Film | Wiil Cadaan Ah oo Somalida Sawiro Ka Qadaaye Maxaa Ku Dhacay ?

  Рет қаралды 83,108

Soo Koobida Aflaanta

Soo Koobida Aflaanta

Күн бұрын

Ku Soo Dhawoow [ Soo Koobida Aflaanta ] kanaal loogu talagalay inuu Ku Soo Koobo Filimada Nuucyadooda Kala Duwan Walibana Waqti Kooban,
Hadaba Ha iloobin Inaad subscribe dhahdo sababtoo ah waxaan soo galinaa maalin walba!! - madadaalo joogta Ah!
___________________________________
Muqaalkan waxaa is kaleh aniga shirkada filmka soo sartay ka soko,⁉️ 🤪😝 hada somali asal aa thy waa qada kartaa✅😜 lkn cadiin ma qadan karo ❌ 🤭🤭😅 waa kaftan waxaas 😋😋
____________________________________
____________________________________
NOTE:- ALL THE VIDEOS /PICTURES/MUSIC SHOWN IN THE VIDEO BELONGS TO THE RESPECTED OWNERS AND NOT ME.. I AM NOT THE OWNER OF ANY PICTURES OR VIDEOS SHOWED IN THE VIDEO ! For Copyright Issues Please Send Us anaswrb@gmail.com
⚠️Remember⚠️ This Channel DOES NOT Promote or encourage Any illegal activities , all contents provided by This Channel is meant for ENT PURPOSE only .
______________________________________
⚠️DISCLAIMER ⚠️ Copyright Disclaimer Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational or personal use tips the balance in favor of fair use
THANKS FOR WATCHING
#share #liibaanpro #osmaanxidig #movie #somalirecap

Пікірлер: 118
@zundusmaxamed3821
@zundusmaxamed3821 Жыл бұрын
Kan flim maaha Soomaaliya lagu liidayaa😢😢
@muscabmuhidin6354
@muscabmuhidin6354 Жыл бұрын
Wll soomali iyada is liidaye oo is xasuuqday maantada buu somaliya dagaal ka socda oo dhiig muslim malayacni loo daadinaya marka wll somali cadho ilhy ba ku dhacday an uso noqono
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Жыл бұрын
​@@muscabmuhidin6354 taasi been maahan cuqubad ayaa heyso😢😓
@Yahya_Abdi
@Yahya_Abdi Жыл бұрын
Waligena wa bahdileyney mxa ka dhibka fillim lkn nolazhena dhabta ah ayey ka hdlayen 😮
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
​@@muscabmuhidin6354 hadaa is leyneyno anga isleh mxa ka gale ayga xaq uma lahn ayga ine nasoo dhex glaan tan kle anga wn isleyna lkn xldn oo kle ma gaarin
@Rabadan_Hassan
@Rabadan_Hassan Жыл бұрын
Ilaahay ha inaga dhigo ku kor uqaadi lahaa sharafta somaliyeed
@أمسوبير
@أمسوبير Жыл бұрын
Waa bahdil labahdilayo soomalida
@madiinojimcalle1095
@madiinojimcalle1095 Жыл бұрын
Ggh😅faleemboukeena
@hassenwarfa8993
@hassenwarfa8993 Жыл бұрын
Filimaanta sidan ee somalida lagu bahdilaayo hasoo dhigin wll😢😢😢😢
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL Жыл бұрын
Sidaaan waa qalad filmkaan magaca somalida lagu dilaaya balse somalidu ma fahmaayan allow umadeyna kuwa aqoon leh ka dhig
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Жыл бұрын
Waxba yaana lalayaabin filimkan anakaa is dhignay meeshaas😌 magaca saabiriin ayeyba iga ceebeeyen my sister😭teeda kale asad walalkis armaan araghee saanaa😅
@sihammohamedomar1163
@sihammohamedomar1163 Жыл бұрын
😅😅
@mawadaraxma3997
@mawadaraxma3997 Жыл бұрын
Wll filima nocan oo lagu bahdilayo dalkaga haso bandhigin 😢
@kaapaedebsan7569
@kaapaedebsan7569 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhe wllo
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 Жыл бұрын
Insha Allah maalin un riyadaydu wa ii rumoobi 😢
@morich1285
@morich1285 Жыл бұрын
Wll filimaanta somalida hanoo galin plz kuwayagii hore noogu daa soomali hadaa ubahanahay waan daawan laheyn ee plz waxa kaliya een kugu soo racney ayaa ah filimada love
@hamdiahmed506
@hamdiahmed506 Жыл бұрын
Armaan Hajiyow ku jiro oo la dhaahay Asad Hajiyow qebta danbe ee filimka ya illa argay
@SARQAAWIYT
@SARQAAWIYT Жыл бұрын
Bahdile SOMALIA ma ahan .. .. ee REALITY.. jirto aya tan ah . . wadan wax qabad leh haduu ahan laha film nocon lagama sameyen ✊
@MariLiyam-kf6pu
@MariLiyam-kf6pu Жыл бұрын
Si kasta aa actor Caan uhay film dalkeyga LA gu bahdilayo ma jileen ee lacg Ayaan ku bixin lahaa si loo jojiyo dadkana jilayo looxiro😟dalkeyga
@muscabmuhidin6354
@muscabmuhidin6354 Жыл бұрын
Soomali wll iyada bahdilan ma wax beena buu ka sheegay waa maya inay Somali iyada isku xoog weyn tahay maantada aad arkayso buu somali dagaalka socda oo dhiig muslim la daadinaya
@MariLiyam-kf6pu
@MariLiyam-kf6pu Жыл бұрын
@@muscabmuhidin6354 firi ma qof somali dilayo warye ma arkatay may! Iyo somali heer gajo gartay halkas may! Mark waxee sheegyaan 100 % waa qalad
@MariLiyam-kf6pu
@MariLiyam-kf6pu Жыл бұрын
@@muscabmuhidin6354 ee qof Waliba masuul inoo iska saro waye dusha dalkisa ee maha inaa isku firsano
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
War waxaani filim maaahee waa ceebeysi nagadaa nio😡
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Aar Niow Taa Dhilada Dila Somaliyeey 😂 Markay Sharafteena Noqoto wayn ka Midaysanee Film walo somali lagu Bahdilaayo Way Ku Jirta 😠
@LUCAZH23
@LUCAZH23 Жыл бұрын
Filimkan magaciis pro
@asioabdisalaam3391
@asioabdisalaam3391 Жыл бұрын
Waxn kle waa foolxumo somalia laga gudbinyo 😮
@MaxamedCali-tb9is
@MaxamedCali-tb9is Жыл бұрын
waar ma canimadaa flimkan kaaso gashay maanad damiirlahayn
@ZeitunOmar-ve5in
@ZeitunOmar-ve5in Жыл бұрын
Waxan okleh waa bahdilad lagu bahdilayo somaliada 😢😢 waa nasiib daro inaa ka dhalato somalia but markasta waa wadankeena inakasto aan jogin somalia but waan rajeyna inee somalia Malin Nabad noqotoh😢😢😢❤
@zuhaybnageeye
@zuhaybnageeye Жыл бұрын
Wraa wrkga cadee nio naceybka aad u qabto somalia muxuu yhy Film kan meelkalaa lagu jiley xitaa dadku maaha somali
@ZeitunOmar-ve5in
@ZeitunOmar-ve5in Жыл бұрын
@@zuhaybnageeye naceyb Uma qabo but hormarkeda said uhoseeso somalia malinkasta waxa lagu Dilah lagu dhibateynah aduunka wanka danbeynaa waxas waa dadka aan kla danbeyn io Amarka dowlada ladiido wtf!!!
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
Maxaa naga damacsantahy waraa 😡😡😡 waaba ujeeda in lagula bahdilaayee maxaa noogu soo wadaa.
@leylofeysal
@leylofeysal Жыл бұрын
Wll film noocan oo kle wll hanoo soo gudbin waa codsi ee😢😢😢
@faaizadagan3967
@faaizadagan3967 Жыл бұрын
Yes sobadi Si an u aragno qabyalada xanuunka ayledahy💔
@caaliyoyusuf
@caaliyoyusuf Жыл бұрын
Dadkan somali maba ahn badankod wa african
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Wad saxanthy sxb fiiri xita dalka somalia mahn
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Nio mxa ka qldn adi wxn cml report hla dhaho waa howlgalkii black howk down ee caydid ku soo qbn rabeen oo ka fashilme qeybo ka mid ah inkasto filman kle ay ka sameeyn mar wlbo wxe iska dhigyan kuwa dadka caabiyo wxba igu darn dadka somalida oo la jilya muqaalka io adigan soo gudbinaya wlba sidiisa wxn cml naga jooji ma rabno ciyaalo yar yar channelkga daawdo kwrn wxn hde arkaan run bey moodayan hadaa soo gudbineso xita fariin yaro wxn in nagula bahdilayo cadeenso soo raaci wd mahadsanthy sxb😊
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 Жыл бұрын
Uf😡😡😡😡😡 filimkan waxa lagu xumeynaya oo lagu bahdilaya dhaqakeena suuban EE soomaliyeed iyo diinteena iyo sharafteena sido kale waxa lagu ceebeynaya gabdhaheena soomaliyeed EE asturan😡😡😡😡😡 oo waxa laga dhigaya kuwo qaawan
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 Жыл бұрын
This is not good and I don't like this 😢
@zukaynacabdilaahi
@zukaynacabdilaahi Жыл бұрын
Waxan layaabay filinkasta oo somali ah waxan gudninika ahayn kama hadlan miya mawduuc kle mahayan isku xishoda nagtana somali maba noqon karto
@IAmFATIMA15
@IAmFATIMA15 Жыл бұрын
sheekoyinka iyo filima ay kaniisadaha kaga so gurtan lacagta si ay ugu raxeestan alada hano sheegin waxan waa wax la rabo in lacag lagu aruursado kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Rakab123
@Rakab123 Жыл бұрын
Filimaanta soo fasireyso kuwa kale kala fiirso😡😡😡😡😡
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Somaalidu iyadaa isku xoog weyn caalamkana way usoo xaar taagan
@yoonisibraahim6182
@yoonisibraahim6182 Жыл бұрын
soomaali adoon ai camal intoo ku jiro hormar ma gaareeyso
@safiyomuuse
@safiyomuuse Жыл бұрын
Filimkii xabaal qudaha no so dhameystir plz
@fatuushkim7276
@fatuushkim7276 Жыл бұрын
Ka taxadar bahdilka dalkaaga wll😊
@MariLiyam-kf6pu
@MariLiyam-kf6pu Жыл бұрын
Wadanki eey bahdileen dadkine bahalo ka digeen
@SakiKayseAxmed-mi4yh
@SakiKayseAxmed-mi4yh Жыл бұрын
Filmad nagda ee filmo cadi
@asiaasia1669
@asiaasia1669 Жыл бұрын
Filmki hore mxd uso dhmys tiri wayday
@Amuun05
@Amuun05 10 ай бұрын
Haa,sobadi qabyalad nimada ay sheganayan bahdilka nologu gesto ish😑💔
@mustafemuse1537
@mustafemuse1537 Жыл бұрын
Dadkan ku haayo filimaanta noocana hasoo dhigin wiilku ma isagaa dubey flimka, intaad isaga dhaleecaynaysaan maad dhaleecaysaan haatan kuwa u ogolaadey in waxan oo kale la duubo xitaa ay ku jiraan kuwo soomaaliyed ku nuur nuursada somali iyadaa meel walba is dhigtee, ma kolbaa la delete graynayaa flimka
@sksakimaxamed6118
@sksakimaxamed6118 Жыл бұрын
Waraa film kaama rabnee nagalatag bahdilaada waaxay gaaladaa udaba dhaqayso
@abdi_naazir
@abdi_naazir Жыл бұрын
Somaalida majecla runta filmkaan xaqiiqada dalka gushiisa kajirta ayuu kahadlaayaa maahan bahdil
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Thanks 🙏 bro
@uhipukAllah
@uhipukAllah Жыл бұрын
Yaawaye kuwa filmadan naga sameynaayo o wadan kena bahdilaayo
@hoyomacan8101
@hoyomacan8101 Жыл бұрын
Wa aflagado sida hano galin tani SOMALI mahan
@maxameddeeq889
@maxameddeeq889 Жыл бұрын
waxaan filim ma ahane somaliya lugu liidaya wtf 😊
@NimoOsman-m5t
@NimoOsman-m5t 5 ай бұрын
Wax la bahdilaayo mha wadankiinu waa saas😂
@Suuban11
@Suuban11 20 күн бұрын
Uuf waxan wa bahdil maha filim
@galoolchannel4949
@galoolchannel4949 Жыл бұрын
Wara subscribetii kala labtay
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 Жыл бұрын
iyaa 😳 saan maaba naloo galoyaa 😠 SOMALIA 🇸🇴 ma Ahan dad saan u dhaqmo edab ma qabtiin dheh 😏
@Assia9900
@Assia9900 Жыл бұрын
Filimaantan noocan ah ee wadanka lagu liidauo mxan dacwo uga qori laanhy horta intan inagu isku maqan nahy ayaa wxyaabo nalaga sameeyay wlhi
@kamilohussein2491
@kamilohussein2491 Жыл бұрын
Mxa wax dacweyna hoyo iyo caruur bilash lagu leynoya mana hdlone film iskadaye😢😢
@juliemalik1940
@juliemalik1940 Жыл бұрын
Ramadan mubarak dheh wllo kariim wa Allah okelia
@AxmedCawil-d5o
@AxmedCawil-d5o 3 ай бұрын
Xqiiqada somlia😢😂😊
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
Nolosha dhabta ah.
@Xarfanozzz10
@Xarfanozzz10 Жыл бұрын
Kan Ma Arkin Ani
@Cabdiqadar-b4i
@Cabdiqadar-b4i 6 ай бұрын
HG AYAADISHAY AYUU DHAHAYA
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 Жыл бұрын
Armaan Hagio ayaaba ku jira actor ka weyn ee Asad Hagio walalkis! Masha Allah wanka helay filmka thankz a lot
@wlllingard9048
@wlllingard9048 Жыл бұрын
Kan Somalia ayaa lagu bahdilayaa
@maqdiscabdulle8432
@maqdiscabdulle8432 Жыл бұрын
Arman hagio
@engmukhtaar4442
@engmukhtaar4442 Жыл бұрын
Waxani waa bahdil
@salmaancarap
@salmaancarap Жыл бұрын
keep going❤
@mohamedabdikadir7
@mohamedabdikadir7 Жыл бұрын
Film magaciis
@wiiloomar2462
@wiiloomar2462 Жыл бұрын
the frist me ilke The video and SOMALI'S FILMS
@CaliMoha-c5j
@CaliMoha-c5j Жыл бұрын
Cabdulahi xaaji kan inu jillo wu ku fashilmay 😢😢😢
@Boqorkafilimaanta
@Boqorkafilimaanta Жыл бұрын
Keep going sxb
@zein-4k
@zein-4k Жыл бұрын
Meshan gabar malaga helaa 🥺🙌
@eqraabshirabdi3256
@eqraabshirabdi3256 Жыл бұрын
Haah maxa karabteh😂😂
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Waaxay ninka timaha gashan ma lasocotaan.
@Aniitaakhan
@Aniitaakhan 6 ай бұрын
Maya😂😂😂
@zuhuura6219
@zuhuura6219 Жыл бұрын
walal intaad is ledahay wax so gudbi fadlan waxan oo kale haso qaadanin Somalidu sidaas mahan magaratey tan bahdilaaf weyn gabdhehena ayana logu gafoya wyo dhaqankenu mahan mid tumasho ah 😡😥
@afiivaahmed
@afiivaahmed Жыл бұрын
Duulna illahay maduleeyo ilaa iyagu isu keenana waa soomalida😢
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 Жыл бұрын
🤣🙆‍♂️
@gandhiye67
@gandhiye67 Жыл бұрын
Sxboow sheekadii xaaska xabaal qodaha maxaa noogu dhamaystiri wayday
@achwakhachim4230
@achwakhachim4230 Жыл бұрын
Ana isyelne kaxaxabi maryoley in la bahdilo aya isdigey
@kowseribraahim95
@kowseribraahim95 Жыл бұрын
Si fcn uso dhaweeynay😂💔👍🏽
@MaxamudfaraxCabdi-nr8dr
@MaxamudfaraxCabdi-nr8dr Жыл бұрын
Saxiib flimada ookale hasoobadin waayo somaliya ayaa lagu bahdilayaa 😢😢😢😢
@hassanothman9543
@hassanothman9543 Жыл бұрын
Legend
@kowseribraahim95
@kowseribraahim95 Жыл бұрын
Si fcn uso dhaweeynay😂💔👍🏽
@abdihassanibrahim9913
@abdihassanibrahim9913 Жыл бұрын
Wa wajika xun e Laga jilayo somaliyaaa
@galoolchannel4949
@galoolchannel4949 Жыл бұрын
War taasi somali mahan uff😢😢
@SUNEEYE_FILMS
@SUNEEYE_FILMS Жыл бұрын
Keep going bro
@naskanuura1772
@naskanuura1772 Жыл бұрын
Somalidu saan umaba eko
@ibnufargaan5275
@ibnufargaan5275 Жыл бұрын
African aya somali matalayso
@wadadalibaantachanel1711
@wadadalibaantachanel1711 Жыл бұрын
Waxaa camal hano so dhagin
@ilkacayemahamed
@ilkacayemahamed Жыл бұрын
sxb Sthy xld ...✌️❔🛠️
@ShamSham-sr9qh
@ShamSham-sr9qh Жыл бұрын
Meshaan soomaalia maahan
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 Жыл бұрын
Gabadha aad somali tiri argen ladhaha somali maaha nagerian waaye tolbeelayeeey meel jiro fogaa
@sumayowehliye-tz4hv
@sumayowehliye-tz4hv Жыл бұрын
Ani waxa la yabanahay dad ayugi bahdilkoda jilaayo cabdulaahi xajiyow Xata wu ku jira filimkan somali lagu suradxumeynayo o hadana somalidi jileyso😞 😿😤
@asmayusef9819
@asmayusef9819 Жыл бұрын
Wxn waa bahdilaad😏
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 Жыл бұрын
Ayy waa i maday malii jedaa wallka❤️❤️
@zein-4k
@zein-4k Жыл бұрын
Yaree caririga ileen adi waye 😹🙌
@Ymansuuri
@Ymansuuri Жыл бұрын
Magacyada soo raaci walaal
@ibrahimissack6985
@ibrahimissack6985 Жыл бұрын
Arman hajio actor
@saraahmedugbaadahmed
@saraahmedugbaadahmed Жыл бұрын
Wah maba dhameestine❤
@AbdikafiSalaad
@AbdikafiSalaad Жыл бұрын
Sxp nio horta qof walba somali ah xil Aya ka saran Diinta Dhagaqanka Diinta Taasina maha wax lagu fidrad aha kugu beeran ilhay kugu abuuray marka sxp wax aad no sogalinaysid Raad buu reebaya marka sxp Waari mayside war ha ka hadho Wax inan anfacaya so Gali ama dadku ku wacyi aadan Karan ama wax so kordhinaya
@c.yussuf
@c.yussuf Жыл бұрын
Wll noo soo badi filimadaan oo kle wllo mcn ❤❤
@CAYDAMaxamed
@CAYDAMaxamed Жыл бұрын
Tiijuu
@JaamacCabdi-lr7sf
@JaamacCabdi-lr7sf 5 ай бұрын
Hh
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,9 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 68 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
Film |Waxee Soo Qabsadeen Rag Cadaan Ah Somalida @osmaanxidig
14:14
Soo Koobida Aflaanta
Рет қаралды 21 М.
AF-SOOMAALI | DOCUMENTARY XILLIGII ADDOONSIGA | FILM TAARIIKH AH
56:12
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,9 МЛН