FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA l Q 16 AAD QOSOL, QISO IYO XIKMAD

  Рет қаралды 514,813

Jigjiga Tube

Jigjiga Tube

Күн бұрын

FILM LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA WAA FILM MUSALSAL AH OO XIKMAD BADAN XAMBAARSAN ISKUGUNA JIRA QOSOL QISOOYIN DHAB AH OO KUSAABSAN NOLOSHA SOOMAALIDA IYO WAANO KU XIDHNOW JIGJIGA TUBE

Пікірлер: 305
@MrTapha10
@MrTapha10 7 жыл бұрын
Best somali serie ever seen, wale gacan sharaf ayan u tagey koxda taxanaha ugu horeyso Miss Laqiya wale waa in laa gudonsiyaa bilad sharaaf koxdan. Waxan idinka sugnaa musalsal yo kale. From Djibouti
@caabidayaan8880
@caabidayaan8880 3 жыл бұрын
Maasha Allah miss laaqiya
@ifraaxcabdi2362
@ifraaxcabdi2362 2 жыл бұрын
@@caabidayaan8880rAqiyawAADWAALANUFDGUJLLÑ
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 7 жыл бұрын
Laaqiya ciilka iga qabtay caawa wlhi Axmed waan la ooyey 😭😭😭😭😭😭😭😭 jigjiga tube noo soo dadaji ruwayada fadlan
@mahamedclahiguhaad161
@mahamedclahiguhaad161 7 жыл бұрын
💜💓💔💕💖💗💘💝💛💚💙❤💟💞💝
@mahamedclahiguhaad161
@mahamedclahiguhaad161 7 жыл бұрын
Iove love xabiibiy waan kujee
@mahamedclahiguhaad161
@mahamedclahiguhaad161 7 жыл бұрын
💋👄🚪
@abdisamedsalebanabdisamed947
@abdisamedsalebanabdisamed947 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭😭
@mohamedhare1034
@mohamedhare1034 7 жыл бұрын
Riwaayadan caadi maaha ddsi waad ka baxsateen si fiican baad u jisheen filmkaan thanks
@khalidkaar9054
@khalidkaar9054 7 жыл бұрын
Tani waa sodoh baas, inkastoo ay matalaad tahay, ama ruwaayad. Lkn sodohda saas u dhaqanta ayaan u jeedaa. Thankz jijiga tube We will wait more like this.
@luqmanyare802
@luqmanyare802 7 жыл бұрын
Intaa laqiya neceb like isara
@Drammaboi1
@Drammaboi1 7 жыл бұрын
Laaqiya filimka aad bay ugu hagarbaxday. Hadalka, qaabka, waa 100%. Wali qof Somali sidaan jilaa u ah ma Arag. Run baad ka moodaa wax walba
@sawsanahmed4528
@sawsanahmed4528 7 жыл бұрын
wlhi filim somali ah oon saan u jeclaado 1 waa laaqiya iyo lurkii jacaylka filim caawa iga ilmaysiiyana asaga ayaa jira neo wlhi somalidu haday isku day samayso ayaga ayaaa hindida iyo waxan kalaba dhaafaya I LIKE Plhi 😍😍😍😍 xagaa ka sii wada
@saradimae5086
@saradimae5086 7 жыл бұрын
Sawsan Ahmed runtii kula mid ayaan ahay laaqiya waaa islaan khtara oo fariida siday u jilaysa ayaaan kahelay
@sawsanahmed4528
@sawsanahmed4528 7 жыл бұрын
+Aaniga iyo Hooyo wlhi hno sidookale waaban ooyi gaadhay qaybtan ax
@saradimae5086
@saradimae5086 7 жыл бұрын
Sawsan Ahmed haaaaaaa si xun ayay u galeen
@sawsanahmed4528
@sawsanahmed4528 7 жыл бұрын
+Aaniga iyo Hooyo wlhi uu waalan gaadhay inankii ax 😢😐 iam so sad
@saradimae5086
@saradimae5086 7 жыл бұрын
Sawsan Ahmed laqiya ayaa washay cajiib
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 7 жыл бұрын
Laaqiya wale diintaa ku yar ///gacantii jabneyd wey iloowday wataa sacabka tumeysa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣ruwayadan kaamiro manka iyo jilayashuba wlhi waa fanny😍😍😍😍😍😍😍
@farhiyolucky8961
@farhiyolucky8961 7 жыл бұрын
Abwaan qanciye kkkkkkkkkkk sxbow wlhi beenta ma ahan laaqiye wlhi calool xumo ayey igu dishay qumayada xata niyada galiya inay jirto habar laaqiya cml ah xaax xanuun badanaa
@fathyoo4074
@fathyoo4074 7 жыл бұрын
Abwaan qanciye hn aniga waxa ba iga so body labad oday ee meeshi dagal ka dhacaya ba tagan ee sidi bisada uwaraga ya yahuu
@farxiyanice824
@farxiyanice824 7 жыл бұрын
Haa
@abdiahmed8228
@abdiahmed8228 7 жыл бұрын
Abwaan qanciye o
@susuumoha6879
@susuumoha6879 7 жыл бұрын
First comment 😂😂😂😂 isbaaro ba itaal yutube u malaynayaaa😂😂
@cadaryusuf1994
@cadaryusuf1994 3 жыл бұрын
jb
@heercaalamiofficiall76
@heercaalamiofficiall76 7 жыл бұрын
Kkkkkk Laaqiyi Caadi Maaha Walhi Kkkkk xikmad Iyo Waaqici Jira Ayaay Laaqiyi Ku Fadhidaa Reer Jig jiga Laaqiyaan Ka Haynaa soo Badiya
@maameliker3519
@maameliker3519 Жыл бұрын
Shansano kadib ayaan daawanayaa Allah ha.unaxariisto qof wada daawan jirney 2018 sxp janatul fardawsa haku geeyo sxp inta iga danbeysa uduceeya sxpkey
@ashamahamud7923
@ashamahamud7923 7 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyay waaw wanu sugaynee axsan
@AishahassanAli-t7o
@AishahassanAli-t7o Жыл бұрын
😢waan xusuustay actirkii filimka facebook ku soo arkay asoo murqaansan😂
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 Жыл бұрын
War ani ayaa hadda soo raadoyay
@monahersi4177
@monahersi4177 Жыл бұрын
kula mid ban ahy😂
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 3 ай бұрын
Laaqiya riwaayad xasuus badan waan dhamaystay abtigay cllahi macalin cabdi oo aan aad ujeclaa runtii xasuus wakhti tagow salaama
@zakirushka3189
@zakirushka3189 7 жыл бұрын
Hhhh caaway ugu yaab badnayd laaqiya waa laandheere ninkii daganba ha dagto kaligeed bay xidhatay sida iyadoo dhaxal uheshay
@suhurmustafe2352
@suhurmustafe2352 7 жыл бұрын
Film kaa manata waa mcn walhi 🙏
@nahlamohamed6521
@nahlamohamed6521 7 жыл бұрын
Waanka naxay walahi markay guriga kasaraysay gabadha iyo wilkaa like isaar walalayal
@gulledvevo1425
@gulledvevo1425 7 жыл бұрын
Away reer like igu soo xadira 😂😂
@gulledvevo1425
@gulledvevo1425 7 жыл бұрын
Hye bro
@salwa9072
@salwa9072 7 жыл бұрын
Laaqiya waa qof aan caadi ahayn 👏👏😂😂😂😂😂
@bashiirali05
@bashiirali05 7 жыл бұрын
Waxaanba islahaa maanta adaa ugu horeyn wwaba la iga hor daawadey
@sundusdayib3214
@sundusdayib3214 Жыл бұрын
Yaku ceshaday 2023😅
@malaykachannel4677
@malaykachannel4677 7 жыл бұрын
Cawa inaan dad like usaray IGA haysaaye yaan kucawiyaa
@marshaal9099
@marshaal9099 7 жыл бұрын
fatxi abdi ally aniga
@malaykachannel4677
@malaykachannel4677 7 жыл бұрын
amiin yare OK hno qabso
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 5 жыл бұрын
Adi iyo kan maqaarka Aad moodo ee dabada Musbaar ka ah leh kacoo iidhaafa guriga hhhh
@ayaanosman5666
@ayaanosman5666 6 жыл бұрын
sowtii lahyd wan jabany waxy sacabku
@zaynabgaraad2104
@zaynabgaraad2104 7 жыл бұрын
walaahi bilaahi waligay film somali ah oon saan u jeclaado waligay ma arin ax waxn codsanaynaa si dhakhsaa qaybta 17 aad inaad noogu soo daysan waad mhdsantihiin ESTV iyo DDSI
@anwarhagi103
@anwarhagi103 7 жыл бұрын
Intii wiil iyo gabar xun allah laaqiya sodoh ugu dhigo
@fatmahassan3678
@fatmahassan3678 7 жыл бұрын
filimkan waan.jeclahay nosodaya hamen walbo
@FilsanFilsan-fp9rd
@FilsanFilsan-fp9rd 5 ай бұрын
wow I like
@mssbasma993
@mssbasma993 7 жыл бұрын
Alla laaqiyay lagu qaad reerkii dumisay
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 7 жыл бұрын
Caawa daawashada kaalmaha horaan galay plz likta igu casuuma
@hamzeibrahim876
@hamzeibrahim876 6 жыл бұрын
Hanad Abdi ppm
@xamdaladancawil2526
@xamdaladancawil2526 7 жыл бұрын
Indho adagaa islaantu
@bashkadkms7450
@bashkadkms7450 7 жыл бұрын
Ax xanuun badanaa walaahi waan ooyey run ahaantii dad ayey si dhab ah ugu dhacdaa
@amranahmedhassan8390
@amranahmedhassan8390 7 жыл бұрын
Maryan masaasay kudanbaysay aabo Axmed iilahadal hhhhh
@bashkadkms7450
@bashkadkms7450 7 жыл бұрын
Amran Ahmed Hassan haa wll saas ayaa u danbaysay
@ahmedmahamedahmed8313
@ahmedmahamedahmed8313 7 жыл бұрын
miskiin ahmed sorry sorry #like ku hagaaji cml hhhh
@halimaali979
@halimaali979 7 жыл бұрын
ahmed mahamed Ahmed
@halimaali979
@halimaali979 7 жыл бұрын
ahmed mahamed Ahmed j
@halimaali979
@halimaali979 7 жыл бұрын
How are you how are you thank you
@ahmedmahamedahmed8313
@ahmedmahamedahmed8313 7 жыл бұрын
Halima Ali u welcome adaa mudan
@ahmedmahamedahmed8313
@ahmedmahamedahmed8313 7 жыл бұрын
Halima Ali fcn alx
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 жыл бұрын
Omg see u jileen ayaaba fantastic ah OMG😔😔😔👀👀👀
@ashamahamud7923
@ashamahamud7923 7 жыл бұрын
aad baan idinka nahad celinayaa films ka laaqiya waxaan idinka codsanayaa inaad qaybta 17 aad aad soodadajisan
@bashiirali05
@bashiirali05 7 жыл бұрын
Calaykuma salaam dheh
@haniindho2247
@haniindho2247 6 жыл бұрын
Bashir A Ahmed hi
@fatxikhaliif2138
@fatxikhaliif2138 3 жыл бұрын
Laqiya wlhi qosol midhan wye keep going mom
@fatimasharif17
@fatimasharif17 7 жыл бұрын
Allah Jacaylku xaasid ma waayo laaqiya galabsatay ahhh wallahay wan ka helay filmkan
@Princess-ij6eg
@Princess-ij6eg 7 жыл бұрын
I hope this never happened to anyone subhanallah 😭😭😭
@hamzecanadian4637
@hamzecanadian4637 6 жыл бұрын
LaaQiYaH yaa zoo xazoozty 2018
@munamaanka6953
@munamaanka6953 6 жыл бұрын
Hamze canadian Aniga
@hamzecanadian4637
@hamzecanadian4637 6 жыл бұрын
@@munamaanka6953 😎😍
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Cawaa way igaa oo hissay Laqiiyaa ax maryan aan uu naaxay wlhi 😢
@farhiyolucky8961
@farhiyolucky8961 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare wlhi kaliga ma ahan saxibow
@somaliaidagencyfunds108
@somaliaidagencyfunds108 7 жыл бұрын
ilahay ha u gargaaro
@yaasiin70
@yaasiin70 7 жыл бұрын
Li laahi ban ku ahaayo, li laahi imaad noqon adigu Laba ruuxo isjecelo la isku xantaan ahaayne Libaan ma leh aduunyadu lakin kama filanayn.
@bashiirali05
@bashiirali05 7 жыл бұрын
Calayku wasalaam kulahaa
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 жыл бұрын
😭😭😭😭 way way oo hada way Hadaan hadaan hadaan axmadoow kaa meeri lahaa dhibkii laaqiya kusoo marisay waxaan eegayaa inanta hooyadeed goowracatay oo godobka laga galay inkastoo ayaduna ahayd inee ku raacin waxyaabaha qaar balse haatan dhacday anu nabsi kama galayee hadaa dar alle ku kala tagtaan anaa diyaar ah 😎naxariis iyo raaliyo nimo all the way from uk kaga timid😂😂😂
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 2 жыл бұрын
Laaqiyo 4 sano kahor an dawan jirey ano iskoley ah alx cawana nasib an uyeshay inan after 4 sano dawado wa uso xisay filimkan jah 2022 🙈🙈😂😂😂😂😂😂
@queenlast9867
@queenlast9867 Жыл бұрын
Ani xta wn uxiisay wn uso lbtay😪😫
@SucadXasan-i3n
@SucadXasan-i3n 7 ай бұрын
Ani waxa uso xisay 2024 😢😂
@aishaomar7902
@aishaomar7902 7 жыл бұрын
Aax jacayl xasid ma waayo wlee 😢
@fankaiyofurahanolosha6155
@fankaiyofurahanolosha6155 7 жыл бұрын
ilaahow habartan oo kale bn kaa magangalay
@fadumo.jama11jama4
@fadumo.jama11jama4 7 жыл бұрын
Aniga waxan kahelaa ahmed iyo abdulaahi usheeg kulahaa walaba oday oo dariska ku dhexjira
@fadumo.jama11jama4
@fadumo.jama11jama4 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV malin hore ayan kugu qabtay huuno marka wnkugu jiraa
@quweenahmed1027
@quweenahmed1027 7 жыл бұрын
hhhhhhh laqanyo wlhi fny top weye qebta xigdo nosoo daayo
@Ali__mooÀlly
@Ali__mooÀlly 8 ай бұрын
Dumarka shaydan Sanaa yab
@ubahkonjoo4828
@ubahkonjoo4828 7 жыл бұрын
Waaaw nic jeceel
@ayanahmi6466
@ayanahmi6466 7 жыл бұрын
Waaaw wn kaheley riwayayda likin Inkastoo rawayada tahY waxa cil iga qabtey Raaqiy lkin riwaayad Marka macansano hanugu Kala jarinah
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 жыл бұрын
Waa filim aad u faaiido badan so loo wacyi geliyo dadkeena somaliyeed waa mahadsantihiin se qaybtii 17naad noo soo dejiya degdeg
@abdirashka9994
@abdirashka9994 Жыл бұрын
Allow sodahdan ookale haila kul siinin
@DiikoAhmet
@DiikoAhmet 7 жыл бұрын
Cawa Qofki koobd banhy Somhaaa
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 7 жыл бұрын
Dîîńî Österreich haaa waa adiga qofkii kobaad aniguna 2222222
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Fariid islaantan ragg badanbaa ku wacantahay basbase
@khalilshurkigaas6078
@khalilshurkigaas6078 7 жыл бұрын
Waaan sugaynaye 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼 liketa noogu deeqa
@capdallagaar
@capdallagaar 13 күн бұрын
Wxan Nasiib u yeeshay inan dawado 7 sano kadib Mar kle laqiyo dawado lkn luuqiya qaybtan Ciil iga qabta 😢😂😂
@fattumvlogs2705
@fattumvlogs2705 7 жыл бұрын
Laaqiyaa hapar qumayo iga dheh
@yusufabdi2142
@yusufabdi2142 Жыл бұрын
laaqiya is a very funny 😄 🤣😂😁😅🤭😜😘😚☺
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 7 жыл бұрын
Kkkk e hoyo dal qadaan kagarayeey
@maryamamaxamed4272
@maryamamaxamed4272 7 жыл бұрын
Maantayba ugu darneed!
@ahmedhuud6-eb8dn
@ahmedhuud6-eb8dn 7 ай бұрын
Nin walbo oo mgcisu ahmed yahy wa dacaaad
@ruweydoali6258
@ruweydoali6258 7 жыл бұрын
Cawey ugu darneed
@fatimasharif17
@fatimasharif17 7 жыл бұрын
Ilove jigjiga
@askarmoussa3459
@askarmoussa3459 Жыл бұрын
Xalqadii ugu xalada badneyd iga dheh hhh
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 7 жыл бұрын
ilkacase oo Cali Hiiraan u waramaayo waxuu Yiri Tii iigu Darnayd Xalaybay dhacda Allah Yaa Raxma labadoodabee Ruwaayadii ii wad sheekada Hada waa Qaybtii uugu Darnayd wlhi Laaqiya Balo kugu dhacday dheh Habar jinni Gabar jinni Bay Ahaan Jirtaa Layiri kkkk
@amranshukri8512
@amranshukri8512 Жыл бұрын
2023 Ayaan dawanaya
@mohamudhaadi4609
@mohamudhaadi4609 7 жыл бұрын
Waxan u digaya dadka intay vidoaga furan dislike saaraya ilma aderayalow waa ka xaaran ruwaayadan dislike EE hanaga saarin
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 7 жыл бұрын
Hhhmmm Qliya Balyo lagu dhigay
@badriabihi248
@badriabihi248 7 жыл бұрын
Awww Axmed Am Sorry 😭😭😭😭😭😭
@asmahaji7073
@asmahaji7073 7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭laqiya
@hiboidiris9901
@hiboidiris9901 7 жыл бұрын
Jecliyaa laaqiya
@shakenasir5505
@shakenasir5505 7 жыл бұрын
Laaqiya caadimaahin hahah 👍🏻 sii saarna
@shakenasir5505
@shakenasir5505 7 жыл бұрын
Adna iisaarna
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 7 жыл бұрын
Like igu cawiya asaxabta madama an noqday qofkii labatanad
@micraajahmed9143
@micraajahmed9143 7 жыл бұрын
Wlhi laaqiya caadi maha alle nama tuso sodoh saan oo kle ah bisinka
@somaliqueen1553
@somaliqueen1553 7 жыл бұрын
laaqiya laabta Ku xanuunty xasad sanaa
@natehojama3069
@natehojama3069 Жыл бұрын
laaqiya is not easyxd farta ugu taagi kulahaa hhh
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Filmka waaxaa ka tuug ah Laaqiya iyo Aayada wiilka yar disha
@KhadracabdiAhmed-b4o
@KhadracabdiAhmed-b4o 11 ай бұрын
Laaqiya wayka waashay soomaalida
@burwaaqotv7391
@burwaaqotv7391 7 жыл бұрын
Habartaan run baan unacay wlh ciilkeedaa ihayya balaayada ilkaha dheer 🤣kakakkk War like igu qabta misa habartaan cml xaasidnimo jile Subscribe Burwaaqo tv please somaali mohamed
@sahrasharif3657
@sahrasharif3657 7 жыл бұрын
Burwaaqo TV ii
@burwaaqotv7391
@burwaaqotv7391 7 жыл бұрын
Sahra Sharif igu qabo deee huuno sharfeey
@najaxaden4799
@najaxaden4799 7 жыл бұрын
kkkkkk laqiya way u gaadhay
@axmadyaasiin5925
@axmadyaasiin5925 5 жыл бұрын
waxba yuusan shaydaan ka iska naarin war waxba hayska naarin hhhhhhh
@k_naanburcaawi3950
@k_naanburcaawi3950 7 жыл бұрын
Ala hoooyadan kale wacana alle haku xifdiyo hooyo
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 7 жыл бұрын
week,dhan 2hapenkaliya Ayd noso Galisaan,ee Timeka noo badiya plse Sidani si maahe,
@SafaAhmed-vm8gi
@SafaAhmed-vm8gi 11 ай бұрын
Musasal ka jiliin fiican ma arag.
@iqrasiciid7701
@iqrasiciid7701 4 жыл бұрын
Abaar baaz
@sucaadabdi6535
@sucaadabdi6535 7 жыл бұрын
Walahi way ciyaartay laaqiyo
@fatmahassan3678
@fatmahassan3678 7 жыл бұрын
Axmad maskin kano kale waa jira wale
@zakiboy4997
@zakiboy4997 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk laaqiyo wa musibo wallahi odoyga yahow cajuska idhaf kulaha 😂😂😂😂
@Humanity894
@Humanity894 2 жыл бұрын
Dhib badana 😂😂😂
@حفيفابيبكرابيبكر
@حفيفابيبكرابيبكر 7 жыл бұрын
kkkk ruwayada asal laaqiya sida ujileysaa cajiib ah
@seytunismail552
@seytunismail552 7 жыл бұрын
Riwayad jirto waye wad mahadsantihin walalyal
@seytunismail552
@seytunismail552 7 жыл бұрын
Alla cawa murug badana
@mahdtaani4788
@mahdtaani4788 7 жыл бұрын
miskiin tiibaa ka muuqata odaygii amiin sayid meelbay sartay sodohbastii🤗🤗🤗🤗😋🤗🤗🤗🤗🤗
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 7 жыл бұрын
Laaqiya balo ku aragtay 😩😩😩😩😩
@somaliamuxuyadiin1679
@somaliamuxuyadiin1679 Жыл бұрын
17
@samiramaxamed1914
@samiramaxamed1914 7 жыл бұрын
Laaqiya tariikhey dhigte
@hamdaahmedmuse4606
@hamdaahmedmuse4606 7 жыл бұрын
Sorry Ahmed😢
@bashiirali05
@bashiirali05 7 жыл бұрын
Gurigoodii dumisay laaqiyaaa
@fatimasharif17
@fatimasharif17 7 жыл бұрын
Gabadh iyo hooyadeed waxay u heeshiiyeen Axmed kkkkkkkkkkkkkkk
@marshaal9099
@marshaal9099 7 жыл бұрын
Fatima sharif axmed miyaa nool waad rogteeneee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
FILM KA LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA Q 23 AAD
24:20
Sooyaal Tube
Рет қаралды 191 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
daawo ruwayada yurub genyo
47:17
HM Tv
Рет қаралды 111 М.
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 160 М.
LAAQIYA IYO FILM CUSUB TUSAALE ADDUUN Q2AAD
20:05
SSTV
Рет қаралды 61 М.
FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA Q 25 AAD QOSOL, QISO  XIKMAD
23:42
RTD: TELE FILM SOMALI  16 / 05 / 2021
1:16:52
RTD WEB TV
Рет қаралды 902 М.