Filmkii Qiyaano Part 14 | Rage Abdi | Qaali Ladan

  Рет қаралды 701,128

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
BE MY FRIEND:
/ setwad
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi
Copyright © 2020 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 1 000
@RageAbdi
@RageAbdi 4 жыл бұрын
Filmka Galabta 3:00 PM ayow soo galayaa iska dulqaata Liketa Subscribe ta soo tuur tuura.
@ayanabdullahi510
@ayanabdullahi510 4 жыл бұрын
Rage filmka wad nagu daahisay ee naga so bobsii qeybihisa kle insha allah👍👍
@boqoradanolosha1758
@boqoradanolosha1758 4 жыл бұрын
Wanba sugu la.anahay bro so dadala de
@qadroahmedcabdiqadrodheyma6030
@qadroahmedcabdiqadrodheyma6030 4 жыл бұрын
sa uso cararayle flimki u maleynayay inu hada so dhacay
@abshiroadanabdirahman7072
@abshiroadanabdirahman7072 4 жыл бұрын
Ilaa aan ka dawdo wax aan saryo malahan
@axlaamdheyman4761
@axlaamdheyman4761 4 жыл бұрын
hada hada sogalisid gacmaha maka go.ayo anagana wan farxena yaqay
@zukeynainazuldaan2047
@zukeynainazuldaan2047 4 жыл бұрын
Qaali uur saad sanasaysaa Lk anigu dhap ayaan uleeyahay Alx Allah canugeyga Nabad iigu keeno😢
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Abaayo ALLE Haku kala keeno afar indhood oo nbd ah ana isoo ducee in ALLAH owlad isiyo aniga iyo inta kale ee rajeyneysa
@safiaabdiahmed4405
@safiaabdiahmed4405 4 жыл бұрын
Aamiin abaya ayadana Alllha siday rabta ha uyeello😍
@zukeynainazuldaan2047
@zukeynainazuldaan2047 4 жыл бұрын
@@hgh6577 Aaamiin Abaayo mcnt Allah Awlaad qurux badn ku siiyo🙏
@xilkasinamaxamed9532
@xilkasinamaxamed9532 4 жыл бұрын
Wllhi sido kle allah nowada fududeeyo
@fadumoayaanle8907
@fadumoayaanle8907 4 жыл бұрын
Aamini alh ku fuddeeyo
@maprhusein8482
@maprhusein8482 4 жыл бұрын
inta cafimad ku dawanysa like isar😗😙😚
@axyaachannel1116
@axyaachannel1116 4 жыл бұрын
Wllhi wa kahely
@umumaxamed565
@umumaxamed565 4 жыл бұрын
Axyaa channel advc
@roodamuuse1183
@roodamuuse1183 4 жыл бұрын
Filin kan dar ale maan kajeclahay
@zahruujaxaajizahruuj1510
@zahruujaxaajizahruuj1510 4 жыл бұрын
الحمدلله رب العالمين
@muparikchennal9239
@muparikchennal9239 4 жыл бұрын
@@zahruujaxaajizahruuj1510 nin rageed
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hadaa jiif ku daawaneyso Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
@maxamudcabuudi6205
@maxamudcabuudi6205 3 жыл бұрын
Asc
@erikbiller2102
@erikbiller2102 3 жыл бұрын
@@maxamudcabuudi6205 qoqpqppq
@gopzanmohammed6289
@gopzanmohammed6289 4 жыл бұрын
Raage cadi maaha wlh waa weynkaa sii noqonoona kulahaa 😂waxan jclaan lahaa in uusan filimkan dhamadba yeelan uu iska socdo waayo aad ban u jclhy Raage hduu arkayo fariintan wlal ha joojin inta ila mida like.ii saara ✔
@queenzlucky2453
@queenzlucky2453 4 жыл бұрын
Ani xitaa sas iska rapi lahaa 😣😣🥀
@simranshariifibraahim8728
@simranshariifibraahim8728 4 жыл бұрын
Part 1 ila iyo imikada la socda ya ila mid ah
@anfacmohamed574
@anfacmohamed574 4 жыл бұрын
Aamin abyo
@sucdiali9072
@sucdiali9072 4 жыл бұрын
Aniga
@xaawocali663
@xaawocali663 4 жыл бұрын
Aniga🤣✌
@fatumaabdullahi5235
@fatumaabdullahi5235 4 жыл бұрын
Ani
@osmanmohamed589
@osmanmohamed589 4 жыл бұрын
Fatuma Abdullahi L m ., j
@haboonabdirahman8291
@haboonabdirahman8291 4 жыл бұрын
inta Raage io qaali landan taagersan like isaara pliz❤
@kaafisokefdoon2752
@kaafisokefdoon2752 4 жыл бұрын
Lamanayasha Yotoubarada in lagu Dhaga Hadlaayo Cidii Fahantay Dhac Dhac Kusi likta 😁😁😁
@fowsiyodahir6777
@fowsiyodahir6777 4 жыл бұрын
Adi aya uqatay
@aaminasharif6498
@aaminasharif6498 4 жыл бұрын
Lamano mesha maa joga sidey ku helena lacgta ley waye hhhhhh mahinye nin iyo naag isa qawa weli somali ah malisa dagalin waxa aan yelayo mahnin lkn 10 daqiiqo oo KZbin’s ka lagu qosola kadib fer la kema hhhhh
@deeqomohamed9402
@deeqomohamed9402 4 жыл бұрын
Kķkķkkkkk.
@rahmoreys3397
@rahmoreys3397 4 жыл бұрын
Wll adaa uqaatay
@theosantana7750
@theosantana7750 4 жыл бұрын
Adna iyo Saxaaf wala galaay... ka Flashka Xaskisa kulahaa Dhar isu eeg aa soo xiraneyna. 😁🤣😂😂
@Sultan9op
@Sultan9op 4 жыл бұрын
Inta jiif ku daawaneso oo hadane kaagasii darane earphone ku dhageysaneyso like
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 4 жыл бұрын
Anigoo kale😂
@ugbaadqalnjo612
@ugbaadqalnjo612 4 жыл бұрын
Mana arkaysey
@nefezjamaal9859
@nefezjamaal9859 4 жыл бұрын
Ano kale😂😂
@deeqachnnel5304
@deeqachnnel5304 4 жыл бұрын
Hada yaa orod ku dawada😁😁😁
@naazlineon2692
@naazlineon2692 4 жыл бұрын
😂😂😂ileen nimanka iyo naagaha yutubka dhexdiisa jacylka ku jilaya waa been oo camerada marki la damiyo sidaa cml la isku cunaa walle filimkaan sir bdn buu fashiliye😂😂😂😂
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 4 жыл бұрын
Shaqa waye abaayo saaas waye
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
naaszli neon waxi is ku qayliya iyo kuwan an isku qaylin cid og male qofna gurigiisa lagama war hayo e caqligagu ha shaqeeyo
@nalkahaaji1790
@nalkahaaji1790 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@juujuuquruxu2689
@juujuuquruxu2689 4 жыл бұрын
ayaagaba saan ku shaqeystay
@naciimoidirisytr3340
@naciimoidirisytr3340 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk 😂 😂 😂
@ayanhassan7712
@ayanhassan7712 4 жыл бұрын
Filimkaan waxaa xalaqadaan ka fahmay qiso dhacday inay tahay qofkii caqlileh✊💯
@theosantana7750
@theosantana7750 4 жыл бұрын
🤔🤔🤔 qashka mano sheektiid
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Filimkan love Buran maku thy sideyda ❤
@nawaalabdirahman3578
@nawaalabdirahman3578 4 жыл бұрын
Bbe Nac Nac 😂😂😂😂😂qosol aya igu dishay
@talizanuura5258
@talizanuura5258 4 жыл бұрын
Sidaan usugaayey wn daaley walahi igu danbeyn waa lasoo galiyey 👍thanks wllky raage blease noo soo dadajiyaa lee
@shukrijaamac3756
@shukrijaamac3756 4 жыл бұрын
caafimaad hdaa mu daaweneysid ilaahY hkuu siyaadiyo likena boom boom iigu siiii🙏
@maandeeqibraahimmaxamed1390
@maandeeqibraahimmaxamed1390 4 жыл бұрын
Yaaa soo ordy oo ila mid ah ✌✌✌
@hibilifarey6886
@hibilifarey6886 4 жыл бұрын
Waa film fiican, qaali ladan waa fanaanad fiican oo jiliinka ku wanaagsan. Qaali ladan waxay beriyahan ilaalisaa shareecada islamka MashaAllah.
@queeniloveuzain8786
@queeniloveuzain8786 4 жыл бұрын
Manta KZbin miyey kashidantahy miyaa 😃🤣🤣🤣 kan aan hada kadawanaayo WhatsApp miyaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amouabdala
@amouabdala 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣maya Facebook
@شيماءمحمد-ي2ه
@شيماءمحمد-ي2ه 4 жыл бұрын
Mye Telegram ayaa ka daawanaynaa🤣🤣
@قناةالعامه-ن8م
@قناةالعامه-ن8م 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂my gaari
@mustafaawoow237
@mustafaawoow237 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@أميرةبأخلاقها-ن9ف
@أميرةبأخلاقها-ن9ف 4 жыл бұрын
inta jecel ine qali ldn iyo raage is guursadaan👇🏻❤️
@ayubabdulkadir1437
@ayubabdulkadir1437 4 жыл бұрын
Guuur hakushegin🤔
@cabdirisaaqmaxamuud1308
@cabdirisaaqmaxamuud1308 3 жыл бұрын
Lol
@mohimashiikh6067
@mohimashiikh6067 4 жыл бұрын
Rage abdi timiHii wd ku ciyarte sidi hore lee qurxona😂 any way keep going
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Haaa runti, wiilkan Amirkhan ma u kekoo niyow ila fiiri
@inayahyeali3433
@inayahyeali3433 4 жыл бұрын
Wlhi wan qosly kulahaa KZbin fisqi wayeh Raage Mucjizo aya thy wlhi tan kle wlhi shekadan KZbin ka wa beenta ay kula kacsadaan Dadka KZbinleyda hhhhh Inta shekadan fahanthy like dhac nh 50like igarsiyaa nh wllshin ayn ahaye One love Qaali io Raage💞
@Eva_gamingRp
@Eva_gamingRp 4 жыл бұрын
Dhaga hadal cad naagaha nimankoooda KZbin kula soo rooro maqal ma jiraaa 😂😂😂😂
@anabchannel3670
@anabchannel3670 4 жыл бұрын
Wllo subscribe isara please
@lewandowski1210
@lewandowski1210 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@anjalibea8992
@anjalibea8992 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@munamnir171
@munamnir171 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@faizafarah5790
@faizafarah5790 4 жыл бұрын
THANK YOU GUYS ❤❤❤
@amishcooking3443
@amishcooking3443 4 жыл бұрын
Walaalayaal dadka dhahaayo maxa noogu gumeysatan flim ka on the other side waa inaad ogaatan anaga daawashadiisa wey nala fudutahay lkn dadka sameeynayo ayaa og dhibka ay kaso maraan marka aad motivation siina walaaleheena oo markasta na farxad geliya
@maryamahassan377
@maryamahassan377 4 жыл бұрын
Runtaa rumaygaaga caday somali maryoleey dagdaga dhaafa
@shuhabgirlschannel399
@shuhabgirlschannel399 4 жыл бұрын
Wlhi been ma ahan video duubis dhib kadib editor wlhi rafad Ka weyn ma arkiin
@MaryanRuunofficial
@MaryanRuunofficial 4 жыл бұрын
Waaa run ayantan KZbin ka labane ayuu isku Badalay inta ila aragtay iney Falashas wadan like ta iku qabta 🤣🤣🤣🤣🤣
@shukriaomer186
@shukriaomer186 4 жыл бұрын
Dhaga hadal cad nagaha guriga lagu cejiyo KZbin lagu amanoh😂😂maqal majira ooo arak majira
@nalkahaaji1790
@nalkahaaji1790 4 жыл бұрын
MA ila aragtay 🤣🤣🤣🤣🤣
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 4 жыл бұрын
Istaaaqfurulah😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlley KZbinka flash ii gu soo shup😂😂😂😂😂😂😂
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Qaali iyo Raage hadii jeceyl ka qaaday farta Taag 👇🌹
@ruweydomustafkhalif8082
@ruweydomustafkhalif8082 4 жыл бұрын
Camera manka faraha fudud Masha Allah Rage abdi❤️
@yousufdarajo6879
@yousufdarajo6879 4 жыл бұрын
Intii aragta qoraalkayga Like ha igu sharafto please
@abdalladaahaofficial1381
@abdalladaahaofficial1381 4 жыл бұрын
Diyaar waaye inshallah waan dul qaadaneynaa ee filimka wax diinta quseeya ha'ahaado inshallah anagana waan idiin jecelnahay wlhi lkn diinta yaa lagu xad gudbin inshallah waa iga talo walaalaheyga qaasatan walaasheyda qaali ladan inshallah.
@Najax101
@Najax101 4 жыл бұрын
Diinta adi miyaa iska leh yaaku dirsade afaarahas😆
@nooriftin1836
@nooriftin1836 4 жыл бұрын
Dinta ayu kahadle wilka maxa saas ulahadle. Islamnimadi wey dhamate
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 4 жыл бұрын
@@Najax101 meel walbe jini qaxar lagama wayee wilkaas ajar ayuu kororsaday E adiga maxaa kudhibay wlal
@abdalladaahaofficial1381
@abdalladaahaofficial1381 4 жыл бұрын
@@shaisakhalief4537 wlhi waa sax abaayo mala yaabeeno qofkaas xitaa waxa soo qoray waxaan dhaheynaa Alla hasoo hanuuniyo abaayo.
@abdalladaahaofficial1381
@abdalladaahaofficial1381 4 жыл бұрын
@@Najax101 afkaaaga adigaa leh waxaad rabto waad dhihi kartaa maanta maalin aanan aheen ayaa fahmi doontaa inshallah waxaana ogaan doonta in aad qaldantahay marka adiga xitaa Alla haku soo hanuuniyo ayaan ku leeyahay abaayo.
@sucdiali9072
@sucdiali9072 4 жыл бұрын
Sheekada ma fahminee igu soo celi kulaha, KZbin adigo flash ku wadid ii keen cwa 😂😂😂 funny wlh wan ka helay this part ❤
@theosantana7750
@theosantana7750 4 жыл бұрын
😁🤣😂😂 waxaan soo xasustaay... tii macaalin dugsiga TikTok iyo KZbin uu furtay.
@aishaaliyousuf8659
@aishaaliyousuf8659 3 жыл бұрын
Hhhh
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
Naxarista jacaylka indhihisa kamuqdo ixtiraamka uu umujinayo qaali ladan ba jeclhy raage cabdi bqornimo agtyday ahatay inadero❤✊ wialsha somaliyed wilkan oo kale noqda😂😂
@Moeisturuu1659
@Moeisturuu1659 4 жыл бұрын
Mahad Qaabka uu ugu naxsaday gabadha isla sidaas ayaan u naxay inta ila naxday hadalk kale aan hadal ahayn mahaayo like haila dhaaafin😄😎
@cabdullaahibariise8490
@cabdullaahibariise8490 4 жыл бұрын
Raage siduu u hadlaayo 😊😊😔magooooo ruwayad iyo ruwayad la'aanba waa isku mid Qaaaliyeeeey😔waan ku salamay abayo
@Najax101
@Najax101 4 жыл бұрын
Ma arakte ruux sakaraad ah okale uhadlaa😂😂
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 жыл бұрын
Mulki iyo hasan laba kle oo nuurinaya filimka keep going wllayaal dhamn💯🙏❤💢
@halimaahmed212
@halimaahmed212 4 жыл бұрын
Arwuuw i dhafay saanba ugu xiiso qabay maskintii ina Ahmed aheyd♥️♥️♥️
@Me-shakir
@Me-shakir 3 жыл бұрын
Waa musalsalkii ugu horeeyay ee aan daawaday, Hadaba director-ka filmka wuxuu ka qalday' midi inuu lasoo baxo ma ahayn raage," kaliya inuu OK dhaho oo lacagta iska qaato ayay ku fiicnayd
@rahmaahmed9541
@rahmaahmed9541 4 жыл бұрын
I can't wait to watch
@qaaliqoroxmoh6279
@qaaliqoroxmoh6279 4 жыл бұрын
Walee mahad iyo xamdi waan u xiisay inta u xiisty lik dhac👍👍👍👍👍👍👍
@sumayadagan9010
@sumayadagan9010 4 жыл бұрын
walee waa nooshegten in youtop lacag kadharagten😂😂
@fowsiyodahir6777
@fowsiyodahir6777 4 жыл бұрын
SAS wye
@sacdushomar1991
@sacdushomar1991 4 жыл бұрын
Sumaya Mohamed90 ma ila argty horta 🤣🤣🤣🤣
@fartunali6077
@fartunali6077 4 жыл бұрын
ma ila aragteen in lacag fican laga helo sira fakatay dadka laga rabo subscribe ka waa anaga 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@naazlineon2692
@naazlineon2692 4 жыл бұрын
😂😂😂lcgta an ku fiirsano ileen ayage toos ugu dhacdaa😂🤣🤣🤣walle waa naloo tashtay
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@fartunali6077 SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf qalbiwannagey
@machaddaarutawfiiq2716
@machaddaarutawfiiq2716 3 жыл бұрын
Mashlaah ani hadaan dawanayaa rage Caqli fiican waaye . Wxan lamaanayasha yaryar ay wax modayaan wakhti Lumis waaye. Waa kugu raacsanahay wllkay raage caqliga ha waayin....
@najaxxamse8905
@najaxxamse8905 4 жыл бұрын
Masha Allah qali iyo raage ilhy calaf hayskukin daro ilhy ayaa wx qore
@hafsodiamond4072
@hafsodiamond4072 4 жыл бұрын
Aammiin
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Masha allha waa ay is guur sadeen baa♥️
@nashaadfaarax3002
@nashaadfaarax3002 4 жыл бұрын
naagahn markiiba dhahaya uur baan leyahay oo wn duubayaa ani yaabee ma ursataa mida kle uurkoda lama arko subxn allah
@ayanabdullahi510
@ayanabdullahi510 4 жыл бұрын
Filmkaan wa sugi la'nahay ee ciyow noso dhiga qaali ladan iyo Rage Abdi dad aan jeclhy❤🌹
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 жыл бұрын
Ayaan abyo subscribe iisaar❤🥺
@ayanabdullahi510
@ayanabdullahi510 4 жыл бұрын
Waa ku saraa aaway ciwankada abyo
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@ayanabdullahi510 Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf
@nuradinalli9140
@nuradinalli9140 4 жыл бұрын
Film aad u qurux badan wll horaybu socda
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 4 жыл бұрын
Hadad sugi ladahy arooska qali io raage like isar 💔👈
@hubinaruura6141
@hubinaruura6141 4 жыл бұрын
M.a wey qozolka ay iga dhamtady wlh qepta 15 ay zugona filimka no zo dajiyah Qaali io Rehe 💞💞👑👑👑👑🥰🥰🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💜💜💜😭👏👏👏👏👏👏👏💎💎💎💎💎
@123-x2r7k
@123-x2r7k 4 жыл бұрын
2daan isdhibeeyso aaba jclhy illhy amarkiis hassan iyo sxbtiis keep going yaakhey
@kardeslerim9827
@kardeslerim9827 4 жыл бұрын
Meesha uu kudhamaday noogu bilaawa filimka rage abdi mahadsanid
@bilanbaaribeauty580
@bilanbaaribeauty580 4 жыл бұрын
Dadka kaliya ee nomatala hindi cadiya qali ladan iyo rage cabdi keep going
@caaqilyarechanel302
@caaqilyarechanel302 4 жыл бұрын
Raage cabdi waa in aad furtaa qaali Ladan naag kuu noqon maysee Qali ladaney lacgta xageda💸💸
@najmaomer7560
@najmaomer7560 4 жыл бұрын
mahad INTA KU qososhey like Dhac Iguh siiya 😂😂😂😂😒 wan cusubhee Iso dhaweya🤗😊
@xamdimaxamadcali220
@xamdimaxamadcali220 4 жыл бұрын
Qali iyo rage wan idiin jecelahay ❤❤❤❤❤filimka xigaa nolo soo dhaqsadaa2❤❤❤
@abdallaa.y6323
@abdallaa.y6323 4 жыл бұрын
Fisqi iyo waxas marabi kulaha ..Rage scp wad igaqslisi wlh 😂😂😂 Lkn runta aa sidhas
@fariiha..hassan2958
@fariiha..hassan2958 4 жыл бұрын
Waan daawaday wllkey qeybta 15 ayanba dhararayaa 👌👌👌❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@roodogalmudug
@roodogalmudug 4 жыл бұрын
Asc asxaabta plz subscribe iisara like ilaah dartiis igu caawiye ilaah ha idin sharfo aaqiro iyo aduunba asxaabey balada ilaah hanaga haayo
@anabchannel3670
@anabchannel3670 4 жыл бұрын
Asc abaayo subscribe isar please wan ku saree aniga
@NashMedics
@NashMedics 4 жыл бұрын
Wan ku saray isaar adna abyo
@asmayusufawale5146
@asmayusufawale5146 4 жыл бұрын
Kuusaray abowe
@amiirabashiir3893
@amiirabashiir3893 4 жыл бұрын
Malin hore aa lay gaday car yaa iga soo horeyo manta like igu kasbeeya somali maxamed
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
Ani xita KZbin inaa furtaa rabaa heelay😂😂
@ameenaomar7246
@ameenaomar7246 4 жыл бұрын
Falaash ku so shubo 😂😂😂
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
Haldhaa qurux wll SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@ameenaomar7246 Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
@@ameenaomar7246 igu halee hppt😂
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
@@daruurofficialtv Haye wll
@myriancristinadesouzamatto1017
@myriancristinadesouzamatto1017 4 жыл бұрын
Dude, I don't usually comment, but let's just say I had to like and comment this video!
@saabiriinshiiqow486
@saabiriinshiiqow486 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going ladan iyo Rage cabdi wey isku soo baxeysiin isku qabsada run
@Yoolskills
@Yoolskills 4 жыл бұрын
Asalamucalaykum,Dhammaantin Bahada Asxaabta Ku Xidhan Kanaalka RAAGE ABDI,Waxaan Ku Hawlanahay inaan Idin Qancino,Si aad uga Maarantaan Aflaamta Qalaad Ama Ajanabiga ah,Filimaan Qiso dhaba,ayaan Idin soo wadnaa,iyo waliba Qaar,Dhaqan ah,iyo Gender walba waan idinku Raali Galineynaa. Ee Saxibayal idna Bil'ixsaanik SUBSCRIBE,LIKE,SHARE is raacsada, Shaahna mahee,Dhinaciina Naga Giijiya 😍👍TEAM RAAGE ABDI🙏💯💥
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 4 жыл бұрын
Ar siraa fakatay dadka lamane ku dayasho mudan dhaho Saan Mey isku jiidan ilen bariiska lee nalaga radsadaa yaahuuu😋😋🤓🤓🤣🤣
@faizaosmaan1290
@faizaosmaan1290 4 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣
@nuuralceyn6628
@nuuralceyn6628 4 жыл бұрын
🤣 🤣 🤣
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 4 жыл бұрын
Kkk really
@shamsoabukarmohamed3911
@shamsoabukarmohamed3911 4 жыл бұрын
Kkk
@fathishuqul6988
@fathishuqul6988 4 жыл бұрын
Hhhhh walhi run waye
@hoodomaxamud364
@hoodomaxamud364 4 жыл бұрын
Filimkiinu maanu qiyaano ka dhamaan Dee saxdii iska dhigo love isku noqda qaali iyo rage
@abdisamadosman2720
@abdisamadosman2720 4 жыл бұрын
KZbin aa furano Qoysaska Soomaalida dhan aaba laga celinkari la'yahayba🤣😂😁😁 miii
@najmaabdirahmanomar3879
@najmaabdirahmanomar3879 4 жыл бұрын
waxa ka baryeeya in aan no so dhaqsado wa iga cudsi inta igu raacsan like dhac igu siiya
@hhh-pd4ie
@hhh-pd4ie 4 жыл бұрын
Horta youtubeka biahiii meeqa lacag aaa lagahelaaaaa aaan furteee😂😂😂😂😂
@shugriali4815
@shugriali4815 4 жыл бұрын
Masha allah qali ladan iyo rage cabdi noso dedejiya asxabey agtarkena iyo Atarishadena ❤
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Hhhhhh flash ku soo Qaad you tubeka hhhhhhh funny wlaahi Talent ayuu leyahay filmkani wlaahi 🤣🤣🤣
@faadumoclahi255
@faadumoclahi255 4 жыл бұрын
Filim eed uxiisa badan waaye waad kumahadsantihiin guuleysta abidkiin
@zakiabdikariim9495
@zakiabdikariim9495 4 жыл бұрын
Rage iyo qali love you ❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyamaxmud5642
@ruqiyamaxmud5642 4 жыл бұрын
Cajiib cajiib. Raage iyo qaali dhigiin ugu sharaf badnaada❤❤❤❤❤❤👏👏👏
@Ukhti_miim2
@Ukhti_miim2 4 жыл бұрын
Inta filimkan damaskisa sugi laa waan idinsalamy😂🌹💕
@xafsa1588
@xafsa1588 4 жыл бұрын
Kkkk ala rage ninka wa kutagay qosol socdatahay Walaahi rage waxaba iiga daran qali benta she gayso sida lofashi lay lkkkkkkk waan idiin jeclahay
@amranmohamud3860
@amranmohamud3860 4 жыл бұрын
The parts are very short lkn favs😘🤦‍♀️otherwise i luv it💗
@hamdihamdi2513
@hamdihamdi2513 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️🤔🤔🤔
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 жыл бұрын
@@hamdihamdi2513 abyo subscribe igu caawi🥺
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 жыл бұрын
Amran subscribe iisaar abyo
@farahmaalim1563
@farahmaalim1563 4 жыл бұрын
Subcobr
@munaaweysmaxamed6107
@munaaweysmaxamed6107 4 жыл бұрын
Filimkaan mahad iyo xaaskiisa shiday waa funyy wlh waa isku soo baxaayan 2daas
@farxiyonuur7337
@farxiyonuur7337 4 жыл бұрын
Allah meel xun ku goyseen🤦‍♀️🤦‍♀️ Qeybta kale dhaqsi nagu so galiya🙏
@queenofqueens8221
@queenofqueens8221 4 жыл бұрын
Inta uu filimku ka dhamaaday iyagoo raba in ay sii daawadan like dhac kusiiya👍
@sophialaura5126
@sophialaura5126 4 жыл бұрын
Naag laqaboo marwalbo Ninkale Qarsaneyso mawangsna Messege qaldan aya nooga baxaya meeshaas😒
@umu-maahircali3871
@umu-maahircali3871 4 жыл бұрын
Aad iyo aad filmka wuxuu ka tarjumayaa dhaqankeena taasna maha dhaqankeena ee sharafta ha naga tooganina🤣🤣
@abdi1985
@abdi1985 4 жыл бұрын
@@umu-maahircali3871 wlhi naagaha qaar wasidan meqa arkay hoogayee
@shukrimaxammad3647
@shukrimaxammad3647 4 жыл бұрын
Asxabta rage abdi iyo qali ladan iso duceya inu ilahey ifududeyo gawar ama wil waxan dhalo ayaka ayan ku sami dona insha Allah
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
84 minutes wnba Zugi Lahay🤦‍♀️😁
@nimcohodo6860
@nimcohodo6860 4 жыл бұрын
Masha allaah qaali ladan iyo raage cabdi aad ayaan idin taageer hore u socda
@ajaajiina8156
@ajaajiina8156 4 жыл бұрын
Saan maxa waye yaaqeyow 😥 Plz nagasoo daaya saa usugeynay daalnaye 🙏
@fatuumidiiriye8658
@fatuumidiiriye8658 4 жыл бұрын
Aaad baad umahadsantahhy RAAGE film Kan Wan sugayy💜🙏
@maxmamuudsheekh5333
@maxmamuudsheekh5333 4 жыл бұрын
Wllahi the Best film qaali rage 💜💜💜💜💜
@sacdushshiekh4735
@sacdushshiekh4735 3 жыл бұрын
REER Guricel C/Qasiir waad u jeedin mahoo✅✅✅✅✅
@shamzaharun8893
@shamzaharun8893 4 жыл бұрын
Somalinimo 1500 mxa ogaqadhi wayse rage 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatumaosman5601
@fatumaosman5601 4 жыл бұрын
Mansha alaa hore usocda xasan jabane iyo rage Cabdi asxab hore
@maxameddheere5842
@maxameddheere5842 4 жыл бұрын
Inta rage io qaali taagerto like iisaara
@asmaaxmed1735
@asmaaxmed1735 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihin dadaalkiina Sidaad noogu hagar baxaysan Filimkan really aadbuu uqurxanyahay aadbana ujeclahay
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 4 жыл бұрын
Maxaaa waxa noogu adkeeseen anakaba subscribe like iyo comments manigu adkaynee yaaqey aan kala shaqaysano
@abdikariimcarab2255
@abdikariimcarab2255 4 жыл бұрын
Marki uu guriga so fulayay ayanba islaha kan wuxu uwada qolkisa waa filin aan kahelay thanks dhaman inta kaso shaqeysay si qaas ah raage cabdi & qaali ladan
@walalkhan3830
@walalkhan3830 4 жыл бұрын
Filamkan qaybihisa hore ma jecleyn blse qeybaha danbe waa si jeclanayaa 🤣🤣🤣🤣
@daahiryuusufnuur1158
@daahiryuusufnuur1158 3 жыл бұрын
Filimkii waa oo macanay hader ayoow kasii macanaday oo xaastihiin marka si wada saxiib ràge cabdi habalyo
@qaaliluul2357
@qaaliluul2357 4 жыл бұрын
Naga daaa dee niyow raage nagaso dhaqsada horta mxd nooga ciishaan filmkan xiisaha bdn adba iskalaso raagtaane 1saac noga dhiga mxey tahy 2week aadla maqantihiin hadana wad so yareysaan foodada naga daaya plz🙏
@hodanbashka9131
@hodanbashka9131 4 жыл бұрын
Markay arkaan in la xiisanyo bay dib u dhigan si uu filmku xiiso u yeesho
@kiinkaisking8245
@kiinkaisking8245 4 жыл бұрын
Markaan ay fcnyihiin 1 week ayey lamaqnaayaan mar kii hore 2week ama 1bil ayey lamaqnaan jireen
@amouabdala
@amouabdala 4 жыл бұрын
Aniyo jcylkyga 2022 is aroosayna KZbin ka nagu so dhaweeya markaas🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰
@faaizamohamed9200
@faaizamohamed9200 4 жыл бұрын
Ddka dislike ku qabtay xaasidnimada daaya waxad daliishaan maba ujeedaane😡😥
@jabacjabac9467
@jabacjabac9467 4 жыл бұрын
*Masugi karnee inader qodhaa iyo xeradaa naga siidaa somali oo dhan musalsalkaasan kala soconaaye*
@emmanour3267
@emmanour3267 4 жыл бұрын
sheekadoda leeba noga shekeneyno sida ee isku barteen iyo sida ee youtube ka kusoo galeen😂😂😂😂😂
@زمزم-ب8ل
@زمزم-ب8ل 4 жыл бұрын
Rage abdi iyo qali ladan filimka u daayo wlhi kuwan kale fashil wayo xasasi mahin
@nimconeyruus5354
@nimconeyruus5354 4 жыл бұрын
Masha Alaah wansugi la ahay walahi Masha Alaah qali Ladan💋⁦❤️⁩ Iyo rage Abdi⁦❤️⁩💋 meleykujiraanqaraaxo⁦❤️⁩👌 lagama🤣 wayo walaahi ⁦❤️⁩Lakin wansugeynah بارك ⁦❤️⁩ الله⁦❤️⁩ فيك 🤲🤲😁
@umufaaris8179
@umufaaris8179 4 жыл бұрын
qali ladan iyo rage cabdi wa isku sobaxaysan inta ila amin san farata tag
Filmkii Qiyaano Part 13 | Rage Abdi | Qaali Ladan
23:05
Raage Abdi
Рет қаралды 2,2 МЛН
Ruwaayadii Qiyaano Rageed iyo Qibrad Dumar
42:10
Warlalis Tv
Рет қаралды 85 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 61 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 23 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 33 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Filmkii Qiyaano Part 15 Rage Abdi Qaali Ladan
22:12
Raage Abdi
Рет қаралды 512 М.
QAALI LADAN  IYO  RAGE ABDI. MAXAA ISKU DIRAY.
8:40
Hamda Home Decor
Рет қаралды 29 М.
MEELUU - KUTAA 1 FFAA
23:33
Iluu Show
Рет қаралды 711
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 73
20:02
FAM TV
Рет қаралды 147 М.
MASEER PART 43
26:17
Family Sagal Channel
Рет қаралды 183 М.
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 160 М.
Filmkii Qiyaano Part 10 | Rage Abdi | Qaali Ladan
27:40
Raage Abdi
Рет қаралды 732 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 61 МЛН