😂😂😂😂joook
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 2 жыл бұрын
waa sax waa inay doorato qofka ayada anfacaayo iyo ubadkeeda
@mohaledhassan3722
@mohaledhassan3722 2 жыл бұрын
Xaliy tu es une cadeau
@mohaledhassan3722
@mohaledhassan3722 2 жыл бұрын
From Djibouti 🤗
@nabadoonmysheikh63
@nabadoonmysheikh63 Жыл бұрын
Good Tichar mr xaliye 👍
@ayannur9480
@ayannur9480 2 жыл бұрын
Dumarka badań kod waxy jewel yihin. Nin garadkiisu dhisan yahay Sharfaya, nadiifad leh isku koolson .aqon sare leh shaqo fican helikara mustaqbalka waqtigana ka dayaceenin gabdha . maxium 3 bilood gudahada soo af jara jeekeentooda.
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
War been ah ha daldalin, dumarku nin lacag soo galayso bey rabaan nin shiid ah ma rabaan!
@ClraxmaanMohomEd
@ClraxmaanMohomEd 6 ай бұрын
Zhaqayzo DabaDeeTo xidhiidh sameeen
@MaxamedAadam-ol6cd
@MaxamedAadam-ol6cd 2 ай бұрын
M.a
@halimaali1720
@halimaali1720 2 жыл бұрын
Run baad sheegeysaa wiilaloow shukaansi waqti iyo lacag midna ha iskaga bixina naag fiican waD heli hadaa waLidka dhaqaaley sid oo waxaa hesho aabaha iyo hooyda kanoo lee
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 2 жыл бұрын
walaahi waa runtaa
@Abdi-o5h
@Abdi-o5h 2 жыл бұрын
Naaguhu nin ka nolosha U haveysan tahay bey doortaan. Qof aan waxba gacanta ku heyn ma rabaan. Xaliye ha la dhageysto ragow Guul mudane
@bashiiradem4568
@bashiiradem4568 2 жыл бұрын
absolutely so obviously the ladies knows who gonna marries when she get it but before that she told you just drama but not reality.
@MOHA-zn8xt
@MOHA-zn8xt Жыл бұрын
thnks ustaad I have just gotten here alot of advantage papa xaliye..
@ahmediinnuuxaadan7737
@ahmediinnuuxaadan7737 2 жыл бұрын
macalin mahadsanid maalin walaba muuqaal cusub ayaanbrabnaa
@abdikadirlyrics
@abdikadirlyrics Жыл бұрын
Walahi Waa Xaqiir Waxan Oo Dhan
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 2 жыл бұрын
Saxix waye arintas ✅✅✅
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Xaqiiq ayaa ka hadashey wax beeen ah kumajiro bro keep it up 💗🐐🦁 top g noloshada isku hagaagso focuska saar naftaada saad uhormarin laheyd care gareee naftaada naftaada jeclow💕
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
100% awoow , intaa raga haday fahmaan shaxda way isbadalaysaa .
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast top ggg much love bro💕🦁
@jaamamuhudin5010
@jaamamuhudin5010 Жыл бұрын
This is a reality live
@khalidabdilaahi4174
@khalidabdilaahi4174 2 жыл бұрын
Waan soo daahay Team Dildaanyeerka
@Muhandis17
@Muhandis17 2 жыл бұрын
Muuqalkani waa badbaadin sidayda hadaad weli arinkaan dhex gelin xaliye umahadceli dhowr jeer ayaan maqlay nin jecel naag yaa calaf ku daray mid aanay isba aqoon wlhi wuu ina badbadiyey dhalinyaro ninkan wixiisa waa cashar nololeed eemaaha fikrad keliya
@sumeyaadan44
@sumeyaadan44 2 жыл бұрын
xaqiiqdi!
@siciidcllaahi5766
@siciidcllaahi5766 2 жыл бұрын
Xaliye
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 2 жыл бұрын
ASC WALALAYAAL MUSLIMIINTA OO DHAN GAAR AHAAN XALIYE WAXAN LEEYAHEY WAXA II SO JIITEY KALAMAD AH CALAFKAA NAKALA GEEYEY LAAKIN HDA WAN FAHMEY CALAFKA ALLAH AYAA BIXIYA LAAKIN ADIGA HADA WAXA AAD KA HADLEYSO WAA DABEECADA DUMARKA
@abdulkadirosman992
@abdulkadirosman992 5 ай бұрын
Maclin casharo soo gali
@ahmedmuhamed2218
@ahmedmuhamed2218 2 жыл бұрын
Advice aa na siisay hda Ka hor aa maqlay macalimad aa dhihi jirta Marka fasalka 8 ahaa dumarka aad fasalka wada dhigantaan isma calfaneysaan ee waqti haku lumin 100% Sax waaye already dumarki aa waqtikaas isku fasalka eheen 7 years ago (4 years high school and now 3 years in university) manta diyaar eyeey yihiin balse ragi diyaar maha coz hada jamacada ( university) third year ahay and I am expecting next 5 years I have to get a base and foundation malaha macalinka nolosheyda ayuu wax Kala socdaa
@saharodon1087
@saharodon1087 2 жыл бұрын
My first time watching your videos and I like it so much .
@yaxyefarxaan6803
@yaxyefarxaan6803 11 ай бұрын
B8g up to you prO❤
@laskasmullerbydmt1929
@laskasmullerbydmt1929 2 жыл бұрын
Legends
@bashiircabdi350
@bashiircabdi350 2 жыл бұрын
👍
@updullahi____afbalaar9581
@updullahi____afbalaar9581 2 жыл бұрын
My couch
@NIYADSAMECHANNEL
@NIYADSAMECHANNEL 2 жыл бұрын
xalay wanku sugayay lev masoo galin 🥺
@maxamedahmed-ts5px
@maxamedahmed-ts5px Жыл бұрын
💯
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 2 жыл бұрын
Macalin Markii hore wxn Lahaa Labo shay hda Lkn boorsaa iibuuxda Yacnii dharkayga Macalin Guuleyso Labo xaniyood Dila Daanyeerka 2018 illaa 2021 /5/wxan Ahaa Danyeer
@A.A.E93
@A.A.E93 2 жыл бұрын
Been maaha anigaa la'iga tagay kadib jaceyl jaago ah o aan la waday mudo sanad iyo bar ah.
@bashiirjarro668
@bashiirjarro668 Жыл бұрын
Macallin Waxa Soo Baxay Erayo daalan Oo khadiijooyinka Daalani way Ay ku Qadhaab sadaan Waxaana ka mid ah ; Igu Qaado , iga dhis iyo nacabkaynu Buufinanaaa 😁
@zubeyrsaahilsaahil6025
@zubeyrsaahilsaahil6025 2 жыл бұрын
Hada miyaa fidiyowgaan
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
haa awoow daawo
@zubeyrsaahilsaahil6025
@zubeyrsaahilsaahil6025 2 жыл бұрын
Laganow diyaar wye kuxisay
@anshaxanshax6416
@anshaxanshax6416 2 жыл бұрын
Runtii oo qof ah mclinka
@mustafejamac1099
@mustafejamac1099 Жыл бұрын
Fahan sxb
@abdirahmanmohamed2631
@abdirahmanmohamed2631 2 жыл бұрын
I was big danyeer though women are better just realised they are more attractive but they ain't better then us back ur self. Girls are important lilebthe important they not they u have your own goal as mean they can join your journey u must have a journey ok
@mustafenuri3299
@mustafenuri3299 2 жыл бұрын
Xaliye shqoo aadag raga soomali yed uu qabatey Aabesa jqaeysey
@Amounbile
@Amounbile 8 ай бұрын
Respect yourself markas ayad dadka wax u sheegi karta! Ku laabo naftada , dumarka o Allah meesha ugu sareysa saaray ayad hoos u dhigaysa arimo diin ku saame hadalkaga ! I’m ashamed ina comment kuso qorayo lkn waa wax answer u baahan behave your self sidan waalidka kumay so barbaarin 💯 and it’s first day aanku arko
@idinhazzadmaatahay4475
@idinhazzadmaatahay4475 Жыл бұрын
Lgn of lgnds xliye
@ahmettcarloz3830
@ahmettcarloz3830 2 жыл бұрын
Mclin Cashardan xge ka soo bartey 👋
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 7 ай бұрын
Hadaad aragto nin dumarka edeeya waa 2 mid uun in raganimadiisa uuna ku kal soonayn dhowr mara naga xola kacunay aykatagee kadib markay arkeen inuuna waxba lajoogin Mida 2 aad na inay ka dhimatay qaybtii doonista dumarka taas ooy sababto caadoyinka xun xun oo uu laasimay waanuun qofka kudhaca naguhu wa nolosha ninka raga aha million haday cunaan waxkasoo qaad malaha lacagtana naag unbaaban ushaqaynaaa
@mohamudabdullahi263
@mohamudabdullahi263 2 жыл бұрын
Labo sano ka hor baan u sharraxiyey asxaptayda Casharkan xilli habeen ah lkn aad shalay soo gelisay I'm red pilled guy and Lenegend Salute to me For while
@AdenJibriil
@AdenJibriil 5 ай бұрын
You fraught hard to be who u are mwalimu having followed back ur trends and enemies congrats though am watching late
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 2 жыл бұрын
Xaliye Wa mucjiso la so diray 😂😂😂❤️
@nimcoibrahim7424
@nimcoibrahim7424 2 жыл бұрын
Nah, dil danyeerka iyo dameerka
@ees__poy2972
@ees__poy2972 2 жыл бұрын
macaliin xaliya waxaan ku hayaa ariin igu dhacay baan ku sheegaya labarka WhatsApp keyga aayaan ku sheegaya please waa codsi
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 2 жыл бұрын
Telegram ama Instagram ayaad kala hadli kartaa walal.
@XasanIbrahim-b2f
@XasanIbrahim-b2f 9 ай бұрын
Macalin xaliye xaqiiq baa kahdashay mahad sanid
@munaibrahim1448
@munaibrahim1448 2 жыл бұрын
XALIYE HADAKISU WARU
@abdisiman5177
@abdisiman5177 9 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedsiciid5431
@mohamedsiciid5431 2 жыл бұрын
Oo hada waxaad leedahay ayadaa qorshahaas ka danbeysa calaf io waxaas ma jiraan awoowe
@barbaofficialchannel4570
@barbaofficialchannel4570 2 жыл бұрын
Dabcan awoowe
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 2 жыл бұрын
Dumarka waxeey jeceel yihiin ninka ay noolasha isku aadan tahay waqti badan ha iskaga bixi raadintooda ee noolashaada isku aadiso saaxiib.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Waxasa ku daalay sheeko huuha ah
@mustafejamac1099
@mustafejamac1099 Жыл бұрын
Doorashada lguu sheegayaba calafa
@cabdisalamcartan9052
@cabdisalamcartan9052 2 жыл бұрын
noolaaw xaliye
@adansabriye6051
@adansabriye6051 2 жыл бұрын
Nin adiga kaafiican ma ahan ee waa nin iyada lafiican
@forexcompany5409
@forexcompany5409 2 жыл бұрын
Xalliye Legend
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 2 жыл бұрын
Xaliye timaha soo beertahy Hhhh kep going
@shcabdiweliofficial9062
@shcabdiweliofficial9062 2 жыл бұрын
arinkii garaacistii lagu garcy nooga sheekee
@sougaljire592
@sougaljire592 2 жыл бұрын
Salan sare macalin 40 jir baan ahay single ah 3 naagood biiliya Laakin daanyeer iskuma haysto
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 2 жыл бұрын
is dabo qabo abti.
@sougaljire592
@sougaljire592 2 жыл бұрын
Habeen walba aroos yan ku tashtey inta nolosha iga hadhey Adiga hadaf kee yaad nolosha ka leedahay naag iyo buuq miya
@ibnuabdirahman05
@ibnuabdirahman05 2 жыл бұрын
Daanyeer waaxid 😄😄😄😄😄
@rashidmuse5426
@rashidmuse5426 2 жыл бұрын
Talk about the Alpha Male Concept
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Insha allah awoow.
@yusuf2412
@yusuf2412 2 жыл бұрын
1000 ciwaank oo tikok oo share gareeya casharadaada samee. Adrew tate farsamada uu isticmaalay oo kale. Andrew tate tiktok ayuu qabsaday . Wuxuu maal galiyay dad badan oo ciwaano badan sameeyay si u soo dhigaan casharadiisa
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
waad mahadsan tahay awoow , shaxdaa waa lagu hawl jiraa.
@fardowsa9500
@fardowsa9500 2 жыл бұрын
waxyohow wax iskuma falahaa
@juniormilan557
@juniormilan557 2 жыл бұрын
Everything this guy it’s taking about who doesn’t know first thing in life come first ur self if you don’t Take care ur self there’s no way u can take care some else
@mohaabdi6222
@mohaabdi6222 2 жыл бұрын
Macalim aad ayn kugu mahad naqaya mahadsanid macalim danyeer nimada weykadamatay dankeyga adiga usabab ah macalim 4 bilod ee lasodafay 72000 ayn meeldigtay waxa kagadaran labiska xita wan iskadisay runtii macalim
@Nuunemahamed
@Nuunemahamed Жыл бұрын
Macalin naagbaa igu walatey Ana marbaan jeclaaa lkn hada ayadaa iskadaba reebi la ahy runtana waa usheegay wlley nagu kalawad baan ku iri ,inaan nolashayda dhistaan oo heer isgarsiiyaa rabaaa maxaa kusamayaaa qoftaaaa .
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Жыл бұрын
Sii gembi dheh
@farahmahmed7083
@farahmahmed7083 2 жыл бұрын
Niyada ii ga dishee ku tirado
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 2 жыл бұрын
ASC WALLKEY HA DHIHIN CALAFKU WAA BEEN LAAKIN BEEN AYEEY KUU SHEGAYAN
@adanyusufaliallhuakbar4152
@adanyusufaliallhuakbar4152 2 жыл бұрын
XALAFKA WUU JIRAA LKN QIYAANO AYAA JIRRTA
@mohamudadan5856
@mohamudadan5856 2 жыл бұрын
Wax calaf ladhaho Majiraan Lkn Deal baa jira 👊
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Balse wll way is khasaarisay walhi ax sorry ku dheh meeshedi mid kale ayaa aad oogo faraxsan noloshayda oo iga maar mi karin ba
@ማሪያ-ሸ4ኀ
@ማሪያ-ሸ4ኀ 2 жыл бұрын
waryaa dhalinyarada hanagu dirin
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Ethiopian
@ማሪያ-ሸ4ኀ
@ማሪያ-ሸ4ኀ 2 жыл бұрын
@@blessingchanne1866 whattt???? halkan ma igage dabe iman
@omarhusseinahmed7553
@omarhusseinahmed7553 Жыл бұрын
@@ማሪያ-ሸ4ኀ Hush waad daalantahaye
Xaliye Ali Oo Live Video Tiktok Farm
23:19
Macaan Media
Рет қаралды 3,7 М.
Saddexdan Samee inta ka hadhay 2024 /Coach Suhayb winner
3:54
Coach Suhayb Winner
Рет қаралды 111
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 15 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 58 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,1 МЛН
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 30 М.
Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |
25:25
Omar Inshar
Рет қаралды 43 М.
nin dameernimadi ka baxay daawo🤣
24:38
FIKRADAHA XALIYE PUDCAST
Рет қаралды 6 М.
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 67 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
SE01 EP 07 Guurku Xal uma aha dhibkaaga.
30:29
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 50 М.
Sidee loo Abuuraa xidhiidh Guulaysta? | Meehaal Podcast
34:22
Meehaal Media
Рет қаралды 15 М.
Dumar iyo Dumarnimo | Xoogaa afkaar ah | Fandhaal Podcast |
31:10
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 47 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 15 МЛН