Film | Sheekada Reer Somali Ah, Xaskii Xawaal Qodaha |

  Рет қаралды 249,827

Soo Koobida Aflaanta

Soo Koobida Aflaanta

Күн бұрын

Ku Soo Dhawoow [ Soo Koobida Aflaanta ] kanaal loogu talagalay inuu Ku Soo Koobo Filimada Nuucyadooda Kala Duwan Walibana Waqti Kooban,
Hadaba Ha iloobin Inaad subscribe dhahdo sababtoo ah waxaan soo galinaa maalin walba!! - madadaalo joogta Ah!
___________________________________
Muqaalkan waxaa is kaleh aniga shirkada filmka soo sartay ka soko,⁉️ 🤪😝 hada somali asal aa thy waa qada kartaa✅😜 lkn cadiin ma qadan karo ❌ 🤭🤭😅 waa kaftan waxaas 😋😋
____________________________________
____________________________________
NOTE:- ALL THE VIDEOS /PICTURES/MUSIC SHOWN IN THE VIDEO BELONGS TO THE RESPECTED OWNERS AND NOT ME.. I AM NOT THE OWNER OF ANY PICTURES OR VIDEOS SHOWED IN THE VIDEO ! For Copyright Issues Please Send Us anaswrb@gmail.com
⚠️Remember⚠️ This Channel DOES NOT Promote or encourage Any illegal activities , all contents provided by This Channel is meant for ENT PURPOSE only .
______________________________________
⚠️DISCLAIMER ⚠️ Copyright Disclaimer Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational or personal use tips the balance in favor of fair use
THANKS FOR WATCHING
#share #liibaanpro #osmaanxidig #movie #somalirecap

Пікірлер: 157
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 Жыл бұрын
Qalbigaa i xanuunay wlhi😭😭😭 nolosha adag garab mahala aan illaaah aheyn
@nuseybasacid4982
@nuseybasacid4982 Жыл бұрын
Waxa nahay wadan muslim ugu yaran fikrad qaldan hanaga gudbinina😢
@mom123gg5
@mom123gg5 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@BIIRBABAOFCCAIL-zy4hv
@BIIRBABAOFCCAIL-zy4hv Жыл бұрын
Soomalida goormee bilawdey inee filim gisho😊
@reemreemo21
@reemreemo21 Жыл бұрын
مع الاسف القصة كان يمكن تنجح لو كان في احترام للعادات والتقاليد وعقلية المجتمع الاسلامي الصومالي اول مرة في تاريخ الصومال تطلع امرأة عاريه في فيلم المفروض انه يمثل شعب معروف بالتدين.
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Жыл бұрын
War waxan qudhun ka ah naga jooji waxan sharafta soomalida dilaya waxan waxa jiilka dambe loogu sheekayn doona awowyaashiin saasay ahyeen
@ribixalibarrow1049
@ribixalibarrow1049 Жыл бұрын
Waxaan waa jiliin😌
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Haa lkn daa yr ayaa dawan do to iyo makas manaufcna
@drsbasra9978
@drsbasra9978 Жыл бұрын
Waxbadan baan raadinayey film kaan thanks Wallo 🙏
@sucdicaddey7597
@sucdicaddey7597 Жыл бұрын
Naag qaawan oo soomali ah waxaan bilaa diin ah waaye aqas
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Dadki hore sidan ayee ahayen 😂😂😂😂😂
@zuhaypaziciith2532
@zuhaypaziciith2532 Жыл бұрын
Wa filmi xanuun badana mrka dantu ku hayso dadku wa kuwo meel kaga so wada jeda ilahaya un ku cawinaya😢
@suaadd5788
@suaadd5788 Жыл бұрын
Walaalayaal Ramadaanta wax daawashadiisa ajar laga helayo ayaa fiican in la daawado Sida siirada rasuulka Qisaska quraanka oo aad u macaan Tafsiirka quraanka Not filim la isku dheg dhegayo
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI Жыл бұрын
😂
@ffarxaanofficial
@ffarxaanofficial Жыл бұрын
Sxp inoo soobadi filimada soomaliga 🎉❤
@Haleelofficial
@Haleelofficial Жыл бұрын
Dhaqan xumo aya ka muqato filmka dhaqan islam iyo mid somaliba ma ahan
@simannuura4194
@simannuura4194 Жыл бұрын
Haa sax
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 Жыл бұрын
Dhaqan xumadee qalbigaa ku madow ee fariinta uu kuu sido filinku ayaa muhiid ah
@ayanmhmed9692
@ayanmhmed9692 Жыл бұрын
​@@jidkanuura1471 fariin aan dhaqan xumo iyo diin la,aan ahayn ma sido
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 Жыл бұрын
@@ayanmhmed9692 maxa ka galey adi afkaka qarmun xeyso uuf
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
Argagixiso ma tahay wa yabe
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
Wa film fcn lkn dhaqanka somaliga sidan ma eheen 😮
@safarle9284
@safarle9284 Жыл бұрын
Waa filinka Kaliya oo ilinta Iga d‘eeyso xadidi waayay, filinka ugu fiican aan waligeey daawado.
@MaajidoZ
@MaajidoZ Жыл бұрын
Walaalkey Khader yare ayaa Filimka kujira 😊 weynow walal qali
@naciimoqaliif2675
@naciimoqaliif2675 Жыл бұрын
l thing naagtaa soomali mahan
@shacnitoa3891
@shacnitoa3891 Жыл бұрын
Filmkan waa filmki sanadki dhaweyd ku guuleystay biladda aduunka 🎉 hadal kari maayo
@qamarfaarahaxmed5207
@qamarfaarahaxmed5207 Жыл бұрын
Qalpi ii xanunay wlhi rag isgo kale may iska noqdan Gentleman
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 Жыл бұрын
Isma lahayn somalidu waxay qorikaraan film sidaan oo kale ah. Waana film aad u dareen le
@shushuumohamed9361
@shushuumohamed9361 Жыл бұрын
Fimkan dhaqan somaliyeed iyo mid dinab melkama sogalan
@mohamedahmedyusuf3766
@mohamedahmedyusuf3766 Жыл бұрын
Bro aad ban ugu bogoy bahinta qisoyinkaga iyo qabka ad u diyarisey legend
@c.yussuf
@c.yussuf Жыл бұрын
Wlhi waan Ka Naxay Hooyada 😢😢
@KhalidClarhman
@KhalidClarhman Жыл бұрын
Ar waxani somali mah
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
ALLAH ALLAH wuu raali ka lahayn joojiya
@sheekotube
@sheekotube Жыл бұрын
Filmkan xagee ka hela waan rabaa
@maaidac_qanih7208
@maaidac_qanih7208 Жыл бұрын
Soo badi filimadan oo kle ❤❤❤❤❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Filimka isago cadiya ma heli kara
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Anshaxa ki soomaaliyeed maaha
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 Жыл бұрын
Nolosha uu kahadlayo tii somalida inta ugu nadani soo maraan ma tahay.
@SamsanAbdi
@SamsanAbdi Жыл бұрын
Mahd sanid wll wan raadanaaayay filim kaam😊
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Xabun waye qisada 😢😢mahad sanid wll qali hor usoco ramadan kariim ❤❤❤
@MaryanFarah-t6k
@MaryanFarah-t6k Жыл бұрын
Part 2 hadu leeyahay nogu soodar
@MouhyadineOmar-hs4gx
@MouhyadineOmar-hs4gx Жыл бұрын
Isa rali noqo filmkan isago dhamays tiran xalken ka dawan kara plz
@sumayaclraxaman5489
@sumayaclraxaman5489 Жыл бұрын
Qaar baa filmkan dhaliilaya lkn waa film heer caalamiya
@KaltumaXuseen-pp1xm
@KaltumaXuseen-pp1xm Жыл бұрын
Wll mcn mahad sanid qeb labad manoga sosamen karta wll adigo rali ah
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. Жыл бұрын
Dadka dhahaayo dhaqan xumo waaye naagta qaawan caadi iska dhiga somali maaha kaliya weey madalesaa
@Tyger23ihhv
@Tyger23ihhv Жыл бұрын
Sxb filimkan wn rabaa xagee ka dwadaa isheeg
@mahadcali7793
@mahadcali7793 Жыл бұрын
Wll filinkaan oodhamaystiran Hagen kahelaa
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 Жыл бұрын
Ayy filimkan walii shegi jiray radi aa islahy madama aa kentay thanks yace wllkey🥰🥰
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Allow nagu deeq miid farxad badan nasiiya
@ikraancumarwarsame5965
@ikraancumarwarsame5965 Жыл бұрын
😭😭😭ax wlhi ilmadab ceshan wayey
@Queen____of_____queen34
@Queen____of_____queen34 Жыл бұрын
Oh wa ilmeyey walhi😭🥺😭
@jokerabdumohamed5480
@jokerabdumohamed5480 Жыл бұрын
😅
@safwansead1977
@safwansead1977 Жыл бұрын
Ocada😂🤣🖤
@HanaAdamSharif-bq1tm
@HanaAdamSharif-bq1tm Жыл бұрын
Wlh waa calool xumi waye 😢
@munataltaliini4762
@munataltaliini4762 Жыл бұрын
Thanks in badN wa radiyay xita Netflix waka wayey 🫡
@cabdicazizmaxamedshekh7562
@cabdicazizmaxamedshekh7562 Жыл бұрын
Magaciis filimkan fadlan abaayo
@XaawoAxmed-i5i
@XaawoAxmed-i5i 3 ай бұрын
Dadkani imika ma somali baaa 😂
@ruunmoh
@ruunmoh Ай бұрын
😂😂😂
@ruunmoh
@ruunmoh Ай бұрын
Waligy ma arkin dad saan ah
@queenanuusha9197
@queenanuusha9197 Жыл бұрын
Soo badi bow
@hafsayusuf5132
@hafsayusuf5132 Жыл бұрын
Actor ❤omar abdi nuh
@ikramabdullahi2554
@ikramabdullahi2554 Жыл бұрын
🥰🥰
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 Жыл бұрын
Mahdasnid
@maria-ub2sz
@maria-ub2sz Жыл бұрын
Filimada soomaligaa markaan daawanaayo dareen kalaan dareemaa wlhy
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Xage ka hela
@haajirocalishire6986
@haajirocalishire6986 Жыл бұрын
Qayb 2baad malaha mia
@muhammedgulow2565
@muhammedgulow2565 Жыл бұрын
Mashaallah walale sodow walale shukran
@xafsaxamaasi7949
@xafsaxamaasi7949 Жыл бұрын
Xanuun barnaaa😢😢😢
@muscapgot9398
@muscapgot9398 Жыл бұрын
Legends ku marnaba isma dhiipaan 🫡
@umualkheyr9435
@umualkheyr9435 Жыл бұрын
Beelo waye
@wiilkahooyodahabo6864
@wiilkahooyodahabo6864 Жыл бұрын
Film kaan intee ka helaa
@salmocabdullahi6661
@salmocabdullahi6661 Жыл бұрын
Soo filimaantan Africa aniga waaa ku heestaa😍❤
@hanaadi656
@hanaadi656 Жыл бұрын
Somali weyi
@salmocabdullahi6661
@salmocabdullahi6661 Жыл бұрын
@@hanaadi656 asal ahaan anga African ma nahenoo
@raxmacraxman9735
@raxmacraxman9735 6 ай бұрын
Xagen kahelikaraa filmkan
@samiiramaehmad6710
@samiiramaehmad6710 Жыл бұрын
The best fillm in Djibouti 😢❤❤❤
@luzia1782
@luzia1782 Жыл бұрын
Somali waa somali hakala qaadin ok😢😢😢😢
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
​@@luzia1782 aad iyo aad wllo macan
@Gurey12
@Gurey12 6 ай бұрын
@@luzia1782🎉🎉🎉🎉❤
@mabzuud9478
@mabzuud9478 Жыл бұрын
Waan ooyay wlhi 🥺😭😭😭😭
@XusniCalifaarax
@XusniCalifaarax 5 ай бұрын
Hasttag igu xus wall😢
@abchirdjama5001
@abchirdjama5001 Жыл бұрын
Isaga OO dhamaystiraan halkee ka helaa ? Wll
@neimagahnoug7612
@neimagahnoug7612 Жыл бұрын
Netflix ka
@mariamira-ip7bo
@mariamira-ip7bo Жыл бұрын
Somali mha ee waa oromo afsomali brty😐somali saa mha😢😂
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Maya oromo maa ahan wllo waa somalie gar ahan reer somalia balse jibuuti ba luugu duubay
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 Жыл бұрын
Magacii filmka
@AbdullahNuur-f9r
@AbdullahNuur-f9r 6 ай бұрын
Film kaan esako fula aha araba sxib
@ShiineDayib
@ShiineDayib Жыл бұрын
Waa filim qirole lkn jilinka dhaqanki somalida waxba ka dhiman waxna nusqan bayku yihin
@IqraNashaad-xu7zg
@IqraNashaad-xu7zg Жыл бұрын
Wlhi waan ooyey noloshu mar marka qaar ciilbaa ku qabanayo jah allow dulqaad nasii😢😭😭😭😭😭😭😭😭
@shamis2866
@shamis2866 Жыл бұрын
Mgca filimka
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Жыл бұрын
😢😢😢😢 Sorry
@XilwoOzil-uc8vt
@XilwoOzil-uc8vt Жыл бұрын
Sxb 😢sidan uradinaye qebta kle wan dale mise inte ku egtahy 😢
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Intaan Lee waye
@axmedkabtan2812
@axmedkabtan2812 Жыл бұрын
@@Soo_Koobida_Aflaanta no bro uu dhamaystiran yahay filmku anaga jognay malin tii Djibouti lagu matalayay 2 sacadod ayu socda u know homie
@axmedamiin4733
@axmedamiin4733 Жыл бұрын
@@axmedkabtan2812 samiyoow filmkaan asagoo dhameystiran meel aaka helo iisheeg fadlan
@dyqx___785
@dyqx___785 Жыл бұрын
I like it ❤😮
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Thanks 🙏
@dyqx___785
@dyqx___785 Жыл бұрын
​@@Soo_Koobida_Aflaanta wllo hal cidsi ayaan wataa 😟
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
☝️🥰
@dyqx___785
@dyqx___785 Жыл бұрын
​@@Soo_Koobida_Aflaanta intee ka helaa filimadan camal pls wll 🥰😊
@afiivaahmed
@afiivaahmed Жыл бұрын
Film kan wx lagu duuba DJbuuti waana mid fairley noqday😢❤
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Meel ool waa laga doceystaa ilahow yale yale hanagadhigin
@xamdixiis9949
@xamdixiis9949 Жыл бұрын
Filimkan xayeeysiintiisan arkay wn jcelahay
@AinanHamoudMoussa-kb9wv
@AinanHamoudMoussa-kb9wv Жыл бұрын
I had someone werinting ad producteurs
@fartuunmaxamed2280
@fartuunmaxamed2280 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@CabdisalaamDaahir
@CabdisalaamDaahir 14 күн бұрын
13:32
@CabdisalaamDaahir
@CabdisalaamDaahir 14 күн бұрын
13:14
@MustaqbalMustaqbal123
@MustaqbalMustaqbal123 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢❤
@aswanitabintbrahim8848
@aswanitabintbrahim8848 9 ай бұрын
Ou et le film
@AbdullahiAbdisalan-ql7xp
@AbdullahiAbdisalan-ql7xp Жыл бұрын
Fililkan waan maqlay balse hadaan daawaday maahan film fiican akhlaaq xumo iyo in Lagu jilayo hoosayn iyo hormar la'aan
@dhemandheeman5660
@dhemandheeman5660 Жыл бұрын
💔😭
@RamadSalimu-lz8vt
@RamadSalimu-lz8vt Жыл бұрын
Very nice
@rumanahassan7782
@rumanahassan7782 Жыл бұрын
😢wa film dareenkisa wato
@iqruushmuxumed5179
@iqruushmuxumed5179 Жыл бұрын
Qeybta kala noosoogali wllo
@cldiqani
@cldiqani 9 ай бұрын
oh wa ilmeyey walhi😭😭
@mohamedofficial7385
@mohamedofficial7385 Жыл бұрын
Realy love 😊
@ikraancumarwarsame5965
@ikraancumarwarsame5965 Жыл бұрын
Wlhi wa qiso xanun badn ax😢😢
@sadiaamir5503
@sadiaamir5503 Жыл бұрын
Allah xanun weye qisadan 😢
@SouhabYousof-qe3zt
@SouhabYousof-qe3zt Жыл бұрын
😭😭😭😍😍
@Nadiifo-g6y
@Nadiifo-g6y 10 ай бұрын
Hore usoco lajanow ❤❤❤❤❤
@dakhareKhadar
@dakhareKhadar 10 ай бұрын
Legend ayaad tahay waan Ka helay sida aad u soo dajisay geesi
@sagalshaacir4291
@sagalshaacir4291 Жыл бұрын
The gravedigger's wife 2021
@nimcoabdulahi4466
@nimcoabdulahi4466 Жыл бұрын
Qebta xigtye waye hee wll
@ikraancumarwarsame5965
@ikraancumarwarsame5965 Жыл бұрын
Allah qeeb kale ma leyahy😢😢😢
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 Жыл бұрын
Cajiib filiin Somali ah me tarjimaad ayu uu bahan yahay miya??
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 Жыл бұрын
Flimkan english ba lagu qoray wll
@yurubhasan6401
@yurubhasan6401 Жыл бұрын
❤❤❤😢😢😢😢
@servantofallah9069
@servantofallah9069 Жыл бұрын
Waxaan waa qashin
@kowseribraahim95
@kowseribraahim95 Жыл бұрын
😭😭😭💔
@djamilaalimiganeh8244
@djamilaalimiganeh8244 Жыл бұрын
Where is this film?
@ilkacayemahamed
@ilkacayemahamed Жыл бұрын
pro Xagee jogtaa ..👈😳
Film | Sheekada Reer Somali Ah, Lamaanahii Kala Lumay
12:03
Soo Koobida Aflaanta
Рет қаралды 40 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 12 МЛН
Muqaal bay ka duubeen 😱
32:01
SOLO FILMS
Рет қаралды 27 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН