FILMKII l TACAB IYO MAAL l QISO l WAANO l Q 2AAD l 2018

  Рет қаралды 418,194

Jigjiga Tube

Jigjiga Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 299
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
Maryan iyo Ahmed way isu qalmaaan inay xataaa dhab isku guursadaan cidii fikirka igu raacsan like ha igu qabato
@starry5275
@starry5275 6 жыл бұрын
khadar casood anaa kula qaba INA Adeer halaysku guuriyo Ayan leenahay
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
queen najom aad iyo aad wllo allah calaf ha iskugu daro xageed joogta adi?
@starry5275
@starry5275 6 жыл бұрын
khadar casood xamar Cadey
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
queen najom maansha allah 🙏😍
@asiyabintumagan9695
@asiyabintumagan9695 6 жыл бұрын
Way isku qalmaaan Waleee run ahaan haday isku Guursadaan arooskoogan Ka qayb gali
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 6 жыл бұрын
Wuuu i dhaafay Filmka gormuu billowday waaban sugayee Agaaaaah DDSI Viva for Ever
@AliHassan-or4dj
@AliHassan-or4dj 5 жыл бұрын
No ddsi is dds 2019
@asiyaabdi8432
@asiyaabdi8432 6 жыл бұрын
Wooow my dadkayga wan sugayy filmkan xisaha badan leh mahdsanidiin 😍😍😍😍😍😍😍
@shiwawe-oneloveleotyga9379
@shiwawe-oneloveleotyga9379 6 жыл бұрын
DDsi nolada farxada ugu wanagsan ayaad haysataan anaguna waan ku farax sanahay hormarka jigjiga kasocda mshaa allah long Life lkiin gabarta guriga kashaqayaa iyo wilka way isjecelyihin Ee isu dara wadankayga nolol badan idin rajeynaa
@shiwawe-oneloveleotyga9379
@shiwawe-oneloveleotyga9379 6 жыл бұрын
Samir Abdi zhp ayaan kugu dara adiga mise waad haysata lamane
@shiwawe-oneloveleotyga9379
@shiwawe-oneloveleotyga9379 6 жыл бұрын
Samir Abdi wllshay mise wllkay
@maametorres1335
@maametorres1335 6 жыл бұрын
Away dadkii ree jigjiga ha laydin arko😍😍
@caanaliido5132
@caanaliido5132 6 жыл бұрын
Määmè Tøřŕëš Maxad noo hayzaa hno
@kingsamawade.samish4592
@kingsamawade.samish4592 6 жыл бұрын
Qofkii 7 ayaan ahay like isaara bro 💯
@wiilkadhiigaushubasomalida2483
@wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 жыл бұрын
One love ddsi like Wixi horumarka ddsi jecel like ha ila dhaafin ❤️❤️😍😍
@umuismahani204
@umuismahani204 6 жыл бұрын
Wiilka dhiiga U shuba somalida 👍👍👍
@hamseog
@hamseog 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@elyussufroble922
@elyussufroble922 6 жыл бұрын
Ggg
@rukiamohamud1758
@rukiamohamud1758 6 жыл бұрын
waan ka helay fadlan qaybaha kale nosoo galiyA waa riwaad qurux badan jig jiga😍
@mahamadkhar2638
@mahamadkhar2638 6 жыл бұрын
Ogadenku wax walbowy abuuraan hor usocod buu lee yahay xaqiiqa
@ismahaanhaajiog2395
@ismahaanhaajiog2395 6 жыл бұрын
Waaa film caajiib ah
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
yartii jarar jano jarar janno ❤❤❤
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
Jilayashaqosolka riiwaayadtayale maxamudugas faafaandhaagaxle gaalbeedAayanjoga maxamud.doolkkk
@superzaki9583
@superzaki9583 6 жыл бұрын
#Agaaa o wey shidanyihiiiine inapa caadi ma ahn 😀 i'm so excited 😍 viva Ddsi
@sahroxuseensahroxuseen5679
@sahroxuseensahroxuseen5679 6 жыл бұрын
Axmed iyo maryan waa dad shidan like sher igu soowaala
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
Hal qofbaa IGA horeeya liketa hala iituuro lacag majoogtee bakhayl nimadu mafiicnee
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay hhhhhhh magaca iga qoslisay Allah Allah
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
muna Love Ddsi nin nasiibku qadiyoon lahayn qaran wax taaraaya Oo qurbaha ku bayhoofsanoo qaawan baan ahay lol
@ismahaanhaajiog2395
@ismahaanhaajiog2395 6 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay like wan ku sarya hhh
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 6 жыл бұрын
yartii jarar jano waan ku ogaa gobonimada reer dhagax buur mahadsanid huuno
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 6 жыл бұрын
nin qurbaha ku bayhoofay adigu like ta maxaad kaheli Somalida like iisaara baan kunacay annaa kuu saarayee maxaad kaheli ???????????
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 6 жыл бұрын
Mashallah gabdho quruxon o Shidan ,,,viva beautiful queens of Ogaden ❤️❤️❤️❤️❤️Mashallah
@abdiwahab4253
@abdiwahab4253 2 жыл бұрын
٠٠على ٠٠٠
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
Mashallaah caadi ma aha laaqiya 2 Ahmed iyo maryam jecel kale Asal ddsi one love guuul gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismahaanhaajiog2395
@ismahaanhaajiog2395 6 жыл бұрын
muna Love Ddsi wwww
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
muna Love Ddsi viiiva ddsi dadka.qabiilka inala dhax ordaya. Yayana nagu mashqulin usheeg hno muna. Hadaan nahay shacabka ddsi. Qabiil dantanada mahan. Viiva. Ddsi❤❤
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
yartii jarar jano 😍😍😍😍😍😍
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 6 жыл бұрын
Abdimaalik Mohamed waa sidaa huno guuul gobanimo nin kii daahee habsaama damane waa yeelkadisa nin doc kale u leexda daneestaha yeelkadisa nabad diidka na dooni mayno iyo qabiilestaha
@mahamedabdi6751
@mahamedabdi6751 6 жыл бұрын
walle oramadi tugtaa ahaa ee jariydaha ah walaga raysan sidana shidan rely jigjga uxisnay allaw no xafiid dadka iyo dalkba horay socod inshalah barta kaga hayaa rer qurubo habalyda hanla garbtanano dadkena walalayol
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Mahamed Abdi aad iyo aad wlhi
@maowahmeddalmar9413
@maowahmeddalmar9413 6 жыл бұрын
Wlx labadn waa iskumac dee....like usara
@fadumoahmed4023
@fadumoahmed4023 3 жыл бұрын
Axmed iyo maryma waa isu qalmaan dhab kadhiga
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
riwaayadan xalay ayaan ka daawanaayay Estv waxay aheyd mid xiiso badan
@guuledkhadar2144
@guuledkhadar2144 6 жыл бұрын
adban uga helay
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 6 жыл бұрын
Lol hablihii hore waxaa lagu yaqaanaa in eey sida Maryan eey hada samaysay eey gacata marada iskaga dhigaan markay nin gacanta ku salaamayaan maasha allah 🤣
@abdimahamoud2824
@abdimahamoud2824 6 жыл бұрын
Qalanjada Beesha Dir hablo sameynayaa imaka iska yarba mansha Allah hablaha qarnigan labtay igali ku odhanayaan hadiikale romatic ma aha😂😂😂
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 6 жыл бұрын
Abdi khaalid 🤣🤣 wan ogahay gabdhaha maanta hadii aadan shafka ku camcamin nin ba kuuma taqaano
@abdimahamoud2824
@abdimahamoud2824 6 жыл бұрын
lkn Waa lahelayaa gabdho badan oo dhaqankii wali haystaa adiga iyo maryana waad ugu horeysan baan filayaa
@salmacadey5128
@salmacadey5128 6 жыл бұрын
Welcome back i miss this filmk
@hoodaayaan3312
@hoodaayaan3312 6 жыл бұрын
Waxaban ku haysta mustafe iyo filsan Iskuso baxan tolhi ♥️🙏
@ashadherey2694
@ashadherey2694 6 жыл бұрын
hooda ayaan ww
@sacidocafey5982
@sacidocafey5982 6 жыл бұрын
.
@ainashmohamed2886
@ainashmohamed2886 6 жыл бұрын
waaxay nin jilaya shiid iyo inu kashaqeeyo barber hadana iphone eynu ognahay inu yahay telfon qaali ah gacanta kusita halkasey kaga dheeleene inta ila aragta like tana allaha kutuso
@montanamusic8363
@montanamusic8363 6 жыл бұрын
First veiw first like first coment waa aniga pleas subscribe igu qabta wixii ree ddsi ah
@huddayousuf368
@huddayousuf368 6 жыл бұрын
Horta filimkan wn jeclahay lkn Markan dee waa inuu axmed khaain noqda hadii kale filimku waa madhax😂😂😊inta igu raacsan like 😍😍😘
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
Waar dadku Yutobe ka miyay dhex seexdaan yaabaye like ha laygu qabto 🙏🙏🙏
@ahmadabdi6509
@ahmadabdi6509 6 жыл бұрын
Mansha allllh waxaan Ku faraxsanahay hormarka wadankayga viva ddsi
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 жыл бұрын
I'm always late 😂😂😂 iga daba geeya filimka dadkii KZbin ka dhex seexan jiray meeye
@sucaadabdi6535
@sucaadabdi6535 6 жыл бұрын
Axmed mar kasto ma laaqiyaa sodoh u ah
@qalbiluulaxassan8226
@qalbiluulaxassan8226 6 жыл бұрын
Yackoo naani yaan gabar lasiin xaalkiisa caadi maaha wallee
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
qalbi luula Xassan kkkkk haa walee yackoo naana waa rageedii
@qalbiluulaxassan8226
@qalbiluulaxassan8226 6 жыл бұрын
Ha yusuf hassan wlh yackoo gacanbaan u taagay
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
qalbi luula Xassan kkkk haa walee
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
qalbi luula Xassan 😍😍😍😍😍
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Odeygu fargalo badanaa!!!!!!
@Mowliid2024
@Mowliid2024 4 жыл бұрын
Filimka Guryaha qur qur xan kadaaya
@abdiliqee6926
@abdiliqee6926 6 жыл бұрын
Radio lascanod haa la dag oo waliba dhaa dhici hadad ku dhargayso walal
@faizoali2918
@faizoali2918 6 жыл бұрын
masha llaah gabadhaan aqlaaq ayey leedahay qaabka jilinka ma dhac dhac badna
@shiwawe-oneloveleotyga9379
@shiwawe-oneloveleotyga9379 6 жыл бұрын
Kkkkkk gabarta ka ilaliya nana cadimaha ninkasi
@hamdamohamed2472
@hamdamohamed2472 6 жыл бұрын
omggg inananka mustafe la dhoho aaaaax wan jecladay hoooooh quruxlow wlle
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
He is so bitter Clap clap salty face 😂😂😂😂😂😂😂 Filsan girl plz say yes ♥️♥️ so damn Romaric
@thegreatgatspy8372
@thegreatgatspy8372 6 жыл бұрын
Jigjiga qurux badan saaid ban ugu xiisay walee
@goradziad9621
@goradziad9621 6 жыл бұрын
ax jcliyaaaa dadkyga ddsi alow ìiii daaaa
@waxqabadiftiimaya6968
@waxqabadiftiimaya6968 5 жыл бұрын
Kadaa magcaa wllo Itobia madn Somali ahyn
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Miskiiin alle cawa waa lga so hormaray intii iga dambYsO like igu sii dhaaafa ilmo aderyaLow
@AliHassan-or4dj
@AliHassan-or4dj 5 жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2019
@queenlast9867
@queenlast9867 Жыл бұрын
4 sano ka hor ban dawan jire mantana wn uxiisay wna dawana 13 /3/ 2023 😹😹
@abdiliqee6926
@abdiliqee6926 6 жыл бұрын
Miyay so celiyeen riwayadihii islaantii laaqiya meday hadaba
@ibrahinshire5977
@ibrahinshire5977 6 жыл бұрын
Sahro
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 жыл бұрын
Intaa nabi MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iku cawii wll
@malyunxasan1428
@malyunxasan1428 6 жыл бұрын
Ddsi shukansigoda saan miya mise wa ruwayada
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
malyun xasan hhh maye waa san maxa dhiba
@wadani7373
@wadani7373 6 жыл бұрын
kkkk ina ader wa filnka lkin ma aha riwayad. Somalida riwayada iyo filinka ayay isku qasan..
@xafsayaska5397
@xafsayaska5397 6 жыл бұрын
Heestan hurdayoow zhaqayzo ha layzo qabto waan ku hyztaaaye
@jamilojeeesto1338
@jamilojeeesto1338 6 жыл бұрын
Www wnkahelay wlhy oo riwaydah waxa kujirtah kafeya sarhaye
@shrguutaale1
@shrguutaale1 6 жыл бұрын
Now cunagasi muxu soo wataaa muxuuu Maryam ka eegayaaa mindhaa wlashis maaha mise jceylbaaaa dhici doono bal an dhwaro
@Daauusofficial
@Daauusofficial 6 жыл бұрын
asc walala filmka ma la dagi karaa waxaan leeyahay youtube chanell la dhaho radio lascanod
@mohamedabdulahi1954
@mohamedabdulahi1954 6 жыл бұрын
Radio lascanod garaad wxad kala xidhiidhi Karta jigjigatube
@shekoanimated
@shekoanimated 6 жыл бұрын
war kuwan maxawaye waxaybo kubilawen shukansi
@imcagdheersankataga1198
@imcagdheersankataga1198 6 жыл бұрын
😙😙😙😙😙😙 i love you ddsi
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Ar gabadh guur doonah ma ku jirtaa Mesha! 🤔
@maaidairaad3918
@maaidairaad3918 6 жыл бұрын
Camaar yare asc camaar yare huuno agah gabar waa lagu hayaayey adigu ma nabads hubtaa agah hhhhhhhhhhh
@maaidairaad3918
@maaidairaad3918 6 жыл бұрын
Camaar yare hhh Haa huuno waa aniga agah soo dhawoow huuno
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
maaida iraad wan dhawahy mahdsanid Adna soo dhawow
@kowsarluula5234
@kowsarluula5234 6 жыл бұрын
maaida iraad 😂😂😂agah eyaahee dee "agah" da ciyar bad ka dhigatay ino daf kalmada ha inoga ciyarin dee after every sentence agah lama iradho
@feygaooh3921
@feygaooh3921 6 жыл бұрын
Cawa aniga usohoreyo ayaan lahaa dad dhaxsexdo ayaa igasohoreyay 😂likta iguqabta inta igadanbeyso
@aliahamedhassan8064
@aliahamedhassan8064 6 жыл бұрын
war dadkeydow aaaway filmkii laaqiyo iyo lurkii jacelka halkee u danbeysay bal ishega
@boybisino9010
@boybisino9010 6 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkkk aryaa ninka magacaas wata heeska anaa qaada axmed siad
@goradziad9621
@goradziad9621 6 жыл бұрын
axmad iyo hani hadana maa la isulaba guuuurin
@abdullahiyare17abdullyare17
@abdullahiyare17abdullyare17 6 жыл бұрын
Hoos hoos aaaa axmadow wey kahoos baxday markaan huuno gabdha wadadii loo mari jiray waa inaad so martaaa huuno
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 4 жыл бұрын
Somalida shaqada yasta ama qabiilka yasa waa jaahiliin oo diinta aqoon ama ku dhaqmeyn diinta ruwayadan waxeykahadlee xaqiiqda dhaqanka somalida illaahey waxaan ka baryaa somalida in ey iskadhafaan islaweynida.
@abdmoh795
@abdmoh795 6 жыл бұрын
War Ma timo layga jaro aya igu yaala? 😂😂😂😂😂
@dhalintaddsi7574
@dhalintaddsi7574 6 жыл бұрын
Wlhi wan sugaynay filnkan
@derowcom45
@derowcom45 6 жыл бұрын
abaayo
@Suldan8587
@Suldan8587 6 жыл бұрын
Maryan qurux maxay u foolxumaatay tolow, Dhar buluug ah ha xidhan Kuma so baxayside intaa halayga gaadhsiiyo maryan (hoodo)
@naalayeboolo1630
@naalayeboolo1630 6 жыл бұрын
masha allh masha allh
@nasteehohassan6680
@nasteehohassan6680 6 жыл бұрын
Dhamadka shekada waxan idin sodeen dona qalaladka filimka ee sugi haya😂😂😉
@whoami6301
@whoami6301 6 жыл бұрын
Kkkkk biil hakawal walin buu yidhi xafiiskaan tagaba waa la iigasoo dhiibaa shaxaad baan kubiili buu ujeedaa
@faadumoxuseen3378
@faadumoxuseen3378 5 жыл бұрын
Ninka yar maxuu filsan Saab ugu fiirinaayaa
@faadumoxuseen3378
@faadumoxuseen3378 5 жыл бұрын
Iisoo jawaaba inta iiga horaysi
@boybisino9010
@boybisino9010 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh Hhhhhhhhhhhhhhhhhh Hhhhhhhhhhhhhhhhhh qosal badanaa riwaayado caadi ma ahaan ka helay lool
@abdiqaniali8136
@abdiqaniali8136 6 жыл бұрын
Manshaallah DDSI kor waligiin. nacabkiinu hoos Guul Guul
@joombaar8121
@joombaar8121 4 жыл бұрын
Kkkkhhh xitaaa adigaa fiican
@manaomar212
@manaomar212 6 жыл бұрын
ILLAHOW dadkeega barwaaqada u siyaadi Absame meeshuu joogana 1 kadhig VIVA DSS
@GODLASHO
@GODLASHO 6 жыл бұрын
top waaye xikmad dheh
@jamaalgeesoos4193
@jamaalgeesoos4193 6 жыл бұрын
heesta soo galiya xariir yare
@wardoonmedia2758
@wardoonmedia2758 6 жыл бұрын
Xidhiiidh ma ayadaaaba diiidaba
@nalkacadeey8991
@nalkacadeey8991 6 жыл бұрын
WARDOON MEDIA woow
@waxqabadiftiimaya6968
@waxqabadiftiimaya6968 5 жыл бұрын
Xininyaha Is qabtoh Mel iska saara
@fatumoabdi6708
@fatumoabdi6708 6 жыл бұрын
Ani qabti koobad ma arkin
@nimahanna4916
@nimahanna4916 6 жыл бұрын
Ahmed and Marian once again. Hahahah
@hamdaabdillahiahmed2094
@hamdaabdillahiahmed2094 6 жыл бұрын
Kan marwlba hablaha maxaa loogu diidaaa hhh hhh
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
Hamda abdillahi kkkkk adaa ka danbeeya ila tahay kkkkkkk
@guuledkhadar2144
@guuledkhadar2144 6 жыл бұрын
man shalha adban ula dhacay
@samiiraqaali2472
@samiiraqaali2472 6 жыл бұрын
Waaw muslsl dame liguma rakaiyo
@mahamadkhar2638
@mahamadkhar2638 6 жыл бұрын
Riwaayadihii oogu qosol badnaa dhoodaan ayaa dhigay wuxuuna ahaa ogaaden sayidka wuuxuu ahaa halgamaagii oogu waynaa ogaaden ayuu ahaa hal abuurna wuu ahaa
@isaaqxuseen7603
@isaaqxuseen7603 3 жыл бұрын
Way shidan yihiin labada qof waaw
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 6 жыл бұрын
Ogaadeenkii oo sida riwaayad loosameeyo bartay lootaag helimaayo
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 6 жыл бұрын
Mawliid Caydiid Ahmed war ogaadeen afkaaga ka jeedi jigjiga cid walbaa dagtee
@mukhtaarabdirahman5819
@mukhtaarabdirahman5819 6 жыл бұрын
Dhulbahanta daga majerteen baa daga shekhaash baa dagta abuskuli ba dagta iyo samaroon iyo gari iwm . Ogadeen beel
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 6 жыл бұрын
Mukhtaar Abdirahman dhulbahante ma dago beenta kooji
@mukhtaarabdirahman5819
@mukhtaarabdirahman5819 6 жыл бұрын
Abtiyo ana og wey dagaan
@preciousmuslimah903
@preciousmuslimah903 6 жыл бұрын
Ogaden afka qadhmuun ka jeedi warya jigjiga qabiilkastaa daga iyo qolo kasta Ogaden baad afsomaliga ka baratee noo dhig Adeer Hadii Adan Ku qanacsaneyn dawashadooda Ha daawan I daawo kuma leh iyagu adaa Dawaanaye negative ka uma baahnin Abti Orad channelda negative ka shaqeya u tag uff waxasoo kalaa aduunka nagula nool
@xaqiiqohadaltv
@xaqiiqohadaltv 6 жыл бұрын
Hhhh wallahi weey iga qosliyeen
@guuledkhadar2144
@guuledkhadar2144 6 жыл бұрын
runtii wax iso jiitay qisada ku jirta sheekada
@nasraruun4433
@nasraruun4433 6 жыл бұрын
Jigjigo jiro joog
@hassanyareciidaqoraxay5729
@hassanyareciidaqoraxay5729 6 жыл бұрын
Caadi maaha ruwaayadan
@mukhtaarabdirahman5819
@mukhtaarabdirahman5819 6 жыл бұрын
Waa nin maal qabeenr maxad u diidin tima jare kulaha waaba nin lacag leg wayaane oo lo shaqeeyo oday waalan iga dheh
@hamdasaeed1427
@hamdasaeed1427 6 жыл бұрын
lasoo dhaqsada qaytii ku xigtay
@hodanhaji5244
@hodanhaji5244 6 жыл бұрын
Hamda Ahmad sßesqw
@laqanyojacayl9580
@laqanyojacayl9580 6 жыл бұрын
Maryan caano badanaa horta ayaan badanaa nin maalay
@DiikoAhmet
@DiikoAhmet 6 жыл бұрын
Laaqiya qase Igaa dhee
@shugrixirsisiciid2845
@shugrixirsisiciid2845 5 жыл бұрын
Raaqiya meelaysan ku jirin xarabo maleh
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 жыл бұрын
Qaabka loojilayaa idilay mxa yelay jilitankoga ayaa aad u sareeya Calaa kuli xaal dadaalkiina siiwada Allah haydin garab galleee
@aamindayl1604
@aamindayl1604 6 жыл бұрын
Ruwaayadani shaqada ayay ka hadlaysa In la shaqaysto ay sharaf tahay Waa ruwaayad aad u qaliya si fcn ayaa looga shaqeeya
@miftataha8874
@miftataha8874 5 жыл бұрын
G
@miftataha8874
@miftataha8874 5 жыл бұрын
Waaw was jigjigaa cadey ofcaleek wafilan murtile bartakaga hayA
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 6 жыл бұрын
Wamaxay Dadkaygiyaw wiilal gurdon ahh iyo wax wax jacel unbad haysan iyo habar iyo habartii oo tashanayo unbaad haysaaan
@yusufawalcabdilahi3188
@yusufawalcabdilahi3188 6 жыл бұрын
Inanku siduu ugugudbinkaraaa xafadooda isaguuu aaanlafalanqay inanta uuujecelyahay
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 6 жыл бұрын
Kan yar maba qaan gaarine maxuu gabadha ka rabaa kkkkk
@NuurMuuse-c4j
@NuurMuuse-c4j 3 күн бұрын
@hamdyqueeny6954
@hamdyqueeny6954 6 жыл бұрын
90tiga gabar aya la dona yab
@goradziad9621
@goradziad9621 6 жыл бұрын
laaqiya muuudhamaaday
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 6 жыл бұрын
Waw
@faraxmaxamed8177
@faraxmaxamed8177 6 жыл бұрын
Bisinka qadka uu qayubi kulaha qadka maa waxfican ayay uu amin sanyahin reer jgjg
@shiwawe-oneloveleotyga9379
@shiwawe-oneloveleotyga9379 6 жыл бұрын
Farax Maxamed somali odhan ayaa fikrad qaldan ka aminsan qaadka maha ree jigjiga uun
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Farax Maxamed nayaa. Bahal yahay dhimatay. Re jig jiga hadaa rabin waxay yihiin maxa.u dawanaysa wllo bal adu xage ka timid aan aragno Somalida aan qaadka cunin ee aad kaso.jeede
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Farax Maxamed bal adu xage ka timid. Aan aragno mesha aan qaadka laga cunine
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Farax Maxamed nayaa. Bahal yahay dhimatay. Waxa ruwayada laga dhigayo ee waliba inta yar ah miyaa ree jgjga ceeb oga dhigaysa nayaa bahal yahay dhimatay. Ee urtay. Ddsi. Mahan. Dadka lagu mashquulo ee camal raadso
@faraxmaxamed8177
@faraxmaxamed8177 6 жыл бұрын
shiwawe- one love Leo tyga haa wll waa runta
@saylosheikh5539
@saylosheikh5539 6 жыл бұрын
Wlhi wey igayabisay riwaayadan
FILMKII l TACAB IYO MAAL l QISO l WAANO l Q 3AAD l 2018
48:26
Jigjiga Tube
Рет қаралды 234 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 105 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 708 М.
RIWAAYAD QOSOL BADAN l  MAGAALO MACNA BADAN l AMIIN ZAYID l FARXAAN
30:21
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Djibouti: majaajilo Goos goos ah
1:06:32
Assajog Studio
Рет қаралды 134 М.
Sooraan iyo jawaan riwaayaddii jinka qosolkii aduunka
49:58
Dhaxalreeb TV
Рет қаралды 284 М.
Qaybtii 2aadDhar Magaalo Waa  la Xidhaaye Dhal Magaalo Lama Noqdo
24:31
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 606 М.
FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII  JACAYLKA l Q 10 AAD QOSOL,XIKMAD  IYO QISO
30:52
FILM KA LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA Q 23 AAD
24:20
Sooyaal Tube
Рет қаралды 191 М.
FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII  JACAYLKA l Q 9 AAD QOSOL,XIKMAD IYO WAANO
32:33