Somali Lyrics - Song - Cadar - Abdullahi Boqol

  Рет қаралды 368,400

SomaliLyricsSong.

SomaliLyricsSong.

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@maryanabdirahman8565
@maryanabdirahman8565 6 жыл бұрын
Hestan waxa ku xasuusta wilka dunida ugu jeclaaa Ala maxuu hestan ii qaday 💔😭😰 2014 kii anoo safar so ah asaga aaad ugu xunyahay bixitankeyga hestan ii qadi jiray habenkii igu dambeysey aragisa erayaduu ii dhahay waxa kamid aheyd “HA II JABININ CADOWGEE NOQO MIDAN KU CIIL BAXO “ alle yaa rahma gacaliye gacan ka xaq daran ayaa dishay xasuustada ayaa ku nolani donaa qalbi janada inoo balan ah 😰💔🚶‍♀️qof aan kugu dorsato xaqiiqdii dunida wanka wayeey 💔😰 qalbigeyga kama baxdid rabi janada guri hakaga dhiso 😰
@saxaneabdi5693
@saxaneabdi5693 6 жыл бұрын
maryan abdirahman abaayo allaha unaxariisto adne meel walbaa calamka ka jogto farxad ku nooloow wali wan ilmeeyay axaxax abayo waa aduun waa imtixaan sabar waxaan jeclan lahaa inaad ila soo xariirto oo iga sheekeyso noloshiini farxad ku nlooow
@monkeynasiib8635
@monkeynasiib8635 6 жыл бұрын
😂😂😂
@monkeynasiib8635
@monkeynasiib8635 6 жыл бұрын
Waaaa iga oysise😂😂
@iftiimiye
@iftiimiye 6 жыл бұрын
Wad iga oohisay walhi qofki ugu horeyay comment uqoray ayatahay KZbin ka qalbigaga allaha kudajiyo
@abdinasiradan3664
@abdinasiradan3664 5 жыл бұрын
😢alle hau naxiirsto
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
Xasuuus school kaygii 2007 kaligee iska qaadi jiray
@maxamedmata2219
@maxamedmata2219 5 жыл бұрын
heestan waxan dhigaysan jiray anigoo xabsi kujiro xaqdarana kuxiran danbi anan gaysana la iihaysta sandkii 2016 imtixamkii 12 ka la igarebay oo anan galin waxay na ii ahyd dhirigalin askari aya dhagaysan jiray ii iman jiray niyadana idhisi jiray telkisana marmar ii dhibi jiray Alla maxuu rag nolasha wax kasoo maray
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore 6 жыл бұрын
ax iam almost cry i remember my first girlfreind rest on name fartun it was 2002 when this album come out i use to listen with my headphones even when iam sleeping 247 what memory
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya heestan Heesihii hore baa heeso ahaa kuwa imika heeso maha wllhi axxxxxxx 😫😩😢😢 3/12/2019 ❤🤝😢😎
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 4 жыл бұрын
Mad aroos galasaa . Heesta wadigan la khushuucee😁😁😁😁
@mahamuudmahamed
@mahamuudmahamed 5 жыл бұрын
Heestaan waxaan iska leh cabdinaasir macalin siciid allah yaa arxam fanaan markaan dhagaysto aan iska ooyoo
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 6 жыл бұрын
Xusuus waayo waayo ban xasustaa iyo 2004-2007 ala igadaah jacaylki warqaha iyo inantii aan jeclaa ee cadar wagaas bay iga dhooftay ,,ilaa xatal aan xasusstedan dheehdaa ,,mooji meel ay martay England baa igu war dambaysay ,,,wagaas ban hesatan u qoray weliba warqad weliba intan Ninka calaf kusiiye calaf!!!!!! Ku caruusa adigoo gogol kula caweeya cawo iyo ayaan lee !!!!!ahahahahah igadaa markasay bay warqad isoo qortay ku qorta tahay i love you ❤️ xasuus geel baa lagu xera geyaa bay somalidu kumaah maahdaa ana xusuusteedan qalbigaygu la xadreeya . 6...4...2018 bu a.rizaak labowaranle
@mandeeq123cadey6
@mandeeq123cadey6 5 жыл бұрын
Waa ikan cadar qali fb iga sooradi
@nalkamohamoud1279
@nalkamohamoud1279 8 жыл бұрын
Waww hees aan caaadi aheen cabdilahi ❤️❤️😘 cadar moste name 🙂😊😊
@roblehaden8798
@roblehaden8798 12 жыл бұрын
offfffff boqol inbtii top ubax adiga leh
@alibaashi3956
@alibaashi3956 5 жыл бұрын
Cawo dhalad waxa tahay sida 🥀🌺🌹 ubax cadaadiyo ama cadarka oo kale cusun iyo udgoon leh.
@kalidmarz9721
@kalidmarz9721 6 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2018💯❤
@safiajama7776
@safiajama7776 5 жыл бұрын
Waw what a golden voice 💋💋🔥
@jaceelowxamarawi7914
@jaceelowxamarawi7914 6 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhageesigeeda axsan ereyo iyo codba viva boqol
@murayaibrahim7368
@murayaibrahim7368 7 жыл бұрын
Adeer ilaheey ha ku naxriisto 😍
@kimjongun2458
@kimjongun2458 7 жыл бұрын
Rag waa ragii hore, hadalna waa intuu yiri. hadal xigmadiisa rag baa horay u soo koobay wacad Alle.
@alibaashi3956
@alibaashi3956 5 жыл бұрын
Kim Somali mataqana wax kala tahay
@sayiid798
@sayiid798 7 жыл бұрын
Heestan waxay isku midho egyihiin Hees ladhihi jiray sida canabka beeraha oo ay qaaden Magool iyo kuluc Allah naxaristi jano haka warabiye Aadbay heestu uu Macaantahay
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abdi Wali237 Ameen yaa rabbe
@somalilandsecretagency6916
@somalilandsecretagency6916 7 жыл бұрын
I am still Watching 16/09/2k17
@samantharollins133
@samantharollins133 5 жыл бұрын
Boqol masha allah codmacana
@munaiprahim2153
@munaiprahim2153 6 жыл бұрын
Abdilahi boqol allah yaa cisak hestan
@shankabae4154
@shankabae4154 6 жыл бұрын
Touchable song
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 5 жыл бұрын
I still listen 2019 🙌🙌🙌❤️❤️👌👌👏👏👍👍👍👯👯👯
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
aun cabdi nasir macalin
@Smasha1000th
@Smasha1000th 6 жыл бұрын
Still listening 2018 April 8
@mustafemiami7520
@mustafemiami7520 7 жыл бұрын
Damn Old but gold 😀
@amaanaanaa9848
@amaanaanaa9848 7 жыл бұрын
OId is gold👌👌
@mustafemiami7520
@mustafemiami7520 7 жыл бұрын
Amaana Anaa. saaax. wll❤❤🙌
@layabkadunida6345
@layabkadunida6345 7 жыл бұрын
Wan kahelay jcl ba ihayoo wey i jilcisay heestan
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Zakii Champion ka xaabxaabi hee Dhib kuuma yaro migoo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fartun4992
@fartun4992 7 жыл бұрын
LAYABKA DUNIDA inadeer ma ad adkey awal😂
@xaashisky7350
@xaashisky7350 5 жыл бұрын
Who Listing 2019
@cabdiraxmaanjibriil8520
@cabdiraxmaanjibriil8520 5 жыл бұрын
Still listening 2019 Dec 27
@blackstareri-blackstar7685
@blackstareri-blackstar7685 4 жыл бұрын
Ya dhegeysanaya 2020
@queendaynile1472
@queendaynile1472 7 жыл бұрын
Fav Song 😍
@laaskacaanaha7255
@laaskacaanaha7255 6 жыл бұрын
Kubarbaaraty caanooo Nin lee wax amaane dumarka somali maxay u dhahaan romantic maahan wiilashu Calaf xaaax
@sulekhaosman5282
@sulekhaosman5282 5 жыл бұрын
2019🤟
@shukrimahamud3106
@shukrimahamud3106 4 жыл бұрын
La calmada waxa tahay la calmada waxaa tahay cosobkiyo ugbaadkiyo ku barbaartay caanoo yaa ila dhagesanayo sanad wanagsan 2 January 2020
@abdallaisbinde5376
@abdallaisbinde5376 5 жыл бұрын
axyaaa jcl heesta wAA IKA KADAN TAHY
@naimaibrahim19
@naimaibrahim19 8 жыл бұрын
fav song😍❤
@wayahacusubofficialschanel7752
@wayahacusubofficialschanel7752 7 жыл бұрын
Naima Ibrahim listening nw 2017
@nalkamohamoud1279
@nalkamohamoud1279 8 жыл бұрын
My fav song ❤️❤️
@alisauud3766
@alisauud3766 12 жыл бұрын
abdul boqol rageedi kusoco sxb inaba caadi maaha
@maxamedxuseinxasan3981
@maxamedxuseinxasan3981 7 жыл бұрын
aaaway music macaanaaa
@abdirizakomar1819
@abdirizakomar1819 7 жыл бұрын
Ax ax ax ax Farduus caashaqa u daa Wlhy
@kaaficade8076
@kaaficade8076 12 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww iba caadi mahan boqol
@mcneymariya6905
@mcneymariya6905 8 жыл бұрын
Cadi mahan runti
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 6 жыл бұрын
👀👀👀😲😲😲 I loved it ❤❤❤❤
@jamaali119
@jamaali119 6 жыл бұрын
Asc soomaalaay Cllaahi boqol ma dhitay haduu nool yhy intuu Joogaa? Thanks.
@saaramohamed614
@saaramohamed614 6 жыл бұрын
Awo Shire wcs wuu nool yahy America ayu joga hees bu ba so saray Mar dhaw
@jamaali119
@jamaali119 6 жыл бұрын
Ayaan Mahamed Thanks qaali Maansha allah aad buu ucodmacaan yahay walaalo alle ha xafidee.
@saaramohamed614
@saaramohamed614 6 жыл бұрын
Amiin mlpo
@zahraali9334
@zahraali9334 6 жыл бұрын
Jama Ali wall Wuu joogaa MA dhimanin Marekan alaah ha deysto
@deeqoadan8424
@deeqoadan8424 5 жыл бұрын
Wuxu joga kanado
@mohamedlionofking5230
@mohamedlionofking5230 5 жыл бұрын
Wooooow wahti how are you nice good with me
@niissa20
@niissa20 14 жыл бұрын
loooooooooooooool
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Ninka calaf ku siiye calaf Ku caruusa adigoo cunta kula caweeye cawo iyo ayaanbo leh Alla jecliyaa amaanta .waxkaste wan furi lahaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@munirahmed4365
@munirahmed4365 7 жыл бұрын
Asma Curada cida anaa ku amaanaye maxaa i ogashahe hhh
@jamaali119
@jamaali119 6 жыл бұрын
Adi keli ah maaha all the girls like 😁😁
@munamunastylista7637
@munamunastylista7637 8 жыл бұрын
wow!
@casayrsaid
@casayrsaid 5 жыл бұрын
Heestaan xanuus gaar ah ayeey ii ledahaaay welibaa markaan gacalisadaydaa aan uqaadayo aadbaay udhegaystaaa. Kelmahadaa. Aan KU cabirayo dareenkaygaa. Ilove you baby. ❤️
@Ali_070
@Ali_070 8 жыл бұрын
Love it heestan
@Ali_070
@Ali_070 8 жыл бұрын
Nice
@cadarali6732
@cadarali6732 7 жыл бұрын
wow my name its unique
@sadiahassan1418
@sadiahassan1418 6 жыл бұрын
kista maqan oo la dhib dhib ciye malakasi waayay
@seinababu7109
@seinababu7109 7 жыл бұрын
caadi maaha
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 8 жыл бұрын
my Eeedo ayaa loqaday heestaan
@tiktoklivesshorts4413
@tiktoklivesshorts4413 7 жыл бұрын
Masha allah Adigana Anaa ku Qaadi doonee .
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 7 жыл бұрын
faisal mohamed hhhhhhhhhhhhhhh soo daa aan aragnee
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Firdowsa Dahir heesta ma hees hore bay ahayd
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 7 жыл бұрын
Wiil bari haa orey ayaa loogaaday
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Firdowsa Dahir fanaaki horay ma inoo sheegi kartaa cdeey eedada jaceyl aa ku dhacay miyaa lolz
@ifrahfarah9283
@ifrahfarah9283 8 жыл бұрын
wow
@chennaboinaramachandrudu2800
@chennaboinaramachandrudu2800 6 жыл бұрын
Hi
@axamedjiijo524
@axamedjiijo524 7 жыл бұрын
hees macaan dheh
@MrUgass88
@MrUgass88 12 жыл бұрын
caleek caleeeeeeeeek
@munamunastylista7637
@munamunastylista7637 8 жыл бұрын
Cod MCN IGA dheh
@amirasaid3041
@amirasaid3041 7 жыл бұрын
waaaaw nice song xasuuuuso.com
@zahraali9334
@zahraali9334 6 жыл бұрын
💗💗💗💗💗💗💗
@صوماليةوافتخر-و5و
@صوماليةوافتخر-و5و 7 жыл бұрын
Anaa leey qaaaday
@duda-eg5ww
@duda-eg5ww 7 жыл бұрын
صومالية وافتخر 😂😂
@صوماليةوافتخر-و5و
@صوماليةوافتخر-و5و 7 жыл бұрын
Hhh
@laylamohmed9579
@laylamohmed9579 8 жыл бұрын
wwwwwwwwinabacaadimahan
@noobatcallofduty2050
@noobatcallofduty2050 6 жыл бұрын
Ok
@imanamira9407
@imanamira9407 8 жыл бұрын
But
Cabdulahi boqol heestii calaf
7:44
DALKA 24
Рет қаралды 78 М.
Somali Lyrics - Song - Jecel aan lagula wadin - Omar Yare
6:00
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 632 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,5 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
Somalilyiric Songs  Ayaan - Abdi Diini
8:07
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 427 М.
Somali Lyrics - Song - Allahayow maxa iga qabsaday - By Farhia Fiska
7:47
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 782 М.
Somali Lyrics - Song - Dagan - By Mahamed Saleeban Tubeec
6:53
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 466 М.
Somali Lyrics - Song - Jaalaleey - By Cabdi Diini
6:06
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1,3 МЛН
Abdullahi Boqol (Gamaaye)
5:48
Xamar Cade
Рет қаралды 283 М.
Somali song-Dahab la moodyey
5:49
Ashwaaq0
Рет қаралды 3,4 МЛН
Best of Abdullahi boqol . Boqol hees 2016 . Warmoogey
5:47
Mubarak Ugas
Рет қаралды 180 М.
CABDI DIINI  - GADAGADAYNTA IGA DAA- HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
6:39
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1 МЛН
Somali Lyrics - Song - Badda cas By Cabdi Nasir Macalin
6:27
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 2,3 МЛН
ABDULLAHI BOQOL Heestii Gacantaada Midig
3:05
SomaliSocialTV
Рет қаралды 472 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,5 МЛН