RIWAAYAD QOSOL BADAN l MAGAALO MACNA BADAN l AMIIN ZAYID l FARXAAN

  Рет қаралды 227,782

Jigjiga Tube

Jigjiga Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 233
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 7 жыл бұрын
walee dhulkaygii waan uxiisay ilahay ha igunabad celiyo amiiin
@ifrahmuktar8256
@ifrahmuktar8256 5 жыл бұрын
Aamiin ifrah ahmed samideydaay
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 7 жыл бұрын
dadkayga iyo dalkaygu quruxbadana masha alah ilahay ha idiin sii siyaadiyo nimcadad kujirtaan aamiin
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 7 жыл бұрын
Khadar Ciil Tire amiiin bro
@nastexaahmed9543
@nastexaahmed9543 7 жыл бұрын
'
@adire9965
@adire9965 6 жыл бұрын
Aamiin pro ilaahay hanoo siyaadiyo
@cfirinchannel9707
@cfirinchannel9707 6 жыл бұрын
D:dawlad D:deegaanka S:soomalia G:galbeed Ddsg
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Jigjiga waxan tagay 2014ki walahi somali nasapa joogta aadba lay soo dhaweeyay
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Hadana kusoo laabo huno
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@duriyadiisayidnuur9735 sax
@neslihaanf5803
@neslihaanf5803 7 жыл бұрын
Alla beerka Xaaraan bay iga tahay waxan aad shandarawada xiran moodo
@inacapdirahmanrooza2214
@inacapdirahmanrooza2214 6 жыл бұрын
Talow ana xiliman taalada tagi walhi jacliyaa reer jigjiga
@ilwaadmohamed7395
@ilwaadmohamed7395 7 жыл бұрын
ala waa amin sayid wlhy xusus walalkey miss you so much
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 7 жыл бұрын
Waa u xiisay my mothers home
@boqoradkhatumostateofsomal4897
@boqoradkhatumostateofsomal4897 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh reer jigjiga qosol soconayo weyan waxay waxan wada tafariqad kuye tayaro oradka badan taraciyah leg beerka tolhi
@abshirobashir7861
@abshirobashir7861 6 жыл бұрын
aamiin
@nuradinahmedfcp9363
@nuradinahmedfcp9363 7 жыл бұрын
kkkkk sanka la iga laab jeexay ku lahaa reer jigjiga funny walee
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 7 жыл бұрын
abdirachid naji badawnimadu wax laysku caayo maaha somaliyoo dhanbaa baadiye kasoo jeedee malaha adigu ingiriisbaad is mooday
@billibilli4718
@billibilli4718 7 жыл бұрын
VIVA Ogadenia sayid mo A hassan insha allah way Xoroobi xikmad alle siiye
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
billi billi wll. meel. gumeesto. hayso. miyaa. arktay mise ma qashay. maxa. xorobi
@taher2j978
@taher2j978 7 жыл бұрын
Muna Love, beeni iyo khayaali meel kugaynmayso, Abdi iley iyo Liyu police ay Tigrey wadato meel kugayn mahayaan.... raga raantaleh iyo raasamaalkaagu waa ONLF.
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
muna Love Ddsi hadii aad tidhaahdo anoo soo jeeda yaan riyoon inaad seexataa kahoratsa marka riyo beena ah yaad kujirtaa
@abdihakin2939
@abdihakin2939 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh dee adu kor ha u eegin kulahaa
@sleppy-og9fr
@sleppy-og9fr 6 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁 atoorahan waa qatar melkasto woo ku ficanyahay
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
hhhhhhhh. farxaan waa. qosol. socda. walahi. asal. iga. dhe
@farduuscabdi9076
@farduuscabdi9076 6 жыл бұрын
Inta jiif lagu dhisaa la taagay kkkkkjj😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jooqle697
@jooqle697 7 жыл бұрын
masha allah jigjiga ishaarooyinka baabuurta kala haga ayey leedahay maasha allah muqdisho iyo hargeysa dushey kamadhay guul ugadenia
@kariinokaka3670
@kariinokaka3670 6 жыл бұрын
jooqle adeer hargeiza ilaheypaan wax kaa tuzine aamuz 77 kii markey paapa ah aheyd ayey laheyd
@adire9965
@adire9965 6 жыл бұрын
Hada 1977 dii lama joogo pro 2017 ayaa lagu jiraa xiliga ayaa ku khiyaamay
@rayansaad1879
@rayansaad1879 6 жыл бұрын
jooqle somaliga so baro horta
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 жыл бұрын
Jooqle Jigjiga Xabashi Iyo ORomo Ayaa dhisa Lakiiin Somali Farsamo Malaha
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@abdikarimharedkoiooo8573 Beenaale ayaa tahay
@ikranibrahim6462
@ikranibrahim6462 6 жыл бұрын
Jigjigow waan ku imaan isha allh 😍😍😍😍from bosaaso deqa
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 жыл бұрын
Ikran jigjiga Ma Abahaaba Lehh Maxad Naga Sodoni dhagaxada kulul Iska Jooooog
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 5 жыл бұрын
ikran ibrahim welcome wll kal iyo laab
@adityanurzemzem4443
@adityanurzemzem4443 7 жыл бұрын
walee waa dadjira viva dadkyga mxn uxiisy
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 7 жыл бұрын
wiilkaan sifiican buu ujilay wuukabaxsaday
@abdullahiabdi9571
@abdullahiabdi9571 5 жыл бұрын
Illaahow wadankaygii i nabad gee iyo ehelkygii oo nabada yaa allaah
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
magaladu farsama badanaa kuye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedabdulahi5763
@mohamedabdulahi5763 7 жыл бұрын
Mash Allah abarakalaha dhulkaga hooyo I miss you ish allaha ma uun tag allaha no daa hogaminta fiicn 💙💙💙💙💙❤❤❤DDSI viva
@goradxamaro3586
@goradxamaro3586 6 жыл бұрын
Walhi waan u xiisay my motherland rabbow nabad igu gee
@najmasaleebaan8031
@najmasaleebaan8031 7 жыл бұрын
waaw xusus qaaliya
@somalilandhanoolaatocadawg8244
@somalilandhanoolaatocadawg8244 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk war nimankan ogaadeen Waa funny sankan ka laabjeexay
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@hodanaabdulqdir7985
@hodanaabdulqdir7985 6 жыл бұрын
wlhi axmed gacan ban utegay wu jiliyaqan
@suhuurcarey
@suhuurcarey 7 жыл бұрын
Waaa ku qosley
@abdifatahyusuftahir3598
@abdifatahyusuftahir3598 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Inti 2020 Dawanaysa Like Ta Isara
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 7 жыл бұрын
hhhhhhh walhi igayapiseen sooran uparanay lakiin halkan kashidan thy
@maryambrahim82
@maryambrahim82 7 жыл бұрын
i love it!
@ramimoheartenbille6317
@ramimoheartenbille6317 6 жыл бұрын
My casimadeda jigjiga
@muadmahmudali3088
@muadmahmudali3088 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh sayidka qarigaad wato waa kii hal halka udhacaay kulahaa
@HamzaHamza-fv4in
@HamzaHamza-fv4in 7 жыл бұрын
maxaa dhulka sidan loogu xardhay way sunteen kulahaa soo geela calaamad loomayeelo kkkk reer jijiga caadi maha matalaadoodu
@ayaanosman5666
@ayaanosman5666 4 жыл бұрын
masha allha walhi waa magalo shidan laysma casiye
@farduuscabdi9076
@farduuscabdi9076 6 жыл бұрын
Waar asalaamu calaykom waar xaafadbaan rabay inaa ii tilmaamtaane ar magaalo macna badana beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@newfaji8008
@newfaji8008 7 жыл бұрын
hhh nice commdy
@user-gq7op9bv5l
@user-gq7op9bv5l 7 жыл бұрын
labadaba jiifba lagu dhisay uunbaa la taagay alla beerka hhhhhhhhhh
@laqanyojacayl9580
@laqanyojacayl9580 6 жыл бұрын
Baabuur oo dhan waa isku ur xaga dabada kkkkkkkkk aamiin sayid waa atoore caadi aha. Nogob hotel ayay fadhiyaan
@nagmanawarsame3688
@nagmanawarsame3688 6 жыл бұрын
atoorihii axmed dhuub ahaa muxuu samaynayaaa hhhhhhh viva reer adeerky
@aminoaxmed1688
@aminoaxmed1688 4 жыл бұрын
Walhi rexamr an ahy wanajeclahy riwayadaha jigjiga iyo harkysaba hadaladoda faniwye walhi san ujeclahy le xata markan firsanayo waxkale maqbtaba hhhhhh caga iyo usha idily hhhhhh hormar wacn
@canbuurguleed8857
@canbuurguleed8857 5 жыл бұрын
I miss my hometown
@thatwasawesomeibra841
@thatwasawesomeibra841 7 жыл бұрын
Walahi wadnaha i istaagay, ninkan reer baadiyaha ah waa jilaa wayn :D:D:D:D best ever!
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Aamiin sayid ree nogbeed Asala weye walee waa lahjadaanadii 😁😁😁😁
@amalturki3125
@amalturki3125 7 жыл бұрын
heesta axmad daahir igusoo caawiya xagee ka helaaa sxbayal
@najmaabdulaahihassan7818
@najmaabdulaahihassan7818 6 жыл бұрын
Sanka leyga laab jexay 😂😂😂😂😂
@ikranibrahim6462
@ikranibrahim6462 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂laaqiya shaqadaada taqaan wale awowe
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Hhhhh Somaha 🤣😂😁
@hodanaabdulqdir7985
@hodanaabdulqdir7985 6 жыл бұрын
hhhhhh waaa wareray kuyen
@moulidahmed9943
@moulidahmed9943 7 жыл бұрын
well done riwaayad qosol badan
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 6 жыл бұрын
Caku Jabuutiyaan! Jilis ma yaqaanaan.
@OmarOmar-tg9jw
@OmarOmar-tg9jw 7 жыл бұрын
aah alla waaaaaaa
@nasriali6733
@nasriali6733 3 жыл бұрын
2021 greeec hit like
@abdulahiabiib2544
@abdulahiabiib2544 7 жыл бұрын
fanka badana ma sii ficno dir dhaba ayaa Arkay ma gaadhi kartaa jawabto waa Maya hadana way dadalaysaaa bro
@mohamednoor2715
@mohamednoor2715 4 жыл бұрын
War waxba meesha kuma aadan so bandhigine hees unbaad noshideene sidaan wax kabadala waxaad modaa inaad xayisiin usamenesiin dabaqyada?
@suhuurcarey
@suhuurcarey 7 жыл бұрын
Mansha allh
@cfataaxjr7515
@cfataaxjr7515 6 жыл бұрын
kkkkkk halkaaa kaga haya
@jaamamahamed8138
@jaamamahamed8138 7 жыл бұрын
gaariga isoo qasay adna waa isii waashay ku yeen hhhhh
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 7 жыл бұрын
Bahalkan warqada dhax ordi miya shah ah kulahaa.......
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
Amiin. sayid. farxaan. asal. 😁😁😁
@kaderismail4151
@kaderismail4151 7 жыл бұрын
muna Love hhhh .mabahalkan aad warqada dhex eryi ayaa shaha
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
khadar arteta hhhhhhh. waan. ku. salamaya. wllkay quruxoow. oo ma. la. iga. gartay. You Tube. asal. in. aad tahay. 😍😍😍😍😍
@kaderismail4151
@kaderismail4151 7 жыл бұрын
muna Love hhhhhh meelksta wadjogta fariidaydii
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
khadar arteta hhhhh. khadar. Lkn. maxad. igu. garatay. rerkena. rer. fiiro. dheere. bad ka mid. ahayd. sax. malaha. waa. Qofkii. 10. ee iga soo sara. halkan. oo kale. nasab. kaamil ah. brother
@kureshakahin9813
@kureshakahin9813 7 жыл бұрын
I couldn't stop laughing and my brother too
@billibilli4718
@billibilli4718 7 жыл бұрын
Kuresha Kahin lol i hope U woul'nt giv shit
@ahmedjamalmaki4125
@ahmedjamalmaki4125 3 жыл бұрын
2021 inta daawan like saara
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 7 жыл бұрын
labanpaa laguhaya kulaha hehehhe
@mgmg5149
@mgmg5149 3 жыл бұрын
Waligey riwayadan Intan ku qoslay riwayd Kuma qoslin wa mid an Inaba cadi ahayn
@mohahazzani1873
@mohahazzani1873 3 жыл бұрын
Inta 2021 daawanaysa 😁
@oldisgold3053
@oldisgold3053 7 жыл бұрын
waryaa war madoobe kulahaaaa 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😪😪😪😪😪😪 suuxay 23:4
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 ma nooli walhi waa wada qosol walhi
@boyali7710
@boyali7710 7 жыл бұрын
ma
@bisharoahmed3613
@bisharoahmed3613 6 жыл бұрын
Mash up
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 7 жыл бұрын
aah alla sanka layga laab jeexay kulahaa kkkk xayraan weeye odaygu
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
abdifatah yare hhhhhh ma. oday ba. mise waa. bar baar
@moulidahmed9943
@moulidahmed9943 7 жыл бұрын
abdifatah yare oday maaha sxb waa dhalinyaro lkn filinkuu kujilayaa
@mascamo2629
@mascamo2629 6 жыл бұрын
+muna Love Ddsi hhhhhhhh amiin sayid miyaa odaynoqday halayaabina kaayar waa nin isagoo yar deegaanka katagaye
@abdirachidnaji5653
@abdirachidnaji5653 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wllaahi wwan qoslay aad iyo aad waliba hadalkiisa
@samiiraqaali2472
@samiiraqaali2472 6 жыл бұрын
Kkkkkk
@sahrohildiid5638
@sahrohildiid5638 7 жыл бұрын
اسلام عليكم
@maameyare3169
@maameyare3169 7 жыл бұрын
cs
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
Sahro Hildiid wcs
@hodafarah4174
@hodafarah4174 6 жыл бұрын
Kan waigaqosliyaay wlhi
@lisdoon3044
@lisdoon3044 5 жыл бұрын
Walahi funy cadi ma tihid
@mascamo2629
@mascamo2629 6 жыл бұрын
hhhhhhhh maxaa korloogu hayaa labanbaa laguhayaaaa fani walaahi
@aminkafi1059
@aminkafi1059 7 жыл бұрын
Shaahii baad iga Nijaasaysay Yaq Yaqsigan , Saqajaanka hhh
@mnaaji559
@mnaaji559 7 жыл бұрын
hhhhhhh Alla sankan ka laabjexay
@bigjirre5205
@bigjirre5205 7 жыл бұрын
Hhhhh Baabur oo dhan waa isku Ur xaga dabada 😂😂😂😂
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@dhareofficial6541
@dhareofficial6541 7 жыл бұрын
I love you Jigjiga Miss you
@sagalilwaad9117
@sagalilwaad9117 Жыл бұрын
www my dhiig
@qoranejigjigahoygadhaqanka6887
@qoranejigjigahoygadhaqanka6887 7 жыл бұрын
kkkkkkkjkkkkkkjkk ala mxaaa qoslaa waa yaaabe kulaha madoobe JiGJiGa walaahi waa dhisantay guryahaaa sayida agtiisa baratikaal ayaaa kuqadan jiray xiligaan jo ogay ax
@xaqudirirxoolokumadoone2392
@xaqudirirxoolokumadoone2392 6 жыл бұрын
Eega Wlhi wa Funny
@Coachayderushassenedris3310
@Coachayderushassenedris3310 7 жыл бұрын
waaaaw waankahelay
@ibrahimsaed8440
@ibrahimsaed8440 6 жыл бұрын
Hotelka maanay cid ilaalinayn. Iskadaa waan qarxinayaaye
@mustafeabdi2921
@mustafeabdi2921 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk Kkkkkkkkk Ninyahow wuxu khadhaaadhaaaa
@godeychannel4809
@godeychannel4809 7 жыл бұрын
Mustafe Abdi qorigaasi talow Waa kii hal halka u dhacayay hhhh
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Wlhi qosol idilay Axmedow laaqiya unbaa kugu Wacneyd adigu
@salaamanuurabdiwahab450
@salaamanuurabdiwahab450 6 жыл бұрын
kkkkkk magaalo macno daranaaa macno badanaaa kkkkkkkhhhhhhh
@ahmeddahir5184
@ahmeddahir5184 7 жыл бұрын
maxamad burhaan. ayaan arkaa ooygu iigudanbeysay. 2008kii
@abdirachidnaji5653
@abdirachidnaji5653 7 жыл бұрын
waa bahashiii badownima ahheyd ee looga kireeyey buudhiga
@abdihassan6765
@abdihassan6765 6 жыл бұрын
Abdirachid naji iidoor afqashuush dumarka iidoor ayaan biyo idinka badalan jirnay qashin ogaaden hadad kabaha u dhaqda
@hamdamosa7929
@hamdamosa7929 6 жыл бұрын
waar walaalayaalow reer jigjiga riwaayad xumaa oo show anagaa 100 % dhaanah maadhaxan viva somaliland
@user-cd6tt3qq8c
@user-cd6tt3qq8c 5 жыл бұрын
Naga da fanka idorad yahay
@why3385
@why3385 7 жыл бұрын
all wa dhintay guriga aso jifa la dhisay kadiba la to sistay kuye
@mahamedrabic3629
@mahamedrabic3629 5 жыл бұрын
Baabuuro dhan waa suku ur
@trapstar8581
@trapstar8581 6 жыл бұрын
17:48 wlhi qosol hhhhhhhhhhhhh
@fihiimadheeman2489
@fihiimadheeman2489 7 жыл бұрын
gawaadhidu waa isku ur yar iyo wayn xaga dabada
@fihiimadheeman2489
@fihiimadheeman2489 7 жыл бұрын
Hhhhhhhh funny wlhi
@mohamthhagi7233
@mohamthhagi7233 7 жыл бұрын
waxan walla tafaariqdi muxxu aha hhhhhhhhhh allla ya qabttta
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Eega
@user-dw9rm4rp1c
@user-dw9rm4rp1c 5 ай бұрын
2024🖐
@nasraabdullahi4557
@nasraabdullahi4557 5 жыл бұрын
Kkkkkk cunto saqajan kulaha
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 7 жыл бұрын
waa asal ree baadiye
@xabibomohamedgurxan671
@xabibomohamedgurxan671 7 жыл бұрын
hhhhh
@ayaanjamaal3481
@ayaanjamaal3481 7 жыл бұрын
Xabibo moh
@ayaanjamaal3481
@ayaanjamaal3481 7 жыл бұрын
jjj
@cabdicali271
@cabdicali271 7 жыл бұрын
yalaluwe
@mahamedcali1396
@mahamedcali1396 7 жыл бұрын
wlhi inaaysaan biyo lahaayn jigjiga ee wax kalee kashekee malacyacniyahaaw hadaan laguu lajoogiin ayaad waxaa ku shekaayn lahaayd tuugyahaaw
@mohamedmuuse7649
@mohamedmuuse7649 7 жыл бұрын
nacabka horumarka jigjiga kaxun miyaa tahay jigjiga viva horay u soco
@mohamedali2132
@mohamedali2132 7 жыл бұрын
Mahamed cali waa runtaa jigjiga xaga biyahay kuliidata biyaha lagahelana waa biyo aad uculus oo qadhaadh walaga biyo macaanyhy marka loo eege deeganka magaloyinkiisa kale
@maameyare3169
@maameyare3169 7 жыл бұрын
jigjiga Biyo bilaasha electric bilaasha iskuul iyo jmcd bilaasha fuck wixii ka xun
@ramimoheartenbille6317
@ramimoheartenbille6317 6 жыл бұрын
Jigjigo my casimadyda Allow ino barake Horu socod DDS ogu imado
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@maameyare3169 Sax sxb
@mohamthhagi7233
@mohamthhagi7233 7 жыл бұрын
ader dhulka maxa saa logu xardhay kkkkkkkkkkkkkk fnyyy og
@noorjimale2099
@noorjimale2099 7 жыл бұрын
Gurigaan see kor loogu hayaa kuye kk
@somaliahanolato1463
@somaliahanolato1463 6 жыл бұрын
Ma nooli sidaaan u qoslayay
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 82 МЛН
**Riwayaddii | Gosgoos | Sooran Ahun, Jawaan  & fananiin kale | Jigjiga
1:36:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Tuug Ma Aflaxo 2018 By HcTv Drama
40:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 957 М.
Riwayadi Ramadanka Soraan Iyo Jawaan
1:07:51
Horn Cable Tv
Рет қаралды 104 М.
TUSAALE ADDUUN l FILM l QISO l JACAYL l QOSOL l QAYBTII l 1AAD
30:44
TUSAALE ADDUUN l FILM l QISO l JACAYL l QOSOL l QAYBTII l 3AAD
20:11
RTD: TELE FILM SOMALI  16 / 05 / 2021
1:16:52
RTD WEB TV
Рет қаралды 832 М.
**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani |  Qaybta 1aad | 1998
1:02:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 147 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН