Filin Cusub:Han iyo Hagrasho Xidiga Mursal Muuse Hargeysa 2012

  Рет қаралды 369,784

allshanTV

allshanTV

Күн бұрын

Filinkan oo dhawaan soo bixi-doona waxa lagu duubey Magaalada Hargeysa, waxa soo saaray Abwaan Laab-salaax , Habayntii Abokor Dino , waxa jilaya dhalinyaro Badan oo reer hargeysa ah waxana ka mid ah al-fanaan :Mursal Muuse.
halkan ka daawo muuqaalada kale ee anu soo bandhigno:
• Qurbajooga Dibadoow: H...
• Baxsaneey Hargeysaay: ...
waa shantv oo idin leh daawasho wanaagsan---- plz subscribe
Cumar dhuule,
Mursal Muuse , Khadra sinimoo, Asma love , Cali Ileeye,Waagacusub,Maandeeq,Magool, Magool, Tubeec, Xasan Aadan samatar , HCTV, KaamiloTv, Maxamed Mooge ,sahra ileys ,Qurbajooga dibadoow ,TheGobfilms,khadra daahir,Juba,hadraawi ,Gaariye, Ikraan caraale doonis.
Gaarsiiya by Ikraan Caraale - Hees Cusub 2010

Пікірлер: 208
@saeedhajiahmed439
@saeedhajiahmed439 10 жыл бұрын
ilahay janadiii ha geeyo hibaq way dhimatay rabi naxaristo gano ha geeyoo aamiin aamin aamiin
@entername44
@entername44 5 жыл бұрын
Hibaaq ma inantanbay ahayd alla yaa raxma
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭🙏
@koosabdi8124
@koosabdi8124 3 жыл бұрын
Amin waan xasuusta wanaageda wllhi
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Allah janadii fardowso haka waraabiyo
@mohamedsuleiman8796
@mohamedsuleiman8796 Жыл бұрын
It's 2023 and this still heals, back in the days, 10 years ago, this was just fun and meaningless, but it has a thousand meanings now.
@ilwadjamalopdi8119
@ilwadjamalopdi8119 Жыл бұрын
Ilahay jano fardawsa haku geYo wllshay 😭🤲 wllo wan ku xizny aleh haku naxarisTo 😭🥺 hibaq jamal cabdi 😭🤲
@hibbohappy1855
@hibbohappy1855 Жыл бұрын
Wll mxa helay inanta
@ilwadjamalopdi8119
@ilwadjamalopdi8119 Жыл бұрын
@@hibbohappy1855 shiil gadhi ku dhimataY 😭
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
@@ilwadjamalopdi8119 Aslaamu Alaykuma wll ilaahay haw naxariisto Allaahuma Aamiin laakiin ma walaasha rumaad bay ahayd wll 😭
@ilwadjamalopdi8119
@ilwadjamalopdi8119 Жыл бұрын
@@hodanibrahin1569 haa walashay ahayd lkn hda way iga tagtay 😢 wll la.aan ahay 😭😭
@ziimaazeyd2160
@ziimaazeyd2160 Жыл бұрын
@@ilwadjamalopdi8119soory walaal macaan waa lawada dhiman but waa lakala horreyn ALLAAH hau naxariisto walaal hibaaq 😢
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Allah haw naxariisto inanta 2022 ban heestan so radiyay 💔😭
@sagalsharaf6481
@sagalsharaf6481 10 жыл бұрын
omg yaaa allaaah u naxariiso gabadhan way geeriyotay mawtul qafle allaahuma najinaaa ...hibaaaq
@loveubih326
@loveubih326 7 жыл бұрын
sagal sharaf wll ilahy haa unaxaristo iyada iyo umada nabi maxamad scw scw
@sucaadcumar9798
@sucaadcumar9798 7 жыл бұрын
sagal sharaf wll ma inta geriyotayi
@guliedosman6452
@guliedosman6452 7 жыл бұрын
AMEEN
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 7 жыл бұрын
ilaahay haw naxaristo amin
@goldenboy2305
@goldenboy2305 6 жыл бұрын
sagal sharaf Sorry wll qli. CoMments-kga 4year ba kaso warregty. 😪😪😪😪😪 Allow u Naxariiso.
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 Жыл бұрын
2023 dawanya first see😣 ilhy inanta hibaq naxaristi jano haka warabiyo 😏inagna ilhy haynoga daba naxaristo😣
@cxafidapdirisak3644
@cxafidapdirisak3644 2 жыл бұрын
Heeta kaliya an sugayo ila 2012 ila 2022 an walina ma soo bixin he's bay ahed wlhi gabdhana allha ha u naxarist0
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye Ай бұрын
Waxan dawan jiiray 2012 still wli wandhagysdaa❤ Allh hakunaxrido wll😢
@shortfanny14498.
@shortfanny14498. 2 жыл бұрын
2021/12/18 sacada 21:43 Ayan dawanaya gabadhani wey dhimatay Allah haw naxariisro hibaaq Inagana illahy haynooga daba naxariisto Amin amin
@nagwaanmohamed6583
@nagwaanmohamed6583 2 жыл бұрын
Maxa ku dhacay wll gormeyna dhimaty
@ilwadjamalopdi8119
@ilwadjamalopdi8119 Жыл бұрын
@@nagwaanmohamed6583 sucudiga ku dhimatay hda 8sano way kaso warag tahy 😢
@Khalidtigr
@Khalidtigr Жыл бұрын
2012,ilaa,2023,hadaad daawanaysay zxb liksaar
@munahyir2404
@munahyir2404 6 жыл бұрын
allaH haw naxariistoH hadaY dhimaTaY ♥♥ qaprigana haw nuurio ameen ameen
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
Allah unaxaristo gabdhan 😭😭😭😭 allow ku naxariso 😭😭😭😭
@cabdiraxmaanmaxamuud8028
@cabdiraxmaanmaxamuud8028 4 жыл бұрын
My dhimatay
@dimplequenzayba4785
@dimplequenzayba4785 7 жыл бұрын
Hibaaq waan xasuusta tababarkii socsa culture ayay nagula jirty 2014 waxay ahayd qaybtayadii hindaha iyo dhaqanka ciyaari jirty malmahaba tobobarka waan is yar laynay anigu waan zaamaxay
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
Dimple quen zayba hada maxa helay hnoh
@kaamilosman467
@kaamilosman467 6 жыл бұрын
Qoftan qrx by la dhimty ilahy ha unxrizti😭😭😭😢
@yaxye991
@yaxye991 12 жыл бұрын
waa asal filimku se sxb mursal MULQAACADA miiska ha saarin ee seesarka saar waa film wanaagsan i cnt wait to wach
@najiipinaxuzeen9594
@najiipinaxuzeen9594 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto warda ilahay jannadii farwasa ha kaa waraabiyo
@fahadahmed5068
@fahadahmed5068 Жыл бұрын
allaha gabadhan ha u naxaristo ha loo wada duceeyo
@hamdakawir3936
@hamdakawir3936 4 жыл бұрын
Yaa 2020 ila daawanaaya
@daymoofficial4833
@daymoofficial4833 8 жыл бұрын
wlashay hibaq alle haku naxaristo adiga iyo inti dhimatayba
@caanobooro1446
@caanobooro1446 6 жыл бұрын
Yaaa dilayna
@engapdirahman5879
@engapdirahman5879 4 жыл бұрын
Allh ha U naxariisto Hibaaq 7 sano kadip dhimashadediii muqalkan bn daawan
@muuseahmed4472
@muuseahmed4472 4 жыл бұрын
Eng Apdirahman Amiin bro
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
Aamiin sxp halkeyse ku dhimatay ⁉
@engapdirahman5879
@engapdirahman5879 4 жыл бұрын
Hargeysa walal ku dhimatay Shil Gaari Bay Ku Naf Wayday
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
@@engapdirahman5879 alle ha u naxariisto Qaarban arkayaa leh qaraxbay ku dhimatay
@engapdirahman5879
@engapdirahman5879 4 жыл бұрын
Hargeysa Qarax kama dhaco wallo
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 3 жыл бұрын
Who is watching in this year 2021-21, raise your ✋ please.
@bintufathiya8362
@bintufathiya8362 7 жыл бұрын
illahay haw naxristo 😭😫😫
@hodanhussein354
@hodanhussein354 4 жыл бұрын
Alle Naxariista Jano Haka Warabiyo Gabadh Ad U Qimo Badan Bay Ahayde
@sumayocabdi
@sumayocabdi Жыл бұрын
Yaa 2023 daawnaya😂❤
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 3 жыл бұрын
Heeestaa yaa daawanaya dhamaadka 2020 markii ugu horaysay anoo aroos jooga ayaan daawaday 2012 kii
@devvishqi179
@devvishqi179 2 жыл бұрын
Annigo ku aaminay Wanaag kaa istaahila Waa adiga agtaydiyo Agjoogayga diidaYe Oradaye nasiibkaa Annigana aYaankaY....🤞🤞🤞🤞🤞
@nimcoqurux8086
@nimcoqurux8086 10 ай бұрын
Alle hau naxariisto inanta inagana haynooga daba naxraiisto
@mrrrboos3307
@mrrrboos3307 8 жыл бұрын
am Ethiopian mursal. i love you so mache
@albashirabdi9438
@albashirabdi9438 7 жыл бұрын
Allaah unaxaristo walashen hibaaq jannada allah kawarabiyo😢😢
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
Albashir Abdi hnoh maxA helay😢
@calakasomalia
@calakasomalia 12 жыл бұрын
waa loo baahan yahay in la helo dad si fiican u yaqaano qaabka camerada ugu casrisan ee loo duubo iyo action fiican in lugu soo kordhiyo fanka somaliyeed ... dadaala waa xili casriga electironiga oo hor marey somali hadaan nahay meshaas qaabka filimaanta ayaan ka liidanaa
@somalilandersomalilander2781
@somalilandersomalilander2781 8 жыл бұрын
alaah hau naxaristo inantaa haday dgimatay iyo dhaman muslimintaa dhimataybaa
@yaaskafabz7533
@yaaskafabz7533 10 жыл бұрын
oh my days i love this song oradaye nasibka anigana ayantey woooooooooo w
@caamirofficialtube8218
@caamirofficialtube8218 2 жыл бұрын
2022 kadib hadad dawaneysid like haila dhaafin plz
@kingguled3578
@kingguled3578 11 жыл бұрын
asc mursal muuse iyo asxbtiisaba waad salaaman tihiin dhamaandiin hadaanu nahay dageerayaash mursal iyo asxbtiisaba waxan idinka codsanaynaa inad noo soo dhameys tardaan filinka han iyo hagrasho plz waad lataah den ee soo dhamaystira
@cudoonbarwaaqo7314
@cudoonbarwaaqo7314 5 жыл бұрын
Who waching 2019😂✌️
@maxamedaqbal9360
@maxamedaqbal9360 2 жыл бұрын
Me watching 12/22/21
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
Me 7 12 december 2022😁
@Mataan41
@Mataan41 Жыл бұрын
@@hamseabdi3543🤍 2022-12-25🤍
@niceguy809
@niceguy809 11 жыл бұрын
this guy is good! if only my somali was good enough to understand it well
@nuureTUBE
@nuureTUBE 3 жыл бұрын
They do. What you mean??
@nur1ba202
@nur1ba202 12 жыл бұрын
waxaan rajaynayaa in filmkan lacag lagu daawado si dhalinyaradu u hesho fursad dhaqaale.
@amiiroboqrotooyomj9691
@amiiroboqrotooyomj9691 8 жыл бұрын
rabi hakuu nxriisto
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Allah hawnaxaristo amiin amiin
@aydarusfaysal9817
@aydarusfaysal9817 4 жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto hibaaq wxy ku geeriyootay sucuudiga 😢
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 4 жыл бұрын
Wlhi wllo xilima geeriyootay 😭😭😭
@47mohamedm
@47mohamedm 12 жыл бұрын
I can't wait
@idilzweetqaali4798
@idilzweetqaali4798 9 жыл бұрын
wow wa cajiib filmkani
@realgeedi7753
@realgeedi7753 6 ай бұрын
IYaDana nasibked adiDiGana aYanka😢
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Жыл бұрын
Xasuus caruurnimadeydii🥺🥺🥺🥺🥺
@safiyaquensafiyaquen8146
@safiyaquensafiyaquen8146 2 жыл бұрын
Axax alh unaxaristo aamin
@hoonhashi5572
@hoonhashi5572 10 жыл бұрын
Ohhh ilahow unaxariiso hubaaaq qurux
@galadapple155
@galadapple155 2 жыл бұрын
Stil we are watching..2022👋
@jamalsweets
@jamalsweets 12 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaw filimaa soo socda macan walahay. waxasa kafilim ah, hee
@sofiashariif8810
@sofiashariif8810 4 жыл бұрын
Si kadis pu jaceylkan igu helay iprooz Jacyl iga murugo padn ima soo marin 2020/7 / .... Waxuna noqday in aan go'an ka qato jacyl oo idil
@hodaniishamoha9996
@hodaniishamoha9996 3 жыл бұрын
Sorry
@nimcancaddo358
@nimcancaddo358 7 жыл бұрын
alle hakuu naxariisto
@hassandahir2769
@hassandahir2769 8 жыл бұрын
ilhayoow danbogaga dhafn oo u naxariiso dhaman musliminta oo dhan ba
@niceguy809
@niceguy809 11 жыл бұрын
the background is not fake, they are at hargysa university but thought as image was it looks more cooler and more focus on the singer alone. ofcourse some experience for the camera man would be great start
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 3 жыл бұрын
Manoshahay 8 years ago
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Жыл бұрын
@@ahmedjamac8421adigu ma nooshahay 2 years later??? 😅
@ahmedhazzan673
@ahmedhazzan673 3 жыл бұрын
Still 2021🥺💔
@hamzejama7107
@hamzejama7107 4 жыл бұрын
Hibaaq alle haku naxariisto
@sabinajami8646
@sabinajami8646 11 жыл бұрын
I can't wait.......
@falastiincabdi9100
@falastiincabdi9100 Жыл бұрын
Who is watching 16/12/2022😎
@zuheipothmane6548
@zuheipothmane6548 3 жыл бұрын
Wllzhay baad ahayd balse waxaa tagtay hoygaagii😭😭😭😭😭
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 3 жыл бұрын
Shil -babuur inay ku geeryootay waddan waddamada carabta ah ma mida ayaan maqnaly ilhay swt ha naxariisto
@MohamedHassan-pu6wk
@MohamedHassan-pu6wk 2 жыл бұрын
sxp ma shil bay ku dhimatay
@fadumoomar7014
@fadumoomar7014 11 жыл бұрын
ahhh i can,t wait this movie mursal what happen came as sooooooooooooooooooooooooooooon
@hassanbuho
@hassanbuho 2 жыл бұрын
What is the name of the song
@axmedcabdiaxmedcabdi7734
@axmedcabdiaxmedcabdi7734 3 жыл бұрын
Mursal legend daawanaya 12/7/2021
@barwakoqalbinoura9918
@barwakoqalbinoura9918 Жыл бұрын
07 December 2022 cajaaib waqtiyoow♡♡
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
Ibaaq way dhimatay ilahay ha u naxariisto aad ban uga naxay gerideeda markan maqlay
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 жыл бұрын
legend wuu soo jabay 😂
@djabdi100
@djabdi100 12 жыл бұрын
waahwaah waflim qalyaaaaaaaaaaaaaaa walhy aadbu noo xiso galiyaay
@rudwaaniid9323
@rudwaaniid9323 Жыл бұрын
Aamiin ya Rabi
@abdinasirfaysal1879
@abdinasirfaysal1879 7 жыл бұрын
waaa ladhcy mursal yre
@xamdimaxamed7048
@xamdimaxamed7048 8 жыл бұрын
mursal muuse markaan cadimahn anigane nasiibkee mashaalaah
@somalian4663
@somalian4663 4 жыл бұрын
2020🤗
@huthamohammed3141
@huthamohammed3141 4 жыл бұрын
hibaaq jamaaal ilaaha raxmaanki haw naxariisto😭😭😭😭😭😥😥😥😥
@ilwadjamalopdi8119
@ilwadjamalopdi8119 Жыл бұрын
Amien wllo 🤲😭
@nuuryaasiin7894
@nuuryaasiin7894 9 жыл бұрын
The song is best
@mahaddhies7404
@mahaddhies7404 11 жыл бұрын
mursal muuse fanaan nimada waxaa ba uga sii fiican tahay acter nimada sii wad waxaa laga yaabaa in actere calami ah noqotid
@starfmmuqdisho4445
@starfmmuqdisho4445 2 жыл бұрын
allaah u naxaniisto hibaaq
@guledahmed8160
@guledahmed8160 9 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso hibaaq amin amin jana fardosa gee
@huthamohammed3141
@huthamohammed3141 4 жыл бұрын
aaaameeeen ya rabi😭
@filsanhappy6271
@filsanhappy6271 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk gabadh aan ujeedin ayuu leeyahay mudo badan ayaan ku daba guraaye loooooooool
@marwanheroofficial2256
@marwanheroofficial2256 7 жыл бұрын
naag sidan.oo kle isku adkaysa toban jeer ayay garoob noqotaa adigana wajigaaga ayayba ku qorantahay yaahuu
@abdisamedadow8202
@abdisamedadow8202 5 жыл бұрын
Marwan hero143 bro gabrtu way dhimty R.I.P
@naimaali2501
@naimaali2501 3 жыл бұрын
@@marwanheroofficial2256 gabadha weey dhimaty wllo allahaw naxariisto
@shamsoiloveuallh4664
@shamsoiloveuallh4664 7 жыл бұрын
Allah ha unaxariso
@nanaamanexe7099
@nanaamanexe7099 9 жыл бұрын
waw waw murA sal inabo cadi mahn
@mocalaale4263
@mocalaale4263 7 жыл бұрын
Best song but the young lady died ya Allah u naxariiso 🙏🏽🙏🏽
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
Mo Calaale maxa helay hnoh
@nurtoabukar4073
@nurtoabukar4073 8 жыл бұрын
mey geriyotay asxabey
@qalinmultimedia
@qalinmultimedia 3 жыл бұрын
Who watching 2021 🤣
@mahaddhies7404
@mahaddhies7404 11 жыл бұрын
heesta waa hees cod iyo action isku darsatay film kan waa film heer caalami ah waxaan oga qeyb galeynaa tartanka filimadda africa haduu ilaah yiraah.
@maxamuudcabdirashiid5681
@maxamuudcabdirashiid5681 3 жыл бұрын
Me waching 2020 hhhh
@tismeblack69
@tismeblack69 12 жыл бұрын
very good special effect
@princessamia7130
@princessamia7130 8 жыл бұрын
ilahow unaxariso gabadhan hadey dhimatay iyo hadey noshahay bo
@mursalmuse4414
@mursalmuse4414 8 жыл бұрын
Did your college
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Qadaafi ayey heestani iigu jiri jirtay
@ayanabukar1929
@ayanabukar1929 8 жыл бұрын
hhh cadi ma ahan gabadha
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 3 жыл бұрын
Inta yar oo heestay ayan oo dhaqaystay
@mhahmed70
@mhahmed70 12 жыл бұрын
Where can l pay this movie ??
@mohamedhassan3795
@mohamedhassan3795 12 жыл бұрын
a classic song
@omarjamaibrahim2604
@omarjamaibrahim2604 6 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto hibaaq jamal isku fasal banu ahayn dugsigii hoose dhexe
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
omar jama ibrahim maxa helay hada
@caydaruusyare9458
@caydaruusyare9458 5 жыл бұрын
@@hoodaayaan3312 shil gadhi ku geeriyoty
@ilwadjamalopdi8119
@ilwadjamalopdi8119 Жыл бұрын
Amiin wllo 🥺🤲
@TheCassonovaa
@TheCassonovaa 11 жыл бұрын
ANYONE WHO KNOWS THE NAME OF THE SONG ??
@Mataan41
@Mataan41 Жыл бұрын
🤍Ala heesta ya no dhameys tira🤍
@murasaki1000000
@murasaki1000000 11 жыл бұрын
sorry he is not Somali he was from purto rico grand mother had somali friend they move to somalia in 1977 when the somali ws fight etio;pia and my aunt knows him verywell
@rudwaaniid7106
@rudwaaniid7106 4 жыл бұрын
Amigo ku aaminay wanaag ka istaahila wdigaa agtaydiyo
@fadumafaarax9510
@fadumafaarax9510 8 жыл бұрын
baaho inantaan neey rawaxdag
@azallegaming2791
@azallegaming2791 Жыл бұрын
Xanun
@samiyamuxumad7008
@samiyamuxumad7008 8 жыл бұрын
ilahow ku naxariso
@ifrahaabdilaahi88
@ifrahaabdilaahi88 7 жыл бұрын
I love yuo hodan c/rsxmaan
@ifrahaabdilaahi88
@ifrahaabdilaahi88 7 жыл бұрын
lada gof ugu jeecalahay waa mulsal iyo hodan
@joker85acca
@joker85acca 8 жыл бұрын
he can be an actor
@abdiidris955
@abdiidris955 4 жыл бұрын
Nigga what's your taking about he's trash
@nimcancaddo358
@nimcancaddo358 7 жыл бұрын
wllo
@Gaashaanlle8472
@Gaashaanlle8472 7 жыл бұрын
Waaaaaw
Mursal Iyo Asma Love Habeenkii Eida Iyo HCTV 2012
6:42
BureeQa Entertainment
Рет қаралды 980 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
Guri roon
8:51
Khalid Jama Qodax
Рет қаралды 33 М.
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Somali Lyrics - Song - Cadar - Abdullahi Boqol
7:46
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 368 М.
Naf ku Taagan By Digriyow.Waayaha Cusub 2012
4:17
NABIIL NUR
Рет қаралды 858 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН